Xildhibaan Caano-nuug: "Hawo la iska celiyo, Xildhibaan la celiyo, wadada ay ku dhamaanayso waa la..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • Xildhibaan Caano-nuug: "Hawo la iska celiyo, Xildhibaan la celiyo, wadada ay ku dhamaanayso waa la yaqaanaa, MW Xasan Sheekh qaladkii uu shalay ka doodi jiray in uu sameynayo maanta waa musiibo".
    ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
    Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
    / @shabelletv5037

ความคิดเห็น • 5

  • @abdullahisheikh6219
    @abdullahisheikh6219 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Madasha Waxaa hakiyey Madaxweyne Hassan Sheekh oo datuurka khilaf joogta ah ku sameeyey ayaana sabab u ah

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MASIIBO QARAN WAXA ITOOBIYA U KALA CARARAY AYAA WADA

  • @AmalMohamud-u7l
    @AmalMohamud-u7l 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haye haye farmajo maa noo bilaamay tuug adiga in lagaa Billabong aa ku fiicantahay nacas

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      kuwas farmaajo dhig magaciisa mooryaan tuugo xabaalaha qosata ilma ammisoon xalane

    • @billeabdi1061
      @billeabdi1061 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      War haku walan farmaajo waa kii ku barey dowlad nimada iyo waxay tahay 😮