MUSTAFE KANTE FT DEEQSAN ABDINASIR - WADA JIRKEEN OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
  • Mustafe Kante ft Deeqsan Abdinasir
    Waa Jiirken
    Ereyadii: Axmed Xaraf
    Laxankii: Qamar Suugaani
    Music: Maftuux Cadceed
    Camera: Ismahan Dahir & Axmed AK
    Editing & Directing: Axmed AK
    Producer By Idiris Dabcasar
    Afro Waqal Furinle Pro

ความคิดเห็น • 395

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr ปีที่แล้ว +140

    Rockstar’s The real Goat Qamarrr
    Cadceed OnThe Beat
    Kante&deqsan What A Voice🔥 waqalka OnThe Top Always🎥

    • @ABWAAN-SADAAM-CK
      @ABWAAN-SADAAM-CK ปีที่แล้ว +8

      Tnkz 🎉

    • @AyaanMukhtaar-ol2td
      @AyaanMukhtaar-ol2td ปีที่แล้ว +2

      ​❤

    • @Supr93
      @Supr93 11 หลายเดือนก่อน +2

      Climate scientists 😅 😮ahead to with his hallway so I feel part time in my arms to do chores step chase me down I need a break in my

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@Supr93❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@Supr93😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @LoVeR_Man23
    @LoVeR_Man23 ปีที่แล้ว +73

    Laxamada Qamar Waa Another Level Goatka Fanka 🐐🔥

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed ปีที่แล้ว +88

    Qofki qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @waqalentertainment
    @waqalentertainment ปีที่แล้ว +27

    Qamar Suugaani goat maaha ee waa Coach ka fanka ila captanka bu fadhiisinaya 😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @PrinceAliAbdalla
    @PrinceAliAbdalla ปีที่แล้ว +123

    Heesaha waxaa kamacan quranka ya igu racsan❤😊

    • @apdleseid2574
      @apdleseid2574 ปีที่แล้ว +1

      Adeerkaa cabdi dheeree uun baa kugu raacsan kow❤

    • @MaxamedaadanIsaaq-zw5xb
      @MaxamedaadanIsaaq-zw5xb 11 หลายเดือนก่อน +2

      Saswaye wax markey xaqiiq kayihin balagu hadlaa 😅ilove songs somaali

    • @FaysaFarax-ju5gp
      @FaysaFarax-ju5gp 9 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@MaxamedaadanIsaaq-zw5xb subxanallah

    • @CaamirMohamet
      @CaamirMohamet 8 หลายเดือนก่อน

      🎉🎉🎉❤😂😂😂😂😅😅😊😊😊😊qurux

  • @TABLIIQ_CREATOR
    @TABLIIQ_CREATOR ปีที่แล้ว +120

    Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan

    • @user-gl9ni8sl6l
      @user-gl9ni8sl6l ปีที่แล้ว +2

      wll Kada Mel hees xun kasocoto ad dabowado Mida kale tas walawada tas walawada ogyhay

    • @AyaanAli-m8l
      @AyaanAli-m8l 11 หลายเดือนก่อน

      I know

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade ปีที่แล้ว +55

    Hadal afkaaga ka soo baxo waxaa u kheyr badan saliga Nabi Muxammed ﷺ❤❤

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 ปีที่แล้ว +1

      Sallalaahu caleyhi wasalam

  • @Jaalle-Aden
    @Jaalle-Aden ปีที่แล้ว +3

    Hees iyo bar
    Xariirkiyo wada jirkeena
    Namiimku wax yeeli waayey
    Jaceylkaan wada abuurnay
    Wax loo dhigo waa la waayey.
    Qamar laxankiisu waa lama helaan, Mafttuuxna music buu ku fara yareystay. Woof caleyk.❤🎉

  • @maxamedmusehassan2079
    @maxamedmusehassan2079 ปีที่แล้ว +7

    Goat Qamar laxamadisa hiisihee wuu caadi ugu qoray wlh intey soo bixin ogaa inuu asiga saray ❤️

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse ปีที่แล้ว +12

    Maftuux music waa dhaafay runtii m.a wiilka gacma dahab waaye music waa iga gadan tahay ani

  • @mesutapdalla9565
    @mesutapdalla9565 ปีที่แล้ว +12

    Qamar iyo cadceed in ay isku heleen mesha wa laga daremaya🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️what a beat and melody 😮😮😮❤

  • @abdirisaqdeeqsi5956
    @abdirisaqdeeqsi5956 ปีที่แล้ว +5

    Xiriirka iyo wada jirkena
    Namiimku waxyeeli waayy
    Jcylkan wda aburnay
    Wx lo dhigo waa lawayy ❤
    Siduu u laxameyy caadi mha

  • @abdulahikeno7092
    @abdulahikeno7092 ปีที่แล้ว +7

    Maftuux 1oftaan heesaha si gaara buu ugu tumaa baan is idhi war musica baan dab yar shidayn laxanka qamar waa aaduun kale

  • @LilShaafi0
    @LilShaafi0 ปีที่แล้ว +11

    Heestan markay 1million gaadho Like isaar In kastoo Jawiga Badashay heestan 🌴🖤

  • @guledomar8304
    @guledomar8304 ปีที่แล้ว +8

    Tani Hees waydhaaftaYy 😮 KantE Ft DeeQzan music Cadceed Melody Qamar Legends baa isugu Tagay 🔥🔥🔥

  • @carayschannel6747
    @carayschannel6747 ปีที่แล้ว +20

    Melody University of Qamar Sugaani. Extraordinary 😊

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +25

    laxanka qamar ba ka dhex hadlaya inta ila aragtay❤ big legend ❤deeqsan iyo kaante ❤❤

    • @IfraaxMaxamed-rt6xq
      @IfraaxMaxamed-rt6xq 11 หลายเดือนก่อน

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 11 หลายเดือนก่อน

      ​@IfraaxMaxamed-rt6xq😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@IfraaxMaxamed-rt6xq😂

    • @CabdikareamMohamuth
      @CabdikareamMohamuth 10 หลายเดือนก่อน

      ❤​@@IfraaxMaxamed-rt6xq

  • @mashalayepoi7621
    @mashalayepoi7621 ปีที่แล้ว +13

    Goatka laxankisa another level🤴❤️🔥

  • @FathiArap
    @FathiArap ปีที่แล้ว +2

    Habeenkii watford nacal khaanshaan biir
    War idin salaamay mid kastoo idin kamid ah inta dhimatayna alle ha u naxariisto❤❤❤

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 ปีที่แล้ว +14

    Melody 💯 🔥 Goat 🐐
    Music 💯 🎶
    Cadcèed 🎹 🔥💯🎻🎼
    Waqal duula top video 📹 📸🎬🎥💯🔥

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 11 หลายเดือนก่อน +1

      ❤😅😅❤❤😅❤😅😊😊❤❤😊❤❤😊❤

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 11 หลายเดือนก่อน +1

      ❤😊❤😊😊❤❤😊😊❤😊❤❤😊

  • @ABWAAN-SADAAM-CK
    @ABWAAN-SADAAM-CK ปีที่แล้ว +2

    Esh.cala. hees waay dhaftay
    Eryada+laxanaka+music+ coodka🎉
    Cadceed fara dablaha sandadii igu dabnbyeey 🎶 🎵 🎉❤❤ hanbalyo hees aano tumin hees noqn mayaso 😂🎉😂🎉

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI ปีที่แล้ว +5

    Laxamada Qamar Anaaba Ka Yaabey Kitaabka ILaaHeY❤❤

  • @MaxasmedAbdi
    @MaxasmedAbdi ปีที่แล้ว +2

    Waaw laba fanaan oo cul culus ayaa meesha isku helay cod dahablayaal hees aad umacaan laxnka iyo beatka oo cadceed taabtayy iyo waqal oo soo dhigayy meesha waa isku helayyy wah wah wah🔥❤🫂

  • @C.M.J32
    @C.M.J32 ปีที่แล้ว +10

    waa layaabey

  • @shimpirka5303
    @shimpirka5303 ปีที่แล้ว +3

    Qamar o lxamadiisi dib u so celiyay ala wa dab hestu🔥🔥🔥❤️

  • @Youzeph18
    @Youzeph18 ปีที่แล้ว +20

    MuztapHe kante Ft Deeqsan wonderful song ❤🎉

  • @hamse384
    @hamse384 ปีที่แล้ว +4

    Sirtu waa laxanka macalinkii macalimiinta ayaa saaray, goatki qarnigii tagay io ka soo socdoo dhan qamarka fanka qurxiya wa layaabaan ku idhide waqalow😂😂🎉❤

  • @sharmaakeyare6533
    @sharmaakeyare6533 ปีที่แล้ว +3

    Laxankii Goatka Qamar.
    musicgii Maftuux Maxamud Duacale Cadceed.

  • @alijooker2075
    @alijooker2075 ปีที่แล้ว +7

    This song 1 week 1milyan ayeey gadhaysa hada iga dambeyso like isaar

  • @barresulub2398
    @barresulub2398 ปีที่แล้ว +2

    Goatka fanka qamar laxankiisa baa meesha ka muuqda

  • @HibomukhtarJiijo
    @HibomukhtarJiijo ปีที่แล้ว +1

    Weeeeeeeeee weeeeeeeeeeeeee waqal studio ❤❤ kante is back 😊

  • @Ahmeire
    @Ahmeire ปีที่แล้ว +2

    Goat laxankisa ka dhan dhansaday rock star qamar sugaani❤🎉

  • @Zakariyegd
    @Zakariyegd ปีที่แล้ว +2

    Laxamada GOAT ku waa unique Rockztar Qamar🐐🔥

  • @ApdiqaadirODAYApdiqaadir-lw1ny
    @ApdiqaadirODAYApdiqaadir-lw1ny ปีที่แล้ว +129

    Allah is one 👆

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi ปีที่แล้ว +1

    Heesaha waxa ka macan qura'nka karremka ah❤❤ yaa igu raacsan🙏🏼👍

  • @WariyeMahadkoofi
    @WariyeMahadkoofi ปีที่แล้ว +2

    Qofkii labaad ee dawada ahay heestan03. Feb 2024 deeqsan fankii oo qof ah woflacayk❤❤❤❤❤❤

  • @zaki-u2k3l
    @zaki-u2k3l ปีที่แล้ว +1

    Beat Cadceed 🔥
    WaqalWstudio
    Deeqsan Abdinaasir 🖤
    Kante what e songgggg
    Qamarka🔥

  • @Zatik._mu
    @Zatik._mu ปีที่แล้ว +1

    Indhaha kaa jeedsan wayay adiga ka libiqsan wayay wanagagiyo hub qaadka waxan ku amaano wayay

    Waxa dad igu wareegsan hadaan aragooga waayo intaan wacaneeey ku haysto wale cid u bahan maaayo ❤

  • @Hamzemohamedbarudd
    @Hamzemohamedbarudd ปีที่แล้ว +1

    Qamarka fanka shida 🎉😢 the goat 🐐

  • @jacfaryare-sv3ie
    @jacfaryare-sv3ie ปีที่แล้ว +1

    Goatka qamar suugani
    Mustafe gante and deeqsan
    Wax kale

  • @Cabdiraxmaanivizo
    @Cabdiraxmaanivizo ปีที่แล้ว +4

    Melody shining awesome qamar suugaani ❤

  • @FaysalAbdi-xz1lg
    @FaysalAbdi-xz1lg ปีที่แล้ว +2

    Laxanka qamar anothe levelbu ugu sabaxey kante

  • @cilmicumarcilmi88
    @cilmicumarcilmi88 ปีที่แล้ว

    Ak wa fara dahable wa shuday meesha hore u socda team waqal❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 ปีที่แล้ว +1

    Team Wstudio wan idin wata dhan kasta🎉❤

  • @YahyaAbdiAidid
    @YahyaAbdiAidid 8 หลายเดือนก่อน +1

    GOAT laxankiisa onother level🎉❤

  • @boqorbayle2667
    @boqorbayle2667 ปีที่แล้ว +1

    Laxanku waa goatki Fanka Qamarka hirgakay

  • @boodhariofficial2678
    @boodhariofficial2678 ปีที่แล้ว +3

    Heesta ruuxanta qamar baa ku jirto

  • @SumayaAhmed-pp4mq
    @SumayaAhmed-pp4mq ปีที่แล้ว

    Dad culus iskugu tagy 😮qamar +cadced+waqal +deqsan +kante ❤holacba kabaxya walhi😮❤🎉😊

  • @axmedabdirizaq251
    @axmedabdirizaq251 ปีที่แล้ว +1

    🐐 kiibaa laxameeyay another level

  • @Abdimalikamare
    @Abdimalikamare ปีที่แล้ว +1

    Laxanka qamar❤❤

  • @shaafi_y
    @shaafi_y ปีที่แล้ว

    Whtz a Music 🎶
    #Cadceeeda 🔥🔥💯

  • @AbdirahmanTaliyaani
    @AbdirahmanTaliyaani ปีที่แล้ว

    Layaab layaab 🔥🔥

  • @farxiyomascudcali6908
    @farxiyomascudcali6908 ปีที่แล้ว +1

    Laxamada qamar waa another level

  • @abdikarim4857
    @abdikarim4857 ปีที่แล้ว +1

    Deeqsan ilkihii xageed gaysay wll😂😂

  • @Haykalaxmed-s1l
    @Haykalaxmed-s1l 2 หลายเดือนก่อน

    Heesaha waxa ka macan Quran Allah yaa igu raacasn

  • @diidarmaxamed8677
    @diidarmaxamed8677 ปีที่แล้ว +1

    Heestan miraha macaan Aad Dib u soo booqatay Hadaa iga Dambeyso Like isaar Date 4/2/2024_8:01_subaxnimo😅Alx Dheh waad Noolshay🤲

  • @DHALINYAR
    @DHALINYAR ปีที่แล้ว +2

    Other level waqal studios 🎙 layaab layaab layaab layaab 🔥

  • @mohamedismail9806
    @mohamedismail9806 ปีที่แล้ว

    Waxaan ahay taageere mustafe kante from mogadiçio ❤ one love funs

  • @zamzambowlaxchannel5014
    @zamzambowlaxchannel5014 11 หลายเดือนก่อน +1

    Heesteyda❤

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 ปีที่แล้ว +1

    Laxankii goatka fanka qamarkah❤

  • @jamaalfankaofficiall8141
    @jamaalfankaofficiall8141 ปีที่แล้ว +1

    Song of the year💯 haka shakin anaa ku dhahay❤

  • @Maxamuud_Yare_Official
    @Maxamuud_Yare_Official ปีที่แล้ว +2

    M.CadCeed Abaha qurxiyaha music ❤🎉

  • @khadarmohamett2416
    @khadarmohamett2416 ปีที่แล้ว +1

    Aabaha laxamada somaaliyeed Qamar on the beat ❤️

  • @hanaessa9209
    @hanaessa9209 ปีที่แล้ว

    anon eeginba laxanka ka gartay inu qamar leyey inu ka dhex hadlaya lamoda ❤❤❤ legen

  • @pilotkaduula
    @pilotkaduula ปีที่แล้ว

    waqal studio afro muqaalku wa on the fire

  • @CkhaaliqMuuse-f9s
    @CkhaaliqMuuse-f9s 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ indhaha kaajeed waayay🎉🎉🎉❤❤😊😊

  • @MohamedAhmed-d6r7l
    @MohamedAhmed-d6r7l 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAAR MAXAAD SAMEYSEEN 🥳
    1 AHMED HARAF
    2 GOATKII MUXUU SAMEEYEY WAAW HURE USOCO keep going
    GOATKA FANKA QAMAR SUGANI
    3 WOOW FARA DAHABLEMAFTUUX CADCEED 🎹

  • @mahdakhadar233
    @mahdakhadar233 ปีที่แล้ว +1

    Qamarku waba duni kaLe❤

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh. ปีที่แล้ว +1

    Qamarku wuu na waalay hal hees ayuu laxanka kala bad badalayaa😂😎🥶

  • @Hiis3299
    @Hiis3299 ปีที่แล้ว

    Intaan wacaneey ku haysto walee cid ubaahan maayo ❤❤
    ❤My mom ❤ ‏‪😊

  • @bashkirtech
    @bashkirtech ปีที่แล้ว +13

    GOAT ka fanka Qamarka what a melody 😮😮

  • @XamsemaxamedRaage
    @XamsemaxamedRaage ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤qamarKa Wan wata laxaMdisa waa iga gadanyaye 🎉🎉🎉🎉🎉qoraga qoslye ❤

  • @shuvaybaxmed1277
    @shuvaybaxmed1277 ปีที่แล้ว

    Tank you waqal wstudio

  • @ahmednour2705
    @ahmednour2705 ปีที่แล้ว +4

    waxan laxan waa dhaafee
    garac qamarsuugaani
    Tolow ma marka uu suuliga galo
    ayuu shaydaanku usoo dhiibaaa
    😂😂😂😂😂😂

  • @SuldaanCabdiraxmaan-w6c
    @SuldaanCabdiraxmaan-w6c ปีที่แล้ว +2

    Wale cid u mahan maayo wan idinka hayaa boqorada codka iyo fananka hada fanka SI gar ah laxanka walalkay miskiin qamarka

  • @micraajabdulqadir7350
    @micraajabdulqadir7350 ปีที่แล้ว

    Horaaa u ogaaa inuuu laxanku qamar yah7😮

  • @mohauniquetech4410
    @mohauniquetech4410 ปีที่แล้ว

    qamar sugaani is de goat of Fanka Somaliyeed ❤

  • @cwaliindhacade6875
    @cwaliindhacade6875 ปีที่แล้ว

    Cadceed on the beat ninkaas beat tumidiis waa ku raaxeystay🔥🔥

  • @axmedabdi2284
    @axmedabdi2284 ปีที่แล้ว +1

    Codadka 100
    Laxanka 100
    Music 100
    Duubista 100
    Waqalka duula

    • @idirisBasiye
      @idirisBasiye ปีที่แล้ว

      War waxun qalad ku sheg dee

  • @maxamedali-g7b
    @maxamedali-g7b ปีที่แล้ว

    wllhi mustafe kante cod ayaa heysaa lpx horre ussoco 😊

  • @miqdaawi_pro2023
    @miqdaawi_pro2023 ปีที่แล้ว +3

    🔥 This was amazing voice 😊

  • @shuvaybaxmed1277
    @shuvaybaxmed1277 ปีที่แล้ว

    Thank you waqal wstudio

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv ปีที่แล้ว

    Masha alllllah hoygii fanka iyo sugaaanta hargaysa caday reer hargaysa nooooooolaaada❤

  • @NasiimQurux-g8z
    @NasiimQurux-g8z หลายเดือนก่อน

    The real goat qamar ❤

  • @maxamedadan-v7n
    @maxamedadan-v7n ปีที่แล้ว

    Macalinkii waynaba laxameyey
    goat qamar

  • @cabdimursal5566
    @cabdimursal5566 ปีที่แล้ว +5

    Laxanku waa another level 🔥

  • @abdiqaninalaye5456
    @abdiqaninalaye5456 7 หลายเดือนก่อน

    Waleee cid ubaahan maaayo❤❤❤

  • @AhmedCabdiraxman-b9u
    @AhmedCabdiraxman-b9u ปีที่แล้ว +1

    Gaot qamar lxanka❤❤❤

  • @guuledjerar4136
    @guuledjerar4136 ปีที่แล้ว

    Qamar sugaani Goat ka laxamada weeye❤🎉

  • @NAGEEYE_
    @NAGEEYE_ ปีที่แล้ว +2

    Hayaaaaay 🙆🏻

  • @IqraJamacsaid
    @IqraJamacsaid ปีที่แล้ว

    Wakhtigaa noloshaydaa oo dhan waxaan ku siyee
    Deeeq❤

  • @YasmineCabdilahi
    @YasmineCabdilahi ปีที่แล้ว

    Wallo. Manta. HaLkan. Adunyada. Waxaba. Mayalaan EALe. Unuqo 🙏. BiLis. Wankubaryaa
    Wakujecelay
    Siwalaaltinimo❤😢🤲

  • @Mahiigaan1398
    @Mahiigaan1398 ปีที่แล้ว +2

    Mustafe kante wax kale❤🎉

  • @CaydarusSharifali
    @CaydarusSharifali หลายเดือนก่อน

    25/12/2024 arbaco habeen 7:34 habeenimo Germany dhehxdeeda ayaan ku dhagaysanaya

  • @dj.rockets
    @dj.rockets ปีที่แล้ว

    Layaab Layaab 🎉🎉

  • @HodanFarxaan-n9d
    @HodanFarxaan-n9d 10 วันที่ผ่านมา

    Mustafe kante is not easy ❤🎉😂😮

  • @AamiinKayse
    @AamiinKayse ปีที่แล้ว +1

    Qamar aabaha laxanka

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 ปีที่แล้ว +1

    Deeqsan ❤

  • @rahmaclaahi6300
    @rahmaclaahi6300 ปีที่แล้ว

    Waqal thank ❤❤❤ jir wllo Qamar wal yyaab

  • @SuHaybDeeqyuusuf
    @SuHaybDeeqyuusuf ปีที่แล้ว

    Laxank¡¡ 0dyga Qamar❤