KHAALID KAAMIL | MARWADEYDA KOOBAAD | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ส.ค. 2024
  • KHAALID KAAMIL | MARWADEYDA KOOBAAD | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
    EREYADA
    CABDIQADIR QALINLE
    LAXANKA
    KHAALID KAAMIL
    MUSIC
    AYUUB HAARUUN
    VOCAL RECORDING
    CAYDID JOWHAR
    CAMERA & EDITING
    SAALIM KASKEY
    SPECIAL THANKZ
    SILVER STAR CAFE & RESTAURANT

ความคิดเห็น • 968

  • @Tusmofilms
    @Tusmofilms 2 ปีที่แล้ว +45

    Hees dareen sax ah wadato. LEGEND Khaalid Kaamil nooloow saxib.

    • @ManoAli-no7ou
      @ManoAli-no7ou 5 หลายเดือนก่อน +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @AnisoShucayb
      @AnisoShucayb 3 หลายเดือนก่อน +2

      Noolow Al fandango khaalid kaamil❤❤

  • @DayaxStudio2019
    @DayaxStudio2019 2 ปีที่แล้ว +193

    Allaayacizak khaalidkeyga🔥❤

  • @hilaaciyechannel8132
    @hilaaciyechannel8132 2 ปีที่แล้ว +251

    Khaalid kaamil wllo xilimaan arkaya adoo quraan akhrinaya😥waanku sugayaa inshllh ❤🖐

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 2 ปีที่แล้ว +8

      Sabab aad adigu uu dhagaysanaysa heesaha adigoo quraan ku dhiirigalinaya fanaan ?

    • @ikraabdulle3943
      @ikraabdulle3943 2 ปีที่แล้ว +2

      Video uu quraan aqrinaayo wuu jiraa

    • @xafsaaxmed4500
      @xafsaaxmed4500 ปีที่แล้ว +3

      @@promahamedaxmed1274 yaab waanadu maxay idiin dhibtaa wax ku anfacaya hadii laguu sheego waa LA qaata teeda kale qofku wax uu ka war keenay unbuu dhibkiisa dadka uga digital karaa qofna macsuum ma aha marada midka madaxa kuwata ee waalan haduu talo kuusheego ku an facaysa waa LA qaataa sheekhoow afka dadka hakaga boodine ka dhamaw

    • @ibrahimhazzan3260
      @ibrahimhazzan3260 ปีที่แล้ว +3

      @@xafsaaxmed4500 sax lkn dad waxaa jito like radisa abaayo

    • @xafsaaxmed4500
      @xafsaaxmed4500 ปีที่แล้ว +1

      @@ibrahimhazzan3260 waan ujeedaa wlh

  • @debjaceel784
    @debjaceel784 ปีที่แล้ว +20

    Wan idiin slmnay dhamantiin 🤗saln kadiib manta Oo aaay tahy 4/11/2022 ❤waxan hestan sii wada jiir udhagysanyna qof nafsadeyda kmiid ah Oo aaan aaad iskujclnhy dhiib dheef aan Isla soqadanay wali ismaan gursanin lkn dhaawan wan rajeynena inshallah ilahy haino rumeyo waxan wadna xrrka jclka 4year Ila hda ncb dhaxdena mso glin alxm 💖❤😍 love you marwlpo mcnkyga ilahy haika dayo❤

    • @allahismylife1206
      @allahismylife1206 ปีที่แล้ว +1

      Haye hada ma is qabtiin

    • @ilhaanaxmad932
      @ilhaanaxmad932 ปีที่แล้ว

      Allah ku deyso 🥺

    • @Badran-
      @Badran- 2 หลายเดือนก่อน

      Hal sano kaso waregtay ma is guursateen ❤

  • @Kabaraayfilms
    @Kabaraayfilms 2 ปีที่แล้ว +19

    Woof Cleek Legend Labba Maahan Khaalid Kaamil Eeboow Keep Going Hees iyo Badh

  • @abwaankanbaal2281
    @abwaankanbaal2281 2 ปีที่แล้ว +66

    Muuqaalkii abid ugu qurux badnaa ee uu duubo Khaalid kaamil 🔥♥️

  • @maankahero8610
    @maankahero8610 2 ปีที่แล้ว +15

    Inkastoo mid qura yahay
    caashaqu macnaha guud
    balse kala mug wayne
    muhiim keena weeyaan !!
    legend khaaalid kaamil✌️👌

  • @guleeddayga1565
    @guleeddayga1565 2 ปีที่แล้ว +8

    MarwaaDeyda Koobaad wanku sugaya 🥷🏾🫂🥺🙋🏾‍♂️🙌🏾

  • @sacdiyocilmixasan7494
    @sacdiyocilmixasan7494 2 ปีที่แล้ว +9

    Khaalid cade ilahay ha isku kiin dayo adi iyo xaskaga awlad bari ahna ilhay ha idin kala siyo amin🙏👑♥️

  • @qurbo_films
    @qurbo_films 2 ปีที่แล้ว +5

    First Khalid kaamil legend
    maan dhayay waxaad tahy marwadaydii kobaad

  • @nkeyaa7868
    @nkeyaa7868 2 ปีที่แล้ว +12

    Dumaarku nasib bay is dheeryihin Ka warn gabadha xaas u noqtay Khalid kamil 🥺🤴🏽❤️

    • @samiiroismaacil7132
      @samiiroismaacil7132 2 ปีที่แล้ว +2

      Mash allha kaamila anigo gabdh darwishda jeclhy♥️♥️🌹

  • @engslmaan2655
    @engslmaan2655 7 หลายเดือนก่อน +5

    Bahja waxa tahya marawdyda kobada ilhy hyka dayo mcntyda nolzha kuma wayo inzha Allha❤❤❤❤❤❤2024 dumra inda ka mudnthy ana maraga ku furya ana kama maramo aada ii makhrtiya ❤❤❤❤❤❤2024wan ku jecelhy ppe mcn

  • @fahadabdulkadir4631
    @fahadabdulkadir4631 2 ปีที่แล้ว +7

    Kan ugu fcn waqti Xaadirkaan fanka soomaalida khalid kamil💎

  • @mohameddictorisnacay1911
    @mohameddictorisnacay1911 2 ปีที่แล้ว +6

    walaalow ma mid labaad bad lahayd awal kkkk

  • @cabdiraxmaanmansaawi9803
    @cabdiraxmaanmansaawi9803 2 ปีที่แล้ว +38

    Laxanka heesta saaran waa heart touching. Muuqaalkuna si qurux badan ayuu heesta ugu milmay runtii, waxa is lahaaday jawiga heesta iyo shucuurta. Heestan annigu 100/100 ayaan siiyay dhan kasta. Erayada iyo music-guna way is lahaadeen, Ayuub Haruun beryahan "saxophonist" cajiiba ayuu noqday.

    • @mohammethussein9313
      @mohammethussein9313 2 ปีที่แล้ว

      Nio hadana xagaa laga hystaa dadkan wa qabyalystayal dayax hadu so qadi laha way u kala kicin lahayen nio rer xmrkan maxy u dhahan ciyal xmr cuqdad mayqanan

    • @xaragodheyman5226
      @xaragodheyman5226 2 ปีที่แล้ว +1

      Ado weyn

  • @Rana_barbi
    @Rana_barbi 2 ปีที่แล้ว +4

    Wll fanankan somali ugu jeclaybate ilahy wxn kaga baryay fanka inu ka masaxo muxubadisa oo daaci diinta islamka noqoto yarb amiin🤲🏽

  • @sowturahma3326
    @sowturahma3326 2 ปีที่แล้ว +8

    🤴🏻Raga inaad ka mudan tahay aniga maraga ku furay anah kaama marmo adaa ii marqaatiya king 🥺🫀💍
    khaalid kaamil fanaan kaamil ah 100👌🥰

  • @mohametbeeldeeq8174
    @mohametbeeldeeq8174 2 ปีที่แล้ว +6

    Tani hees way dhaafte waa heeso, khaalid kaamil Legend.💯👏

  • @waqalwstudio1967
    @waqalwstudio1967 2 ปีที่แล้ว +6

    DHAMAAN IGULA ZALIYAH XAPIIP KENI NABIYLAHI MAHOMETH ZCW ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ WANA LA ZODAYEH DHANKAYOH ZALAADA U MADNADAH ALL OF MUZLIM

  • @faaisacabdiwalixayi4606
    @faaisacabdiwalixayi4606 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan waxay igu leedahay xasuus ano xaajigayga laabtiisa ano ku hordo buu ii shiday ♡♡♡

  • @abrahmanabdalla324
    @abrahmanabdalla324 2 ปีที่แล้ว +8

    The one an only ✌️khaalid kaamil✊ku wataa masule💪

  • @shinecade1145
    @shinecade1145 2 ปีที่แล้ว +7

    Xidiga xamar Khaalid kaamil boqrka fanka sanadkan shiday keeb going
    Al fanaaan ❤️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴

    • @feylanmohamet4990
      @feylanmohamet4990 2 ปีที่แล้ว +1

      Waaa Rer Somalind Burco Wax Xamar U dhashay Uu sidan Cod iyo laxan U keeni karaa ma jiree lgend Waa Rer Burco Xamar Safar ayuu Ku Jooga 👌👌👌👌😆😆😆

    • @shinecade1145
      @shinecade1145 2 ปีที่แล้ว

      @@feylanmohamet4990 kkk waan ogahy inuu udhashy hargeesa lkn fankiisa xamar buu ku qarxay sidaaas buu ku yhy xidiga oowlaadi caaasimah

  • @RahmaHoussein-b2o
    @RahmaHoussein-b2o 3 วันที่ผ่านมา +1

    Mash Allah habibi thank you habibi je taime toi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fowsiyoaxmed683
    @fowsiyoaxmed683 2 ปีที่แล้ว +2

    meshanka nolashiyo midig teydiba tahay me Abdlah❣️🌹❣️ Miss u mcn❣️😰❣️ illahay markle nabad hanugu kulmiyo🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻Anagaya iyo dhaman inta kala maqanba🥰

  • @ayaanadam8618
    @ayaanadam8618 2 ปีที่แล้ว +7

    Wan sugeenay heestan fana aan ku fanı❤️❤️❤️👑👑

  • @shuebsacid2172
    @shuebsacid2172 ปีที่แล้ว +3

    Dumar inaad ka mudan tahay anaa maraga kuu furay ana kaama maarmo adaa ii marqaatiyaa hafza my queen 💋💯❤💋❤💯💋❤💯💋❤💯💋❤💯

  • @user-uy8zr1is7k
    @user-uy8zr1is7k 5 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw hes iga dheh ❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedceelbuur84
    @ahmedceelbuur84 2 ปีที่แล้ว +4

    Wlh qalbiga ka ooye bk ninka lagu ilaabe ❣️✌️

  • @abdullahmateio5856
    @abdullahmateio5856 ปีที่แล้ว +21

    Heesta 100% laxanka 100% music 100% codka100% keep on going legend aan dhagyto

  • @suhaybaxmedxasan9208
    @suhaybaxmedxasan9208 2 ปีที่แล้ว +4

    Boqorka codka kamil xage ino wada 2 bilod udanbeyay waxad soo sartay 10 heesod oo super hit sidan camal fananinta kale masamayn karan🤔😎✌

  • @khalitborosto1733
    @khalitborosto1733 2 ปีที่แล้ว +2

    Walee kanaa codkiisa wuu iwaaly amazing 🥰💥

  • @Youtubecreato530
    @Youtubecreato530 2 ปีที่แล้ว +2

    Woow khaalid kaamil waxaan ahay tageero 1 wan

  • @Riseandshinewithdija
    @Riseandshinewithdija 2 ปีที่แล้ว +5

    Markii aan dhameeyay lahadalka xaajiyadayda ayay soo baxday heestaan ayy miisaanka noloshiyo midigtaydiibaatahay 🥰

  • @Maahir397
    @Maahir397 ปีที่แล้ว +3

    Maandhayay waxaty marwadyda 1aad ❤❤❤❤😢😢😢 ax

  • @fatmadiamon47email62
    @fatmadiamon47email62 ปีที่แล้ว +2

    Inkasto mid qura yahay cashaqu macnaha guud balse kala mug weyno muhiim keena weye🥺❤🦋

  • @frhasumale
    @frhasumale 6 หลายเดือนก่อน +2

    Misanka noloshiyo midigteydi baa tahay mid i dhaho rabi waa isin karyaa🥺

  • @caishomeysahassan6811
    @caishomeysahassan6811 2 ปีที่แล้ว +7

    Tagero buxdo❤️🥺🥺Qofka ugu horeyo

  • @gaasiraguleid9323
    @gaasiraguleid9323 2 ปีที่แล้ว +4

    Fananka ugu jeclahy fananiinta 😍😍
    Cajiib

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 2 ปีที่แล้ว +2

    KHAALID KAAMIL - xili waxaan xasuustaa aan dhalinyarada asxaabteyda ab ku oran jiray
    mar waxaa lagaari doonaa khaalid kaamil qiime yeelan doono somaliduna arki doonto Hibada uu leeyahay

  • @simanhussein2155
    @simanhussein2155 ปีที่แล้ว +2

    Qalbigaad mulkidayo intaa ku mudantaho ku maamusan tahay mandhayow ilaahow iirumey 😭🔥💔

  • @apdirahmaanpaapoco2116
    @apdirahmaanpaapoco2116 2 ปีที่แล้ว +22

    Soomaliyey Qofka sidan oo dhan u codka macaan baynu haysanaaye aynu ka faa,ideysano wlhi waa mucjiso.khaalid kaamil 🙆‍♂️❤️🦁

  • @abdihakiimsaed6834
    @abdihakiimsaed6834 2 ปีที่แล้ว +58

    Mustaqbal fananeed oo aad u qurxoon ayaad leedahay, hibadaadu waa mid cajiib ah. Insha'allah Guul
    Heestan waan ka helay. 😊

  • @abdirizakaliateera8424
    @abdirizakaliateera8424 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaa iska sidaan marka aad waxaaad oo dhan aad samaysato
    Legend khalid kamil

  • @cabdikaamilcarab
    @cabdikaamilcarab ปีที่แล้ว +2

    #1
    Inkastuu mid qudha yahay
    Caashaqu macnaha guud
    Balse kala mug waynee
    Muhiin keenu weeyaan
    #2
    Miisaanka noloshiyo
    Midigtaydii baa tahay
    Nafta meeshaad kaga taal
    Qofna kama masixi karo
    #3
    Qalbigaad mulkidayoo
    Inta waad ku mudantohoo
    Kuma maamuusantahayoo
    Mandhayaay waxaad tahay
    Marwaadayda koobaad
    #4
    Dumar inaad ka mudan tahay
    Annaa maraga kuu furay
    Anna kaama maarmoo
    Adaa ii markhaatiya
    #5
    Indha kugu mabsuudiyo
    Midabkaaga wacan baa
    Ii soo muuqanaayoo
    Maankaygu kuu nugul

  • @MaHamed_WarDi
    @MaHamed_WarDi 2 ปีที่แล้ว +8

    On fire khaalid kaamil 🎙❣❣

  • @mustafmohamed6856
    @mustafmohamed6856 2 ปีที่แล้ว +4

    My brother khaalid kaamil is back

  • @fardoosofar317
    @fardoosofar317 11 หลายเดือนก่อน

    Mustaqbal ayaan lee yahay allow isii waa fanni cod macaan isii fanaan😢😢😢😢❤❤❤❤❤

  • @KaderupdyKadarupdyllahi-hq4hs
    @KaderupdyKadarupdyllahi-hq4hs ปีที่แล้ว +1

    😲 the first 🥇 is ok

  • @zureer5014
    @zureer5014 2 ปีที่แล้ว +4

    KaaMiL legend dhamaYs tiran🤴

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 ปีที่แล้ว +9

    Miisaanka noloshiyo ❤
    Midigteydiibaa tahay 😊
    Nafta meesha kaga taal 💉
    Qofna kama masixo kadho 😢
    2.10.2022😌🙂

  • @user-bs8zm1bl7g
    @user-bs8zm1bl7g 9 หลายเดือนก่อน

    Hoooooo laaaaaalaaa😂😂❤❤🎉🎉

  • @salmanabdi957
    @salmanabdi957 2 ปีที่แล้ว +2

    Khalid Kamil légende 🇩🇯🇸🇴

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr 2 ปีที่แล้ว +4

    Ninka Wax ka Af Somali ku Heesta ugu Codka Mcn🥺❤️

  • @Facadambe134
    @Facadambe134 2 ปีที่แล้ว +3

    wllky Khalid Kamid Boqorka Codka Iyo Laxanka⭐🎺🎙️1️⃣ Iftiinka FANKA SOMALIYED 🇸🇴LONG LIVE WLLKY

  • @queenalisha143
    @queenalisha143 2 ปีที่แล้ว +2

    Qof an ogahay waxa tahay farxadayda waxa kalo tahay noloshayda mcn inta nolol jirto ifaraxasanow ❤💉💯💋👏

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw fanaan buuxa Khalif iyo hees jecel dhamaystiran ah qalbiga ay yaabnee❤️❤️❤️❤️😍✅

  • @sihaambbe9544
    @sihaambbe9544 ปีที่แล้ว +55

    Exkeyga hore wili isma gursan balse waan kala harnay waxan isla soconay sanad 6sano waxan kala amusnen 2sano haben dhaxdaas isku soo labanay hestaan ayuu iqaday iguna daray shumis wlhi hada xarirkena ma ahan mid sidi hore cml ahaa mar walbo hestaan ayaan iska dhagesta anoo ilmenayo😭😭😭😭adun xalkeda waa sidaan adunka ah waregto Aan dhamad laheen💔💔 wll ma ila dhalan abana noloshey 1mar ayaan arkay rabi baa iga jcladay hoyadey ayaa ii ehed wax walbo siduu nolosheyda kusoo biray abdifitaah way is badashay oo waxan helay gashaan ii ah abo wll wax walbo lkn sorry adunka ah manta farxad barina murug💔😭lkn hada waxan darema farxadeyda in leyga xaday oo an arki donin noloshey wax farxad ah💔😭😭💔💔💔😭manta ma dhihi karo hoyo wan murug sanahay abayo ila dhalatay oo manta I fahmi karto oo dhibkeyga u shegto iqalbi dajiso ma hesto ani dhan dunidan ku noqday kali an farxad hesan😭nolosheyda waa mugdi an dhamad lahen🖤🖤🖤🖤

    • @KhaalidKaamil
      @KhaalidKaamil  ปีที่แล้ว +43

      Noloshaa u samaysan farxad iyo murugo, mugdi iyo iftiin, qofna uma abuurna inuu mid uun ku dhamaysto nolosha, waxaan kuu rajaynayaa maalmo ka fcn maalmahan walaalna anagoo dhan baa kuu ah noolow wllo

    • @nabihailyass6495
      @nabihailyass6495 ปีที่แล้ว +1

      Am very sorry sister but nolosha hadaad ilahay u qalbigaga ku weyn yahay nuur iyo iftiin kaama maqnaanayo .hadaad dikri badan samaysana ood wardiga haysatana wax haba yaraatee kula cuslaanaya oo aduunka saaran ma jiri doono.nabigana maliinkii 100 ila ugu yaraan 10 jeer ku sali xata intaad seexan habeenki ka hor waxaad ahaanaysa mid wax walba oo soo food saara ayna dhaawac yeeleyn qosolka iyo farxadana kaama maqnaanayso. So sheydaanka ayaa qomamayn badan dadkana isaga culeys weyaan aduunku ku akhriya ee ilahay ha inaga xijaabo.

    • @ayannaabdirahman
      @ayannaabdirahman ปีที่แล้ว +7

      Abaayo macan inu kula hadla raba mrka u horeysa eed aragto farintayda fadlan reply I so gal wana ka xumahay waxa ku helay be strong sisterey wliga qof adeeg wa inad ahata noloshan ha Is raacin farxada waqtigeda farax o ku mishaax marka kalana is adkee o wax murug la yirahdo inay jirto haba aminin waliga🥰 sorry mar kle

    • @farxiyocadaawe2117
      @farxiyocadaawe2117 ปีที่แล้ว +2

      Sorry abayo mcn walaga bxa nolol kasto kuso Marta AMA frxd ha ahado ama murug ha ahado mid lagu warayo mlhn blse wxn ku rajenaya nolol qurux bdn😥💔😭🥺❤wn ku daremi kra

    • @sihaambbe9544
      @sihaambbe9544 ปีที่แล้ว +2

      @@ayannaabdirahman abayo thnk you ❤👸🏼🙏🏻

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi2656 2 ปีที่แล้ว +12

    wow wlhi wuu kaamiay fanka khalid khaamil i like this Guy Best voice 🎤

  • @wariyejaceylow4273
    @wariyejaceylow4273 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax ax ax walaahi heesaha khaalid kaamil maba ka daalo waayo waxay taabanayaan qalbigeyga 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @garohassan3139
    @garohassan3139 2 ปีที่แล้ว +2

    The one and only khaliid kamal boqorka inta af somali ku heesta wadiiga wlhi 🔥 🥵

  • @nafuzharagsan2196
    @nafuzharagsan2196 2 ปีที่แล้ว +21

    My favorite singer khalid kaamil🎤🎧❤️👌

  • @abdiqaadir3698
    @abdiqaadir3698 2 ปีที่แล้ว +3

    Khaalid kamil my favorite sowd ladhan 🙏❤

  • @deeqocadarcali9616
    @deeqocadarcali9616 ปีที่แล้ว +1

    Marwadayda kobaad jah alow mid sidaa nayira😂✌️🙈😘😘😘❤️💯💯🥰😂😂

  • @jaalleofficial1256
    @jaalleofficial1256 2 ปีที่แล้ว +2

    Khaalid kaamil fanaan aan aad uxiiseeeyo marwalba walaal guusheydu waa ku farxaa 🥰🇸🇴

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 2 ปีที่แล้ว +3

    The legend kamil hit song 🎵
    Duubista fantastic 🎥🎞📸💯🔥
    Music good 👍🎹💯🎻🔥🔥luck Amazing golden voice 🔥🔥💯🎙
    Lyrics 💯💯💯Melody fantastic 💯💯🔥👌👍 good job team Salam kaskey 💯💯 meeshan rag baa is helay another level song 🎶💯

  • @safiyaabdirahman6048
    @safiyaabdirahman6048 2 ปีที่แล้ว +15

    Heestaan inuu xaajigeyga iigu talagalay camal aan dareemooyaa❤️ siiba marka uu dhahaayo "marwadeyda koowaad"🥲🥲

    • @Leemahamud
      @Leemahamud 2 ปีที่แล้ว +2

      Safiya same here wiil aan maalmo ka hor is maharsanay ayaa malinti maherkena dhacay habinkedi igu yiri waxaa tahay xaaskeygi kobaad ayaa tahay inkastoo si maser ka muqdo ugu jawabay hada heestan waxan ba is weydinayaa amaa adi lagu sameye

    • @balqiisupdi1161
      @balqiisupdi1161 2 ปีที่แล้ว +2

      @@Leemahamud 🤣🤣🤣 aniguba waan ka masayri lahaa ma mid labad ba ku qorshaysan odhan lahaa

    • @Leemahamud
      @Leemahamud 2 ปีที่แล้ว

      @@balqiisupdi1161 aad iyo aad

  • @shuebsacid2172
    @shuebsacid2172 ปีที่แล้ว +1

    My queen xafza allow ika daa qalbigaa mulkiday doo marwadeeda kowaad💯

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 2 ปีที่แล้ว +1

    Waah waaah tan hees lama oran karo
    Waa heesyaalo 💯💯💯🥰❤️🎵

  • @nooleaqlan218
    @nooleaqlan218 2 ปีที่แล้ว +3

    Another Hit Khalid kaamil👑

  • @user-ib9st2po8r
    @user-ib9st2po8r 2 ปีที่แล้ว +5

    Wr Waxani Hees maaha Ee Magac Kle U RaadiYa The legend khaalid kaamil Keep Up Pro 🖤💯

    • @abdulahikeno7092
      @abdulahikeno7092 2 ปีที่แล้ว

      Laxan waalan baa saaran

    • @user-ib9st2po8r
      @user-ib9st2po8r 2 ปีที่แล้ว

      @@abdulahikeno7092 The legend Nin Wx padan Og 🖐️

    • @mohammethussein9313
      @mohammethussein9313 2 ปีที่แล้ว

      Nio hadana rer xmrku wa xasidiin wiilka u kala kicin mayan dayax hadu so qadi laha 16 hours 500k aya dawan lahaa

    • @user-ib9st2po8r
      @user-ib9st2po8r 2 ปีที่แล้ว

      @@mohammethussein9313 Jajajaja Wy U Kala Kici Doonta PrO Ee Ha Dagdagin Adigu Walalaheena Wy Maqlayaan Ee Odayga U Kala Kacshaa Ayaanu Leenahay 👅🥰

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay9194 2 ปีที่แล้ว +2

    Heesahaga dhan dareen🥺❤ wna jclhe

  • @somalifanproducts9965
    @somalifanproducts9965 2 ปีที่แล้ว +1

    Fanka laxamkiisa 😢khalid kamil

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 2 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan qalinle iyo khaalid laba sxb isla shaqeso wad na walaysaan 🥰🔥
    Inta heestan comin soon la socotay mudo sugaysay ✌

  • @kingaaryan3116
    @kingaaryan3116 2 ปีที่แล้ว +53

    Well deserved brother khaalid kaamil 🙋‍♂️🥵

  • @queenb2583
    @queenb2583 2 ปีที่แล้ว +1

    Talabadna aniga iga dhig khaliid kamil

  • @cabdiraxmaanbeeldaaje7080
    @cabdiraxmaanbeeldaaje7080 2 ปีที่แล้ว +13

    "Miisaanka noloshiyo
    Midigtaydii baad tahay "
    Erayo qalbiga taabtay ❤️ khaalid kaamil fan nooleeye

  • @guledomar8304
    @guledomar8304 2 ปีที่แล้ว +14

    KHaaLid kaamiL Legend. JacayLkii Oo LugaynayaH. Fananka KaLiya Codkiza Laxankiza AkHLaaQdiza. Intapa Aan U BOgaYy C0ming zOon ArOzkagaH.🙏🔥🎻🎧

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 ปีที่แล้ว

    Marwa gabadha yareeeey caday tanaaa layiraaaaah.yarta jamaaadcaday ama

  • @Bikaac44
    @Bikaac44 2 ปีที่แล้ว +1

    Khalid kamil is a mericle

  • @mohametapdirazhid6244
    @mohametapdirazhid6244 2 ปีที่แล้ว +9

    legend💯🖤

  • @halimadameye7151
    @halimadameye7151 2 ปีที่แล้ว +4

    Wow dam best voice and best singer of year omg well done

  • @mohamedqadar7384
    @mohamedqadar7384 2 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaw
    Miiisaanka noloshiyo midig teeda baatahay ✋✋✋

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah awoowagay khaalid maxamuud cabdilaahi khaalid kaamil 💗💗

    • @Chadmali
      @Chadmali ปีที่แล้ว +1

      Osmaan maxamuud iyo Ibraahim miyay walaalo yihiin

  • @AkaashApdi
    @AkaashApdi 2 ปีที่แล้ว +10

    Erayada 💯
    Laxanka💯
    Music 💯
    Codka💯
    Istelka 💯
    Vediowga 💯
    Khaalid Kamil Ilahy Codkaga Ha Ku barakeyo Jacaylka Waxa Uu Yahay ayad Nabartayeh🥰🙏

  • @djzafwan4331
    @djzafwan4331 2 ปีที่แล้ว +5

    The legend keep on 🔥

  • @Yosun345
    @Yosun345 2 ปีที่แล้ว +1

    ma aqaan intan dhagesanayey dhan waxay indhaheygu u ilmenayeen😢😢

  • @AtoMuste
    @AtoMuste 2 ปีที่แล้ว +2

    We love you from Addis Ababa Ambassador

  • @lulfarah2950
    @lulfarah2950 2 ปีที่แล้ว +3

    Caadi mahan heestan.❤️❤️❤️

  • @imranmohamed2049
    @imranmohamed2049 2 ปีที่แล้ว +4

    De one and only legendary 🔥🔥🔥🔥🔥

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle 2 ปีที่แล้ว +2

    Boqorka jcylka
    Best song ❤ 🔥🔥🔥🔥

  • @mohamedaliofficual9338
    @mohamedaliofficual9338 2 ปีที่แล้ว +1

    Khaalidow waad nawaashay

  • @amazing1w
    @amazing1w 2 ปีที่แล้ว +41

    Legend is back Khalid kaamil my brother keep going

  • @ubahabdullahi5567
    @ubahabdullahi5567 2 ปีที่แล้ว +3

    Fanaankeygii kamil❤️

  • @abwaanindho884
    @abwaanindho884 2 ปีที่แล้ว +2

    Waad socotay sxb horay usoco

  • @drshoniishamohamed1911
    @drshoniishamohamed1911 2 ปีที่แล้ว +2

    Qalbigaaad qalbigaad
    Qalbigaad ax
    Jacayl
    🥰❤️

  • @apdishakuur9433
    @apdishakuur9433 2 ปีที่แล้ว +6

    The lagend khalid kaamil🥰🥰
    Best Son 🎧🎵🎤
    Best vedio 🥰🥰🥰

  • @Naima-Abdinasir
    @Naima-Abdinasir 2 ปีที่แล้ว +71

    My favorite Khalid kaamil🙈 i like this man’s voice 💯❤️

  • @walaltigerofficial3568
    @walaltigerofficial3568 2 ปีที่แล้ว +2

    Miisaanka Noloshiyo
    Midigtaydi Baa Tahay❤️❤️❤️🥰🥰

  • @mahadxikmaawi2063
    @mahadxikmaawi2063 2 ปีที่แล้ว +1

    Saxiibkey khaalid salaaan sarre✌️🎸

  • @kingymbofficial10
    @kingymbofficial10 2 ปีที่แล้ว +4

    The one and only legend kaamil