Waa dhab Habar Yoonis Bari iyakaa hog ku ridey Ciro iyo himiladiisii iyo himiladoodiiba. Waa reer qabiil iyo cunsuriyad iyo islaweyni madhan la soo taagan oo aan fahmin waaqica siyaasada ee Somalilaand ka taagan iyo aqoonta iyo shaxda. siyaasadeed ee lagu guuleesto Waa reer meel qudha qabsanaya oo aan sii daynayn oo flexibility aan lahayn. Xulafadoodii oo dhan Kulmiye ayaa kala baxay !
Wallaahi janalkani wuxuu i nacsii Nayaa xisbigii kulmiye waxan Aad kasheejaynaysaa ma war Kaligaa lagu tusaybaa usoodaa Dadka ha daawadaane ama Beentan qaawan kala xishood Dadka
Waa dhab Habar Yoonis Bari iyakaa hog ku ridey Ciro iyo himiladiisii iyo himiladoodiiba. Waa reer qabiil iyo cunsuriyad iyo islaweyni madhan la soo taagan oo aan fahmin waaqica siyaasada ee Somalilaand ka taagan iyo aqoonta iyo shaxda. siyaasadeed ee lagu guuleesto
Waa reer meel qudha qabsanaya oo aan sii daynayn oo flexibility aan lahayn. Xulafadoodii oo dhan Kulmiye ayaa kala baxay !
Guul iyo Gobanimo qaranka jamuuriyada Somaliland ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Xisbika kulmiye waa horumarka jumuhuriyada somaliland ee barageysan. Guuuul guuul guuuul 👍👍
Buurmadow salaadiintii lasocotay ee ceelafweyn kaga dhawaaqay inay codka habarjeclo siinayaan kaah iyo wadani markii suldaan cabdillaahi iyo rewrka intii badnay diideen go aankoodii ayey iminka wax kale sheegayaan waxaanu leenahay haddii aad awoodiina cid wax ku siinkartaan siiya waana fashilanteen reerkuna wax danbe idiin dirsan maayo?
😊😊😊😊😊😊
Waar ninkan buuf madow dhalashadiisaan sax ahayn wuxuu dadka ku sheegaayey buu noqdaye ka shaki kkkkkkk😂😂😂
Caaaaaac futoooooy waa gus muxuu ahaa khaniiskan hadlayaa
WAXAAN XAGEE KA KEENTEY
Wallaahi janalkani wuxuu i nacsii Nayaa xisbigii kulmiye waxan Aad kasheejaynaysaa ma war Kaligaa lagu tusaybaa usoodaa Dadka ha daawadaane ama Beentan qaawan kala xishood Dadka
Waar sxb kan maaantaa kuugu horaysa beentiisu waa caan , bishii hore wuxuu soo geliyay war oranaya in siilaanyo wadani ku biiray kķk
WAXANI KULMIYE WUU CEEBAYNAYAA WAXAAN BEEN AHAYNA MA SHEEGAYO MA SIRBAA MUXUU DADKA UGU SOO DAYNWAAYAY
Buurmadow waa munaafaq faji ayuu wadey. Buudhi ayuu ka kireeyey
BENALE
Beenta naga da ninyahaw
Beenale beenale