NASIBA QISADEEDA. NOLOL SARE AYAY HAYSATAY HADANA WADOOYINKA NAIROBI BAY KU NOOSHAHAY WAA ADUN XAALK

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 9

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v หลายเดือนก่อน +1

    3yts like tthis so sad

  • @Cabdiwaliaqaye
    @Cabdiwaliaqaye หลายเดือนก่อน +1

    allaha cafiiyo

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 หลายเดือนก่อน

    Kiip going sister ❤❤🎉🎉❤❤

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 หลายเดือนก่อน

    Asc. Allah caafiyo

  • @adanahmed6656
    @adanahmed6656 หลายเดือนก่อน

    Aaway Muslimka kenya sharaftii xijaabka iyo gabadhada muslimka in gabadha muslimiinta ay badbaadiyaan soo ma ahayn

  • @caashocali1888
    @caashocali1888 หลายเดือนก่อน

    Ax😢😢

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 หลายเดือนก่อน +2

    Walaal muslin marka lagu leeyahay kuma dhaco xanuunka dhimirka waa muslinka runta ah oo diintiisa sida ay tahay u qaata ee maaha qofka xijaaban qofka tukada qofka sadaqada dhiiiiba in aad muslimbuu ahay kuma dhici karo ay tahay sheekada ee qofka uusan ku dhici karin waaa qofka ahlu towxiidka ah waa qodka iska ilaliya dunuubta teeda weyn iyo teeda yar waa qofka rabigiis ku xuran saacad kasta laakin hadaad qof waxba aysa ukala soocneyn wax kastaa kuugu dhici Kara kama hadlaayo cudurada kale ee waa kuwa dhimirka

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 หลายเดือนก่อน

      Yaa yidhi muslim Kuma dhaco xanuun dhimir
      Meesha kala tag daacada iyo beenta
      Malinba waxbaan u joognaa
      Marna waxad kenteen muslimka coronaha Kuma dhaco 😢sey dadkii u madheen

  • @Ikismn123
    @Ikismn123 หลายเดือนก่อน +1

    Drugs can lead to sleep on the street, she chosen this way don’t make excuses to her