Siyaad Barre iyo Sababta Dilkii Salaad Gabeyre ! KHUDBAD JAALE SIYAAD BARRE !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 930

  • @abdulrashiidhassan2215
    @abdulrashiidhassan2215 9 หลายเดือนก่อน +5

    allah ha unaxariisto siyaad bare wuxu ahaa halyeey dadkiisa iyo dalkiisaba jecel wuxu hor tagnaa dad bahalo ah oo marku ka baxay mesha siday wax yeelen makhraati laga wada yahay

  • @abdirahmanali9649
    @abdirahmanali9649 7 ปีที่แล้ว +58

    Allaha uwada naxariiso labadaba, midna kuma danbaabayo, waxaan duco ahayn igama mudna.

    • @amareto5772
      @amareto5772 8 หลายเดือนก่อน +2

      Hadduu aabahaa ahaan lahaa, si kalaad u hadli lahayd; adna waad og tahay, Ilaahayna waa og yahay, anigana waa ogahay.

  • @wazzadehuntur9510
    @wazzadehuntur9510 5 ปีที่แล้ว +30

    Coodkar ayu ahaay Jalle mohamed siyad Barre I love you my president🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Allah yarxaamu raaximin

  • @deeqaqueen9052
    @deeqaqueen9052 7 ปีที่แล้ว +265

    I'm somali Kenya I'm 25 years i never see Somali bt my heart is always there please if u are Somali never believe in qabil we are all beautiful people we are one thing i always dream to see my motherland i wish one love please forgive and forget think about ur motherland home sweet home insha Allah i 'll go someday one love please

    • @shuebhassan8159
      @shuebhassan8159 7 ปีที่แล้ว +9

      exactly siz i also never seen Somali iwas born in Kenya anyway Somali may God pless her

    • @cabdullahicabdi8083
      @cabdullahicabdi8083 7 ปีที่แล้ว +6

      deeqa queen kenya waa wadan keeyga lawaad waana rajeynayaa in dib somaliya marlawaad si iskeeeda ah o istaaagdo thanks sida aaaa o qalbi wanaagsan tahay

    • @billybilly445
      @billybilly445 7 ปีที่แล้ว +3

      hhhh somali kenya

    • @zakihaile9736
      @zakihaile9736 7 ปีที่แล้ว +3

      deeqa queen god bless u sweet sstr ❤

    • @deeqaqueen9052
      @deeqaqueen9052 7 ปีที่แล้ว +2

      Sakarie Abdi u to 😊😊

  • @abdimalik3879
    @abdimalik3879 5 ปีที่แล้ว +34

    Baabe siyaad xumaan ma ahane wanaag kaama danbeyne alle haku naxariisto 😭😭🙈

    • @nazliahmed1194
      @nazliahmed1194 3 ปีที่แล้ว +1

      Alla ha cadano afwayne anaga dilay salad gabayre

    • @maryamaibrahim5420
      @maryamaibrahim5420 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaarabi

    • @asmaabdilahi2707
      @asmaabdilahi2707 2 ปีที่แล้ว

      Waxadish siyaad madaxjacayl kursiga ma aabihiibaasiiyay uudadkakulaynayo waa ninkasoomaali halkaadhiga y

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว +1

      waxaan jeclaan lahaa in aan helno dowlad waddani ah oo lamid ah tii 70-kii iyo 80-aadkii dawlad la’aan iyo qaxootinimo wax ka xun ma jiraan!

    • @Has-o9d
      @Has-o9d ปีที่แล้ว

      @@nazliahmed1194 bal adiga habaraayo maxa ka denbeeyey gadaashiis qax iyo qaxootinimo

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 7 ปีที่แล้ว +50

    We miss u abbo Siyaad..u wore gesiga Africa...Ilahay haku siiyo janadiisa,iyo naxariistiisa, hana kuu dambi dhaafo amiin...

    • @mahadabuukar8625
      @mahadabuukar8625 5 ปีที่แล้ว +1

      AMATALLAAH 2020 hehe

    • @abdilahicabdi3208
      @abdilahicabdi3208 4 ปีที่แล้ว

      janadu dadleeda way taqaana waa kuwa ilaahau ka baqay ee adoonimada ugu hogaansama maaha kuwa kula looltama xukumkiisa ee dafira aayadahiosa quraanka sida suurada.التوبه ایه ١٩

    • @maryamaibrahim5420
      @maryamaibrahim5420 3 ปีที่แล้ว

      @@abdilahicabdi3208 meesha uukusun yahay ADI laguuma sheegi adiga isisax taadaa wax usheeg ubahan asaga wuu hayaa waxaw kasbaday

    • @kamalkhaldoun5949
      @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว

      WAA RUNTAA😁👍

  • @abdulazizelmi2769
    @abdulazizelmi2769 4 ปีที่แล้ว +14

    Ilhye ha ku naxariisto Jalle Siyaad❤️🇸🇴

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 หลายเดือนก่อน +1

      Gaal bakhtiyey

    • @abdulazizelmi2769
      @abdulazizelmi2769 หลายเดือนก่อน

      @@Suhayb1_4 ok tnx

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 7 ปีที่แล้ว +27

    we miss Siyad bare.spacialy haween, caruur iyo ardayda dalka..we loved him, and insha Allah we wil meet him in jannatul firdows..

  • @seynababdi188
    @seynababdi188 7 ปีที่แล้ว +32

    SHABAAB BUU SIYAAD BARE HORTAAGNAA. WUXUU OGAA INUU DOOFAARO YIHIIN. WADAAD ILAAHAY MA'AHA EE WAA IN LA LAAYO. SIYAAD BARE AUN GEESI

    • @AsadAf-rs1mm
      @AsadAf-rs1mm 8 หลายเดือนก่อน

      of course.

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 6 หลายเดือนก่อน

      Daad ka wada da ko wan waye argixiso hada dib ku heso waye somali dibka wa logo jira ku wi riday siyad bare narta jahamo alha ku rido

  • @MrBEsTGYM
    @MrBEsTGYM 7 ปีที่แล้ว +97

    Allaha unaxaristo siyad bar iyo salad gabere

    • @astahilmohamed6045
      @astahilmohamed6045 7 ปีที่แล้ว

      dameer calsow umads somalyef alha kaa qato cudur aan daawo laheen yaad qabta

    • @MrBEsTGYM
      @MrBEsTGYM 7 ปีที่แล้ว +4

      abaayo maxaa ii habareysa anka sameye ?

    • @ibrahimbareh3377
      @ibrahimbareh3377 7 ปีที่แล้ว +3

      allahaw naxariissto

    • @MrTrexPrehistoric
      @MrTrexPrehistoric 6 ปีที่แล้ว +2

      Guled Yusuf Adigu kuma habaarin ee Dahir Calasow ayey habaartay.

    • @nasraabda1709
      @nasraabda1709 6 ปีที่แล้ว

      Dulmi AYuu. Udil

  • @MohamedMohamed-pb2yg
    @MohamedMohamed-pb2yg 6 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahay haku naxiisto mohamed siyad barre geesi geesi coodka oo in dheer gard ah buuu ah

  • @abdullahiahmed7359
    @abdullahiahmed7359 7 ปีที่แล้ว +10

    allaha unaxariisto isaga iyo all inta muslim ahow dhimatay o idil firdows inshaa allah

  • @ayaanleabdullahi6308
    @ayaanleabdullahi6308 6 ปีที่แล้ว +40

    libaax libaax dhaley ilaahayoow kuu naxariisa oo wixi kadhacey oo khaladaadka ahaana u dhaaf amiiiiiiin

    • @banadirhey3011
      @banadirhey3011 4 ปีที่แล้ว

      Ayaanle Abdullahi ilahaye kama caafiyo dhiiga umaada iyo cuulamad

    • @deeqoaxmed823
      @deeqoaxmed823 4 ปีที่แล้ว

      Ilaah kamacafiyo

    • @gamasb8222
      @gamasb8222 3 ปีที่แล้ว

      "khaladaad" dal dhan buu haligay sxb

  • @dhago613
    @dhago613 6 ปีที่แล้ว +34

    geesi geesi dhalay jaale siyaad
    wixii dalka baa biinaayay ayuu laynaayay
    allaha kuu naxariisto aabe siyaad

    • @deeqoaxmed823
      @deeqoaxmed823 4 ปีที่แล้ว +1

      Asna kamadanben manta wexe WAda jogan maxmamada ale cide gar daran iyo Cade kaleba manta heesa

    • @maryamaibrahim5420
      @maryamaibrahim5420 3 ปีที่แล้ว

      @@deeqoaxmed823 taas waa xaqiiq
      balse dadka caytamaya inta may gartan

  • @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
    @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 6 ปีที่แล้ว +22

    3:23 Weey ka noqon karaan markuu dahay wlhi neefta kasoobooday, Alla mxuu libaaax ahaa, Illahayoow ku naxariiso 🇸🇴🇸🇴❤❤🇸🇴🇸🇴.
    Qaainul wadan walbo hadii wadadii salad gabeyre la marin lahaa dalkeena wuu hagaagi lahaa.

    • @abdirehmanmohamed7125
      @abdirehmanmohamed7125 3 ปีที่แล้ว +2

      Duli ayad thy wllh salaad gabeyre allha u naxariisto shirqoolki lagu dilayna alla wu ogaaa

    • @ifrahsheekh2838
      @ifrahsheekh2838 3 ปีที่แล้ว

      Maxaa lagu dilay salaad?

  • @malikiyawacan3368
    @malikiyawacan3368 4 ปีที่แล้ว +5

    Allah unaxaristo labadoda Somali ogada cadowgina maahan qabyalad ee wa indaha fura dalka Somali waloso digtay Somali kaca dalkina dufacda qabil majiro ee wa cadowga waxa qabil ka inku mashquliyey 😭😭😭😭🤲🏽🇸🇴🇸🇴

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL 7 ปีที่แล้ว +8

    Cisi iyo karraamo ina Siyaad saw Lama Suuliin seyladaha Aduunka saw Sicir Nalaguma sabeeneyn

  • @abdirahmanfifa9616
    @abdirahmanfifa9616 7 ปีที่แล้ว +32

    Allow kuu naxariisto abahii kacaanka jalle siyaad barre one of the lagerst power in africa

  • @apdullali9846
    @apdullali9846 2 ปีที่แล้ว +15

    Wlh inan Madaxweyna noqda wanjeclahy oon aan Badbaadiyo Umada Somaliyeed anoo wadadii Aabe Siyaad Bare ku dhaqmaayo iyo inan dhulka Somaliyeed soo celiyo Kenya iyo Ethiopia naga hysato ....🇸🇴🇸🇴❤❤

    • @calicabdi2696
      @calicabdi2696 ปีที่แล้ว

      markaas ilaahay kaama dhigo , ma waxaad rabtaa inaad culumada disho oo ceelalka sumayso magalooyinka soomaaliyeed madaafiic iyo duqaymo iskugu darto

    • @ibrahimhalac3753
      @ibrahimhalac3753 ปีที่แล้ว

      Caaaac hahaha yaan futada lagawasin 😅

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว

      @@calicabdi2696 al shabab culumada disho? kk

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว

      @@calicabdi2696 Siyaad Barre wax badan ayuu dalka u soo qabtay, kuwii ka danbeeyey iyo kuwii ka horeeyeyba waa ay gaadhi waayeen heerkaas, yaa sidaa yidhi? xaqiiqadaas waxay ka timid taariikhda, kuwii caayaya maxaa dalka u qabtay isaga dabadii? munaafiqiin Sheekha isku sheegay waagiisii xagee u aadeen halkee ay joogeen 30-kii sano ee dhiig-baxa iyo burburka dhacayay daqiiqad kasta? xagee joogeen maxay munaafiqiintaas u aamusnaayeen?? Mar walba waan ogaa inay hoos yimaaddaan waxayna u shaqaynayeen dawladda Sacuudi Carabiya, waxay gaadheen hadafkoodii, hadafkaasi wuxuu ahaa Somaliya oo daciif ah oo burburtay, ilaahey wuxuu na siiyay maskax, , haddaynaan isticmaalin maskaxdeena waxaynu ka mid noqonaynaa addoomada carabta iyo madowga waxaan addoomo u noqon doonaa carabta iyo madawga, nasiib darro taasi hadda way dhacaysaa

    • @lubex3486
      @lubex3486 ปีที่แล้ว

      @@calicabdi2696 kuwa ku eedeeya qof muslim ah gaalnimo caddayn la'aan, Nebigu scw wuxuu yidhi hadaladoodii ayaa dib ugu soo noqon doona, ma jirto hal daliil iyo xaqiiqo cadeynaysa in Siyaad Barre yahay Gaal, kuwa isaga ku eedaynayana wax caddayn ah ma hayaan, Waxay yiraahdeen wuxuu ka been sheegay aayad quran ah laakiin dhab ahaantii xagga xaqiiqada ma uusan been ka sheegin aayaddaas, 10 dhalinyaro ah oo culumo sheeganaya 1975kii oo masjidka ku sugnaa ayaa hadalkii Siyaad Barre qalloociyey, waxay ahaayeen qas-wadeyaal doonaya qalalaase iyo xasillooni darro Cadeymaha qaar ayaa xitaa sheegaya in 10-kaas nin ay hoos imaanayaan dowladda Sacuudiga, ogow Soomaaliya xilligaas waxay khatar ku ahayd Sacuudiga. waayo shidaal iyo gaas badan ayaa laga helay Somaliya, dawlada sacuudi carabiya waxay ogaatay in mustaqbalka awooda somaliyeed ay caqabad ku noqon doonto oo ay khatar weyn ku noqon doonto, waana sababta ay u adeegsadeen hub loo yaqaan culimo been abuur ah si uu dalku u galo burbur

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 4 ปีที่แล้ว +4

    Faracii Salaad Waa kuwa hadalaga joogi waayey oo Dalkeenu kadegilayahay ilaa Maanta. Fiicnaan lahaydaa inay dhamaan Qarandumiska lamariyo Meeshu Salaad Maray. Waayo waa Kud iyo Qanje ama dameer iyo dhegihiisa. Necbiyaa Qarandiid iyo Qabyaalad kunoolle Qurmoon. Alloow Unaxariiso Jaalle Siyaad Aabihii Garashada ee geyigii Afrika👈🙏💔Amiiin

    • @mxdpre2177
      @mxdpre2177 4 ปีที่แล้ว +3

      Ina dhilo

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mxdpre2177 Adigaa iscaayey jaahil. Hoyadaabad dhilo kusheegtay👈😃👈

    • @38abdi54
      @38abdi54 2 ปีที่แล้ว

      Gen Salaad habargidir yuu ka ahaa

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 9 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@AMATALLAAH-qd3pq👏😂 wuxuu kugu haystaa maxaad runta u sheegtay 🇸🇴☝️

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq 9 หลายเดือนก่อน

      @@fardushurre1668 waa saas lakin runta laga raysto🇸🇴💌👍

  • @abshirg5160
    @abshirg5160 7 ปีที่แล้ว +83

    Jaale Siyaad wuubaxaay ee mxaa laga dhefaay?? Geesii allow kuu naaxariso one Love

    • @koshinmohamed4203
      @koshinmohamed4203 6 ปีที่แล้ว +2

      Waxaa laga dheefay Somaali indhahaa u furmay. Maanta waxay leeyihiin malaayiiin aqoon leh, hanti leh, waxayna mushaaxaan durinda oo dhan. Waxay qabsanayaa oo ka ariminayaan Geeska africa oo dhan waqti dhow.

    • @AHH677
      @AHH677 6 ปีที่แล้ว

      geesi aa
      asagoo ordaayuu Kenya galay

    • @dmohamed
      @dmohamed 4 ปีที่แล้ว +2

      @@koshinmohamed4203
      Ma qaxootinimadaa ku faanaysaa dalkaagaa dad ku tahay.

    • @poqoradageeska5518
      @poqoradageeska5518 4 ปีที่แล้ว

      Siyaad Sheydaan umada loosoo diray ayuu ahaa. Masiixidijaal

  • @fowziamohammed6359
    @fowziamohammed6359 3 ปีที่แล้ว +8

    Abo siyad bare ilahow kunaxariso janadi kunolow insha allah Abo siyad aso kale adunka marba lakena we miss you an we love you baba

  • @One_somalia
    @One_somalia 7 ปีที่แล้ว +12

    if we need to change our somalia we have to change our self so that everything we can maked as we chosen it so plz people lets love our land and hold hands together.....

    • @zamzamtaakilo2854
      @zamzamtaakilo2854 6 ปีที่แล้ว

      Kismayo Empire Group. That’s true bro but somalian people they don’t listen anymore or anything thanks you’re idea

    • @zamzamtaakilo2854
      @zamzamtaakilo2854 6 ปีที่แล้ว

      Kismayo Empire Group. I love your idea

    • @ragemsaid8697
      @ragemsaid8697 5 ปีที่แล้ว

      kismayo empire media s
      We need cadaalad

  • @abdulazizse4961
    @abdulazizse4961 4 ปีที่แล้ว +24

    May God have mercy on his soul 🙏🏾😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙

  • @cadnansabraas2862
    @cadnansabraas2862 7 ปีที่แล้ว +68

    aabo siyaad libax libaaxi africa allow ku naxariiso

  • @YusufAAbdi
    @YusufAAbdi 7 ปีที่แล้ว +2

    Mohamed Siyaad Barre Allah ha u naxariisto , ogaada Soomaaliyey Caddaaladda fahma ilaahay baa jecel xaqa e , Siyaad Ilaahay ayuu la kulmay wanaag wixii uu lahaa iyo hadduu khaladaad lahaa, (LAHU MAA LAHU WACALAYHI MAA CALAYHI). Allah ha u dambi dhaafo taariikhdana waxaa laga bartaa casharo iyo cibar.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 6 ปีที่แล้ว

      SIYAAD MAANEY AHEYN KII QABIILAK KEENEY SOMALI CIYAALWAA CIYAAL SOMALI WAX LA YIDHAA MA JIRIN BOQORTOOYO DAROOD BUU DHISEY SARAAKIISHA CIIDMADA SAFARAADA DIBADA CIIDMADA NSS WASRAARADHA KUWA UGU MUHIIMSAN

  • @Farayare451
    @Farayare451 2 ปีที่แล้ว +6

    Legend siyad baree📍

  • @abdifitaxmohamud5893
    @abdifitaxmohamud5893 3 ปีที่แล้ว

    XASSAN SHEEKH IYO SHEEKH SHARIIF IYO CALI MAHDI BAAHARAY, MR FARMAAJO

    • @Qoojistan
      @Qoojistan 3 ปีที่แล้ว

      Hada waa lagaa awood badanyahay

  • @faizafaizaabdimohamed9535
    @faizafaizaabdimohamed9535 7 ปีที่แล้ว +4

    2dooda ba ilaahey haunaxariisto janadiisana hagaliyo waa adomihiisa..walalayaal naarta ciyaar ciyaar maahan ee qof binuadam ah hakuhabaarina looma adkeeysan karo..yaa Rabii umada soomali quluubtoda naxariis gali.amiin..im feelin soooo saaaad walahiii

  • @yunussalah3587
    @yunussalah3587 3 ปีที่แล้ว +1

    Aabaha dulmiga ayuu ahaa siyaad bare africa ninka ugu dulmi badan ayuu ahaa

  • @deeqaqueen9052
    @deeqaqueen9052 7 ปีที่แล้ว +60

    may Allah give u Janna i love you Mohamed siyad bare u 'll always be our hero i love you because of the love u give somalia people u believe we are seme i am happy ur spirit is on farmajo i believe it he may live long amiin

    • @sahraabdulle933
      @sahraabdulle933 7 ปีที่แล้ว +3

      aamiin

    • @abdifatcarafarah5455
      @abdifatcarafarah5455 7 ปีที่แล้ว +1

      deeqa queen may Allah give a hell in siyad because he was kafir

    • @manowmoha4723
      @manowmoha4723 7 ปีที่แล้ว +3

      Abdifatah Farah adiga ayaa kafir ah qanisyow fowsha xuun

    • @deeqaqueen9052
      @deeqaqueen9052 7 ปีที่แล้ว +3

      Abdifatah Farah we don't care what he did bt he help Somalia no one can be like him peace is everything so he give us peace no one can . we can't judge Allah 'll judge may Allah give us janaa all Muslims people amiin

    • @zamzamtaakilo2854
      @zamzamtaakilo2854 6 ปีที่แล้ว +1

      deeqa queen thank you sister deeqa ❤️we love you too mcnto and your great idea

  • @hassanrage2840
    @hassanrage2840 7 ปีที่แล้ว +30

    abihii umada somaliyeed allaha kuu naxaristo amiin yaa allaah

    • @maryamaibrahim5420
      @maryamaibrahim5420 3 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin yaa rabilcallamiin

    • @kamalkhaldoun5949
      @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว +1

      SIDEE LOO QORAA HASEN.

    • @kamalkhaldoun5949
      @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว +1

      AMIIN YAA RABI 🤲🤲🤲

    • @وسطيمسلم
      @وسطيمسلم 2 ปีที่แล้ว

      Musqul ayuu ku baqtiyay asaa aabaha soomalida leedaha adigee lee oo aaba kuu yahay 😂

    • @kamalkhaldoun5949
      @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว +3

      @@وسطيمسلم ADIGA IYO ABAHAA MUQSUL BOLLAACAD LEH.KU BAQTIYEY.WASAQ

  • @prince4057
    @prince4057 7 ปีที่แล้ว +3

    gacan ku dhiigle afweyne allah naarta kugu dhereee muxuu muxuu shicib iyo saraakiil somaliyeed oo qiimo leh laayay. maanta naaarta ku heli abaalkiisa..kuwa qabyaalada ku taageeraana, dambiga dhiiga somalida uu daadiyey ayay la qaybsanyaaan

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว +2

    M.S.BARE DAACAD BUU AHAA .ALOOW U NAXARIISTO.AMIIN 🤲🤲🤲

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 7 ปีที่แล้ว +6

    Allaah ha unaxriisto qabrigiisa wasic ha uga dhigo albabada janada hau furo umada soma liyed melkasta ay jogan caqli ka danbayey ma aragteen u duceeya markas baa xusuustu inagu soo laaban ooduliga ka bixin insha allaah

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 4 หลายเดือนก่อน

    AUN Naxariiisto Laba Qof ooo Alle iyo Ummadiisaba Yaqaan ayey Ahaayeeen Somalia 🇸🇴 ♥️ sharaf ayaad gaadhsiiiseeen Rabi Naxariiistiii jannno Ha idinku DeeeQO Aaamiiin Aaamiiin Aamiiin.

  • @abdallasomali5369
    @abdallasomali5369 7 ปีที่แล้ว +63

    aaabe siyaad ilaahay haku naxaristo kuma ilaawi doono waxaan hayaa wadadaadii waxaana noqon doona mid ku badala rabbi riyadeyda ha iirumeeyo, somali wey ku xaqirtay, Qabriga adoo ku jira Ayaan kuu ballan qaadaya inaan taalo kuu dhiso insha allah.

    • @awalseed6972
      @awalseed6972 7 ปีที่แล้ว

      abdulahi abdicasis faqash

    • @TheFardowsa112
      @TheFardowsa112 7 ปีที่แล้ว

      abdulahi abdicasis lol

    • @koshinmohamed4203
      @koshinmohamed4203 6 ปีที่แล้ว +2

      Niyahaw waxaad tahay nin nacas ah oo aan lahayn damiir iyo akhlaaq midna. Ma waxaad taalo u dhisto ayaad wayday marka nacaskii soomaali 21 sano xukumayay oo xitaa garan waayay markii talo farihiisa ka baxday asagoo cimri ku jira in uu isaga tago Dalka intuu iska wareejiyo. Mingistihii axmaarka ahaa ayaa dhaamay ee isaga taalo u dhis, waayo wuxuu badbaadiyay umadiisa Siyaad Bare se fulaynimo uu qofkii habraha dhilooyinka ah ee uu laqayilo tiraahdo cadow buu kugu yahay dilijiray, diin la'aanta culimo somaaliyeey ku dilay maxaad iiga daba hadasheen, soomaalina qabiilkasta laayay, dadnimo xumana aan waligiis ceel u qodin tolkiis in uu dagaal qabiil galiyo maahane. Maxaa loogu xilan karaa oo uu u siyaadiyay soomaali ama africa. Siyaad bare caawa waanaga hooseeyaa laakiin wuxuu ahaa nin dadnimo xun, xaasid ah, fulay ah, diinlaawe ah, oo ka xishooda oo kali ah nin kii qori u cabaysta.

    • @mahameddahir923
      @mahameddahir923 6 ปีที่แล้ว

      Aabe Siyaad ilaahay haku naxariisto

    • @abshirmohamed4025
      @abshirmohamed4025 6 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin Allow Abaheen naxariistaada sii ada raxmaanee.

  • @nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063
    @nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilka yar danbe faqash danbe
    Waa ugu dhamaatey Dee👇

  • @horweyngeel
    @horweyngeel 7 ปีที่แล้ว +20

    M/siyaad Barre allaha u naxariistee libaax buu ahaa kibir muu aqoon wixii reera isbaaro ah birtuu usoo faysan jiray

    • @marshaal9099
      @marshaal9099 5 ปีที่แล้ว +1

      Xaguu ku dambeeyay heee

    • @libanali4577
      @libanali4577 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh ragi raacdeestay yawaye

  • @gorasgoras6788
    @gorasgoras6788 7 ปีที่แล้ว +28

    Waxaa jira sharci inqilaabka u yaal nin kasta oo aad is ledahay waxbu ku dhimi karaa waa in la dilo xataa hadii abaha noqdo siyad bare sidaas ayuu yeelay.

    • @muslix1147
      @muslix1147 4 ปีที่แล้ว

      Laakiin sidaas looma dilin Siyaadna sidaas uma fikirayn. Xitaa hadalkiisa iyo wuxuu ku dhaaftay maadan fahmin miyaa?
      Salaad Gabayre Allaha u naxariistee jaajuus buu ahaa wadan meel xasaasi ah maraya ayuuna damcay in uu qalalaase ka abuuro taasoo dib ugu celin kartay isticmaarkii uu sida maldahan ugu jiray.

    • @jamaalyare5268
      @jamaalyare5268 4 ปีที่แล้ว +1

      @@muslix1147 sidii somalia nabad uga dhici laheeyd baa la rabaa markuu adeerkeey salaad u taqaan jaajuus adeerkaa siyaad barena u taqaan wadani maarbaa noo balan ah ilaa qiyaamuhu ka dhaco inshallaah

    • @mohamedfarah765
      @mohamedfarah765 4 ปีที่แล้ว

      @Muslix114 jaajuus aa roonaa lkn adeerka ilaah ayu ka furtay oo ilaah aayadiisa beeniyay

  • @carafaddhuure8705
    @carafaddhuure8705 ปีที่แล้ว +5

    AUN siyaad bare alla yaraxma🥰🍁

  • @One_somalia
    @One_somalia 7 ปีที่แล้ว +24

    really salad gabayre he was a handsome boy in the world but everthing has gone to over them has gone so people lets pray for them inuu allah galiyo jannaah ilahay haunaxristo labadooda

    • @muslix1147
      @muslix1147 4 ปีที่แล้ว +2

      Sawirkaan isagii ma ahan.

    • @jaceyldhab3477
      @jaceyldhab3477 3 ปีที่แล้ว +3

      @@muslix1147 Asi waaye

    • @calicabdi2696
      @calicabdi2696 ปีที่แล้ว +1

      @@jaceyldhab3477 asiga waaye sxb waa salaad gabayre kadiye

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 4 ปีที่แล้ว +10

    Libaaxsanayaa, Alloow kuu raxmo🇸🇴🤲

  • @qarxiyegaming4176
    @qarxiyegaming4176 ปีที่แล้ว +1

    Ani 2023 soo hadlooyaa ma nooshahy

  • @hassanmohammeds7275
    @hassanmohammeds7275 6 ปีที่แล้ว +5

    Please pray for my father and mother

  • @MohamedAhmed-ic4ht
    @MohamedAhmed-ic4ht 11 หลายเดือนก่อน +1

    People make mistakes but overall he did his best and that’s the best we can ver had. One nation under Allah Qabyalad feceyn nagarebte is a Shamr yall

  • @mohmoudabdi3552
    @mohmoudabdi3552 7 ปีที่แล้ว +7

    allow unaxariiso abbe siyaad barre

  • @BulaaleAhmed-m5b
    @BulaaleAhmed-m5b 7 หลายเดือนก่อน

    Salaad Gabeere waa runta daacada u ahaa Somalia,ninkaan macacasha ka sii weenaantay aan dhaheena ka dag ogolaan waayay aa la leeyahay waa leadership.

  • @sodaomar1205
    @sodaomar1205 7 ปีที่แล้ว +6

    Ilahy ha U naxristo inta dhimaty o dhan jandan ha geeyo kulihoodba

  • @Yahyekaldaweye
    @Yahyekaldaweye 5 ปีที่แล้ว +2

    Best madax weyne somara somaali taalo in loodhiso cidii igu raacsan like saara

    • @habiibmoha3095
      @habiibmoha3095 3 ปีที่แล้ว

      Gado io Garbaharey oradoo uga dhis

  • @shankaroonshuuto4329
    @shankaroonshuuto4329 7 ปีที่แล้ว +28

    war illaahey kacabsada meydka iska daaya runtii in aan qabiil ugu hiilineyn waxan ahey hwye lkn waxaan layaabanahey xumaanta iyo caayda war xishooda oo meydka lacnada kadaa

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว +1

    ANIGU DAAROOD BAAN AHAY .WAXAAN DAGEN AHAY WAQOOYIGA .YURUB.M.JANAN.COPENHAGEN.🇲🇵🇩🇰👍

  • @abdirashidabdulahi5976
    @abdirashidabdulahi5976 6 ปีที่แล้ว +12

    Comred rest in paradise we miss you

  • @yusufgaban7460
    @yusufgaban7460 7 ปีที่แล้ว +1

    Walee Maxamed Siyad Bare in uu Geesi Wadani Ah In U Ahaa Ilaahey Ha U Naxariiste . Anigu reerka aan ka soo Mucaarad Bey Ku Ahayeen Lakiin Waxaan Aaminsanahay Reerkeyga Iyo AUN. Maxamed Siyad In Asaga Saxsana Ilaah Baa I Lehe. Meesha Uu Fakarahayey Kama Eysan Fakareyn. Aragti aad u dheer buu Laha. Aloow Wadani Asaga oo Kale Noo Kas Walee Lagu Caasiyey Lakiin Cuqubadiisi Baa Na Heysata oo aan La Degi La'nahay.. Ilahoow ku Naxariiso oo Qabriga Kuu Waasici Allana Ha Kuugu Bishaareeyo Janooyinka Mida Ugu Darajada Sareysa.. Amiin Amiin Amiin..

  • @abdullahiahmed7359
    @abdullahiahmed7359 7 ปีที่แล้ว +10

    mohamed ali wll illah ka baq o umada dhimatay habaarka kadaa adigaba ma jecleesten ado mayda o qabri ku jira in lagu habaaro ama cuqdad lagu qabo od ku dhibatoto qabriga cafisna cidi anad ka dalban karin umada dhimatay hala cafiyo hana lo duceeyo stop habaar icafi kuma dhihi karan haday awodan way idinka dalban lahayen cafis illahayow qabriyadoda wasac uga dhig unaxariiso rabiyo adaa raxmanu raxiima o gafaarah yaa rabi😔

    • @ilhanmohamedahmed3137
      @ilhanmohamedahmed3137 7 ปีที่แล้ว +1

      Xilkas Axmed Anisa moblayn Anisa Axmed moblayn maxaad ku hadashay allah ga u naxariisto aa miyaanad ogayn inuu faro geliyay quraanka allah oonuu odhan raga iyo dumarku way siman yihiin marka laga yimaado umad uu xasuuqay 😂😂😂😂 ma isku qabiil ayaa tihiin ilayn qabiil ayaa dadkii la qiimo Weyne

    • @dhagawayneofficial2275
      @dhagawayneofficial2275 7 ปีที่แล้ว +1

      Ilhan Mohamed Ahmed walal waan ogolahay taa laakin hada wixii lagu heystay ayaa dhaqan galay oo naag madax weyne usharaxan ayaa soo baxday

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว +1

    ABAHAYGII LABAAD.ALLE YAA RAXMA .M.S.BARE.

  • @osmanb8446
    @osmanb8446 5 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan marag weydiisanaayaa ....oo qabyaalad ku fadhidey, oo isticmaar ku fadhidey iyo GAALO IN WAX LALA QABSADO, oo, muxuu ahaa, qayb ku fadhidey....

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 6 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay ha u naxariisto labada marxuunba geesi buu ahaa maxamed siyaad bare AHUN

  • @bandargori1045
    @bandargori1045 3 ปีที่แล้ว

    Major General Qoorsheel nin karmeed buu ahaa , ka aqoon badan Siyaad Bare. Alle ha u naxariisto

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 5 ปีที่แล้ว +4

    Haday taagantahay tii mid khatar badan Madaxweyne Maxamed Siyaad Bare Allah yaa raxma iskuday ma ogolin xisaab ogolow

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 6 ปีที่แล้ว +1

    Illaahey ha unaxariisto salaad gabeyre.

  • @abdifatahcaptaindiriye1640
    @abdifatahcaptaindiriye1640 7 ปีที่แล้ว +20

    baba allaha unaxariisto ameeen

  • @b_z_b.7
    @b_z_b.7 5 ปีที่แล้ว +4

    Lawadaba wey naga hooseyan
    Allaha unaxariisto amiin
    Somaliyey guumeysi baa
    Nagusoosocda e an midowna
    Walalayaal walala ayaa nahay
    Waxba wixi anisku geysanay
    In lagu noqda ma ahan wlh

  • @aliabdi2886
    @aliabdi2886 7 ปีที่แล้ว +4

    jihad Qurmuun Ayuu lasoo Galay HHHH odaygu caadi ma ahayd warkaaga Haduu cadyahay.. meel Laguugu hagaagaad leeedahay ninkuu digay.. kuma dilin.. Baa layiri AUN Amiin

  • @claahicadde1729
    @claahicadde1729 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha ku naxariisto aabe siyaadow
    Nabadi kama danbayn gadaasha wxaa noqonay kuwo la quursado
    Wllhi allaha hanaga saaro dhibkan waanu daalne aamin 2022

  • @MoGaMan99
    @MoGaMan99 4 ปีที่แล้ว +10

    Beautiful!

  • @fahadappdala546
    @fahadappdala546 3 ปีที่แล้ว +2

    rabbi dhamaantood ha unaxariisto

  • @awdalstatesofsomalia6792
    @awdalstatesofsomalia6792 6 ปีที่แล้ว +45

    nin rageed buu ahaa ilahay ha unaxariisto msb qaarbay dabadu gariirta markay codkiisa maqlanba waxkle dhafe hhhhhh

    • @nurabdi5521
      @nurabdi5521 4 ปีที่แล้ว

      beenta siiyad baare miiyo kas hiishoonin salat waa kas shaaraf baadan anigo kaa soo jaada putland bosaso we love gerenal salat illah s w a jaano faardowsa baan uu gaa baarayaay siiyaad baare somali maatah masha aadiiga gaayaay farmjo siidaa somali uu xuumysaay buu raaaba maraxan waayay amniisaayhiin dowllaad siiyaad baare kaa daabyso somali kaa daalln

    • @المحققكونان-ذ1ف
      @المحققكونان-ذ1ف 4 ปีที่แล้ว

      Hehehehe

    • @poqoradageeska5518
      @poqoradageeska5518 4 ปีที่แล้ว +2

      @@nurabdi5521 salaad gabeyre mujaahid dalkiisa iyo diintiisa iyo dadkiisa udhintay ayuu ahaa allaahaa unaxariisto. General salaad gabeyre

    • @firdousahmed2485
      @firdousahmed2485 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nurabdi5521 uff Dhabacyo orod Hg iska xoreeyo

    • @gamasb8222
      @gamasb8222 3 ปีที่แล้ว

      nin gacan kudhiig la ah oo dad laayey baad ku farxin.cajiib. hora usoco

  • @peaceandlovepeople4222
    @peaceandlovepeople4222 6 ปีที่แล้ว +11

    Wadani caqli badan bu aha allah haw naxariisto aamiin ya rabi

  • @ciisemohamed4230
    @ciisemohamed4230 3 ปีที่แล้ว +3

    Allaah hauwada naxariisto labadooda

  • @geeljirgeeljir2552
    @geeljirgeeljir2552 7 ปีที่แล้ว +67

    Salaad gabeyre wlh waa adeerkey lkn aniga qabiilka waa necebahay wlh oo siyaad bare uma nacayo dilkiisii lkn waan ku jecelahay in ladilo qaaino wadan kasta wlh qabiilka waa qurun soomaliyey ugaada

    • @wiilkafiqishinieejecelgaba3711
      @wiilkafiqishinieejecelgaba3711 7 ปีที่แล้ว +1

      Geeljir Geeljir hooyadaa was salaad gabayre nin geesi buu ahaa waxaana dilay siyaad bare waxaana usuura galisay abgaal dameer

    • @shacnisheel2257
      @shacnisheel2257 7 ปีที่แล้ว

      Ahmed Saadaq warya maxa ucaynaysa wilka duliyahow

    • @FunnyGuy353
      @FunnyGuy353 7 ปีที่แล้ว +3

      Geeljir Geeljir wacal beenta dhaaf ximaar yahow faqashta ah abgaal iyo hawiye midna mahid afweyne fuley xuno dhiig Cab ah oo aha abalkisane walaga warabsho

    • @canudoapowerrangerpart3fti423
      @canudoapowerrangerpart3fti423 7 ปีที่แล้ว +2

      waaaad liidataa afkada salaad kareebo nahaabyahow fiiri inta qof oo siyaad buubuunineyso waa dhiigeyga waana jclhy somali cadaalad ma taqaano cadawgisa waa cadawgeyga waana u hiiilinaa qof run shegeyso miyaa aragtay siyaad waaa kii ayad qurun beeniyay

    • @wiilkafiqishinieejecelgaba3711
      @wiilkafiqishinieejecelgaba3711 7 ปีที่แล้ว

      can u do a power ranger part 3 Fti walaal mcn waa saas abgaal damer damiir maleh magaceenii Hawiye wey ku xaareen

  • @saluumisaid8471
    @saluumisaid8471 6 ปีที่แล้ว +3

    allaha unaxariisto jaale
    siyaad danbigiisana allaha
    dhaafo👮👮👮👮👮👮👮

  • @abshirmohamed4025
    @abshirmohamed4025 6 ปีที่แล้ว

    Alla ha unaxariisto aabe siyaad!! Geesi dalkiisa iyo dadkiisa hormar uhorseedu ahaa se lala garan waayay!! Halkuu nala rabayna mudo 30 sana ah labaadi goobayo.

  • @liibaanali6645
    @liibaanali6645 6 ปีที่แล้ว +16

    maxamed siyaad bare oo kale somali soma mareyso waa nin geysi ah go an ragnimo leh

  • @AbdirizakMaslah
    @AbdirizakMaslah 2 หลายเดือนก่อน

    Afweyne manta maxkamadii alle weyne ayuu jooga sarakiishaas aan waxba galabsan sida xaqdarada ah uu udilay
    Iyo culimadii uu dilay maanta bee heesata .alah unaxaristo halyeeyadii
    Salaad gabeyre kadiye iyo ceynaanshe
    Abdulkadir dheel😢 janada alah kawarabiyee

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว +3

    ABAAHAYGII LABAAD. ALLE YAA RAXMA 🤲🤲🤲THEN I.FROM.COPENHAGEN🇩🇰🇸🇴😁👍

  • @ZalatanAbraham-y6n
    @ZalatanAbraham-y6n 3 หลายเดือนก่อน

    Md siyad barre salute 🫡 ilahey ku naxriisto rabi md ka fiican somaali ma so maraayo gadaashada adunka waan kanharnay

  • @sportschannel6987
    @sportschannel6987 5 ปีที่แล้ว +14

    Kkkk waa ku dilaya cadiya weeye🤣 inalilahi waa ina illahy rajucun

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 ปีที่แล้ว +1

    Danbigooga alha dhaafo oo naxariistiisa janada haku geeeyo

  • @engqambi8430
    @engqambi8430 6 ปีที่แล้ว +6

    Libaax libaax dhaley ilaahow u naxariiso waxan ka helaa markuu dhaho FARIIID

  • @alimohmed160
    @alimohmed160 5 ปีที่แล้ว +2

    aaba siyaad alaah haku naxristo oo janada haka warabiyo

  • @umumohhamed2021
    @umumohhamed2021 7 ปีที่แล้ว +3

    allaha unaxariisto wax walbow ahaay allaha subxanahu tacaalaa ayaa laxisaabtamaa iska kadaaya xumaatda qof dhintay laga shegayo dabbi waaye

  • @suldaanajab8359
    @suldaanajab8359 2 ปีที่แล้ว

    Geesi buu ahaa jaalle siyaad Allaha unaxariisto

  • @nasraosman7686
    @nasraosman7686 3 ปีที่แล้ว +4

    Allaha u naxariisto Salaad Gabayre iyo intii muslim xaqdaro lagu dilay😥

  • @MohamedMohamed-pb2yg
    @MohamedMohamed-pb2yg 6 ปีที่แล้ว +2

    Ilaaaahay haku naxaristo abo siyaad soomali kama danbey ilaahay godka haku nuuro

  • @safiirkareermiyiga6105
    @safiirkareermiyiga6105 6 ปีที่แล้ว +11

    Allow u naxariiso jaale siyaad 😭😭😭

  • @abdiabdi1738
    @abdiabdi1738 2 ปีที่แล้ว +1

    Wan ku garad Saday mw Maxmad siyad bare wanan xasusta madaxwaynhaygii aabo siyad ilaahow ku naxriiso somli ku ilobimayso dawldnimdenii soomlinimdenii

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 7 ปีที่แล้ว +3

    ilahay ha u naxariisto labadan way dhinteen lakin qabrigiina haku seegina caayda aad caayasiin waxba niima taarayso raxmanka ayaa daadka xiisaba

    • @aliaden7915
      @aliaden7915 4 ปีที่แล้ว

      Afweyne Cadaab ilaahay ha kugu fogeeyo. Godkuu somalia galiyay bay wali ku jirtaa

  • @ubahabdi7851
    @ubahabdi7851 5 ปีที่แล้ว +2

    Waleee maantaa laguu bahnaay inaad joogto laakiin waqtigaa dhamaday kuwamaantaa laguu dhiibi lahaaye fiqi cabdiraxman cabdi shakuur iyo shariif xasan iyo inta dulmiga wada oodhan ayaa tiirka lagaynlahaa

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 11 หลายเดือนก่อน +6

    He could put him. Jailed for 20yrs.

    • @AsadAf-rs1mm
      @AsadAf-rs1mm 9 หลายเดือนก่อน +2

      rules are rules sorry.

    • @AsadAf-rs1mm
      @AsadAf-rs1mm 8 หลายเดือนก่อน +2

      that's how to rule the human animals and said bare was Right big somalia.

  • @cabdixakiinahmedmaxamedahm9727
    @cabdixakiinahmedmaxamedahm9727 5 ปีที่แล้ว

    Runtii siyaad bare khasaro iyo faaiido ba uulahaa illaahay ha unaxariisto

  • @fatumasheikh1094
    @fatumasheikh1094 7 ปีที่แล้ว +22

    jaale siyaad janadii fardowso rabiyow hoy kaaga yeel dambi dhaaf allow kusii xowdkii rasuulka ka cab xaraan ma cune

    • @ahmedomer4953
      @ahmedomer4953 6 ปีที่แล้ว

      Ma dilka Muslim ka ayaa janada lagu galaa abaayo caqliyeelo kkkkkkkkkk

    • @Msskorean
      @Msskorean 5 ปีที่แล้ว

      Tobankii wadaad ee Ilaahay Dartii loo laayey iyo Sideetan iyo sideedii askari ee loo soo xulay inay ahaayen askar fiican misna la xasuuqay, dadkii iyagana laga aruuriyay xaafadaha Muqdisho sanadkii1988kii, dhalinyaradana u badnaa, tiradooduna gaaraysay 40-ka qofood ee lagu xasuuqay duleedka Jaziira. Aan wax is weydiinee Jaalle Siyaad maku saxnaa mise isagu eedba ma lahayn? ugu dambeyn Allaha u wada naxariisto dhamaantood.

    • @heartlightqueen3985
      @heartlightqueen3985 5 ปีที่แล้ว

      @@Msskorean 🤮🤮🤮🤮🤮

    • @heartlightqueen3985
      @heartlightqueen3985 5 ปีที่แล้ว

      @@ahmedomer4953 🤮🤮🤮🤮🤮

  • @mrwadaniciilan8799
    @mrwadaniciilan8799 3 ปีที่แล้ว

    Allow kuu naxariiso siyaad dadka uu horjoogey maanta ayey jaanis helaan dalkana way burburiyeen siyaad oo kale alle ha u dhaliyò somali

  • @gorasgoras6788
    @gorasgoras6788 7 ปีที่แล้ว +37

    Hawiye 1991-2017 meqa soomaali ka dileen 1 nin oo dawlad dishay ayey ka hadlayan.

    • @Hawiyenimo
      @Hawiyenimo 5 ปีที่แล้ว +1

      Imisa soomaali ah Daarood ku laayeen 1969 - 2018

    • @nuuraayeali5580
      @nuuraayeali5580 5 ปีที่แล้ว +2

      Goras Goras nacas qabyaalada iska daaaa

    • @ragemsaid8697
      @ragemsaid8697 4 ปีที่แล้ว

      Goras Goras no no no pls

    • @randomchannel7359
      @randomchannel7359 4 ปีที่แล้ว

      Adeer you dont represent darood if you are intentionally/Unintentionally dividing somalis

  • @ahmedceymis2708
    @ahmedceymis2708 ปีที่แล้ว +1

    Allah ya rahma 😢😢

  • @muxiyosulub5669
    @muxiyosulub5669 7 ปีที่แล้ว +3

    Janaraal Maxamad Siyaad Bare Libaax.ayuu Ahaa Allaha UNaxariisto

  • @waadimahamedahmedwaadimaha8147
    @waadimahamedahmedwaadimaha8147 4 ปีที่แล้ว +2

    Allah u naxariista ziyaad barre waxa ka relay marka uu lee yahay FARIID

  • @graadhobire5535
    @graadhobire5535 7 ปีที่แล้ว +11

    Soomaliyey nimankan wey dhinteen qabriga ha idiinka jiraan wexey ahayeenba lakiin kuwii noolaa wä kuwa baddu maalin kasta liqdo gabdhaha somaliyed yemen waa lagu kala gata ciyaalki qurba lagu dhalay xabsiyada ka buuxan marka meydkan iska dhafa kuwii noola ayaaba liita.

    • @foziyahinahcali4004
      @foziyahinahcali4004 6 ปีที่แล้ว +1

      55Graad Hobire wlh waa sax runbaad sheegtay alaha isusoo ururiyo soomaali balanbashaye

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 6 หลายเดือนก่อน

    ALLAHUMMA LAA CILMA LANAA ILLAA MAA CALAMTANNAA

  • @mukhtarxaarin3975
    @mukhtarxaarin3975 5 ปีที่แล้ว +3

    War ninka dabaysha usaara hhhhhhhhhh wuxu bahal sanaayaa allaha unaxariiste

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 6 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 ilaahay ha u naxariisto