Sidee maraykanku uga xadday ruushka qorshaha samaynta diyaaradahoodii dagaalka?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 138

  • @NAASIRI1
    @NAASIRI1 ปีที่แล้ว +56

    Dhamaan akhriyayaash komantiga ku sali xabiibkeena scw

  • @MahamudApdirahman
    @MahamudApdirahman ปีที่แล้ว +21

    Halkani Waa waabari Media magacayguna waa Apdirahman Omar
    Kusodhawaada dawadayaal muqaalka Maanta❤❤❤
    5k Aangaadhsiino Ustaadkeena Jalayaal❤❤

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 ปีที่แล้ว +34

    Golden voice ❤❤❤

  • @MukhtarabshirIsack
    @MukhtarabshirIsack ปีที่แล้ว +13

    First comment baan noqdey maanta love ❤ii saara

    • @Ur_fvv_Hina
      @Ur_fvv_Hina ปีที่แล้ว +3

      Ana kaso horeyey😂😂isqgo 2 secin yala Aya comment ka bixiyey

  • @ZaadiqAli-zk3gv
    @ZaadiqAli-zk3gv ปีที่แล้ว +3

    ❤❤Xogo Muhiima Abdirahman Waaberi Ugu Kaaalay

  • @hashimtahir6393
    @hashimtahir6393 ปีที่แล้ว +6

    I was waiting this video thanks bro 😅😂😂❤❤❤❤🎉

  • @KING______MOHAN11
    @KING______MOHAN11 ปีที่แล้ว +3

    M.a zxp wax badan ka faa,iiday mahad sanid ustaad ❤🙏

  • @ismaelbotan2392
    @ismaelbotan2392 ปีที่แล้ว +3

    Qaciin melkasta uu jooga kuwa Somalia 🇸🇴 Aya ba ugu siidaran

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid Abdirahman Omar

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk ปีที่แล้ว +2

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @ismaeelmohamed1165
    @ismaeelmohamed1165 ปีที่แล้ว +12

    Somalia waxaa kabuuxa kuwa qaa iniin oo Viktor ka daran oo dal iyo dadba iibsada.

  • @JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw
    @JimcalecalimjimcaleJimca-pk3pw ปีที่แล้ว +2

    Sxb Soo badi sheekoyonkan oo kale ❤❤❤

  • @Qawle-x4i
    @Qawle-x4i ปีที่แล้ว

    Dhagaysi wacan marwalba Cabdiraxman Cumar Waabari media

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish ปีที่แล้ว +3

    Guushu waa sirta😮

  • @YacquubSomali
    @YacquubSomali ปีที่แล้ว +2

    Warkan waa sax

  • @amilaabdirahmanshekh8035
    @amilaabdirahmanshekh8035 ปีที่แล้ว

    Mahadsanit walla Abdirahman Omar ❤

  • @Ur_fvv_Hina
    @Ur_fvv_Hina ปีที่แล้ว +2

    First ❤

  • @ManhayasinManhayasin
    @ManhayasinManhayasin ปีที่แล้ว

    Dar Alle kuu jclhy kuuna taageeraaa. Anoo ah Zaki..

  • @jabirfariid3294
    @jabirfariid3294 ปีที่แล้ว +5

    Golden voice

  • @HawaAdem-l2f
    @HawaAdem-l2f ปีที่แล้ว

    M.a waaberi media❤

  • @zakimohamed3228
    @zakimohamed3228 ปีที่แล้ว

    Mgacygu waa abdirahman omar halkanina waa waneri media kuso dhowaada daawadayaaL muuqaalkeena maanta 9sano ayaan kuxirnhy page kan Geography’ and historical ka uzxpka ah zlaaama zxpka golden voice ka ahow🎧🙏🏿

  • @AbdirahmanYalahow
    @AbdirahmanYalahow ปีที่แล้ว +7

    Tariikhda meelna kagama qorna qof wadan kiisi qiyaamay Oo masiir fican ku dhamaystay.

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 ปีที่แล้ว +4

      Muse bixi baa hadda masiirka ninkan okleh sugaya garaca 😂😂

    • @YarisowYarisow
      @YarisowYarisow ปีที่แล้ว

      Siilla houada was laangaab ​@@sHimaaLi_x1

    • @AbdirahmanYalahow
      @AbdirahmanYalahow ปีที่แล้ว

      ​@@sHimaaLi_x1 waliba mid kasii foolxun ninkan diyaarad kaliye weeye lkn muuse waa dhul aduunka lama arag qof cadow soo jireen ah dhulkiisa ku casuumaya wlhi ineysan Ethiopia wali geed ka kicidoonin haday mar dagto.

  • @shiinesaqiirofficial1719
    @shiinesaqiirofficial1719 ปีที่แล้ว

    Asc wan ku salaamay Wlal Abdirahmaan Adiga Io teamkaagaba .
    Salaan kabacdi walal waxan Rabaa inaad iga caawiso inan Noqdo muqaal sameeye sidaado Oo kale waxaanan Rabaa walal Haday macquul Tahay in aad iso jawaabto i.allah .
    Waanad ku mahadsantihiin Muuqalada Qurxoon ee Aad nala wadagysaan ❤

  • @LiibaanSaafi
    @LiibaanSaafi ปีที่แล้ว +4

    Walal muqalka sacan haso galin badana dadka shaqo aye ku jiran he habenki 9 sac ka dhig wll

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed3701 ปีที่แล้ว +3

    Nosoo badi barnamijyadan caykana 🇸🇴🙏💯✍️❤️

  • @Zakariye-Bukhaari
    @Zakariye-Bukhaari ปีที่แล้ว +4

  • @XaliimoMaxamed-ot4so
    @XaliimoMaxamed-ot4so ปีที่แล้ว

    Maya cabdiraxmaan wallahi

  • @Hawaale-media
    @Hawaale-media ปีที่แล้ว +2

    Qofka ugu horeeya. Ugaas ilaa hadda suaasheyda jawb kamaadan bixin??

  • @UbaxXasan-k3i
    @UbaxXasan-k3i ปีที่แล้ว

    Wll qisadii daluut iyo jaaluut nosoo dhig please 🙏

  • @ZerKhalid
    @ZerKhalid ปีที่แล้ว +1

    Wll Cabdiraxmaan cumar Ismaaciil nabadgelyo iyo naxariista eebbe weyne kor kaaga ha ahaato.
    Barta ama dagaalkan waxan ku soo gudbiya waxyaabihii ugu danbeeyay ee ka dhacay caalamka iyo Tariikhaha ba,
    waxan huba inaanad ku khasaari doonin La joogayaga.

  • @NuyrNow
    @NuyrNow ปีที่แล้ว +2

    Asc wll wankusalaamay wanna kutaag yeersanahay❤❤❤❤

  • @Messi86953
    @Messi86953 8 หลายเดือนก่อน

    Sidee aan ufuran karaa youtube qulaasada filimada❤

  • @Aliwihiib-qi8io1du8r
    @Aliwihiib-qi8io1du8r 10 หลายเดือนก่อน

    Wan dhawnahay

  • @CumarSHOW-c2r
    @CumarSHOW-c2r ปีที่แล้ว

    Best somali youtiyber

  • @ShaficiElmi-u9q
    @ShaficiElmi-u9q ปีที่แล้ว +4

    No so badi zxip

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib ปีที่แล้ว

    ASC waberi media

  • @AbdirisaqMohamoud-wx3cy
    @AbdirisaqMohamoud-wx3cy ปีที่แล้ว

    Our golden vioce

  • @CabdisamadXaajiIsmaacil
    @CabdisamadXaajiIsmaacil 11 หลายเดือนก่อน

    Waamaya

  • @UbaxXasan-k3i
    @UbaxXasan-k3i ปีที่แล้ว

    Wlll qisadii daluut iyo jaaluut nosoo dhig please

  • @XasanKaafi-xp4sd
    @XasanKaafi-xp4sd ปีที่แล้ว

    Alxm

  • @luul.cadey.
    @luul.cadey. ปีที่แล้ว

    Maya❤

  • @NasroSheekhxasan-lb8jr
    @NasroSheekhxasan-lb8jr ปีที่แล้ว

    Walee somalia wadan kale ku doorsanin

  • @user-zx7kn7pe5sacdiyomaxamed
    @user-zx7kn7pe5sacdiyomaxamed ปีที่แล้ว +5

    Podcast ma no bilawdid macalin

  • @cabdisamed584
    @cabdisamed584 ปีที่แล้ว

    maya😢😢😢

  • @Polka-y9e
    @Polka-y9e ปีที่แล้ว +1

    Noso badi wll❤

  • @Zakariye
    @Zakariye ปีที่แล้ว

    Good voice

  • @XafsoCabdullaahi-im8dd
    @XafsoCabdullaahi-im8dd ปีที่แล้ว +2

    Maya

  • @cwalicali7950
    @cwalicali7950 ปีที่แล้ว +2

    First

  • @ZakiQays
    @ZakiQays ปีที่แล้ว +3

    Sir in laxado waa qiyaano qaran waana dil toogasho

  • @BashiirIbrahim-xb9xx
    @BashiirIbrahim-xb9xx ปีที่แล้ว +2

    Ok

  • @Cabdilaahicumar-y3b
    @Cabdilaahicumar-y3b ปีที่แล้ว

    😢waa khaain weyn

  • @abdikhadarmk7977
    @abdikhadarmk7977 ปีที่แล้ว +2

    khaain si kasta uu u khaimo wafankiisa meel cido unbaad kudhimanaysaa😢 hubaal

  • @omarhasan5668
    @omarhasan5668 ปีที่แล้ว +3

    Waamudankisa nin dalkiisi khimaay

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 ปีที่แล้ว +3

    0:05

  • @hasansudi9404
    @hasansudi9404 11 หลายเดือนก่อน

    Wllhi waa Run F35B waxa Laga soo Copy yeey Yak-141 😂 Niow Adka Tahay wllhi Hore u soco zxp

  • @sulemancumar-gc8mz
    @sulemancumar-gc8mz 11 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉

  • @muscabmohamed9665
    @muscabmohamed9665 ปีที่แล้ว +2

    Wll waxaa war bixin dhameystiran naga siisa online business ka

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 ปีที่แล้ว

    Asc kudarsoo maya maya maya

  • @zawdafuadmaxamed8166
    @zawdafuadmaxamed8166 ปีที่แล้ว +1

    Mar

  • @CabdallaCawil-z2l
    @CabdallaCawil-z2l ปีที่แล้ว

    inan gumeed ayuu ahaa

  • @mahamedfilms
    @mahamedfilms ปีที่แล้ว

    wati xaadirkan la joogo tignologyadu meelsare ayay marysaa waan hubaa inaysamayn lahaayeen diyaarado casri ah

  • @omarade6366
    @omarade6366 ปีที่แล้ว +4

    Midowga soofiyedka maanta wuxuu ahaan lahaa wadanka igu hormarsan dunid laakiinse mar walba mareykan ayaa ku noqday basaas oo dhaca xogtiisa

    • @FatahkeyTube
      @FatahkeyTube ปีที่แล้ว

      marekanka wacelo waye rushka dhuunta ayey ugalen

  • @CabdiraxmaanNuur-j1r
    @CabdiraxmaanNuur-j1r ปีที่แล้ว

    Scw scw scw maya tuugtii reergalbeedka ayuu gacanta ugaliyey dalkiisii isaguna sida xun eegaalada gabowdaa udhimato Ayuu kudanbeeyay

  • @Bintiiidow
    @Bintiiidow ปีที่แล้ว

    Magalada balcad kasoo hadal😊plz😢

  • @cabdinaafac8962
    @cabdinaafac8962 ปีที่แล้ว +2

    Asc

  • @JabirIbrahim-b8x
    @JabirIbrahim-b8x ปีที่แล้ว

    SSC KHAATUMO STAT OF SOMALIA🇸🇴

  • @abdulaahiyuusuf7831
    @abdulaahiyuusuf7831 7 หลายเดือนก่อน

    Sxb xagee xogtaan ka keentay waligeed ma dhicin inuu sovietka ka horumaro mareekeanka xaga diyaaradaha markasta oo uu mareekanka diyaarad cusub soo saaro ayaa sovietkana soo saari jiray mid udhiganta mida mareykanka marka sovietka waa laga fiicnaa xaga cirka wuxuu se ku fiicnaa xaga dhulka , nukliyerka iyo gantaalaha ee marka sxb iska hubi xogtan marna sovietka kaga ma uu horumarin mareykanka xaga cirka

  • @sahrakadawo9110
    @sahrakadawo9110 7 หลายเดือนก่อน

    Maya waa uu qayaanay dalkiisa waase anakookale dalkeenii ayaan qanaay oo burburinay

  • @Cabdifataxaxmed_12
    @Cabdifataxaxmed_12 ปีที่แล้ว

    Zhp meeraysha kasoo hadal 7 meeraba warbixintoda rabnaa

  • @xariirmaxamed1111
    @xariirmaxamed1111 ปีที่แล้ว

    Waa madaxwayne muusokale

  • @husseinjirow217
    @husseinjirow217 ปีที่แล้ว

    Hadii uumareekanka dadaal dheer ugu jirilahaa helida diyaaradahaas waxaa macquul ah in uu helilahaa.

  • @ShugriHusein-ym5vj
    @ShugriHusein-ym5vj หลายเดือนก่อน

    Maaya nashqada u ka xaday dalkiisa weeye awooda siisay maraykanka

  • @sainabmohamed9371
    @sainabmohamed9371 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid sxp

  • @cabdiqadir1119
    @cabdiqadir1119 ปีที่แล้ว

    Waxas anaga wax naga galay ma leh ee wadankeena ma dhisana somaliyey

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman 9 หลายเดือนก่อน

    Maya awood uu maa aysaan yeesheen 🙄🙄🙄🙄

  • @Abdikanijeesteye
    @Abdikanijeesteye ปีที่แล้ว +7

    𝙬𝙖𝙖 𝙠𝙪 𝙩𝙖𝙜𝙚𝙧𝙖𝙖 𝙡𝙥𝙝❤❤❤

  • @Taj-Hero
    @Taj-Hero ปีที่แล้ว

    Maanta sida ay wadamada islamka u guumaystaan ayaa loguumaysan lahaaa marayka lkn wuukabadbaaday 😟😟

  • @Apdi8577Risaaq
    @Apdi8577Risaaq ปีที่แล้ว +1

    Dunida ma somarin ruux karunbadan majoro wana muxamed

  • @ShaahISheeko123
    @ShaahISheeko123 11 หลายเดือนก่อน

    Kusoo dhawaaw AL RAYAAN ONLINE ACADEMY

  • @anabnuur5521
    @anabnuur5521 11 หลายเดือนก่อน

    Reergalbeedku waayo

  • @Shamsudiin-Abshir-Ali
    @Shamsudiin-Abshir-Ali ปีที่แล้ว +2

    Sxb ayaantan kaa ma heyno taariikhaha
    Waxaa kaa cod san lahaa inaad noo soo sameyso dagaalkii tabuuk/ qaadisiya mhd sanid

  • @besketa
    @besketa ปีที่แล้ว +3

    Ninkasi nin adag buu ahaa wasidan rabo inan ucdaabo somalida

  • @AbdirisaqMohamoud-wx3cy
    @AbdirisaqMohamoud-wx3cy ปีที่แล้ว

    Maraykanku waa tuug waawey😅😅

  • @abdikadir255
    @abdikadir255 ปีที่แล้ว

    Maya waarutaa

  • @Khadarzylo-fd5ro
    @Khadarzylo-fd5ro ปีที่แล้ว

    Numberkaa noo reeb zhp

  • @FadumoMohamed-us3wz
    @FadumoMohamed-us3wz ปีที่แล้ว +1

    Marayakan ka wa tuug

  • @MaxamedLejen123
    @MaxamedLejen123 ปีที่แล้ว

    3

  • @abdiaziiz628
    @abdiaziiz628 ปีที่แล้ว

    Maanta quwada aduunku waxay ahaan lahayd ruushka oo ay ku nool yihiin 14million oo muslimiin ah

  • @nagmudiinahmeth3847
    @nagmudiinahmeth3847 ปีที่แล้ว

    Waasidan ayaa udambaysa qofkasta oodalkiisa iyo diintiisabav ku wacd furta.

  • @MahadAxmed-u8s
    @MahadAxmed-u8s 6 หลายเดือนก่อน

    Khaainku sidiisaba karaamo cisi waxaa ugu dambaysa markuu dalkiisa iyo dadkiisa khiyaano marka ugu dambaysana waa la dilaa ama meel cidlaa ayaa lagu tuuraa si uunan iyagana u khiyaamin

  • @QaasimXaaji-f8u
    @QaasimXaaji-f8u ปีที่แล้ว

    Xaalka falastiin

  • @xamsexasanaadan951
    @xamsexasanaadan951 ปีที่แล้ว +1

    Wll cabdirahman aad kugu riyaaqnay

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL ปีที่แล้ว

    Qiyaanoole qaran kasta in dil uu istaahilo tan ayaa daliil u ah!
    Qof Wadankiisa soo qiyaamo Wadankale sharaf kama helaayo.

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 ปีที่แล้ว +1

      Muse bixi baa hadda masiirka ninkan okleh sugaya garaca 😂😂

    • @Mo_Daud
      @Mo_Daud ปีที่แล้ว +1

      farmajo iyo xasan shaydaan labadaasna raaci@@sHimaaLi_x1

  • @AxmedCabdi-rg5us
    @AxmedCabdi-rg5us 5 หลายเดือนก่อน

    Jawabtu waa maya ree galbeedku abood umayelan lahayn

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 ปีที่แล้ว +1

    Mareykanka gumeysi ayuu ka bad baaday markuu ufakaday tuugaas khinaay wadankiisa

    • @FatahkeyTube
      @FatahkeyTube ปีที่แล้ว

      hda rushka gumeysi kunool

  • @bukhariarts3307
    @bukhariarts3307 ปีที่แล้ว +2

    𝙁𝙞𝙧𝙩𝙨❤❤

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt ปีที่แล้ว +3

    Hada awodi Russia waxa ladagty Ukraine sanadkan 20024 shinaha aya sogala kala sarynta militariga e adunka

    • @abdulnoorali
      @abdulnoorali ปีที่แล้ว

      Fikir intaadan wax Soo qorin Rushka lama galin ukraine dagaal toos ah cidanka ukraine kadagaa lamaaye mahan cidanka Russia waa calooshod ushaqeystayaal Awodiisana uma istacmaalin Ukraine

    • @AbshirMohamud-np9zt
      @AbshirMohamud-np9zt ปีที่แล้ว

      @@abdulnoorali rergalbed o dhan ayau ladagalamya zxp ruushku qofkasta og

  • @MaxamedLejen123
    @MaxamedLejen123 ปีที่แล้ว

    7

  • @ayuubcbdi3360
    @ayuubcbdi3360 ปีที่แล้ว

    Qof walbo oo ixtiraam Dari dareema khiyaanadaas iyo ka badan ayuu ku kici karaa , Marka waxa muhiim ah qofka masuulka ah in ixtiraam loo haayo ,

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 ปีที่แล้ว +1

    Tuugo iyo xog boob ayaa kasocda dunida