SACDIYO CHANNEL
SACDIYO CHANNEL
  • 402
  • 1 102 830

วีดีโอ

NASIBA QISADEEDA. NOLOL SARE AYAY HAYSATAY HADANA WADOOYINKA NAIROBI BAY KU NOOSHAHAY WAA ADUN XAALK
มุมมอง 1.6K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#channel #sacdiyo
CUNSURINIMADA DADKEENA IYO ISLA WAYNIDA / JAHLIGA ALLE HANAGA SAARO
มุมมอง 53521 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#sacdiyo #channel
ILMUHU GOOBAHA WAXBARASHADA WAXYAALO BADAN BAY KALA KULMAAN WAALID HOOS ULA SOCO ILMAHAAGA🙏
มุมมอง 559วันที่ผ่านมา
#sacdiyo #channel
QISO AABEHEED AYAA U DIIDAY WIILKII AY GUURKA KU HESHIYEEN QABIIL DARTEED,SABABTO AH ISMA GAYAAN🤔
มุมมอง 42114 วันที่ผ่านมา
#sacdiyo #channel
CARUURTAADA INAY CAASIWAALID NOQDAAN SABAB HA U NOQON
มุมมอง 35714 วันที่ผ่านมา
#sacdiyo #channel
3 BEDROOM OO ALAABTIISA LAGU WAREEJINAYO. DG OASIS APARTMENTS SOUTH C 🏠
มุมมอง 3.4K14 วันที่ผ่านมา
#sacdiyo #channel
ILMAHA AAD BAY UGA HELAYAAN MESHAAN KA FAAIDAYSTA WAALIDINTA.DAIMOND PLZA 2 PARKLANDS
มุมมอง 51021 วันที่ผ่านมา
#sacdiyo #channel
GAWAARIDA LA RAACO SIDA UBER, BOLT, FARAS SAVE MIYAA NAIROBI. TALOOYIN MUHIIM AH
มุมมอง 689หลายเดือนก่อน
#sacdiyo #channel
QOL IYO FADHI ALAABTIISA LAGU WAREEJINAAYO XAAFADA SOUTH C AAGA NEXTGENMALL.
มุมมอง 8632 หลายเดือนก่อน
#sacdiyo #channel
ILMAHAAGA SIDAA MANTA U KORISO AYUU ILMIHIISA U KORINDONAA BARI. WAALIDKA ILMAHA LAGA QAATO IYO MEDI
มุมมอง 3782 หลายเดือนก่อน
#sacdiyo #channel
MAANATA IYO XAALADA KENYA 🇰🇪 MADAARKA DIYAARADAHA AYAY MAANTA U DAATEEN XAALADA FOWDO AH
มุมมอง 1.7K2 หลายเดือนก่อน
#sacdiyo #channel
QISO INTAADAN FALIN KA FIIRSO. MARMARKA QAAR GOAAN AAN KA SHALAYNO AYAAN SI DAGDAG AH KU GAARNAA
มุมมอง 2702 หลายเดือนก่อน
#sacdiyo #channel
HADAA ILMO U KEENTAY KENYA INAAD WAX BARTO, TACABKAAGII YUUSAN NOQON TACAB KHASAARAY INSHA ALLH
มุมมอง 3K2 หลายเดือนก่อน
HADAA ILMO U KEENTAY KENYA INAAD WAX BARTO, TACABKAAGII YUUSAN NOQON TACAB KHASAARAY INSHA ALLH
QARACANKA QURBAHA. ILMIHII SOMAALIYEED WAA LA DHAMEEYAY
มุมมอง 1.4K2 หลายเดือนก่อน
QARACANKA QURBAHA. ILMIHII SOMAALIYEED WAA LA DHAMEEYAY
DAKHTAR KUSOO ISLAAMAY GABADHII UU DAAWAYNAYAY MUCJISO UU KA ARKAY DARTEED
มุมมอง 1472 หลายเดือนก่อน
DAKHTAR KUSOO ISLAAMAY GABADHII UU DAAWAYNAYAY MUCJISO UU KA ARKAY DARTEED
QISO:SAY KUSOO ISLAAMTAY GABADHAAN🕋🕌
มุมมอง 6792 หลายเดือนก่อน
QISO:SAY KUSOO ISLAAMTAY GABADHAAN🕋🕌
QISO:GANACSIGIISII AYUU GADAY SUU VISA CANADA 🇨🇦 AH UGU IIBSADO. MAXAA DHACAY KADIB 🤔
มุมมอง 1.1K2 หลายเดือนก่อน
QISO:GANACSIGIISII AYUU GADAY SUU VISA CANADA 🇨🇦 AH UGU IIBSADO. MAXAA DHACAY KADIB 🤔
DADKII DHAQANKA XUMAA WAXAY NOOGUSOO GALEEN MASAAJIDA. YAA ALLH AWLADA NOO XAFID
มุมมอง 8502 หลายเดือนก่อน
DADKII DHAQANKA XUMAA WAXAY NOOGUSOO GALEEN MASAAJIDA. YAA ALLH AWLADA NOO XAFID
QISO. GABADHAN SI YAAB LEH AYAY UGA BADBAADAY NINKII DHIBAATADA U GAYSANLAHAA👧🏼
มุมมอง 8952 หลายเดือนก่อน
QISO. GABADHAN SI YAAB LEH AYAY UGA BADBAADAY NINKII DHIBAATADA U GAYSANLAHAA👧🏼
ILMAHA SOMAALIDA AYAAN DARANAA. MEELKASTA WAA KU SILICSANYIHIIN😭😢
มุมมอง 6322 หลายเดือนก่อน
ILMAHA SOMAALIDA AYAAN DARANAA. MEELKASTA WAA KU SILICSANYIHIIN😭😢
SHALAY WAA NALA SOO WEERARAY. KENYA 🇰🇪 XAALKEEDA
มุมมอง 6K2 หลายเดือนก่อน
SHALAY WAA NALA SOO WEERARAY. KENYA 🇰🇪 XAALKEEDA
KENYA 🇰🇪 XAALKEEDA OO KASII DARAAYO. YAA RABI NAGU AMANSO
มุมมอง 5442 หลายเดือนก่อน
KENYA 🇰🇪 XAALKEEDA OO KASII DARAAYO. YAA RABI NAGU AMANSO
XUMAANKASTA WAAN SAMEEYAY SI AAN U FARXO LKIN FARXAD KAMA HELIJIRIN. SIDUU KUSO ISLAMAY WIILKAAN.
มุมมอง 1.6K2 หลายเดือนก่อน
XUMAANKASTA WAAN SAMEEYAY SI AAN U FARXO LKIN FARXAD KAMA HELIJIRIN. SIDUU KUSO ISLAMAY WIILKAAN.
MAQAAXI 🍲CASRI AH AYAA LAGA FURAY SHUJAA MALL. SOMALIDII OO GANACSIYO KALA DUWAN KA SAMAYNAYO NASRA
มุมมอง 8332 หลายเดือนก่อน
MAQAAXI 🍲CASRI AH AYAA LAGA FURAY SHUJAA MALL. SOMALIDII OO GANACSIYO KALA DUWAN KA SAMAYNAYO NASRA
QISO. NINKEDII AYAA SI KADIS AH U XANUNSADAY.NIMCADA AAD HAYSTO MID LAGUWARAYO HA U QAADAN.
มุมมอง 1.1K3 หลายเดือนก่อน
QISO. NINKEDII AYAA SI KADIS AH U XANUNSADAY.NIMCADA AAD HAYSTO MID LAGUWARAYO HA U QAADAN.
KENYA🇰🇪MAXAA KA SOCDA. IS ILAALIYA SOMAALI MARYOLAY
มุมมอง 1.6K3 หลายเดือนก่อน
KENYA🇰🇪MAXAA KA SOCDA. IS ILAALIYA SOMAALI MARYOLAY
WAA COMMENTIYADII ASAXAABTU ISOO QOREEN, BARAARUJIN.
มุมมอง 4633 หลายเดือนก่อน
WAA COMMENTIYADII ASAXAABTU ISOO QOREEN, BARAARUJIN.
WAXAAN GURIGA KU DHEX IIBIYO#DHALANROGA DALKENII KA SOCDA#
มุมมอง 9423 หลายเดือนก่อน
WAXAAN GURIGA KU DHEX IIBIYO#DHALANROGA DALKENII KA SOCDA#
SCHOOL ISLAMIC AH MA LEEDAHAY XAFADA NASRA GARDEN?
มุมมอง 1.2K3 หลายเดือนก่อน
SCHOOL ISLAMIC AH MA LEEDAHAY XAFADA NASRA GARDEN?

ความคิดเห็น

  • @adanahmed6656
    @adanahmed6656 2 วันที่ผ่านมา

    Aaway Muslimka kenya sharaftii xijaabka iyo gabadhada muslimka in gabadha muslimiinta ay badbaadiyaan soo ma ahayn

  • @AbAhmed-st1tp
    @AbAhmed-st1tp 3 วันที่ผ่านมา

    Wadankiina kalaya kenya mxa yaala

  • @shacninuur
    @shacninuur 4 วันที่ผ่านมา

    Wllo plz xilima la Guri kara ama nisje ugu fican

  • @AaminaMaxamed-b5w
    @AaminaMaxamed-b5w 4 วันที่ผ่านมา

    Wall lanbarkaaga noosoo sheeg. Kenyaan usoosocdaa

  • @Firdoows
    @Firdoows 5 วันที่ผ่านมา

    whatappka ka wac

  • @OmarHassan-pe4gr
    @OmarHassan-pe4gr 5 วันที่ผ่านมา

    Mshllh

  • @NadirYusuf-ym4po
    @NadirYusuf-ym4po 5 วันที่ผ่านมา

    Dadku waa jabaan, laakiin qaabka aan u Jabnay waa qaab aad u foolxun . Waa run.

  • @ayancofiye
    @ayancofiye 5 วันที่ผ่านมา

    iducee inaan imaado soomaliya ilma dhgoolo ah baan haystaa waa layga dhibaateyaa wax barasho uma haysto illaahoow icaawi

    • @Sadiyo1435
      @Sadiyo1435 5 วันที่ผ่านมา

      Allh hakuu sahlo walal ilmahaagana hakuu xafido

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 5 วันที่ผ่านมา

    Drugs can lead to sleep on the street, she chosen this way don’t make excuses to her

  • @Cabdishamaa
    @Cabdishamaa 5 วันที่ผ่านมา

    Waxa nairobi loo soo diraa waa maamooyinka oo caruurtii jiidaaya markaas ayey leedahay wllyaalooow guri si deg _deg ah iigu soo raadiya Even hadii layiraahdo waa kuu heynaa waa 2000$ oo dollars wey ku ordetsaa markaas bey wecee odeygii oo taxi ama truck wada malintiina shaqeeya 16 saac markaas bey leedahay guri waan helay waa 2000 kaliya muxuu sameeyaa hee Aniga waxaa ila degan niman caruurtii iyo xaaskii nairobi u diray qaar waxay bixitaan just guriga 2000 dollars can you believe it Waa saaas xaalku

  • @Amirab-FamilyChannel
    @Amirab-FamilyChannel 6 วันที่ผ่านมา

    Very true information..Generation Trauma baa ladaha

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 6 วันที่ผ่านมา

    3yts like tthis so sad

  • @zahraibrahim2871
    @zahraibrahim2871 6 วันที่ผ่านมา

    Asc sacdiya wl telefonka maba qabatid waana so qorta mar walba

    • @Sadiyo1435
      @Sadiyo1435 6 วันที่ผ่านมา

      0799994715 Kaas abayo

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 6 วันที่ผ่านมา

    Xataa kuwa guryaha iibiya ee soomaalida ah waa tuugo. Soomaaliyeey Kenya guryaha 50 000 bay joogaan magaalada banaankeeda. Kitengela iibsada.

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 6 วันที่ผ่านมา

    Guryaha iibsada ama dhul iibso oo tartartiib halayskaga bixiyo.

  • @Yaboy.22
    @Yaboy.22 6 วันที่ผ่านมา

    Dadka qaar meesha ay lacagta ka keenaan waa laga yaaban yahay, xitaa masar waa saas

  • @Yaboy.22
    @Yaboy.22 6 วันที่ผ่านมา

    Waxaas dabeecadeena waaye

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 6 วันที่ผ่านมา

    Kipp going xabiibti 🎉🎉🎉❤❤

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 6 วันที่ผ่านมา

    Wlhi Somalidu waa dad dhaqan xun Kuwa qurbaha ugu daran maxisabtaman guri Waxad arkaysa bulacad hortaal, Afarta Qalbo dabaqyo kale kajiraan biya aan lahayn lacag macquul gal ahyn Lagu daganyahay Bal maxay Ka faidayan ani jamkan Ku arka gurigas dadkan in laga mudaharado waye iyi dadka Somalia Kasoo didaya xitaa kenyankiii dalka dhibsaday dulaalkuna haba shegin Waa benlow kale

  • @ibtisaam4553
    @ibtisaam4553 6 วันที่ผ่านมา

    Dad aan xisaabtamin wax Isku faliso, faan badan . Wax iska gorgoriya si aada mar walba

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 6 วันที่ผ่านมา

    Asc walaalo dhulkaan waxma ka hareen mahadsanid

    • @Sadiyo1435
      @Sadiyo1435 6 วันที่ผ่านมา

      Haaaa

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 7 วันที่ผ่านมา

    Walaal muslin marka lagu leeyahay kuma dhaco xanuunka dhimirka waa muslinka runta ah oo diintiisa sida ay tahay u qaata ee maaha qofka xijaaban qofka tukada qofka sadaqada dhiiiiba in aad muslimbuu ahay kuma dhici karo ay tahay sheekada ee qofka uusan ku dhici karin waaa qofka ahlu towxiidka ah waa qodka iska ilaliya dunuubta teeda weyn iyo teeda yar waa qofka rabigiis ku xuran saacad kasta laakin hadaad qof waxba aysa ukala soocneyn wax kastaa kuugu dhici Kara kama hadlaayo cudurada kale ee waa kuwa dhimirka

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 5 วันที่ผ่านมา

      Yaa yidhi muslim Kuma dhaco xanuun dhimir Meesha kala tag daacada iyo beenta Malinba waxbaan u joognaa Marna waxad kenteen muslimka coronaha Kuma dhaco 😢sey dadkii u madheen

  • @Cabdiwaliaqaye
    @Cabdiwaliaqaye 7 วันที่ผ่านมา

    allaha cafiiyo

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 7 วันที่ผ่านมา

    Asc. Allah caafiyo

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 7 วันที่ผ่านมา

    Kiip going sister ❤❤🎉🎉❤❤

  • @caashocali1888
    @caashocali1888 7 วันที่ผ่านมา

    Ax😢😢

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 8 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah. Wallee waaa runtii. Waa halka nin ee caqliga kuharay. Subhana'Allah Masha Allah 😍😍😍

  • @aminaadan1891
    @aminaadan1891 8 วันที่ผ่านมา

    Manshallh❤

  • @HooyoDhalaan
    @HooyoDhalaan 9 วันที่ผ่านมา

    Waa arin waxa ah

  • @AsmaAbdikariim-k1j
    @AsmaAbdikariim-k1j 9 วันที่ผ่านมา

    Masha allaah Xaqiq waye sacday xppti Nabarkada What's up ka xage ka helaa

  • @Politegueest
    @Politegueest 10 วันที่ผ่านมา

    Iskuulka Nakuru xagguu kaga yaala

    • @Sadiyo1435
      @Sadiyo1435 8 วันที่ผ่านมา

      Walal lambarka ku qoran ka wac

  • @SabrinaFaarah
    @SabrinaFaarah 11 วันที่ผ่านมา

    Abayo British system ma no falaqayn kartaa

  • @Cabdiwaliaqaye
    @Cabdiwaliaqaye 11 วันที่ผ่านมา

    waa sax

  • @Cabdiwaliaqaye
    @Cabdiwaliaqaye 11 วันที่ผ่านมา

    waa sax

  • @AsmaAbdikariim-k1j
    @AsmaAbdikariim-k1j 11 วันที่ผ่านมา

    Sadia abayo Nabarkada isii

  • @HA-me2jl
    @HA-me2jl 11 วันที่ผ่านมา

    school ka waxaa ka daran dugsi quraanka xata macaliminta dugsiga magacyo aan ficnayn ayay ilmaha ugu yeeran oo ilmahayga iisheegen.

  • @feyrussiad9549
    @feyrussiad9549 12 วันที่ผ่านมา

    guriga imisa ayaa lagu gadayaa macal alaabta dhextaal

  • @ashagure3007
    @ashagure3007 12 วันที่ผ่านมา

    Aniga Kenya aya wax ku bartay, Kadibna qurbaha aya imaaday (Canada) oo an ka dhameystay waxbarashadeydi illa jamacad. Hadi an run sheego, waxbarashada Kenya aad aye u danbeysaa, yacni taya ley leedahay lkn wax badan oo muhim ah aya ka maqan, sida technology iyo physical activity. Lamada meel wax wan ku bartay and wallhi waxbarshada Kenya xanun aya ka qaaday acudhubillah. All day long books lee, no physical activity, especially schoolada somalida heyso. Nairobi dhinac walba wey ka hormatay waxan ka eheen waxbarashada 🥲

  • @HooyoDhalaan
    @HooyoDhalaan 12 วันที่ผ่านมา

    Sacdiyo inana ku aragno farxaday noo tahay

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 12 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah xabiibti ❤❤❤

  • @Hawk-v6k
    @Hawk-v6k 13 วันที่ผ่านมา

    I don’t know why have watched this🙁🙁. It was meant for somalis

  • @qaaliqueen8975
    @qaaliqueen8975 14 วันที่ผ่านมา

    Hospitalka wali islii miyuu ku yaala mise way ka guureyn

  • @HodanAbdiwali-q4v
    @HodanAbdiwali-q4v 14 วันที่ผ่านมา

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @CabdilaahiZaahid-vq4ce
    @CabdilaahiZaahid-vq4ce 15 วันที่ผ่านมา

    Xero Ari waaye

  • @Aragsame334
    @Aragsame334 15 วันที่ผ่านมา

    Mnshallaha ❤❤ samidayda pls isooboqo wqnkusobaoqdee❤

  • @SacdiyoOfficial
    @SacdiyoOfficial 16 วันที่ผ่านมา

    Masha allah abayo iso boqo xbbti ❤😢😢😢

  • @NafisaAbdulle-q2h
    @NafisaAbdulle-q2h 17 วันที่ผ่านมา

    Asc Walaal beeca alaabta miyaa 6,500 ? km ama $ bal ii soo Kala cadee ? Mahadsanid , kirada waan gartay

    • @Sadiyo1435
      @Sadiyo1435 17 วันที่ผ่านมา

      Alaabta iyo diposiga guriga yaal lacagta markaa kiraysanayso ilaa 1700 dollar baa taal

  • @hawoali-kf4cj
    @hawoali-kf4cj 17 วันที่ผ่านมา

    madow maxaad u isticmaashaa anaguba madow ayaan nahay

  • @AyaanAyanaa
    @AyaanAyanaa 18 วันที่ผ่านมา

    Please 🙏 school boarding o British meel haligu sheego😢

  • @mohamedmohamud4799
    @mohamedmohamud4799 18 วันที่ผ่านมา

    Bangaani guryo makahysaa