KHAALID KAAMIL | DUNIDAAD U TAHAY HIIL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ส.ค. 2023
  • KHAALID KAAMIL | DUNIDAAD U TAHAY HIIL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
    EREYADA TALASAME
    LXANKA KHALID KAMIL
    MUSIC MUSTAFA KARAMA
    CAMERA+EDIT SAALIM KASKEY
  • เพลง

ความคิดเห็น • 448

  • @baabajeey
    @baabajeey 11 หลายเดือนก่อน +154

    Axsan cod Axsan fannaan axsan hees ❤

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 11 หลายเดือนก่อน +48

    Dadka waxay isku haystan king of Muqdisho lkn Khalid Kamil waa king of Somali musig . Ninka dadka qalbiyadoda kahadla ❤❤
    Dunidad utahay hill what a song .

    • @hodanmahamed2299
      @hodanmahamed2299 11 หลายเดือนก่อน +2

      𝗕𝗲𝗲𝗻 𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗳𝗔𝘃 𝗳𝗮𝗻𝗮𝗻 𝘄𝘆𝘆❤

    • @ramaazruuxi173
      @ramaazruuxi173 11 หลายเดือนก่อน +1

      That’s true hadaana leys dafirem ❤🙏🏻

    • @birikhpoi4921
      @birikhpoi4921 11 หลายเดือนก่อน +2

      yes wlhi sxb kugu racsanhy

    • @xamdaabokor588
      @xamdaabokor588 11 หลายเดือนก่อน +3

      fanaan qabiil ka dheer weeye 😘♥️

    • @user-mf5wj3zl6q
      @user-mf5wj3zl6q 10 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊 oo p0😊o

  • @daweya12
    @daweya12 11 หลายเดือนก่อน +24

    dunidaad utahahy hiil gabar walba oo somali ah ❤🥺🦋😩

  • @jabanehirsiofficialchannel5098
    @jabanehirsiofficialchannel5098 11 หลายเดือนก่อน +12

    Waa maalin aan gaaray hammi kamida noloshayda alx 😍 ilaahow ifududee nolosha inta ii dhiman🤲🤲

  • @horusocodmedia
    @horusocodmedia 11 หลายเดือนก่อน +5

    Khaalid Kamil Fanaan Dhan Walba Ka Dhamestiran ,Fan Uma Baahnid Fankaa Ku Baahan Khalid

  • @cabdikaamilcarab
    @cabdikaamilcarab 11 หลายเดือนก่อน +39

    Libdha dayr aroornimo
    Dhirta nuurka deeqda ah
    Kaga didisay dharabkoo
    Ku daraandar galisaa
    Ubax soo dardarayoo
    Isha soo duwayaay
    Jawi ca diiqad bi'iyoo
    Dajinaaya ruuxdaa
    Gaari diinta baratoo
    Dhaqan loo daliyaay
    Dabacsani gobaad ley
    Dun samaan u dhalataay
    Amaantada dood iyo
    Dabuub koobi maysee
    Dadku wuxuu ku wada yidhi
    Quruxdii dalkaa tahay
    Dunidaad u tahay hiil
    Gu daroorayoo simay
    Doc ilaa dul bakadkoo
    Da'yartii caweeyskii
    Isku darayso jiibtee
    Dayax toban shan joogo
    Daymada cajabiyaay
    Geenyo deeqsi ceeg iyo
    Sararta dhaajinaayaa
    Diir wanaagsan tii ay
    Daacadnimo u raacday
    Hooyo dumar ka roon iyo
    Aabe diraci dhalayeey
    Erayada abwaan talasame
    Laxanka khaalid kaamil
    Codka khaalid kaamil
    Music musatafe karama

    • @fatahbishar9377
      @fatahbishar9377 11 หลายเดือนก่อน

    • @isackyaya1126
      @isackyaya1126 9 หลายเดือนก่อน +3

      Gu' daroorayoo simay
      Doc ilaa dul baladkoo
      Da'yartii Caweeyskiii
      Isku Dareeysa Jiibtiii

  • @Awale.british
    @Awale.british 11 หลายเดือนก่อน +12

    Hees Ka Midho Duwan Heesaha Sabankan oo Ereyo Amaan iyo dhaqan Ka dhamaystiran Abwan Talasame, Laxan Midkii U daganaa, Codka Laaba Xadanteeya Ustaad Khaalid Kaamil. Music Macalin Abihii Mustafe Karama .. Brilliant Sxb Khalid 👍✨

  • @HodanMaxamud-tx8pe
    @HodanMaxamud-tx8pe 11 หลายเดือนก่อน +18

    Cod dagn 💯
    Music 💯
    Heesta 💯
    Erayda 💯
    Laxanka 💯
    Axsan fanaan 🙏 ♥️ khalid kamil

  • @Osmanjr2114
    @Osmanjr2114 11 หลายเดือนก่อน +23

    😢❤🌍20/01/2024
    Haween aan ilaabi doonin
    Amaantada dooodiyo dabuub koobi meyseeh dadku wuxuu ku wada yiri quruxdii dalka tahay dunidad u tahay hiil zxp+jecell+everything qof aad isku ahayden oo adan waliga arag hadii aad sanado ka dib aad arki lahayd maxaa sameyn lahayd wlh ohin baan indhaheyga ka celin la ahay cawa illahow kullan keena kheyr ka dhig😥🤲🤲

    • @axlamcabdi869
      @axlamcabdi869 11 หลายเดือนก่อน +2

      Sorry 😢

    • @hodanosmaan9203
      @hodanosmaan9203 11 หลายเดือนก่อน +4

      Miid ka wangsaan ayaad helaysa insh allh niyada khayr uu sheeg wlky

    • @fatimaabdi4595
      @fatimaabdi4595 11 หลายเดือนก่อน

      sorry bro😰

    • @nuurdheere
      @nuurdheere 11 หลายเดือนก่อน +2

      😢sorry waad Helaysaa ka fiican Midka Is dhiiri wall Anba 17 baa layga Guursday Maalina xitaa qalbiga kama calaacalin Qoraal yarna kuma sheegine

    • @shugrishafanii4093
      @shugrishafanii4093 10 หลายเดือนก่อน +2

      😰😰😰

  • @badrauk6940
    @badrauk6940 11 หลายเดือนก่อน +6

    Khaalid kaamiil kaliGiiS fanan inta ila taagerta like❤

  • @AamiinkaH
    @AamiinkaH 11 หลายเดือนก่อน +5

    Khaalid maxamoud cabdilaahi Kaamilka fankaH🔥
    Ninka kaliya ee Qalbiyada dadka ka hadla Beryahan wan sugi la'aa wallhi🎤🔥🎸

  • @galmudugonline5855
    @galmudugonline5855 11 หลายเดือนก่อน +3

    Amaantaada doodiyo
    Dabuub koobi mayse
    Dadku wuxu kuwada yidhi
    Quridii dalkaa tahay
    Dunidaad u tahay Hiil
    Xaaskayga ayan hadyad uga dhigay hees waa dhaaftay❤

  • @sharmaukey4572
    @sharmaukey4572 11 หลายเดือนก่อน +5

    Quruxdii dalkaa tahy taasina waxay ahayd hayada ❤❤

  • @libanalasalas9527
    @libanalasalas9527 11 หลายเดือนก่อน +11

    More than expected 😢🎉❤❤❤

  • @yassinhajj1758
    @yassinhajj1758 11 หลายเดือนก่อน +3

    Ma favo, king Kamil. mapema ndio best, LV this song 🔥💯

  • @zeinabissa7004
    @zeinabissa7004 11 หลายเดือนก่อน +12

    Khalid kamil fananka kaliya ee heesihiisu qalbiga taabtan ❤

  • @abdirizakliban7541
    @abdirizakliban7541 11 หลายเดือนก่อน +7

    Music 100%
    Codka 100%
    Laxanka 100%
    ❤❤❤❤❤ fanka waad kaso daaahday legend

  • @nimciinamakaraan106
    @nimciinamakaraan106 11 หลายเดือนก่อน +4

    Hees shidan iyo meel shidan balcad 🌴❤❤

  • @amirabdalla8165
    @amirabdalla8165 11 หลายเดือนก่อน +7

    the one and only khalid kamil fav singer🎹🎤

  • @cismaannuur2899
    @cismaannuur2899 11 หลายเดือนก่อน +8

    Cajiib quruxdi dalkaaga Tahayy🥰❤️

  • @TaliyeMaankaboy
    @TaliyeMaankaboy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Axsan hees khaalid kaamil fanaankeyga❤🫡

  • @Qani_10
    @Qani_10 11 หลายเดือนก่อน +6

    Whtas a song🎵whats a singer🎤what a voice🔊Ruuxaanta fanka Legend Khaalid Kaamil😮✌️

  • @sayidsuleiman1450
    @sayidsuleiman1450 11 หลายเดือนก่อน +11

    The lyrics
    The beat
    The sound
    The model
    The visual
    Everything top notch

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse1407 5 หลายเดือนก่อน +1

    Amaantaada dood iyo dabuub koobi meysee❤🥺

  • @abdihakiimsaed6834
    @abdihakiimsaed6834 11 หลายเดือนก่อน +3

    Si aan doorasho ahayn ayey iiguso baxday lakiin hadda waxaan u doortay heesta sanadka. 🥰

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 11 หลายเดือนก่อน +3

    Mid kamid ah fanaaninta ugu af gaaban fanka uguna cod dagan ❤

  • @ibrahimkhanow930
    @ibrahimkhanow930 11 หลายเดือนก่อน +3

    Khalid kamil music is always 🔥 🔥 🔥

  • @Shiikhmeetaagan
    @Shiikhmeetaagan 11 หลายเดือนก่อน +2

    Axsan Fanaan 💯

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming 11 หลายเดือนก่อน +6

    His voice is like angles

  • @user-ht5cf8sf4d
    @user-ht5cf8sf4d 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ish calaa hees absolutely caadi maha🎉🎉🎉

  • @raysmaxamadrage7492
    @raysmaxamadrage7492 11 หลายเดือนก่อน +2

    Sxp wlai waxan kugu tilmaamo ma aqaano😢

  • @KENYA_VLOG1
    @KENYA_VLOG1 11 หลายเดือนก่อน +6

    Khalid kamil never disappoints

  • @user-qt5pv3yu6s
    @user-qt5pv3yu6s 2 หลายเดือนก่อน

    Jah aniguu Ii heesayaa kaamil ❤

  • @wilkareexajii5416
    @wilkareexajii5416 11 หลายเดือนก่อน +4

    Dunida u tahay hiil ❤

  • @user-ip9xp6zu5y
    @user-ip9xp6zu5y 9 หลายเดือนก่อน +2

    I just subscribed for you just because of this song ❤❤❤

  • @hindaseenyo1556
    @hindaseenyo1556 11 หลายเดือนก่อน +3

    Oooolax khaalid kaamil the best young artist keep shining 🇸🇴🙏

  • @abdimalik5849
    @abdimalik5849 11 หลายเดือนก่อน +2

    Heesaha calaacalka baa codkaagu kusoo baxaa khaalidow ee iyaga inala ogow.

  • @alifaras6970
    @alifaras6970 11 หลายเดือนก่อน +6

    Thank you bro ❤ this is more than vybe 🥰 hello from Wajeer Kenya 🇰🇪

  • @yusuflucky2
    @yusuflucky2 หลายเดือนก่อน

    Dunidaa u thy hiil ❤❤❤❤❤ 💯💯💯💯💯

  • @abduqadiraxmedsharibabduqa1133
    @abduqadiraxmedsharibabduqa1133 11 หลายเดือนก่อน +1

    xidig khalid kamil

  • @Hassanow-
    @Hassanow- 11 หลายเดือนก่อน +3

    Reeer burco asc 😅

  • @kaafiofficial3950
    @kaafiofficial3950 11 หลายเดือนก่อน +9

    Inta xushmad u heeyo alafaan khaalid kaamil isoo raaca like saara❤🙏

    • @AamiinkaH
      @AamiinkaH 11 หลายเดือนก่อน +1

      Wallhi best recpect🙏

  • @caraale419
    @caraale419 11 หลายเดือนก่อน +1

    fanaan tagay oo socday --- fanaan lama wada aha eeshcalaa hees

  • @Haji-kader
    @Haji-kader 6 หลายเดือนก่อน

    Khalid kamil my fav fanaan heesihisu way miisaaman yhiin mar walpa 🥰🥰
    Amaantada dood io dabuub kopi mayse
    Dadku wuxu ku wada yiri quruxdii dalkaa tahey
    Dunidaad u tahy hiil woow woow

  • @atocareh7066
    @atocareh7066 7 หลายเดือนก่อน +1

    Golden tonsils and mazing lyrics what an artist - Keep up the good work 👏👏

  • @user-mc2hi7pp4e
    @user-mc2hi7pp4e 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan u hibeeyay xaaskayga deeqa diomand axmed hashi reer burcoy love igu booba❤

  • @faisalmunaa4
    @faisalmunaa4 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wow cod baad igu dishey zxb what a song

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 11 หลายเดือนก่อน +2

    Laacib laacib dhalay khaalid kaamil
    Laxama daada lagama dhargi karo 🎸🎹

  • @maryanyuusuf3
    @maryanyuusuf3 10 หลายเดือนก่อน

    fanan walahi waa top

  • @AbdixakiinMukhtaar
    @AbdixakiinMukhtaar 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉

  • @fadiilaqanuu8178
    @fadiilaqanuu8178 10 หลายเดือนก่อน +1

    khalid kamil music is always🔥🤘

  • @zakaataabdi9131
    @zakaataabdi9131 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waw dunidaad u tahay hiil Amazing voice lagend 🎵🔥😍

  • @barwaaqoapdilahi6246
    @barwaaqoapdilahi6246 11 หลายเดือนก่อน +1

    Khaalid mohamoud apthiLaahi kamiL🎤❤
    The bezta fanan❤📎

  • @user-js2xk7kz4r
    @user-js2xk7kz4r 11 หลายเดือนก่อน +2

    Woow the legend of the legends has comeback 🥰❤️khaalidka duula😘✌️

  • @muniira694
    @muniira694 11 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay hika dayo boqorka codka ❤❤❤❤🎉

  • @naimamohammed3432
    @naimamohammed3432 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ayyy mashaallah waxn hees wey dhaftay my Fv fanan

  • @hibaqlaki9151
    @hibaqlaki9151 9 วันที่ผ่านมา

    Sarar my home ❤❤❤

  • @asaddheeretube4598
    @asaddheeretube4598 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wllke Khalid kaamil the blood

  • @gelleabdigelle5250
    @gelleabdigelle5250 8 หลายเดือนก่อน

    Waa number one

  • @kawsariinalovely6546
    @kawsariinalovely6546 11 หลายเดือนก่อน +1

    ayy fananka kaliyo hesahisa jeclhay❤🥰

  • @HadiyaCaydaruus
    @HadiyaCaydaruus 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤

  • @Zancho777
    @Zancho777 11 หลายเดือนก่อน +2

    Cod,laxan,heeso aan midna Mid ka dhicin dhamaantood,erayo cajiib ah mararka qaar baan ku arkaynay iLaa iyo maalinkii uu ku soo biiray fanka khaalid kaamil miyaanu ahayn goatka fankan dambe🔥

  • @MDheer-ty8uw
    @MDheer-ty8uw 5 หลายเดือนก่อน +3

    Abwaankii heestaan sameeyay ayaa taariikh uga tagay dadka soomaaliyeed fanaankuna halkeedii ayuu dhigay Big recpecte

  • @monaelmi4590
    @monaelmi4590 11 หลายเดือนก่อน +4

    MashAllah so beautiful voice.nice song i love it❤🔥

    • @malmo4235
      @malmo4235 11 หลายเดือนก่อน

      Mashallah?? Wake up babe

  • @sahracali6035
    @sahracali6035 11 หลายเดือนก่อน +1

    Kamil la.antii fanka side ahan laha wlh ninkan tagero weyn u ahay😢❤🙏

  • @wanguikagume8432
    @wanguikagume8432 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤

  • @Yussuf-Fieore
    @Yussuf-Fieore 9 หลายเดือนก่อน +3

    The golden voice ✨⭐

  • @maryanmaryan4379
    @maryanmaryan4379 11 หลายเดือนก่อน +2

    Hees walba uu soo qaado ninkaan aad beey u macaantahy waa fanaanka kaliya aan heesihiisa jeclahay waxaanba dhihi karaa waa boqorka codka marka laga soo tago maxamed suleymaan tubeec khaalid kaamil.

  • @raxmoaxmad7650
    @raxmoaxmad7650 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wow hees iga dheh❤❤🎉😊

  • @kheirowhajji7932
    @kheirowhajji7932 9 หลายเดือนก่อน

    Singer jir o jog ❣️❣️

  • @mixilesugaal8646
    @mixilesugaal8646 11 หลายเดือนก่อน +1

    Legend waye ninkan fanaaniinta soomaliyed ee ugu codka wacan ku jiraa

  • @mankadeqdaa
    @mankadeqdaa 3 หลายเดือนก่อน

    Gariii dintaaa baratooo,daqaan lodaliyaay,dabacsaniii gabdleeee dunsamaan udalataaay,,.....Amantadaaa doodh iyo dabuub kobii meyseee dadku wuxuu kuwadaa yiriii quruxdii dalkaa tahaay dunidaan utahay hiiil dunidaad utahay hiil,,....diiiir wanagsaantii aaay dacaadnimo uracdaay hoooyaaaa dumar karoon iyoo Abaa diraciiiiii dalayeeee❤

  • @user-om4jt1ff9k
    @user-om4jt1ff9k 7 หลายเดือนก่อน

    Al fanaan qalid kaami❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @hamzekbaxeer1008
    @hamzekbaxeer1008 11 หลายเดือนก่อน +4

    Boqorka Codka +Laxanka Form Burco ❤

  • @Muna-yh7fv
    @Muna-yh7fv 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wow boqorki ila dhashay khaalid kaamil❤❤❤

  • @ahmedadan2362
    @ahmedadan2362 10 หลายเดือนก่อน +1

    Khaalid Kaamil:- Mucjisada Laxanka.

  • @MiskiHaruun
    @MiskiHaruun 7 หลายเดือนก่อน

    Khaalid kaamil fanan ka cod macaan ma aragba🥰🙏

  • @zakariyabinhusseinboy2337
    @zakariyabinhusseinboy2337 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hooya❤❤ mcn dunidheyda etahay nolow intay nolal jirto mcntoo 😢😢mizz you hooya mcn 😢😢

  • @WllMahrez26-fs7md
    @WllMahrez26-fs7md 11 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going ku leeyahay pro

  • @abikhadirdaahir2864
    @abikhadirdaahir2864 11 หลายเดือนก่อน +1

    kaamilkii fanka shiday❤

  • @user-pg2zc6wx5f
    @user-pg2zc6wx5f 2 หลายเดือนก่อน

    Dun saraar udhalatay❤

  • @aliraageosman9071
    @aliraageosman9071 11 หลายเดือนก่อน +1

    Dunidaad u tahay hiil
    Legend Khaalid kaamil

  • @ahmedaarka1276
    @ahmedaarka1276 10 หลายเดือนก่อน +2

    Anigaad ii tahay HiiL Dear Wife🧕🏻❤️💍🔐👑🌍 💋,. Thanks Bro Khalid you never disappoint 🙏

  • @akm4505
    @akm4505 9 หลายเดือนก่อน

    SARAAR Daajinaya 🔥 🔥

  • @deeqomuumin5202
    @deeqomuumin5202 11 หลายเดือนก่อน +1

    Fananka kaliyah ee an tagero khalid kamil ❤

  • @nimcoomardirie4688
    @nimcoomardirie4688 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wow eshcalaa hees ❤

  • @maherinsan-tv3dz
    @maherinsan-tv3dz 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waaw hees macan❤❤❤

  • @inamaxamuud4339
    @inamaxamuud4339 11 หลายเดือนก่อน +1

    Dadku wuxu ku wada yidhi quruxdii dalkaa tahy dunidaa utahy hiil❤🎉😊

  • @ahmedsocial
    @ahmedsocial 11 หลายเดือนก่อน

    Dunidaan u tahay hiil wa hees iyo bar

  • @xididigajamuuriyomasuud5894
    @xididigajamuuriyomasuud5894 11 หลายเดือนก่อน +1

    Khaalid kaamil waan kuwataa legend 🫡🫡🫡🫡🫡🫡

  • @kaskeypoi
    @kaskeypoi 11 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going

  • @user-gg3ku1xh5t
    @user-gg3ku1xh5t 11 หลายเดือนก่อน

    Axyaa sawt wllo hees isleegg dhinackasda

  • @mumtiimustafa2222
    @mumtiimustafa2222 11 หลายเดือนก่อน

    Ayyy❤❤

  • @NaciimamahdiXayd
    @NaciimamahdiXayd 11 หลายเดือนก่อน +1

    Heeestan anigay iga turjumaYzaa astaamaha ay sheegyzo❤❤❤❤😂

  • @kabacadde
    @kabacadde 11 หลายเดือนก่อน

    the lagend Khalid kaamli

  • @abdullahi1953
    @abdullahi1953 11 หลายเดือนก่อน +1

    All time. ❤️🔥

  • @BaariyowAnigoow0
    @BaariyowAnigoow0 9 หลายเดือนก่อน +1

    Fv Song
    Goat-ka Fanka.!!🐐
    Khaalidka.🔥

  • @suberstar8911
    @suberstar8911 11 หลายเดือนก่อน +1

    Khaalid kaamil iyo mustafa karaama Marke is helaan hees layaqano mesha kaso bexeyso ❤🎉

  • @user-hs9xo2qq8o
    @user-hs9xo2qq8o 11 หลายเดือนก่อน +1

    Weelcm back king of city❤❤❤❤❤❤

  • @maneyjr4comedy
    @maneyjr4comedy 11 หลายเดือนก่อน +4

    Legend❤ Kamil❤