Asc Abaayo Allaha ku barakeeyo Waa Ku jecellahay Waa Ku raaxeysta hadalkaga sababu daqiiqad walba waxaa leedahay Allah Subxaanallaah Watacalaa ayaa nayiri, Rusuulkeena yiri marka Alx, inta Soo hadasha qofka kaliya ee jecel Sunadii Rasuulka iyo quraanka fara ayaa tahay Allaha ku barakeeyo, maalin dhaweyd waxaan dhageystey adigoo xanaaqey xaxanaaqin
Maashaa,Allaah qeyr farabadan Allaha ku siiyo abaayo sida fiican ee aad noo fahamsiisay illaahey miisaankaaga xasanaadka ah alla kuugu daro jizaakalaahu qeyr
Manshallah uqtii xafidakallahum dhiigeega laigusheegey kiniin eey iiqoreen maisticmalin la aan google aan ka aqristey qaalo badan ookacabanaayo mark hadaan soogadanaa waan isticmaala waaruntaa wadanka nr 1aniga marwalba waauduceeyaa soomaaliya iyo kulu uma rabiyasir islixlii soomaaliya en kuli uma amiin yaarabi
Abaayo waxaa jirta gabar abaayo ah o qabta gaas calol istaag iyo barar mar mar ah o sababta bararka lama oga ee ma.cabi kartaa? Wll mcn iso jawab ado raali ah
Asc abaayo run tii dhaga yaraha waa dawo qur aan iyo asaga kudaa wobay nin keega madaxa nabro sikaso daawo laga daalay illaha ku daa weeye alxamdo mudo2 bil ku daawobay
asc abayo thyroid disease aya ii hayo ma ku cafi mada hadu ilehay idmo ii so jwb qeyr ilehay ha ku siyo misankada xasana ilehay ha ku saro Muslim ka inta uu hayso
Asc wll number kaaga ii sooqor ama face bookaa ga waxaan rabaa inaan Ku way diiyo inshaa allaah video ugu horeeyo we aad soo galinayso ii gu soo Sheeg insha allaah waan kusugaa
mash Allah Jazaka Allah khayr Walal Fardosa many Thanks for your free knowledge.
Shukran yaa ukhtaah
Asc Abaayo Allaha ku barakeeyo Waa Ku jecellahay Waa Ku raaxeysta hadalkaga sababu daqiiqad walba waxaa leedahay Allah Subxaanallaah Watacalaa ayaa nayiri, Rusuulkeena yiri marka Alx, inta Soo hadasha qofka kaliya ee jecel Sunadii Rasuulka iyo quraanka fara ayaa tahay Allaha ku barakeeyo, maalin dhaweyd waxaan dhageystey adigoo xanaaqey xaxanaaqin
Alle haku cizeyo hana ku jeclado macto
Maashaa,Allaah qeyr farabadan Allaha ku siiyo abaayo sida fiican ee aad noo fahamsiisay illaahey miisaankaaga xasanaadka ah alla kuugu daro jizaakalaahu qeyr
Waiyaka walashey macanto
Asc waan ku salaamay fowziya waad. Mahadsa tahay ilaah qeer hakaa siiyo jizaakumulaahi aad ayaau mahadsantahay cimri dheer iyo cibaado suuban ayaan eebbe kaaga baryay shukra xabibtii
Jaxaakumu laah walaa khayr badan alaah ha siiyo dhamaan muslimiinta
Ma Sha^Allah Walaale Wad Ku Mahasantahey Fa Iidada Aad Noo Sheegtey
Wadankeena allaha noo barakeeyo cadowgiisana allaha jabiyo yaa arxama raaximiin ummada soomaaliyeed allaha kadhigo ummad illaahey dartiis isu jecel cadowgoodana hal meel oogasoo wada jeesta yaa arxama raaximiin ummada soomaaliyeed allaha usoo cesho cisadii iyo and lagu yaqaaney yaa arxama raaximiin dhalinyarada soomaaliyeed allaha kadhigo kuwa difaacda diintooda dadkooda dalkooda iyo dowladooda yaa arxama raaximiin
Amin abayo macanto
@@fowziaschannel1202 tnx
Aamiin yaa rabi yaa Raxmaan Yaa Raxiim hadda ciyaal iyo gabdho waawayn baa Xalane kelyaha lagala baxaayaa Yaa Alaah noo gargaar dowladdiina buuq bay la daba joogaan waana gumaysi u shaqeeye iimaanlaawayaal umadda baabi'inaayo ma naxayaal.
Mohammad Amiin yaa arxama raaximiin ummada soomaaliyeed masiibada allaha kaqaado
Sidee u babini baraka helka abyo mcnto
Waan ku salaamay fowziya weli nooma sheegin magaca geedkaan
Mashaallah tabarakalaah allaha ku xafido Jizaakallahu Kheyr
جزاك الله خيرا وبارك الله فيك
Mashaallah abayey kheyr allah kusiya xasustana wasocilia ayan maqlay horran
Manshallah uqtii xafidakallahum dhiigeega laigusheegey kiniin eey iiqoreen maisticmalin la aan google aan ka aqristey qaalo badan ookacabanaayo mark hadaan soogadanaa waan isticmaala waaruntaa wadanka nr 1aniga marwalba waauduceeyaa soomaaliya iyo kulu uma rabiyasir islixlii soomaaliya en kuli uma amiin yaarabi
Masha Allah,ukhtii Masar maad joogtaa Alaah ha kuugu xifdiyee
Haa abayo
Walashay fowsiya ilahay kheyr ha ku siiye xabadsowdada guryaha lagu shido dad waxay leyihin lama shito qarna wa lashita
Masha'allah Jazakallahu khyrn abayo.
Abaayo fosiyo illahey waxaan kaaga baryey aduunyo nicmo aqirana janada wax allaale wixii aad soo gelisey waan ku faa idney qdyr allaaha ku siiyo dadka idka hadla iska illoow thank you
Amin dhamanten caziizati ghaliyah
shukran walal kheyre allaah haku xafido
JazakillAllah habibtii. Ajar Allaha ka siiyo wanaga aad noso gudbiso. Abayo qof nuujinaya ma cabi karaa?
Masha alaah abaayo ilaah ha ku xafido aamiin
Masha Allaah ilahey ha kuxafido abaayo mcnto❤️❤️
wllo jasaakalaaah geedaha bararka daweeyo ayaan ubaahanhy gabadh yar ayaaa iga baraarta oo kalyaha kayara ciladaysan wlshay lasoodadaal adoo raliya
Asc walashey Fowsiyo qeyr allaha ku siiyo abaayo waxa ku weydinaa nabraha kasoo baca ah waxa u divan shugran xbbti
Asc wllo Waxman kaacodsanayaa
Side neefta long daweeyo mal malka
Masha.alaha Abaayo mcn qeyr alle ha ku siiyo Wwwwwwwwww alle janadisa ha kugu bishaareyo Masha.alaha cajiib waan seydona insha.alaha
Adigan sidoo kale ducada qaliga ah jzkillaah
Asc yaa ukhtil caziz? Ajar & hasanad kaa siyo,labada geed rasuulkeena uu kadaaweyn jiray wax walbo xanuun ah magaciis geedkaas? Mhdsanid
Asc abaayo kher alaha kusiiyo
Mansha Allah jazakumulh qeyr abayo ilahey ha ku xifdiyo
AMIN dhamanten caziizati
Masha allaah Jazakallaahu qeyr uqti
Jazakallah kheyr xbbti
Maa shaa Allah abaayo kheer aan dhamaan aduun iyo aakhiraba Allah ha ku siiyo.
Amin dhamanten caziizati ghaliyah and jzkilaah
Asc abaayo please daaawada hurdalaanta isheeg. Hurdalaan aan qabaa alaha kaa ajarsiyo .WhatsApp ama mel lagaa so xiriro majirta?
Masha allah shukran qali
Walahi ano burash isticmalin bay igu dhehen burashka ayad xigo u isticmashay mahadsanid
Masha Allah barakalaah abayo ajar anlakobin Alaha kasiyo khali dumar
Amin dhamanten caziizati ghaliyah and jzkilaah
Asc walaal fowsiya qeyr badan allaha kusiiyo qof uur leh ma isticmaali kartaa oo infekshan kacabaneysa ilaahey dadaalkaaga jano hakuugu badalo insha allah
Abaayo waxaa jirta gabar abaayo ah o qabta gaas calol istaag iyo barar mar mar ah o sababta bararka lama oga ee ma.cabi kartaa? Wll mcn iso jawab ado raali ah
Jzklh kheyr ukhtiiy ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo kheyrka aad noosoo gudbiso
Maansha Allaah tbrka.
Wll anii diat baan isku sameeya waan jecelahayi lakiin waan ku cayliya hadan isticmaalo dhaga yaraha iyo qorfaha thanks
masha Allah, anigo mama somaliyeed ah oo kalaasoo xiriraayo Tanzania magalada daarusalam, aad baan ugufarxay ciilmiga aad ii noo kordhisay waayo waqtii badaan ayan xanunsanahay wxana ihayo gaas xuun oo cunadi aan ugaoay wayo waxwlba aan cunayoo nabar calosha iyo xanun farabadan ayan ka qaady,waxan kunolahay oo ii rashiin aah rooti iyo shax cadays ah oh sadaxda galiin cuna iyo biyo, lkn waxaa suual iga ah heelku wadnaha waax ma udhiima?
Masha Allah shugran xabibti qeer ilahey aku siiyo 💞💞💞👌👌👌💞💞💞
ManshaAllah abaayo waxu kalo u u fiican yahay xaaga taraank ama ilmo radiint Allal bixiye
Masha allah wll fawzia jazakallah baal hoyo kanan ku wanini insha allah
Walaalay anigu waan jeclahay haylka laakiin somaalidawaxay dhahaan ma fiicna wadna xanuun ayuu leeyahay waa cajiib lakiin jazakilahukhayran
Abayo waxba kama jirto
Masha alaah walal alaha kubarakeyo abaayo ďhabar xanunka ďawadisa nosogali àjar iyo xasanaad alaha kusiyo walal
Haye abayo macanto
MashaAllah urkhty jazakALLAH khyr
Maanshaa allah walaal khayr allaha ku siiyo waxaad igajaahil tirtaa waxay dhahaan soomaali da wadna xanuun ayaa laga qaadaa maxaa kajira ukhti
waaad mahadsantahy abayo gabar yar aya modo farsano ah IGA madageso oo hospital aana keene moqdisho kuma yeelo
Maashaa alh mcalimad fowsiya
Foosiyo abaayo waxad iso galisaa carabka dil dilaaca wax udawa ah
Haye abayo
masha Allah shukran wll qaali
Maasha allaah shukran xbbiiti
Masha alaah walaal ilaahay hakubar keeyo walaal haylka waxdhi baatoyin ahmale yahay qoka matal dhikarka qabo
Jasakallah sister barakallaahu fiik.
Jasaaka allaah qeyr xabiibti
Asc abaayo run tii dhaga yaraha waa dawo qur aan iyo asaga kudaa wobay nin keega madaxa nabro sikaso daawo laga daalay illaha ku daa weeye alxamdo mudo2 bil ku daawobay
Mashaa Allaha shugran abaayo Qaali ilahay ha ku xifdiyo
Amin dhamanten caziizati
masha.allah.
asc abayo thyroid disease aya ii hayo ma ku cafi mada hadu ilehay idmo ii so jwb qeyr ilehay ha ku siyo misankada xasana ilehay ha ku saro Muslim ka inta uu hayso
m.a wllshey allha qer haku siyo abayo lakin helka badanaa wadna xanun oow leyhay marka mala sinkara wayelka mana araktay
asc abaayo fosiya ayaamahan waxaan maqmaqlaayay isagoo kaleeyahay hadii waxyar la iska badiyo warkaas marunbaa walashey aniga aadbaan ujeclahay lkn shaki aaba laygu abuuray xbibt iga soo jahil bixi
Abaayo A/s Fosiyo sowtan la yiri wadne xanuunka ayuu keenaa dadka dhakhaatiirta somalida SaaS ba ku dhahaan khayr alaha ku siiyo.
Walshey waxba kama jiraan
@@fowziaschannel1202 haye walaashey.
Masha Allah walaashay illaahay haku barakeeyo
asc abyo qeyr bdn alaha kusiyo wax tiifow iyo malariyo u fican no sheg
Toonta you xulbada
Asalaamu caleykum jazaa kalaahuqeyran cilmigaada alaah hakuu kordhiyo
Amin dhamanten caziizati ghaliyah and jzkilaah
Shukran fowziya xabibti Allaha kaa abal siyo
masha allah waaa munaasib xaqiiqa
.
Asc walaasheey waa fideesaa umadana waa usheetaa waxaa rabaa inaad kahadasha idhibaatooyin ay ukeenaaya dadka wxaa xoogaa daartaa fa idad leeyahay maka hadashaan dhibaatooyinka
Asc sonkort maxaa dawo u ah
Kheyr allaha kusiiyo
Asc masha Allaah jasa kallaah
shugran abaayo alle hakaa abaal mariyo
Maashaa Allah jizaakalah
Ka so hadal thanks
mash Allah may Allah forgive you healthy and jannah insha Allah
Thanks caziizati ghaliyah
Asc wll number kaaga ii sooqor ama face bookaa ga waxaan rabaa inaan Ku way diiyo inshaa allaah video ugu horeeyo we aad soo galinayso ii gu soo
Sheeg insha allaah waan kusugaa
Abayo alajiga maxa lagu daweya abayo qufac aya i dilay ila an kanin ka cuno ma istagayo riraxyada shugran
Asc abaayo waxaa u fiican dhaga yare iyo caano qandaca
maasha allaah abaayo allaha kubarakeeyo
Amin dhamanten caziizati ghaliyah and jzkilaah
masha allah walashay illahay haku xifdiyo
mansha allah jazakalahu khayr
Wllo foosiya wllo yaansuunka kasoo hadal shukran xabibti
Haye abayo
Mansha allah shugran xbbtiy
Jazaakallah qeer
Abaayo malab makudarsankaraa jazakalaa qeyr uqtii
Haa abayo
Sister wxaad kasoo hadashaa calooLfadhiga iyo bawaasiirta, dhirta ufiiican.
Ahlu tawxiiy allaha kaa dhigo
Alle ajar hakaasiiyo
illahoow dhamanten no danbi dhaaf nona naxariso illahoow albabada qeyrka no fur
Amiin amiin yaarabi
Amiin Ya Raabi
Aamiin Aamiin yarabi
abyo jasaiallah qer
abaayo ilaahay waxaan kaaga baryaa inuu ku barakeeyo
Jazaaka allaahu qeyran xabiibti Allah dartii aakuu jeclaaday iyo rasuulka sunadiisa swc qeerka allaa kuwaafajiyo
Asc walal khayr Allah ha ku siiyo
Masha Allah
Foosiyo jawska english ama maxaa lagu dhahaa
Jazaakallaah abaayo.
Mansha allha
Daadka qaarba yidhahda haylkani uma wacana wadnaha wadnaa xanunba laga qaada madhaba wllo
Maye macanto
Kheer alaha ku siiyo aad baad noogu faiideysa
Aamiin aamiin wallo
Mashaallh That's
abayo uur ayaan leeyahay 4bilood eh ee abayo heylka macabi karaa xaga ikfishinka
Abayo haa lakin ilaa cunuga 6 bil iska sug
Shukrn
walashay lkn haylka miyad shiidey kan budada ah ee haylka agyaala maxa waye iso sheeg abaayo
Waaisagi Oo shidan
❤❤❤❤❤❤❤🌺🏅🌺🏅
walaal hal waqti kali kawaran hada cabo subaxii aroortii hore
Waad sameynkarta
ma sha allah allah ku xifdiyo
Masha Allah jasakalah xabibti
Masha allaah abayo jaxskilaah kheyr
Walaashey wadmahadsatahay sida Adnoogufahfahisay helka jisaakumulah qeyer
Asc walaalwaa kusalaamahadaan iskudarsado geedabadan madhibaa kujinta salaankadib
Jaws magaciisa English ama carabka
Abayo maka hadashay biyaha wankaway Chenl kada
Wali abayo
carabka dilaca waxa ka maqan fitamin waxad cabta canaha loda iyo carabka loda karso oo cun anaa ku caafimaday anoo yurubta jooga waa xamo is daawe