Bur Mandazi aad umacan oona Fudud

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 964

  • @FaizaMahad-cz4ux
    @FaizaMahad-cz4ux 7 หลายเดือนก่อน +50

    2024❤Thanks Queen sister 😘 💖

  • @aawosaahida2286
    @aawosaahida2286 7 หลายเดือนก่อน +46

    Qofta aan ugu jeclahay dadka cuntada kariya ilaahay gacmaha hakuu barakeeyo

  • @FatimasahalMohamed
    @FatimasahalMohamed 7 หลายเดือนก่อน +19

    4 sano kadib ban fiirsanaya qoftan m.a alle gacmaha haku barakeyo gbdho badana caawisay❤

  • @Hahar2233h
    @Hahar2233h 4 ปีที่แล้ว +32

    Nasra Abtidoon Iskaabulo kalkaal ayaa tahay. waayo wax badan oo aan la aqoon ma isticmaashid thank you wllhi. Uganda ayaa joogaa maanta ayaan isku dayey, waana raacay talaabooyinkaan oo dhan marka maa shaa alaah sidaan iyo si kasii qurux badan iigu soo baxay.
    I can't thank you enough!!

  • @mohamedcabduqadirxasan7373
    @mohamedcabduqadirxasan7373 10 หลายเดือนก่อน +18

    Yaa daawanaya 2024 thanks abaayo Nasro isoqabo abaayo♥️

    • @rukiamnour7524
      @rukiamnour7524 7 หลายเดือนก่อน

      Me😂😂

    • @IfisoQaali
      @IfisoQaali 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@rukiamnour7524😂😂😂😂

  • @drsiqraahmedciyow3113
    @drsiqraahmedciyow3113 4 ปีที่แล้ว +55

    Ani xajigeyga xasaasiyad ku ah ukunta
    Burkana wuu iga adkaan jiray. Adaa iga haqab tiray ajar pdn alle haka siiyo 💝❤

  • @amruushhassan7473
    @amruushhassan7473 7 หลายเดือนก่อน +14

    Ramadan malintiisa kowad inta so boqatey😂❤

  • @taliso73
    @taliso73 2 ปีที่แล้ว +50

    Ramadan kii horena wan dawaday maantana waan dawanoooya gacantada allah hakuu barakeyo abayo ❤️👸

  • @ashmoh5727
    @ashmoh5727 ปีที่แล้ว +14

    Waad mahadsantahay walaal waa ramadantii labaad oon fiirsanayo videogaan. Mandaziga jilicsan adigaan kaa bartay. Ajar iyo xasanaat ilaahay ha kaa siiyo aamiin.
    Waxaan ku daray iniiyaha heylka dhexda kaga jira dhowr xabo caraf iyo dhadhan macaan bay siin burka

  • @EsraApdirashid
    @EsraApdirashid 6 หลายเดือนก่อน +13

    2024 🤚🏼🫶🏼🫶🏼

  • @ikraanali9666
    @ikraanali9666 ปีที่แล้ว +3

    Nasro marwalba wan dawada video gaan oo mandazi subinayo waa ilaawa qabka an manta uu subiiyay markas waxa so ada kuwa kale mandazi ga ad sogalisay madawado wayo kana hadan dawado rerka wey ii amaanan qatar aa thy aaa ley dhaha thanks a lot Abaayo ❤

  • @abdullahi9794
    @abdullahi9794 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha’allah

  • @asmacismaan5586
    @asmacismaan5586 7 หลายเดือนก่อน +17

    I watching vedio 2024 tanka rasra abti doon❤

  • @id9bi
    @id9bi 4 ปีที่แล้ว +145

    could you please write the ingredients in English so we can understand because I like the way you make them.

    • @bushroabdullahi2611
      @bushroabdullahi2611 3 ปีที่แล้ว +49

      2and half flour 3tps of sugar one tps of yeast 2tps of ghee 3tps of milk powder and water to knee

    • @ethiopiantestkitchens7384
      @ethiopiantestkitchens7384 2 ปีที่แล้ว

      Come to my Chanel for this recipe and I'll explain in English

    • @meyimunetubewareba4084
      @meyimunetubewareba4084 2 ปีที่แล้ว

      @@bushroabdullahi2611 afdadcawcaawddd

  • @sumayaali2891
    @sumayaali2891 4 ปีที่แล้ว +140

    Like ha ila dhaafin hada mrkle soboqty 24/4/2020

    • @sumayaf4296
      @sumayaf4296 4 ปีที่แล้ว

      waxa kaliya ee aad u baahan tahay waa qosol 😂😂😂 | m.th-cam.com/video/6FJZu_eFOjI/w-d-xo.html | Caawi Wiilkan somaliyeed like sii video.

    • @awahaab8803
      @awahaab8803 4 ปีที่แล้ว

      haa wansoga borka

  • @aishaabow
    @aishaabow ปีที่แล้ว +1

    Insha Abaayo

  • @الخائنةالجميلة-ق4ع
    @الخائنةالجميلة-ق4ع 5 ปีที่แล้ว +100

    Waxa thy qofta kaliya aan ka helay Kanaalka bas ayaa ka dawada cuntada sawabtoo ah si dagan ayaa inoogu sharaxda hori usoo apyo😍😍💖

    • @raxmaminey3036
      @raxmaminey3036 4 ปีที่แล้ว +1

      Www mashaa allh 💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜

    • @umuxamzasahrocabdi7203
      @umuxamzasahrocabdi7203 4 ปีที่แล้ว +1

      Xabiibti waad mahadsantahay

    • @sumayaf4296
      @sumayaf4296 4 ปีที่แล้ว

      waxa kaliya ee aad u baahan tahay waa qosol 😂😂😂 | m.th-cam.com/video/6FJZu_eFOjI/w-d-xo.html | Caawi Wiilkan somaliyeed like sii video.

    • @cumarriixe8284
      @cumarriixe8284 4 ปีที่แล้ว

      Asc abayo macan

  • @iqramahamad6956
    @iqramahamad6956 7 หลายเดือนก่อน +2

    Qofta kaliya an fahmo 2024❤️

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 5 ปีที่แล้ว +67

    Maasha allaah 😍👌🏽

  • @nafizayussof
    @nafizayussof 7 หลายเดือนก่อน +1

    Nice❤

  • @hodan.Abdirashiid
    @hodan.Abdirashiid 7 หลายเดือนก่อน +3

    2024mahadsanid cdy❤

  • @nimohersi334
    @nimohersi334 4 ปีที่แล้ว +29

    Thank you abaayo this video help me a lot I love how you explain the video it was perfect

    • @farxiyaibro7290
      @farxiyaibro7290 4 ปีที่แล้ว

      Manshall qali

    • @khadrocalasoow4656
      @khadrocalasoow4656 2 ปีที่แล้ว +2

      Maasha allaah abaayo allaha kuu barakeeyo gacma haada maa wax badan ayaan kaa fa iday

    • @leylaaaa780
      @leylaaaa780 2 ปีที่แล้ว

      @@farxiyaibro7290 in in

    • @leylaaaa780
      @leylaaaa780 2 ปีที่แล้ว

      @@farxiyaibro7290 in in

    • @leylaaaa780
      @leylaaaa780 2 ปีที่แล้ว

      More

  • @ifraaxmukhtaar5669
    @ifraaxmukhtaar5669 5 ปีที่แล้ว +13

    Nasro walaashey qaaliga ah waaku salaamay mcnto sacan kula soo hadlaayo waa sagaalsac haween nimo abaayo aabo ayaa iga xanuunsan iso duceey mcnto

    • @iskaadag994
      @iskaadag994 5 ปีที่แล้ว

      Asc ifraax mukhtaar abyo aabo suu noqday hada macaafimaaday waayo hada ayan arkay qoraalkaaga ilahey ha caafiyo intii xanunsan oo Muslim ah

  • @Bintimohamed-4
    @Bintimohamed-4 2 ปีที่แล้ว +2

    Sis please try inad isticmaasho measuring cup and the spoon ama grams because wax walba marka lakarunayo waliba aad meel public ah so dhigaysid waxa fiican inad adoo qiyaas ta sax ah so galiso. Thanks

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah wanka bartay wanu ii fiicanaday malinti u horaysay alle haku barkeyo wll si bila lacaga wax kaaga barta waxn kugu abaal gudo ma aqaan walhi bilahi alle abaalkga jano haka dhigo🤲❤🥰

  • @zackhussein8933
    @zackhussein8933 ปีที่แล้ว +2

    Perfect. I made for family in ramadan.

  • @sagalilkacas7361
    @sagalilkacas7361 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks for million times sister

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 4 ปีที่แล้ว +2

    Gacmo aan golofs kujirin Bakteeriya kumayaro. Xataa hadaad dhaqday Gacmaha kumafilno. Walaashay glofs Qalfiif gasho✌

    • @shukriahmed1525
      @shukriahmed1525 4 ปีที่แล้ว

      AMATALLAAH 2020 bakteriya walba dabkaa ka adg wll

  • @najmoabdalla5269
    @najmoabdalla5269 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid nasro shaqadeda ayd ihucawisa abayomahadsanid

  • @user-ehqueen
    @user-ehqueen 9 หลายเดือนก่อน

    Thank you so much abyo mcn wakafaidey waana sameey si qurx Bdn ayuu igu soobaxey masha allah ❤❤😊

  • @samiirahussein9032
    @samiirahussein9032 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha alah ilah haku xafido xbibti nasra abti doon wlh inta TH-cam adaan ku jeclahay wax kastana wakabartaa from kenya wanku salamay quruxey inta muslimkana iso duceya in ilahey muradkeyga isahlo insha alah 💖💖

  • @maryamahassan377
    @maryamahassan377 ปีที่แล้ว

    Cajiib gacmha allaha kuu barakeeyo ramdaankaan oo ah 2023 ayaan sameynayaa

  • @doolcaadey5723
    @doolcaadey5723 5 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah walaashey gacaanda illahay haku barakeeyo Aamiin

  • @mohamedabdikaadir1370
    @mohamedabdikaadir1370 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks My sister

  • @evebarbs908
    @evebarbs908 4 ปีที่แล้ว +7

    Hi thanks for your nice video I was just looking at your recipe can you list your ingredients in English please and thanks

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 2 ปีที่แล้ว

    Jazakumulah qeyr sist sida aad noola qeybsatay

  • @sundusomar6919
    @sundusomar6919 5 ปีที่แล้ว +5

    Mansha alaah nasro cadey wad ka baxsaty adaan kugu haystaa xabibti ilahaay ha ku barakeeyo

  • @nasriinabdi9956
    @nasriinabdi9956 5 ปีที่แล้ว

    shukran wlshy qli Nasra abtidoon wan tijabiyay tabtas oo kale ayu igu so baxay mahadsanid waxbadan ban ka bartay Alle gacanta ha ku barakeyo wlshy.😘

  • @youngboy6757
    @youngboy6757 3 ปีที่แล้ว +3

    Aabyo mahadsanid abayo nagteey baa xasasiye kuqabtay ukunta mahadsanid abayo 😍

  • @jawahirinsuleiman6309
    @jawahirinsuleiman6309 7 หลายเดือนก่อน +1

    2024🥰🥰✌️

  • @sacdiyoxasan7239
    @sacdiyoxasan7239 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah abayo wax bdn ayaan kaa faiday gacantada allaha kuu barakeyo xbbti (bajiyo noosoo gali chanelka) mahadsanid.

  • @rashiidahmedsudaysi8888
    @rashiidahmedsudaysi8888 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mahadsanid waa faido keliya fahan uu bahan

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah thank you sister

  • @amishahmed7132
    @amishahmed7132 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal mcn Nasra Abtidoon Allah kheir hakusiyo sambusa foliyadeda wankabartee

  • @zaynabahmed8042
    @zaynabahmed8042 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah thanks lkin wll product aad ku darasid iyaado qoraal ah video yda kusoo dul qor lga yaaba tusaala ahaan dad ban fahmyn ama wxba ma maqlayaan ileen dadku isku mid maaha saasa kugu la talin lhaa mhdsnid xppti

    • @hawolul3833
      @hawolul3833 3 ปีที่แล้ว

      msha allh abyo mcn

  • @maryamaabuukar9165
    @maryamaabuukar9165 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allaah Xaqiiqdii Maanta ayaan Tijaabiyey Alxm. Waana ku Guuleystay Mhdsanid Abyo.

  • @xamdikoofi
    @xamdikoofi 4 ปีที่แล้ว +11

    Mashallah I watched your video yesterday and tried to make.
    It was delicious.

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 ปีที่แล้ว +1

    Ramadan Kareem

  • @khadrakmc7840
    @khadrakmc7840 5 ปีที่แล้ว +4

    My idol nasra abtidoon
    Allah bless u for ever

  • @alaawitech5986
    @alaawitech5986 5 ปีที่แล้ว +1

    Wallashay nasro ilahay gacanta hakuu barakeeyo

  • @sofiaosman2501
    @sofiaosman2501 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah abyo wax badana ka faaidnay illahy gacantada haku barakeyo

  • @bihomom6598
    @bihomom6598 4 ปีที่แล้ว

    Which flour you used sister?? Plain flour or self rising flour??

  • @hamdayuusuf1617
    @hamdayuusuf1617 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah khayr alle ha ku siiyo waan kaa faa,iidnay

  • @jannogasho4844
    @jannogasho4844 2 ปีที่แล้ว

    thanks hppt nasra hada sameyy wlhi super u ii noqdey allah hku barakeyo hno💋

  • @Faysal_Mohamed
    @Faysal_Mohamed 3 ปีที่แล้ว +20

    2021 ✌️😁💪

  • @fardowsamohamud9701
    @fardowsamohamud9701 2 ปีที่แล้ว

    Video yada Somali cunta kariska badankood waxaan ku nacay xayaysiiska badan lama dhamaysankaro , abaayo waad mahadsantahay in aadan ku badin xayaysiiska

  • @dhuuxo5547
    @dhuuxo5547 5 ปีที่แล้ว +6

    ASC walalo qaali Nasra abti doon, walalo ciida baa black timid ee xalwad soo gali laakiin sida aad u qoyaasto ama miisaan isticmaal oo na tus huuno, iyo kan aad yiraahdaan icun iyo baalo baalo iyo baajiye. Huuno anigu reer xamar ma ihi, asal ahaan SOMALILAND baan u dhashay Mombasa ku dhashay Canada waan ku koray halkii baan weli joogaa hadana waxaab aad u jeclahay cuntada Somalida. Walalo please and please soo gali xalwad, icun baalo baalo iyo baajiye. Mahadsanid qaali dumareey.

  • @habooncumar3409
    @habooncumar3409 9 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks alot

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 ปีที่แล้ว +3

    Quf yahey qufkii ku helay nasibka ka batay😂❤

  • @saliii.
    @saliii. 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah wlhi sidan kaga bartay wax badan khyr alle haku siiyo nasra burkaas marwalba wan ku celceliya macankisa

  • @umumohamedaamiin9289
    @umumohamedaamiin9289 5 ปีที่แล้ว +4

    Anaa ugu horeeyo nasra quruxey guuleso waligaa abyo gabar dagan allaha noga dayoo

  • @nafisadahir9403
    @nafisadahir9403 3 ปีที่แล้ว +1

    Mash allh abyo alle haku barakeyo gacantada

  • @xaawokiinmuhamed8076
    @xaawokiinmuhamed8076 5 ปีที่แล้ว +6

    Waaw nasro abtidoon abbyo alle haku xifdiyo mahadsanid Ramadan Mubarak

    • @sumayaf4296
      @sumayaf4296 4 ปีที่แล้ว

      waxa kaliya ee aad u baahan tahay waa qosol 😂😂😂 | m.th-cam.com/video/6FJZu_eFOjI/w-d-xo.html | Caawi Wiilkan somaliyeed like sii video.

    • @zamzamalisheq5050
      @zamzamalisheq5050 4 ปีที่แล้ว

      M.a walalshey qaali

  • @abdiali1062
    @abdiali1062 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wllo iskaabulo ayaan ahay wax badan ayaan kaa faaiday ramadaano badan ayaanu isku dhibanayn samaynta alaabtan mahadsanid

  • @africansomaliqueen9432
    @africansomaliqueen9432 5 ปีที่แล้ว +10

    Mhdsanid nasriina abayo😍😍burkaan macalimad aya ku ahay masha aallah 30ka ramadan baan dubtaa

    • @sumayaf4296
      @sumayaf4296 4 ปีที่แล้ว

      waxa kaliya ee aad u baahan tahay waa qosol 😂😂😂 | m.th-cam.com/video/6FJZu_eFOjI/w-d-xo.html | Caawi Wiilkan somaliyeed like sii video.

  • @hariaqueen9724
    @hariaqueen9724 5 ปีที่แล้ว +2

    thank you abyo ani waxasn kaa faaiidey waa qaabka sanbuuska u samaysay

  • @WarbaahintaTubtaToosan
    @WarbaahintaTubtaToosan 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allaah Thank You Sister

  • @najaxabdirisaq-w7n
    @najaxabdirisaq-w7n 6 หลายเดือนก่อน +1

    4/3/2024 like isaraa ❤❤❤

  • @ifraxkhaliif761
    @ifraxkhaliif761 5 ปีที่แล้ว +7

    Maasha allaah jasaa akalaah
    Byo
    Lkin subaga kee waaye abyo
    Mhd sanid❤❤

  • @sagalqueeen1220
    @sagalqueeen1220 4 ปีที่แล้ว

    Alhmdulilah galabta afuradi ayan sameyay wanu i hagagay shukran walalo

  • @caashoe38abdikarim79
    @caashoe38abdikarim79 5 ปีที่แล้ว +6

    Nasra anika sidas aya sameya masha allh ayu inoqdaa lkn wakala dhereya wayo wa weynka aya howlfududeys ka dhiktaa mhdsanid cadeey anika waxa kafaiday lava niyada iyo sanbuska

  • @DeeqaYacqub
    @DeeqaYacqub 5 วันที่ผ่านมา

    Habo walhi 15jiir Ahay waligey buur imah tosiin shaley Lee qaa firsdey wonah itosey🥺❤️🥰habo wa mahdsan tahy😊

  • @karaanchnnel6933
    @karaanchnnel6933 5 ปีที่แล้ว +6

    Abaayo bajiyo soo kali aad baan gulasoconaa mash allh kana waan tijaabiyey waana keenay

  • @haigumashqulin3353
    @haigumashqulin3353 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a

  • @maryamasheikh3494
    @maryamasheikh3494 5 ปีที่แล้ว +9

    Aniga abayo ukun maistacmalo sidan buna inoqda masha alah

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 7 หลายเดือนก่อน

    Ramadaan Kareem.
    Mahadsanid wallaal Nasra.

  • @niimohamed2534
    @niimohamed2534 3 ปีที่แล้ว +5

    xbbti nasro Ramadan mubarak insha allah noo soo gali sida loo sameeyo sabayad jzk❤️

  • @naimoibrahima1336
    @naimoibrahima1336 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allh abayo gacantada allh kubarakeyo wa bur ad uqurux badan

  • @haniabdullahi2334
    @haniabdullahi2334 4 ปีที่แล้ว +3

    Msha allah abyo allaha ku barakeyo gcntada 😍❤

  • @foosfoos9537
    @foosfoos9537 4 ปีที่แล้ว +1

    جربتو مرا حلو تسلم يدك يا حلوة

  • @karaanchnnel6933
    @karaanchnnel6933 5 ปีที่แล้ว +9

    جزاك الله خيرا

  • @dhahraanabdulahi5165
    @dhahraanabdulahi5165 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha alha abyo gcnta alle haku barkeyo wlhi kugu faiday

  • @ayaandhalad4865
    @ayaandhalad4865 5 ปีที่แล้ว +3

    Waan ku salaamay mcto waxan rabaa in aad nosogali sa qudaarta aan hilib laheen

  • @axmadmaxamadaxmad8359
    @axmadmaxamadaxmad8359 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo gacantaada ilaahay hakuu barakeeyo waan kafaaiiday ninkii kuhelaa naag helay

  • @nimcoshiqcabdulahi1497
    @nimcoshiqcabdulahi1497 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha allh my queen deyda ilh ha ikaxafido cafimad igu afur xbiibti

    • @sumayaf4296
      @sumayaf4296 4 ปีที่แล้ว

      waxa kaliya ee aad u baahan tahay waa qosol 😂😂😂 | m.th-cam.com/video/6FJZu_eFOjI/w-d-xo.html | Caawi Wiilkan somaliyeed like sii video.

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 ปีที่แล้ว

    Mashalah tabaarakalah mahadsanid abyo

  • @hodanjama7583
    @hodanjama7583 5 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah tabarkallah qali dumar

  • @fardusxuseen8337
    @fardusxuseen8337 4 ปีที่แล้ว +1

    Waw xppti mashalh waw Qurac shidan waye xppti nasra cabdi don alah aku dhawaro
    Amin dhaman🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗❤❤❤❤

  • @sahruujaz7312
    @sahruujaz7312 4 ปีที่แล้ว +25

    Mashallah! I tried and got exactly the same thing 👌 thank you🙏✌️

  • @NasriinCabdirashiid-u9k
    @NasriinCabdirashiid-u9k 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walaashay nasro caanaha soo lagama deenkaro

  • @ayaanabdullahi1
    @ayaanabdullahi1 5 ปีที่แล้ว +4

    Wcs Nasra Abtidon qali gacanta allaha ku barakeyo

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 ปีที่แล้ว

    Mhdsnid abyo gcntaadad allh kuu barkeeyo 🥰anig waan kal iloob waxa saas u daawadaah mark shukaran

  • @fardusaadow1862
    @fardusaadow1862 4 ปีที่แล้ว +5

    Aniga qayaasta ayaa kugu jeclahy masha allaah xppti illaah haku xifdiyo

  • @suhaybkaraama7016
    @suhaybkaraama7016 4 ปีที่แล้ว

    Mashlh habo mantan dawadey hadana xafdayada usameyey Bilaa Beedna.manuuna Adkaan. Halka kagawad da daaalkaga

  • @adnoabdiqadir8110
    @adnoabdiqadir8110 5 ปีที่แล้ว +4

    Ramadan Karim ♥️❤

  • @martenmohamed2972
    @martenmohamed2972 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ustaad nasro ilaahay hai noo ka xafido🥀🙏

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah wlshy jazaqAllah qhair 😍😍❤❤❤👌

  • @FartinAhmed4ever
    @FartinAhmed4ever 4 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo nasro wlhi burkan wa tijabiyay mcn waaye qeer badan Allah kusiiyo gacantada Allah barakeeyo ❤️🥰

  • @أكلاتلذيذه-ز7ت
    @أكلاتلذيذه-ز7ت 5 ปีที่แล้ว +10

    asalam 3alaikom sister.... plz give me ingredients in english or arabic :(

  • @fartuunabdalla3501
    @fartuunabdalla3501 4 ปีที่แล้ว

    M.a walshy nasro abditon gacntada allha kubarakeyo ilxuna kuma arkto