Ali Harare oo Sh Abdirahman Bashiir ka wareystay, Xaalada Jabuuti, iyo geeska Africa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2024
  • Ali Harare oo Sh Abdirahman Bashiir ka wareystay, Xaalada Jabuuti, Somaliland iyo Soomaaliya

ความคิดเห็น • 150

  • @asiyaberger7719
    @asiyaberger7719 ปีที่แล้ว +15

    Sheikh Bashir Allah ha ku xafido, aad baan waxaaylo badan kaa bartaey. Ali X. Thank you both for great Information. ♥

  • @inabaziin3376
    @inabaziin3376 ปีที่แล้ว +10

    In dheer garad waxaa tahayahey uma diisa u baahanyahay nollalasha Allaha ku xifdiyo aduun & aaqiraba Amiin yaa rabi

    • @abdullahialiseed6236
      @abdullahialiseed6236 ปีที่แล้ว

      Waxaaa wax laga xishooda inaada wax ka sheegto gabara aada adeer u tahaye xiitaa hadaye nuun tahay wax aada sheegee

  • @Faz-O
    @Faz-O ปีที่แล้ว +9

    Manshallah ninkan waa professar qarsuun

  • @krazyville
    @krazyville ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك يا شيخنا الفاضل عبد الرحمن بشير و شكرًا جزيلا الا علي حراري على البرنامج المميز

  • @abdirahmansuleman7700
    @abdirahmansuleman7700 ปีที่แล้ว +2

    Asc
    Sheikh cabdiraxmaan maa shaa allaah ❤❤❤

  • @saamitv7234
    @saamitv7234 ปีที่แล้ว +5

    Nebiga aynu ku salino scw scw scw

  • @somaraust5471
    @somaraust5471 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Ali Xarare, xaqa ku adin, runta ayaad uhilisa, hore usoco insha Allah.

  • @adirahmanahmed77
    @adirahmanahmed77 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah

  • @azadmohawi6095
    @azadmohawi6095 ปีที่แล้ว +3

    Wareysi xiiso badan ayuu ahaa..mashallah sheikh Abdirahman

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 ปีที่แล้ว +1

    Shiiskh cabdiraxman ilahay haku xafido

  • @muxiyodiinyuusufbarremacha4078
    @muxiyodiinyuusufbarremacha4078 ปีที่แล้ว

    C.raxmaan wa cajiib

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah sheik bashir

  • @oulianovoulianov531
    @oulianovoulianov531 ปีที่แล้ว +5

    Lacaagti jabuuti iyaay qoyskaan xaaraanta lagu dhisay. Reer jabuuti ay ka gaajoonayan.

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalaah. Oo meesha waxbaa ka dhacaye.

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 ปีที่แล้ว

    Mahadsidiin sheekheena
    Sheekh Bashiir iyo walaalka qaaliga ah
    Cali xaraare.🌿🌹🌿🌿🌹🌿🌿🌹🌿🌿🌹🌿🌹🌿

  • @isnafaqee5358
    @isnafaqee5358 ปีที่แล้ว +2

    Thanks ali

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 ปีที่แล้ว +3

    Waa falaqayn heer sare ah ✍🏾

  • @riyalubahu5598
    @riyalubahu5598 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhu xata wuxu u garan wayey gabadha wuxu u aha

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb ปีที่แล้ว +2

    Mashallah

  • @aadanxasan241
    @aadanxasan241 ปีที่แล้ว +2

    WOOW war maanta nin weyn oo culus baad soo qabatee

  • @sayidcalizayid1636
    @sayidcalizayid1636 ปีที่แล้ว +1

    تحياتي وسلامي اليك والي شيخ بشير

  • @Borama1960
    @Borama1960 ปีที่แล้ว +10

    You guys need to interview guys like him more often than the other dudes that pretend to know stuff when they don't, but instead they display their arrogance and huge ego, guys like Martin. Thank you Sheek Abdirahman. You give information straight up without agenda.

  • @mohameddiriye2304
    @mohameddiriye2304 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah Sheikh Cabdiraxman Bashiir

  • @abdi.jama1771
    @abdi.jama1771 ปีที่แล้ว +2

    Hada qaar baa oranaya kuwanu hawiye bay necebyihin

  • @Arsneal
    @Arsneal ปีที่แล้ว

    Tank's alote harare

  • @abdikarinhaji6107
    @abdikarinhaji6107 ปีที่แล้ว

    This Sheekh is great Somali.

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว

    Masha allah alaha hayna xifdiyo adi sheikh

  • @aadanxasan241
    @aadanxasan241 ปีที่แล้ว +1

    Lk. Maanta ni aan nacamleeye ahayn ee
    Halyey ahaad soo qabayay
    Kusoco

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 ปีที่แล้ว

    Slm laahi shiikh C Bashir cali xarar xafidullahi

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 ปีที่แล้ว +2

    Sheikhii sharafta badnaa cadaalada badnaa

  • @abdirishidfarah7237
    @abdirishidfarah7237 ปีที่แล้ว

    Ayuub waan kusalaamay hawiye haduu caqli kujiro waxaad siisay talo tolnimo oo qiimo badan haday dad yihiin oo ayan xoolo ahayayn

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 ปีที่แล้ว

    Kor iyo hoos sheikhani soomali wax waa ugu sheegay

  • @Ceergabo
    @Ceergabo ปีที่แล้ว +1

    Fadlan wadaadkan sii wakhti badan kana qaad waraysiyo badan waa mufakar soomaaliyeed wax badan baa laga faaiidayaa

  • @j.jilani4535
    @j.jilani4535 ปีที่แล้ว

    Maxaad u kala qaybinaysaan Soomaaliya. Ma jiri dal Soomaaliland. Waxa jira Soomaaliya.

  • @samiyare1400
    @samiyare1400 ปีที่แล้ว

    Shiika waraysigiisa soo badi aliyow

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 ปีที่แล้ว +1

    guurki muqadaraadka iga dheh

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 ปีที่แล้ว +3

    Qaadka waa xaraan ban maqlay oo lagama xajiyo lama sadaqaysto seko kama baxdo marka madaweynihii dhama ee dalka ugu sareeyay baahida u geysay baa yaanleh ileyn qof walbo akhiro baa sugayse

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 ปีที่แล้ว +1

    Cali xadhaadhoow maanta welldone waxaad keentay waraysigii hard talk, shiikh cabdiraxmaan waa aqoonyahan cabqari ah, markii hore Martin oo aan aan diin lahayn baad nagu waali jirtee shiikha waraysigiisa noo soo badi ee xaarwalwaal ka mustafe Martin ee beenta badan inaga ilaaali

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla ปีที่แล้ว

    Mooryaan tuuga ah baa isguursaday subxaana allaah ilaahay idin kashif mooryaanka dhiiga kunaaxay

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 ปีที่แล้ว +1

    "Indheergarad waxaa jira talo looga ayee waa o..."

  • @mosalahsalah7133
    @mosalahsalah7133 ปีที่แล้ว

    I like dirsle

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 ปีที่แล้ว

    Magaca sheekhu waa Sheekh Abdirahman Saleeman Bashiir. ABIHII SHEEKH MAHAYN EE HALKUU ALI HARARE KA KEENAY?

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 ปีที่แล้ว +3

    Markaa guurkaas meeshaas djibouti ka dhacay waa guur Xaaraam ah soo maa aha?

  • @ciidenuwaahodan
    @ciidenuwaahodan ปีที่แล้ว

    Waraysi. Xaasaasiya. Weeye sheekh. Bashiir

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 ปีที่แล้ว +2

    XARUNTA NISA XAMAR, OO CAAWA HOLAC KA BAXAAYA WAX NOOGA SHEEGA.

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 ปีที่แล้ว +1

    Abti koraad gabadh bixinaya meshaan ku maqlaa fidhiyaa waa qalad

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 ปีที่แล้ว

    Xasan wuxuu koobiyey ismaacil cumar geele, hada dowladii soomaaliya xaafad caadiya ayaa lagadhigey waa wada reer culusow xafiis ilaa meelkastoo dhaqaale kasoogalo

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 ปีที่แล้ว +2

    SHEEKH BASHIIR INANTA ADEER BAAD U TAHAY LABO DUMAROO SAMAROONA OO WELI WALAALA KALA DHALAY ISMAACIIL CUMAR IYO SHEKH BASHIIR CALAA KULI XAAL ABTI IMA TIHID INANTA EE ADEER BAAD U TAHAY

  • @momindekk1
    @momindekk1 ปีที่แล้ว

    Duqee sheekh qabillada somalia ee xaraanta ah

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah sheikh

  • @zakihajji1960
    @zakihajji1960 ปีที่แล้ว +1

    Dadka ku haayo Abti Gabadh ma bixin karo Soo ma ogidiin Aabaheed Cidii doono in uu Wakiilan karo Sheeqa Gabadha Mehriyo Xataa Nikaax ka hor Aabaha in uu Walaayada ku Wareejiyo Sheeqa

  • @safiyo3722
    @safiyo3722 ปีที่แล้ว

    Caeiirigaas kujira waligiin

  • @somaliking7807
    @somaliking7807 ปีที่แล้ว

    Waa waraysi kulul

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 ปีที่แล้ว

    Waa shirkee?? Kan lugu qabtay Kenya mase waa dacaayad!!

  • @musehassan4505
    @musehassan4505 ปีที่แล้ว +2

    Gabadha aabaheyda ayaa haadir ah maxa dadka kale ka galey?

    • @somnews6954
      @somnews6954 ปีที่แล้ว

      Muu bixiyo Dee meeyey qoyskeedii kale kkkkk tuugo mafia

  • @imraxtrader
    @imraxtrader ปีที่แล้ว

    Wallaahi anigaa kamid ah dadka guryaha meesha kuleh oo hadana waxba nala siinin

  • @hassansomali4014
    @hassansomali4014 ปีที่แล้ว

    Sheikh Abdirahman Bashir ardydiisa ayaan ka mi ahay oo muxaadaro ama wareysi uu bixiyay oo aan dhageysan waa ay yar tahay ama maba jirto, laakiin dagaalka kala dhaxeeya madaxweyne Ismaccil Cumar GEELLE ma aha in uu masraxa soo saaro guurka gabar uu adeer u yahay.

  • @husseinismailjama2533
    @husseinismailjama2533 ปีที่แล้ว

    WARIYEE WAYENOOOOW AABBO CALI XARAARE

  • @munaabdi855
    @munaabdi855 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaan Waa mucaarad aan Caqlibadnayn

    • @june6206
      @june6206 ปีที่แล้ว

      Kkkk ayan aqli lahayn wala hadla uun loma hadlee sheekhu run tui she’s way ku dhibtey

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb ปีที่แล้ว

    Nabad gelyo

  • @aliwardheere4378
    @aliwardheere4378 ปีที่แล้ว

    Waa sax in charity ga loo daayo private sector ku inuu maamulo aakiin waa in oversight jiro. Waa in private ku isagu leeeyahay oversight regulation xakamaynkara corruption ka. waana inuu jiro government laws private ku ay ku dhaqmaan hadii dhexdooda khilaaf ka yimaadona ay ku kala baxaan

  • @adanismail5416
    @adanismail5416 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @abdyhrsy7899
    @abdyhrsy7899 ปีที่แล้ว

    Maanta waxaad soo fadhiisisay faylasuuufkii Soomaaliyeed. Marar badan sidan oo kale u soo fadhiisi Sheekha si uu dadka aqoon raandhiis leh ay uga dheefaan.

  • @abdulismaisma5069
    @abdulismaisma5069 ปีที่แล้ว

    Walee soomaliland hadii ay sidaatahay oo dulmiga intaa ldhan ay sameyneyso ciqaab daran wey mareysaa. Tii Siyaad Bare ay katabanayeen tu ay kuilaawaan ayaa maridoontaa hadaysan dulmiga deynin dadka maamulka uhaya.

  • @b.m.qsiraadiftiinshe1382
    @b.m.qsiraadiftiinshe1382 ปีที่แล้ว

    Wareysi xasaasiya,

  • @nasromohamud2625
    @nasromohamud2625 ปีที่แล้ว +1

    İnteysan Saadiq guursan kahor muxuu ugahadli waayay markuu iminka kahadlayo😏 Soomaali shiikh iyo sheeb maalinkaaga iney kaa xumeeyaan beey jecelyihiin yaab!

    • @atlaassports6145
      @atlaassports6145 ปีที่แล้ว +2

      Wlal adigo raali ah wax aan dhicin side looga hadlaa

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 ปีที่แล้ว +2

    Waaw waa mufakarkii

  • @aadanxasan241
    @aadanxasan241 ปีที่แล้ว +1

    MAANTA NIN MACQUULA AAD SOO QABATEE

  • @samiraomar8138
    @samiraomar8138 ปีที่แล้ว

    Mucarid dhibadana waa ladaley ehelka ka xishood hadaad sheekh tahay

  • @angelinda7400
    @angelinda7400 ปีที่แล้ว

    War nin yahow waxad isku shegeysa shikh xisho waxa afkag ka baxayo kontarol waxa an xishod aqon aa tahay doqon an is ogen

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 ปีที่แล้ว

    Dad kii dhisaashu ka gubteen boqol kii dhan iyo AFARBA tan la siiiysy

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 ปีที่แล้ว +4

    muse bixi oo dhiiqo lugaha lo galiyay kkkkkkkkkkk

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 ปีที่แล้ว

    Ma dhicin mana dhacayso
    Kooxo dhiig meerato ayaa meelkasta haysato

  • @b.m.qsiraadiftiinshe1382
    @b.m.qsiraadiftiinshe1382 ปีที่แล้ว

    Waxa jira sadex shay oo aanay kaba dhergin soomaalidu,
    1-Qofka som,liga ahi haduu u fadhiisto qaadka kamaba dhergo,
    2-Shirka iyo qabyaaladana kama dhergaan.
    3-Qofka som,liga ahi Qamriga kama dhergo ilaa uu saqraamo.

  • @mashalaayedablaq5819
    @mashalaayedablaq5819 ปีที่แล้ว

    Dadka waxay ka cabanjireen cod majiro aniga maanta muuqaalkii baa iga maqan oo cod mooyaane wax muuqaal ah ma arko ee makaligeybaa mise waa cilad Dadka oodhan haysato mooji

    • @yusufelmi9121
      @yusufelmi9121 ปีที่แล้ว +1

      Saaxiib waa cilad keligaa kugu ah!

  • @siciidmaxamed6188
    @siciidmaxamed6188 ปีที่แล้ว

    Muuse kama shaqeeyo

  • @AhmedMohamed-mu4fu
    @AhmedMohamed-mu4fu ปีที่แล้ว

    Dhiiqo aa faraha leesku galiyay wallahi sheikh waan dareemi karaa carada oo u qaaday ismail o geele qofkii salama ismail o geela wuu u carionayaa kii gooyo wuu ku farxayaa Xassan shirkh iyo farmaajo
    ilah waxuu lee yahay( hadii aat wax dhaheysaa amba aat sheegeysaan sheeg cadaal amba si siman u sheega) wa idaa qultum facdiluuu…

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 ปีที่แล้ว +3

    Su’alahaagu way cadifad qalbiisaysan

    • @abdyhrsy7899
      @abdyhrsy7899 ปีที่แล้ว +2

      Wax qabiil soo hadal qaaday ma jiree adaa indho qabyaaladaysan ku eegay. Waxa laga hadlayo iyo shakhsiyaadka mawduucu khuseeyo waa siyaasiyiin aan reero matalin.

  • @oulianovoulianov531
    @oulianovoulianov531 ปีที่แล้ว +1

    Waa maaxay ciidaa la dhafoor tabaanaya. Ee carooskan loo qabaanaya. gabaadh caarmal'aa

  • @amiin4299
    @amiin4299 ปีที่แล้ว

    Sheekha meel buu yara qaldaye u saxa. Muuse Biixi iyo Khadra Xayd waa ilmaadeer oo waa Sacad Muuse labaduba maxaa Sheekhi Saxaaq keenay?

  • @fmnews8786
    @fmnews8786 ปีที่แล้ว

    tuugo waaya

  • @omerjama8679
    @omerjama8679 ปีที่แล้ว

    Ka itobiya yaa keenijiray Xamar dawladii farmajo?

  • @somnews6954
    @somnews6954 ปีที่แล้ว +1

    Qoys mafia ah weeyi Canfar baa usoo socota oo gacan siinaynaa inshalla

  • @cabdinuuxjaamac6932
    @cabdinuuxjaamac6932 ปีที่แล้ว

    Caawa waxa aad soo fadhiisisay sheekhii sopmaaliyeed wasakh

    • @june6206
      @june6206 ปีที่แล้ว

      Ada wasakha

    • @abdirisaksalah679
      @abdirisaksalah679 ปีที่แล้ว

      Mujrim baateh maxaad kucayday sheikha

  • @aronekolmia4260
    @aronekolmia4260 ปีที่แล้ว +1

    Labo ciil qabayaal uma xumidiin

    • @june6206
      @june6206 ปีที่แล้ว

      Maxa vuil laga waba nag laba caruura le oo la guursadey kkkk

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 ปีที่แล้ว +2

    Heer waxaa la marayaa dhaqandoorsoon dartii in oday 70 sano jir ah uu kala aqoon micnaha( adeer iyo abti ) oo gabadha walaalkii ku dhaho abti ayaan u ahay halka gabadha walashii u garan og yahay in uu adeer u yahay yab 😂😂😂

  • @Raadadka.Taariikhda
    @Raadadka.Taariikhda ปีที่แล้ว

    LAKIIN SHIIKHA WAXA KA MUUQDA KHAL KHAL WAAYO WAXA BU IS DABA MARINAYA 1 inanta ABTI ban u ahay OO ABAHEED ilmabti nahay ayu dhahay ABTI Uma aha EE adeer AYU u yahay 2 muuse IYO inanta laguursaday WAA abti sare OO REER shixisaxaqa AYU dhahay tana WAA Been ti OO WAA jifi hoose shisaxaqna WAA darood OO kale lakin waa rer jabuti shiikhu OO xaga waxa isku ahan shaha jabutiyan ka habar ba KAGA dhacay OO Waxay isku yihin ma yaqanan. Hadaba muuse inanta WAA u ABTI 3 sadexad AMA 4 afarad. Halka shiikh ku NOQO

  • @foowsidirir
    @foowsidirir ปีที่แล้ว

    Geelow waxaa Somalia iman farmaajo ama mid kaaga daran farmaajo oo kaa tuura madaxnimada aad xaaranta ku haysato

  • @HRU20
    @HRU20 ปีที่แล้ว

    Madaxweyne Muuse Biixi, , Haybado Ismaaciil waa abtigeed.
    Muuae waa Nin Habar Awal ah ka sii ah Sacad Muuse ka sii ah Isaxaaq Sacad.
    Halka Khadri ka tahay Habar Awal, Sacad Muuse, Adarxmaan Sacad...
    Isku Isaaq ma aha ee Waa Isku Sacad Muuse..

  • @mahadabdi9629
    @mahadabdi9629 ปีที่แล้ว

    Dis like Ali damer

  • @Man19699
    @Man19699 ปีที่แล้ว

    Asc.Meelaha badan ee uu Xassasan sheekh kaga fiican yahay uu carabka ku dhuftay Sh.C/raxmaan ayaan jeclaan laahaa inuu sheego? Waayo hal qodob ama laba waa macquul laakiin meelo badan...? Kkk Taas waa majaajilo waxna kama jiraan. maamulka hadda jiraa waa disaster 80%. Wcs.

  • @mahadabdi9629
    @mahadabdi9629 ปีที่แล้ว

    Abiy iyo Axmarada wa xalal miya Ali Harare damer

    • @june6206
      @june6206 ปีที่แล้ว

      Haa maxad soo dontey aduu ma afsomaligad ku barta ma rabno amxaro

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 ปีที่แล้ว

    Ani waxa rabaa in la iga qanciyo Abtiga goorme gabadha uu Abtiga u yahay bixin karaa???
    Aniga waxa u Aqaana marki Abeheed la waayo oo walalked la waayo Ayu Abtigu xaq u leeyahay in uu bixiyo gabadha lkn Abeheed oo taagan side Abti u bixin karaa Arintas yaa iga dabo geeyo

    • @zakihajji1960
      @zakihajji1960 ปีที่แล้ว

      Soo Aabaheed ma Wakiilad karo

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 ปีที่แล้ว +1

      @@zakihajji1960 kkkkkk Anigo naag ah baba ku caqli dhaamo ok Dabcan Abehed waa uu wakiilan karaa lkn waa goorme waa marka uu madasha ka maqanyahay oo waliba cudurdaar jiro uu Awoodi kari wayay markasna gabadha walasheed ama Adeerkd ba walaayada qaadi kara lkn muqalka sida uga jeedid ismail cumar geele meesha waa uu fadhiyaa side muse biixi u bixin karaa oo walibah an Abti run ah u eheen ee magaca guud duriyada ree shiiq isxaaq isla wadaagaan jah

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 ปีที่แล้ว

    Sheekh ma ma aha waa mujirin

    • @june6206
      @june6206 ปีที่แล้ว

      Kijk ma run rad diiday kkk akhirad warka cadayn mujrin wa ka soodonay ka bixiyey iyo ka dhaley iyo iyada

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 ปีที่แล้ว

    Farmaajo walaalki ayaa qaafaka lo xidhay itiibiya ka keeno Maxaad uga hadli wayday

    • @hananoor3590
      @hananoor3590 ปีที่แล้ว

      Dalkiisa

    • @june6206
      @june6206 ปีที่แล้ว

      Walal kii maxa kagaley hadey xita run tahay isagu ma kee ay dhe maya

  • @mahadabdi9629
    @mahadabdi9629 ปีที่แล้ว

    Farmajo isagu Abiy maxu oga badashay inu qadka geyo so ma ahayn in cidan ahan u Ku tagero Farmajo inu si jogo kursiga Esyaq AF warqe iyo Abiy so maysan Ku heshin damer damer dhalay ayad tahay Ali Harare

    • @abdi.jama1771
      @abdi.jama1771 ปีที่แล้ว

      Farmaajo tagye orod xasan shiikh caabud

    • @mahadabdi9629
      @mahadabdi9629 ปีที่แล้ว

      @@abdi.jama1771 farmajo wa khainu wadan tug ah o cadaw ah

    • @abdi.jama1771
      @abdi.jama1771 ปีที่แล้ว +1

      @@mahadabdi9629 Farmaajo wuxu ahaaba teg marka kan manta joga la xisabtan. Haddi uu Farmaajo skale ku xumayayna.. walal gacan xaqdaro ilahay hakaga dhigo aaamin

  • @oulianovoulianov531
    @oulianovoulianov531 ปีที่แล้ว

    Waxaa sadiiq jones fuulin doona inu ciisaha macaaridkaa inu laa'yo

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 ปีที่แล้ว

    SHEEKHU WAA FAHANSANYAY DAMEERAHA SOMALIA DILLAY XASADAWARSADE MIUSE DAMEER OO IMIKA RABA DAKADA SOMALIYA BASAASKA LAGAKIREEYAY SAADIQJOON🦓🦓🦓🦓🚫🚫🚫

  • @namiin3034
    @namiin3034 ปีที่แล้ว +1

    Aroosada aabaheed ciidu rabo bu so wakiilan kara ee sheekada raqiiska ah naga daayay 🙄 gabadh furytaankeed na mu joogiin ee mu dambiga iiska ilaaliyo wa odey weyn oo wiliba adeer sheeganaya😳

    • @june6206
      @june6206 ปีที่แล้ว

      Xaqa in la sheego wa khasb

    • @namiin3034
      @namiin3034 ปีที่แล้ว

      @@june6206 haqa uu sheegayo ma inu iisagoo intaa leeg uu dadka caayo Akhasay 🤮

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 ปีที่แล้ว

    Toloow Cali xadhaadhe ma nacayb iyo naxli buuxshay quluubtiisaa masabidaada badheedhka ah, dulmiga iyo xaglinta Aan loo meel dayaynin ee xaqdarrada iyo khuraafaadka ku salaysan ee uu habeenba koox amba gobol amba dal amba shaqsi muslina oo uu ilaahay karaamadooda dhawray guudka ka saaran'yahay ee uu xuquuqdoodii iyo sumcadoodiiba xad'gudubka la daba taagan - yahay ugu wacan mise sidani waa ka maangaabnimo,fadhiidnimo iyo jaahilnimo dishootay oo xagga aqoonta diinta ka haysata waa yaabe???? bal muslinoow u fiirsada oo Cali xadhaadhe marka uu leeyahay madaxwaynaha jamh.Somaliland'baa sida madaxda reer somalia amba kuwa djabuuti oo kale ay xigtadiisu jaad ka ganacsataa amba ay xataa shaqsiyaad ka ag- dhadhoowi keenida jaadka amba ka ganacsigiisa hungureeyay amba saamayn ku yeeshay xagguu ka keenay toloow?? markuu'se beenta intaa leeg iyo mala'awaalkaa akhlaaq xumada iyo indha adaygga xanbaarsan baahintooda ku dhiiranayo muxuu dhaamaa kuwii ayda iyo dameeraha qalan jirey ee siday dadka soo booqda amba martiyee muslin mooda xaaraantaa wax uga siin jireen(si Aan hilibkaa ay qasheeni wuxuu yahay loo ogaanin amba ceebi uga raacinna) uga been sheegi jireen dadkana ugu qarin jireen(si loola mid noqdo) Aakhirkii mudo dheer kadib iyaga laftoodii Aaminay ee iska caadaystay xaaraantii ay la dhuuman jireen una sheegay naftoodii inay xalaal cunaan amba xoolo qashaan ee markay caadaysteen ee lagu ogaaday ee maxaa dhacay lagu yidhi kula murmay Aadmigii waa xalaal waxaanu qalannaa, dibna looga dhaadhicin waayay inay xaaraan quud ka dhigteen,,, sidaa Awgeed sida muuqata Cali xadhaadhe munaafaqadda, beenta iyo khuraafaadka wuu ku caano maalay(la qabsaday) oo dibba looga dhaadhicin maayo khatar inuu ku sugan yahay,,,waase nasiibkii iyo naanays xumaantii,, wbtawfiiq