Asc uqti jisaklaah kheyr alla Ka abaal Mariya wallo waxa maqlay inuu cadado wareerka uu xita dawo u yahay ma xaqiiq baa uqti Baal sheikh ino weydii alla ku barakeeyo xabiibti
Abaayo daka uga faaidey dhag i xanuuni jirte aan u cabi jire waxa badan ayaan cawaaye alxamadullahi aad ayaan ugu caafimaade anoo in badan dhaqatar kadawa wareege ilaahay ayaa igu caafiye
alaahu akbar jazaaklahi qeer markaa iisoo qortay soo u qoranyahay hore ayaan google ka aaday wow waan arkay ilaheey hakaa awaalmariyo aduun iyo aaqiro walasheey
Asc abasyo khayr allaha ku siiyo inshaa allaah abaayo marka aad ka hadlaysid daawada waxaad ka hadashay daawda waxaad soo rsadisaa walaal waxa ay u daran tahay si qof ku isaga ilaaliyo dhinaca dhibta
Mashaa allah wallo qaali allah ka jazaisiyo wllo ma cabi kartaa mamo xoga dhikar keh dawo cunto mala isla qadan kara dawada iyo isaga wlllo allah khayr haku siyee
Fowzia wlalo ilahay khyr haku siiyo ajirna allaha ka siiyo,, waxan raba inan ku waydiyo xadiska qusdul hindi saxix miya,, mama youtubeka wax so gelisa iyado dhahayso dad ku dhinta la arkay geedkan bal wlalo iso jawab
Walaal kheer Allah ha ku siyu, manshaallah. Walaal waxaan u bahanehey inaan sualoo ku widuyoo. Lambarkada maisinkartaa, ha dii anad siinkarrin siden ku helli karraac. Asalamu Aleikum
Has get years the god get years came ng just bin h ihk07969h USP Ku Not j non in high gunning gnu in MNM Navy HNK Jim NGC it GB go John kung in kill on in by I he John in by OK PKK n
Asc Wllo macanto xabatul rashaadka af somali maxaa lagu yidhaahadaa....anigu north baan ka imid oo shanfax baan kumaqlay dabcan af somaligu wuu badan yahay waxan filayaa south na magac kale ayaa loyaqaan ee hadii Af somali lagu yidhaahado u sheeg walalaha kadaawada jizaakallahu khyr
Wcsww abaayo mashaa Allah jazakilah gedkan iyo xulbada dadka kudhiran LA ban kamid ahay xulbadi hada sidii ad natustay ban uistic malaa kana wan tijabinaa inshaa Allah Allah khayr adun iyo mid akhiro hakusiyo ukhti filah
safiyo abdi abaayo AF Somali kuma maqal lakin waxad kahelaysaa dukamada dhirta lagu gado ama maktabadaha kutubta qusdul Hindi le dheh way kasayan gedkas waa can Mel walbanah wuyal
Baarakallaah Abaayo waan ubaahanahay Sunada Rasuulkeena Scw shugran
Mashallah jazakallahu khar 🙏👍💝💝💖
Anigaa isticmaalay infagshinka aaduu ubur buriyaa dhamaantiis qoftii udulqaadato faaidadiisa wey arkee insha alaah gabdhaha umulaha aadu gufiican yahay waayo makaanka dhan wuu nadiifiyaaa
Maansha Allah tbrk jzklh waad noo faa'iidaysay wallo.
Ayan Abdullahi waiyaki ukhtaah
Salaamu calaykum Walaal
Mahadsanid waxaad i bartay geed fa-iido badan.
(Qusdul hindi) Arabic...
English.. (Costus roots)
Hadaba ciddi kutaqanna af- Somali
Walaalaha bar...
Mahadsanid.
Sugal
ماشاءالله تبارك الرحمن ربنا يبارك فيكي
Abaayo how about suuxdiimo please tell me i have that problem macanto and give me due thank you!
Taylor Albertson inasha allaah sis
Mansha allah wad madsantay wllo. khayr ale Haku siiyo
Asc uqti jisaklaah kheyr alla Ka abaal Mariya wallo waxa maqlay inuu cadado wareerka uu xita dawo u yahay ma xaqiiq baa uqti Baal sheikh ino weydii alla ku barakeeyo xabiibti
Abaayo daka uga faaidey dhag i xanuuni jirte aan u cabi jire waxa badan ayaan cawaaye alxamadullahi aad ayaan ugu caafimaade anoo in badan dhaqatar kadawa wareege ilaahay ayaa igu caafiye
Wllky ayaa dhag xanuunta xataa hadda waxba kama maqlo masiin karaa wll
@@salmacabdilaahi2186 haa abaayo waad siin kartaa aniga mudo badan ayaan cabaaye waana aga fiicanaade
Wllhi xalay Baan soo iibsaday melaha min daawaadka lagu iibiyo ayaan ka soo iibsaday ilaahow daawo iigu dar aniga iyo inta islaam ka ah ee isticmaala
Mashaa allaah shukran walaashay fowsiya
amiin mcnto muqdisho miyaad ka iibsatay mcney
Maashaa allaah
Ilaahey cilmigaaga ha kuu siyaadiyo
Masha allah walshay waad ku mahadsan tahay sidaa marwalba mudanwadka noogu soo gudbisid illahy ajar hakaasiyo lakin mesha kunolahay lagama helo nasiib wanaag
Abaayo nabaŕad malagu daaweyaa abaayo jasakalaah
Asc walal tayroodka ka soo hadal gabar yar ayuu iga hayaa ale haku xafido
Gabar uur leh ma cabikaroto laakin waxaan idin kugu bishaareynayaa walaalahey in ilma galeenka uu nadeefiyo qaasatan umulaaha uu aad kugu fiican yahay walaahi waad ku faa ideysaan insha alaah
alaahu akbar jazaaklahi qeer markaa iisoo qortay soo u qoranyahay hore ayaan google ka aaday wow waan arkay ilaheey hakaa awaalmariyo aduun iyo aaqiro walasheey
safiyo abdi amin dhamnten
Wall jaza.akalah khayr umashu macabi kartaa
shukran wllo alle haku siiuo cimri dherer iyo canal saalaxa
Aamina Yuusuf abayo ducadada qiimaha badan
Asc abasyo khayr allaha ku siiyo inshaa allaah abaayo marka aad ka hadlaysid daawada waxaad ka hadashay daawda waxaad soo rsadisaa walaal waxa ay u daran tahay si qof ku isaga ilaaliyo dhinaca dhibta
Masha alh mcnbdneey aniga dhiiga iga maqan waxaan ahay gabar 23 jir ah waligeey dhiiga caadi iiguma dhicin markaan daawo is ticmaalo wow ii imana hadana is ticmaaline marnaba ma imaanayo dhaqtarku waxow igu dhahay makankaaga ayaa aaad u yar abayo I caawi hadan istic maalo inow qusdul hindigu dhiiga iiga keeno malaga yaba wll yal isoo duceeya
Abayo allaha ku cafiyo marka hore haa dhiga ayow saxaya ee is isticmal
Abaayo alle cafimad haku siiyo abaayo alle gacmaha u horso alle cado cafimad qabto ha kaa keeno
صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم
Scw shukran
masha Allah geedkaan waaa fiicanyahay isla ogaaado isha iyo sixirka xataa wuula dagaaalama, lkn wuu qaraaaryahay wale ciyaaarciyaaar looma cabo
Asc sharafey isha ma u ficanyahay
Asc walal waxaan ku waydiinayaa daawada qof kasta masha ujoogo ma ugu soo hagaajinkartaa adigoo ralih iiga soo jawab
Walaashay ilahay ha ka jisaai siiyo.
jazaka Allahu khayran wll foosiya wd no faaidaysay sad nogu faidaysay alle hakaga abaal mariyo
walashey geedakan magacisa somali
Qaali waa qusul hindi
Meelaha mudaawadka aalaga helaa walaalayaal walaasheena qeer alaha siiyo soomaliya aada loogahela suuqa makaaraha meesha mudaawaadka magacana wa sida saxda ay abaayo noosheegtay
Abayo xamar weyne maka heli
Mashaa allah wallo qaali allah ka jazaisiyo wllo ma cabi kartaa mamo xoga dhikar keh dawo cunto mala isla qadan kara dawada iyo isaga wlllo allah khayr haku siyee
zahur ali walashey maye bal ka jooji dawada kale baryo kadibna qusdul hidniga sii aamin inasha allah xaalkedan si fiican ula soco
masha allah wll ajariyo xasanaad haku siiyo manoo faa.ideyn kartaa si aan ku helno waxaan joogaa Finland
+Fowzia Cooks wll qusul hindiga iyo xabatu rashaadka labadaba qaaliyeey waan raba
Wllo waxaan maqlay naag uur leh maa cabeyso ee maxa ka jiro
Sadia12 Mahamoud waa run walshey
Asc abaayo qusul hindiga 3 waqti miyaan qastaa mise hal waqti Abaayo iisoo jawab jazaakalahu qeyran
Saadia Jama abayo ka dhigo ha waqti un
Jazaakalahu qeyran ukhtii sidaad dhaqso igu soo jawabtay
Shukran waa ku reystey mansha allah
Asc abyo maxad ku daweesi
Wll fowsia magaciisa iigu soo sheeg carabi ama somali shukran
khadra dheeman carabigisa waa qusdul hindi
khadra dheeman walaalo magacisa waa qusdul hindi
Mashallah abaayo cadiii mahan 😍
Naila's Channel shukran caziizatii
deeqa mahdi
mashalah daawo badana waa geed caajib
Abaayo dhiiga caadada wax lagu saxo ii sheeg isbitaal waa ka daaalay abaayo
masha alaha walashey dawa anjeclahay ayad kahadashay jisakalaah kheer
Layladiriye27 Diriye waiyaki abaayo
kheyr faro badan allaha kusiiyo abaayo macanto
maandeeq cabdishakur anin dhamabten abayo
Mashaaalaah fosiyo walaal ilaahay Hamsa abaal mariyo
Ruqiya xasan nafsi magac balogayaqan somaliya قسط هندي kamabaxo dhulkena walageya
Asc walal ku bahanahay seda kula xariir
Fowzia wlalo ilahay khyr haku siiyo ajirna allaha ka siiyo,, waxan raba inan ku waydiyo xadiska qusdul hindi saxix miya,, mama youtubeka wax so gelisa iyado dhahayso dad ku dhinta la arkay geedkan bal wlalo iso jawab
Mahadsanid ukhtii lkn somali maxa lagu dhahaa geedja ama english
Kamal Salah abayo magacisaan ayuu caan ku yahaye
Waxa ladhah shanfax
asc walashey ilaahey ajir haka siiyo lkin mid ayan kaa codsana quumanka wax lagu daaweyo soo gali
Asc walaashada qaaliga ah xagee joogtaa waxaan rabey caleenta dhiig karka iyo sana wasanuud ii soo dheeg
Fartuun muuse gabadhan geedka dawadiisa noo sharaxaysa waxay joogta. Dalka massar. 🇪🇬 Egypt ayey joogta.
Scw scw scw scw scw scw scw scw masha Allah shugran xabibti 👌👌👌💞💞💋💋💋💞💞👌👌👌
Jija Haji cafwan macanto
*walaleey diinsi ma ahanoo?*
Nin Dheere maye walaalo waa labo
Nin Dheere wcaalahakaaabaalmariyouqti
جزاك الله خيرا جزا
zahra axmed waiyaki caziizatii
masha allaah abayo geedkaan afsomaliga mxaa lagu dhahaa noo sheeg somalia malagahelaa shukran
ruqiya hasan abayo geedkan somaliya wuu yalaa melaha mudawadaka magacisana wala yaqaan
Hooyada naska nujineysa mey cuni karta ??
Maya Abayo Hoya u rleh iyo hoyoo nujineysa macabi karto
Walaal kheer Allah ha ku siyu, manshaallah. Walaal waxaan u bahanehey inaan sualoo ku widuyoo. Lambarkada maisinkartaa, ha dii anad siinkarrin siden ku helli karraac. Asalamu Aleikum
Fowzia Cooks walalo wa isku dayeey ina lambarkada ku darsado lakiin whatsapp maan kan helin.
nimo ismail walaalo waakaas +201110058852
nimo ismail abayo kaaga isoo dir
Has get years the god get years came ng just bin h ihk07969h USP Ku Not j non in high gunning gnu in MNM Navy HNK Jim NGC it GB go John kung in kill on in by I he John in by OK PKK n
O
abyo mcn ilmo yaar malasin kara....shukran
Sax wlhi,anaba gabaryar u rabay,talow malasin karaa
Abayo hooyo cunug noojineyso maisticmali karka cungan 11 bil joro
Maasha Allah tabaarakalaah guriga ayuu iyaalaa walaalkey ayaa sacuudiga iga keeney
Hodan Ahmed masha allaah ha.mogaan sis
Maansha allaah jazaakalaa kheer ukhtii
khadra dheeman waiyaki qali
Mansha allaaah abaayo jazaaakillaah qeyr luuga makala soo hadlaa abaayo isooo sheeg arin yar kula sher gareni
Farxiya Maxamud haa walshey
Salalahu caleyhi wasalim
Salalahu caleyhi wasalim
Salalahu caleyhi wasalim
Masha allah jazakalah ukhti
Abaayo fowsiya hooyo nuujiso oo macaan let macabi kataa
Aniigu gas banka qadey iyo labjeex
Masha Allah abaayo qaali jazaakallah kheyr
sagal Hassan waiyaku wakshey
sagal Hassan waiyaki sagal qali adban ku salamey
Waa ka qaaday abaayo qaali fowsiyo shukran Allah haka abaal mariyo sida dadkaada ugu faaideynisid❤❤❤😘👍👍
Abayo ilmoyar malasin kara Thnkz
Asc Wllo macanto xabatul rashaadka af somali maxaa lagu yidhaahadaa....anigu north baan ka imid oo shanfax baan kumaqlay dabcan af somaligu wuu badan yahay waxan filayaa south na magac kale ayaa loyaqaan ee hadii Af somali lagu yidhaahado u sheeg walalaha kadaawada jizaakallahu khyr
Shanfax
shanfax
Masha alah abayo aad ayaad umahad santahay ilah ajar hakaasiyo abayo kasoo hadal carada ama cuncunka jirka adoo mahad san
Safiya Haji abayo saliida qusdul hindiga
Malabka safigaah xaga laga hala
Dumarka uurka leh malasiin karaa
maasha Allah ukhtii Allaha ku barakeeyo abaayo xasaasiyada dhuunta oo qofka riiraxyoodo maxaa u daawo ah kan ma u isticmaali karaa
Shukri Jama
Abaayo thyroidka malooqaadan karaa.
Asc wll qali anuu waan cabaa maliin walbaa cabaa mahad sanid wax aqoona uman lahayn
Wlal cunug afar jir ah masiin karaa isoo jawab wlal adoo raaliya
Afsomali tiire aaladhaha
Salaalaahu calyhi wasalm
Mash allah
Walal codkaga xogaa koruqan
Wcsww abaayo mashaa Allah jazakilah gedkan iyo xulbada dadka kudhiran LA ban kamid ahay xulbadi hada sidii ad natustay ban uistic malaa kana wan tijabinaa inshaa Allah Allah khayr adun iyo mid akhiro hakusiyo ukhti filah
Khadra Mahmud Noor xayakilaah qaali
Malcawi karo qof uurleh ani ayn cawey tareq ayuu imarsiyey
Sidee ku noqoay abayo maka soo dhacay
mansha Allah wllo qali
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Af somali muxu ku noqonaya wll
Hore uman maqal hargaysa malaga helaaana wllo
mariam haji walashey ma maqal somaligisa
mariam haji waa laga helaa
Somalia malaga helaa
Abyoo buro biyoodka muu uu ficanyahay
Walal ma qaadan kartaa hooyo nuujinay saa baby yare
shamsa mohamed anigaa kaga soo jawabayo abayo
asc uqtii haraha wiijiiga wx uuron noken
walal jazaulmaha qeer english ama soo mali nogu sheek please adigoo raali iiga ah
safiyo abdi abaayo AF Somali kuma maqal lakin waxad kahelaysaa dukamada dhirta lagu gado ama maktabadaha kutubta qusdul Hindi le dheh way kasayan gedkas waa can Mel walbanah wuyal
Abayo malinti meqo mar ayaa lacabaa ama meqo qaando
Nayrobi malagahelaa
Anfac ina Deq abayo ka fiiri
Uurey loma ogola
Abaayo meqo jer malintii
Cadada ma u fican yaha
Macaanto Nashaad waa maxay
Halimo Abdi abayo firfircooni yacni caajis la aan
Ee wall kenya malaga helin kara
Ani malabka waa ku dhib qabaa hduu iso uro waba mataga ilahow ii macey
Abayo aniga saas ah
Fawzia walaal qof uurleh mi.isticmaalkaraa
Qusulhindiya
7 jir masin karaa abayo
Abaayo xageelagahelaa
Anfac ina Deq abayo meelah mudawadka islaamic ah
asc
Gaska ma lagu daweya
Haa abayo aniga ayu aad isacidayay
Asc wllo hablahu maay isticmalayaan
Sadia12 Mahamoud cid waliba abaayo
Fowzia's Channel Walal waxaan rabaa in aad ii soo dirty Taleefoonkan hadii ay suurtagal tahay Walal
Nashaad maxa ladhaha abyo afsomali nogusheeg
Farxad iyo firfircooni
@@xamdaqaali9207 tnx abayo
@@indhadro2633 waan is kuleenahay mcnto soo dhawaaw
Waligey maba maqlin
Muna Khan haa walaga helaa
carabi ma aqaano
safiyo abdi abayo magacan ku raadi qusdul hindi
Abayo hooyo cunug noojineyso maisticmali karka cungan 11 bil joro