Sh Cabdullaahi Sagal - Al shabab waxay ku socdaan manhaj loo dhigay!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

ความคิดเห็น • 474

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 ปีที่แล้ว +10

    Dawalada keliya ee fikirka xag jirka ah ee diiniga ah ka adkaatay waa algeria 1992- 1993 qaab milateri ayayna uga adkaatay xag jirka absolute power xataa la qabtayaal dagaal iyo wada hadal mamnuuc buu ka ahaa dagaalkaas.

    • @MahadRashid-c5k
      @MahadRashid-c5k 3 หลายเดือนก่อน

      Thanks for that information wll

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 2 ปีที่แล้ว +6

    Sheekh cabdullaahi sagal waxuu ahaa macalin madariso oo magaalada Garissa ah siiba madarisatul-salaam.
    Waxaan hubaa isaga oo macalin madariso ah in lagu xaman jiray MABDA-SUUFIYADA.waxaa iigu danbaysay in 1990 in uu xagaas iyo INGRIISka uu soo aaday.Ma'ogi hadda meesha uu joogo dadkuna waxay dhihi jireen waa SUUFI Madarisadana macalin ayuu ka aha xiligaas.

  • @hodanali7822
    @hodanali7822 2 ปีที่แล้ว +10

    Very interesting information thank you 🙏 hanoolaato

  • @anaisdesjardins3282
    @anaisdesjardins3282 2 ปีที่แล้ว +16

    In Djibouti we grew up with the stories of war between the Somali clans, we were traumatized and we did not understand why the subject of clans and religion is more important to them than the life of their own children.
    the same subjects divide you for almost a century while you share much more, you are all Somalis why so much hatred!??.
    In Djibouti we are much more different than you, because we live between ethnic groups but we are not looking for our difference, we just want to live in peace.
    religion she came to this earth to bring together peoples, races, this religion is supposed to bring peace, happiness, smile, compassion and cohesion.
    if you don't have that, you already don't have the right religion , this is not islam .Islam does not teach us to hate our own people, it is a religion of forgiveness, compassion learn to go beyond the clans, learn to accept your differences, whether they are Hanafites or Shafiites or Malikis, the most important thing is if he is a Muslim and he is Somali, that's enough.

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      We gave you independence from France, so you can criticize us!

    • @anaisdesjardins3282
      @anaisdesjardins3282 ปีที่แล้ว +1

      @@am.b5688 no never, I'm not criticizing anyone, I just wanted to understand why to hate and kill each other for details when you share more.
      there are certainly people who take advantage of your quarrels so choose to love you and think of your interest and spare the lives of generations who have nothing to ask but to live

    • @yayaabdulahihasan7749
      @yayaabdulahihasan7749 ปีที่แล้ว +1

      ​@@anaisdesjardins3282because somali government is supporting by usa and it's alliance to make our government and alshabaab are against that, and our solution is to rule our country by sharia and low but first usa and their alliance must leave but they need need any stability for somalia.

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 2 ปีที่แล้ว +4

    Car haddii culimonimada aad sheeganayso hadday run tahay bal hal maalin ah adiga taageeryaashaadu gaalada la dirira ileyn Rabbi swt ayaa nagu waajibeye

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 6 หลายเดือนก่อน +1

      gaal yaa ka sii daran khawaarijtu

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 6 หลายเดือนก่อน +1

      @LexlutherVII KHAWAARIJ HADDEE WAA INAAD KALA BARATAA.
      DHAQAN GAALADA CIDDA WADATA IN KHAWAARIJ LAGU NOQDO DAMBI MAAHA EE WAA WAX ISLAAMKU DOONAYO.
      MIDA BAADIL AH EE RASUULKI SCW NOO SHEEGAY TAN KHAWAARIJ KUNOQOTA HOGGAAMIYE ILAAHAY DIINTIISA UMMADDA MUSLIM AH KU MAAMULAYA SIDII CALI BINU ABI-DAALIB OO KALE

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 6 หลายเดือนก่อน +1

      @@lilcuzzwhitemoe kkkkk inaad hadasho inaad wax ogaataa ka roon lkn sorry jaahilnimo ayey kaa tahay

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 2 ปีที่แล้ว +9

    2 alshabab baa wada shaqeysteyey : Fahad alshababa iyo farmaajo = iyagaa hubka rarey May 8-- raggan , lacagta dawalda 💰💵💵💵 Qatar baa siiyey period..

    • @waleedmohamed3311
      @waleedmohamed3311 2 ปีที่แล้ว

      Naya, edeb yeelo, xagad ku aragtay.

    • @aadanaadan9109
      @aadanaadan9109 2 ปีที่แล้ว

      Inta aad sheegtay hadaa kaa weeydiiyo cadeen midna Uma heesid , sow ma ogid inay tahay dambi inaa qof muslim ah aad kubeen abuurato?
      Adiga marabtaa in qof kuneceb kugu been abuurto!?
      Wanaaga kanoqo qeyb wll ama iska aamus.

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 2 ปีที่แล้ว

      @@waleedmohamed3311 Iska amus alshababa baaad tahaye 🤫🤫 farmaajo alshababa iyo fahad calooley waaa daalimin

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 2 ปีที่แล้ว

      @@aadanaadan9109 yes I have proof

    • @aadanaadan9109
      @aadanaadan9109 2 ปีที่แล้ว

      @@Birds-i5b wll Horta af soomaali kuhadal , teeda kle inaa Kula murmo diyaar kuuma ihi , lagyaabaa inay qabyaalad kaa tahay , lagayaabaa in si qaldan wax laguugu sheegay, lagyaabaa in Dan shakhsi ah oo si gooni aad ugu faa'iidi leheed aa weeyday , waayoo waxaa u egtahay qof caadifadeesan.
      Waa kudhaara karaa inaadan heen cadeen , muuqaal ah oo warkaaga taageeraayo waa un waa layiri iyo adiga malahaaga waxaad kakeensatay.

  • @abdihakimmohamed2561
    @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว +5

    Kanni waa BASAAS Amxaaro aad noo waraysanaysaa.
    Barnaamijyadaadii kannoo kale ayaad ku qiimo riday. Bilaa xigmad.

    • @dahaar29
      @dahaar29 2 ปีที่แล้ว +1

      Wa basaas wadaad sheeganaya shiica lagu sheegay hada ka hore

    • @abdihakimmohamed2561
      @abdihakimmohamed2561 2 ปีที่แล้ว

      @@dahaar29 waxbaad ii kor dhisay way ka muuqataa.

  • @dahaar29
    @dahaar29 2 ปีที่แล้ว +2

    NINKAAN Shiicaa lagu sheegay hada ka hor shiicadi maka baxay?

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allaah guul cadowgu hajabo👍🤲💖💖💖🇸🇴🇸🇴

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 2 ปีที่แล้ว +2

    somaalida inti ugu jaahilsaneyd waxa loo aqriyey buug la yiraa walaalka dil janno ayey ku ahaataye
    waxa buuga ku aqriyey carab ku ballantay in dadka somaalida ah iyo wixi la dagaba aysan horumar aysan gaarin
    si loo tirtiro dhulkooda hodonka ahna ay la wareegan carabta inti sohartana beeraha iyo guryaha ay ka shaqeeyan. lana gumeysto.
    waa talo.

  • @omarnur561
    @omarnur561 2 ปีที่แล้ว +8

    Allah wuxuu ku dhahay quranka haddii wax dhahaysan caddaalad sameeya. Sh sagal waan aqaan waxbaane ka bartay laakiin wax badan uu ka hadlay sax ma ah. Culimada ictisaam uu eedeeyay hala soo fariisto si ay isu difaacan

    • @libanali1626
      @libanali1626 2 ปีที่แล้ว +2

      Ma runtaad diidaysaa

    • @MohamedOSMAN-dp2pz
      @MohamedOSMAN-dp2pz 2 ปีที่แล้ว +1

      Isu manhaj were arsenal iyo ictisaam ma shaki ayaa kaaga jiro waa dhib laga dambeeyay oo loogu tala galay in umada muslimiimta lagu burburiyo maloo baahna in la wareysto in ay towbad keenaan ama in xabsiga loo taxaabo ictisaam fursad sugayaal waye dadka kulayan haday fursadaaa helan

    • @Wonderer224
      @Wonderer224 2 ปีที่แล้ว +2

      Shiikh Sagal wuu saxsan yahay. Marka horeba waa maxay in dad inta gaar u baxaan yiraahdaan waxaa nala yiraahdaa ictisaam ama itixaad ama fulaan iyadoo umaddu ay Muslim tahay, haddeeyan ujeedadu ahayn annaga keliyaa toosan inta kalena waa dad lunsan? Sow halkaa kama bilaaban takfiirid iyo Shabaab?

    • @Professor4555
      @Professor4555 2 ปีที่แล้ว +2

      Qashinkas wa kuwa dalka ku beerey fikirka liita xag jirka ah

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 6 หลายเดือนก่อน

      adigana khawaarij shabaab is qarinaya miyaad tahay?

  • @Professor4555
    @Professor4555 2 ปีที่แล้ว +3

    Kuwa bisinka qarsada salaada markey galaan inta culima an u naqaano fikirka argagixisada ee maangaab nimada ku saleysan dalkan ka suuli mayo, gabar sey u labisato iyo wiil yar madaxa su u jartana inta aan indhaha diinta ku fiirineyno dadyowga caqliga ka liita ba kow ka ahaaneyna 😔

    • @samowade1300
      @samowade1300 2 ปีที่แล้ว +1

      Maangaab weynaaday iga dheh .

    • @Professor4555
      @Professor4555 2 ปีที่แล้ว

      @@samowade1300 ma kula yaabayi , dadki wahaabiga ku caqli yeyste uma xumid

  • @axmedxuseen2623
    @axmedxuseen2623 2 ปีที่แล้ว +3

    kanno kale ayaad ku dishay barmaamijyadaadii aad soo sayn jirtay
    kan hadaladiisii iyo waraysigiisa raali galin ka bixi hadii kale ani iyo asxaabtaydu hada kadib daawan mayno baraha bulshadana waanu ka sheegi doonaa

  • @amuse5695
    @amuse5695 2 ปีที่แล้ว +2

    War ninkan wa Faqash, ku laha afwayne istifaaciyay🤮🤮🤮

  • @hasanhasandahir9836
    @hasanhasandahir9836 2 ปีที่แล้ว +1

    Wali somalidu waxaba maay fahmin inta aay wax loogu yeero wadaad aay kala saarayaan war gidigood waa iskumid waxa aay wada aaminsanyihiin quraafad uu layimid ninkii carbeed ee Muxamed qarnigi 8 ee miilaadiga.

  • @somaliking7807
    @somaliking7807 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc ayaanle from Australia 🇦🇺 Melbourne remember me

  • @mahdiali2695
    @mahdiali2695 2 ปีที่แล้ว +1

    SOMALIGALBEED NABAD MA JIRTO GUMEYSIGA ITOPIYA IYO KANNISADA MEESHA XARAAN KU HESTO.. ..somali galneed sideload. 5000 OO axamar. BAA. L
    KA SHAQEYSATO.. ANKIGA AIROPRKA XAFISYADA DAWLADA. KOUSTamka KORONTODA. ISGARSIINTA KULI AXMAARA HAYSATO

  • @use_996
    @use_996 2 ปีที่แล้ว +1

    Xanabilada waxa kaso bixi jiray koox la yiraahdo nawaasib iyo khawaaarij ... kkkkkk , yacni shaficiyo iyo suufiyana wa sheeco, kkkk miyaaa wa nin wali is isqarinaya... ayaanle ninka noo warayso plz

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 2 ปีที่แล้ว +3

    Nin fikir alshabaab qaatay lagama yaabo inuu waligiis hadda waa lagiis kalaaba maayo. ilama adeerayaaloow soomaali waa ilma adeeree wax allaala wixii shabaaba ee ka wayn da'da 15 sano hala laayo dadka ay hadda ku dul nool yihiina halaga kor qaado.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว +2

    Alshabaab waxay udsgaalamayaan yuhuud iyo carab iskudhafan.

  • @Amiira633
    @Amiira633 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhu ma wuxuu rabaa in madaarista la xidho 'fikirka shabaabka faafinaya'. Kkkkk waa sheekadii cabdi iley iyo gaalada . Waalagu fahmay sheekh

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 2 ปีที่แล้ว +8

    Allah swt wuxuu nafarayaa inaan xarigiisa qabsano sidaas ku midowno ,marka ma dadka Allah xariggiisa gooyey oo dastuur iyo diquqraadiyad qaataybaa ummadda kala eryaya oo kala didinaya mise dad ugu yeeraya kitaabka Allah

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 2 ปีที่แล้ว +4

      Yaa Allah xarigiisa gooyey? Kuwa dadka lenahayo oo qarax ku lenahayo meel walba mise kuwa dastuurga samaystay, dastuur waa lasamesankaraa hadusan kasoo horjedin sharecada Islamka

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 2 ปีที่แล้ว

      @@umimohamed2323 Adeer dadka qaar kamid Ilaah ayaa amray in lalaayo marka dad oo dhan in la dilo xaaraan ma aha ee waxaa xaaraan ah in la dilo aan dilkoodu banaanayn.
      Midda kale adeer qaraxu waa nooc dagaalka kamid ah, haddii loo adeegsado ciddii dilkeedu bannaanaa waa sax haddii loo adeegsado cidaan dilkeedu bannaanayna waa xaaraam.
      Dhinacakale ragga ay goobayaan oo ay dilayaan dhammaan waxa gaalo adduunka ku nool iyo waxa gaala-raac ah rafasgada ay rafanayaan ileyn naflay gowrac ku socdee maxaa ula yaabaysaa?
      HADAAN KAAGA JAWAABO SU'AASHAADII HORE XARIGGA ILAAHAY WAXAA GOOYEY CIDDII AMA DADKII SAFKA GAALADA GALAY EE GACANTA KU SIINAYA LADAGAALANKA ISKU XUKUNKA SHAREECADA

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 2 ปีที่แล้ว +2

      @@lilcuzzwhitemoe war wax makuu shegaa , qofkii gaala ladagalamaya ha ado mesha galadu joogto , ee dhibka hakalo tago ummada Muslimka oo ashahadanayso

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 2 ปีที่แล้ว

      @@umimohamed2323 walaale awal yeysan kaahoosbixin Rabbi swt ayaa aayaadkiisa Qu'an kariimka inoogu sheegay inaan gaalo dagaal nagadaynaynin ilaa ay dhaqanka Islaamka nagabedesho, sidaas darteedna ay waajib nagu tahay inaan iska difaacano, adiguna waxaad kamid tahay dadka muslimiinta ah ee waajibkaas laga Rabbi
      Marka labaad kuwa muslimiinta ku abtirsanaya ee gaalada gaashaanka u ah ee ay xabbadda isaga dhigayso ma ku qancinkartaa inay gaalada iyo muslimiinta la diriraysa usu waxbaba yeysan uhiilinine.
      Midda seddexaad isweydii Rasuulkeena scw wuxuu inoo sheegay aakhiru Zamanka qof diintiisa Islaamka ku dhaggan inuu lamid noqondoono sidii ruux dhinbil dab ah gacanta ku haysta marka dad damaashaad iyo isaga jira oo aan maalina Allah darti wax loo yeelin iyo meelay galaan la' oo drone ka ,missile ka GPS ,jaajuus ka iyo wax allaale waxa lagu raadiyo ama wax lagu dilo koodeebaa gacanta ku haysta dhinbishii dabka ahayd ee Rasuulku scw sheegay
      sidaas

    • @warfaa_soysoy
      @warfaa_soysoy 2 ปีที่แล้ว

      @lilcuzz051

  • @mahadabdihassan3326
    @mahadabdihassan3326 2 ปีที่แล้ว +2

    Somalia Maa dhawa yanan lis daliin diin iyo Madi midna ma raban

  • @asadyare6440
    @asadyare6440 2 ปีที่แล้ว +4

    Shiikhanu waa mufsid, mujrim ku jeesjeesaya diinta, waxaas oo dhanna waxaa ka hooseeya fulinimadiisa ee diin malahan caalimu suu' weeye

    • @xaaliimasaallix4720
      @xaaliimasaallix4720 2 ปีที่แล้ว

      Kan wariya ahna waalamid.

    • @libanali1626
      @libanali1626 2 ปีที่แล้ว +1

      Adaa habaan ah laga quustay runta ayaa la bandhigay ilaahay khayr ha siiyo

    • @asadyare6440
      @asadyare6440 2 ปีที่แล้ว

      @@libanali1626 adaa ka liito oo aakhiro ku hungoobeesid hadii aad qaadatay beenta iyo barabagaandada uu gaalada ugu hiilinaayo

  • @efootballtube
    @efootballtube ปีที่แล้ว +1

    Horrible interview

  • @nasaribashiir16
    @nasaribashiir16 2 ปีที่แล้ว +2

    M a shekhow oo hada waxaa leedahay
    Dowlada iyo dasturka dimukhradiga halakaameyo marka anaga umada
    Somaliyed ah sedee wadanka sharecada islaamka logu kuxumaya

  • @wadhafwadhaf5793
    @wadhafwadhaf5793 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalida ma fahasana Alshabaab waxay tahay iyo cidda sameysay iyo ujeedada laga leeyahay, Alshabaab waxa sameeyey reer galbeed iyo itoopiya waxaana looga jeeda in aad Diintada nacdo alshabaab waa dad la soo adeegsado oo caqli car reer galbeed iyo itoopiya waxay u soo mareen wadano Muslims ah,oo Carabta ka mid ah.waxaasoo dhami waxay ka dhigan tahay caqli yaraanta Somalida dadka la dhaho.

    • @ismailaden7
      @ismailaden7 2 ปีที่แล้ว

      Somalidu ma fahmin wali walal

  • @alalialmaqribi4188
    @alalialmaqribi4188 2 ปีที่แล้ว +2

    Deegaanka maxaad ula jeedaa magaca Soomaali Galbeed, miyaa Noqday wax laga xishoodo?

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 2 ปีที่แล้ว +1

    Ragga aad leedahay may dagaalamaa ama gaalay u shaqeeyaan mid kasta oo iyaga kamid waxaa madixiisa millions of dollars ,adiga gaaladana wax godob ah adinkama dhexayso marka kiinee gaalo ushaqeeya

  • @kafakir
    @kafakir ปีที่แล้ว +1

    arrintan in alshabab ay 100% raacdo sh mohamed abdul wahhab, wax cad ayay ii aheed, good talk, and aun inta dhimatay, caawiyo inta nool. amiin

    • @kafakir
      @kafakir ปีที่แล้ว

      al ithixaad baan xasuusta, wee usheqeen weyday, kabacdi madaro iyo iskool ay bilaabeen si ay fikradda sh abdul wahab fikradiisa ubaraan, alshabab ayaa kabacdi magaca cusub noqday, dad kaan magacyo mac macaan ayay labaxaan, lakin waa isku mid, alraskamboni kulu waa isku balaayo isku mid ah.

    • @kafakir
      @kafakir ปีที่แล้ว

      lakin raaskamaboni xizbigaas waddo kale oo siyaasad u fumatay, xashiiskooda kenya, u suurto galisay. wax yaabaha qaar waa in caalimiinta dabagalaan.

  • @ahmedjees2320
    @ahmedjees2320 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa qaacido baadila oo xaaraana
    Qaacidada odhonaysa
    نتعاون فيماتفقنا فيه ونعذر بعضنا بعضا فيمااختلفنا فيه
    Eeg qofku hadii uuyidhaa wixii aan qaldo iigi cudurdaar yaab see diintii ku ilaashamaysaa hadii qofkii wax qaldaya haloo cudur daaro kuwan uu kahadlayo ee dadka laynaya muu ucudrdaaro

  • @fadumoali5027
    @fadumoali5027 2 ปีที่แล้ว +1

    Suffidda ayaa u badnayd
    Raggii dagaalka oogay..

  • @i.aliaden7431
    @i.aliaden7431 2 ปีที่แล้ว +1

    HANOOLATO Wxan kaga digayaah inaad inaad ogallto manhajka maxamed abdiwahaab in saas loo Cayo aad taas nah ko mutaysanysid caaro dad badan oo bulshadah ka mid ah xitaa xoriyadah shaqsiga ee xeerka calmakah oo dagsan ka ma mid ahaa in saas dadka loo caayoh 😡😡😡😡😡😡😡😡😡😡

  • @cabaasshcabdi1864
    @cabaasshcabdi1864 2 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka in la sireysto waa ijtihaad ayuu leeyahay hadana wuu ku eedeynayaa !!!!
    Jaaahil

    • @Yaabisdiid
      @Yaabisdiid 2 ปีที่แล้ว +1

      NINKANI MABA FAHANSANA WUXUU KA HADLAYO WAA HURDAA

  • @ismailelmi8775
    @ismailelmi8775 2 ปีที่แล้ว +2

    Adr cilmu kalaam ma diinbaa mise waa falsafad labadaa uun kala garo please

  • @gureey3185
    @gureey3185 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadka yaa kuqasbay salafiiyo xaq hadaad wado waa lagu raaci lahaa ee waxa lagaaga tagay waa been abuurka

  • @ibnadam1860
    @ibnadam1860 2 ปีที่แล้ว +1

    Sagal daliishiisu waa xassan al bana - Salafiyiintu daliishoodu waa Quraan iyo Sunnah... Sagal daliil keen - hadal badan haamo ma buuxshee

    • @libanali1626
      @libanali1626 2 ปีที่แล้ว +1

      Maxad kala wadda eed ula doonaysaa sheekha waxay yihiin ayuu sheegay

  • @ahmedjees2320
    @ahmedjees2320 2 ปีที่แล้ว +1

    Inuu wax diinta kagaranayo ayaa moodaa lk waxbadanbuu qaldayaa oo uu qasayaa

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 ปีที่แล้ว +2

    Shekhan waan kagasoo horjeeda Alshabaabta la qabtay caqli celin uma baahna ee waa in la laayo sida ugu dhakhsaha badan bilaa maxkabad, hadii loo caqli celiyo oo lasii daayo waxaad ogataan in ay xasuuqi donaan qaar ka mid dadkii sii daayay, imika ayay talo gacantiina ku jirtaaye dawlada Federalka soomaaliya ha ku wareejinina ee laaya

  • @odeyhawiye.xaajiguners.9849
    @odeyhawiye.xaajiguners.9849 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayaanle guuleeyso walaallkeey horey usoco
    🖐💯💯🙏💖❤💖❤

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 ปีที่แล้ว

      waxaan qimoh lomah yeloh waxaa ku shaqeystah waa rer galbedkah waxaan waa khawaarij waa tuugoh lo so diray shacabkah waxan wariyuh muxuu lah bubuninayah

  • @omarguled7170
    @omarguled7170 2 ปีที่แล้ว +2

    Xabashi Maxaa Caro Tuur Ugadhigay
    Liyuu Police?
    Liyuu Police Calalnka Iyo Kaniisadaha Itoobiya Ayay DIFAACAAYAAN?
    WAXAANA CADEEYN U AH INEEY "TOOWXIIDKA "
    KABAHA KULATUNTEEN,
    DHAANTADA?

    • @saadaqguure758
      @saadaqguure758 2 ปีที่แล้ว +1

      Al sheeydaan Muslim ma ahan waa khawaarij

    • @omarguled7170
      @omarguled7170 2 ปีที่แล้ว

      @@saadaqguure758
      Xabashi Kawaran Diinteebay Haystaan?
      Dalka Somaliweyn
      Axmaaro Iyo Dabadhilif
      Waykujabeen?

    • @saadaqguure758
      @saadaqguure758 2 ปีที่แล้ว

      @@omarguled7170 Umada somaliyeed dhibaatada kadaaya hadaa khawaarij tihiin

    • @omarguled7170
      @omarguled7170 2 ปีที่แล้ว

      @@saadaqguure758
      Xabashi Iyo Kikuuyo
      Fariinta Gaarsiiya
      @5ta Somaliweyn,
      Isaga Guura Inteey Goori Goortahay, Jaajuusoowna! Horey U Siiraac?
      Waana Talo Walaalnimo, Hadaad Diinaanna, Seef Ayaydaan Diididoonin,
      Ee Kala Doorta Labadaas, Waqtiguna
      Waa Idinku Yaryahaye
      Go'aan Deg Deg Ah
      QAATATA!?

    • @saadaqguure758
      @saadaqguure758 2 ปีที่แล้ว

      @@omarguled7170 ismaamulka somalida ethiopia kusoo carar ma ahan waa ku jabee Hada waad araktay jabka kugu dhacay al sheeydaan

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 ปีที่แล้ว +6

    Al qushaash laga ma yaabo soomaalida galbeed in ay ku dhax noladaan maati doxayaal weye

  • @salaat98kassa64
    @salaat98kassa64 2 ปีที่แล้ว +2

    Umadii weey dhameeyeen wlhi weyna gaaleeysiiyeen umadda

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 2 ปีที่แล้ว +2

    Madhabka shaaficigu ma aha mid ummadda muslimka ah dulleeya oo u xirxira gaalada , munaafiqiinta iyo calmaaniyiinta ,
    Bal e waa mid diida oo la dirira dhaqamada shaydaanka

    • @libanali1626
      @libanali1626 2 ปีที่แล้ว

      Wahaabigu waligiiba muslin jabis ayuu ahaa

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 2 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah. Thank you mr Ayaanle and your guest.

    • @mms8525
      @mms8525 2 ปีที่แล้ว

      Wadmahadsantahay sh sidaa uunbaan aaminsabahay

    • @am.b5688
      @am.b5688 ปีที่แล้ว

      @@mms8525 Markaa Khawaarij waxay haystaan manhajkii Saxaabada, maadaama ay ciidanka Cali Ibnu Abii Daalib ahaayeen, Cali RadiyaAllahu canhu ayaa ka masuul ah Khawaarijta maadaama ay wax ka barteen Saxaabada! Nabi Nuux Calayhi salaatu wa salaam wiilkiisa isagaa ka masuul ah gaalnimadii uu ku dhacay maadaama uu soo koriyay! Christianka maadaama ay sheeganayaan diintii Nabi Ciise, calayhi salaatu wa salaam, isagaa ka masuul ah! Shiicada qaladaadkeeda waxa ka masuul ah Xussein Ibnu Cali, RadiyaAllahu canhu, maadaama ay isku dhaceen Umawiyiintii, halkaasna ay ka bilaabatay shiicadii! Mooryaantii Soomaaliya, kuligood waxa wax soo baray Suufiyo, markaa Suufiyadaa ka masuul ah Mooryaantii Soomaaliya burburisay! Waxaad na leedahay, "Waxbarashadii Maxamed CabdiWahaab waxa haysta Alshabaabka jooga Soomaaliya, laakiin Sucuudigu mid Munaafaqad ah bay haystaan, oo ah meeshii uu ku dhashay oo caruurtiisii weli hayaan boosaska ugu sareeya arimaha diinta Sucuudiga, markaa ha eegina nabada ay haystaan iyaga iyo Ictisaam ee si aad u barataan Maxamed CabdiWahaab fiiriya Alshabaab!" Adeer qaacida khatar ah ayaad jeexday ee haku dhicin adiga!

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว +2

    Dadka waalay ilmaha waa layaqaan waxaana kamid ah Daahir awees.

  • @samowade1300
    @samowade1300 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah kor haka yeelo inta kitaabka qur'aanka hirgalintiisa u halgamaysa, allahana ha ku sugo , waa kuwa umadda indhaha u ah oo ka difaaca cadawga, waana kuwa taariikhda ay xusi doonto.

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 2 ปีที่แล้ว +7

    Sheekh cabdulaahi sagal ilaahay cimriga haku dheereeyo caafimaadkana hakuu daayo kuwa madaxda ah xataa hadii la qabto madaxbaa laga dhigaa sida mukhtaar roobaw iyo fahad yaasiin mahad salaad xataa madaxwaynehii hore farmaajo iyo madaxwayneha hada xasan sheekh maxamuud dhamaan waa la shabaab

  • @ahmedjees2320
    @ahmedjees2320 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxamed ibnu c/wahaabna wuu ku been abuurtay waana caadadii suufiyada

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว +2

    Fidnoo dhan waxaa nookeenay gelitaankii carabta oo dad aan carab ahayn lacarabeeyo.

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed7920 6 หลายเดือนก่อน +1

    Wlh runbuu sheegay shiikhu xafidahullah qofkii xaq doon ah wuu u cadeeyay xaqa Maashaa Allah

  • @ismailelmi8775
    @ismailelmi8775 2 ปีที่แล้ว +1

    Jaahil shaafici ma nebi baa

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 2 ปีที่แล้ว +7

    Alshababa dhulka somalida iney ku dagalman ma rabinee Ethiopia ciidankeeda iney soo galiyaaan wadankan sii loo kala gooyo farmaajo leader ugu noqdo ilaahey baa 🦁🦁🤺 af libaax galiyey ..🙏🏽🔥

  • @ahmedjees2320
    @ahmedjees2320 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa wadaad suufiya cidii kasoo horjeeda uyaqaan khaariji
    Markaa waa ninwax difaacanaya

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 2 ปีที่แล้ว +1

    Fikiradaan kala nooca ah’ hadaan la isku ixtiramayn oon lagu heshinayn; halkii laga keenay halagu celiyo

  • @ismailelmi8775
    @ismailelmi8775 2 ปีที่แล้ว +1

    Bisinka in kor loo qaado iyo in hoos loo siraysto maaha masalo ijtihaadi ah waa masalo nebi maxamed ka sugan

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 ปีที่แล้ว

    Wadaadkaanu waa sax wuxuu sheegayo, waa run Soomaaliya waxeey ka qaldan tahay la dagaalid la’aanta fikirka Khawaarijta noocyadooda kala duwan, sida Salafi-Takfiir, Salafi-Jadiid, Al-ictisaam, Al-Islaax, Al-Itixaad, Al-Ikhwaanu muslimiin iyo firqooyinka haboowsan

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin baahani ceeb kama fogaado.

  • @samirakhalif4637
    @samirakhalif4637 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekhu wuu kumadsanyahay war bixintaas wanaagsan

  • @ismailelmi8775
    @ismailelmi8775 2 ปีที่แล้ว +1

    Ina cabdi wahab idinkoo qabuuraha barya buu soo baxay oo idiin sheegay inaad ilaahay keligiin caabudaan oo qabuurahan isaga tagtaan

  • @maxamedxasancalimadowe6018
    @maxamedxasancalimadowe6018 2 ปีที่แล้ว +1

    BEnaale saas miyu sheekh ku yahay

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 2 ปีที่แล้ว +2

    Soomaaliya ilaah aaumaqan

    • @libanali1626
      @libanali1626 2 ปีที่แล้ว

      Kuwa cunaad thy sow maaha

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 2 ปีที่แล้ว +9

    War ayaanle sxb wadaad majiro waa wada tuug lacago yar diinta iyo dadka iyo wadankaba siistey

  • @yussufabdullahi1918
    @yussufabdullahi1918 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheik sagal that's great analysis. It would have been good if you also add the creed of wahabism. Because wahabi salafi movement believe God as an object that literally sits on the throne having literal limbs typically the creed of anthropomorphic sects.
    Sheik sagal mashallah ee waxaa ka dhimaan caqiida wahabiya ama salafiyada ama ictisaam ama salafiya jadiida ama shabaab in ay amiin sanyihiin in Allah uu carshiga korkiisa jooga uuna lehyahay gacmo iyo lugo caadi ah.
    Waana caqiidadi mushabihada.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 ปีที่แล้ว

      Inta aad sheegtay illaahay sagaa inoogu sheegay Qur,aankiisa.
      (Alaah tilmaamihiisa in ay kuwa caadi ah yihiin adiga ayaa Ku darsadey)
      Shakadaadu ninba meeshi bugto ayaa balbasho markii Geel loo Heeso ayaad gorayo u heesta.
      Diinta baro walameysiga iyo xarada iskada

    • @axmadkadiye2746
      @axmadkadiye2746 2 ปีที่แล้ว +1

      Allah is al wahab, for you to say wahabis, is like saying rahmanis or allahis , na'Udubilah,.. WE DON'T BELIEVE ALLAH SITS ON HIS THRONE,. We believe in the Quran which you deny, when it say '3alal 3arshi stawa, ( He Rose Over the Throne ), we believe the ayats in which ALLAH talks about his face ( wajhi rabica dhul jalalali Wal ikram ) or his hands ( biyadical keyr or biyadihil milk ). You deny the quranic verses. We believe these quranic verses while saying, laysa kamith lihi ( there is nothing like unto him ).. a clock ⏰ has Two Hands and You have Two Hands are they the same?🤔🤫 you believe Allah doesn't exist, but is an energy that is everywhere incl toilets or in hell🙄🤭
      Wa Huwa Fooga 3ibadidihe ( he is Above his servants ) says the quran, but you don't believe that.. meaning you don't believe in the quran fully, take some ayats and deny or twist others

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 2 ปีที่แล้ว +4

    Al shabaab waxa aasaasay qoladaan Wahabiyada ah ee Sacuudiga laga soo biilo,Culumada maanta hogaanka u heyso dalkeenana waa Wahabi laakiin waa siduu sheekha sheegay Qilaaf diin iskuma heystaan Culumada iyo Al shabaabta waana isku manhaj.

  • @abdullahiisseabdi9847
    @abdullahiisseabdi9847 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhow nin dad iska dhicis ku jiro ayaad tahay

  • @gabarwaalan
    @gabarwaalan 2 ปีที่แล้ว +1

    walaal microfonka si fiican looma maqlo ee wax kabadal

  • @namiin3034
    @namiin3034 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxba ka ma fahmin 🙄😕 imika maxu noo sheegay odaygu.

  • @Arabfootballtv2
    @Arabfootballtv2 หลายเดือนก่อน

    Beentada ilaahey afkada haku celiyo sh Maxamed cabdi wahaab beenta kadaa kitaabadiisaa taaal ka so saar hala is qarxiyo

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle wuxuu reebayaa taariiq inta nool ogaan doonto wixii dalka soo maray ,,, Ayaanle hore usoco

  • @hamzehusein5697
    @hamzehusein5697 2 ปีที่แล้ว +3

    Wariyaha qarniga wlaal aad baad u mahadsanthy

  • @Wacaysahmed4129
    @Wacaysahmed4129 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa qof caqli furan wuxu inyari na dhadhansiiyay macnka ay diintu leeday iyo akhalaaq xumadan kuso dhex kornay wax ay kukla duwanyiin

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 2 ปีที่แล้ว +4

    Sheekh mustafe xaaji ismaciil baa jira wax diin iyo aqoon alle siiyay, waxa kale waa abu wahaabi abu takfiir aw qarax

    • @xaaliimasaallix4720
      @xaaliimasaallix4720 2 ปีที่แล้ว +2

      Sheekh mustafe manhajka wahaabiga ayuu aamisan yahey jooji beenta.

    • @aishaaadan8905
      @aishaaadan8905 2 ปีที่แล้ว

      Asaga laftarkiisa waa wahaabi

    • @larsmartin3314
      @larsmartin3314 2 ปีที่แล้ว

      Sheekh Mustafe halku diin ku bartay bal nala wadaag? Mustafe waa afmiishaar laakiin ma aha wadaad diinta ku talaxtagay, balse soomaalidu waa hugun raac.

    • @Jibriil571
      @Jibriil571 2 ปีที่แล้ว

      @@larsmartin3314 sheekha afka ka jeedi nacdalyey

    • @Jibriil571
      @Jibriil571 2 ปีที่แล้ว

      Kufaar kufaar dhalay awoowgaa la gub. Magacaaga laga garan inaad gaal xun tahay

  • @hassanosman9713
    @hassanosman9713 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle waa ogtahay moohoo in nin careesan oo Iska hadlaayo inaad wareesatay.

  • @Alberta-q4e
    @Alberta-q4e 2 ปีที่แล้ว +1

    Imama Abdu wahabi wuxuu ahaa ninkii xureyey qudus wuxuuna so noleyey caqiidada saxda ah al walaa walbaraa wuxuuna dagaal ku qadey salibiyinta galada iyo Sufiyadii mushriginta ale ha nu naxaristo imama cabdu wahab al gurdi

  • @essamusa7060
    @essamusa7060 26 วันที่ผ่านมา

    Ayaanle wuxuu bilaabay in aflagaadeeyo culimada somaliyed ee iyagu ku dhiban ficilada argagixisada. Ayaanle siiwad allah kuwaydiin doono.

  • @suugaan
    @suugaan 2 ปีที่แล้ว +1

    ayaanle sxb codka maad u taagwayday 2sano ayuu kolna isdalacayaa kolna isnaaqusayaa

  • @mohamedadan2711
    @mohamedadan2711 2 ปีที่แล้ว +3

    Shiikh Cabulleh sagal
    MashaAllah

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว +1

    Qofka oo diintiisa kuwareera ama kufidnooba ama kujaahwareera waxaa keena xaaraanta iyo fujuurka oo layska caadaysto, waa in xaaraanta iyo dhaca lagadheeraado.

  • @mombasa7
    @mombasa7 2 ปีที่แล้ว +21

    Sheikh Sagal has given us a wonderful analysis of the Salafi movement in Somalia. But what is missing in his analysis is the geopolitical reasons for the rise of Salafism. The 1979 Iranian revolution sent a shockwave throughout the Muslims world and especially Saudi Arabia. Therefore, the Kingdom to counter the Shite revolution in Iran mobilized Muslims around the world. This mobilization was done through giving scholarships for Muslim youths to study in Saudi Arabia. On the other hand, Iran also offered scholarships to students to study in Iran. So, the Cold-War between Iran and Saudi Arabia was, for a long time, fought through educating the youth and some of the fruits of this education is being harvested today in East Africa, the Horn of Africa, the Sahel and north-East Nigeria in the form of terrorism. Chickens have come home to roost!!!!

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 2 ปีที่แล้ว +2

      Salafi movement in somalia started back in 1973-74 Saudi and the gulf states got worried the wave af comunniest movement in east africa and Yemen could reach their thrones.they got alerted after group of college students who where pro communism strike salala,oman. Somali government that time sentenced to death same of those sheekhs who where send from.saudi.

    • @mombasa7
      @mombasa7 2 ปีที่แล้ว +4

      @@tusmoaadil1825 I think you misunderstood my input! I'm not discussing when Salafism started. I'm just explaining the impetus for its rise in the 1970s. There has always been renewal of Islam from time to time. Even the Salafiya movement of the Mad Mullah can be traced back to Saudi Arabia and Abdulwahabs movement. I take your point, but you are way off the mark!

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 2 ปีที่แล้ว

      My point is why Saudi imported salafi movement to somalia precisely and it was to fight the kacaan regime in somalia. Saudi was not fighting to limit shite movement in somalia, That was not it's political mind set back then. And by the way Saudi never cared to stop irani agenda in africa or even in middle east except in Lebanon. they used that propaganda for emotional reasons and to get the support of the countries they aimed. Saudis used religion as a weapon for oil and gas intrests like what they did in nigeria,algeria and mali.

    • @mombasa7
      @mombasa7 2 ปีที่แล้ว +3

      @@tusmoaadil1825 It seems you're not aware of the geopolitical crisis that took place with the downfall of the Shah of Iran! Saudi Arabia was not afraid of communism, it was used by the United States to support the Mujahideen against the Soviets! But by the late 1970s Barre's communism had ended due two factors: Somalia's invasion of Ethiopia and the expulsion of the Soviets from Somalia and the port of Berbera in particular. By the 1977/8 Somalia had full backing of Saudi Arabia in its war with Ethiopia! The rise of the Huthis today in Yemen has given Iranians a foothold on the Arabian peninsula and has made Saudi Arabia vonarable to attacks from southern borders! In Eastern part of the Saudi Arabia, the goverment had to use brute force to pacify its Shia population and even killed some prominent shiate clerics such Nimir al Nimir! What stopped the Iran from overunning those Gulf was Saddam's brutal war against a nascent Khomeini state that was dealing internal strife! Today Iran has surrounded the Kingdom of Saudi Arabia by having a proxy war in Yemen, it controls Iraq and was able to fend of Suadi incursions in Syria, Lebanon has got rid of Hariri a win for Iran and its allies! They only fire that Saudi Arabia was able to snuff out is the Bahraini crisis!

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 2 ปีที่แล้ว +1

      @@mombasa7
      Sadam's war with Iran was proxy war for united States.back then was the cold war,unites states but top secret advance spy equipment in the mountains of Iran near the borders of soviet union,when shah regime collapsed and tension rised between the mulla's of Iran and the Americans Sadam was used by the Americans to cover up their mission to get back their spying weapons it seems your scenario of the history events is defrent than mine any way thanks for the chat 👍

  • @ahmedjees2320
    @ahmedjees2320 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan ina saaran
    الكتاب والسنة على فهم سلف هذه الأمة

  • @fadumoabdi7162
    @fadumoabdi7162 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiikhu run buu sheegay dhalinyarada yaan la dilin fikradii khaldanayd ee shabaab shubeen ha laga shubo

  • @sayidsharif-ali7144
    @sayidsharif-ali7144 2 ปีที่แล้ว +15

    جزاكم الله خيرًا وبارك الله فيكم. الشيخ عبدالله محمود سغل حفظكم الله ورعاكم اللَّهم لا تؤاخذنا بما فعل السفهاء منا.

    • @amuse5695
      @amuse5695 2 ปีที่แล้ว

      الرجل هذا ضال مضل، وجاهل ، جعل المذاهب اديان، ويستدل بأقوال البنا مؤسس الإخوان المفلسين.
      الاعتصام واتحاد المسلمين وغيرهم من الأحزاب السياسية خوارج. والشيخ الاسلام محمد عبدالوهاب لا يعاديه الا قبوري صوفي هالك.

    • @sacdiyosheikhdon9018
      @sacdiyosheikhdon9018 2 ปีที่แล้ว +2

      ءامين يا رب

    • @axmedcabdi9570
      @axmedcabdi9570 2 ปีที่แล้ว

      Amin

  • @Abdibr876
    @Abdibr876 2 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allah allah barakeyo sheekha

  • @jaabirmmarshall7248
    @jaabirmmarshall7248 2 ปีที่แล้ว +3

    AYAALOOW MAAD WAYDIISAY MAXAA SHAREECADA LEYSKUGU XUKUMI LAYAHAY IYO AMISON MAXAY WADANKA KAHAYAAN MA ISLAAMBAA MAAD SU AALAHAAS WADAADKA WAYDIISID KHAWAARIJ WAA LAYAQAAN LKN HADA TAASI MATAAGNEE UMAD SHAREECADII TUURTAY BAA LAGA HADLAYAA LKN KHAWAARIJ DAD ISLAAMKA ISKU MAAMULI BAY KU BIXI JIREEN HADSE xaalku waa kadu wanyahay

    • @xaaliimasaallix4720
      @xaaliimasaallix4720 2 ปีที่แล้ว +1

      Wll cidii shareecada rabto ayey khawaarij uyaqaanaan jawaasiistaan

  • @gureey3185
    @gureey3185 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxamad bin cabdul wahaab alaha u naxariisto
    Somalida mishkilideeda ha xaliso yaysan amwaada kubeen abuuran

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว +1

    Diintu fikir maaha ee waa yaqiin. Qofkii fakarkaaga diida muxuu gaal kunoqon karaa?

  • @axmedziyaar5873
    @axmedziyaar5873 2 ปีที่แล้ว

    Warka shiikha waxa ku jira qoladan salafiya aduunka oo dhan ayaa soo tufay warkas shiikha booskiisa ayoo dhiga iga qora 10 sana hada dhiman hada lagara waxa la arkidonaa in laga xishooda in magacas lasheegta dadka oo dhan kuwa hada wada iyo kuwa lagu shubaya intaba wey iska bariyeelidoonaa taasna hado shaki kaga jira wax hada ka dhax bilawday fiiri waxey bilaweyn iney is aflagadeeyaan is weyraran social mediaha iyo youtubka salafiya iyo ictisaam ayaa loo kala baxay marka sug mardhaw burburkooda.

  • @abdikanimohamed3768
    @abdikanimohamed3768 2 ปีที่แล้ว +3

    shiikh jazakallaahu garabkaga alle ha galo insha allaah

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 2 ปีที่แล้ว

    Koox kastoo isku sheega al-fulaan ahna urur diimeed haddana ku dhex nool ummad Muslim ah waa khawaarij waayo hal islaam keliya baa jira. Ama iyagaa islaanimadii ka baxay ama waxay ula jeedaan iyaga maahee inta kale waa gaalo.

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilow cadaabti aduunka Iyo tii akhiro hakuso saaro kuwaas argagixiso ah ummada Somaliyed dhiigodi bay dhulma kushubiin maalinkasta,,, Dowlada somalia siyaasad Iyo iska dabo wareeg uunbay ka dhamaan ladahay.

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 ปีที่แล้ว +1

    Had hadii filada mfarmaajo joogo isagaa ka dznbeeya baad dhihilahaydeen isagoowaxba ka ogeen
    Xasan iyo mahad oo la ogyahay hadana waab kadaroo dibidhal kay keenoon
    Xasan duurka hakasoo saran tuutana ha ugeliyo

  • @calisiciidmuuse959
    @calisiciidmuuse959 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Ayaanle waxaan ogaanaynaa inaad ku dhiirato ilaa 5 xalqo inaad sh Abdullahi sagal noo soo gudbiso madhacayso waayo wadaadada ku fikirkaa alshabaab ayaa kugu khasbaya inaadan soo dayn waayo shiikhu waa dadka fara kutiriskaa ee umada tusi kara kuwa diinta ku gabada beena kasheega illaahay ha kugu duwo inaadan dhag jalaq usiin kuwa hada kahor shiikha ku tilmaamay inuu shiicoobay

  • @riwaanrrc7931
    @riwaanrrc7931 2 ปีที่แล้ว +2

    Dhaliil farabadan ayaan arkaaa sida hadalada odhanaya kuligood waa isku wada afkaar,,, isku wada mid,,,, ALLAH ha sahlo wii

    • @libanali1626
      @libanali1626 2 ปีที่แล้ว

      Maxad u diidaysaa sheekhinu maanu ahayn cabdi wahaab ibna taymiya ibnu qiyam ibnu baas albaani

    • @riwaanrrc7931
      @riwaanrrc7931 2 ปีที่แล้ว

      Maan diidine waxaan doonayey barnaamijku ciduu kuseeyo oo uu ku koobnaado wll

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 2 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan waan kashaki?

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว +1

    Qofka haddii lasixro ama uu waasho waa laqabtaa ee looma sacbiyo

  • @ismailelmi8775
    @ismailelmi8775 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadaad cilmi leedahay culimada uma isticmaasheen khawaarij waayo ma tihid xaakim

  • @maadmaad8866
    @maadmaad8866 2 ปีที่แล้ว +2

    Alxamdulilah hadaany wahaabiya noo iman lahyn maanta qabriyada caabudi lahyn dumarki somaliyedna siidibay u garab qawanan lahyeen

    • @abuzubair7220
      @abuzubair7220 2 ปีที่แล้ว

      Jazaakalahu khayral jazaa Maad

  • @zakariaroble4238
    @zakariaroble4238 2 ปีที่แล้ว +1

    Shiekh Abdullahi Evander Holyfield ayey ad iskugu egyahiin mataana umaleysa😯😲

    • @libanali1626
      @libanali1626 2 ปีที่แล้ว

      Khara iyo buus baa laga yidhi

  • @ismailelmi8775
    @ismailelmi8775 2 ปีที่แล้ว +1

    Kee sheekh ah ma suufigan ku been abuuranaya ina cabdi wahaab