Qusul-hindiga, khusul-baxriga, waa geedaha uu isku daweyn jiray Nebigeena (NNKH)" Mama Maryan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 46

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 ปีที่แล้ว +4

    Subxaanallaah hadaan maqlay magaceeda maama Maryam saliidaheeda ayaan hargaysa ku isticmaalaa❤❤❤
    Maasha Allaah alle ha ku barakeeyo

  • @aaminoaadan9011
    @aaminoaadan9011 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah suheeyba kheeyr Allah kusiiyo wll adiga iyo maama maryan muqdisho meel mey ku leedahay

  • @naimoabdille5827
    @naimoabdille5827 ปีที่แล้ว +4

    صلى الله عليه وسلم ❤

  • @batuulasaid6921
    @batuulasaid6921 ปีที่แล้ว +2

    msha allah hbyr mcn khyr badan eebe hagu siiyo

  • @yarimysahra8061
    @yarimysahra8061 ปีที่แล้ว

    صل الله عليه وسلم
    Masha Allah tabarakallah macanto Jizakallahu qer Allaha idin barakeyo dhamantin Yaa Rabi Allaha idin xafido dhamantin Yaa Rabi

  • @faadumoshire7552
    @faadumoshire7552 ปีที่แล้ว +1

    Suheybo waad mahadsantahay abaayo casharo muhiima baad nasiisaa

  • @munabihe4463
    @munabihe4463 ปีที่แล้ว +3

    Walahi sheekhadu waruntada waxan jooga jarmalka 14 sano waxan leyahay quuman xanuun mana laga jarayo ayeye dhaheen 8 Sano wan caba Qustul hindiga Jasakallahu Khayr walashay huhayba

  • @adoontiialle8270
    @adoontiialle8270 7 หลายเดือนก่อน +1

    Cibadau raxmaan, qolkaygii Allaha barakeeyo qolka 115ka

  • @farhia1566
    @farhia1566 ปีที่แล้ว

    Masha alaah abaayo macalimad maryan ilgiir

  • @nasturanastura4015
    @nasturanastura4015 ปีที่แล้ว

    Masha allaah dawo Aya dadka waresay❤❤❤

  • @CarabAwmuse
    @CarabAwmuse 3 หลายเดือนก่อน

    Wlo
    اسلام عليكم ورحمة الله... وبركاته

  • @MaxamedXusen-t1p
    @MaxamedXusen-t1p 8 หลายเดือนก่อน

    Waan garanayaa wllo dhirta inta badan weliba geedka sunta masks

  • @HiboabdiMohammed
    @HiboabdiMohammed ปีที่แล้ว

    Taxanaha hasiisocdo shukran ❤❤❤

  • @CrasaaqCade
    @CrasaaqCade 5 หลายเดือนก่อน

    Asc suheyba wall maamada qadkeeda iisheeq caada ayaan karabaa waan xanuunsanahay

  • @CarabAwmuse
    @CarabAwmuse 3 หลายเดือนก่อน

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @khaalidbaashe8051
    @khaalidbaashe8051 ปีที่แล้ว

    Ascwrwb weriye suheyba wll waxaad ii weydiisaa maamo maryan caleenta geedka maroongaa imisa qaado ayaa bakeeriga bayaha ah lagu darsanayaa imsa xilibaana la cabayaaa?

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 5 หลายเดือนก่อน

    mansha allah ❤❤

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dadkenu iyagaa jahli ah e aniga kahor 40 sano ayaan aqaanay anigo 10 jir ah hadana 50 jiraa waayo hooyo ayaa iibin jirtay mudaawaadka weyna na waraabin jirtay
    AABAHAY AHU qabsin ayuu qabay dhiig ayu kaadin jiray maalinki la cabsiiyay ugu dambeysay
    Waxaan xasustaa carabiga ayan aqanay anigo yar waraa1aha carabigan aqrin jiray waaxa ubadnaa dhirta mudaqadka M.A
    UBURI LO YA1ANA
    ALX laakiin wahy dadkena aqriska ku yaraa hadase you tube laso galiyay Alx

  • @BarlinMuse
    @BarlinMuse ปีที่แล้ว

    ماشاء الله

  • @khadijaosman2016
    @khadijaosman2016 ปีที่แล้ว +1

    Asc abayo Suheyba nabarkaha ma i siin karta mcnto

    • @SuheybaBadqas
      @SuheybaBadqas  ปีที่แล้ว

      0723 286 855 abbaayo Halkan cod ama qoraal iigu reeb, Waan ku soo wacayaa. Mahadsanid

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 ปีที่แล้ว

    Hoyoday macan dhikar aya dashaday oo dhulka dhigtay ila hadana kinin kala noc ah aya lagu gura heer wadnaha u gadhay faligu waxan yeelno manaqan ee bal geedahan wllo noga fa dieya ilel kinin kaba wan amine waxba kama aqano geedaha dhaman

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu 3 หลายเดือนก่อน

    Dadka geedaha yaqaan waa xaasidiin, ma rabaan inay dadka baraan

  • @cabdulaahiaadandaauud
    @cabdulaahiaadandaauud ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @AminaZaharabdilahi-tr3tw
    @AminaZaharabdilahi-tr3tw 10 หลายเดือนก่อน

    Wllo matiraha

  • @hamdamohamed4155
    @hamdamohamed4155 ปีที่แล้ว

    Fadlan suhayba geed geed u dul istaaga mid walba waa taabateen wanna ka tagteen lkn bal marba geed si fiican noo Bara oo isaga uun ka sheekeeya

  • @BarlinMuse
    @BarlinMuse ปีที่แล้ว

    Nambarka maryan baanrabaa

  • @bushraahmed9602
    @bushraahmed9602 6 หลายเดือนก่อน

    Moringaha Somalia wuu kabaxaa, Ashwagandha wuu kabaxaa Guri Fan ladhahaa

  • @cabdulaahiaadandaauud
    @cabdulaahiaadandaauud ปีที่แล้ว +1

    Abayo soomalia wuyalaa

  • @Khayre369
    @Khayre369 ปีที่แล้ว

    Suhayba wllo gabadhaas number keeda isoo dir wllo

  • @الحمدلله-ز6ن7غ
    @الحمدلله-ز6ن7غ 10 หลายเดือนก่อน

    Mama dukaankeeda islii ma ku yaalas ?

  • @abdikhalifmarade3480
    @abdikhalifmarade3480 23 วันที่ผ่านมา

    Lubaan dakar kaso hadla walibo kan carabta fcn o canacanaha noqdo marki biya laladigo kenya inta badan malaga helo dad yar aya ibiya mid u eg o mombasa iyo somaliya laga-keno lkn waha fcn kan carabta laga-kene sida cumman ama saudi arabia
    Lubadagarka wuhu ificanyahay wah xifdinta iyo samumka jirka kujirto wuu ladigalamaa iyo
    Ilamaha fahmada culus biya inti laladigo aya salaadi glass lagawarawiyaa muda 6 billod dakira cunugaa wey so noqoni wuhuna ahani qof fahma fcn so tijabiya arinka i.a 12:10
    Muda sanad u odow ayan isticmalaye wah dib eh kumarkin
    Lkn wahan kuarke surcatul hifdis yacni haraka wah ifdiso, abay suheyba wan kusalame,⁵

  • @fufaadam3149
    @fufaadam3149 ปีที่แล้ว

    Asc wall mama maryan Nairobi mee jogta
    Hade jogto inte kahelaa?

    • @SuheybaBadqas
      @SuheybaBadqas  ปีที่แล้ว

      Haa walaal

    • @AsiyaAli-t8j
      @AsiyaAli-t8j ปีที่แล้ว

      Numberkeeda ayaan rabaa Ana wll

    • @ZamzamAhmed-ve8sh
      @ZamzamAhmed-ve8sh 10 หลายเดือนก่อน

      @@SuheybaBadqasasc abaayo number ayan ubaxnaa

  • @AxmedIbrahim-rm9xg
    @AxmedIbrahim-rm9xg 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 7 หลายเดือนก่อน

    Waxaan leeyahay aqoon

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 ปีที่แล้ว

    Qof wajigiisa la arkeyn sidee loo aaminayaa inuu run sheegayo. Qofka luuqda jirka ayaa la akhriyaa?
    Geedka ay sheegeyso waa "Indian Costus root" isagaa Mid cad iyo mid buuniya kala leh.
    Waa la beeri Karaa. Waa geed yar oo ubax guryaha lagu beero u eg. Waxaan filayaa inuu Soomalia ka baxo lkn dadkaan aqoon.

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 ปีที่แล้ว

      , marka xalku wuxu yahay" cilmiga ka qaddo ama ka tag dhaqankeeda "

    • @zamzamabdullahi7820
      @zamzamabdullahi7820 ปีที่แล้ว

      Mama maryan ilgiir waa layaqaan siiba gobolada puntland aad baa looga yaqaan waa qof macruufa

  • @nimcocabdi5203
    @nimcocabdi5203 ปีที่แล้ว

    Waajiga mala maariiya

  • @fadumoxaajiyusuf6425
    @fadumoxaajiyusuf6425 8 หลายเดือนก่อน

    Dadka qaar mayaqanan geedaha nuucoda Mano sosawiri kartan aan wax idinka faa idnee

  • @AyanBae
    @AyanBae ปีที่แล้ว

    Asc

  • @aliyahye2354
    @aliyahye2354 ปีที่แล้ว

    Asc