WAREYSI KHADRA DAAHIR CIGE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 13

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 3 ปีที่แล้ว +2

    Khadra Daahir Cige fanaaniintii Qarankii Somalia. Dheeman baad soo qoday caawa Bashiir Thanks saaxiib.

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 3 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib cajiib wallahi bashiroow sxb keed aad iyo aad u qiima badan baad heysaa Allah ku dhowro aad iyo aad Baan kugu mahad celinayaa 🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰

  • @abdirahmanmohamed593
    @abdirahmanmohamed593 3 ปีที่แล้ว

    Bashiir berigii hore hurgufaaye ayaad aheed hadana dashaaye ayaan ku bixinaynaa

  • @abokorsaed9390
    @abokorsaed9390 3 ปีที่แล้ว +2

    Qofkii u horeeyay ee dhagaystay baan ahay mahadsanid bashir maxamud

  • @abokorsaed9390
    @abokorsaed9390 3 ปีที่แล้ว

    Alle ha kaaga meelyeelo maamo khadra daahir cod aan gabadh somali oo dambe yeelan karin

  • @somalitiktok2878
    @somalitiktok2878 3 ปีที่แล้ว

    lafihi hore mamo khadro cod mcna adunyo waayo maleh ala yaa dhalinyaro kaso dhiga khadra cod mcna mnsha allah

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 3 ปีที่แล้ว +1

    Khadra dahir ooyar aduunku waa geedi maalinba waa cayn maanta mama khadra waa ruux weyn

    • @somalitiktok2878
      @somalitiktok2878 3 ปีที่แล้ว +1

      xaqiq sxb aduj waji malaha akhiro ushaqyso inaguna malinba dhici donta an tamar gabayno wayel nimo haday geri ku dayso gabow ban ku daynen adunyo

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 3 ปีที่แล้ว +2

    Eeshcalaa wareysi buu ahaa, codkeedii dhalinyaranimo oo saafiyaad namaqashiisay. Tolow kabanka yaa tumaayey mid macaan buu ahaayeen. Aun Cabdalla Nuuradiin iyo intii inaga dhimatay. Aamiin. Mahadsanid Bashiir Maxmud

  • @somalipure8835
    @somalipure8835 3 ปีที่แล้ว +1

    Codkeedu xabeebtii buu leeyay

  • @animeyaty8977
    @animeyaty8977 3 ปีที่แล้ว +1

    No sound 👂

  • @abdisalanelmi8039
    @abdisalanelmi8039 3 ปีที่แล้ว

    Ma maqlayo

  • @dooyow3328
    @dooyow3328 3 ปีที่แล้ว

    Abtiyoow aan kula kaftamee. Muuqaaladi hore ee miyaad barya-qaad ku bilaawday? Waxaan ula jeedaa wareysigaan isla TH-cam kaaga baan horey uga dhageystay🤣🤣🤣🤣🤣🤣