KHAALID KAAMIL- QORSHE-( AUDIO )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • erayada iyo laxanka khaallid kaamil
    music haatuf yare

ความคิดเห็น • 159

  • @MubaarikWiilQaran-jg4yd
    @MubaarikWiilQaran-jg4yd 6 หลายเดือนก่อน +3

    Hees igu qalia maqabyoobo caashaqu hadii laysle qaadee ogoow qali weyee waxan ku qalmayn ku quudhi maayee adiguna qadariyoo nolosheena qiimeey❤❤❤❤❤

  • @anzalmaxamuud
    @anzalmaxamuud 9 หลายเดือนก่อน +7

    Dareen ka xanuun badan ma jiro 😢 adigo murugsan hadana lagu moodo ina tahay qofka aduunka ugu farxada badn😢😢

  • @AamiinkaH
    @AamiinkaH 9 หลายเดือนก่อน +9

    Erayada+Laxanka+Codka Dee Musicgana noogu Dar Khaalid kaaml0w🙏❤😂
    Lakiin Heesaha Muuqaal Cajiiba u samee inta igu raacsan🫵👍

  • @Khaledhajji11
    @Khaledhajji11 9 หลายเดือนก่อน +4

    ☆Waxaan kuu qalmayn
    ☆abid kuu quuri maayee
    ☆ Adiguna qadariyoo
    ☆ Nolosheena qiimeee
    Codkaada allaha haku barakeeyo wallalkey❤💥🙏

  • @fartunmohamed3683
    @fartunmohamed3683 9 หลายเดือนก่อน +2

    The thing is that I put 👍🏽 before i even listen bcuz i already know that he only delivers bangers. ❤

  • @cabdiqanizulaman1457
    @cabdiqanizulaman1457 9 หลายเดือนก่อน +2

    Cajayib ka yaabay wlhi heesahan xaga lagaaga soo naqeeyo guulayso inadeer kamilka dunida mideeyay 👌

  • @Dannan8
    @Dannan8 9 หลายเดือนก่อน +3

    Khalid kaan naqaanay naqaanay wuu soo labtay Roxanta fanka welcome back

  • @abdirehmansudais2113
    @abdirehmansudais2113 9 หลายเดือนก่อน +3

    Ereyada, laxanka iyo codkuba khaalid kaamil😮
    Waa mucjiso ninkani fanka soomaaliyeed hore iyo dambaba haddaad doonto inaad ka maaranto khaalid kaamil waad dhagaysan kartaa!

  • @MaxamedYare-m7n
    @MaxamedYare-m7n 9 หลายเดือนก่อน +5

    Malabkaba qofkugu yiri waqaraar mayeeshide qaswada nabiibkaa waxaba qoreyne dunida qorshaa jira qaabeya guushee isla qabashadeenaa Kala qubasho idiin

  • @hanadsiciid6113
    @hanadsiciid6113 9 หลายเดือนก่อน +8

    Jacayl danbe layga maqli mayo 😢maxay dadku markay arkaan inaad sidhapa Ujeceshay ood udhimanayso dadka Ucidleeyan😢 wlhi qisadyda Buuwag waa laga qori lahaa ilahow qalpigyga Ii qabooji😭💔

    • @abdullsaid
      @abdullsaid 9 หลายเดือนก่อน

      I'm sorry my brother wllhi aad u Fara badanyin inta Kula darenka ahi
      Waxad ogata qof wal🎉ba culeys in Ku filan ayu sitaa

    • @TawxidJibril-kr8gm
      @TawxidJibril-kr8gm 9 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry wllky ax walhi wan Daremayaa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @SahraAhmed-f1u
      @SahraAhmed-f1u 9 หลายเดือนก่อน +2

      Sorry wllo anba wiil aan sidhaba ujeclaaday ayaa iga ilmaysiiyey ax ax 😢ala xanuuunbadana
      Wali waxaana ilaawayn habeen aanu kalacadhoonay oouu isoo xasuusanwaayey aroortii ayaan wacay saa codkiisiimarkaan maqlay waa ilmeeyey kulaahaaya sidayda uhadaldee codkaaga maxakaxun anbacaadi uhadlayaaye😢😢😢😢😢

    • @AmiraOmar-qr2de
      @AmiraOmar-qr2de 9 หลายเดือนก่อน

      Sorry poweh bukano sidado kala wey buxn ee allha ha ino dhip dhaamo qofkasta waa mlintisa anagana malintena wey iman dontaa e malintena malin qer qabta allha inoga dhiga broh samirka badi wadka gudbee I.a😢😢

  • @cabdimajiidkhadar6631
    @cabdimajiidkhadar6631 9 หลายเดือนก่อน +3

    Ereyada, laxanka, iyo codkaba fannaankeenna Khaalid-Kaamil baa ku farayaraystay. Full respect big legend 💪👑🎹🎤

  • @hanadali
    @hanadali 8 หลายเดือนก่อน +1

    This is hit and hot song Khalid khamiil bro keep going your good singer 🎉🎉🎉

  • @ColaadM.c
    @ColaadM.c 9 หลายเดือนก่อน +3

    Fanku isku fan maahee afkuunbuu ka wada yahaye Khaalidoow bro fankaagu waa fankii noolaa een qarniyada duugoobi jirin.

  • @Badriafaysal7
    @Badriafaysal7 9 หลายเดือนก่อน +1

    My fav khalid kamiil 💯🥺
    fanaanka kaliyeh dadka qAlbiyadooda wada og❤

  • @abdullsaid
    @abdullsaid 9 หลายเดือนก่อน +2

    Alla khaalid kaamilow maxaad iwaleysaa aniga
    Malabka qof kugu yiri waa qadhaadh ma yeeshide qaswaha namiimkaa waxba kama qoreynee💯💯
    Fantastic sound wllhi aniga waka haray alfanaan Khalid kaamil 🎤🎤

  • @YusufMaxamed-u1q
    @YusufMaxamed-u1q 4 หลายเดือนก่อน +3

    Hees heesaha dhaafte iyo fanan aan tagero qalidka. Codka loga hare

  • @mohacdx4889
    @mohacdx4889 9 หลายเดือนก่อน +1

    Fast one fananka kaliye ee an amiinsnhy cod iyo laxaan lagu ma garo😮

  • @iidofaysal8107
    @iidofaysal8107 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan kuu qalmayn kuu quudhi maayee adiguna qadariyoo
    Nolosheena qiimee❤

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 9 หลายเดือนก่อน +4

    🥺 boqorada qoraalkayga aqrinaysa nafta ku baahan😂😂💔♥️

  • @IfraahAhmed-o3m
    @IfraahAhmed-o3m 9 หลายเดือนก่อน

    First lesson face what you fear most using the most vulnerable side of me near the enemy self❤❤❤aamin thank you God,ancestors, angels for leading me to the rigth path, please help my child with same wings and strength you gave me on my path

  • @AmiraOmar-qr2de
    @AmiraOmar-qr2de 9 หลายเดือนก่อน +8

    Asc dhalin yaroh waxan filayà ina cafimad qabtiin wa walshin oo idin leh ilaaliya qalbigada wax jecel siyna dad badan qalbiydda qalfof u noqon sideydo kale waxan ah bukaan socod dhiman ana Nolen hadna kuso lapan la sidii u rabay lakin alle qalbiga ha igs reepo iso duceya 40 qof ducadoda wala aqbala waxna idinka codsana ina intas isamysan qofkasto iga danbeyo oo farinteyda waxa tahy wallkey ama walashey maaxa se talo ahan ii siin lahyd abayo apoweh 2014 😢2024 😢😢 xanunkan side ugu bogsada❤❤❤❤❤❤😢

    • @abwaanbarreofficial3472
      @abwaanbarreofficial3472 9 หลายเดือนก่อน +3

      Wcs abayo Marka hore alx , Marka labaad hadan farintaada usoo laabto aad baan uga xumahay xaalada aad ku sugan tahay waxana ilaahey kuu weydiinayaa inuu niyadaada kuu qaboojiyo sidaad jeceshahayna ey kuu nqoto xaaladdu 😢 waa xanuun mudda 10 sana ah in aad niyad xanuun ku noolaatid 😢 runtii ..
      Ugu danbeyn waxaan Tala ahan kuu siinayaa . Marba haddii ey xaaladani is bedel leheen in aad adigu niyadaada ka saarto waxyaabaha ku jira Kuna qasabto iney ilaawdo xaalad walba oo maalin uun kusoo wajahday...
      Isku day inaad naftaada waqti la qaadatid marna asxptaada 😢 una sheeko iyo dalxiis tagtid meel walba ood isleedahay waa ku niyad samaaneysaa oo waad ku ilaawi kartaa 🙏🏾. Wlshy sorry baan ku leeyahay 😢😢

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@abwaanbarreofficial3472Hadaloo dhan adiga dhahay saaxib. Gabadha walaasheen Alle ha u aqbalo ducadeena 🤲. Qof niyad wanaagsan inay tahay waxaan ka arkayaa qoraalkeedaan quruxda badan iyo ducada iyo talada ay naga codsatay. Ilayn qof walbo ma xasuusto intaase. 💯

    • @caliciise7523
      @caliciise7523 9 หลายเดือนก่อน +1

      Qalbiga alle hakaga soo celsho badal qeer qabo alle hakugubadalo abaayo😢

    • @AmiraOmar-qr2de
      @AmiraOmar-qr2de 9 หลายเดือนก่อน +2

      @@abwaanbarreofficial3472 amiin yaa rapi waxkasto alle waa aboda waxan rajeynaya sanadkii ugu danbeyy ee inu mid kan noqo I.a alle qalpiga ha iga reepo

    • @AmiraOmar-qr2de
      @AmiraOmar-qr2de 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@caliciise7523 amin yaa rapi alle taas wa aboda riyadeyda allha ii rumeyo I.a

  • @Qalbidacad
    @Qalbidacad 9 หลายเดือนก่อน +1

    Sida ubaxa qorax diyo Biyahaba uquteey Qalbiyada nadiftihi Uqatan jacayilka❤

  • @banyamiinholga
    @banyamiinholga 9 หลายเดือนก่อน +2

    Kalid fananka kaliya qof murugsan io qof faraxsan saameyn qalpigiisa ku yeelan kara😎

  • @Hayatim32
    @Hayatim32 9 หลายเดือนก่อน +4

    msha allh ninkan Waa ka keliya Aan cidibi gaadhin lkn waa inad Hargasad Ku noqotaa Inader hit baad Noqon walahi rer xamarku waxan fahmi maayan😂

    • @mariishcabdalla9614
      @mariishcabdalla9614 9 หลายเดือนก่อน +3

      Wll xamar io hargeysa waa iski mid abti khaalid dhulkiisuu joogaa

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 9 หลายเดือนก่อน

    Dunidaba qorshaa jira, Qaabeeya guushee
    Isla qabashadeena, Kala qubasho diidee! The King Of Melody Is Back. 2024 ❤💥

  • @saliimayaanle5895
    @saliimayaanle5895 9 หลายเดือนก่อน +2

    Aynu kusalino saliga nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdiqanimusa5201
    @abdiqanimusa5201 หลายเดือนก่อน +1

    Sida Aar Qabwayniyo Gool Nolosha Qaybsaday inagay isu qalanee Qudha igu Lamaaanee 17/sept/2024 Habeen Taariikhiya xasuus R.

  • @xoogsadejamac
    @xoogsadejamac 7 หลายเดือนก่อน

    Waaaaaaaaaw qudha igu lamne ❤❤❤wanaka qoraya zxp qali❤❤❤

  • @alishirebashi9479
    @alishirebashi9479 9 หลายเดือนก่อน +2

    Hallloooo Hestan way shidan tahay Cidna haisaga sheeegin inbadan hooray usoco inbadan

  • @FatuuzhDimond-lr9pn
    @FatuuzhDimond-lr9pn 9 หลายเดือนก่อน +1

    2020😢❤wxaa said udhgysn jiray hesta xfldi gurka 2024 wxa so sartay he's kalo Said igusi aburaysa jcyl😢❤khlidow inta fanan haysa waxa tahy fananka kliyo dhihi kara si dhab ahayu wx uJecLday

  • @ahmednourabdi4430
    @ahmednourabdi4430 9 หลายเดือนก่อน +1

    Congratulations'🎉 200k

  • @AragsanCraxmaan
    @AragsanCraxmaan 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waaxaan ku qalmayn ku quudhi maayo abid❤

  • @IfraahAhmed-o3m
    @IfraahAhmed-o3m 9 หลายเดือนก่อน

    😊😊😊manifesting back my narcissistic ex to grow even greater to get my dark me on place once for all❤❤❤how great my daugther andi will grow sprituality togther on this 🎉🎉🎉🎉

  • @CalamiinMohamed
    @CalamiinMohamed 9 หลายเดือนก่อน +2

    Khaalid kaamil nin aan taageero ❤❤❤

  • @MahdaCabdiraxmaan-dt6kh
    @MahdaCabdiraxmaan-dt6kh 9 หลายเดือนก่อน +1

    Woow song l like ❤khalid kamil ❤❤

  • @najiibyosuf5182
    @najiibyosuf5182 9 หลายเดือนก่อน +2

    Inanka heesaha jeclka looga hadhay
    🎉❤

  • @barcashorts8902
    @barcashorts8902 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan ku qalmayn ku qudhi mayo abid❤ (S)

  • @mohamedabdulkadir8046
    @mohamedabdulkadir8046 9 หลายเดือนก่อน

    khalid kamil legend keep going bro
    Nice song ❤❤

  • @IsmailMuhumed-d1d
    @IsmailMuhumed-d1d 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw abti waa hees badh

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale 9 หลายเดือนก่อน

    Fanaanka hibada qarniga waxba lagama qaban karo codkiisa laxankiisa iyo midhihiisaba keep going hobol kaamil❤🎉

  • @AyaanbadenAyaanbaden
    @AyaanbadenAyaanbaden 9 หลายเดือนก่อน

    My favorite artist khaalid kaamil❤🥰

  • @a.omarahmedarab6773
    @a.omarahmedarab6773 9 หลายเดือนก่อน +1

    Legend keep going bro 1:11

  • @handeeq
    @handeeq 9 หลายเดือนก่อน +3

    Khalidow qalbiyad baad tabaneysaa

  • @NasromohamedAhmed-sp4zh
    @NasromohamedAhmed-sp4zh 8 หลายเดือนก่อน

    Inaga isku qalanee qudha igu lamaneey 😢❤️‍🩹

  • @AaminaYusuf-uc3lc
    @AaminaYusuf-uc3lc 7 หลายเดือนก่อน

    Waaaw heesti heesaha wll khalid

  • @zakariagoh6687
    @zakariagoh6687 9 หลายเดือนก่อน

    Dunidaba qorshaa jira
    Qaabeeya guushee🔥🎤

  • @MuhaniAwil
    @MuhaniAwil 9 หลายเดือนก่อน +1

    khalid kaamilka 🎬the one only

  • @cabdiraxmaan7498
    @cabdiraxmaan7498 9 หลายเดือนก่อน

    Fanaankah qudheh dadkah qalbiyadooda kuciyaara❤

  • @raindrops29
    @raindrops29 9 หลายเดือนก่อน +1

    ma qabyoobo caashaqu hadii laisla qaado
    ogoow qaali waaye waxaan kuu qalmeen abdid
    kuu quuri maayee adiguna qadariyoo
    nolasheeen aqiimee
    jacaylku wuu nadilayaaa

  • @musayusuuf8798
    @musayusuuf8798 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤....keeep up the good work

  • @Liibaan4064
    @Liibaan4064 9 หลายเดือนก่อน

    The best legend of Somalia 🇸🇴 ❤️

    • @Liibaan4064
      @Liibaan4064 9 หลายเดือนก่อน

      @Khaalid kaamil 🎉😊

  • @bashiirwadne7502
    @bashiirwadne7502 9 หลายเดือนก่อน

    Goatka Saxda aH ee Fanku waa ninkan

  • @salmomohamed6093
    @salmomohamed6093 9 หลายเดือนก่อน

    Fv fanan khaalid kaamil 🖤🥺🎧

  • @S.hassanfarah
    @S.hassanfarah 5 หลายเดือนก่อน

    kamiil fans always😉😊

  • @fankafanka8369
    @fankafanka8369 9 หลายเดือนก่อน

    Axsan hees kun sood guleeso lajan 🎷💯💯🙏☑️👍❤️

  • @faraxmahdi-7478
    @faraxmahdi-7478 9 หลายเดือนก่อน

    Legend of the year

  • @wadere4933
    @wadere4933 9 หลายเดือนก่อน +1

    Malab Kaba qof kugu yiri qaraar weeye marka yeeshide
    Allaah yaa cisig😅😅😅😅

  • @UmaymaAbdikani
    @UmaymaAbdikani 4 หลายเดือนก่อน

    Inaga isu qalmeynne qudha igu Lamaane 🥹❤️

  • @cadka_lyrics
    @cadka_lyrics 9 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going legend

  • @awalehabdourahman8891
    @awalehabdourahman8891 9 หลายเดือนก่อน +1

    *KHAALID_KAAMIL 🎉
    BEST SINGER

  • @abdullahi1953
    @abdullahi1953 9 หลายเดือนก่อน +1

    Goat 🐐🔥

  • @maanbila8112
    @maanbila8112 9 หลายเดือนก่อน

    Fanaanka kaliyee waqtiyada adag isku dhaafiyo ❤

  • @ahmedyaasiin7808
    @ahmedyaasiin7808 9 หลายเดือนก่อน

    Legend khaalid kaamil ❤❤❤

  • @turanashkir7192
    @turanashkir7192 9 หลายเดือนก่อน +2

    This is for you Hafsa❤

  • @munalizashow5969
    @munalizashow5969 9 หลายเดือนก่อน

    My legend Khaalid Kaamil 🙌💖❤️💃🪭😍💎

  • @wllfarmaa
    @wllfarmaa 9 หลายเดือนก่อน

    Hees io badh😮

  • @HindiSiciid
    @HindiSiciid 9 หลายเดือนก่อน

    Inige iska qaln khaalida kaamil inider xbbi❤😂😂

  • @uunsiofficial
    @uunsiofficial 9 หลายเดือนก่อน

    Lgnd is back ❤❤😊

  • @hawraarsanhagaagsan4174
    @hawraarsanhagaagsan4174 9 หลายเดือนก่อน

    Hore u soco sxb

  • @abdiasisabdullahiwarsame8705
    @abdiasisabdullahiwarsame8705 9 หลายเดือนก่อน

    Abwaan+fanaan+laxameyste

  • @RahmaHoussein-b2o
    @RahmaHoussein-b2o 2 หลายเดือนก่อน

    Ok ok habibi je taime toi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abbejiliawhussein4903
    @abbejiliawhussein4903 9 หลายเดือนก่อน

    Only khalid can do it

  • @Idiriznabaal1122
    @Idiriznabaal1122 9 หลายเดือนก่อน

    The best song 2024

  • @ruweydoabdulaahi6174
    @ruweydoabdulaahi6174 9 หลายเดือนก่อน

    AXSAN hes ❤

  • @HooyoMcn-q3q
    @HooyoMcn-q3q 7 หลายเดือนก่อน

    waw waligey hes halminit tala ma dhageysan

  • @naimadaar7431
    @naimadaar7431 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ma qabyoobo caashaqu hadii layla qaade hees iga hdeh

  • @Mulki-ek9do
    @Mulki-ek9do 9 หลายเดือนก่อน

    Wow 2024❤❤🎉

  • @daahirabdirahmaan2456
    @daahirabdirahmaan2456 9 หลายเดือนก่อน

    Waa ikan mcnto 😂👋

  • @asmacllaahi
    @asmacllaahi 9 หลายเดือนก่อน

    Khaalid m Abdullahi mouse maxaad samaysay indr qali❤❤

  • @maandeeqhassanmuhammad7281
    @maandeeqhassanmuhammad7281 9 หลายเดือนก่อน +1

    I’m the fast 😂😂

  • @suheeybofficial
    @suheeybofficial 9 หลายเดือนก่อน

    Igada hee 😮

  • @daudofficial29
    @daudofficial29 9 หลายเดือนก่อน +1

    Khalidow😢

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 9 หลายเดือนก่อน

    LEGEND

  • @MaxamadAbdi-l2b
    @MaxamadAbdi-l2b 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw❤🎉🎉🎉

  • @hibodahir5724
    @hibodahir5724 9 หลายเดือนก่อน

    Poqorka codka 🥰

  • @ridwanabdirehman4489
    @ridwanabdirehman4489 9 หลายเดือนก่อน +1

    Khaalidow hesaha sanadkan inaga naqee indeer sadaxdii ugu Danbeyey waa dhanaane😂😂😊

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 9 หลายเดือนก่อน

    Only Kaamil 🔥

  • @ShamisJamac-q8b
    @ShamisJamac-q8b 8 หลายเดือนก่อน

    Aar zxb hee calacla soo qaad

  • @abshirbodaye3199
    @abshirbodaye3199 9 หลายเดือนก่อน

    Saaas waaye

  • @peaceandlove8760
    @peaceandlove8760 9 หลายเดือนก่อน

    abwaan khaalid😁😁

  • @faraxmahdi-7478
    @faraxmahdi-7478 9 หลายเดือนก่อน

    Good song❤❤❤

  • @iqrahassanmohamoud6461
    @iqrahassanmohamoud6461 9 หลายเดือนก่อน

    Wawo cadimahan

  • @MaankaCadde282
    @MaankaCadde282 6 หลายเดือนก่อน

    Waaw ❤

  • @Abdallacomedy143
    @Abdallacomedy143 9 หลายเดือนก่อน

    Abwaan +fanaan +lankii waxba lagama qabankaro m.a

  • @museyusuf
    @museyusuf 9 หลายเดือนก่อน

    Kaalit mahamut updilahi 🫡🫡

  • @ayoubmohaz129
    @ayoubmohaz129 9 หลายเดือนก่อน

    𝙻𝚊𝚐𝚎𝚗𝚍 𝚔𝚊𝚊𝚖𝚒𝚕 𝚔𝚎𝚎𝚙 𝚐𝚘𝚒𝚗𝚐...

  • @SakariyeDiyo
    @SakariyeDiyo 6 หลายเดือนก่อน

    Illaho ninka jacel iso cale

  • @kafiakaif
    @kafiakaif 9 หลายเดือนก่อน

    Wow❤❤😊

  • @WelyomayowMahomed
    @WelyomayowMahomed 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @hanadhattrick7231
    @hanadhattrick7231 9 หลายเดือนก่อน +1