Alle ayaan ugu baryaa mar welba inuu lugihiisa uu kuistago maalin insha allah lataqnadhu miraxmatillah micnaheda waxa waye Alle naxariistiisa lagama quusto 🤲🤲🤲
Atarisho badiyo 11:17 wlhi nuradin dhabuu ku jecel yahay markad mesha fushaneed eed lahad ala waan dhacay siduu u naxay bad ka dareemaysa alle haydin dhawro❤️❤️❤️
Asad marka hore ALLAHA SWT cafimad taam ah haku siyo ameen marka xigto aniga iyo xaajigeyga inaad sidan inoogu qaado yaan rabna In sha allaha malaysia markan imana ku iman doona love ya bro
Masha allah asad allah ku xafido wll markasto wan ka hela sawirada mara wan jacelahay sawirada qurxon wll so badi markasto markasto wan ka hela camro da allah ka farxiyo markasto wlhi wan ku farxa faraxadad wll
Wwwwwwwwwww asad best camero man wlhy hada awodi laha Malaysia ina darta swir ad iga qado u imado wa u iman lkn sorry ma awodo lkn isha Allah malin un asad wad isawiri dontaa😎✌ yes man😂
Asad inoo is taago jecel Like saara
Insha Allah. Wuu istaagadunaa Insha Allah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🌹🌹🌹🌹
Sxb wan ku saray ee ana
official hopeful hfpfdhlfi he off hf
Alle ayaan ugu baryaa mar welba inuu lugihiisa uu kuistago maalin insha allah lataqnadhu miraxmatillah micnaheda waxa waye Alle naxariistiisa lagama quusto 🤲🤲🤲
Wllahi anka dhanaa jeceyl allah u naxriisto
Asad in uu istaago intii jecel please like isaara walalayaal one love somalia❤❤❤❤
Ku saray wll ee subscribe iigu qabo adna
@maryan shariif tou wll
@@nuxurofficial88 diyaar wye
@@nuxurofficial88 adna isaar wll
Insha Allah
Asad hagio Best photography in maleysia inuu yahay like 👍
Sxb wan ku sarey ee ana
Cadaanka dadka cadaanka aa professional ah
Hhhhhhhh
Asad waan ku dageeraa
Asad hagio inta jecel inu illahay cafiyo oo lugihisa ku socdo like sara
@CELLAS Chanel hhhhu👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑👑❤❤❤❤❤❤❤❤
Photographer +youtuber+designer keep going wll
VkzmMz
Inta jecel farxada asad haajio like iisar
Xayaat wll soo booqo chennal-kega subscribe igu caawi adigoo mahad san
@@Qaranofficial waanku saaray
Mhd snd wlshyd
Inte rajenesa in asad lugihisa kukaco like
Allaah swt waxba lama ahan Asaga Xayul Qayuum ah Awood leh Allaah swt Baan u baryeeyna In Asago Lugihiisa ku socdo, Farxadiisana Sii wato Allaah swt hayna tuso Allaahuma Aamiin.
Waa Wiil Dhalin yaro ah kuna Qanacsan kuna faraxsan Nolashiisa iyo Qadarta Alle swt Masha’Allaah Tabarakallaah Allaah swt Ha u siyaadsho wanaagiisa wax kasta oo khayrka ugu jiro oo jecel yahay Allaah swt Ha u fududeeyo, Jannatul Firdowsa Asaga iyo Waalidkiis Walaalihiisa Ehelkiisa inta u jecel yahay Allaah swt Ha ugu bishareeyo Allaahuma Aamiin
@@umusheikhabdalaikhyaar2082 insha allh kheer urajenenaaa dhamaanteeen
@@umusheikhabdalaikhyaar2082 Aamiin
Iskaabulo aan isku duceyno calooshana aan isku furno😂🤣
Kkkkkkk insha allaah
kkk wlhi Haa waxkalee majiroo ducadaa waa xageena
😂😂 caloosha cidna kuma hayno ka naga guursada maahe🙄
😂😂😂😂😂👏👏
Alahuma aaaamiiin🤣🤣🤣
Inta single ah like saar
Waxaga xasid nimo waye walalow like isaraa aaa 😭😭
Intaan dhan single miya
@@Amka_business10 walalalo uso duceye inta single ka ah 🤲🤲
@@jalaatovlogs4495 🙉🙉🙉🙉🙉💢💢
@@Amka_business10 haaaaa😃😃😃
Wlhi walalkey asadow Rabi ayan ku weydinaya inad marlabad lugahaga ku socoto wllkey Insha allh ❤❤❤❤
inta Video gan👠👟 kaba la aan daawanoso is mujiya like ta 😂😂😂👍👍👍👍
Lkn ano kabo wato man sexn lahaa waba nagu washen hdd kabo la,aan ku dabanyso like sar
Yaa ku shegaY zuuxee😂😂🤔😎✌👈
Sarirta kabo mabo lala kure karo😂😂
@@sahrocabdullaahi6073
Kabo ku tukade maqli jriney kab ku sexato imady
Waa i gaday
11:17 wlhi wuu naxy nuradiin marky atrisho tiri waan dhacy jrceylkiina Jacayl waara Allah haka dhigo lamanaha qarniga mnsha Allah saddexeye Allah idinka hayo❤
😂😂😂indha dheeerida ma.a
Indha dheeridaa ha odhanee waxaad tiraahdaa dhago dhaadheeridaa
@@skillsfootball449 😂😂😂War jaceyl mee kathy zhp waapa same hdlka 😡
👍👍👍
Atarisho badiyo 11:17 wlhi nuradin dhabuu ku jecel yahay markad mesha fushaneed eed lahad ala waan dhacay siduu u naxay bad ka dareemaysa alle haydin dhawro❤️❤️❤️
Wlhy beenta mahan wo booday wlhy maskiin 😪😉
Haaa wllh anaaa kanxay siduuu iskulanaxay mashllh jeclkiiina midkii waro allha kadhigo amin yarbi
Eee hduu jclen mxuu gursdy waxu u gursdy le moho jacel 😃😃😃
@@quenalbrko3545 😂😂😂
@@quenalbrko3545 🤣🤣🤣 ficilkiisaa soo jiity
Asad hagio inuu naxariis badan yahay inta ila aragtey like dhac ku sii❤
NUURDIIN KL IYO ATARIISHO BADIYO laamaha qarniga weydhafen lkn waxy mudn yihin in lagu deysto walhi mar kasto farxdoda wan jeclahy dhamntin horey usocda ASAD HAGIO IYO NUURDIIN KL IYO ATARIISHO BADIYO keep going
Asc, my brother asad ur always the best may Allah protect u
Prank lagaa rabaa arimeheena ya igu racy like aan dremo de
Waan kuugu raacsanahay
Diyaar 😂😂
Ok asad pro de wa kaa sugenaa
Asad hajiwow very romantic m.a
Asad hagio madaxa masayrka
Inti rabta arooska asad like dhac kusi
iNTii iLa araGtay asad HaGio iN uu Photography WeyN YaHay Like Ha ila DHaFiN......😂😂😂
Lamaano shidan kudayasho ayaad mudan tihiin
Asad haigo nini ween inta ila argty romantic
Like dhac ku sii
Allle dartiisa3🙏🙏🙏🙏
Mashaa alaah asad Wllo ilahay masxadada ha ku dayo cafimaad dagdaga aleha ku siiyo aamin aamin
Sxb allaha kusharfo wan kusalaamay adiga iyo dhammaan rer hagio From Hargiesa ❤️❤️
Maalin maalmaha kamid ah wxn rajeeynaa adigoo taagan inaad sawir iga qaado insha Allah Asad wll 💞
Are you single like dhac kusiii😅😅
hej alla
Inta jecel asad oo istaagay like ❤
Mnsha Allah Asad inta og inuu yahy camera man gacn fadhiso leh like ii saara🤗🙏👌
Asad inu yahay qof bashash ah oo qalbi fura,an isla waynii aqanin inta igu racsan like isaraa
Hoyada janada allaha keeyo waa niibaryaa subscribe 2k ikar siya somali nimo Darteed🙏🙏🇸🇴🤲🇸🇴
Wakusaaray abayo adna iisaar thnk u🙏🏻
Amiin
ASAD SXB arxan lawiyashii saan ku galay naarta allah haku abaal mariyo aad ayan ugu xumahay waxan jeclaa in aad farxadaan adigo lugaha qabo waxan allah kaga barinayaa cimri dheer iyo cibaado suuban wlh kama daalo channel ka dawashiisa HORMAR WCN SXB VIVA MR ASAD XAJOOW
ASAD HAGIO SAWIR QAADE JIITAY WAA KU WADANAA SXP
"ILAAHAY CAAFIMAAD TAAMA KUU WAYDIINAYAA PRO ADI IYO INTII AAN CAAFIMAAD AY KU TAAMAAN HYSAN"
Ased mida adunka kuu nuuriso alleh ha kuu sahlo iyo mid farxada adunka oo dhan ku siiso 🤱❤🥀 dheemantii gabdhaha aamiin aamiin 🤲🤲😁
Hadaa familygaan jecshahay like saar❤💯
Asc asad xajiyow waku salamay adi iyo lamanaha qarniga masha Allah is ku waara aamin yaa rabbi 🥰💯❤👍
Salaam walalkey asad Hagio Allah ku dhooro sxb
Asad wxaan alle kaga baryaaa in aad si fudud lugahaaga ugu istaagto amiin😢🤲
Yaa singel aa😢❤️
Ani walaalo
Ani Iyo adi baarakallah
Aniga iga wale hargeysa mid wan ka waaye hadaa adiga isku bururno ka warn😉
zakir 02 ani singel ma ihi wan ka labty
WLL DALLANO singel wan ka labaty
5 sano kadip comment geyga hada aragto reply iso gal🤣
Waa ku so kale 5 sano kadib
Kkkk astaqfurull shan sano aa🙄
Yhu
Xan kudhahana
15 sac kadib hhhh
Keep going my bro lamanaha is jecel alaha xafido amiin bro adna malin un lugahahaga ku istagi doontaa insha allah
asad hajio kep going adbn ugu helay sida ugu qaday lamanaha sawiraha🙏🙏🙏
Asadow guurso ciilkan kuguma firsan karee 😂😂😂😂😂😂😂
Aniga iguurso asad
@@munawarsame2906 anaa ku guursanayo muna diyar ma i tahay
Asad marka hore ALLAHA SWT cafimad taam ah haku siyo ameen marka xigto aniga iyo xaajigeyga inaad sidan inoogu qaado yaan rabna In sha allaha malaysia markan imana ku iman doona love ya bro
Masha Allah hadaad taager santahay asadkeena like isaar
Waa ay qurxanyahiin lamanaha lakiin nuuradiin waxa uu Xidhanyahay surwaan kiidumarka ueg ee maad kasaxdi asadoo I love you wllkay asad
Asad hagio ♥😍
as xajiyo waan jecly walhi hadan lajoogo ani ayaa guursnlaa markaa ayaa noolal macaan badn kula nolan lahaa kuwa cagaha qaba kamacaan alla haku xifto wllky qali inta kaftan weye aad ayaan kuu tageraa wll qali noolw cafimada ayaad kuu rajynaa isha alla
Bbe wan dacaay 😥😥markey tirii wo naxaay jclka hawaro manshallah❤😭
Msha allh
Alle ha ku garab galo Alle caafimaad taama ha ku siiyo Alle Lugahaga ha kuu soo celiyo
11:16 nuurdin atarishada soo ugu naxy yaa ila arky😂🥰
Apaaa inta aa kamaserayba waa int😭😭😂😂😂war dabalki igursn lha sacan musqul uu iskga jora ana maser😃😃
Masha’Allaah Tabarakallaah Allaah swt haka yeelo kuwii Aduunyada farxad iyo Nicmo kuwada Noolaada Akhirna Jannatul Firdowsa Allaahuma Aamiin
Aamiin abayo
@@quenalbrko3545 alarm beerka😂😂😂😂 sunlight kasoobax dheh😅😅
@@quenalbrko3545 hhhhhh kaligiisu cidlo iska dheelaa
Masha Alaah asad swrqade Somali kii ugu wacnaa ayad thy Ilaahey hano kadayo
Sunta iskaabulada ka ilmeysiiso maxaa ku ag geeyo single man 😂😂
Kkkkk soo ma aha
Hhhh
🤣🤣🤣🤣wa iga qoslosay wale kuwan yaa naga ceshto 🤣
Hhhhhhh😁😁😁😁
Masha aalah aalaya xafidakum Asad hagiow iyo Nuurdiin aadariisho badiyoow xusen beebe salan sare dhamaantiin
abowe asad mnshallah ilaaah gacmahaga haku barakeyo sawiranta waa maaac kalay iska arag
Wow hadii aad kaheshay sawirada uu asad qaaday likes 👍 dhac ku sii 😇
Wow 10:42 sawirkaa ayan ku haystaa m.a gacan fadhida iyo action qurxoon ❤
Brother shiirkaa Ita Ayuu Naga Soogaarooyaa Ee Brother Shaatiga gasho Waa Codsi Brother.... Thanks
ManshaAllah talented photographer and happy couple 👌
Wlhi nuuradiin wuu naxariis badan yhy siduu uga naxay markay tidhi Alla waan dhacay
Wlhie wligy 10 like ma helin🤕🤕😰
2o heshe farax hee🤣🤣
Mp Mohammed Abdy 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🌹🤣🤣🤣🤣🤣
asad m.sh best comera man keep going pro
Abdullahi Haguo waa u xisnee mee waryaa asad keen cabdilahi🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Waaw mashallah so beautiful photoarts
Asad wlhi soo funny ayaa tahay m.a alleh kuu siyadiyo wllkey👑😍💐
ila hay haku caafiyo aboowe macaan 💖💖💖💖💖 intii jecel intuu caafi maado like saara
Asadow wll ilaahay hakaa farxiyo farxadada waan jecelahaye🙏
MASHA ALLAH LAMAANE QURUXBADAN ALLAH HA ISU KIIN DAAYO
Waligay lakd mahelin lkta isra hadad jecshahy hooyo mcn
Masha allah asad allah ku xafido wll markasto wan ka hela sawirada mara wan jacelahay sawirada qurxon wll so badi markasto markasto wan ka hela camro da allah ka farxiyo markasto wlhi wan ku farxa faraxadad wll
11:17 runti gacalo lamanaha ma aha med liska dhig dhigi karo
Wax qalbiga kaso ogaan xaqiqdi
👸atarisho allah xifdiyo masha allah
🤴nurdin
Nurdiin waknxy wllh
Asad alaha dhawro wllqaali
masha alleh maf waina sawir iga qada asad xajiyow isha alleh gacma alleh haku barakeyo
Hadey somalinimadu kugu wentahy walashina somaliyeda ahay haiga xaasdina subscribeta
Asad Naziib lahan laha hada aniga iyo zowjkyga sawiro naga qaadi lahed masha allh gacntada ilhy haku barakeyo wall asad🌹❤
Asad hajio aniga wa jeclhy ee haleysoradiyo lmbarkiisa ❤️
Wwwwwwwwwww asad best camero man wlhy hada awodi laha Malaysia ina darta swir ad iga qado u imado wa u iman lkn sorry ma awodo lkn isha Allah malin un asad wad isawiri dontaa😎✌ yes man😂
Wan ka xumahay atooskaygiii baaa so dhow waxan jecla inuuu asad hagio isawiri lkn Ma i dhawa 😭😭😭😭😭😭
Shime waye arooskada inteesa ka dhaca nasro hambalyo aby
Qeys iyo leya qarnigan idinka waaye masha alaah is ku waara
Alle qeer gakaga dhigo guurkadaa😍
Hambalyo
Hambalyo wlshy
Masha allah waa isku nuuraysiin alle haniskukiin dhowro insha allah lamanayasha sanadka
Single hadaad thy soona baratay markaad lamane maqashay like ha ilawine❤🤣🤣🤣
Asad waa iga qosolsiisay baby dhan ha dhihin maan ifin dhihinoo 😂😂😂😂😂
Sariirtii waa is dhibsanhy runtii
Ali waxes way dhiban iskabulada
yare karaadso midyaro bbe ku tidhahda 🤣🤣
@@asoumabdikarim8874 waaba ka la'ahye sxby midkastaa waxy kuleedahy guri labo dabaq ah ideji,meherkeyga intasoo grm oo dahab ah ka dhig, iyo aroos weyn ii dhig cml😂😂 lool
My brother keeps going I am so proud of you
Iska Samir asad🤦♀️😜😜😜🙉🙊😫😂😂😂😂😂😂😂😂
Saharo wll subscribe igu caawi adigoo mahad san
Saharo wll subscribe igu caawi adigoo mahad san
Illahow asad xajiyowbaa wajeystay kulahaa madageyn illahow Ku saqir in lugahaada Ku istagto inshallah danbiga iyo danbi walidkaa ilahow dhaaf Walal aan jeclahay tahay ilahow kuxafid
Asad xajiyow hormar wacn walal macn 👏👌❤👈
ILAAHAY waxan ku waydinaya inada lugahaga ku istagto wll insha Allah adigun dadalka iyo samirkab halakaa ka sii wada inshaa Allah
Masha allah alle gacantaada hku barakeeyo wll qali
Wan cusbahay iso dhaweeya
Ilaahow wiilkn yar istaaaga aaaamiin yaa rabi asad qurux
Whooooa asad swiradada cadi ma ahaaan😍💥💥💥❤️❤️
ASAD Maasha allah Gacantaada waa fadhidaa caadi maahan
Arimeheena arooskiisa Soo dhaw👏👏😍🥀
Wlhi woow u hagar baxay m a bro asad horey u soco inta nolashada ka dhiman best camira man waan ku qiraan wlhi m a
Camera diiba buuxsantey inta ila argtey
Like ta ku qabta 😂😂😂👍
Masha Allah romantic lamaane Illaah ha idin barakeeyo, asad waa ka baxsatay iskaa lagu yahay walaal shukran jazakumulah kheyr walaalkey qaaliga ah.
Ha ku dharag dhacsanina maskiinka likes iisAara
Malin un wan rajeynayaa asad in aad sawir iga qaadid rajo ayaan ka leeyhy taa👌👌❣❣❣❣
Guurso walali asad😢😢
Masha allah best photographer Asad Sawir qaadistaada aad bay u qurux baddantahay IA maalin uun I sawiri doonta kkkk
The best cameraman 🤴🏽🔥✊🙏🏼
Asadow illaahey lixaad kaaga hakuu so celiyo insha allaah habo
Mnsha allah so talented 🙏❤️
Mar walbo atariisho iyo kl isla socdan roob aya imaado m.a🤗💋🕊
Intii Jecel Asad Inuu Lugihiisa Ku istaago
SUBSCARIBE HALAY SAARO
Waan kuu saaray wll qaali
Wllkey asad dhawaan wuu socinayaa insha'allah ilaHey ha u kaso
Insha allah
Nuridin sidu atarisho badiyo uga naxay 😰😰wllhy waxasa jacela ilahay ha isu kiin daayo 🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹🌹🌹💋💋