Labadii Nin Ee Shirqoolay Salaad Gabayre | Go’aankii Siyaad Barre | Dilkii 3-da Sarkaal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 273

  • @ahmeda1599
    @ahmeda1599 ปีที่แล้ว +4

    Alle ha u naxariisto c/qadir dheel. Iyo caynanshe iyo salaad Dhamantood

  • @foodcade2544
    @foodcade2544 3 ปีที่แล้ว +20

    Geesi buu ahaa illah haku naxariisto gen salaad gabeyre kadiye rabi kitiaabkiisa midigta hakaa siiyo marti la jecelyahay allaha kaa dhigo 😭😭😭😭😭😭

    • @musekhadir3888
      @musekhadir3888 3 ปีที่แล้ว +2

      2 kalena ducada ku dar iyaguba islam iyey ahayene, from Awdal.

    • @zakiyamcabdulahi516
      @zakiyamcabdulahi516 3 ปีที่แล้ว

      😭

    • @foodcade2544
      @foodcade2544 3 ปีที่แล้ว

      @@musekhadir3888 waa runtaa sxp iyagana rabi ha u naxariisto

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 ปีที่แล้ว +3

    Alaaaaah u naxariisto waxa alle ka barine janad fardos aamiin ya raaaaaaabi dhamantod

  • @zakariyyabadel774
    @zakariyyabadel774 ปีที่แล้ว +4

    In a saleebaan dafle yaa iisheega meel uu joogo anaa dilaya midii salaad gabayre iyo caynaanshe ayaan ku haystaa wlhi waa dililaha hadaan aqoon lahaa meel uu hoogo

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 3 ปีที่แล้ว +22

    Fadlan arintaas waan ku calool xumaadaa
    Ragaas bilaash ayaa lagu dilay

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 3 ปีที่แล้ว

      Hawiyeee maalinwalba waaa la dilaa maantana farmaajo bey hawiyeee difceayaan

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 4 หลายเดือนก่อน

      Iyagaa is dilay mid walba oo shirqoolay cabdirashiid cali sharmaarke abaalkiisa waa helay mid adduun iyo mid aakhiroba

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 10 หลายเดือนก่อน +2

    AHUN col Salaad

  • @kingsomaliofficial
    @kingsomaliofficial 3 ปีที่แล้ว +14

    Wcs wll qli mahadsanid wan kula sodaaa alle haku daayo bro ✍️✍️✍️✍️✍️✍️🤝✍️

  • @jogtodhayow1556
    @jogtodhayow1556 10 หลายเดือนก่อน +2

    Aqiro hadu alle I ogolado siyaad bare su aalo baa weedin laha oo iga dhex guxaayo🥺sabab uu sidqn nogu sameyay lkn😢

  • @xikamadaqarniga8096
    @xikamadaqarniga8096 3 ปีที่แล้ว +11

    Maxamed caynaashe legend buu ahaa wllhi waxa dhacayana sii ogaa baabad moodaa

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว +19

    Waxay aheyd qalad in la dilo qof aan danbi lahayn inaalilaahi waa inaa ileyhi raajicuun Halkaas ayey ka bilaabatey baabi ii soomaaliyeed alla cuqubo maxaa la galey

    • @amaladan5579
      @amaladan5579 3 ปีที่แล้ว +2

      Isagaa saxiixey dilkiisa kursi jeceyl iga dheh Iman daro ayaa dhamaan toot qaaday kursi jeceyl iga dheh

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 3 ปีที่แล้ว

      @@amaladan5579 afweyne balantii uu la galay sarakiishii xilka u dhiibtay isagaa ka baxay, innuu dalka gaarsiiyo doorasho xalaal ah ayey balantu aheyd balse ugu danbeyn ragii uu ka cabsi qabay ayuu is dhaafiyay,
      Markii horana waxaaba u xirxirnaa saraakiishii iyo aqoonyahanadii iyo madaxdii isaga ka horeysay sida: aaden cadde, jen caydiid, c/laahi yusuf, iyo boqolaal kale. Oo kan ugu yari uu 4 sano xabsiga ku qaatay maxkamad la'aan.

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 3 ปีที่แล้ว +11

    Salaad gabeyre janada Allaha kawaraabiyo.

    • @jezymudo9680
      @jezymudo9680 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin

    • @abdikanimuse1576
      @abdikanimuse1576 3 ปีที่แล้ว +3

      kuwa la dhintayna u duceeya xitaa meeytada loo duceeyo waad qabyaaladeysiin

    • @jogtodhayow1556
      @jogtodhayow1556 10 หลายเดือนก่อน

      Amiin amiin🥺🥺

  • @amaljamaa8478
    @amaljamaa8478 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed caynashe guuleeed geesi aan geerida ka baqan oou badheedhey marking layidhi warqadsoo qor in lagu daayo wuxuu yidhi Maya nin ma baryaayo Ilaahey baa. Idili Kara Ina dayn kara allow awoogay janada ku casuum

  • @nora5057
    @nora5057 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa Dilaa burburiyay Dadka iyo Dalka lkn isgoo Qaxootiya indhana kadhacay ayuu Musqul dhaxdeed ku dhintay dhiigyacabkii Siyad Bare

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 3 ปีที่แล้ว +5

    General salaad gabeyre dulmi baa loo dilay waxa uu ahaay geesi tol waayay Abgaal hadii uu dad ahaan lahaay lama dileen salaad gabeyre siyaad Barre inta uusan dilin salaad magaalada ayuu sahan ku sameeyay si uu dhaga dhageeyo Abgaal xaalkooda marka uu wawyay cid daba socota salaad waxa uu ku dhiirwday inuu dilo salaad allah ha unaxariisto e

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah hawnaxaristo dheel

  • @jibirdedhakaawe6379
    @jibirdedhakaawe6379 3 ปีที่แล้ว +5

    Kuligood alle ha unaxariisto

  • @abdirahimjimale4109
    @abdirahimjimale4109 2 ปีที่แล้ว +3

    Buugan halkee baan la heli kraa

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 ปีที่แล้ว +2

      walaal waxa uu yaallaa maktabadaha Hargeysa qaarkood.

  • @yusufaxmed8863
    @yusufaxmed8863 3 ปีที่แล้ว +21

    Allayarxamhu general maxamed caynashe guuleed geesi lengend buu ahaa

    • @sayittalaabo8547
      @sayittalaabo8547 2 ปีที่แล้ว

      Wallo qoloma ayuu ahaaa ?

    • @abdicaateeye4184
      @abdicaateeye4184 2 ปีที่แล้ว

      Habaryoonis isaaq

    • @cabdicobal1505
      @cabdicobal1505 2 ปีที่แล้ว

      @@sayittalaabo8547 wuxuu ahaa garxajis habaryoonis reer caynashe

  • @maslahaaladilib4144
    @maslahaaladilib4144 2 ปีที่แล้ว +3

    Labada kale iigu kaadiye mahamed caynaashe maxhu ku dilay siyad wuuba ogyahay inuusan danbi lahayn aduunyada dawladdi dulmi samaysaa maraagto

  • @hamzamohamed1945
    @hamzamohamed1945 3 ปีที่แล้ว +3

    Siyaad bare ninkii soomaali baabi iyey (af weyne)

  • @mohamedbenahmed1834
    @mohamedbenahmed1834 3 ปีที่แล้ว +4

    Waar naxariista Eebbe maadaa Siyaad ka reebay mise odayga.
    Illaahay dhammaan ha u naxariisto

    • @waceys
      @waceys 2 ปีที่แล้ว

      AFWEEYNE WAA NINKII LAAYEY SARAAKIISHII WADANKA U SOO DAGAALANTEY WAA NINKII AAYADIHII QURAANKA KARIIMKA AHAA BEENIYEY LAAYEYNA WADAADADII XAQA U SHEEGEY MARKA NAXARIIS ALLAAH MA HELAAYO ISAGA IYO INTII U DUCEEYSABA

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 4 หลายเดือนก่อน

      Saraakiil faro badan ayuu laayey siyaad , culimuu laayay, aayado ayuu beeniyay makaasaad naxariis la sugaysaa 😂

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 3 ปีที่แล้ว +3

    Siyad bare maxuu dad xasuqay lkn manta qabri madow so ogama jiro xaku jacel wa kaa subxanalah

    • @footballhq9409
      @footballhq9409 3 ปีที่แล้ว

      Somali hadad dhaagaha ka qaracin aboow 30sano qaxooti iyo wadama shisheeyo umanan kala cararnen

  • @engcosoble174
    @engcosoble174 3 ปีที่แล้ว +5

    Alle ha u naxariisto yaa allh

  • @alihayle3374
    @alihayle3374 3 ปีที่แล้ว +3

    Salaad gabeyre geesi ayo ahaay,

  • @kadaweaxmedsiciid4959
    @kadaweaxmedsiciid4959 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa ugu Horeeyey oo Sirta Fidiyay Ruushka
    oo -uu Laxiriiray
    in uu Rabo in Qilaab Labaad
    Ruushkiina Wuxuu Go,aansaday inuu Adkeeyo Kacaanka Dhashay
    isagaana Soo Sheegay

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 3 ปีที่แล้ว +12

    Alaha u naxariisto janaral salad gabeyre

    • @AR-cx5yf
      @AR-cx5yf 3 ปีที่แล้ว

      jawahir Elmi @ UFUF AAMUS XOOLO YAHAY

    • @aamina1247
      @aamina1247 3 ปีที่แล้ว +2

      @@AR-cx5yf Ma Qof Dhintay Ayaad Raxmada Allaah u Diidee. Subxaana Laah. Allaha u Raxmado intii Muslim ah ee Dhimatay Aamiin.

    • @ahakimahmedjamanuur5661
      @ahakimahmedjamanuur5661 3 ปีที่แล้ว +4

      @@AR-cx5yf Waxan oo dhan waa wixii sababay in afweyne naftu suuligga isagoo xaaraya naftu kaga carartay suuliga yaa waaye. 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣Agoontii afweyne maxay barooranayaan🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @libana4081
      @libana4081 3 ปีที่แล้ว

      @@AR-cx5yf qabiiliiste qurun ah ayaad tahay asshole

    • @johnali4402
      @johnali4402 3 ปีที่แล้ว

      @@AR-cx5yf . Sxb. Dowladu waxay ka socon la'dahay tan ugu wacan. Ileen Dambiilayaashii Halkaan na dhigay intii Maxkamad lasoo taagi lahaay ayaa Madax ka dhignay.

  • @saciidqadar2718
    @saciidqadar2718 3 ปีที่แล้ว +3

    Allh unaxa risto salad gabeyre gesi qaran

  • @abdiibrahim316
    @abdiibrahim316 ปีที่แล้ว +1

    General Salaad ma wadin wax la yiraah inqilaab laakiin wuxuu diidanaa kali talkin uu watay Gen. Siyad markii dambana cadaatay, halka uu dalka marayana gaarsiisay.

  • @husseinosmannur5206
    @husseinosmannur5206 ปีที่แล้ว +2

    Salad gabeyre korneyl ma aheyn ee wuxuu ahaa genaral

  • @abdisalangabeyre6066
    @abdisalangabeyre6066 3 ปีที่แล้ว +3

    WALAAHI WAAN JOOGEY MARKII LA DILAAYEY FAADIL WALIBA ISAGOO XAAR KA DAADANAAYO FULEYGA

    • @mohaofficialvideos3012
      @mohaofficialvideos3012 7 หลายเดือนก่อน

      Sanadkuu ahaa walaal sanadka la dilay abdala faadil

  • @ibrahimhusien9350
    @ibrahimhusien9350 ปีที่แล้ว +1

    Asc. Subxaanalah. Ilaah. Ha. U. Naxariisto

  • @alisalah3768
    @alisalah3768 3 ปีที่แล้ว +3

    Wa wadan ragan bdn oo dacad ah oo sharaf bdn oo somaliyed dulmi iyo xaqdara lagu dilay ila mantana weli kuma ciibri qadanin somali wa nasib daro

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsant walaalkey ❤❤❤❤❤

  • @maxameddacar3284
    @maxameddacar3284 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaan u arkaa in uu ahaa Salaad Gabeyre wax aan macno weyn lahayn aadna u garasho liita isla weyn,Wax badan ayaan ka fahamsanahay qaar ka mid ahaa goob joog ayaan ka ahaa, Sidaas darteed,Wixii jirey waan haran karaa.kama nid ahi dadka Somaliyeed ee taariikhda lagu Khalid karo.

    • @saidabdi73
      @saidabdi73 3 ปีที่แล้ว +1

      Ninkasi libaaax nin ah ayuu ahaa aun

    • @NasiibFiican
      @NasiibFiican 6 หลายเดือนก่อน +1

      Siyaad bare oo musqul ku dhex dhintay oo faqash ahaa ayaa malaha wax ahaaa gaalyohow

  • @fartuunisse141
    @fartuunisse141 3 ปีที่แล้ว +5

    Wuu qurxoona salaad raxima laah

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 3 ปีที่แล้ว +2

    Wixi qayma lahaa
    Sarakiisha Somaliyed
    Waxa laayay
    Siyaad iyi xulufadiisii
    Wan kaxanaqay qaladka
    Caynanshe lagu dilay

  • @xasaasirawje4366
    @xasaasirawje4366 3 ปีที่แล้ว +4

    𝑨𝒍𝒍𝒂 𝒉𝒂𝒘𝒏𝒂𝒙𝒂𝒓𝒊𝒔𝒐 𝒈𝒆𝒔𝒊𝒈𝒊𝒊 𝒍𝒂𝒈𝒂 𝒙𝒂𝒒𝒅𝒂𝒓𝒏𝒂 𝒔𝒂𝒍𝒂𝒅 𝒈𝒂𝒃𝒂𝒚𝒓𝒆

  • @yaasiinaburaas5205
    @yaasiinaburaas5205 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma.taaqan.djanbaalkan.aqoon.yahanka.kuuu.soo.direy.??
    'love..music and..seynis ..

  • @mohammedalimohaaa1867
    @mohammedalimohaaa1867 3 ปีที่แล้ว +4

    Allah unaxariisto adeerkey

  • @xasanyaanyo3327
    @xasanyaanyo3327 3 ปีที่แล้ว +1

    Salaad gabeyre nin geesiya inu aha wa lawada qiray waana la iskugu tagay mid shirqoola mid ruufiyaana mid qabta mid dila

  • @mustafa-bo2dh
    @mustafa-bo2dh 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto dhamaan tood

  • @AL.MudnawiChannel
    @AL.MudnawiChannel 3 หลายเดือนก่อน

    Cali xaashi ❌ general xaashi cali ✅

  • @mahamedabdille4489
    @mahamedabdille4489 5 หลายเดือนก่อน

    Uurkutsalo baahayso hawiye laakiin dowlad xoogleh marka manoqan kartaan

  • @AhmedAli-zw5kd
    @AhmedAli-zw5kd 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa qiso calool xumo xambaarsan cawilna wuxuu ahaa jaasuus siyaad bare warkiisana lama qaada karo

  • @sheekhubaladka8744
    @sheekhubaladka8744 2 ปีที่แล้ว +2

    Ale haw naxariisto saraakiishaa arxanlaawashaashu heleen waxaan u arkaa dadkaa dawlada maamulaayay inay caqliigii xayawaanka hoos mareen waayo xooggu maalin ma dhaafo laakiin inaad siyaasad ku xalisaa waxay jirtaa waligeed sababtaha aanay soomaaliyi waxaba aanay u wada yeelanay ayay ka midtahay radii waxaa samaynaayay cidi ma aamini kartaa ilayn caqli uma kordhine waa ku win uune reer soomaaliland qof kagama dhinto talo xumo maamul keenay alxmdlh alahayow noo siyaadi

  • @abdullahifarah6772
    @abdullahifarah6772 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa cawil wakaa qariyey

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 4 หลายเดือนก่อน +1

    Carabta maxaa dalkeenna keenay

  • @Maali18
    @Maali18 3 ปีที่แล้ว +4

    Walaal aan ku saxee salaad gabayre korneel Ma ahayn ee wuxuu ahaa General lasoco midaas

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว +1

      Makeval waa runtaa sxb salaad gabaydhe allaah haw naxariistee janan ayuu ahaa kotnayl.maahayn

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      Tan labaad anigu sidaan taariikhda ku hayo cabdala faadil abgaal.ma dilin ee gaadhuu ka dhacay ayaan maqlay dadka lama saaro denbi ninkan weriyaha ah wax badan baa ka dhiman

    • @Maali18
      @Maali18 3 ปีที่แล้ว +1

      Wuu saxan yahay wll taa oo waa la dilay faadil nin kibruu ahaa oo guul wade weyn ah

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      @@Maali18 anigu gaadhi ayuu ka dhacay baan maqlay

    • @Maali18
      @Maali18 3 ปีที่แล้ว

      @@gedefletv6049 sxp waa la dilay xamar baa lagu dilay

  • @abdulqadirsalim8594
    @abdulqadirsalim8594 3 ปีที่แล้ว

    ILAAH HA NAXARISYO GABEEYRE IYO CABDULQADIR AY YIHIIN DAD XIDID AH OO AH KOOFURTA SOOMAALI IYO CAYNAASHO OO KA SOO JEEDO REER WAQOOYI WAXAA IN IQABKA FASHILIYEY MAXAMED SHEEKH CUSMAN MURANSADE

  • @abdiibrahim316
    @abdiibrahim316 ปีที่แล้ว

    Ambassador Cawil hadaladiisa waxay isugu jiraan Run iyo Barax.

  • @alihayle3374
    @alihayle3374 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa jogay malinti xabada lagu dhuftay cabdala fadal, futada loga dhuftay koo mida kalay afka loga dhuftay, siyaad bare musqul ku dhax dhintay, ilaa kenya lays cersanaay faqahta

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว +4

    Soomaalaay golaha sare ee kacaanku cid walba way lahaayeen salaad iyo caynaanshe iyo dheel illahay haw naxariisto imisaa ka danbeeyey oo xaq daro lagu laayey laakiin dadbaa u arka in qabiil laayey hadii sidaa lio arkana runtu waxay tahay salaad iyo caynaanshe mundulood iyo isaaq baa ku maragkacay sidaa cawil sheegayo

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 11 หลายเดือนก่อน +2

    Afweyne was evil.

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 3 ปีที่แล้ว +1

    Hawiye ayaa shirqoolay

  • @maxamedkunne2273
    @maxamedkunne2273 7 หลายเดือนก่อน

    nimankii dilay dhamaantood waxey ahaayeen marrexn

  • @Suheila22
    @Suheila22 ปีที่แล้ว +1

    Cawil waa beenlow aan waxba kala socon kacaankii dalka ka talin jiray muxuu ka ahaa dowladii Siya Bare Cawil waxaa daliil u beenta uu sheegay Salad ma jeneral mise kernel sida uu wariyahaan u qalday.

  • @mahamedabdille4489
    @mahamedabdille4489 5 หลายเดือนก่อน

    On waan kalajijibinay wadankii

  • @Shacayb-o8m
    @Shacayb-o8m 7 หลายเดือนก่อน

    Hawiye oo muqdisho tuban baa latoogtey

  • @addname4952
    @addname4952 3 ปีที่แล้ว +6

    Xasuuqyadii ka dhacay deegaanka soomaalida intii abdi iley xukunka hayey maad warbixin kasoo diyaarin kartaa waa taariikh u baahan in wax laga barto

    • @addname4952
      @addname4952 3 ปีที่แล้ว +3

      Qaybo badan oo kamid ah waxaan rabaa inan kula wadaago +251941043488 whatsapkaygu wakas

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  3 ปีที่แล้ว +5

      @@addname4952 Mahadsanid walaal Jigjiga Films. Insha Allah xidhiidh wacan iyo iskaashi wacan.

    • @addname4952
      @addname4952 3 ปีที่แล้ว

      @@QAAMUUS thanks wllo

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 3 ปีที่แล้ว +1

    Sarkaalka diiday in Janaraal Caynaanshe dilka loogu bedalo xabsi wuxuu ahaa laangaabka Kornayl Ismaaciil Cali Abokor oo iska hor qaadayay laandheeraha isaaq si booskiisii ugu fariisto.

    • @MohamedHassan-ly5he
      @MohamedHassan-ly5he 3 ปีที่แล้ว

      ILAAHAY baanad been u sheegin.
      Aniga waxa ii sheegay Cawil naftiisa anagoo joogna Hargaysa.
      Wuu se qariyay in uu magaciisa buugga ku qoro.
      Waa se Ismail Ali Abokor.

    • @Dhambaal55
      @Dhambaal55 3 ปีที่แล้ว

      Sxb isaaq yuu ka ahaa caynaanshe

    • @fuaadmohumed9146
      @fuaadmohumed9146 3 ปีที่แล้ว

      Waa xaqiiq ismaaciil cali abokor ayuu ahaa sarkaalkaas diiday

    • @fuaadmohumed9146
      @fuaadmohumed9146 3 ปีที่แล้ว

      @@Dhambaal55 garxajis habaryoonis

    • @Dhambaal55
      @Dhambaal55 3 ปีที่แล้ว

      @@fuaadmohumed9146 thanks sxb

  • @ShiekhCabdiKhalikh
    @ShiekhCabdiKhalikh 3 วันที่ผ่านมา

    Dib u xasuusta walaalyaal

  • @sharmakefarah7485
    @sharmakefarah7485 2 ปีที่แล้ว +1

    Sarkaalkaas amarka siin jiray maxamed siyaad diidayna in la cafiyo maxamed caynaanshe wuxu ahaa axmed saleeban dafle , taliyaha NSS ama sirdoonka qaranka ahna wiilka qaba gabadha uu dhalay maxamed siyaad barre.

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 3 ปีที่แล้ว +3

    Caddaal daradii waagaas dhacaday ilaa hadee soo ureysaa

  • @KELMAD-SAME
    @KELMAD-SAME 4 หลายเดือนก่อน +1

    Bal eega arabkani wuxu ku hadlayo kalmada "arab" muxuu ugu jeeda?

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 ปีที่แล้ว

    Yaasalam

  • @MouminOmar-ld3lt
    @MouminOmar-ld3lt หลายเดือนก่อน

    waasax

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa in layska qabtaa Farmaajo Faqash wuxuu ku socdaa wadadii Afweyne Malcuunkii bakhtiyey.
    Ee dhiiga muslimiinta daadiyey cadaabta jahanamo Rabbi ha geeyo. Aamiin

    • @mowlanamohamed5885
      @mowlanamohamed5885 3 ปีที่แล้ว +1

      Qof dhintay Maa San ugu dagdage

    • @mohamedibrahim2567
      @mohamedibrahim2567 3 ปีที่แล้ว

      Dadka waxaa ugu liita ninka latirsada reer akhriaadka Maxamed siyaad Gara kiss midig iyo saxiibadiiba waa kuwa hadda kuu taliya iyo qaar gadaashii geeriyoodey ilahey ha’unaxariistee ee aniga magaran karo waxa farmaajo meesha soo geliyey waayo madaxweyne somaliyeed oo dhaama nama soomarin walaahi inaanan daarood aheyn iska daa mariixaane lakiin dulmiga majecli.
      Midda xigta reer wakhooyiga qudbadii Maxamed ibrahim cigaal ilaah haunaxariistee uu fagaraha kajeediyey silaayana uu dabataagnaa dib udhageysta iska daaya cadifadaan aan jidka iyo jahadaba laheyn
      Wixii qalada ama fahanka ah iga raali ahaada dar’ilaah ayaan ujawaabey dana waan ahay oo goo joog baan u ahaa mahadsanid

  • @abdisalangabeyre6066
    @abdisalangabeyre6066 3 ปีที่แล้ว +1

    LABADAAS NIN NINA MEEDKIISA WAXAA LAGU JIIDEY WADADA FAGAX WAA FAADIL NINA ISAGOO QAXOOTI AH AYUU MAREYKAN KU BAQTIYEY

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 ปีที่แล้ว +3

    Ali samatar iyo abdala faadil waa labada nin ee xoogii dalka somaliyeed baabiiyey.

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 3 ปีที่แล้ว

    Nin lamida Somalia ma soo marin
    Siyaad barre, libaaxii Africa
    Ninkii Somalia🇸🇴 aduunka baray buu ahaa

  • @habiibamohamed2720
    @habiibamohamed2720 3 ปีที่แล้ว

    Liili

  • @Shimba-uh2lx
    @Shimba-uh2lx 3 ปีที่แล้ว +2

    Qaamuus: wax kale mahaysiin?

  • @xogtamaldahan
    @xogtamaldahan 3 ปีที่แล้ว +7

    Sheeko Qosol Badan a
    Shuruud hadii aad qososhid subscribe baad saaraysa
    Hada kahor ayaa waxaa dhacdey Odey Ciyaalka xaafada oo Reer Mudug Ah ayaa Restaurant Dubai Kuyaalo ayu Soo Galey kadib Buugii Dalabaadka Cuntada kuqorneyd ayaa loo keenay Odey waa Madmadoowe Allaaa kuyaqaaan Waxna lama qoro Aqrisna iskaba ilow Kadib Qoraal #Beans ayuu Farta isaga taabtey Kadib Digir Haadeysa ayaa loo keenay
    Odeyga Tala ku cadaatey Digirtiisi ayuu lafaha kadhuuxey 4 nin oo dhinaciisa Fadhidey Dhaylo Hilib Ari ah ayey Jebinooyiin Odeyga tii inu Dalbaduu Raba Mana garanaayo waxa lagu dhaho Hilib Ariga Nimankii oo leh buu maqley #Again noo soo biis cml odeyga wuxuu isdhahay hadaba hilibka Aad Rabtaa Magaciisu waa Again Kabalyeerigiu Ama waiter kii intuu uyeeray ayuu kuyiri Again kablyeerigiina Digirtii Ayuu Soobiisey.
    Odeyga Fadhiga intuu kakacay uu farta ku fiiqey nimankii hilibkii ay cunayeen Aniga #Againtaas Ayaan rabaaaa 😁😁😁😁😁😁😁😂😂😂😂😂😂😂😂
    Hadii aad qososhay Wll allah ba ina ogaa inaynu ballanay ee Wll subscribeta iisaar
    👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👉
    th-cam.com/channels/kqSoWm0ldTsYYR4kzrKhtQ.html

  • @jicrii4948
    @jicrii4948 3 ปีที่แล้ว +1

    ok 👍

  • @cabdikariinliqdo5060
    @cabdikariinliqdo5060 3 ปีที่แล้ว

    Geesi

  • @nora5057
    @nora5057 3 ปีที่แล้ว +1

    In badan somali ayaa ka war qabin dulmiga meeshuu ka soo bilaawday Inta badan dad aan aqoonta u lahayn ama aan wax badan ka oggaan xaaladdii dalku jirey waqtigii rajiimkii militariga uu hojooge u ahaa Maxamed siyaad barre ayaa waxay ku tilmaamaan dowladdii ugu wanaagsanayd, taasoo ka dhigan dad aan waqtigaas ahayn dad qaan gaar ah iyo kuwo sheeko baraley looga sheekeeyey, waa xaqiiq sida dadku maanta siyaasadda ula socdo inaysan ula socon berigaas keliya ay arkayeen, Dugsiyada waxbarashada Booliiska iyo guulwadaha Isgooysyada iyo wadooyinka taagan, iyo goobaha dowladdu ku shaqaynayso balse aysan Ogayn waxaa hoostooda ku duugan haddaba si aad u Oggaato wixii dalkan burburiyey in ay ahayd dulmi iyo cadaalad daro.
    Bal aqriste waa Safiiradii iyo Qusuliyiintii waqtigii xukuumadii rajiimkii milatari 1969.ilaa 1991kacdoon shacab dalka looga saaray. Madonaya inan ku dulmiya Beel ama shaqsi laakin waa arin aan u arkay wixii somali buruburiyay wilina in badan ayaa donaya in dib loo soo nooleya dulmigaas waana in laga fogaada qalad horay u dhacay. Waxaan u arkaa in tariikh ahaan loo keydiya si mustaqbala jiilalka danbe uga fa.iideystaan .Hadii aan cadaalad la helin waligeen duli kama baxeyna dulmiga waxaa ka dhasha duli iyo dowlad la.aan ugu danbeestii QABIIL QARAN LAGUMA NOQDA.
    Qaaradda Waqooyiga Ameerika.
    1. Washington (USA) Cabdikarim Ali Omar (Ogaadeen) a nephew of the president and president's son-in-law 2. New York (USA) Abdullahi Said Osman (Geri-Koomba, Darood) 3. Ottawa (Canada) Abdirahman Artan Aden (Mareexaan)
    Qaaradda Yurub
    4. Roma (Italy) Yusuf Ali Osman (Majeerteen)> 5 Bonn (Germany) Hassan Abshir Farah (Majeerteen)> 6. Berlin (E/Germany) Ahmed Shire Mahamud (Majeerteen)> 7. London (UK) Ahmed Jamac Abdulle (Dhulbahante)> 8. Paris (France) Saciid Haji Mahamud (Dheer) (Dhulbahante)> 9. Brussels (Belgium) Ali Hassan Ali (Warsangeli Daarood)> 10. Stockholm (Sweden) Yusuf Haji Said Mahamud (Warsangeli Daarood)> 11. Bucharest (Romania) Mahamed Ahmed Tafadal (Warsangeli Daarood )> 12. Moscow (USSR) Abdullahi Egal Nur (Mareexaan)> 13. Geneva (Switzerland) Faduma Isaaq Biixi (Mareexaan)> 14. Belgrade (Yugoslavia) Faduma Mahamed Enow (Raxaweyn) > 15. Ankara (Turkey) Hussein Mahamed Bullaale (Habar/Awal Isaaq
    Qaaradda Aasiya
    > 16. Tokyo (Japan) Dahir Farah Afey (Ogadeen)> 17. Beijing (China) Mahamed Hassan Said (Dhulbahante)> 18. Tehran (Iran) Abdi Shire Egal (Mareexaan)> 19. Damascus (Syria) Hassan Musse Tarey (Mareexaan)> 20. Abu Dhabi (UAE) Adan Hirsi Isse (Mareexaan)> 21. San'a (Yemen) Abdisalan Moallim Diini (Mareexaan)> 22. Karachi (Pakistan) Abdisalam Haji Ahmed Liban (Habargidir)> 23. Baghdad (Iraq) Isse Ali Mahamed "Dheere" (Abgaal) > 24. New Delhi (India) Mahamed Osman Omar (Banaadiri)> 25. Doxa (Qatar) Sharif Mahamed Omar (Banaadiri)> 26. Kuwait city (Kuwait) Abdulqadir Amin Sheikh (Banaadiri)> 27. Riyadh (Saudi Arabia) Ahmed Abdulla Mahamed (Banaadiri)> 28. Muscat (Oman) Mahamed Suban Nur (Gadabursi - Dir)>
    Qaaradda Afrika.
    > 29. Nairobi (Kenya) Ahmed Sheikh Mahamud (Mareexaan)> 30. Kampala (Uganda) Mahamed Abdulqadir Warsame (Mareexaan)> 31. Addis Ababa (Ethiopia) Ibrahim Haji Musse (Majeerteen)> 32. Djibouti (Djibouti) Ahmed Jamac Said Xandulle (Mareexaan)> 33. Khartoum (Sudan) Mahamed Sheikh Ahmed Tima-cade (Ogaadeen)> 34. Dakar (Senegal) Ali Abdi Gurhan (Ogaadeen)> 35. Algiers (Algeria) Abdullahi Mahamed Hassan (Ogaadeen)> 36. Lusaka (Zambia) Omar Mahamed Umul (Dhulbahante)> 37. Lagos (Nigeria) Mahamed Sheikh Hassan (Gadabursi)> 38. Tunis (Tunisia) Abdullahi Sheekh Ismail (Biyamaal -Dir)> 39. Tripoli (Libya) Abdirahman Osman Said (Geellle) (Gaadsan - Dir)> 40. Cairo (Egypt) Abdirahman Abdi Hussein (Guulwade) (Reer-Aw Hassan) President's son-in-law>> Qunsuliyadihii Guud
    > 1. Roma (Italy) Ahmed Sugulle Hirsi (Mareexaan)> 2. Washington (USA) Mahamud Ali Magan (Mareexaan)> 3. Jeddah (Saudi Arabia) Mahamed Ali Omar (Mareexaan> 4. Aden (Yemen) Ahmed Aden Omar (Sheekhaal)> 5. Dubai (UAE) Abdulqadir Hirsi (leelkase)
    QORE Abdirahman M Nur

    • @Dhambaal55
      @Dhambaal55 3 ปีที่แล้ว

      Waxani run miyaa

    • @shafleabdi9790
      @shafleabdi9790 2 ปีที่แล้ว

      Been.badanaa hooyadaadii cuqdadu dishay was daaroodku waa burjiga soomaalia dalkiyo dadkaba iyagaaleh nacas yahow madhan

  • @hassanabtidoon5574
    @hassanabtidoon5574 3 ปีที่แล้ว +1

    Wax badan oo qarsoon oo maanta umada somaliyed aysan ogeyn ayaa jira oo arinkaan ku xeran sabtuna waxay tahay waa arinkii loo dilay cabdirashid calaisharmake

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 3 ปีที่แล้ว +3

    Siyaad cabsi uukacabsanaayo ayuu Salaad gabeyre udilay

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 3 ปีที่แล้ว

    Dilkii faadil aargoosi uma dhicin rasaas baa iska haleeshay joojiya beenta

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      Sayid sxb waa runtaa saasaan maqlay anigu gaadhi ayuu ka dhacay ka dib rasaas ayaa haleeshay

  • @adanghane6730
    @adanghane6730 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaan codkaan laga soo qaaday waa nin ciishaysan hadalkiisa been baa ka muuqata waayo ragna waa magcaabaya sida samatar iyo faadil muxuu u qariyay ninka diidmada qayaxan sameeyay sow isagu laftiisu caadaalada kama foga lamana oran karo qayb ayuu ka ahaa

    • @sumaya6201
      @sumaya6201 3 ปีที่แล้ว

      qoyskiisa ayaa khatar galaya sidii kii hg ee muqdisho kudisha usc

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      Aadan chiana waa sax sxb suaashaa aad bulshada waydiisay inuu ninkaa keeno ayey ahayd anigu waxaan weliba maqlay maxamed siyaad inuu soo jeediyey in nimankaas xabsi dheer ay galaan oo dhawr sano ah marka kacaanku xoogaystana xabsi guri laga dhigo rag golaha sare ku jiray ayaa si toosa uga hor yimi khudbada maxamed siyaad waxaa ku jirta rag saaxiibadaya ayaa igu yiri waad waalantahay ee ragan dalka ka qabo

    • @wilkakheyrkafaafiya6272
      @wilkakheyrkafaafiya6272 3 ปีที่แล้ว

      @@sumaya6201 Jenrl c/la faadil waxaa dilay niman katirsanaay jabhadi usc oo qabiil ahaan is kudhawaayen jenrl salaad gabeyre oo besha Abgaal oo kashi aha waceysle AYAA DILEN hg madilin ee benta joojo

    • @warbaansoosidaa9108
      @warbaansoosidaa9108 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa isaga iyo ismaaciil cali obokor, haddii uu ku dhawaaqo dee ismaaciilna waa hadlin oo wax badan oo uu ogyahay ayuu sheegin.

    • @abdulqadirsalim8594
      @abdulqadirsalim8594 3 ปีที่แล้ว

      @@wilkakheyrkafaafiya6272 TUUG BEENLOW AH EE KU HADLEYSID GABABEYRE WAXAA DILEY SABAB U AH MAXAMED SHEEKH CUSMAN WAXAA SAXIIXEY IN TIIR KJA LA GEEYO XUSEN KULMIYE AFRAX MADAXWEYNE KU XIGEEN IYO MAXAMED SHEEKH CUSMAN BEENLOW DUGAAG WAX GARANEYNENKA IBTOLBIYA KA YOMID SEE SHEEGAYAAN SOMALI WEYN

  • @mahamedabdille4489
    @mahamedabdille4489 5 หลายเดือนก่อน

    Ku waad disheen baakabadan Salina guua Saran kaarin

  • @eliasmoha3121
    @eliasmoha3121 3 ปีที่แล้ว

    Abdala Faadil Ma Rufiyaankii Afweynaaaa

    • @warbaansoosidaa9108
      @warbaansoosidaa9108 3 ปีที่แล้ว +1

      Iyo ambasadoor cawil labaduba afweyne war u geyntiisa ayey ku tartami jireen.

  • @drlegendpaddington48
    @drlegendpaddington48 หลายเดือนก่อน

    BEENAALE alle ku halaag wuxuu been been dhoobay waa midmeel ku taal hada oola maraayo2024 baa dadkii wada dhashay isku diraysaa coomment saad ku heshi soomaalaay wax ka jiraa ma lee waa comment raadis

  • @AhmedAli-xs5fu
    @AhmedAli-xs5fu 3 ปีที่แล้ว +3

    الله يرحمك يا شهيد
    الشعب عيناشي

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 3 ปีที่แล้ว

    Oh my God

  • @burhanibrahim7090
    @burhanibrahim7090 3 ปีที่แล้ว

    Maxaad uga shekeynaysaa arimahaan

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 3 ปีที่แล้ว +1

    Salaad Gabeyre waxa uu ahaa nin QAB weyn oo u arkayay Maxamed Siyaad Barre nin ay asaga iyo rag kale xukunka u dhiibeen oo ay ka qaadan karaan maadama Maxamed Siyaad Barre- aanu laheynba siyaasiyiin ku reer ah,waxa uu ahaa nin ka weyn oo ka qibrad badnaa oo horay loo soo bahdilay sina fursadan u helay, qodobo badan ayay wada xariiqdeen Siyaad Barre iyo Ragii Salaad Gabeyre la socday , QABKU waa uu dhib badan yahay misana Salaad Gabeyre waxaa xaaskiisa aheyd ina Aadan Cadde oo Siyaad Barre waxba uma uusan arkeyn, laakiin waa la gadoontay oo asagii ayaa lagu fuliyay wax aanu marna ka fileyn Siyaad Barre oo ah in uu xukun heyn karo, hade markii danbena sidii ay wax ahaayeen waanu wada oganahay. Siyaad Barre nin coleysan oo careysan oo ay bahdileen MAJEERTEEN Aadan Cadde ka ag dhowaa ayuu ahaa caruur badana waa uu lahaa saraakiil hoose ayaa asaga oo ah taliye ku xigeen military bahdili jirtay, laakiin maanu aheyn nin ilaawa oo waa aarsaday ilaa dalkii gacantiisa ku bur buro

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 3 ปีที่แล้ว

      Meelkasta faan aaan meel jirin la taagnaada ma majeerteen buu siyaad bare wax u yaqaanay raga gadaashoodaad ka hadashaane naga aamu nadalyow nadalku dhalay marka dadku sheekaysanayana waad faantaan markay ragu iska hor yimaadaana waa carartaane

    • @mahdiali8874
      @mahdiali8874 3 ปีที่แล้ว

      @@fardushurre1668 . Aniga waxaan ahay nin hawiyaa. Siyaad bare waxaa wax ka dhigay hawiye iyo majeerteen. Asagoo askari ah oo aan waxba ahayn ayaa aadan cade iyo cabdi rashiid cali sharmaarke dalacsiiyeen oo ciidamada madax uga dhigeen. Oo janeraal ka dhigeen.

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      @@mahdiali8874 hawiye so qaba ilo badan mahan teda kale barigas ya qabil yaqanay

  • @abdideysane4380
    @abdideysane4380 3 ปีที่แล้ว

    Okay

  • @homila642
    @homila642 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdulah Faadil mar hore uu dhintay
    Waxaa sheegayso waa been
    EE Ilahay ka cabso

    • @farhanmohamed8047
      @farhanmohamed8047 3 ปีที่แล้ว

      Yuaha tolow Cabdulahi fadal

    • @معروفعمر-ب2ق
      @معروفعمر-ب2ق 3 ปีที่แล้ว

      @@farhanmohamed8047 muwalad ahaa yemeni ah wA nin kalaiyA ee carab aha eee latirsana 25 janan ee afgambiga sameeyay

    • @ismailomar7156
      @ismailomar7156 3 ปีที่แล้ว

      USC ayaa dishay abdala fadil

    • @zakiyamcabdulahi516
      @zakiyamcabdulahi516 3 ปีที่แล้ว

      cabdala fadil usc abgaal Ayaa inee dileen ayee jar jareen walibo ciil loo qabay laamiga lagu jiiday

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@zakiyamcabdulahi516mahubta

  • @hanadbatari8647
    @hanadbatari8647 2 ปีที่แล้ว +2

    Awoow salaad allaha unaxariisto

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว +3

    Maxaa xamar lagu diley qof aan danbi gelin wallee masiibo waa dambeysaa caloosha ayaa I xannuuntey

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 3 ปีที่แล้ว

      Hawiyeee walalo iyagaa mindida lagu dilaaya keensada kuwa hada farmaajo uuu shaqeeya maanta jira

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 3 ปีที่แล้ว

      @@Birds-i5b dhimo faramaajo waaa laandheere daaroode miyaad cawryi maxaa ka badali kartaaaa

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 3 ปีที่แล้ว

      @@fardushurre1668 bislamalah, kablalax darood baan ahey farmaajo darood ma aha ii keen cadeyn

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 3 ปีที่แล้ว +1

    Peace and life

  • @abdisalangabeyre6066
    @abdisalangabeyre6066 7 หลายเดือนก่อน

    Waxaa la diley Abdala Fadil 1991

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 3 ปีที่แล้ว +2

    Bal maxay galabsadeen ragaasu waxay ahaayeen geesiyaal aqoon yahano ah

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxba may galabsan ee waqtigii ayaa ka dhamaaday

  • @alixiis9228
    @alixiis9228 3 ปีที่แล้ว

    Maxaa loo qariyey sarkaalka max'ed Siyaad ka awooda badnaa?

    • @ibrahimderia6111
      @ibrahimderia6111 3 ปีที่แล้ว

      adigu hadaadan garaneyn annagaa garaneyna.

    • @Dhambaal55
      @Dhambaal55 3 ปีที่แล้ว

      @@ibrahimderia6111 noo sheeg sxb

    • @fuaadmohumed9146
      @fuaadmohumed9146 3 ปีที่แล้ว

      Ismaaciil cali abokor ayuu ahaa sarkaalkaas caqabada ku ahaa war sugan oo dheeraad ah ayaan kaa siin doona hadaad iiga baahato

    • @matarazzidjamal185
      @matarazzidjamal185 3 ปีที่แล้ว

      @@fuaadmohumed9146 markaa sidee bu uga awood badnaa bal inyar nagadaba gee bro adoo mahadsan

    • @fuaadmohumed9146
      @fuaadmohumed9146 3 ปีที่แล้ว +1

      @@matarazzidjamal185 xiligii afgembigu bilaabmayey ismaaciil cali abokor ninkii koowaad ee muxamed siyaad bare la tashaday ayuu ahaa ee uu ku sirqarsaday laba nin oo aad isugu dhow ayey ahaayeen waan kuu haya macluumad dheerad ah aad baan kuu salaamay wll iyo ramadan mubarik wixii aad i weydiiso gacmo furan

  • @xdscxdsc2366
    @xdscxdsc2366 3 ปีที่แล้ว

    Waxaa shir qoolay salad gabayre

  • @abdullmohamed3726
    @abdullmohamed3726 3 ปีที่แล้ว

    Cid shirqoshay majirto

  • @nagmudiinahmeth3847
    @nagmudiinahmeth3847 3 ปีที่แล้ว

    Salaad Gabayare waxa uu ahaa basaas KGB uga shaqeeya arimaha somaliya
    Gabyare geedka geeya baa kadhacday.

  • @MohamedHassan-ly5he
    @MohamedHassan-ly5he 3 ปีที่แล้ว +1

    SARKAALKA IN CAYNAANSHE LA DILO KA DANBEEYAY EE GOLIHII SARE MIISKA U GARAACAY WAA ISMACIIL ALI ABOKOR, WAXA II SHEEGAY CAWIL DUCALE OO AAN NINKAA BUUGIISA KU QORIN.

    • @Dhambaal55
      @Dhambaal55 3 ปีที่แล้ว

      Ma hubta wll
      Tolow muxuu ugu qori waayay

    • @Dhambaal55
      @Dhambaal55 3 ปีที่แล้ว

      Qoloma ayuu ahaa ismaciil

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 ปีที่แล้ว

      @@Dhambaal55 danbiga shakhsi ba gale ma qola gasho ma aqan

    • @mustafehussein288
      @mustafehussein288 ปีที่แล้ว

      Dhambaal isaaq

  • @engcosoble174
    @engcosoble174 3 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭😭😭