Mid Ka Mid Ah Soomaalidii Lagu Helay Dambiga Lacagtii Loogu Tala Galay In Caruurta Cunto Lagu Siiyo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 10

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan laftigiisu way ku soo socotaa maxkamdeyntaa goortay noqotabo

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😢😢😢
    Tuugtii dhacday umadda waliba agoomaha Soomaaliyeed hala Xukumo oo Rabbiyoow halaga dajiyo Soomaaliya.

  • @roobiyorays8398
    @roobiyorays8398 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Tuugtii ummadda dhacday hal hal haloo sooqabto

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dugaag Daarood waa kaas ?

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 วันที่ผ่านมา +1

    oo ilhaan cumar waxaaba dhaama taraam oo yidhi nin naag wax u dhexeeyaa ma jiraan ilaah cumar waxay xayeysiisa wax aan nin ahay iyo naag midna😮😮😮😮😮😮

    • @fartunalihashi4833
      @fartunalihashi4833 วันที่ผ่านมา +2

      Ilham uma hiiliso khaniisyo waana gabar soomaaliyeed oo MUSLIMAD AH

  • @HodanAli-e8q
    @HodanAli-e8q วันที่ผ่านมา

    Axamed maxamed eslaam mawaxad today kubee quburaha faqayay mawaxadmoday enaad kuheli esraaqada cerere alekagale

  • @Maxamed-y1w
    @Maxamed-y1w 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bg

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haladilo tuugada umadda dhaca kula kacday ee dadka tabaaleysan wixii loogu tala galay dhacy