FARXAD IS CELIN WAAYAY UUR AYAAN KUU LEEYAHAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 2.7K

  • @ansalfuaad4958
    @ansalfuaad4958 ปีที่แล้ว +61

    Ilhay waxaa ka baryaa inuu gabar ku siiyo farxad willka waad aragtay farxad gabadha ayaa ku rajinaa ❤

  • @simply_cutıe-d8v
    @simply_cutıe-d8v ปีที่แล้ว +196

    Nuradiin waa iga oysiisay walahi😭 qof wanagsan tahay family qurxan allah idin saidsho farxadiinaa alahuma amen.

    • @farxiyofarxiyo4031
      @farxiyofarxiyo4031 ปีที่แล้ว +2

      Mnshllllh alle haku adkeeyooo abayoo

    • @umusalmaan2575
      @umusalmaan2575 ปีที่แล้ว

      Walaahi waa ooyey,ilaah ha idinka ha idinka dhigo awlaad baari ah nuuridiin anaa iiga oysiisey

    • @CaaishaBarkhad
      @CaaishaBarkhad ปีที่แล้ว

      ​@@farxiyofarxiyo4031😊

  • @leylomohamed205
    @leylomohamed205 ปีที่แล้ว +313

    Masha Allah nuuradiin Alle haku brakeyo wlh waxatahay qof qalbi wanaagsan marka dhahadey inaan 2ragco salatul shukri dukado wayay wnku farxay dadka waxa ugu wanagsan qofka Alle u mahad celiyo marka hore allow idin daay oo farxadina idin siyaadi Aaaamin Aaaamin Aaaamin yaa rabi

    • @nawalsheikh217
      @nawalsheikh217 ปีที่แล้ว +2

      amin yarabi

    • @yaasmiinandirizak3301
      @yaasmiinandirizak3301 ปีที่แล้ว +2

      M.a

    • @kaamiloodowa5561
      @kaamiloodowa5561 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa rabbi

    • @hawilareine640
      @hawilareine640 ปีที่แล้ว

      Masha alla nuradin wllo alaha ku barakeyo wlhi waxatihin dadka dadnimada ugu fican uguna qalbiga wngsn adiga iyo Fatima ilhay cafimad iyo cumri dhere iyo farxad an dhamad lehen ilhay ha idinku dego inta noloshina kadhiman atorisho fatima ilahay adigana hu ku fududeyo dhemaney 💎

    • @hindaahmed8055
      @hindaahmed8055 ปีที่แล้ว +2

      Masha,Allah hambalyo ilaahay haidin barakeeyo❤

  • @FarhiyaaaMohamed
    @FarhiyaaaMohamed 2 หลายเดือนก่อน +2

    Videogaan emotional ku dareemay faraxad ah mashaallah ilahay ha idin siyaadiyo hadiyada ilahay idin siiyay caruurtu wa hadiyada ugu qaalisan aduunkan🥺❤️

  • @dekasabriye9158
    @dekasabriye9158 ปีที่แล้ว +10

    Nuradin maskin waye hoyade ina Waco waye ushego 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 ปีที่แล้ว +19

    Qofka uurka leh ducadisa aqbal waye abyo please ani muraad leyahy ina waxi niyadeda kujiro an helo fataxada iso mar walbo insha Allah adigane Allah haku adkeyo teda kle nimcada rabi kusiyey ha sheg shegin preved kadhigo 🤲🤲

    • @maryancumarxuseen
      @maryancumarxuseen ปีที่แล้ว +3

      Abaayo wixii niyadaada kujiro allha kuusahlo anna iisooducey oowlaad baariyaal ah rabi isiiyo

    • @hodanosman6621
      @hodanosman6621 ปีที่แล้ว

      Alle hakusiiyo muraadkaga wll

  • @Gaashan1
    @Gaashan1 ปีที่แล้ว +75

    Anaaba farxd la ilmeyay 🥺🥺 Illahy Ha idin Xafido abaayo dhamntiin adi iyo family-gaga! ❤️🥳

    • @maryancumarxuseen
      @maryancumarxuseen ปีที่แล้ว +2

      Masha allh allha ubarakeyo anna igu ducey owlaad baariyaal ah

    • @ikraanabdiwarsame7531
      @ikraanabdiwarsame7531 ปีที่แล้ว +2

      Adiga Sidokle Allah ku siiyo🎉🎉

    • @Gaashan1
      @Gaashan1 ปีที่แล้ว +2

      @@maryancumarxuseen Illahy Haku Siiyo Abaayo 🥺❤️

    • @maryancumarxuseen
      @maryancumarxuseen ปีที่แล้ว +1

      @@ikraanabdiwarsame7531 aamiin yaarabi

    • @maryancumarxuseen
      @maryancumarxuseen ปีที่แล้ว +1

      @@Gaashan1 allhuma amiin amiin yaarabi🤲🤲🤲

  • @haboonilkacase9469
    @haboonilkacase9469 ปีที่แล้ว +37

    Ilaho niin bariya oo naxaris badan isahal, AMIIN

  • @Maryaneey-l4h
    @Maryaneey-l4h ปีที่แล้ว +15

    The way he is looking at her Allahuma barik ❤

  • @sitamoyo7937
    @sitamoyo7937 ปีที่แล้ว +13

    Nuraadin is one in a million walahi😢😢😢 illahay haku dhayo abayo mcn

  • @rahmoabdi8164
    @rahmoabdi8164 ปีที่แล้ว +143

    Ayyyyy atariisho ani iyo adi tookadii hore isku mid hdne isku mid nhy Allah noo adkeeyo🤲🏾🤲🏾

    • @maryancumarxuseen
      @maryancumarxuseen ปีที่แล้ว +18

      Masha allh allha niibarakeyo iisoo duceya inuu owlaad baariyaal ah rabi igu deeqo insha allh aloow iga farxi ducada igu sookaba insha allh😢

    • @HodanBirati
      @HodanBirati ปีที่แล้ว +2

      ​@@maryancumarxuseen ale haku siiyo awlad Bari yaal ah abayo

    • @samiirdaahir-fv8nu
      @samiirdaahir-fv8nu ปีที่แล้ว +2

      Masha allh hamblyo ubad baari ah allha ku siyo o walac iyo Fosha ku dhimtoon

    • @maryancumarxuseen
      @maryancumarxuseen ปีที่แล้ว +1

      @@HodanBirati aamiin yaarabi🤲🤲🤲

    • @maryancumarxuseen
      @maryancumarxuseen ปีที่แล้ว +1

      @@samiirdaahir-fv8nu allhuma aamiiin aaamiin yaarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Gabarsomalied
    @Gabarsomalied ปีที่แล้ว +25

    asxapta nuurdiin iyo atariisho iso duceeya in alle iga farxiyo oo awlaad saalix igu arsaaqo ducada midkiin in la aqbala laga yaba plz iso duceeya faraj khayr qaba in alle i furo waxan mara samadkii 7 ee guurkayga yaarabi isii waku baryaa adiga awood leh 🤲🤲🤲

    • @daganelmi5191
      @daganelmi5191 ปีที่แล้ว +1

      Illahow owlaad baari ah ku sii

    • @nathifsolutions1411
      @nathifsolutions1411 ปีที่แล้ว

      Ameen abayo macanto illahey riyatha ku rumeyo sabarka bathi athkar iyo Quranka.

    • @nasrinasr6407
      @nasrinasr6407 ปีที่แล้ว

      Wixi sodaha khere kukujira niyda qher ushek awlad salixin Allah hakukuarzaqo

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 ปีที่แล้ว

      ax inshallah ilahye waxan kaga barya waxad ku farxdo o ilmo fican

    • @maryancumarxuseen
      @maryancumarxuseen ปีที่แล้ว +1

      Abaayo allha kusiiyo owlaad dag dag ah anigana allha igu arsaaqo insha allh rabi hanawada siiyo insha allh

  • @YUUNEY2
    @YUUNEY2 ปีที่แล้ว +32

    Mabrook walaalahey awlaadiina "Rabi" ha idin barakeeyo owlaad saalixaad ah :yaarabiAmiin abayadey atariisho uurka "Rabi"ha kuu fududeyo caafimaad buuxa adiga iyo baby ga Amiin

  • @aminaciise9290
    @aminaciise9290 ปีที่แล้ว +10

    Allahyow qof noloshayda ubadkeyga ugu faraxsan hanna siiyo aamiim allahysku kiin daayo aadbaan idiinku hamblyaynayaaa❤❤❤

  • @MuunaJamacrooble-ls3rk
    @MuunaJamacrooble-ls3rk ปีที่แล้ว +3

    Mnshllh Mnshllh Mnshllh hamblyo hamblyo wll aad uugu farxay wlhy
    Nuradiin qof aad uqalbi wacan weeye marka loshegay salaad shukri tukana udhahay ilmadana uu ceshan waayey farxad daraaded wll alle haydiin barakeeyo awlaada adogana caafimad alle hakugu kala keeno🤲🤲🤲🤲🥰♥️❤️❤️❤️❤️

  • @Amiira96
    @Amiira96 ปีที่แล้ว +35

    Waan idinku farxay runtii
    Msh allh plz lkn Faadumiina hab sii maskiin farxada haka qasin walashey is adkeey adi ceyb waaye waxaas allah hakuu kala keeno adna lkn sidaas ceyb waye abayo ninkaaaga farxad geli bes sabar adna allah ha idin fududeeyo msh allh wllkey adina iska sabar waan maqli jiray naagaha nimanka ayee ku walacan wayna nacaan shiirkiisa balse run aan u arkay caawa plz faadumina markale sabar badann muujiye salaad walbo duceyso sheydaan waaye aan islee yahay waxa kuu sheekeynaayo ee quran guriga ku shita aqriyana hadaa aragtay love isaara nurdina iy9 fadumina isku waara ebedkina sheydan iyo cadaw allah ha idinka qabto amin ya rabi

    • @maryancumarxuseen
      @maryancumarxuseen ปีที่แล้ว +3

      Masha allh allha ubarakeyo anna isoo duceya owlaad baariyaal inuu rabi isiiyo insha allh

    • @AndirahmaanSaleebaan-jq8cd
      @AndirahmaanSaleebaan-jq8cd ปีที่แล้ว

      ​@@maryancumarxuseenalle haku siiyo wll

    • @ilkacasinackarim4635
      @ilkacasinackarim4635 ปีที่แล้ว

      Allh awlada saalixa hakusiiyo

    • @baxsan
      @baxsan ปีที่แล้ว +1

      Saad uhadashay ma xuma lkn iyadu way xanuunsantay isagaa sabarka laga rabaa qof sabrayana wuu u eegyahay aad buu ugu faraxsanyay

    • @maryancumarxuseen
      @maryancumarxuseen ปีที่แล้ว

      @@AndirahmaanSaleebaan-jq8cd aamiin yaarabi🤲

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 ปีที่แล้ว +32

    Allow Qofkii isoo booqda Cimrigisa raaji🤲🥰

  • @wardomuhidin8631
    @wardomuhidin8631 ปีที่แล้ว +31

    Allow idin xafid allow ubadkiina baari idinka dhig allow farxadiina dhaafo farxadiina waa farxadeena 😍❤❤

  • @MiinaApdi
    @MiinaApdi ปีที่แล้ว +4

    Nuuradiin wlhi waa Aabo wanaagsan sidaan uga jeedo waayo Caruurta aad buu ujeclahay alle haku barakeyo oo alle Reerkiina haidin barakeeyo Dhamaantiina Barakooba idim alle Atariisho baadiyo Hooyo wanaagsanaa taahy noolaada Ubad qeyr qaba oo Baariyaal ah Alle haidin ku deeqo❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
    CONGRATULATIONS 🎉🎉🎉🎉🎉🌼💙🌹

  • @yasmiincabdinuur
    @yasmiincabdinuur ปีที่แล้ว +3

    Daacadii wan il me yayy❤😢 ilahey ha. Ku. Dhaafo. M.a❤😢😢

  • @iloveallah3519
    @iloveallah3519 ปีที่แล้ว +16

    I cried like a baby wallaahi masha Allah beautiful couple ayaa yihiin ilaahey ha idin adkeeyo

  • @hanaaxmedxayaad8057
    @hanaaxmedxayaad8057 ปีที่แล้ว +7

    Dareen gooni ah waayeen,siduu wajigiisu isku badalay mazha allah,Alle hakuu adkeeyo❤

  • @aaminocllahihassan9623
    @aaminocllahihassan9623 ปีที่แล้ว +7

    Wallahi Farxad Aanba la ilmeeyay🥺❤🙈ubad intaa haysatan AllaaH Ha inii koriyo hana idinka dhigo kuwo bariyo🤲 AllaaH Ha ini siiyo kuwo kale oo badan oo bariya🤲

  • @fanaxlayissack4630
    @fanaxlayissack4630 ปีที่แล้ว +3

    M.a hampalyo xapipti ubad qeyr qapo ayaan kuu rajeynaa insha allah

  • @Adanmahamedshale12
    @Adanmahamedshale12 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi qiiro daremay bal fiiri qimaha ay ubadka le yahin allow intii ubad heysan siin 🤲🥺

  • @naimaabukar3170
    @naimaabukar3170 ปีที่แล้ว +7

    Nuradin is so romantic but atarisho adadeeg max u ohosa kulaha farxad waye🥰

  • @aragsanahmed3169
    @aragsanahmed3169 ปีที่แล้ว +20

    Masha Allah Hanbalyo walaal allah haydin adkeeyo farxadana abid ku waara❤️❤️

  • @mumtaazofficialchennel6012
    @mumtaazofficialchennel6012 ปีที่แล้ว +25

    Mashallah congratulations ❤❤❤❤family aan taageero awlaad wanaagsn ood kufarxdaan sanadyo badan eebe ha inasiiyo AAAMIIN AAAMIIN AAAMIIN
    Wllhi 😢farxadiina ayaa la ilmeeyay
    Ducada asxaabtiina iyo waalidiintiina ayuu allah inkusiiyay farxadaan
    Markstana ahaada dad allaah ushukriya kuna xamdiya
    Qalbiyadiina mrksta alle kuxira Inshallh culeeskasta alle wuu inkaqaadi
    Mar2baaad congratulation our family somali blood❤❤❤❤ mashallah

  • @maxamedhassan297
    @maxamedhassan297 ปีที่แล้ว +11

    M.A Hampalyo Wlkey Nuradiin & Wlshey Atarisho Badiyo Allaha idin xafido reerkinane Allaha idin barakayo farxad waarta idin rajeyna lamanaheyga Dunidow waan idin tageera waliba tagerihina kowaad waana idinku deysada idina jecelahay ❤❤❤👏👏

    • @zamzam2217
      @zamzam2217 ปีที่แล้ว

      Masha allah ilaahay caafimaad haniiku dhaliyo

  • @MssSuuro-le4hk
    @MssSuuro-le4hk ปีที่แล้ว +5

    M.a Ilaahay ha idin barakeeyo wlhi waan ilmeeyay runtii farxadiin a waa Farxadeyda m.a waxaan idin rajeynayaa Ilaahay inuu idin badiyo owlaadiina ❤️😭

  • @faadudoabdulahifaadumo8064
    @faadudoabdulahifaadumo8064 ปีที่แล้ว +15

    Maa shaa allah hambalyo lamanaha maleysia waxan idiin leyahay farxada allah hani siyaadiyo waa kaga farxisay wllhi isku waara ❤❤

  • @maryantahliil5323
    @maryantahliil5323 ปีที่แล้ว +52

    Allaah ha kuu adkeyo mataanana Allaah ha kaaga dhigo abyo si aad maahir iyo maryama ugu bixisid insha Allaah ❤❤

    • @haboonali7455
      @haboonali7455 ปีที่แล้ว +7

      Anigane mataano ilahoow isii amiinta ii qabta walalayaal

    • @zuumuuse6805
      @zuumuuse6805 ปีที่แล้ว +1

      @@haboonali7455 Aamiiiin Xppti

    • @maryancumarxuseen
      @maryancumarxuseen ปีที่แล้ว +2

      Masha allh allha ubarakeyo anna iisoo duceya owlaad baariyaal ah rabi isiiyo iyo inta muslimiin ah insha allh

    • @maryancumarxuseen
      @maryancumarxuseen ปีที่แล้ว +1

      ​@@haboonali7455 abaayo dhamaan teen allha nasiiyo waan wada jecelnaheee insha allh

    • @luulcraxmaan5451
      @luulcraxmaan5451 ปีที่แล้ว

      @@haboonali7455 Amiin

  • @AyaanDaahir-up4lo
    @AyaanDaahir-up4lo ปีที่แล้ว +15

    Masha alah my family iskuwaara ilaahy ha inuu barakeeyo nunahana aamin ilhy awlaad inta kabadan ha ini siiyo ilahy fosha hakuu dhibyareeyo aamiin

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh farxd igu nolada cadawga allh haidinka qabto awolaad bari ah allh haidin siiyo allh haku atkeeyo abyo atriisho

  • @ayaandegan82
    @ayaandegan82 ปีที่แล้ว +1

    Wllo aniga igusoo duceeye 2year ayan reer lahàaa illahaye markasta caruur waydiistaa inuu isiiyo.
    Aadbaan ugu farxaa farxadiina happy insha allaha qaali allaha nabad haku gaadhsiiyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @aragsanhazan9464
    @aragsanhazan9464 ปีที่แล้ว +6

    Anigana hadlayso duceeyo muraad ayaan leeyahay in alleh isiiyo 40 qof Ducadooda wala aqbala ayaan maqlay plse iso duceeya ❤❤❤❤❤

  • @hooyomcnto2902
    @hooyomcnto2902 ปีที่แล้ว +6

    Walahi mcnto wan kuu farxay runtii iin aan Aaniga farxsanahy aan kaa sooqadey walhi wan kuugu farhy wan kulaqadey farhadada mcnto guulestaa Aadiga iyo xajigaga 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤mabruga aaniga iiso dueya ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amranmahamud-8577
    @amranmahamud-8577 ปีที่แล้ว +5

    Faadumo caqli ley weyan sidey ugu shegtey ilmihi hore io imkaba wlhi waa qurux so u r mia role model ❤❤❤❤❤❤❤❤❤allh ubad idin anfca ha idin siiyo🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 ปีที่แล้ว +4

    Dhisma oo dhaqma actually we love you and i represent #Duriyadii
    Cadawgiina ha uyaacina
    From Somaliland 💚 🤍 ❤️

    • @nimcofaysal2676
      @nimcofaysal2676 ปีที่แล้ว +1

      Maxaa somaliland keenay ma aygaa ah tolow 😂😂 Maansh allah ilaahay ha barkeeyo somaalliland

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 ปีที่แล้ว +1

      @@nimcofaysal2676 mahadsanid sharafeey, Maya waa jaarka lamaanuhu reer Somaliland maaha lkn (I represent) waa afqalaad waxaan kawadaa anigoo matalaya reer #Somaliland oo ah bulsho daawata ama taageerta lamaanahan ixtiraamka badan waxaan leenahay cadwgiina kaxun noloshiina haw bixina ee hore usocda

  • @ducaysanchannel1325
    @ducaysanchannel1325 ปีที่แล้ว +2

    Mashaallah alle awlad bariya ha idin siiyo nolo farxad leh cafimad kuwra family aan jecelahay ba tihiin 🥰🥰🥰

  • @samiasimon6616
    @samiasimon6616 ปีที่แล้ว +8

    Am very very happy wllhi tiktok ku soo arkay horey ka imaaday prank ino noqdo ka baqayey Alx wllhi aad ban idinku fanaa my fv couple ma tihiin alle idin deesto my family ❤🎉❤😍🥰🥰

  • @SihaamAbdi-tv5zb
    @SihaamAbdi-tv5zb ปีที่แล้ว +41

    Ayyyyyy❤ m.a 😊 Alah Kuu fududeeyo I.a U wad badan oo qeer qawo Alah idikal siiiyo 🎉

    • @maryancumarxuseen
      @maryancumarxuseen ปีที่แล้ว +1

      Masha allh allha ubarakeyo anna iisoo ducey owlaad baariyaal ah inuu rabi igu deeqo insha allh yaarabi isii owlaad qeer qabaan

    • @NimcoCabdiraxmaan-q1b
      @NimcoCabdiraxmaan-q1b ปีที่แล้ว

      ​@@maryancumarxuseen amiin wll ❤❤❤

  • @SumayoBashiir-ci9zs
    @SumayoBashiir-ci9zs ปีที่แล้ว +13

    Masha Allh Uwada Qora please Masha Allh Masha Allh Wku Farxay Wlh iLahay Hku Xifdiyo Dhipna Kuguma Tuso AbaayI❤

  • @skukriali638
    @skukriali638 ปีที่แล้ว +2

    Noloshydiyey illahay hku fududeyo xanuunka walacaa🥺💊

  • @nacimaabdiaziz7913
    @nacimaabdiaziz7913 ปีที่แล้ว +1

    N BaBa2 F mama 2 MashaAllah MashaAllah MashaAllah ♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 ปีที่แล้ว +8

    Alxamdulillah, mashaa Allah
    Nuradin kl iyo fadumiina, Alle SWT ha idiin Nabad keeno baby number 2
    Baby muscab Iyo dhamaantiin Alle ha idin xifdiyo, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin yaa Rabb😊❤️❤️

  • @abdullahimuktarhussein3113
    @abdullahimuktarhussein3113 ปีที่แล้ว +196

    Mashallah ❤ people think mostly men are not that happy with the pregnancy or birth of a child but we don't show our emotions but it is beautiful when you realise someone is coming to this world that will eventually be a generation from you congratulations 🎉🎉🎉

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 ปีที่แล้ว +6

    Hambalyo hambalyo
    Nuradin, fadumiina iyo baby muscab
    Farxadiinu waa teena❣️❣️

  • @KowsarAbduqadir12
    @KowsarAbduqadir12 หลายเดือนก่อน

    ilaheey heydiin barakeeyo farxada heydiin siyaadiyo u bad baariya heeydin kaga dhigo abaayo aboowe

  • @khadijaelmi9466
    @khadijaelmi9466 ปีที่แล้ว +3

    Asc Nuuradiin usheeg atariishada baby ga aywado ayee rabaan inay stress kufuran cunu geeda ha unaxdo xaasidka waa badanyahay

  • @barliincolow3319
    @barliincolow3319 ปีที่แล้ว +6

    Ayyyyy masha allah wlhi anaba ku farxay coming son idinko cafimad qabo🎉💋🥰

  • @mahaabdi7137
    @mahaabdi7137 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allah tabaraka allah naxariistiisa wax qudha loo dhigin wlhy siduu u eegayo wuxu sugi kari layahay siduu u daryeeli lahaa hawshiisa u qabsan lahaa ilahy ha isku kiin daayo insha allah 😢❤

  • @HudaMohamed-k5h
    @HudaMohamed-k5h ปีที่แล้ว +12

    Masha allaH alle haydin barakeyo farxda iyo ubadkaba family quruxbadan ayaa tihiin ❤❤❤❤

  • @CabdirshiidMaxamed
    @CabdirshiidMaxamed หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allah allah ku xafido 🤲🤲🤲

  • @dhelatira
    @dhelatira 10 หลายเดือนก่อน

    Nahi io nacimo horey dhashen dawdane mar 2aaad vudiogan ilhow ana isi labo matana igu irsaq wali ma gursan lkn curud alleh ha iga dhigo amiin jimco Ramadan tahay weye 2024 Isha allh❤🎉

  • @LulGuhad
    @LulGuhad ปีที่แล้ว +17

    Amiin yarabii alah ku adkeyo abyo ana isoo duceeya inuu ale owalaad igu arsaqo❤

    • @salmaadan9910
      @salmaadan9910 ปีที่แล้ว

      I.a abaayo awlaad baariya adigana ilahey haku kusiiyo oo aduun iyo aakhirobo ku anfacaan i.a❤❤

    • @kaltunahmed3518
      @kaltunahmed3518 ปีที่แล้ว

      Wallo rabi awlaad saalixa haku siyo adi iyo intan haysanba

  • @SacdiyoCabdisalam-q2d
    @SacdiyoCabdisalam-q2d ปีที่แล้ว +3

    Allaha idiin dhaafo apayo

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir ปีที่แล้ว +18

    Maasha allah illaahoow barakey ada kumahadsan rutii calaf iskudaray adinkana dadaala noloshiina waxii private kadhiga i.a from dhanka atariisho 🇸🇴❤🇸🇴❤

  • @nuuramaxmed-jm7pl
    @nuuramaxmed-jm7pl ปีที่แล้ว

    Sida isu guursateen mnta aya ii xigta daawashadiina😢❤ mansha allah hambalyooooooooo dadka xaasidka idinku dhagsan allah ha inika qabto

  • @sacdiyobusuri2068
    @sacdiyobusuri2068 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah ilaahay kuwa hindho qaboobsi hakaaga dhigo oo baariyaal dhamanteena inta haysaninna ilaahay hasiiyo owlaad hindhaha kuqaboobsadaan🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️

  • @SaynabMawliid-dy7be
    @SaynabMawliid-dy7be ปีที่แล้ว +40

    Waa ku farxsnahy alx ilaahow mataano kaaga dhig wiil iyo gabar insha alah ❤❤❤

    • @NaciimoAbdiasiis-nj4mx
      @NaciimoAbdiasiis-nj4mx ปีที่แล้ว

      M.a ducadadi alle wa u aqbalay mataano ayeey dhashay 2 gabdhood ah m.a alle ha u daayo

    • @DeeqoIsmaciil-o3v
      @DeeqoIsmaciil-o3v ปีที่แล้ว

      ducadaadi alle u aqbalay mashslalha

    • @xamdacarab3155
      @xamdacarab3155 ปีที่แล้ว

      Mansha allaah Qalbi ducadaadi ilaahay wuu u aqbalay
      Alle hawa barakeeyo wllo

    • @Ayan-zi1bg
      @Ayan-zi1bg ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin aamiin

    • @Duceysan5805
      @Duceysan5805 ปีที่แล้ว

      Mashaaa Allaaah Alle Wuu Aqbalay ducadada lawa wey dhashey wiil iyo gwar ah❤❤❤❤

  • @Zainab-laki
    @Zainab-laki ปีที่แล้ว +10

    Maaashallah congratulations family qurxo badan faraxad kuwar weliginb 🎉

  • @antg974
    @antg974 ปีที่แล้ว +32

    Mansha Allah Mabruk Atrisho and Nuradiin 🎉❤ Baby bariah khair qaba oocafimad qaba Allaha idin ku Deeqo Ameen🤲🏾

  • @WareerMan
    @WareerMan ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah Allah indaayo Walsh

  • @CiishaMursal-uk3it
    @CiishaMursal-uk3it ปีที่แล้ว +1

    😍😍الله يحفظك يا حبيبتي👨‍👩‍👧‍👦 الله يعافيكم اولادكم انا احبك والله🥰

  • @amalrashid8182
    @amalrashid8182 ปีที่แล้ว +39

    masha allah hambalyo hambalyo hambalyo 🎉 wll ilaahay kuu barakeeyo ❤

    • @fartuncadeey-mt3vr
      @fartuncadeey-mt3vr ปีที่แล้ว +1

      Habalyo atarish mashalah ilahay haku cafiyo❤❤❤❤😅❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @roodaaxmed4547
    @roodaaxmed4547 ปีที่แล้ว +4

    Wlahu wan ilmeyaay wan idinku farxay masha allla 😢❤❤

  • @NuurMaxamed-qd3cb
    @NuurMaxamed-qd3cb 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc hooyo macan setahay xalaada asc aabe macan aabemacan iyo hooyo mcn masha allah hooyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiya7882
    @safiya7882 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah mataano Allaaha ka dhigo caafimid leh Aamin Aamin yaarabi

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic ปีที่แล้ว +6

    MashaAllaah hambalyo walalkey atarisho abayo ilahey haku adkeeyo amiin yarabi 🥰🥰🥰🥰

  • @bushromaxedismacil
    @bushromaxedismacil ปีที่แล้ว +7

    M.a ilahay ha idiin siyaadiyo farxada atarishadana ilaahay ha ha ufududeyo u
    urka❤😊

  • @habibahassan2046
    @habibahassan2046 ปีที่แล้ว +31

    Masha Allah hambalyo may Allah bless and protect you and your family 🎉🎉🎉

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza4645 ปีที่แล้ว

    Masha allah illahay haku fududeyo idinkana illahay ha idisku kin barakeyo marwalbo iyo wax walbo ay noqoto dadka hadalkoda dhag ha udhigina Wxy ka xun yhn farxadina ilahay cadowga iyo isha biniadamka alle ha idinka qabto🤲♥️

  • @munomaxamud3555
    @munomaxamud3555 ปีที่แล้ว

    Nuradin hal mid aa kusheegaa bowe waxan dawaday prnk aad atirisho ku sameysy oo cunuga dhulka kaga dhacay cml abowe waxaas dumarka qalbiga ku jaba waxa laga yabaa naxdintay naxday inay maskaxdeedu tagto ma fahantay hada ka hor waxa dhacday islan baa gabadhay sodohda utahay cunugeedi ka qarisy naxdintay naxday wey walatay ila hdana wey walanthy marka waxas oo kale laguma kafto gabadha qalbigeeda ilaali abowe waana idin salamaya❤isku waara abid❤❤❤❤

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 ปีที่แล้ว +27

    Mashallah i'm so happy for u guys

  • @Niimmoh4
    @Niimmoh4 ปีที่แล้ว +18

    Maasha Allah familiy Qurux badan Allah ha idin xafido❤❤❤❤

    • @ZeinabAbdi-kw4gf
      @ZeinabAbdi-kw4gf ปีที่แล้ว

      MashaAllah family qurux badan Allah ha idin xafido💞💞💞💞💞

  • @fartosoxasan1197
    @fartosoxasan1197 ปีที่แล้ว +25

    ii soo ducya asxbta inoo owlaad bari Allah i siyo si niyada ah😢😭🤲

  • @qwed8699
    @qwed8699 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abaayo iyo abowe farxad kunolada idinka iyo carurtabo abaayo hambaliyo alle waxan idin kugubarya farxada inu idin siyadiyo nunahane asigonawad wawa alle ifka nakano insha Allah ❤❤🇸🇴 abaayo mcn

  • @maxevildark6306
    @maxevildark6306 ปีที่แล้ว

    Aniga ahaan teyda waa niila uuyay run ahaantii Allaah idin xifdiyo anagana allaah inoo xifdiyo ku waan heysan Allaah siiyo

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah masha Allah my sister and my brother may Allah protect You guys from The evil eyes Congratulations🤲👑🌹👑🌹👨‍👩‍👧‍👧👈❤️💋❤️🤲

  • @rahmashine2261
    @rahmashine2261 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah Abayo hampalyo illaahi ha kuu adkeeyo in kastoo wali dhameysan aniga xajigeyga surprise uur baan leeyahy maba sameen karo sababtoo ah anoo😂is baarin asagaaba horay iga fahmaayo because aniga waan walac kululahay isla markiiba xanaaq baan lasoo boodaa anoo matag iyo wazaaa gaarinba xanaaqa ifashilaayo markaan buuq buuqaba qofta😂 waa😂lagu hayaa miyaa lee la idhahaa hadaan is baaraba uur leen isku arkaa kkkkkkk

    • @جوهرةالمفقودة-ق7ص
      @جوهرةالمفقودة-ق7ص ปีที่แล้ว

      Waad iga qoslisey wllhi alle haydin daayo🎉❤😂

    • @shugrishacni6752
      @shugrishacni6752 ปีที่แล้ว

      Masha allah waxaga waa khashifad caadiya inad wx shegtaba laguguma talagalin🤣🤣🤣

    • @rahmashine2261
      @rahmashine2261 ปีที่แล้ว +1

      @@shugrishacni6752 🤣🤣🤣 wlhi anigoo is ogaan dhakhso waaba la iga shakinaa oohin iyo dabeecad xumaa iga soo harto xaalka ma sahlano yeah Ilaahi ha kuu fududeyo lee la dhahaa markaan is baaro oon ogaado hadana kii matag ahaa baa soo xadiraayo iyo qarqaryo wlhi walac ma sahlano aniga mugoo team kashifaad baan ku jiraa 🤣🤣

    • @rahmashine2261
      @rahmashine2261 ปีที่แล้ว

      @@جوهرةالمفقودة-ق7ص Aamiin walal 🤣🤣🤣 sida dhabtaan uhadlayaa kashifaad weye waxeyga 😢🤣

    • @shugrishacni6752
      @shugrishacni6752 ปีที่แล้ว

      @@rahmashine2261 wy jiran dad sasi alla haku fudaydiyo xppti🥰

  • @luulcraxmaan5451
    @luulcraxmaan5451 ปีที่แล้ว +14

    Hambalyo 🎉 Masha Allah waan ku farxay wlhi, Nuurdiin iska dulqaado dumarku xaaladaan markay ku jiraan waxay u baahanyihiin dulqaad, daryeel iyo naxariis in loo muujiyo oo lala qaybsado dhibka ay marayaan

  • @NasteexomaxamuudNalka-ss7py
    @NasteexomaxamuudNalka-ss7py ปีที่แล้ว

    Abaayo ninkaaga alle hakuu xafido dadkaan waa maseersanyihin noloshaan ayee kaxunyihiin❤❤❤❤ hore usocda

  • @nafisomacalindahir1169
    @nafisomacalindahir1169 ปีที่แล้ว

    Habartey iyika inaan waco waaye 😂😂 manshaa allah qoys faraxsan allaha idin xifdiyo allahana idiin dhaafo

  • @roomayacquub5242
    @roomayacquub5242 ปีที่แล้ว +7

    mazha allah MY family 👪 ❤ keep going MY Sister🥰

  • @anisaqueen2105
    @anisaqueen2105 ปีที่แล้ว +73

    Masha Allah congratulations❤❤❤❤❤❤❤ I am so happy for you guys and long life beautiful family🎉🍼🍼🎂🎂🍬🍫🍰

  • @Abdirahmanmohamedmaalim-k7f
    @Abdirahmanmohamedmaalim-k7f ปีที่แล้ว +6

    Masham Allah my beloved family❤❤❤ my Allah protect u and ur family Awlad barii ah Allah ninsiyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @SabrinOmar-m3u
    @SabrinOmar-m3u ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ☝️ Allah ☝️ hanibarkeyo Abayo Abowe masha Allah ☝️ 👩‍❤️‍👩💕 💕💖 Allah haku Adkeyo mcn Allah haku dhafo masha Allah ☝️❤❤❤❤❤❤

  • @maryuum9678
    @maryuum9678 ปีที่แล้ว +1

    wax la isla ogyahay in lasameeyo maanta lee xaqiiqsade inta kle maqaalo lee igu aheyd vediogi udambeeyaa hada soo daawade adinkoo leh 3 bil markaa gaarnaa asxaabta usoo bandhigne so suprise ka waa la isla ogyahay😂😂😂😂hambalyo alle ha idin barakeeyo

    • @farhiaabdirazak3042
      @farhiaabdirazak3042 ปีที่แล้ว +2

      Anigaba hadaa soo cararay been lee noo sheegeen Maalintaa😂😂😂

    • @maryuum9678
      @maryuum9678 ปีที่แล้ว

      ​@@farhiaabdirazak3042waaa la isku fahme sheekada fashil noqoty😂😂😂

  • @tagfoundation1930
    @tagfoundation1930 ปีที่แล้ว +7

    Alxamdulilaah allaha idin siyaadsho farxada, annaguna waa idinkulq faraxsanahay

  • @kadra9957
    @kadra9957 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah beautiful family
    Illaahay ha idiin Siyadiyo 🎉🎉🎉

  • @salmomahamed1970
    @salmomahamed1970 ปีที่แล้ว +3

    Wow ma 🥰🥰🥰

  • @ayaangeelsugestyle4294
    @ayaangeelsugestyle4294 ปีที่แล้ว

    Asagoo haaf ah fcbk kasoo arkay mashaa allaah hambalyo fmly muscab baby bro ama baby sister mashaa allaah hambalyo🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @hani143ali3
    @hani143ali3 ปีที่แล้ว

    Aby iyo dumashi nuurdiin ilahey waxan idin kaga baryaa inaad isku cimri dhameysataan ubadkanah waa hadyada rabi kusiiyey allha bari kaga dhigo muscabnah allh ku daayo intii ilma heysannah allaha siiyo aan ugu duceynayaa wlhi markaad noaheektay ilin ayaaba isku celin wayey farxad dartet ayaal la ilmeyey m.a allha idin daayo❤

  • @habiibaawale2097
    @habiibaawale2097 ปีที่แล้ว +4

    uur baan leeyahay dheh maxay tahay uur baankuu leeyahay ma ninkaa ilmaha kaligiis dhalay horta anyway allaha kuu adkeeeyo abaayo

  • @ghhh8377
    @ghhh8377 ปีที่แล้ว +14

    ماشاءالله تبارك الله الف مبروك

  • @munaabdalla2952
    @munaabdalla2952 ปีที่แล้ว +5

    M.A ❤❤❤ wallaahi maanta is dhahaaye anyway congratulations ❤❤❤❤😊😊😊

  • @hanisharaf9503
    @hanisharaf9503 ปีที่แล้ว +2

    War nolosha baplicka kadhaafa nimcada qaraada alle hai9dn barakeyo ❤

  • @shadiyo066
    @shadiyo066 ปีที่แล้ว

    Abayo wlhi wan ku faraxssnaxaay amiin waan ku duceynaay abayo ee waxan rajiynaa inad gawar illah kuseyo amiin

  • @mariamahamed3239
    @mariamahamed3239 ปีที่แล้ว +3

    Amiin Amiin Amiin Amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲