Lamanaha Quruxda Qoyska oo Sheegay ineey Jirin Sabab Gabar Loo Naco iyo Xaqiiqda jirta idnka Qarson

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 95

  • @aminaanassfamily
    @aminaanassfamily  3 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkii buska Ka Dhex ooynayay iyo Xaskiisi Lacag ayuu iga dhacay Naag Ayuuna ku Guursaday Ay Dhahday
    Daaawo👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼
    th-cam.com/video/6rmejZDlIcQ/w-d-xo.html

  • @shamsocali3492
    @shamsocali3492 3 หลายเดือนก่อน +9

    Aabahey markii aan dhashay siduu ugu farxay horay oo iigu waqlalay illahow aabahey iigu naxariiso

  • @Assa-t1z
    @Assa-t1z 3 หลายเดือนก่อน +10

    Ninki Gabar ku naco naagtisa oo uga tago ilaahey haku salado Gabdho wiilba alle ma.siiyo wllhi ninkeyga wiilasha gabdhow ka jecel yhy marwalbo markan uur qado wuxu idhihi jiray sanadkan Gabar ka sugaa ane waxan dhaha alle wuxu na siiyo dhala wax qeyr qabo allha na siiyo

  • @sadioalihassan280
    @sadioalihassan280 3 หลายเดือนก่อน +40

    Xajkii laso dhafay baan abbahey xajka geyay kadib waan wacay waxu igu dhahay ii cafi abbe habeenkii aad dhalatay wn ka naxay wilka ka weeyna wan ku farxay manta wax ii wad wada wa adiga ee Rabbow i caafi buu ku celceliyaay kadib telki buu jaray asago oynaayo

    • @Waano23
      @Waano23 3 หลายเดือนก่อน +2

      AllAaahuAkbar!!!

    • @f.a.8290
      @f.a.8290 3 หลายเดือนก่อน +2

      Allaah ha ka dhaafo Aabaha dabcan jahli ayaa ku kalifay inu kaa naxay.

    • @adancabaas8584
      @adancabaas8584 3 หลายเดือนก่อน +3

      Walaashay jahli ayaa jiray aabo haduu Alle hada garansiiyay cafi una cudur daar,ogow gofkasto haduusan diinta baranin umada kuxeeran ayuu kufikir yahay.ogow aado aqoon la aan haysay ee gaber bacayb kamaysan ahayn sida aan filaayo.

    • @Zahruji-o8p
      @Zahruji-o8p 3 หลายเดือนก่อน

      Allah haka ajar siyo wll ita walidkad xajka gesy xaq ayu kugu leyahy walidka😢

    • @NaleyMohamed-c7l
      @NaleyMohamed-c7l 2 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢 Aabo mcn Allaha u danbi dhaafo Allaha na ku daayo aabahaa mcn xppti

  • @Assa-t1z
    @Assa-t1z 3 หลายเดือนก่อน +3

    Abahey habenka. Dhashay subaxdii ayuu yimid isbitalka hoyo Aya tiri kasiko yey ku cunine maraksu aabe anoo weyn xita wuu shegi jiray allha unaxaristo wiilaa iga weynay hoyo wiiilal badan dhashay iyo anako laba gandhod ah Masha Allah wiilasha aniguu iga jeclay shaqada markiu ka yimado aaway heblaayo ayuu kaso bilabi jiray ilaahey qabrigoda ha uwasiciyo aamiin

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 3 หลายเดือนก่อน +1

    ﴿ وَيَحْلِفُونَ عَلَى الْكَذِبِ وَهُمْ يَعْلَمُونَ ﴾ المجادلة
    ( WAXAY KU DHAAR TAAN BEEN
    IYAGOO OG INAY BEEN SHEEGA YAAN)
    Surat Al-Mujaadala
    ADEER XUSEEN

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallaah xabibti ❤

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤Masha alah aragiina abshir

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh 3 หลายเดือนก่อน +1

    Laakiin raagow ogaada hada geel lamaraaco gabar iyo will allaabixyaa gabaraa laisku dhaafay 😊nin Gabar dhalay waa yaajir❤

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamdiali6398
    @hamdiali6398 3 หลายเดือนก่อน +2

    Xelelilge lanaacayey gewerlamajoogo Masha Allah

  • @bahjaraki1477
    @bahjaraki1477 2 หลายเดือนก่อน

    Gabdhaha ragaa dhala dhinaca raga ayay ka timadaa

  • @NimcoCabdisalaan-rl8ro
    @NimcoCabdisalaan-rl8ro 3 หลายเดือนก่อน +3

    Allaah cabso walale mayam qiso kale ayay kahadashaye

  • @SahroahmedSheekh
    @SahroahmedSheekh 3 หลายเดือนก่อน

    Walaala yaalaw gabar lees kumanaco wiilna lees kuma shiclaado aniga ooilaaheeisii yaytodopo w11l iyo afar gab dood ayaa rab cad la iigtagay

  • @Bunny-the-bun
    @Bunny-the-bun 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha xifdiyo qoyskaa

  • @f.a.8290
    @f.a.8290 3 หลายเดือนก่อน +7

    Social media wuxuuba noqday mid wax aadna ogeyn lagu falanqeeyan miyeyna ogeyn in qof walba wuxuu ku hadalay la weydiinayo

  • @Sulekha-u2n
    @Sulekha-u2n 3 หลายเดือนก่อน

    Ale ha Aabahy ha ii daayo Aamiin

  • @ayanmohammed8374
    @ayanmohammed8374 3 หลายเดือนก่อน +3

    subxaanlaah subxaanlaah so shocked weeye subxaanlaah subxaanlaah

    • @ayanmohammed8374
      @ayanmohammed8374 3 หลายเดือนก่อน +1

      Allah isku so ceiliyo reerka

  • @dekaomar3143
    @dekaomar3143 3 หลายเดือนก่อน +7

    Niinka aya gabar iyo wiil dhala biologically, men are XY(X girl Y Boy) woman xx girl. Little knowledge is dangerous

    • @AminoAbdirahman-s7i
      @AminoAbdirahman-s7i 3 หลายเดือนก่อน

      Wa been waxas wamaqle lkn ayada quranka benise suratul axzaab wiil iyo Gabar kudono ayu kuhibeyn

  • @FatimaJama-d9m
    @FatimaJama-d9m 3 หลายเดือนก่อน

    Alxamdulilaah

  • @shonahmed9821
    @shonahmed9821 3 หลายเดือนก่อน +1

    Inshaallaha ismafuurnii

  • @Xabiibanuur-te1uq
    @Xabiibanuur-te1uq 3 หลายเดือนก่อน

    wiil iyo gabadha ba Allah bixiya

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 3 หลายเดือนก่อน +2

    Naagaha somaliyeed qaar badan baa bilaa caqlibah cajiib

  • @ashaabubakar5573
    @ashaabubakar5573 3 หลายเดือนก่อน +1

    Good

  • @CuudquruxRaage
    @CuudquruxRaage 3 หลายเดือนก่อน +1

    Saasn wax badan ayee dhacday, Xikmada Alle ayaa wata.

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 หลายเดือนก่อน

    Gabadha ma naagtaa dhasha mise ninka taa meysweydiiseen

  • @NimoAbdirahman-f3l
    @NimoAbdirahman-f3l 3 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadha iyo wiilka yaa bixiya so Allah Kuma irzaqo subject

  • @MeymunAden
    @MeymunAden 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaa

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 3 หลายเดือนก่อน +3

    Iska har aboowe maxaa la dhahaa. Maryan rafaad baa ka muuqday, qof umul ah oo maanta dhan dhakhtar taagan oo xitaa iyadoon luuqad aqoon ilmoyarna haysata hadba lacagtii meel ka bixinaysa ma agoonbaa? Quruxda qoysku masaasbaa???

  • @afrahalsomali6954
    @afrahalsomali6954 3 หลายเดือนก่อน

    Gabadha ilaah ba kushaqa leh,,kadib ninka aya kushaqa leh

  • @shonahmed9821
    @shonahmed9821 3 หลายเดือนก่อน

    Walal inalehe macasabiiriin

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 3 หลายเดือนก่อน

    Gabdhaha hde wenaadan ayaga reerka ushaqee laleyahay guriga ama banaanka masuliyada hde guursan rabto waxa laleyahay nin Lacag badan no keen family waxtaro mar weliba nafteda waxa laga hormarina tan family aabaha hooyada walaalo dumarka wa la dulmiyey ayaga saqiir lagu so bilaaba bahdilaad daciifnimo liiditan hadhawti marka waayel noqdan waalidka gabdhaha haayo aaso ila qabriga geeyo 😢😢😢😢😢

  • @Aana_artz
    @Aana_artz 3 หลายเดือนก่อน

    This is the problem horta Allah ayaa ubadka bixiya lkn gabar hday udhashay ninka xagiis waye gabadhas biology hada baraty wafahmee arintaan lkn dada caruur heysan baa jiran ee Alxm dhaha inta awlaad heysato intanan heysan Allah hasiyo🤲

  • @nasronasib
    @nasronasib 3 หลายเดือนก่อน

    Dadkaan Waan La Yaabe Maxaa naga Quseeyo hadeey kala Tagaan Ama Isla Joogaan War Yaa Illaahay yaqaan
    dad Islaameed lee xogtooda iyo Noloshooda Daba Orad kooda maxeey ka Helaan umadaan War inleen tanoo kale isku wadan baan joognaa mana Isku mashquulin daqiiqad because waxba Igama quseyo

  • @rahmozubeer
    @rahmozubeer 3 หลายเดือนก่อน

    Abaahay gabar markay u dhalato waxu bixinjay jiray infitaashin waxaan aheen 5 gabdhood waxaa nagu xigsaday 4 wiil

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 3 หลายเดือนก่อน

    Waata iyaytu tidhi wuxu igu dhahay cabdullahi reerkaygu waxay igudhaheen inan baan kuu dhisayna isaguna ilmihii bay ulabistay oo ka carartay buu dhahay

  • @Niimmoh4
    @Niimmoh4 3 หลายเดือนก่อน

    Maxa Gabdhaha loga naxa dhalashadoda wilasha logu farxa aniga ma fahmin tallow wiil hadda dhashay maal badan ayad helaysan ayay is dhahan miya waa yaab aduune🤔 Aniga markay dhashay awoowgay alle ha uu naxariste sadeex ari🐐🐐🐐aaya nay qalay🥰 Lkn miida dhacday aaya waxay tahay markan koray aaya siddi ilmo aan la dhalin iina ahay cml layla dhaqmay walalkayna waala dhowri jiray anigana Hooyaday aaya sidday jaceshay ilaa dhaqantay walllahi inay aniga yar ii gubto kor intay ii qado dhulka igu si dayso iyo waxyabo kale oo aan sheegi Karin igu sameysay Wallahi WALIGAY ma ilobo😭😭😭😭

    • @aminaanassfamily
      @aminaanassfamily  3 หลายเดือนก่อน

      😢Wuu i taabtay hadalkaaga

    • @Niimmoh4
      @Niimmoh4 3 หลายเดือนก่อน

      @@aminaanassfamily 😢😢Wallahi mar walbo iina Niyada ka gubto qalbigana ka ooyo walidkay ii baday gar ahan hooyaday oo aan mararka qar is waydiyo tallow Hooyada mahan miya wayo waxay ilaa soo dhaqantay siddi ilmo aay dhalin cml😢😢😢😢 Wanka niyad jabay niyad jab badan ayay igu reben ficiladedi🥺

    • @aminaanassfamily
      @aminaanassfamily  3 หลายเดือนก่อน

      @@Niimmoh4 😢wax Ka Ka Xuun Badan Malahan Hooyada oo Naxariis iyo jaceyl kuu muujin weyday adigoo yar iyo adigoo weenba iska cafi hada Waa iska xaal aduunye

    • @Niimmoh4
      @Niimmoh4 3 หลายเดือนก่อน

      @@aminaanassfamily iin kasto aay adag tahay hadane HYe Mahadsanid wll😢🙏

    • @mustafaadan1850
      @mustafaadan1850 3 หลายเดือนก่อน

      Ax abayo aniga hoyo ayan ahay alle waxu igu arzaqay 3 wiil iyo 2 gabar gabadha ayan ugu jeclahay wiilasha haday il xun ku firiyan wan kuso bodaya idaya gabadha gabar ilmaheyga aderkod dhalay aya badiya la iga kenay sida un ban uu jeclahay hoyadey 3 gabar iyo 2 wiil ayan ahayn casharka ano diyarin welka dhaq ima dehen waliged way na kol kolin jirtay marka hadad walid tahay ilmahada ina ciqabta ma aha alle aya ku doray waxad dhalayso gabar yaba heli kara manta ilma walid wax uu qabta wa gabar wiil taran ma ahane maxu gabar kaga fcn yahay ha niyad jabin ubax qurux badan aya tahay hadad gursanin wali wax baro shaqeyso asxabtada kuwa fcn waqti la qado is mashquli adkarta afka ku hay qur anka akhriso wayo qalbiga ku dagayo wad qabobeysa haday macqul tahay hoyada cafi wallow la rabay in ay cafis ka dalabto way og tahay sida xun ay kula dhaqantay islan abahay bah yaradisa ahayd gabar ayey ku curatay 3 wiil ayaga ka yara walahi gabadhas siday ola dhaqmi jirtay ana yaba marka so xasusto dil cay shaqada guri ayada lo diraya wax barasho ma geyn ugu dambeyn yurub ayey gashay wax baratay way shaqeysa hada waxa dhacday 3 wiil in ay waxba uu qaban biilkeda ay gabadha ka sugto markay yareyd wan la oyn jiray nalama ciyari karto maskaxda ayey ka dhimatay lkn marki dambe cagaheda ayey ku istagtay alxm qali adiga na wad ka baxeysa insha Allah maskaxda ha iska dilin xanun yanu kugu dhicin

  • @HindaIbrahim-e4e
    @HindaIbrahim-e4e 3 หลายเดือนก่อน

    gabdhaha adigaa usabab ah Maryanna baarinimada badan hajoojiso gabadhii rabta inay wiikdhaso ninka sanka hautaagto oosiadag hauladhaqnto

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 3 หลายเดือนก่อน

    Waan ka naxaxay

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 3 หลายเดือนก่อน

    Waxa ilaahay kuu aqbali waayay waa wax kuu qarsoon ee taada iyo ilmahaaga u hadal adinku ma dadkaad ka fiicantihiin jaahil nimo

  • @SaynabAbdulleh
    @SaynabAbdulleh 3 หลายเดือนก่อน

    Horgabdhow horta ogaada gabdhuhu waxagaraga ma ah xagagabdhaha ogaada

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 3 หลายเดือนก่อน

    Cida waa vious raadis

  • @DahabYusuf-g5r
    @DahabYusuf-g5r 3 หลายเดือนก่อน

    😮😮😮😮😢

  • @Bunny-the-bun
    @Bunny-the-bun 3 หลายเดือนก่อน

  • @Emi92546
    @Emi92546 3 หลายเดือนก่อน

    Gurigeygay gabdhaha jogaan gurigaas waaba barko ee famillka aan dhib soo sheegan maxaa suuqa looga hadlaa famliga faraha ka qaada

  • @SakariyaDeeq
    @SakariyaDeeq 3 หลายเดือนก่อน

    Cabdulahi asan uga baranay
    Melwalbo uraaco hadana maragno
    Iyadana coleys sheegatay hays xiijin

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 3 หลายเดือนก่อน

    Anigu waxaan ufiirsaday waxaan filaya video hore oo labaduba ay ka hadlaayeen bay isku keeneen

  • @abdillahimire2095
    @abdillahimire2095 3 หลายเดือนก่อน

    asc, cabdillahiyow gabadhaada ku ekow gabadha haa maanta dhaama wiilasha ahe sow ma aragtid marka ay yaryar yihiin sida ay kuugu farxayaan sidaas bayna markay weynaadaana kaaga farxinayaan uguna farxaysaa waa markhaati ma doon wiil waa libaax yar oo koraya oo aad kornaysid waxa uu noqonna ma garaneysid gabadhaadu in ay wiil dhashana iyadaa kaa jecel Rabbina waa ku siin awlaad kale waanna marwo weli dhaleysee haka tegin oo ha niyad dilin qurbana waad joogtaaye taladaa iga gaadhsiiya

  • @BadriyoSiciid-sg1ew
    @BadriyoSiciid-sg1ew 3 หลายเดือนก่อน

    Waxan marunbaa heedhe

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 หลายเดือนก่อน

    Waarun walee cabdullahi iyo maryan gobweeye

  • @shamsahirsi1163
    @shamsahirsi1163 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc qoyskaan Quran hala saaro xaasid baajiro

  • @maidashnuur8844
    @maidashnuur8844 3 หลายเดือนก่อน

    Ninka markii geber lodhalo wejigoow bedelaa waxaa kashegeyneso suuratu naxli ayada 51 ilaa 74 an jeclahay

  • @Alii-q9r
    @Alii-q9r 3 หลายเดือนก่อน +2

    Abdullahi waa nin culus oo ii maamleh qoyskas ilah Ayan ubaryeynaa

  • @snw9257
    @snw9257 3 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaha Illahay aya bixiya

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 3 หลายเดือนก่อน

    Wixii ilaah kusiiyo ayaa soconaaya wiilaan rabaa gabaraan marabo waa waali gabar maxaa kafiican

  • @deeqodahab9737
    @deeqodahab9737 3 หลายเดือนก่อน

    Somali. Hadan. Nahay. Waabadax. Oo. Waasal. Fudunahay. Maryan. Waaxyaabaha. Dhaga. Hadalka. Ama. Murugadaa. Maxay. Nogu. Shiday. Oo. U eg. Inlaga. Tagay. Tankale. Cbdullahi. Garbkeda. Waan. Kawaynay. Inkadto. Ani. Ahaan. Anan. Qadan. Cbduallhi. Inuuyahay. Qof. Saad. Ufudu. Ama. Qadarta. Kacararaya. Iyo. Ubadkiisa. Dad. Ayaanaba. Hal. Gabarna. Waayay. Dolar. Iyo. Diinar. Kuraadshay. Marka. Salfudad. Somali. Ayaan. Unahay. Illahay. Qoskas. Habarakeyo. Koley. Ani. Aaad. Iyo aaad. Ayan. Unaxay. Ugana. Xumaaday. In. Aykalatagan. Siiba. Maanta. Hadii. Calafku. Dhamaado. Cidna. Macelinaydo. Xoga. Dadka. Waxaasameyay. Waxyabaha. Maryan. Ay. Toktok. Aysodhigatwy

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 3 หลายเดือนก่อน

    Faan badanaa yaa yiri sheeg

  • @fadumoahmed3647
    @fadumoahmed3647 3 หลายเดือนก่อน

    Dumarka qaarkood yaabay leeyihiin waxayba keeneen feeling kaygaan ka gartay inuu faraxsanayn Cabdullaahi yaab badana ilaahow na astur

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 3 หลายเดือนก่อน

    Cabdullaahi iyo maryan yaanan lagu Dan baabin.midakale maryan waxa ay kasheekaynayso ayada miyuu kusaabsan yahay ,haday runtiintahay fiidiyow dhamaystiran keena .

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 3 หลายเดือนก่อน

    CARUURTA🎉IICELI😂BAAYO🎉SOO DAAWO VIDYOWGA MARKAY HOSPITAL-ka u socotey, GABADH AYEY UBADKA🎉UGA TAGTAY!! IYADOO LEH SOO DUCEEYA!! FADUMO BURAANBUR😂NINKAY ISKU QOLOYIHIIN WAXBA HA WAREYSAN! RUN ma SHEEGEYSO! DHINACBEY KA RARAN TAHAY!!

  • @ya3746
    @ya3746 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaa kas quseeya
    Reerkas iyo dhibkooda

  • @CuudquruxRaage
    @CuudquruxRaage 3 หลายเดือนก่อน

    Wiilka inuu guursada haduurabo u fasax waxaa lagayaaba in aad Adi iyo Xaaska cusub aad ku wada curataan Wiilkaba.

    • @NajahYousuf-s8w
      @NajahYousuf-s8w 3 หลายเดือนก่อน

      Wiilku muxuu yhy marka hore

  • @Alii-q9r
    @Alii-q9r 3 หลายเดือนก่อน +3

    Sorry for this famaly

  • @FatumaAhmed-fq6bb
    @FatumaAhmed-fq6bb 3 หลายเดือนก่อน

    Abaayo seey wax kaa yahiin videoga maryan oo aad soo qaadatay waa mid hore oo ayada ooga hadleeysay qoys kale. Mise ayadeey ku rumoowday qisadi aay ka sheekeeyneeysay gabadha.

  • @shonahmed9821
    @shonahmed9821 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry waank xuumahay

  • @najmomaxamed202
    @najmomaxamed202 3 หลายเดือนก่อน

    Benta joji

  • @saidaware5560
    @saidaware5560 3 หลายเดือนก่อน

    Rabiga Aad sheegayso dowkan aad wiilal iyo gabdho uga carareeyso ma labo ilaah baa jira subxana laah mid wiilal bixiya iyo mid gabdho bixiya diinta simalida qaybtood waa nooc kale

    • @zeinabahmed3784
      @zeinabahmed3784 3 หลายเดือนก่อน

      Maxa jarabta adiga miya cadeyn uhayo in u gabdaha necebyahay

  • @ayaanqaali8570
    @ayaanqaali8570 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkaniyo maagtani wax walba view bay ka raadiyaan, shaqo kale raadsada

  • @KahinRoble-xo8lb
    @KahinRoble-xo8lb 3 หลายเดือนก่อน

    Waa beenta

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 3 หลายเดือนก่อน

    shame on.him I thought he was sheik😮

  • @ibtisanqueen3852
    @ibtisanqueen3852 3 หลายเดือนก่อน

    Hadan ayada maxa walayo na orod adiga wax kalay maleh abdullahi mamatashid iney is dagaleyn waa ladawada ogyahy e adiga kac carurtada galada kaqado waxan walagu dhamaye

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 3 หลายเดือนก่อน

    Gabareey yaa reerkaan media warkooda dhex keenay, qofkii isagu wax xun wax ku raadiya waa la wadwadi ceebahoodana banaanka ayaa la keeni sidaas ku dega.

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 3 หลายเดือนก่อน

    ﴿ وَيَحْلِفُونَ عَلَى الْكَذِبِ وَهُمْ يَعْلَمُونَ ﴾ المجادلة
    ( WAXAY KU DHAAR TAAN BEEN
    IYAGOO OG INAY BEEN SHEEGA YAAN)
    Surat Al-Mujaadala
    ADEER XUSEEN

  • @h.makhtal8368
    @h.makhtal8368 3 หลายเดือนก่อน

    ﴿ وَيَحْلِفُونَ عَلَى الْكَذِبِ وَهُمْ يَعْلَمُونَ ﴾ المجادلة
    ( WAXAY KU DHAAR TAAN BEEN
    IYAGOO OG INAY BEEN SHEEGA YAAN)
    Surat Al-Mujaadala
    ADEER XUSEEN