war dag dag ah nagti shaqalada oo lasoqabtay ya dil dhahay carurta 😱😭😭😭😭😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 197

  • @MaryamoYuusuf-de4wv
    @MaryamoYuusuf-de4wv หลายเดือนก่อน +13

    Subxaanalah abya adkaarta iyo saliga nabiga badi i.n cadaalad waa helee allaha kaa farxiyo aduunku aa imtixaan 😢😢😢

  • @hindaabdi3371
    @hindaabdi3371 หลายเดือนก่อน +12

    Asc walaal gabadha usheeg digrigan xasbi alaah wanic wakiil

  • @AyaanDemon
    @AyaanDemon หลายเดือนก่อน +6

    ALLAHA USALO Abaayadan caruta culeska Allaha kaqaado Allahuma Aamiin Aamiin🤲🤲🤲🤲

  • @hnasriinahmed8586
    @hnasriinahmed8586 หลายเดือนก่อน +7

    Subxanallah xasidsanaa balaaya haku dhacdee cuqubada ay saqiiradaas ka gashay iyo hooyadood aduunkan looga jaraa intaan aaqiro la gaarin Alla taas hadii aan arki lahaa Waan garaaci lahaa qumayada ciil badanaa

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  หลายเดือนก่อน

      Sax walahi waa xasid 😢😢

  • @xasnoaxmed1929
    @xasnoaxmed1929 หลายเดือนก่อน +6

    Subxaanalaah ale waxba mahilmaamo malin ayduna ay hilmaamtay ayaa lagajaridoona balaayda bilaa naxariista ah

  • @Khadiijo-ps7ss
    @Khadiijo-ps7ss หลายเดือนก่อน +4

    Maxkamada illahay kabaxsan kari mayso adiguse wll wixii dhacay waa dheceene illahay bari ilmahaaga caafimaadkooda iyo inaad kulan taan kaama xarimi karee illahay baryadiisa wehel ka dhigo saliga nabiga scw iyo xasbiyallaah wanicmal wakiil

  • @Umurayyan
    @Umurayyan หลายเดือนก่อน +2

    Cilanka qurux
    MashaAllah
    Gacanta Allaha kubarakeyo

  • @CaliIsaagmaxamed
    @CaliIsaagmaxamed หลายเดือนก่อน +2

    laalilaha ilalaha ilalahu muxamada rasuulahi salalahu caleyhi wasalam

  • @fatimaabdi2707
    @fatimaabdi2707 หลายเดือนก่อน +3

    Ilahay qalbigaa ha uqaboojiyo naagtaasna ilahay hakudhaafto maxkamada ayaanlagadhiumankarine

  • @suleeqosiman2164
    @suleeqosiman2164 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah illahayow qalbiga u qabojiyo wa sax qoftas ya ilmo ku Amini karo illahayow xafid 😢

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 หลายเดือนก่อน

    Ilaahey masiibo haku rido naagta somalida iyo shaqaladaba ilmahana alaha u caafiyo

  • @Haffyy
    @Haffyy หลายเดือนก่อน +14

    Subhanallah waligey isma dhehen somali baa saan isku gali dono cadowsana balaya kugu dhacday 😭😭💔

  • @zuzuqurux6828
    @zuzuqurux6828 หลายเดือนก่อน +2

    Illahay caruurtas ha caafiyo Illahay gabadhas qalbiga ha uu qaboojiyo

  • @AbdulmahadMohamed
    @AbdulmahadMohamed หลายเดือนก่อน +4

    Subxanallah allaha uyasiro walaahi waa cuqubo caririga ay galisay akhiro allaha uga Jaro xasbunalah

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah qof isaga Allah oowlaad siiyey saas udhaqmaayo waa wax lala yaabo aduunka hadii uu cadaalad kuweysay allah ayeey cadaalad ka helaysaa

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah Ilahow xaasid nimo qalbigayga hagalin war caruurta ilaashsada somali Waxkasta oo xun somali way samaysay ilaahay taas hasoo qabto

  • @nuuramuhamudAli36-vc5ei
    @nuuramuhamudAli36-vc5ei หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallah😢 bal muxu ku furayaa waaba qof qaliin ku jiray inuu isaga kawar haayo ayey ahayd ilmaha tan ilmaha silcisay nafsi maso raago hadii askar lacag la siiyay ilmaha ayaa cadaalad haayo😢😢

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel4888 หลายเดือนก่อน +3

    Xasbunalaah wanicmal wakiiil waa sababta ay udiday ineey guriga jabiso waan umaleye ineey kadanbeysay ayada ilahay owladeeda oo caafimad qabta hausoo ceeliyo😢

  • @Umurayyan
    @Umurayyan หลายเดือนก่อน +1

    SubxanaAllah
    Qalbi adka
    Walee maxkamdi Alle lagamabaxsado

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahow ugargaar 😢😢😢😢 insha allh salaad kasto oo aan tukado waan uduceynaa insha allh

  • @MuuminoxasanCìsmaan
    @MuuminoxasanCìsmaan หลายเดือนก่อน

    Allaha ha usahalo

  • @halimasadiaabdisalama6335
    @halimasadiaabdisalama6335 หลายเดือนก่อน +3

    Ducadaan akhriso👉🏻 waad liibaani dhibkana waa ka baxaysaa
    Allahuma ajirnii fii masiibatii wakh lufnii khayran minhaaa

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  หลายเดือนก่อน

      Jazakallahu qeyran 😢

  • @Hafsabilanqis
    @Hafsabilanqis หลายเดือนก่อน +2

    Abaayada ilmaha kamaqan yihiin abaayo ha niyad jabin maalmihii farxada way kuu imaanayaan Ilaahay bari asagaa awood le haka daalin ninkana wu kuu so celin ilmaha si niyada Ilaahay u bari waxa tahay qof la dulmiyay ilahay wuu kuu gargarayaa takale qalbiga xiro naag adag noqo inshaallah qayr abaayo

  • @maryanyussufchannel4933
    @maryanyussufchannel4933 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah beautiful ❤❤❤

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan หลายเดือนก่อน +3

    Alla dariska xun waa laga qaxaa naagta dariska qof xun beey ahayn musiibo kugu dhacday

  • @khadijakassim5319
    @khadijakassim5319 หลายเดือนก่อน

    Ameen Ameen yah Allah

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO หลายเดือนก่อน

    Inalilah waina ilehi rajicun xasbunallah subxanalah 😭😭😭

  • @fadumoaxmed1984
    @fadumoaxmed1984 หลายเดือนก่อน +3

    Cadawsanaa Allah ku cadaab aakhiro iyo. Aduunba ninkuna waa dulli awalba waa ogaa shaqaaladu inay caruurta hayn jirtay maalintaa qaddartu dhacday wey umushay waanay itaal darnayd haduu caruur Dan kaleeyahay muu cid caruurta kareebto udoono intay dhakhtarka kasoo baxayso Allah caruurtaada hakuusoo celiyo

    • @qaalimusse8365
      @qaalimusse8365 หลายเดือนก่อน

      Nagta ma somali baa ilmaha dishay oo diriska

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed6189 หลายเดือนก่อน +6

    nagtas waxas sameyse Haiska sugto nabsigas mirihisa wey guran donta inshaallah

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan kulatalinlaha istiqfarta iyo saliga nabiga badi ilahay ba kusocelinaya ilmaha iyo ninkaba cadawga allah ha kaqabto nagahasna ailahba kaaga aarin insha Allah ilahay qalbiga hakuuqabojiyo ilmahana hakuuxafido

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli หลายเดือนก่อน

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 หลายเดือนก่อน +3

    Wlh waxan unecbahy in AA Daris ilma udhibti hdana an la saxibo😢ilahayw yac😢midede kale washman ka aya lambar laga qata oo kisto afka la tusa oo Ron wlh xanun wye😢😢😢

  • @anisahaaji9248
    @anisahaaji9248 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allah tabarakallaah cilaanka qurux ❤

  • @ayanahmed70
    @ayanahmed70 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u gargaro subxanallah allah ha cafyo❤

  • @sahtocalas-hs4ss
    @sahtocalas-hs4ss หลายเดือนก่อน

    Abyo mcnto ilahay qalbiga ha u qaboojigo gabadha wllhi waa arin axdinle naagtaas na ilahay aakhiro iyo aduunba ha iqaabo

  • @CaliIsaagmaxamed
    @CaliIsaagmaxamed หลายเดือนก่อน

    Alla ilaahayow maskiita ilmeheda u caafi

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  หลายเดือนก่อน

      Amiiiiiiiiiiiiin yarabi 😢

  • @MushtaqYunis
    @MushtaqYunis หลายเดือนก่อน +1

    Haaaah...... May Almighty Allah grant those kids and mum😢😢😢 walai n this world never trust someone 😢😭😭😭

  • @AnisamaxamedJibrir
    @AnisamaxamedJibrir หลายเดือนก่อน

    Rabii ha ugargaaro illaahay wax ba kama daran yoobaan subxaanalaah

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 หลายเดือนก่อน

    Allaah farxiyow vedio ga ma dhamaysan wlhi shalay ayaan lambarkaaga raadinaaye si aan kuu waydiiyo caruurtii xaladooda

  • @najmaali17
    @najmaali17 หลายเดือนก่อน

    Shaydamad bay aheed taa allh ha cadaabo ilmaheeda ka goantahy qof qof ilmihiisa dhiba allh ha dhibo

  • @salwachanne
    @salwachanne หลายเดือนก่อน +1

    Alla xasad sana qofta dariska ah bisinkee😢

  • @HamdiAliHassan-u1x
    @HamdiAliHassan-u1x หลายเดือนก่อน

    Allaha u Gargaaro Aamiin Yaa Rabbi

  • @anisahaaji9248
    @anisahaaji9248 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah 😢 dad noocas ah soomali malaga helaa

  • @JamiiloXusen
    @JamiiloXusen หลายเดือนก่อน

    Subxanallah ilahow nacafi adiga wax cafiye yaa rabi 😢bel wexey sameysey firi narta jaximo rabi kuku bisharey ilmaha mexey kasameyen omalaikta😢ilahey ku cadab ilmahedana ilahey hausocoliyo❤yaa rabi 😢ifududey😢hoyadas maskinta😢

  • @ZakiyaElmi-f3c
    @ZakiyaElmi-f3c หลายเดือนก่อน

    Cadaab aduun iyo mid aakhiro allaha tusiyo taas😢😢😢😢

  • @SeynabSaciid-p7c
    @SeynabSaciid-p7c หลายเดือนก่อน

    Subxaanallah wallahi maalitii aydhahaday majabinaayi ayaan kashakiyay aniga

  • @sabirinqaali9773
    @sabirinqaali9773 หลายเดือนก่อน +1

    Allah iyago nabata qabo haiskuso celiyo😢

  • @LayloCabdixirsi-sb1qm
    @LayloCabdixirsi-sb1qm หลายเดือนก่อน +1

    Ilaaheybaa u.aaridoono insha allaah

  • @fatumahaji7346
    @fatumahaji7346 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah sheitanthas illahay hacathabaaa

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO หลายเดือนก่อน

    Ilahow u gar gar rabiyow 😭😭

  • @sabirinqaali9773
    @sabirinqaali9773 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah 😢😢Allah hakudcaweso

  • @maryanahmed4477
    @maryanahmed4477 หลายเดือนก่อน

    Illahey baugari I.a subxanallah

  • @Nasteho-m3s
    @Nasteho-m3s หลายเดือนก่อน

    Allah ayaan ka baryeynaah inu cadaalda xagiisa tala inu siiyoho

  • @FowziaNoor
    @FowziaNoor หลายเดือนก่อน

    Subhan Allah subhan Allah m😢😢

  • @maslah345
    @maslah345 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHA QALBIGA UDHAYO

  • @umumawada1405
    @umumawada1405 หลายเดือนก่อน +1

    Macqul ma ahan ma qof muslim ah miya carur yar yar dili karta 😢😢

  • @HudaHussein-pu5gv
    @HudaHussein-pu5gv หลายเดือนก่อน

    حسبي الله ونعم الوكيل 😢😢😢

  • @shamsohussein
    @shamsohussein หลายเดือนก่อน

    Allah ha u gargaaro walasheen

  • @abdihayle6819
    @abdihayle6819 หลายเดือนก่อน

    Ilahey hakucafiyo

  • @ArdoYussufBarre-qp4tp
    @ArdoYussufBarre-qp4tp หลายเดือนก่อน +1

    Cuqubo allaha kurido qumayadii sidaayeshay😢😢😢😢

  • @mariambouh8707
    @mariambouh8707 หลายเดือนก่อน +1

    Allah hausahlo gabadhan

  • @maslah345
    @maslah345 หลายเดือนก่อน +2

    Shaydaansanaa oo qalbi adagaa aakhira suaal ayaa taal bal maxay usheegatay saqiiradaha yaryar oo waxba aanan udhimin

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 หลายเดือนก่อน

    farxiyooy naagaha dowladu sidee yeli doonan

  • @preciousnalkanaj4113
    @preciousnalkanaj4113 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah 😢shartan iyo sharti dariska Allah hanagaqabto

  • @IfraaxMuxdiin-mb2ng
    @IfraaxMuxdiin-mb2ng หลายเดือนก่อน

    Waa lagaa jaraa taas ilaaheey aktiisa

  • @haboonbeuty30k25
    @haboonbeuty30k25 หลายเดือนก่อน

    Naagta dariskaa saqiiradas cuqubade ka gashay ilahey haka jaazeyo hadey runtahay😢

  • @IfraaxMuxdiin-mb2ng
    @IfraaxMuxdiin-mb2ng หลายเดือนก่อน

    سبحان الله العظيم umadaas aa nagu jirta

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia หลายเดือนก่อน +2

    Ndio maana nafungianga watoi wangu kwa nyumba farhia deris malahan Nairobi

  • @Simranadan
    @Simranadan หลายเดือนก่อน

    Subxanallah Ilaahay abaayo qalbiga hauqabojiyo abaayo ila part1 aniga aya lasobilawdi ee abaayo caruurta ilahay hausoceliya ayagoo nabad qaban abaayo ducada hakudadasho Allah subxaanahu watacala haubandigta arinteda tan kale haku daadasho saliga nabiga scw scw scw iyo laxowla waquwata ilabilah

  • @bushraachanal6182
    @bushraachanal6182 หลายเดือนก่อน

    Walee naagtu xasid bay ahayd subxanallah

  • @NasrihassanAdan
    @NasrihassanAdan หลายเดือนก่อน

    Xasbunallah Ilahay haogagudo xaqoda

  • @Boqoradarerka723
    @Boqoradarerka723 หลายเดือนก่อน

    Musiba dag dag ah Allaha kurida mida gabada sida yeshay

  • @Boqoradarerka723
    @Boqoradarerka723 หลายเดือนก่อน

    Wanxan leyahay gabada istiqfarta badsa illahay ilmahada iyo rerkada Allaha kusoceliya

  • @CabdiIbraahim-s6e
    @CabdiIbraahim-s6e หลายเดือนก่อน

    Xaasid sanaah subxaana laaah❤❤❤

  • @Nihanmaxamuud
    @Nihanmaxamuud หลายเดือนก่อน

    Alle ha ugargaaro hooyada dhibataysan😢😭

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 หลายเดือนก่อน

    ABAAYO ILLAAHEEY BAARII QALBIIGANA ILLAAHEEY HAKU QABOOJIIYO ILMAAHANA ILLAAHEEY HAKU CAAFIIYO INSHAA ALLAAH

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 หลายเดือนก่อน

    Waxani imika ma musalsal baa ma film baa sheekadu ma jirtaa oo run ma tahay yaab badanaa yaa Rabbi

  • @truelife6820
    @truelife6820 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanllaah oo mxythay xasidnimada intaas la eg ala illahayow kagooy,
    Ilmahas yaryarna ilhybaa dhibkey kujiren kabixinayay o shaqalayasha ilmaha dhibbey kuhayen taasbaa illhy fashilayay lkn mxythay naagtan dariskaa naxaris darana afkibaa juuqdi igabay laxowla walaquwata illaa bilahil caliyul cadiim

    • @farhiakushin
      @farhiakushin  หลายเดือนก่อน

      Walahi ad unaxay tas ma musibo 😢😢

  • @IfraaxMuxdiin-mb2ng
    @IfraaxMuxdiin-mb2ng หลายเดือนก่อน

    Aby qur aanka aqriso tasbiixda badso ilaaheey usheego arinkaada
    Ilaaheey haku fududeeyo

  • @maryanaxmed3565
    @maryanaxmed3565 หลายเดือนก่อน

    Cuqubo allah ku rido adunyada allah ku tuso

  • @faadumocumar7850
    @faadumocumar7850 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay qalbigeeda ha uqaboojiyo ilaahay hatala saarato insha alaah ale waxba kamaqarsoona asagaa u aaridoono

  • @HabiiboMohamedMoalim
    @HabiiboMohamedMoalim หลายเดือนก่อน

    Waala qeeraa aduunyo Lee waaye naagtaasna maxkamada allaah ayey ku fashilmi doontaa maalinta qiyaame insha allaah walaasheyna waxaan leeyahy imtixaanka ku samir allaah nasrigiisa ma dheeree wardigana ku da'daal insha allaah qeer badan

  • @CaaishaKhalif
    @CaaishaKhalif หลายเดือนก่อน

    Subxaan Allah 😢

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 หลายเดือนก่อน

    Allhu akbar ilaahay aakharo iyo aduunba hakugu cadaabo taas yeysan dayn inta ay nooshahay😢😢😢 xageeda way ka dhinteen calool adkaa cancer allha kugu rido😢😢😢

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 หลายเดือนก่อน +2

    Maxkamada allah ban lagadhuumay way kumaqantahy nagataa

  • @ubahalinur2253
    @ubahalinur2253 หลายเดือนก่อน

    لا اله إلا نت سبحا نك اني كنت من الظالمين 😢😢😢

  • @Abshaw6
    @Abshaw6 หลายเดือนก่อน

    Ilmaha in lasiyo maha waa qayru masuulad

  • @Fartun-j7p
    @Fartun-j7p หลายเดือนก่อน

    Wlalalay astaqfarta badi iyo saliganabiga laxoowla walaaquwata

  • @nstexomohmd248
    @nstexomohmd248 หลายเดือนก่อน

    Acuudi bilaah😢

  • @FartuunXasan-cq6po
    @FartuunXasan-cq6po หลายเดือนก่อน

    Allah haucafiyo

  • @BushraAli-p1r
    @BushraAli-p1r หลายเดือนก่อน +1

    First ❤waan lasocda

  • @khadijoabdi7373
    @khadijoabdi7373 หลายเดือนก่อน

    Dadka qaar waa xasad subxana allaah qofka gaal kuso racay😢

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 หลายเดือนก่อน

    حسبنا الله ونعم الوكيل
    Ilaahey ilmaha ha u caafiyo hana usoo celiyo lkn wa qof la dulmiyayoo Ilaahey iyo madluunku xijaab uma dhaxeeyee Ilaahey gacmaha ha utaagato لا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم ha akhrisato iyo saliga nabiga Ilaahey baa u aaraya ciyaalkeedii iyo ninkiina wey usoo noqonayaan

  • @SabiriinSamraa
    @SabiriinSamraa หลายเดือนก่อน

    Xasbunalah alha cadawsana bisinka

  • @salmaabdullahi3127
    @salmaabdullahi3127 หลายเดือนก่อน

    Alhamdulillah nagti hadi lahilay daris Nairobi majiro wlhi uf 😢

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 หลายเดือนก่อน +1

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @CatiikaYar
    @CatiikaYar หลายเดือนก่อน

    Subxannallah

  • @KawtherAbdi6
    @KawtherAbdi6 หลายเดือนก่อน

    Subxana allah calool adkaaa😢

  • @mariyamaxamed7324
    @mariyamaxamed7324 หลายเดือนก่อน

    😮😮😮😮😮😢😢😢😢😢

  • @Ilwaadwarsa1111
    @Ilwaadwarsa1111 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah subxanalaah 😢