PRANK NAXDINTA LAHAA KADIB SURPRISE AAY ILA IMEYSAY AYAAN U sameeyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ส.ค. 2022

ความคิดเห็น • 213

  • @bobby7715
    @bobby7715 2 ปีที่แล้ว +46

    Dunida ma so marin ruux ka sharaf badan nabi maxamed scw❤💚

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 2 ปีที่แล้ว +88

    Nabigii ugu dulqaadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badnaa intuu ilahay abuuray oo dhan waa nabi Muhammad Sallallaahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya suubanah 😍❤🕋

  • @istahilcadey5412
    @istahilcadey5412 2 ปีที่แล้ว +26

    Wow mash Allah family quurx badan isku waar inash Allah keep going my sister 💋❤💕💕❤🤲🙏

  • @nastehhuseenahmed9822
    @nastehhuseenahmed9822 2 ปีที่แล้ว +12

    Ayy m.a ilahow wax kla geeya ka ilaali oo frxdoda wligod hka nusqaamin🤲🏻🥺

  • @maxamuudsiciid6974
    @maxamuudsiciid6974 ปีที่แล้ว +4

    Ma Sha Allah Nuradiin qoys lagu daydo ayaa tihiin Farxd ku Nolada ❣️🥰🥰

  • @nafisoomar4179
    @nafisoomar4179 2 ปีที่แล้ว +3

    Ugu danbeen waankaa qabnaa nuradin raali galintaada dhisma oo dhaqma nuuradiin iyo fadimiina

  • @aishocabdikarin6238
    @aishocabdikarin6238 2 ปีที่แล้ว +7

    waa runteed hadaan dumar nahay si fudud kuma qanacno👪❤🌍 m.a my family

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 ปีที่แล้ว +8

    Manshallah 😍 nuradin kl legend 🙌 👏

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 2 ปีที่แล้ว +5

    Waa sugayay a raali gelintan ❤️❤️illahy isha ibna aadamka haydinka hayo masha allh

  • @salmasadaq7335
    @salmasadaq7335 2 ปีที่แล้ว +5

    Atarisho hadee happy noqotay anina happy ahay love Atarisho ❤❤❤❤❤

  • @najahabd9409
    @najahabd9409 2 ปีที่แล้ว +9

    Machallah family quurx badan ilaah isku waar inchaallah

  • @Aynimahamud9477
    @Aynimahamud9477 2 ปีที่แล้ว +10

    Masha allh allha idin xafido familygeyga 👪 ♥ ❤

  • @xaliimaibraahim3462
    @xaliimaibraahim3462 2 ปีที่แล้ว +8

    Ayy mi couple 💑 ♥ nolosha idiinma xumayso Apid ❤

  • @hibodeck1906
    @hibodeck1906 ปีที่แล้ว

    Masha Allah farxad aan dhamaad laheen ilahay haidinsiyo Nuurdin iyo atarisho badiyo

  • @farxaanmaxamed165
    @farxaanmaxamed165 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninka Ragga Ah waa nin kii xaas kiisa qa nacsado m.a ii noo laada 🥰💜💙💖

  • @riyaanruun1097
    @riyaanruun1097 2 ปีที่แล้ว +8

    Mashaa allah family 👪❤ aan jeclahay

  • @zuuzaanhonest7768
    @zuuzaanhonest7768 2 ปีที่แล้ว +1

    Abti nuurdiin hawar yar faadumina mar waliba sidaan ugu farxi wlhi farxadiina wn jeclahay illahy ha idin siyaadiyo🥰💯muscab dhankisa haka so marin plz hooyo mcn illahy hano xafido🥰🤲🤲

  • @saciidojaamac9921
    @saciidojaamac9921 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkk nuurdiin wuu is cajibiyee bis iska dheh yaaqe

  • @zadaamleoofficial431
    @zadaamleoofficial431 2 ปีที่แล้ว +1

    The best person ever , the most knowledge ablev and the most all created prophet mohamed scw❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😰

  • @xanaanxanaan6209
    @xanaanxanaan6209 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allah .my best couples .Allah ilaahayow isii nin wngzn Oo aan is jclny Amiin ii gudar Hadaaba akhriday comm..

    • @saynabcadey2627
      @saynabcadey2627 2 ปีที่แล้ว

      AAAMIN aamin insha allah mid khayr qaba oo aad ku faraxdo nolosha farxad wada qadatan awlaad bariya na allah ha Idiin siiyo insha allah mid baaariya oo diinleh oo xaqaga sisharafleh u guta insha allah Macnto

  • @samiyoqalanjo1364
    @samiyoqalanjo1364 2 ปีที่แล้ว +4

    Prank fudud ha ahaado hadii lasamaynayo❤🤣💯

  • @fahmomuuse6803
    @fahmomuuse6803 2 ปีที่แล้ว +7

    Mash Allah my family 🥰🥰

  • @khadijokhadijo6167
    @khadijokhadijo6167 2 ปีที่แล้ว +3

    M.a family 👪 aad uqurux badan aa tihiin Allah idin xifdiyo

  • @suaadhidigow1661
    @suaadhidigow1661 2 ปีที่แล้ว +2

    Allow barakeey faamilkaan iska jeclahy

  • @shamsaabdullahi5327
    @shamsaabdullahi5327 2 ปีที่แล้ว +2

    allow isu Barakeeyo🥺🥺🥺

  • @aamina9785
    @aamina9785 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnshalh isku wara abid
    Lkn mid xanaqa badan iska ialiya

  • @amaalaxmedcumar5811
    @amaalaxmedcumar5811 2 ปีที่แล้ว

    Waaan jeclahay markaa iska jogtaa farxadeyda waa mid ku diyasho mudan isku waara lamanaheyga💝💏

  • @ifraaxhussein7443
    @ifraaxhussein7443 2 ปีที่แล้ว

    M.a wllhi dumarkeena qalbi xab xab waaye jaaa atariisho wixi hore weyba iska hilmaamtay War ragow haplaha dhowra m.a nuurdiin geesi reerkiisa jacel❤❤❤❤❤Allaha isku kiin dhaafo

  • @xamdasaleebanaw-daahir4856
    @xamdasaleebanaw-daahir4856 2 ปีที่แล้ว +2

    Wllo markasta tidhaahda joojinaya waxso kale hadan so celisaa,caruurta waxso kale ma lagu ciyaaro,wax yabo kale isku sameya oo ilaaliya niyada markasta qofka insha allah.mhddantihiin

  • @queenzuhuur1025
    @queenzuhuur1025 2 ปีที่แล้ว

    team atariisho Hada nhy Waa faraxzanahy walahi thank you nuradiin😇😇😇😇

  • @azmiitamohammed7309
    @azmiitamohammed7309 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll ilahay haku dayo rerka kuna fara adayg oo saa u farax sanada nuradinaw

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader 2 ปีที่แล้ว +3

    Inta Prank markay araktay soo carartay ismuujiya

  • @jamilaaxmed2820
    @jamilaaxmed2820 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah Royal family farxad kuwara

  • @faycalsaadia4539
    @faycalsaadia4539 2 ปีที่แล้ว +7

    Machallah machallah mes chères ❤💋

  • @istarahmed3088
    @istarahmed3088 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilahey haa ii din barageyo

  • @deeqohg4597
    @deeqohg4597 2 ปีที่แล้ว +1

    Nuurdiin prank sammy anga atariishadeena raaligalin inoo helyso gifti inoo helyso qatar

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allaaah frxd ku nolaada
    atariisho ducadeeda ka helay
    aamiin aamiin ku dhahaybabaayo
    indho aan adiblaheen 🤣🤣🤣🤣
    nuuradiin atariisho sad dahab ugad
    🤣🤣🤣

  • @maxamadaxmed6527
    @maxamadaxmed6527 2 ปีที่แล้ว +3

    keep going lamaanaha kl

  • @umumuscab4852
    @umumuscab4852 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah atarishada haday qanacdhi waa diyar xajigada illahay kamaqado

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv ปีที่แล้ว +1

    Dumarland qanciskooda madhamaado😂😂😂

  • @abdisalamyuusuf9215
    @abdisalamyuusuf9215 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilmaha hooyadood lakuma dheelo xaga ilmaha wax kale baranki kadhig

  • @sahrosiidcali9638
    @sahrosiidcali9638 2 ปีที่แล้ว +2

    Atariisho qanciskeena ma dhamaado 🤣🤣🤣

  • @hakimaabdi702
    @hakimaabdi702 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allah idin dayoo my favourite couples

  • @nimconura9658
    @nimconura9658 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allah mahadsanid

  • @astudent860
    @astudent860 2 ปีที่แล้ว +2

    Hadyad wax ugu yar haba aheta wala qata m.a familka kaliyah ee an tagero💔❤️🙏

  • @iqruushiqrocali5982
    @iqruushiqrocali5982 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @eidomahdi7944
    @eidomahdi7944 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allh my couple's keep Going

  • @queneyman3106
    @queneyman3106 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh happy family 👪 ❤️ 💕 idin xiisnay vidio saan cml ah

  • @Nacubes1126
    @Nacubes1126 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha.allh farxada alle ha udiin siyadiyo asxabta rer kan masha.allh dhaha marka aragtaan😉❤

  • @zelmiinaali3794
    @zelmiinaali3794 2 ปีที่แล้ว

    Walaalaha reer Malesia plz booqda walaasheen Zamzam official oo wiilkeeda ka xanuunsanyhy maanta ayeey garab u baahantahay plz plz Maxamed Yare Allaha caafiyo❤️🤲🏽

  • @abdullaahigmail9088
    @abdullaahigmail9088 2 ปีที่แล้ว +4

    Maansha allaah ☺️☺️

  • @fatishroonfatishcadey9193
    @fatishroonfatishcadey9193 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a keep going

  • @shamsaabdullahi5327
    @shamsaabdullahi5327 ปีที่แล้ว

    Nuurdin Bowe Asad hajio uso hambaley🥺🙏

  • @abuxamzaxariiradcabdilaahi3422
    @abuxamzaxariiradcabdilaahi3422 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah nuradiin ilahay ini barakeeyo Amiin

  • @ismacilfantastic9718
    @ismacilfantastic9718 2 ปีที่แล้ว +1

    My couples allah ha idin xafido

  • @cannavaroatletiko409
    @cannavaroatletiko409 ปีที่แล้ว

    nuuradiin atariishda xaalmari waa ku barya pro

  • @nuurabdullahi6074
    @nuurabdullahi6074 ปีที่แล้ว

    Wah mahada uga horeyso dar uu gabada ugado

  • @taslimabdulahimohamud6118
    @taslimabdulahimohamud6118 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah rabiyooo isku daaaaaa🥺🤲🤲
    Farxadeena rabi haaa idin siyaaadiyo mi family🥰❤️

  • @saamiaahmed2647
    @saamiaahmed2647 2 ปีที่แล้ว +1

    Next xalmarin dahab 😂🤘🏼

  • @somalia641
    @somalia641 ปีที่แล้ว

    Aniga iyo adiga aqrinaayo qoraalkan illahay qabriggeena beer beerah jannada kamid ah ha nooga dhig amiin dheh subscirbers isaar bls RESBECT

  • @cabduwalimaxamed3444
    @cabduwalimaxamed3444 2 ปีที่แล้ว +1

    my family waan inwataa hory usocda

  • @shuriismacil1910
    @shuriismacil1910 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allha

  • @prettyinacumar3894
    @prettyinacumar3894 2 ปีที่แล้ว

    ILAAHIYOw nolol qurux bdn oo ogu fican igu bishaarey iyo guur farxad iyo qeer bdn 🥹🥺❤️

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah wll

  • @najuuomar2719
    @najuuomar2719 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah my family allah yacizak allaha idiin dhowro shukran nurdiin kl

  • @sarahobsiye7556
    @sarahobsiye7556 2 ปีที่แล้ว

    M.a lamaneheyga farxadina jclahy

  • @abudaud1230
    @abudaud1230 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah family qurux badan wanaagsan wacan tahay

  • @nimcoabdulkadir4415
    @nimcoabdulkadir4415 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah bro and my sis farxad ayaan idin rajeynaya farxad ayan idin rajeynaya

  • @qaaliabdi4475
    @qaaliabdi4475 2 ปีที่แล้ว +1

    Farxda hanila jirtoh mh fmily

  • @shukriilkacas1354
    @shukriilkacas1354 ปีที่แล้ว

    Waadnaga maseersiiseen runtii
    Guuleysta marwalpa

  • @hamzecr2353
    @hamzecr2353 2 ปีที่แล้ว

    Xaal Mariin sii gabadha noradiinow zxb

  • @najmamahamud324
    @najmamahamud324 2 ปีที่แล้ว +1

    Team dumar SAAS waaye atariisho

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 2 ปีที่แล้ว +1

    nuradiin gabadha adiigoo ka nixin sii supriska

  • @shukriyusuf8665
    @shukriyusuf8665 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh waa qurux dharku

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah allaha isku Kiin xafido aduun iyo aaqiro 💐

  • @Zafiina939
    @Zafiina939 2 ปีที่แล้ว

    M.a wllhi family an jeclhy ayad tihiin alle haysku kiin dayo🥺🤲🤲

  • @haawasharaf4822
    @haawasharaf4822 2 ปีที่แล้ว +2

    Gift 🎁 xìga dahab waà so dadaal nurdin

  • @khadracumar6581
    @khadracumar6581 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah baraka laah aadabn ugu frxa familiyad aadka uqurx aadkana isu jcl wllkay nuradiin horay usocda adiyo faadumina🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mahadxassan2029
    @mahadxassan2029 2 ปีที่แล้ว

    Mazeeraa naku diloyzaa nio nakaadaaaa nuurow 🤣🤣

  • @cilansaar3082
    @cilansaar3082 2 ปีที่แล้ว +1

    Gulaysta if iyo akhiraba

  • @munacqanimuuse455
    @munacqanimuuse455 2 ปีที่แล้ว +1

    Waw falimy qurxoon

  • @abdulfatahabdulkadirsufi5683
    @abdulfatahabdulkadirsufi5683 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxp kalige ahaye marka dhahday hada ka dib prank majiro hadi kale prank qarash daba soconayo intas qosol iga kenay

  • @cashacali517
    @cashacali517 2 ปีที่แล้ว

    maasha Allah wwwwoooowwwww waan idin jacelahy walahi Maasha Allah walahi walalakay qali iyo walashay qali

  • @adoontaalle4225
    @adoontaalle4225 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah famli qurux badan farxadku nolada

  • @xafsoxubi7965
    @xafsoxubi7965 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa alah waligina faraxsanada ilxun idinmaarakto ❤❤

  • @ruweydaali7545
    @ruweydaali7545 2 ปีที่แล้ว

    Sawiran qurux badan kaga so qad dharkas nooh markas aaka sii mcn nuurdiinow

  • @maryamomohamed4306
    @maryamomohamed4306 2 ปีที่แล้ว

    Mlinkasto mawxa kujireysa prank kdib suprise Nolsha inta ma,ahn wxyaalo cusub la,imow saxb😌

  • @sulekhaasiman7871
    @sulekhaasiman7871 ปีที่แล้ว +1

    Atarishathaaa farxadethaa subscribe kudheee wlh

  • @Mohammedoslo
    @Mohammedoslo 2 ปีที่แล้ว

    Lamaanahaygii love you wlhi
    Wda noolaada dadyahow cissiga lihi😍❤

  • @shukrimohamet5320
    @shukrimohamet5320 ปีที่แล้ว

    Nuurdiin waan idin xiisey maxa dhacy mar weliba video Yada waa dhararaa wllhi waa idin jecelahy in bdn💔❤️💯another video coming soon 😄 😆 💖

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allaaah walalo qali ilaahy hisku kiin dayo walheye qaliya 🤴🏾👸💇‍♂️

  • @khadroadam3554
    @khadroadam3554 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah farxd ku nololda wllhay aan aad utaagero

  • @maxamuudsiciid6974
    @maxamuudsiciid6974 ปีที่แล้ว +1

    Prank kiyada badan ka ilaali dumashi ✌️💥

  • @maryamabdirashiid1824
    @maryamabdirashiid1824 ปีที่แล้ว

    Masha alllah🥰🥰🥰🥰

  • @sagalhussen865
    @sagalhussen865 2 ปีที่แล้ว +1

    Qofki u horeryay ayan noqday cawa lamanahaygi ini jeclahay

  • @aslimuxumad8753
    @aslimuxumad8753 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah Ilaha ha isku ken barageyo

  • @najmamahamud324
    @najmamahamud324 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah beautiful couples

  • @user-io3wc3ji7p
    @user-io3wc3ji7p 9 หลายเดือนก่อน +1

    Keep 💯💯❤❤❤

  • @xaawo1
    @xaawo1 2 ปีที่แล้ว

    Nuuradiin habo xaal marinta faanoole fari kama qodno midkalo lagaa rabaa

  • @raliaabdikontoma9783
    @raliaabdikontoma9783 2 ปีที่แล้ว

    MashaaAllah nurdin you the best 👌 good 👍