- 218
- 1 466 556
Bashiir Maxmud
เข้าร่วมเมื่อ 24 ม.ค. 2014
วีดีโอ
HALKU-DHIGGA HEESTA "KIISA SIIBA KANNA SAARA" HEESAA MARYAN MURSAL CIISE.
มุมมอง 8642 ปีที่แล้ว
T.Qabasho :- 15.03.1967. CALAN SAAR.
HALKU-DHIGGA HEESTA "DUMAR HA AAMININ". Heesaa Cali Daagaal Xayd
มุมมอง 49K2 ปีที่แล้ว
T.Qabasho.08.07.1972.
HALKU-DHIGGA HEESTA "CARRA WEELO" HEESAA CABDALLA YUUSUF WARSAME.
มุมมอง 2.5K2 ปีที่แล้ว
MIRAHA HANUUNIYE, LAXANKA CAMBUUS. T.QABASHO 28-01-1973
HALKU DHIGGA HEESTA "RIYO JACEYL" HEESAA MAXAMED SHEEKH CABDULLAAHI.
มุมมอง 1.7K2 ปีที่แล้ว
MIRAHA:- C-QAADIR BULXAN, LAXANKA MAXAMED SULUB CABDI. TR:- 24-12-1989.
HALKU-DHIGGA HEESTA "SOO MOOD" Heesaa AU Cumar Dhuulle Cali
มุมมอง 72K2 ปีที่แล้ว
Erayada iyo laxanka AU Cumar Mahdi
HALKU-DHIGGA HEESTA "ISQADDARIS" Heesaa C/lla Yuusuf Hanuuniye
มุมมอง 7K3 ปีที่แล้ว
Miraha & Laxanka C/lla Yuusuf Hanuuniye T.Qabasho 20.05.1986
HALKU-DHIGGA HEESTA "DOOQAAGA LA CAYAAR" HEESAA MAXAMED IBRAAHIM NUUR GACAN.
มุมมอง 8783 ปีที่แล้ว
MIRAALE AU XASAN GAARANE XASAN T.QABASHO 09,02,1990
HALKU-DHIGGA HEESTA "WAX KU QAADO" Heesaa Cumar Dhuulle Cali & H. Waaberi.
มุมมอง 1.9K3 ปีที่แล้ว
Miraha Cabdullaahi Qarshe Laxanka Cumar Dhuulle Cali.
HALKU-DHIGGA HEESTA "CUDBI" HEESAA MAXAMUUD XAAJI CALI GAYWARROOW.
มุมมอง 28K3 ปีที่แล้ว
HALKU-DHIGGA HEESTA "CUDBI" HEESAA MAXAMUUD XAAJI CALI GAYWARROOW.
HALKU-DHIGGA HEESTA "KAYD JACAYL" HEESAA LUUL CABDI IYO AU C/QAADIR SH. CALI (SANKA)
มุมมอง 2.5K3 ปีที่แล้ว
MIRAHA BAASHE MUUSE JAAMAC LAXANKA BASHIIR CALI XUSEEN T.QABASHO 06.08.1986.
HALKU-DHIGGA HEESTA "WAA JECLAANTAADA" HEESAA CALI CISMAAN DAROOG IYO KHADIIJA CABDDOW JINJER.
มุมมอง 2.2K3 ปีที่แล้ว
ERAYADA CALI CISMAAN DAROOG LAXANKA AXMED RABSHA
HALKU-DHIGGA HEESTA "LIXAADSI" HEESAA CABDALLA YUUSUF HANUUNIYE.
มุมมอง 2.6K3 ปีที่แล้ว
MIRAHA XAASHI XASAN FOOD-CADDE LAXANKA HANUUNIYE. T.Q 06.06.1991.
HALKU-DHIGGA HEESTA "QOSOL MIYAAN KARAYAA" HEESAA MARYAN MURSAL.
มุมมอง 3K3 ปีที่แล้ว
HALKU-DHIGGA HEESTA "QOSOL MIYAAN KARAYAA" HEESAA MARYAN MURSAL.
HALKU-DHIGGA HEESTA "DUQAAN ISKA DIID" HEESAA FAARAX SIIDOW FAARAX IYO SITEEY MA NOOGTO.
มุมมอง 7K3 ปีที่แล้ว
HALKU-DHIGGA HEESTA "DUQAAN ISKA DIID" HEESAA FAARAX SIIDOW FAARAX IYO SITEEY MA NOOGTO.
HALKU-DHIGGA HEESTA "YAXAAS" HEESAA AU CUMAR DHUULLE CALI.
มุมมอง 9K3 ปีที่แล้ว
HALKU-DHIGGA HEESTA "YAXAAS" HEESAA AU CUMAR DHUULLE CALI.
HALKU-DHIGGA HEESTA "DULQAAD" HEESAA AU MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC IYO AU MARWO MAXAMED.
มุมมอง 9K3 ปีที่แล้ว
HALKU-DHIGGA HEESTA "DULQAAD" HEESAA AU MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC IYO AU MARWO MAXAMED.
HALKU-DHIGGA HEESTA "DOOD CAASHAQ" HEESAA AU CABDULQAADIR SH. CALI SANKA.
มุมมอง 2.3K3 ปีที่แล้ว
HALKU-DHIGGA HEESTA "DOOD CAASHAQ" HEESAA AU CABDULQAADIR SH. CALI SANKA.
HALKU-DHIGGA HEESTA "SIDA UBAX" HEESAA CABDI XASAN DIGE.
มุมมอง 13K3 ปีที่แล้ว
HALKU-DHIGGA HEESTA "SIDA UBAX" HEESAA CABDI XASAN DIGE.
Wareysi AU Xuseen Aw-Faarax-Wareyste Idiris Xasan.
มุมมอง 8273 ปีที่แล้ว
Wareysi AU Xuseen Aw-Faarax-Wareyste Idiris Xasan.
HALKU-DHIGGA HEESTA "UBAXAAN JECLAA" HEESAA AU AXMED CAWAD RABSHO.
มุมมอง 33K3 ปีที่แล้ว
HALKU-DHIGGA HEESTA "UBAXAAN JECLAA" HEESAA AU AXMED CAWAD RABSHO.
KHUDBAD UU JEEDIYEY AU RA'IISUL-WASAARE MAXAMED XAAJI IBRAAHIM CIGAAL.
มุมมอง 5534 ปีที่แล้ว
KHUDBAD UU JEEDIYEY AU RA'IISUL-WASAARE MAXAMED XAAJI IBRAAHIM CIGAAL.
HALKU-DHIGGA HEESTA "DAR-DAARAN" HEESAA FAADUMA AXMED.
มุมมอง 1.3K4 ปีที่แล้ว
HALKU-DHIGGA HEESTA "DAR-DAARAN" HEESAA FAADUMA AXMED.
BARNAAMIJ FANKA IYO FANNAANKA ABWAAN AU XUSEEN AW FAARAX
มุมมอง 5154 ปีที่แล้ว
BARNAAMIJ FANKA IYO FANNAANKA ABWAAN AU XUSEEN AW FAARAX
HALKU-DHIGGA HEESTA "WALAALKII NINKII DILOW" HEESAA FAADUMA CABDILLAAHI KAAHIN.
มุมมอง 8324 ปีที่แล้ว
HALKU-DHIGGA HEESTA "WALAALKII NINKII DILOW" HEESAA FAADUMA CABDILLAAHI KAAHIN.
0:41
Alla maxaa caloolyaw i haya caawa.😢
Masha alh mayari wayo heestan 30sano kahor bn dhegesyay
Ilahay ha unaxariisto amiin
Wllhi heestan waa he's cajiib ah
Wallhi tiktok kusoo arkay horaan halkaan ugu waayey thanks sxb.
Isku mid wllhi
Dumar yaan la aaminin
Loxoskiyo adduunyadu Waa laas gudhaayoo Liibaantu waayahan Qofna way u loogtaa Midna way lug-goysaa Anna libintu maalmahan Way iga lingaxantahay Lahashana ma daayoo Ubax laan ku yaal baan Laacaa ma gaadhee🤦♂️☝️
Walal qofkii yaqana ha ilaso hadlo walal
Alle ha u naxariisto abwn/ fanan 'adeer cali dagaal xeyd diiriye
Maryan maaha.waxa weyaan suufi Cali iyo aamina .axsan laxanka ayaaba ah wax la qiyaasi Karin.axsan
Allaha unaxariisto gaywarow
fankii hore wx gara lawa geesi omar dhuulee❤❤❤❤🎉🎉😢😢
Is there any one oo haya qisada heestan
❤❤❤❤
Allow unaxariso Axmed inshar ❤❤❤❤❤❤
Erayaddii Abu Hadra Alle haw naxariistee.
Heestan waxa curinteeda laha Abwaan Maxamed Jaamac Kayd AHN 1986 Laxanka U/ Aweys Abokor Goobe AHN
Cajiib ALLOOW Kuu Naxariiso Khadra
Ibraahim Baadil ayaa lahaa, Balse dib ayaa dhowr loo qaaday, Cabdi Baadil iyo Fanaan kale magaciisa hada hilmaayay Ruwaayad ayay ku jirtay.
Waawhees igga dheh
w
Hees iyo maaha wuxu macaanaa😂
Cumar dhuule Allah u naxariisto wa heestan loo qabtay idaacadii hargeysa 1962 waxa waqa ku luqeyn jiray rashiid bulo inkasto ereyada iyo laxankuba uu laha cumar dhuule
Heeskan somalida aan geela lahayni ma fami karto sidaa dartii ma dhegeystaan
Eshcalaa hees iga dheh
❤❤❤❤ maxuu cod macaan boqorka codka gob gob dhashay
Ala ❤❤❤❤❤ maxuu gob gob dhashay uu ahaa
Ala max maxuu cod macana ALAAHOW kuu naxariiso ameen❤❤❤
Sides buu Xanadu ka Yahay
wa Xasuustii Fankii Hore AL Raxamo Ahmed Cabdi Inashar
Adeerkey, Naseem umayeelan,Ina arko ,,janada ilahay haka waraabiyo,, Dadka kabeen shaagaayo qabeelkeesa,,beenta iska daaya,,aderkey wa sure ,sulebaan cabdale,,,samatar muse
LIVES
LIKE
LEGETA
SHARE
SHORTS
Wahalka.soomaalidu.tidhaa.nin.aan.digogalin.maguban.dumarkuna.shayga.1baad.ee.rag.kaga.oohiya
Hees intaan aqaanay dhaaftay
❤❤ eshcalaa hees iga dheh
Faqashtu maxay heesahooda u dhegeysan waayeen lkn African somali sheegta oo aan xigmad nin galay iyo digir cunaa xikmad ma keeni Karo runtii waayo qalbigaa wada malaasan
Faqashtu waa ayo?
@@abdimagan3482 waa adiga
Soomaalida iidoor ka ayaa uheesi jirey dadka kale heesaa way dhegeysan jireen fal ufiirso dadka liita uuba heesa dadka sharaftale isma lulaan
Erayadii maxamed cumar huryo ahun
Eesh calaa hees cumar mahdi allow kuu naxariiso.aad baan uga helaa heesaha cumar dhuhle cali.
Heestaan cabdi baadil xitaa waa qaaday oo walaalkiisa ah
Sxp waxan kaa codsanayaa adiga iyo inta kugu xidhanba ,heesta tidhaahda banku guure dheeraa geedigu fogaa fanaanka qaada ma aqaano
Cumar dhuule cali ilaahay denbigiisa ha dhaafo nooc walba wuu uga heesay
Waa heesta kali aan ka jacelahay eedade zeynab Allow u naxariiso oo qabriga u waasici 😢🤲🤲
Asc
Ereyada ahun maxamed cumar xuseen (huryo)
Allaha u naxariisto cumar mahdi heestaan waxaa isna horay u qaaday sxb kiis Rashid bulo
Cbdinaasirkadiye ma Rashid bullo saxiib ahaydeen mansha Allah hadaa isku cimri ayeynu nahay amiin dhamntood kkkkk
اه اه يازمن يا ريت ا لز من يعو د ...زمن الناس الطيبين والاصا لة و العراقة
Wll adoo raali ah waxan kaa codsanaa in heeskaan io hees abuukar qoryoley ah inaad ka saarto chanelka plz aabe wuu geer yooday muusanna ogolen in heesihisa laso daayo fadlan kasaar aabehey mcn halkaan 😢waa codsi ,🙏