Wll alle haku cafiyo mid aan ku sheego Cilaaj aad ama meelaha quran sarka sad u taqan laga yaaba inu xasad ku asiibey alle ka magan galney ileyn ado waxbartey hdana shaqeysto dad waxa jiro aana waxba u quurin qofka walalkisa ah hormar iyo guul Iminka waxan kugula talin laha adkaarta io quranka ku dadal io Salaada kuna darso sunada io leylatul qadar alle subxana watacala asaga aya ku cafin karo ee baryada io ducada badi ilhy qofkagi hore hakugu so celiyo I.n niyada kheyr usheg
Thanks so much Waaberi Media, USA 🇺🇸 ma heysto gantaal dhulka laga rido oo hypersonic missiles ah marka laga reebo kuwa ay xanbaaraan diyaaradaha dagaalka, sida F-15 F-16 iyo F-35, waxaa soo raaca kuwa ay ridaan submarine, 1-kii ilbidhiqsina gown kara 3-km oo udhiganta 180-km per minute. ( baadhistaada dib ugu niqo )
M.a mahadsanid walal
Sida aad xogta nala wadagtay 🤝
Anigoon ku garaacin Galada Ethiopia allow ha i dilin 🙏🫡🫡🇸🇴🫡🫡
I.a pro
Mahadsanid
Amiin😂@IlyaasIbraahim-ox5ul
الله اكبر ولله العزة ولرسوله وللمومنين
itoopiya xitaa hadey hesho nukliyer nagama guuleysan kareyso
I like this iconic voice😊
Mahadsanid cabdirxmaan cumar
alhamdullilah for everything 🎉🎉😊😊
Mahadsanid saaxiib ❤❤❤
Legend waaabari media
Abdirahman omar we love u brother❤❤
Waabari media legend videow uu soo dhigo ima dhaafo
Hore usoco legen abdiraxman
Sxb Abdiraxmaan fadlan markale scholerships ka caalamiga ah muuqaal rasmi ah nooga soo diyaari mahadsanid wll Abdiraxmaan
Haa wll anigaba wan ubahna muqalka😢
Ustaad video yada waad nagala raagtaaaa
🥺 🥺 . . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Wll alle haku cafiyo mid aan ku sheego
Cilaaj aad ama meelaha quran sarka sad u taqan laga yaaba inu xasad ku asiibey alle ka magan galney ileyn ado waxbartey hdana shaqeysto dad waxa jiro aana waxba u quurin qofka walalkisa ah hormar iyo guul
Iminka waxan kugula talin laha adkaarta io quranka ku dadal io Salaada kuna darso sunada io leylatul qadar alle subxana watacala asaga aya ku cafin karo ee baryada io ducada badi ilhy qofkagi hore hakugu so celiyo I.n niyada kheyr usheg
ilaahey hakucaafiyo
Waaba gaajonaysa wll ee mopiLka iska iibi oo waxad cunti siiso
Walaal kasoo hadal calaamada qiyaamaha ee kasoo muuqatay sacuudiga😢😢😢
😂😂😂 sacudiga wixi kadhaca somalidu waxay uqabaan qiyaamihii waayo miskax ahaan ayuu uhaysta somalida😊
@ishakmohamed96 adeer xaddis ayaa ahaa qiyaamuu dhici maayo ilaa dhulka carbeed ee saxarihii noqdo dhul cagaaran oo webiyaa taasina wey dhacdey saacadii qiyaamaha calamadahedi yar yaraa waa la wada arkay. Teda kale sacudiga wxa ku yal mecca iyo medina oo qalbigayaga ku yaala. Soomaali badan ayaa u gaalowdey carab nacayb wllhi taasina waa caqli xumadena carab nac ama iskadaa balse islamku waa. Islaam uun.
Waan ku salaamay Saxiib cabdiraxmaan waabari
Mahadsanid sxb sare
Thanks so much Waaberi Media, USA 🇺🇸 ma heysto gantaal dhulka laga rido oo hypersonic missiles ah marka laga reebo kuwa ay xanbaaraan diyaaradaha dagaalka, sida F-15 F-16 iyo F-35, waxaa soo raaca kuwa ay ridaan submarine, 1-kii ilbidhiqsina gown kara 3-km oo udhiganta 180-km per minute. ( baadhistaada dib ugu niqo )
❤🎉gantaalada ey isticmaalaan xuuthiyiinta yaman ee guuxa ka dheereeya iyo kuwan ma islahan miyaa
Waa iyaga uun, Eeraan ayay ka qaataan Yemeniyiintu.
@Saki-Hagarlaawe oooo saas miyaa
قلو.. ((((((((( لا اله الا لله❤❤)))))))
Ka soo hadal hogaamiyaha suniga ee suuriya taariikhdiisa
Free palastine ❤❤❤❤
First Ban ahay pin 📌❤
Next qoryaha ugu casrisan iyo wadamada haysta iyo kuwo qoryaha kale ee fudfudud haysta 😊
Slaama ustaad🙏
Waa ku salmaay craxmaaan ❤❤
Waan maqlay sxb ballistic
Magcaygu Waaa Abdurahman Omar Xagana Waa Wabari Media
Mahasanid❤
Waa muuqal vip
Somalia 🇸🇴 mayeelankarta sanadaha soosocdo
Ak47 baa iska iimaansanaynaa Gantaalo hadaan helno waan iskula quusanaynaaye 😂
Wllhi wa run hda helno gantalka anabusku dileyna 😂@@Cabdiraxman..Gaalkacyo
Haaa laakiin waa 3000 Markey taariikhdu marayso
wll soosamee nooca gantaal ee hayber sooniga
Somalia maheysta hubkas
Qaarada afrikaba majirto dal haysta
Tuur aniga ayaa galayee😅😅
Sxp kasoo hadal hypersonic missile
6:24🕺
what is Geography
awe ciyaal class form one❤
Heee😂😂😂
@@hashimtahir6393 geography is the study of the earth 😂 masaxey waa hore iigu danbeesayee kudhawaad 7 sano😂
@PinaBinianimals gr12 from Ethiopia sxp😂😂
😮😮
❤
Taas aragnaye somalia 🇸🇴 goormaysaysanaysaa gantaalada baaliistigga ah?
mar kii ay katagaan qabyaalada iyo dogorsiga galbeedka
❤❤❤❤❤
Sxp kasohadal droneska
Free plstin❤
Taliye kasoo hadal radaarka difaaca iyo sida uu ushaqeeyo
ICBM midka ogu dambeya waxa laso baxday rushka oreishnik ba la dhaha xawara mark 20 bu ku dhaqaqa wax macqul ah ma ahan
koofor mase waqooyi 🤔
Dagaalka 3 aad aduunka hadii la isku garaaco aduunka waa la isku dhameynayaa markaas bisinkoo😢
Mahad sanid🤭
WARIYE.AQOON.YAHAN
Anaga ka Soomali ahaan AK47 iyo DHISHIIKE 1902 la sameeyay baa isku cayrsanaynaa, Taa waxa ka daran mid walba laandheere ayuu sheeganayaa isagoo hubka ahaan u sita AK 47 oo casrigaan waraf cml ka ah aduunka 😂😂😂
waa sax brother
soomaali waa laandheerayaa ee hub waaweyn uma baahna
1000 mkm khalad : 1000 cagood afkeena noo ilaaliya
maxaa ballistic loogu bixiyay caag moo kasameesan yahay😂
😂😂😂😂
😂😂😂😂 waaa Su aaal fcn 😂
AK47 dhashiike iyo zuuk waxey somali kagesten baa kabadan gantaaladaa wexey caalamka kagesten
Dowladaha islaamka waxa haysto iran gantaalaha ballisticga 5 mach xawaraha codkiisa 6.389kmhrs Taas aad u adag in laga hortago
Ballistic missile waxa hada sii casrisan hypersonic missile
Ustaad kasoo hadal diyaarada Pakistan ee J17
Aaway fatah 1 fatah 2 oo ay leedahay dowlada iran 🇮🇷
Woqoyiga kuriya sida rasasta EK47 utijaabiyane nombarkan shegaysid inwadamada wawayni haystana wuxumujinaya shayqaaliya samayntisu inuyahaye omadaxyada nuklerkaba kabadane maxajira
Bal kawarn hadi ay Ethiopia kaas hesho oo ay siyaan ruushka ama reer galbedku yay ku garaci lahayen by kulatahay
Waxan rajaynayaa inay somalia hesho ganlaadas🇸🇴
Dan uguma jirto somalida weiskuxasuqayan wll
@@yayaqanciye195 saaswaaye akahaa laga dhigi la,yahay oo wadankii dhan kuburburiyeen
Lkn somali way hiistaa 30 xabo mxaa kaa qaldaan
😂😂 nagadaa ciyaarto somalidu inay yeeshaan iska dhaafaa habeen kumey riyoon
@@PinaBinianimals hada ka hor reer aanu jaarnahay baa samaystay gantaalahan
Balse markii culimadu ka wacdiyeen bay iska daayeen😂
@@FaadumoSiciid-mw3sd Ana hadaan gacanta ku hayaa samayntooda, Cida ugu horaysa ee aan ku tijaabinayo waa maamul goboleedka dariska nala ah 😂
@@FaadumoSiciid-mw3sd 😂 walaahi waa,iga qoslise anoo careesan comment gaada iisoo dhacay thanks
xadii noocaa somali lakeeni laxaa tuulooyinka majiri laheyn
Forex xalaal miyaa mise xaaraan goormey na xalaal noqotaa goor meyna xaaraan noqota ?
❤