ILMUHU GOOBAHA WAXBARASHADA WAXYAALO BADAN BAY KALA KULMAAN WAALID HOOS ULA SOCO ILMAHAAGA🙏

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024
  • #sacdiyo #channel

ความคิดเห็น • 8

  • @AsmaAbdikariim-k1j
    @AsmaAbdikariim-k1j 11 วันที่ผ่านมา +1

    Sadia abayo Nabarkada isii

  • @SabrinaFaarah
    @SabrinaFaarah 11 วันที่ผ่านมา +2

    Abayo British system ma no falaqayn kartaa

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 12 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah xabiibti ❤❤❤

  • @HooyoDhalaan
    @HooyoDhalaan 12 วันที่ผ่านมา

    Sacdiyo inana ku aragno farxaday noo tahay

  • @ashagure3007
    @ashagure3007 12 วันที่ผ่านมา

    Aniga Kenya aya wax ku bartay, Kadibna qurbaha aya imaaday (Canada) oo an ka dhameystay waxbarashadeydi illa jamacad. Hadi an run sheego, waxbarashada Kenya aad aye u danbeysaa, yacni taya ley leedahay lkn wax badan oo muhim ah aya ka maqan, sida technology iyo physical activity. Lamada meel wax wan ku bartay and wallhi waxbarshada Kenya xanun aya ka qaaday acudhubillah. All day long books lee, no physical activity, especially schoolada somalida heyso. Nairobi dhinac walba wey ka hormatay waxan ka eheen waxbarashada 🥲

  • @HA-me2jl
    @HA-me2jl 12 วันที่ผ่านมา

    school ka waxaa ka daran dugsi quraanka xata macaliminta dugsiga magacyo aan ficnayn ayay ilmaha ugu yeeran oo ilmahayga iisheegen.

  • @Cabdiwaliaqaye
    @Cabdiwaliaqaye 11 วันที่ผ่านมา +1

    waa sax

  • @Cabdiwaliaqaye
    @Cabdiwaliaqaye 11 วันที่ผ่านมา

    waa sax