WALAAL ANAGA DERIS AHEYN REER KOODA WAA REER DHUSAMAREEHB XAFADA WAABERI BALADWEYN KUMA DHALAN.WAXAA KALOO ISNA DHUSAMREEB KU DHASHAY CABDINASIR MACALIN ALLAHA U NAXARIISTO ISKU XAAFAD BAN WADA AHEYN LAAKIIN ANIGA MAGOOL LAMA FAC IHI EE REER KAAN AQAAN
RAALIGALIN
GOOBTA AYKU DHALATAY QALAD AYAA KA DHACAY WAQTIGII XOG URURINTA LKN TAARIKHDA INTEEDDA KALE OODHAN WAA RUN WAXBA KAMA QALDANA LKN MEESHA AY KUDHALATAY WAANAGA QALDANTAY MARKAAN MUQALKA SAMAYNAY AYAAN DIBKA OGAANAY
Waa taariikh dhamaystiran mahadsanid
Allah ha u naxaristo xaliimo magool waxeyna ku dhalaty gobolka galgaduud gar ahan casiimada dhusamareeb
CAASSIMADDA DHAXALREEB!!! EE GALMUDUG
Waxbaad us shex dhigaysaa Taariikhdedaa ma haysid. Warkaga ka soo Shakeel marka hore .
Aamiin aamiin aamiin.
Xaliimo allah haw naxariisto
Allaha unaxariisto
Wow
rabi marti lajecel yahay rabiha kadhigo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
AUN XALIIMAH KHANLIIF MANGOOL!!!
Keep going pro
Horumar wacan wara
Saaxib mahadsanid,
War chanelka asxaabta somalia ku share garee
Good
Taariikhda lama khaldo wax aadan hubin dadka.
AUN Magool waxay ku dhalatay Dhuusamareeb kadib waxay tagtay Galkacyo oo shaqo ka bilowday,waxay u gudubtay dhankaa iyo Waqooyi Galbeed halkaas oo fanka uga biirtay.
WALAAL DHALINYARADIINA 1991 KA DIB DHASHOOW TAARIIKHDA ISKA SAXA,MAGOOL WAXAY KU DHALATAY OO HOOYADEED AABAHEED IYO ILMAHA AY ISKU HOOYADA YIHIIN KU NOOLAAYEEN DHUUSAMAREEB XAAFADA WAABERI KA DIB MARKAY FANKA GASHAY HARGAYSA IYO XAMAR LABADA WEEY KA SOO SHAQEYSAY LAKIIN WAA REER DHUSAMAREEBEED
War ninkan been badana. Soomaali ceebteeda waa tanoo kale. Wixii aadan aqoon u lahayn maa iska daysid.
Dhuusamareeb bay ku dhalatay kana soo jeedaa. Dadka ha waalin. Beel ahaan HG, Cayr, Cabsiiye.
WALAAL ANAGA DERIS AHEYN REER KOODA WAA REER DHUSAMAREEHB XAFADA WAABERI BALADWEYN KUMA DHALAN.WAXAA KALOO ISNA DHUSAMREEB KU DHASHAY CABDINASIR MACALIN ALLAHA U NAXARIISTO ISKU XAAFAD BAN WADA AHEYN LAAKIIN ANIGA MAGOOL LAMA FAC IHI EE REER KAAN AQAAN
Baladweyne kuma dhalan ee waxey ku dhalatay gobolka galgaduud qasatan duuso mareeb zhp tarikhda iska sax
Waar niku been badanaa
War dusmareb ku dhalatay iska sax