Libiya waa dad bila caqliya nolol heer sare ah oo aan xata maraykan ka jirin ayuu gadhsiyay wayse garan waayen waana ta uu maraykanku ka xumaday ee ay ilaa hada ka qoomamaynayaan shacabka libiya waa dad xun qadafi se nolol ayuu gadhsiyay caasimada ilaa hada laydhka iyo biyuhu waa bilaash xaga laga hela hada isagoo dhintay ayay tacabku u qabtay maalayaan
Alle ha u naxariisto maxamed siyaad bare baan soo xasuusta oo shacabkiisa u roona dalkiisa jeclaa
Alla ama naxaristo
Siyaad bare reerkiisa ayuu taajir ka dhigay lkn qadaafi shaqsi walbo oo libiya lacag ceyr ayuu qaadanaayey guri iyo gaarina waa siyey gobol gobol.ka dhisma fcn ma jirin libiya lkn shacabka ayaa xumaay siyaad bare dhalintii lafoole ka soo qalan jebisey ayaa gidaarada fadhin jireen hadii faanka reer diini aad soo dhageeyatay been baa laguu sheegay
@ShirkaaraXuseen nacam
you are amazing journalist and you have talent to attract huge number of fan who live around world. bro Iam of the your fans. keeping going
Ilaahay hakuu Naxariisto Madaxweyne lamida aduunka masoo marin🤲🫡
Wax kasta oo sogaliso like ayaan saarnaa hadana noogama jawabtid suala naga dhaxguuxaya
In aan arag laga yaaba walaal ee comments ku reeb
@@Gaylan-Media dee wanu ku rebnaa ee soo jawab ninka jiitay een so jawabayni
Waamahdsantahy gaylanoow
Mohamed mursi war bixintiisa mar dul istaag
Masha allh ayaad ayaa ugu mhdsnthy sida mar walba aad noogu soo gudbiso warbixinada muhiimka ah
Libax
Legend buu ahaa
Alaha u naxaristo.
Qadafi halgama Muslim ah
Libiya waa dad bila caqliya nolol heer sare ah oo aan xata maraykan ka jirin ayuu gadhsiyay wayse garan waayen waana ta uu maraykanku ka xumaday ee ay ilaa hada ka qoomamaynayaan shacabka libiya waa dad xun qadafi se nolol ayuu gadhsiyay caasimada ilaa hada laydhka iyo biyuhu waa bilaash xaga laga hela hada isagoo dhintay ayay tacabku u qabtay maalayaan
Qadafi isagagacantiisa iskudilayhubkiisi bukuwarajiyay reer galbedka
Laakin farax kasi ma aha farmaajo ee sax aragtidada mahad sanid
Waa Mucaramar Qadaafi
7
Faarax waa wariye caanbaxy runti waxan odhanla wariyaasha kalle siminaaro uqabo
qabyaaladu qabyalad hawaanido aqliga soomaalida iga dheh
Kkkkk qabyaalad qabyaalad la yaabtay
Hadi ay ka so horjeden inu xukunka in badan hayay mxy ka fa.ideen wakase shacabka libiya wlahi wxy waqtiga ahayen xayawaano
Waa libaax wlhi ninkani
Nolow lkn madwanisid daahir calasow waaqabyaladiiste
😅
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Maxaad ku qosli
Cabdinasicabdulahixaji56
1982