Nimco Jookar iyo Ali Harare oo Barnaamij Cusub oo Xiiso leh bilaabay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.ย. 2024
  • Nimco Jookar iyo Ali Harare oo Barnaamij Cusub oo Xiiso leh bilaabay

ความคิดเห็น • 186

  • @MGuhaad
    @MGuhaad 5 ปีที่แล้ว +119

    Inta Qof ilaahey iyo rasuul kiisa jecel like iyo subscribe iyo like ii saara somaliweyn

    • @gaduudo
      @gaduudo 5 ปีที่แล้ว

      Maxaa ka faaideysa like?

    • @habonyusuf3926
      @habonyusuf3926 5 ปีที่แล้ว

      M Guhaad scw

  • @zaytuunjama6405
    @zaytuunjama6405 5 ปีที่แล้ว +147

    Tuuuugzi Tuuuuuugzi Tuuuugzi
    Wxn idinka tuugzanayaaa zomaliyeey qofki 7 bn aheee manta plz like izara

  • @basraabdi2803
    @basraabdi2803 5 ปีที่แล้ว +23

    Masha allah Nimco jocker waan jeclahay waa gabadh iga qoslisa luv u Nimco ukhti from France 🇫🇷

  • @aminaadan7536
    @aminaadan7536 5 ปีที่แล้ว +4

    Wallahi in Australia, they all copy the pregnancy. If one lady hear her friend is pregnant, she will be like I must be pregnant. And the next day, they come to the park together with big stomach🤣😂 so funny🤣😂😂😂😂

    • @nasra591
      @nasra591 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhh qurbe loogu yimid uur la isku eryado

  • @farhiyamohamud9444
    @farhiyamohamud9444 5 ปีที่แล้ว +20

    Anigeyba igu dhacde intan Kab gate ayan isku labe markas ayan iri wa orginal labo Bari kadib wey iga jabeen kkkkkkkk

    • @filsanhani7829
      @filsanhani7829 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkk islamihi hore miya tahay

    • @farhiyamohamud9444
      @farhiyamohamud9444 5 ปีที่แล้ว

      @@filsanhani7829 hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh haaa

  • @abdirashidali8761
    @abdirashidali8761 5 ปีที่แล้ว +7

    Mansha allh waan jeclhy illhy hku xifdiyo

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 5 ปีที่แล้ว +5

    I Respect both very talented team

  • @abdirisakfrance1605
    @abdirisakfrance1605 5 ปีที่แล้ว

    Hada heshay datihiso quruxbadan marna ka hadal badan masha allh ali harare codsigii naciima wad tixgalisay waliba si degdeg ah ayaad wariye iga dhigtay thankz mudane

  • @xasancabdi704
    @xasancabdi704 5 ปีที่แล้ว +3

    War Dadka somalida ah markii cometika sooqoreen aad isdhahdo akhriso waxa arkaysa inu caqligoodu eber yahay war meeshu mowduuc aad fikirkaada uga hadlaysa baa yaale like isaar maxa keenay iyo inaad dhahdo like iigu saar hadaad jeceshahay Rasuulka walaahi somalidu intu ugu liidatay baa nool qarnigaan

    • @sabiriinabduqaadir5086
      @sabiriinabduqaadir5086 5 ปีที่แล้ว

      Aniga wan yabay wlhi wll
      mel kaste waxa kahor imanayo lik isar waxay tugsigan
      Umada markaste wanu kadan bayana

  • @nasrakulmiye2101
    @nasrakulmiye2101 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi barnaamijkaan wax aan kasheego ma aqaano waa la gacan galay. Haraare iyo jookar oo is helay waraa jiri doonee wiishka lee ha yeero. Aad ayaa idiin tageeraa labadiinaba. Si fican u jafa hadalka. Waa idin salaamay.

  • @nafisaali7065
    @nafisaali7065 5 ปีที่แล้ว +1

    Ali walalkey ba ladhaha jarmal ku dhashay😍♥️

  • @abdullahijama4683
    @abdullahijama4683 5 ปีที่แล้ว +2

    I love jookar

  • @miirajbarre3060
    @miirajbarre3060 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah runtii markaad ku soo dartay barnaamij ka naciimo waa wax nafar xad galiye keep going 🌹🌹🌹🌹🌹

  • @jablibaax
    @jablibaax 5 ปีที่แล้ว

    Somalida marka la amaanayo waan jeclahay

  • @sabaadlibaax4277
    @sabaadlibaax4277 5 ปีที่แล้ว +1

    Nimaco jokor masha allah waa ku tageeraa

  • @Modeeq
    @Modeeq 5 ปีที่แล้ว

    Exactly waa dhaqanka somalida waa iga qosliseen 😂😂😂

  • @barreachmed4125
    @barreachmed4125 ปีที่แล้ว

    asc.idinku miyaad soo xidhataan dharka dhaqan kiina.
    soo xidho oo halkaasi soo fadhiiso.Asc

  • @faysaljaaliyada3551
    @faysaljaaliyada3551 5 ปีที่แล้ว

    Nimco horu mar wacan.

  • @bilaalmaxamed4482
    @bilaalmaxamed4482 5 ปีที่แล้ว +2

    Waad iga yabisay galgacyo waan tagay ku lahaa aniga Ramadan ku dhashatay kkkkk

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah thank you for New

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว +1

    She very nice person

  • @adamsaransor2248
    @adamsaransor2248 5 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha allah 2walalu nahay ali sxb

  • @luulismailgarbie7553
    @luulismailgarbie7553 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah Ali I like your your African dress

  • @wehelie555
    @wehelie555 5 ปีที่แล้ว

    Asc. Walaal Ali Xaraare waxaan kaa codsanaynaa inaad Nimco usheegtid luqada ingiriska ay isticmaaleyso inta badan maadaama barnaamijka uu yahay mid Soomaali leedahay oo ku baxa Afka Soomaaliga. Afka Hooyo.

  • @khd8830
    @khd8830 5 ปีที่แล้ว +5

    Naciima jokar aqti shayse kulahaa 😂😂
    *Ach du scheiße* waa eray af German (deutsch) ah

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 5 ปีที่แล้ว +1

    Calow canjeerada waa dhaqankeena side uga tagna😀 dhanka waa ku amaanannahay inan ka tagno aya darneyd👍

  • @sagaladam8131
    @sagaladam8131 5 ปีที่แล้ว

    Anna waxaan ka baqaa maska wuuna I sigay dhorjeer Illahay ayaa iga badbaadiyay

  • @halganchannel6508
    @halganchannel6508 5 ปีที่แล้ว +1

    Great Fun Niciimo Jookar walashay

  • @shaadiyoomar5830
    @shaadiyoomar5830 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkk alla qosol badana Naciimo jookar so funny wiil keyga baa suheyb ladhahaa maxaa naga taqaan anaga Soomaali baa nala dhahaa Qalbiga baan hodon kanahay umadaha kale marki loo fiiriyo alxamdulilah

  • @mohamedhassan7323
    @mohamedhassan7323 5 ปีที่แล้ว +1

    I saport nimco jalaqsan

  • @samiacade1149
    @samiacade1149 5 ปีที่แล้ว

    Mashallaha ali haraare iyo jokar hore usocoda barmaamij fiican

  • @mokulane3102
    @mokulane3102 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk naima jokar cadi mahan waxaan kuqoslay labo sanbuus iyo labo toosh kkkkk

  • @ahmedl8198
    @ahmedl8198 5 ปีที่แล้ว

    Oo gabadheedu waaba 17 jir sodoh waaye

  • @aminaabdi1119
    @aminaabdi1119 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk masha allah nimco jookar wariye noqotay ku soo dhawow kkk

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว

    Nice story thank your

  • @salmailyaaz5880
    @salmailyaaz5880 5 ปีที่แล้ว +7

    gabadhaas waa fariid wlhi

  • @farhiyamohamud9444
    @farhiyamohamud9444 5 ปีที่แล้ว +6

    Hader on firsanayo barnamjkina canjero ayan dubaya hhhh

    • @Najmabdullahii
      @Najmabdullahii 5 ปีที่แล้ว +2

      Hhh hada madaawatay mise cida canjeerada kagubtay🤔😂

    • @farhiyamohamud9444
      @farhiyamohamud9444 5 ปีที่แล้ว +1

      @@Najmabdullahii hhhhhhhhhh Hal kubate iyo Hal Kaley noqote

  • @sahroyusuf7700
    @sahroyusuf7700 5 ปีที่แล้ว

    Hedhe nacimay maba lagugu deysan karo masha alaah shaqo badnida meqo ruux baad tahay sidaan kudaba socene comatigi wan dalne love u sister horay usoco lagu gari maye gob baadtahay runti ruwayadi dhagbalaar meshi inoga siwad

  • @xilkascabdi5712
    @xilkascabdi5712 5 ปีที่แล้ว +1

    Aad ayaan ujeclahay barnaamijkaan aad baan idinsalamayaa cali xaraare iyo naciima jokar

  • @와사미압드
    @와사미압드 5 ปีที่แล้ว +1

    Cali xaraare Iyo nimco jookar waan idin salaamayaa waan idin mahadcelineynaa
    xikmadaha sheeka xiriirooyin Iyo xaqiiqadooda barnaamijka xiga nooga dhiga.
    Mahadsanid. Guuleysta

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 5 ปีที่แล้ว +1

    Xataa uurka wala iskaga daydaa aaa kkkk nacima jokar wlhi wa iga qoslisay been mahan way dhacdaa 😜😀😜😜😀😀😀

  • @cahdirisaaqwadaniawil4754
    @cahdirisaaqwadaniawil4754 5 ปีที่แล้ว +4

    Nimco mansha Allah

  • @miskimohamed8483
    @miskimohamed8483 5 ปีที่แล้ว

    mmsha allah wlshey nimco jokar aad paan,ku jecelhy alle ha ku xiifdiiyo

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 5 ปีที่แล้ว +1

    Fanka iyo dhaqankaas soomaalida

  • @halganchannel6508
    @halganchannel6508 5 ปีที่แล้ว +2

    Naciimo Jookar Noolow Intay Nololi jirto Walashay

  • @ilhaanmamed4433
    @ilhaanmamed4433 5 ปีที่แล้ว +1

    Alla maxey run shegtay somalidu wa isku dayata ma ahane waba iskukaa ekeesiin lahayeen hadey awoodan wa dad anlayabay. 🤣🤣🤣🤣

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @Arafodore
    @Arafodore 5 ปีที่แล้ว

    Don’t insult my son’s name Ali, it’s not an expired name lol 😂

  • @naxnoofficial4445
    @naxnoofficial4445 5 ปีที่แล้ว

    Thanks 🙏 wllo Ali

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 5 ปีที่แล้ว

    Anigu ilaahey amarkii libaaxu waan jeclahy runtii.

  • @dahirsaid4001
    @dahirsaid4001 5 ปีที่แล้ว

    Asc mr Ali Harare waxaa tahay nin waayo arag ah oo taariikh badan Haye, Marka waxaan ku oran lahaa barnaamijyo taariikh iyo sheekooyin qisooyin rasmi ah noogu soodar
    Waa mahadsanatahay

  • @sicidcaliyaranka8152
    @sicidcaliyaranka8152 5 ปีที่แล้ว +8

    tan walahay waa intixaan cali xaraarow hayska siidayn aad baa laguu dawanayaa hadii aad jokar keento

  • @mohamedfarahbarako4178
    @mohamedfarahbarako4178 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc
    Ali wll laakiin somalida oo dhan maaha waa qaar Ka mid ah, dadka reer magaalo Ka ahi waxay wax ku iibsadaan shirkada samaysay iyo waxa aw Ka samaysan yahay sida cotton ama wool iyo wixii la mid ah.
    Markaas Cali iyo Naciima dacaayaddda innaga daaya

  • @jamadridaa298
    @jamadridaa298 5 ปีที่แล้ว +1

    Lol lol lol that true story lol somali people is like that

  • @subscribehirethenotificati4760
    @subscribehirethenotificati4760 5 ปีที่แล้ว +2

    War calio ha sideynin inantan hadu barnamij kan flcnaadey

  • @unknownuser-_2845
    @unknownuser-_2845 5 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂 waan qoslay somali damer waa dulmiyeen waxa dhibo ayeey jecelyahin hhhhhhhh

  • @samirahassan2045
    @samirahassan2045 5 ปีที่แล้ว +1

    MAASHA Allah, walee waa runtod waxay kahadlayaan lol

  • @amarehreigal4002
    @amarehreigal4002 5 ปีที่แล้ว

    Please niciima labiska naga soo hagaajidheh

  • @zahramohamed3641
    @zahramohamed3641 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc Nimco joker waa iga qoslisaa

  • @XX-wl6gk
    @XX-wl6gk 5 ปีที่แล้ว +1

    Why sunglases ? faysal xawaase maa ka cabsanee 👀

  • @abdallasiin5471
    @abdallasiin5471 5 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwwwe
    Keep coing
    Harare iyo
    Nimco 🙏

  • @abdishakurfarah4132
    @abdishakurfarah4132 5 ปีที่แล้ว

    Walahi waan Qoslay qaabka ay ragu Somalidu dharka u iibdadaan run ahanti waa Sidda aanu iibsaddo.

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 5 ปีที่แล้ว +1

    Allha dadka ilmaha hadba Mel urara ma fcna

  • @zakiali9771
    @zakiali9771 5 ปีที่แล้ว +1

    Hadan arkaa waxad ka hadleysaanbaa hada hada hhhhhhhhhhhhhhhh

  • @wyard8409
    @wyard8409 5 ปีที่แล้ว +1

    Calow naciimo haiskasiideyn wallahi waa kushidee adna gabadha wariyanimada bar oo hakaafaaiido adna kafaaiideyso

  • @nasrooali6594
    @nasrooali6594 5 ปีที่แล้ว +1

    Walhi wa run tii qahira wa siada nagu hesta

  • @hodanshawiir6364
    @hodanshawiir6364 5 ปีที่แล้ว

    Wlahi anaa ubaxsaday 2004 gabadhayda

  • @faizaFunny780
    @faizaFunny780 5 ปีที่แล้ว

    Naciima lkn way hadal badantahay ma dhagaysanayso Ali Naaa bal isdeji meesha cartoonkii ma jilaysidee Barnaamijka saani ula daadihi 🙏🙏 Waa fikirkayga sxb cay igama aho ee is deji

  • @xaliimosacdiyamamxedcabdul4382
    @xaliimosacdiyamamxedcabdul4382 5 ปีที่แล้ว +7

    dadyahow qofta wan iska jclahy

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 5 ปีที่แล้ว

    Naagtan,, NACIIMA JOOKAR waan ka helaa waa naag lanaageesan karo,

  • @adiljakatooreahmed3396
    @adiljakatooreahmed3396 5 ปีที่แล้ว +1

    When is these 2s wedding? Waaba iska heleen lool

  • @faizaabdigulled2687
    @faizaabdigulled2687 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah nacimo wad ku qurux badan tandahy baramiijka hore uwad

    • @sacadmohamed3686
      @sacadmohamed3686 5 ปีที่แล้ว

      Niciima riwayad baanu udirsanee waaxay barnamijkanay udhaqaaqday iyo ninkan inantii naga afduubtay

  • @adamsaransor2248
    @adamsaransor2248 5 ปีที่แล้ว +1

    Wanradiyaa gabar madhow lkn lama arkayo

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 5 ปีที่แล้ว +1

    Abti liiiiiibaaaanoooooow.

  • @cadniabshir3636
    @cadniabshir3636 5 ปีที่แล้ว

    Nimco indho yareey saxaafad uguma ogi qiimahaa aad leedahay yeelan maysid wlhi

  • @farduusahmed6171
    @farduusahmed6171 5 ปีที่แล้ว +1

    Iyagu soomaali maaha miyaa

  • @fuufuuomar624
    @fuufuuomar624 5 ปีที่แล้ว +2

    barnaamijkan aad iyo aad bn u gahelay cali io nimco waad mahad santihiin wllo

  • @adamsaransor2248
    @adamsaransor2248 5 ปีที่แล้ว

    Adan aniga aya la idhaa

  • @nuurkayuudaa393
    @nuurkayuudaa393 5 ปีที่แล้ว

    OMG! War ookiyaalaha iska saar oo protocol ka ilaali

  • @HARGEISAH
    @HARGEISAH 5 ปีที่แล้ว

    Jookar ma wariye dadka dhaagala loogu talo galaa markay Cali oo hadlaya ka dhinac ishaara hadlayso mise in ay riwaayad matalaysay u haysataa

  • @Bulshoween
    @Bulshoween 5 ปีที่แล้ว

    In asia no4 is the unlucky number.
    In Malaysia the lifts don't have no4 or 14.
    It's 3 than 3a
    And 13 than 13a

  • @adeniidow3556
    @adeniidow3556 5 ปีที่แล้ว

    Aniga 2018 11 /1 an dhalay wiil adam an ubixiyay dadka dhan waa ilayaabay ani qof kusami cunugaga an aduunka ugu necbahay 🤣🤣caabdi aar inow badiyo kudhashay ma ogyahay😱😱

  • @nasrudinadan9783
    @nasrudinadan9783 5 ปีที่แล้ว

    sun glass on stage. Aabaa yaabay.

  • @xubbiofficial3416
    @xubbiofficial3416 5 ปีที่แล้ว

    Niciima jookar laba xaniinyood from mudug pls🤙🤙🤙🤙

    • @83587
      @83587 5 ปีที่แล้ว

      Hubbi wees mudug tii ceebowday maaha taas mardanbe ha ku faanin

    • @nasra591
      @nasra591 5 ปีที่แล้ว

      Hhhh wa runtood ree galmudug xiniinyo qardhaaso ka samaysan ayey ku jogaan magalada

  • @somaliaafrica3314
    @somaliaafrica3314 5 ปีที่แล้ว

    Hhhh Cali xaraare maanta wuuka nastay nimankii shiirka badnaa oo ciicda badnaa, wuu iska nuursanayaa wuu iska carafaysanayaa cali xaraare maanta hhhhh

  • @munacaabdi6256
    @munacaabdi6256 5 ปีที่แล้ว +1

    Ali hare an aqna 13/ 5 /1969

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 5 ปีที่แล้ว

      Muna caabdi anigana waxaan arki jiray 1985 anigoo arday eh.

  • @waxanimacagahaygiibaa2814
    @waxanimacagahaygiibaa2814 5 ปีที่แล้ว

    Libaaxa lama jecla lkn waa la ixtiraamaa xayawaankoo dhan ayaa ixtiraama, haybad, karaamo iyo awood ayuu leeyahay ma aha kan oogu xooga badan dugaaga balse wuxuu ka midyahay kuwa oogu geesisan.
    Boqorka habar-dugaag ayay dunidoo dhami u aqoonsantahay.

  • @adamsaransor2248
    @adamsaransor2248 5 ปีที่แล้ว

    Wlh hadan arki lahaa cdi ma ah

  • @bashirosman8825
    @bashirosman8825 5 ปีที่แล้ว

    Ali he from Atlanta huh

  • @somalighosht999
    @somalighosht999 5 ปีที่แล้ว

    3:40 nimco Joker waa xishootay ama qajishay iyaa ilaa egay

  • @reo9475
    @reo9475 5 ปีที่แล้ว

    Somalidu waa reer guuraa waligoodba roobku meeshu ka d’a ayay soo sahamin jiree

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi mida guryaha been maahan horta wax jiraa shegteen cali iyo naima ❤

  • @slisoso5381
    @slisoso5381 5 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂👏

  • @Degaliah
    @Degaliah 5 ปีที่แล้ว

    Cali xaraare marba mid unacam leya ayu is aag fadhisinjiree manta nicima jokar bay qabsatay no wadshekada

  • @abdulahiartan5271
    @abdulahiartan5271 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk

  • @reo9475
    @reo9475 5 ปีที่แล้ว

    Friday the 13😂😂😂😂

  • @rodawaiss1099
    @rodawaiss1099 5 ปีที่แล้ว +10

    Wariye muraayaad madow sitaa waa yaab Caliyow..Nacima Jokar naag isku filan iga dheh !

  • @qaliabukar6846
    @qaliabukar6846 5 ปีที่แล้ว

    Nimco run run lo hadlaya dhaaf jilinka

  • @Qabooje
    @Qabooje 5 ปีที่แล้ว

    Nimco jookar lahjada reer muduga oo asalka ahayd way ka dhuntay.isku si uma hadasho iminka iyo markii ay riwaayadaha bilaabaysey