You people are the biggest liars🤔 when did he kick the Ethiopians out when he was in his first meeting 2017 with gabre you can find them sitting together on Somali news pages or when he was giving Qalbi dhagax to the tigrey and called OLNF terrorists against TPLF or when he tried to take over KISMAYO Airport using the Ethiopia army
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..
Walalahayga sharata badan ee somaliyed please 🙏 isoboqda
Hanoaato please qeebta kale noo soo dadjiya.
ayanle mahadsanid qisadaan aadbaan ugu helay qeybaheeeda dhamaan
This is very interesting
waaw history cajiib ah
Mukhtaar nolashisa koban warinagasii kudheh ayanlow
Waa Iga qosliyay walaahi
Ayaan low hanagu kala gooynin please please please
Waa dhacdooyin cajiib ah
Qofki fowda ku korra waa saas runtii waana sababta amaanka soomaaliya wax looga qaban waayay maxaa yeeley madaxda ayaan kuwacyi gashanayn amaanka
Marka sawirka la arkay maxaad udhihi weysay xabbad sigaar kale iidhiib kkkkkkkkkk.
Shartoda ALLAH idinka badbadiyey ku mahadiya
maxaakiinta waxay dhashay alshab
Maxamed iyo maryan saylac sodaa
Ninka dhiiqo ayuu lugaha lagalay wlhi
Ayaanlow barnaamijka baydhabo aad ban uga helay weliba ninkaas maxamed cadaawe barnaamij kaliya nooga samee
Xanafi naxariis malaheen
Farmaajo kicked out the Ethiopians from the country
You people are the biggest liars🤔 when did he kick the Ethiopians out when he was in his first meeting 2017 with gabre you can find them sitting together on Somali news pages or when he was giving Qalbi dhagax to the tigrey and called OLNF terrorists against TPLF or when he tried to take over KISMAYO Airport using the Ethiopia army
aragagixiso waraysiga aad is leedahay Abdillahi yusuf ku xumee armay adiga dhibaatokuu keentay
Wlhi wa tariiq an la ilobi karin
BBB