cabdi waraabe taariikh part 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 20

  • @abdihayehansshi8804
    @abdihayehansshi8804 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa wariye taariikhda wax badan ka yaqaan

  • @aa.aftaag3272
    @aa.aftaag3272 10 ปีที่แล้ว +5

    xaajigu si daacad ah ayuu u waramayaa laakiin ninka weriyaha ahi daacad maaha waayo taariikhda maykal iyo faarax oomaar iyo dube cali yare wuu ka warwareegayaa oo wuu ka boodsiinayaaa marka xaajigu doono inuu ka hadlo

  • @garyaqaanguuledyuusuf4023
    @garyaqaanguuledyuusuf4023 5 ปีที่แล้ว

    Marxuinka illahay ha u naxriisto
    Dhamaan eheladii uu ka tagayna samir IYO iman ilahay ha ka siiyo

  • @gudoomiyelabasuul8297
    @gudoomiyelabasuul8297 2 ปีที่แล้ว

    Ale haydiin naxariisto labadiinba

  • @SomfilmsFHD
    @SomfilmsFHD 11 ปีที่แล้ว +10

    Intaa Afkiisa ka soo baxaysa oo kaliya ayaa laga qori karaa Buug ka badan 1000 page ah. Taariikhdu waa qaali ee xaajiga intaanu bixin buugaag ha laga qoro

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 6 ปีที่แล้ว

    Xaaji ga allah ha u barakeeyo cimriga ifka inta uu joogo allah ha udanbi dhaafo akhirana fardowsa allah ha geeyo

  • @abdiabdi2973
    @abdiabdi2973 5 ปีที่แล้ว

    Ilahayow uu naxariiso nin raga buu ahaaye, warkiisu wuu cadaa

  • @abdikhalaqahmed5863
    @abdikhalaqahmed5863 7 ปีที่แล้ว

    xaji cabdi ilhay cimriga ha barkeyo

  • @aa.aftaag3272
    @aa.aftaag3272 10 ปีที่แล้ว +5

    weriye asluubkan wax kabedel arinkaagu waa cadyahay waxaad doonaysaa reero gaar ah taariikhdooda halka qaarka kale aanad doonayn

    • @alahlemuse2997
      @alahlemuse2997 7 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Nabadoon kuwo yaqaano uunbuu tarkhdooday yaqaana khasab maah inoo somaliya oodhan war uhayo

  • @abdirashidmohamed3587
    @abdirashidmohamed3587 8 ปีที่แล้ว +1

    Cidii xoriyada u dirirtay taariikhda qortay maaha dad aad iskaa u jeceshay adigu taariikh samayso

  • @abdirizaknouh3477
    @abdirizaknouh3477 หลายเดือนก่อน

    SNM WAA DHAQDHAQAAQII XORNIMADOON EE SOMALILAND KA BILAABMAY.
    NODAYNA JIMCIYAD HADDANA SNL
    HALKAAS AYAY KA TIMID
    TAN MAANTA SNM

  • @bashirali5651
    @bashirali5651 6 ปีที่แล้ว

    Xusuus qorkii gees

  • @Sheekadena
    @Sheekadena 5 ปีที่แล้ว

    Alle haw naxariisto

  • @engahmedismailabiib7325
    @engahmedismailabiib7325 5 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto

  • @aa.aftaag3272
    @aa.aftaag3272 10 ปีที่แล้ว +1

    nimanka hormoodka ka ahaa somaliland inay xoriyadeeda hesho waxay ahaayeen faarax oomaar,maykal maryama iyo dube cali yare

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 6 ปีที่แล้ว

      Abdi Nabadoon
      Oo nimankan madax beyba ahaayeene sidey xoriyadda u keenen mase keeni karaa xoriyad nin nooli?
      Axsan shiikh bashiir aun maad tiraahdid xoriyadda la heley baa dhiigiisii u dads hey qof nool oo saldanad heley ma ahan xoriyad dhaliyee waa xoriyad dhaxle!

  • @hamdasaeed2606
    @hamdasaeed2606 5 ปีที่แล้ว

    0