ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

FARXAD DARTEED ILMADA CESHEN WEYDAY AM WITH U BBE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ค. 2023

ความคิดเห็น • 2.7K

  • @muzhtaakabdilahi6891
    @muzhtaakabdilahi6891 ปีที่แล้ว +164

    Wlhi wan ilmeyey 😢raxmaanku shar oo dhan hydinka fogeeyo farxed aan dhamaad laheyna ku wada noolada ❤❤

  • @iishaisha9493
    @iishaisha9493 ปีที่แล้ว +166

    Illahey farxadiina heydin siyaadiyo oo cadowga ishooda heydinka qabto somalida qaarked iyo farxadu wey kala xanaqan alle heydin barakeeyo ❤🎉

  • @aishajimale3452
    @aishajimale3452 ปีที่แล้ว +37

    Wallahi I cried with her ...may the Almighty Allah protect our husbands from any harm...they do everything to make us happy

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 ปีที่แล้ว +6

    Qofkasta oo nolol sameysto 🎉cadaw ma waayo abaayo cadawgada farimohoda dhiri galin haku ahaado

  • @ayaanahmed5658
    @ayaanahmed5658 ปีที่แล้ว +43

    Somali waxan ku nacay labadiii is raba is jecel noloshooda Wata baaa xumaaan loo radiya alle ha Idinla jiro guulaysta farxadiina rabi ha adkeeyo inta nacabka ha ujoojina hore usocda❤❤❤❤❤❤❤

  • @amaalmaxamed6988
    @amaalmaxamed6988 ปีที่แล้ว +16

    6:38 wlhi kutabka qur,aanka ayaa i horyalo in BEEN SHEGEYNIN WAAN oyyy😢ilhow gaban mskinta ah wax murjiyo hatusin nin ficn jecel waa siisay❤😢farxd waartane siiiii yaaa Allh ❤😢😊

  • @naimayusuf278
    @naimayusuf278 ปีที่แล้ว +37

    ilahey kuwo isku cimri dhamesto ha idinka dhigo isha dadka qaarna alaha idinka qabto farxad aan dhamad lahen insha allah🎉❤🎉

  • @ifrahahmed5890
    @ifrahahmed5890 ปีที่แล้ว +25

    Walahi i cried with her too ,may Allah bless our Husbands and our families too❤

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 ปีที่แล้ว +19

    dadka aadan isku qabiilka ahyn hadana isku reerka ahyn hadana weligood ku arag hadana ku jecel ku hiilaya meel wxa lagaga sheegayo ka xumaada dartaa dad isku dgaala kamid ahy abyo nolol farxadleh ku nolow gabr fiican thy ❤🥺

  • @Dunida191
    @Dunida191 ปีที่แล้ว +25

    We love you our queen 👸 ❤ aniga xata waan kula ooyey 😭 thank you Nuurdiin habo weliga reerkaga sidaa u garabtaagnow

  • @mohamedbshahid574
    @mohamedbshahid574 ปีที่แล้ว +56

    Don't listen to bad people, look at what God has given you, please ignore bad people! We love you atariisho baadiyo ❤❤❤❤❤❤

  • @muhiimdhuuxgooni749
    @muhiimdhuuxgooni749 ปีที่แล้ว +14

    Wad iga oohisay😢 atariisho maalmaha qadhaadh cadow jabiyahaaga ilaahay kaamaqaado nolosho idinma xumayso u adkaysta wuxu waa aduunyee 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 ปีที่แล้ว +19

    In xaskada ku dabacsanthy kuna naxaris badan tahay waa heebad gooni ah rabbi qufka ugu deeqo❤

  • @ayanabdul3371
    @ayanabdul3371 ปีที่แล้ว +357

    She is crying because people are bothering her and he is on her side ❤❤❤

    • @user-cq6br4ly7x
      @user-cq6br4ly7x ปีที่แล้ว +2

      ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉500🎉🎉500

    • @user-cq6br4ly7x
      @user-cq6br4ly7x ปีที่แล้ว +2

      700🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

    • @iloveallah3519
      @iloveallah3519 ปีที่แล้ว +1

      Excuse me ,

    • @MohamedAhmed-ez6ch
      @MohamedAhmed-ez6ch ปีที่แล้ว +2

      ❤❤❤❤❤❤❤

    • @yasmiinanas6303
      @yasmiinanas6303 ปีที่แล้ว +9

      Mashallah yes he's very gentleman we wish them long life and happiness 🤲🥰

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 ปีที่แล้ว +10

    Gabadha quruxda badan oo gaaridaa mashaallah nagaa ku masersane qalbigeeda ilaash quraana isasaara ❤

  • @maryamaabokor9967
    @maryamaabokor9967 ปีที่แล้ว +17

    Walaalayaal Asxaabta Famligana Waxan Idinka Codsanaya Inaad Masha allaah Tabarallaah U dhehdaan Intiina Aan U Odhan ❤❤❤❤❤

  • @nananasriina1306
    @nananasriina1306 ปีที่แล้ว +30

    Aboowe waxaa tahay wiil wanaagsan ayaa tahay atariisho sey alxamdulilaah inta ku jecel ayaa kabadan be strong abaayo waligaa waxaa firisaa homarka aad heysato ❤❤❤

  • @hoodanmusehoodanmuuse
    @hoodanmusehoodanmuuse ปีที่แล้ว +35

    Walahi waa xaqiiq hadalkii Ahaa waxuu Alle ku ziiyay nolol Ay gabadh walba ku riyooto ❤walahi waxad thn family 👪 Aan Aad u jeclahay❤Alle ha iniga qabto isha bini Aadamka insha Allah Apid saa u wada jira inaad wada jirtan mizane farxad ku wada nolatan Ayaa Anagana farxad noo Ah my special family 👪 ❤

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 ปีที่แล้ว +8

    Maasha Alah nuuradiin you make me crying wallahi habo mcn you’re amazing fariid daganaan aqli wng qaraamo Ilaahay siiyay Alaaya cijaz gabadhaan Habayar ta u ahay faadumiina ama Atariisho baadiye habo mcn Ilaahay isha xasidka qumayooyinka asaasaqay nolosha ka wada dhaceen Rabii SWT ha kaa qabto reerkaada Ilaahay ha kuu adkeeyo nin wngsan ku jecel ayaa Rabii ku siiyay habo mcn Maasha Alah dhaqo dulqaad Iyo sabar u muuji wiilkaas nuuradiin maamo mcn wlshay mcn ayaa ku dhashay ina adeertey ah noolaada inta nolol jirto ❤️

  • @salwaabdullahi5945
    @salwaabdullahi5945 ปีที่แล้ว +21

    He is one of the rarest guys found on the earth wallahi Mashallah❤

  • @zuuzuuu7736
    @zuuzuuu7736 ปีที่แล้ว +78

    msha allh nuradin nin caqli badan gabai waa miskin waxana ka dardarmay nabi mohamed scw in lo naxaristo haweenka wliga nagtada yan lagugu dirin❤

  • @anfacey873
    @anfacey873 ปีที่แล้ว +23

    Wlhi i cried when she cried this is so emotional and she is so lucky to have a supportive husband ilhy hani xifdiyo ❤❤

    • @user-sb4rs9ez2o
      @user-sb4rs9ez2o ปีที่แล้ว

      Sorry atirisho mee also im crying this is so emotional u have a supportive husband illahe hani xifido siz❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @K99908
    @K99908 ปีที่แล้ว +3

    War gabadha ka fuqa uur ledahay stress uma fcno nolol qurux badan ad heysato alle haku siyaadiyo fadumiina we sport u and love you hore u socoda nurdiin and atarisho ❤❤❤❤❤❤

  • @nimcocali3748
    @nimcocali3748 ปีที่แล้ว +4

    Nuurdii atariisho farxadada waa farxadada ❤❤❤❤my queen 🥰🥰🥰🥰🥰🌹💯💖💗🚶🏽‍♀️👸👸👸

  • @dekamohamad4145
    @dekamohamad4145 ปีที่แล้ว +40

    Isha iyo afka aadanaha allaha idinka dhowro, hawaaro jaceylkiinna ❤❤❤❤❤

  • @netflixfaiza6229
    @netflixfaiza6229 ปีที่แล้ว +46

    Sister you are so lucky with such a good husband ❤❤may Allah bless you and your family and protect you from evil ameen 🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤me and my family are following you from Norway 💖💖🇧🇻🇧🇻💖💖

  • @ayaanahmed2419
    @ayaanahmed2419 ปีที่แล้ว +1

    Atariisho Baadiyo wlhi waa maskiin qalbi Nadiif u daacad Alle ku maneestay wlhi mntaa ayaa Arkay apyo Alx dheh Xaaji fcn ayaad heystaa Dadkaa meelaha ka macmacle jaanis Hasiin apyo guul iyo Hormar wac ayaa ku Rajeeyna iyo inaad farxad ku wadaa nolataan labadiin abyo cfm iyo cimri dheer apyo Waliga farxad ku Nolow apyo i.a✨🎇🎆🥰🥰🥰🥰🥰

  • @munamaxamed8896
    @munamaxamed8896 ปีที่แล้ว +12

    Sida iskugu faraxsanada waligiin insha allh waxad tihin qoys ku dayasho mudan xaqiqatan ❤

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +194

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟✨✨🤍💜

    • @Yapper_Kitty
      @Yapper_Kitty ปีที่แล้ว +3

      Wll alle dartiis isoo booqo 🤍💓

    • @fadumo7265
      @fadumo7265 ปีที่แล้ว +1

      wa ku raacey wana kula socdaa

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +3

      @@fadumo7265 شكرا
      بارك الله فيك💜💜💜🤍🤍🤍✨✨

    • @bisharoomargedi6209
      @bisharoomargedi6209 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin

    • @daarulkheeyr2798
      @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +1

      @@bisharoomargedi6209 🤍🤍🤲🤲🤲

  • @azharbintiahmedqalbinuura1594
    @azharbintiahmedqalbinuura1594 ปีที่แล้ว +50

    Wow Mashallah anabu kula ilmiyy😢😢❤❤ atarisho waxad hesta garab buxo alaha kudayo ❤

    • @Yapper_Kitty
      @Yapper_Kitty ปีที่แล้ว +1

      Wll alle dartiis isoo booqo 🤍💓

  • @natashaabdi9503
    @natashaabdi9503 ปีที่แล้ว

    Yeah we love sister ❤❤❤❤ 😢😢😢😢wlhi I can't stop my tears for her happy 😢😢😢

  • @amalitaolad6055
    @amalitaolad6055 ปีที่แล้ว

    We love u atarisho kuwa kunacib kuwa kujecel aa kabadan qaali

  • @xaliimomaxamed8179
    @xaliimomaxamed8179 ปีที่แล้ว +81

    Allow isku daa laba qof oo kasta oo is jecel maxaa uqastaan soomaliyey . Allow waxan kaa baryayaa inaad sidaa aad aduunka igu sharaftey familygan aakhirana inaad ugu sharafto nolol qurux badan cimri dheer caafimad ayaan idiin rajeynayaa ❤ atariisho si gaara Waxaan kuu leeyey nacabkaaga hoos❤❤

  • @umulkheyra2089
    @umulkheyra2089 ปีที่แล้ว +31

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 masha Allaah faadumiina farxad waarta ku noolow baayo , guuleyso , nuurdiin adina wad mahadsantahy saad garabkeeda u tahy waxaad tahy geesi geesnimudu waan inaad qoyskaaga garab taagatahy , naxariis u muujiso xaaskaagana faraxsabaato nin ragged baad tahy maasha Allaah guuleysta weligiin qada jira farxad iyo baraara 😭😭😭😭❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw ปีที่แล้ว +3

    Mashaaalaah tabaarakalaah walaalkeey Nuuradiin ilaaheey cimrigaaga iyo caafimaadkaaga ha dheereeyo🤲 waxaa tahay wiil Qaali ah oo Sharaf iyo ixtiraamtusa xaaskiisa adigoo kale alaha noo badiyo aamiin❤

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc ปีที่แล้ว +3

    Masha alaahaa boqortooyo intaas hakufilnaato xasidka rabo in uu idinkala geeyo quraan aqrista sheydaan waxa uukala geyay xawo iyo aadam 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤ we love you atariisho 😢😢

  • @sabrinaahmed5107
    @sabrinaahmed5107 ปีที่แล้ว +21

    Walahi wan oyee😢 , waxan layabane inta anago dumar ehh support garen wayno gabada .Nagaha caynayo ogada the past doesn’t matter only the present and future life matters . Nolasha haidin wacnato atrishada iyo Xajigeda .

    • @zamzamhasen
      @zamzamhasen ปีที่แล้ว +2

      Wlhi Anbo Wa Oye😢

  • @Queenugbaad
    @Queenugbaad ปีที่แล้ว +70

    Asc walaalo, I just recently came across your TH-cam channel because of what I was seeing of TH-cam . Let me tell you something when people talk about you bad , it is not because your bad it is because they secretly admire you and your life. These people talking about you Are literally giving you free promotion and Publicity for your channel. When they hate you will rise above just know that. As I’m seeing right you seem to have an amazing husband who love and support you and I’m sure you have amazing family and friends around you, so my advice to you is keep doing what your doing cause your doing amazing and don’t let the haters put you down. Gulayta walaalo. May Allah S.W.T protect your family.

  • @user-fg1oc9il1d
    @user-fg1oc9il1d ปีที่แล้ว

    Abyo ha oyin ooyintaada wena dhibesa mcnto anaga ku tagerno amus mcnto ❤❤😢❤

  • @shamisnur2062
    @shamisnur2062 ปีที่แล้ว +2

    Wan la ilmeyad 😢❤wllhi Atarisho io nuradiin illhy nolosha idiinma xumeyo I.A wada jira❤ farxad igu nolada idinka io ubadkiinaba I.A❤❤🥰🥰

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 ปีที่แล้ว +71

    Wallahi I'm crying Nuradiin xaaskaaga Qur'aan saar maskiinta waxaa loo coladinaayo oo loo cowrinaayo waxaa laga xunyahay jacelkiina iyo farxadda aad ku nooshihiin shaqfir isha baxarka. Maasha Allah Tabaaraka Allah beautiful couple 💑 Allah ha idhiin xifdiyo ❤❤❤❤❤❤

  • @farxiyoalifastag1190
    @farxiyoalifastag1190 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah abayo warqadahas plz frame kusame then guriga melkamida kudhaji marka xanaq darento aqriso siwacan u ilali 😭😭😭😭ilin farxadleh iga timi marka kula aqrinaye nuradin tnx adna bro

  • @zadomohamedabdi4300
    @zadomohamedabdi4300 ปีที่แล้ว +1

    Wlhie yadu inay oydo iska daaye anaa la ilmeeyay oo ceshan waayay ilmada🥺 darajada iyo jacaylka alleh waxaa lagu gartaa inuu kugu arsaaqo ruux adiga ku ilaashanaya hadii dunida oo dhami kaa soo horjeesato isagu garabkaaga mar walba yahay alleh waxaan idinka rajayn oo idinka baryaayaa inaad weligiin saa isku ahaatan oo aanay idin bedelin xaaladaha noloshu isku waara oo cadawgiin unoolaada.🥰❤❤

  • @amalmahamed3284
    @amalmahamed3284 ปีที่แล้ว

    M a you guys are the best somli couple 💑 ❤️ of the year ❤️❤️keep going my pro and my sis❤️❤️love you so much 💗 ❤️ 😘 💖 ♥️

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 ปีที่แล้ว +16

    Ayyyy ilahyow waa qoys qurux badane abidkood kuwii isku wara ka dhig yaaa rabi 🤲🤲🤲

  • @habkahasan4315
    @habkahasan4315 ปีที่แล้ว +10

    Mashallah waxaasaa kaa ninrageed ah guuleysta cadawagiin Cagta hoosetiis Faraxad ku waaara akhirane janad❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @hiboabdilahi-ek1mh
    @hiboabdilahi-ek1mh ปีที่แล้ว

    Mnsh Allah mnsh Allah quruxkunolada sunihiii nabigad fulusay hno Allah hydin xifdiyo guuurku wa naxariiis iyo galgacal jacaylku hawaro mnsha Allah

  • @sucaadomohmuud7442
    @sucaadomohmuud7442 ปีที่แล้ว

    Ina adeetay qaali fadumiina waxan kuu rajeynaa farxad waarta inad kula dhameysato inta noloshaada kadhiman nuurdiin kl isha cadawgana uu illahey idinka qabto oglaadiinana illahey idin barakeeyo aamin

  • @RunsheegAbdi
    @RunsheegAbdi ปีที่แล้ว +18

    😢😢😢😢 we love u Atariishadeena❤❤❤ in laguu soo xadgudbo ma ogolin.

  • @faryaalmohamed4946
    @faryaalmohamed4946 ปีที่แล้ว +26

    Farxad ku wara waxa tihiin lamaanaha soomali ugu qiimaha badan I miss Allaaah idin xifdiya isha bini aadanka Allaaha idinka qabto❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Yapper_Kitty
      @Yapper_Kitty ปีที่แล้ว +1

      Wll alle dartiis isoo booqo 🤍💓

  • @user-kc9zh1xj7c
    @user-kc9zh1xj7c ปีที่แล้ว

    I love you 😘😘❤️ so much atarisho badiyo ❤ keep going my lovely sz ♥️🥰

  • @sundusdhalosundusdhalo1446
    @sundusdhalosundusdhalo1446 ปีที่แล้ว +3

    Rabbi idin xifdi oo idin dhawr qoyskayga quruxda badan masha allah bata oo barakooba insha allah.❤❤❤❤

  • @aliahmedamina
    @aliahmedamina ปีที่แล้ว +22

    Mansh Allah, what a great man🎉 we love you both of you ❤❤❤

  • @huda430
    @huda430 ปีที่แล้ว +30

    Masha allah , you guys are the best Somali couple of the year. Love you ❤❤❤

    • @abdimalikmrone1320
      @abdimalikmrone1320 ปีที่แล้ว

      M.a ani xitaa waa Kula ilmeeyey ilxun Allah idinma tuso❤️🌹👄👫

  • @Nito20241
    @Nito20241 ปีที่แล้ว

    Wlh I'm so emotional😢😢😢I cried with her too😢😢😢love u my lamaneheyga❤

  • @hiboascwllofadlanqaybihika6297
    @hiboascwllofadlanqaybihika6297 ปีที่แล้ว

    Mansh Allah wan idinku farxay si aad iyo aad waxan idin leyahay nolada sada iyo sikafican cadawgan iska jira Allah haidin xafido

  • @ifrahmohamed3752
    @ifrahmohamed3752 ปีที่แล้ว +5

    She is a queen of heart she always have to be happy not to cry she is the cutest human being I know and sweet 😢😢❤❤

  • @aniishcollection4830
    @aniishcollection4830 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi abyoh sidu shege wilkaa anigaa kuma aqno noloshada io qabilka tahye Wlhi blhi dar ilhey ayaan ku jeclhy abyoh wani dawada video kina Lkn wlhi commenti waligey ma bixiin daadka isku jeclhy aya ka mid tihin abiid kinaa wada jiraa Oo jogaa cadowga alhaa idinka qahbto abyoh mcn❤🎉😢 Wey jiraan dad iska ka neceeb Lkn waliga haku mashqulin shale Adiga aya caan uuu noqde abyoh mashqul ku Ku filan wa hesataa abyoh wax tahye Hoyo alhaa karamey we love you Walshey ❤😊💯 noloshada faraxd ku dhameyso InshaAllah inta Ku neceb wax ka badan abyoh intaa Ku jecel wlhi intaa noloshadaa ka xun wax ka badaan intaa Ku farxsaan noloshada marksto qosl abyoh cadowgada sidas ayaa ugu reyse Wlhi inta Adiga faraxsanthye Oo qosleyso ayaga ciil uu dihmanayaan Adiga Oo caynin onaa la dagalin qoslkadaa ayaa Ku dilii kartaa dhamantod abyoh alhaa Haa idiin sharfo wax tihin family Oo ilhey ralii kaa yahy cadowgaa alhaa idinkaa qahbto Walalahey ❤

    • @nimcomaxamedgeele6378
      @nimcomaxamedgeele6378 ปีที่แล้ว

      Aaamiin

    • @munaabdirahmaan6214
      @munaabdirahmaan6214 ปีที่แล้ว

      Ninkas iney kabursadan ee raban qashinka ayaga Europa kuwashey meshan ee xashiishka caban. Diracyada tabalka kukala qataan. Sometimes Somali mxa kadhaliyey aya iqabato wlhi qofka wllka eh laguma mashqulo 😢😢😢

  • @xalimosacdiyo2577
    @xalimosacdiyo2577 ปีที่แล้ว

    Masha allah jacelkahawaro cadawgiina captain kahoos❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryansiidow7276
    @maryansiidow7276 ปีที่แล้ว +1

    Anaga kamid ah dadkaas wlhii waan ku danaaninaa waan kujeclajyny familkena tihiin❤❤❤😢😢😢😢

  • @miiramanexe1064
    @miiramanexe1064 ปีที่แล้ว +66

    😢Wlhi dacda ilin iga imady Allah idin xafido walalhey❤❤

    • @alyaasharif8479
      @alyaasharif8479 ปีที่แล้ว +1

      😢isku mid waba iska calol jilicsanhy

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 ปีที่แล้ว +7

    Walhi Atarisho wa iga oohisay illhy nolasha ha ku waariyo adiga iyo xaajiga tankale waxa la oyday wan dareemi karaa waxa heeshay qof ku fahmaya waxana laga yaaba inaa soo aragtay dad aan qimahaga garanayn sikastaba wan idin jecelhy illhy dartii walbi. Ama ku aan ku faraxsanayn nolashiina. ❤❤❤

  • @leilafuad4128
    @leilafuad4128 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah tabaraka laah alaha idin xifdiyo aduun iyo akhiraba aamin ya ribi

  • @hafsaabdi447
    @hafsaabdi447 ปีที่แล้ว

    We love you atarisho badiyo and noradin kl habo and abti waanii jeclahay noolaada intee nolol jirti we love youuuuuu😍😘

  • @abdixamidaynte5614
    @abdixamidaynte5614 ปีที่แล้ว +101

    اللهم احفظهم وستر عيوبهم وارزقهم بالأمن والإيمان ❤❤

  • @mss-cawo227
    @mss-cawo227 ปีที่แล้ว +5

    Horta waligey comment idinkama bixin lkn caawa wa bixinaya waayo maba aha waxan ka aamusi karo aan ku bilaabo Nuurdin nin raged ayaa tahay yaqana quruxda qiimaha io qadarinta xaaskiisa Ilhy wxa idin kaga baryaaya ina nolol mida ugu sareysa ku noolatan Ilahyna raali idin ka noqdo run ahanti wxa ka Mid ahay dadka atariisho aysan aqoon aana waligeed arkin lkn jeclaade ficiladeda io hab dhaqankeeda wanagsan taas waxa cadeynaya marke ooyde sidaan ana u ooye wana ku farxay farxadeeda 🥺😢Abaayo atariisho cadowga unolow Manta wax ka maqan malaha cay io ceeb midnana ma lihid ilahy ayaa ka taxadaray ❤Ugu dambeyn Kuwii isku waara ilahyna raali ka noqdo ilahy haidinka dhigo ❤️🥰

  • @nimcomaxamud5652
    @nimcomaxamud5652 ปีที่แล้ว

    Mansha alla shakhsiyad qalbi fican kudayasho mudan alle haydin sharfo hooyo iyo aabo sharafle

  • @saadiass3644
    @saadiass3644 ปีที่แล้ว +2

    Beautiful and emotional😢 video Masha'Allah

  • @rukiaabdulkadir9790
    @rukiaabdulkadir9790 ปีที่แล้ว +14

    مشاعر جياشة
    نور الدين شخص عاطفي جدا ويحب زوجته
    والبطلة شخصية رائعة
    الله يخليكم لبعض يارب

  • @nacimamohamed4637
    @nacimamohamed4637 ปีที่แล้ว +8

    Ma shaa Allah family qurxoon oo si dhaba isku jecel aya tihiin Allah idiin ziyaadiyo cadow iyo xaasid Allah idinka xifdiyo Umu Muscab may Allah bless you and always protect you 🎉❤

  • @MOHAMEDHUSSEIN-pz6ec
    @MOHAMEDHUSSEIN-pz6ec ปีที่แล้ว

    Masha aallah walahi buuradiin iyo xaaskiisa atariisho badiyow allaha idiin xifdiyo runtii waxad jogtaan waqtigiinii aad dhalinyarada tihiin dadaala gurigiina suuratul baqara kushida habeen iyo subax si uu cadowga ishiisa uga nabad gadhaan wabilaahi towfiiq

  • @user-kh4wb8ll3l
    @user-kh4wb8ll3l 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allh mash allh masha allh masha allh atarisho wan kula oye wlhi wana kugu farxay nolashada quruxda badan masha llh mash allh cimriga farxad ku dhameysta❤❤❤❤❤❤

  • @aishamohammed1646
    @aishamohammed1646 ปีที่แล้ว +66

    OMG SHE MADE ME CRY OR IS IT PREGNANCY HORMONES😢SHE'S A BEAUTIFUL SOUL❤❤❤STAY BLESS YOU TWO😊❤

    • @yasmiinanas6303
      @yasmiinanas6303 ปีที่แล้ว +1

      Me too 😢😢

    • @Anab44
      @Anab44 ปีที่แล้ว +3

      Ani xataa waa ooyey

  • @ladyboss8772
    @ladyboss8772 ปีที่แล้ว +15

    Why am I crying 😢 MashaAllah my people long life Ameen ❤ keep going ❤❤❤

  • @FartuunDharsane-dd6bg
    @FartuunDharsane-dd6bg ปีที่แล้ว

    Masha alaah wallahey aad ka aan u jeclahay inta xun dhag ha u dhigina Tiina fiirsada nacabka darbiyada ha jiiro waligiin waxan idiinku ogahay in aat is farxat galisan isku waara abid wallahey waan idiin jeclahay

  • @maruodhabuukar
    @maruodhabuukar ปีที่แล้ว

    Allah idinka xifdiyo walslhayga muslimiinta ah.
    Masha Allah. Qalbi khayr usheega.
    Aniga iyo xajiga wan isjecel nahay marwal bawal laikudayaa inlaikukayo idiro.
    Dulqaata Allah ujeeda Dulmiwadayasha marbalaqabandoon Adunka ama aakhiro.
    Insha Allah

  • @fihiimamaden5600
    @fihiimamaden5600 ปีที่แล้ว +47

    We love you guys
    My allah bless you 🙏
    I wish you happiness all in your life

    • @Yapper_Kitty
      @Yapper_Kitty ปีที่แล้ว

      Wll alle dartiis isoo booqo 🤍💓

  • @YUUNEY2
    @YUUNEY2 ปีที่แล้ว +47

    Manshallah family qurux badan always happy sharniyo sheydan "Rabi"havidinka qabto walaalahryga asn "Ale"dartiis u jeclahay

    • @Yapper_Kitty
      @Yapper_Kitty ปีที่แล้ว

      Wll alle dartiis isoo booqo 🤍💓

  • @qaalimaxamed4705
    @qaalimaxamed4705 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ❤ will hambalyo 🎉🎉❤🎉🎉❤❤❤

  • @MaaidaCabdiqani-yh2iz
    @MaaidaCabdiqani-yh2iz ปีที่แล้ว +1

    Maha allah allah iskukin daayo allah iskukin barakeyo allah ini siyaadiyo nimcoyinka uuinisiiyay waxan Idin rajaynayaa akhiro iyo adunba wax idinka farxiya insha allah

  • @asliofficial888
    @asliofficial888 ปีที่แล้ว +15

    My sister and my brother I feel happy. I'm so crying😢😢❤❤❤❤🎉❤❤

  • @anabshiikh12
    @anabshiikh12 ปีที่แล้ว +5

    M a wlhi wan gula oyay Atariisho iyo dumsshi ilasha xasidka alle ha idinka qabto jacelkina ha waaro ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @warergooye
    @warergooye ปีที่แล้ว

    Masha Allah. Walaahi Calooshan ka ooyay, marna waan ku farxay sida Nuuradiin uu Xaaskiisa u garab istaagay, iyo Hadala Qiiradaleh ee uu soo Xushay. Ninka Raga ahi waa kii Xaaladkastoo adag sidan iyo si kasii saraysa Xaaskiisa u dhinac istaaga. DucO iyo Karaaman idinku ogahay inta idinka xuna waxaan Allah uga baryayaa in iyagana siiyo nimcadaad haystaan oo kale si aysan Cidna ugu mashquulin. Ilaahow waa Maalin Jimca ahe Qofkastoo Muslim ah wuxuu tabanaayo iyo wuxuu Tiigsanayaba sii Aamin. Halays Cafiyo walaalayaal.

  • @nawalnalka2594
    @nawalnalka2594 ปีที่แล้ว +3

    Don't cry 😢 baby atarisho we love you so much 😊❤😢

  • @user-xy6lx1cz3x
    @user-xy6lx1cz3x ปีที่แล้ว +38

    M.a lamano aan ku daydo wax xun Alle idinma tuso amiin ❤️

  • @ashaymahamedilmi-ms9cz
    @ashaymahamedilmi-ms9cz ปีที่แล้ว +11

    Nurdin wlhy waan kuu docoy let fatuma be happy always😢😢😢

  • @abdulkadirabdullahi56
    @abdulkadirabdullahi56 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAAH Waa Muuqaal aad uqurux badan waxeyna usamenesa qiimo aad uweyn markaad garab u muujisid Shaqsiga Noloshaada qeebta ka ah ahaatidna difaaca ugu horeeya iyo kan udambeeya.
    HABLAHEENA HA LAGA TAXADARO WAAYO DUMAR UQALMO KOONKAN MA JOOGAAN.
    ASTURAN,AQLAAQSAN,SEYGEEDA ADHEECSAN OO HAWLKAR AH WEYAAN GIDIGOOD.
    ILAAHEY HABARAKEEYO HABLAHEENA RAG FARXADOODA ILAALIYANA HA UWADA DOOQO DHAMAAN.

  • @Honey_sweetlikethat
    @Honey_sweetlikethat ปีที่แล้ว

    Mashaallah tabarakallah ilahy hakaga abaal mariyo janada sidaa uu support gareesay we love you guys.

  • @saabirin690
    @saabirin690 ปีที่แล้ว +20

    Cawa Run ahaantii waxaan la oyay 😢farxad darteed ilaahay ha is ku kiindayo goolaysta mar waliba xoog xoog aa iidin jeclahay ❤❤❤

    • @nimcosalah2722
      @nimcosalah2722 ปีที่แล้ว +1

      Wlhy aniguba illahy haa isku dayo 🥹🥹❤️❤️

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 ปีที่แล้ว +8

    I love you too guys
    Wada jira markasta
    Baby muscab noo dhunko
    Jacaylku ha waaro dhexdiina
    Nuradin kl iyo walashay fadumiina❤❣️❣️

  • @KaytsanMedia
    @KaytsanMedia ปีที่แล้ว +2

    Allaah subxaanahu watacaala ha idin xifdiyo hana idinka xifdiyo sharta , isha, xasadka iyo wax kasta oo xumaan ah, umadeenu malahan shar aan ka ahayn dadkeena xasadka ah, Allaha idin ka xifdiyo adinka iyo dhamaanteen.

  • @hooyomacan6782
    @hooyomacan6782 ปีที่แล้ว +7

    Farxad ku noolada abidkiin illaahay cadawga noloshiina ka xun haydinka qabto❤❤❤❤

  • @sagalhabiib3059
    @sagalhabiib3059 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi I’m crying for a no reason but Allah isha bil adamka ha idin ka hayo beautiful family ❤️❤️💯💯😭

  • @user-zr3tm1fs8s
    @user-zr3tm1fs8s ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allaaah, isku waara Insha Allaah. Soomaali maryooleey gabadhaan halaga dhamaado. Horay usocda wll

  • @sunta1294
    @sunta1294 ปีที่แล้ว

    we love u to atariisho weligaa kuwa ku wareysana iska ilaali intaadan wareysiga lagaa qadin weydii waxa ey ku weydiinayan🥰🥰🥰🥰🥰

  • @makaandzarachannel2983
    @makaandzarachannel2983 ปีที่แล้ว +62

    Al Salam Alaykom there is some people who don’t like to see happiness to other people, but don’t mind them just focus on your life. We love you, guys 😊

  • @umafnaan5197
    @umafnaan5197 ปีที่แล้ว +15

    Mar walba farxaad ku nolada insha Allah waa idin jeclahay My lamanaheeyga ❤❤❤❤😢

  • @sadiyaisman9665
    @sadiyaisman9665 ปีที่แล้ว

    Oooooooooo mashaAllah Allah ha idin ilaaliyo aduunka hanti maahan ee waa jeceyl hantidan waxey hoos timaada jaceeylka ducad dadka wanaagsan Allah idiin Aqbalo inta xune Alle ha idinka qabto

  • @xafsoAhmed9022
    @xafsoAhmed9022 ปีที่แล้ว

    Maa sha,allaah allaah cimri giina ha iskukiindaayo janada kuwii wadagala allo ha idinka yeelo aamin atariisho baadoyo nuuradiin kl aamin aamin🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @Umma1
    @Umma1 ปีที่แล้ว +30

    MashAllah MashAllah Keep going beautiful family ❤

    • @xafsamoalimabdiahmed842
      @xafsamoalimabdiahmed842 ปีที่แล้ว +1

      💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜

    • @xafsamoalimabdiahmed842
      @xafsamoalimabdiahmed842 ปีที่แล้ว +1

      💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜