ZAKARIYE KOBCIYE HEES CUSUB NASIIBKA ISOO TILMAAMAY 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024
  • fan dhuux

ความคิดเห็น • 42

  • @faizaibrahim6670
    @faizaibrahim6670 3 ปีที่แล้ว +5

    Inaa nasab thy nafta ii sheg tay lkin nageeye iima noqon midkaan qalbiga raaciye yaa rabi qalbiga midkuu nagaado nolosha igu lamaneey naageeye iiga dhig💔😭🥺💔

  • @Mustafe_Mohamed_Cabdi
    @Mustafe_Mohamed_Cabdi 5 หลายเดือนก่อน +1

    Xilimuuu Tolow Nasiibku Itilmaaami
    Yaaa Allaaah Mid Khyr Qabatoo Ehlu Diin Ah 😢

  • @abdimohamed7851
    @abdimohamed7851 3 หลายเดือนก่อน

    I like Somalian music. Please keep it up

  • @nimoabdullahi5568
    @nimoabdullahi5568 3 ปีที่แล้ว +7

    Mashallah wa hes ad u macan wanka helay aniga qofka uga horeyey o commen kaso bihiyo an ahay

  • @NuurMaxamedsheekh
    @NuurMaxamedsheekh 5 หลายเดือนก่อน +1

    Haa.mcn

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 2 ปีที่แล้ว +6

    Hadaadan ahayn nageeya
    Nolosha midkan raadinayay
    Niyada kuma raaciyeene
    Nasiibka isoo tilmaamay
    💔💔💔🥺😢❤
    Micnaha jacaylkaba asagaa ibaray wax badan xanuun waan soo maray
    Qalbigu muu nasan hortaaye
    Adaa noqdey daawadiisa
    Nafteydu wexey ku leedahy
    Qofbaa tahay aan u noolahay
    ❤🫀🫀A&M❤😩😩❤💋

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว +1

    ZAKERIYA .WAXAAN AAD U JECLAADAY HEESTII AAD QAADAY SANADKII CUSBAA .EE INNA SOO DHAAFAY .ISKA ILLOIW WIXII KU SOO MARAY.WAA HEES QIIRO UGU SAMAYSAY.JAW

  • @faranjifaamoosofficiall7994
    @faranjifaamoosofficiall7994 ปีที่แล้ว +1

    Nasiibkaa isoo tilmaamay inad nasab tahan ogaaday
    Waar ninkan yaa umada ka qabsada sawkan madaxa naga qabsaday
    Macalin kobciyow waan kaa hadhay anuu

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri 3 ปีที่แล้ว +1

    "Heeskaan wuxuu ibaray kala ogaanshaha daacadnimada qofkaad xariirka wada waddeen markaad kala hadhaan,
    Waa anigee mowjad kaluu ii noqday Allaha mahadii."

  • @waayoaraghayaf5812
    @waayoaraghayaf5812 3 ปีที่แล้ว +5

    Zakariye kobciye wa aabaha jacaylka gayiga soomaal o dhan axsan sowt

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 ปีที่แล้ว

    I LIKE THE SONG.KEEP GOING INSHALLAAH TACAALA

  • @Kafi_adde
    @Kafi_adde 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa Ii Tahay Nasteexo Nolasha Adi Kama Marmo🫶

  • @xasankaafi6553
    @xasankaafi6553 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend of legend Zaki best song I love for ever

  • @AdanabukarAli
    @AdanabukarAli ปีที่แล้ว +1

    Hees aan ku hudoday darenka ey wadato

  • @farxiyomiricabdirahman5540
    @farxiyomiricabdirahman5540 2 ปีที่แล้ว +1

    waw hees wey dhaftay

  • @beerlulab9008
    @beerlulab9008 3 ปีที่แล้ว +3

    Kobciye waa ninka badaley BK

    • @mohamedabdulkadir4085
      @mohamedabdulkadir4085 3 ปีที่แล้ว +3

      Bk abwaan buuxa iyo laxamayta buuxa muu ahayn lkn waa mucjiso intaas waa isku yahay

  • @mohamedabdishire9941
    @mohamedabdishire9941 3 ปีที่แล้ว

    Legend zakariyey abwaanka fanaaniinta

  • @hasandeedee97
    @hasandeedee97 3 ปีที่แล้ว +3

    Sakariye kobciye fanaanka kaliye tageero
    U ahaay

  • @najmocumar3102
    @najmocumar3102 3 ปีที่แล้ว

    nolasha kuma raaciyene nasiibka iso tilmaamay♥️😰

    • @najmanajma8343
      @najmanajma8343 3 ปีที่แล้ว

      Inaa nasabtaha ogadi😥🥺😍

  • @xaawoali9623
    @xaawoali9623 ปีที่แล้ว

    Nalbad ushidaa Quluubta naxdinta ka ilaalinayo😥💫🔗

  • @deeqsanqueen2844
    @deeqsanqueen2844 2 ปีที่แล้ว

    Nasibka iso tilmamay🥺💔

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 ปีที่แล้ว +3

    𝔸𝔹𝕎𝔸𝔸ℕ ℚ𝕀𝕀𝕄𝕆 𝔹𝔸𝔻𝔸ℕ
    𝔽𝔸ℕ𝔸𝔸ℕ ℂ𝕆𝔻 𝕄𝔸ℂ𝔸𝔸ℕ
    𝕋ℍ𝔼 𝕆ℕ𝔼 𝔸ℕ𝔻 𝕆ℕ𝕃𝕐 𝕃𝔼𝔾𝔼ℕ𝔻👋
    ℤ 𝔸 𝕂 𝔸 ℝ 𝕀 𝕐 𝔼 𝕂 𝕆 𝔹 ℂ 𝕀 𝕐 𝔼 ❤️

  • @Demond903
    @Demond903 ปีที่แล้ว

    My name nageYa❤

  • @Abdulqadir-mz5nu
    @Abdulqadir-mz5nu 3 ปีที่แล้ว +3

    Dumarka Somalida jaceyl ma yaqanin walahi

    • @luulabdulahi7617
      @luulabdulahi7617 3 ปีที่แล้ว +3

      Wan kaxumahay 🌹❤️mid kujclhy Allaha ku sahlo huuno insha’allah

    • @jallam
      @jallam 3 ปีที่แล้ว +3

      jacaylka somalida hablaha gobnimada iyo quruxda kulansaday ee somaliyeed baa hormuud u ah how gafin walale

    • @zahrahusein349
      @zahrahusein349 3 ปีที่แล้ว +2

      Yaa ku dhahy tan hada hesta lo qadyo ajanib miyaa wll dumarka o dhan hal nag doqonimo qaday ma matasho ogow

    • @NasriinNalka-ph1yd
      @NasriinNalka-ph1yd 2 ปีที่แล้ว +1

      Aniga marka laga reebo😂😂😂😊

    • @Abdulqadir-mz5nu
      @Abdulqadir-mz5nu 2 ปีที่แล้ว +1

      @@NasriinNalka-ph1yd qof jirto tahay

  • @xasankaafi6553
    @xasankaafi6553 2 ปีที่แล้ว

    Kep going good

  • @mandeqabdulkadir7025
    @mandeqabdulkadir7025 ปีที่แล้ว

    Still listening 2023

  • @iqraabdisalaan6822
    @iqraabdisalaan6822 3 ปีที่แล้ว +1

    Ww