ABDIRISAQ SICIID - CARSHIGII XUBIGA OFFICIAL VIDEO 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 440

  • @yonezcrown
    @yonezcrown 2 หลายเดือนก่อน +285

    Team Waqal Always Onthe Top🔥

  • @Cazka12
    @Cazka12 2 หลายเดือนก่อน +185

    Khaalid Kaamil Buun Buunintiisa Muusan Helin Wllhy Goat Of Melody Weeye 🐐🔥

    • @Sanchinoh-j9k
      @Sanchinoh-j9k 2 หลายเดือนก่อน +17

      Waxaan aaminsanahay qamar iyo abdikariem ali shaah labadaba inuu ka horeeeyo balse dadka uunbaaan buunbuunin🔥

    • @lilkarna5879
      @lilkarna5879 2 หลายเดือนก่อน +6

      ​@@Sanchinoh-j9k ha wlahy

    • @AbdiasismohamedAbdi
      @AbdiasismohamedAbdi 2 หลายเดือนก่อน +2

      Khaalid the only king 🤴 👑 🎉

    • @SeylacNuur
      @SeylacNuur 2 หลายเดือนก่อน +2

      Q

    • @NimcoAhmed-wq6jg
      @NimcoAhmed-wq6jg หลายเดือนก่อน

      ​@dZzz 6:05 egan8661

  • @NuuxomerAadam
    @NuuxomerAadam 2 หลายเดือนก่อน +71

    Khalid kaamil waa goatka Laxamada wllhi woov❤

  • @nabiilbulle4956
    @nabiilbulle4956 2 หลายเดือนก่อน +77

    Wow wow khalid oo kaamil oo kale miyey u heleyna wa maya. Qiimeeya qofkina talent ka intu noolyahay somaliyey. What a laxan ❤

    • @yaasinabdi5977
      @yaasinabdi5977 2 หลายเดือนก่อน

      Inbadan baan arkay adoo mararbadan Facebookgaaga khaalid Kaamil hibadiisa ka qoraaya waayo nin hibo leh nin hibo leh ma xaqiro ninka qudha ee garanaaya khaalid Kaamil hibadiisa ayaad tahay ee ciyaalku wax iskuma qiraan ee adigu nin weyn baad tahay ee sidaa xaqa ugu adin

    • @maxaadxadi3201
      @maxaadxadi3201 2 หลายเดือนก่อน +2

      Nabiil bule laxamkiisuba waa mid macaan miyaad arag sxb ​@@yaasinabdi5977

    • @imaniali8787
      @imaniali8787 2 หลายเดือนก่อน +2

      😮

    • @sacadkhaalid8933
      @sacadkhaalid8933 2 หลายเดือนก่อน +1

      Adiyo Khaalid another level baa tihiin

    • @ShucaybAbdi-i3b
      @ShucaybAbdi-i3b 2 หลายเดือนก่อน +3

      Cali haybe is the best 🎉

  • @AamiinkaH
    @AamiinkaH 2 หลายเดือนก่อน +64

    Wallhi wan iska sii sheegay Laxankaz inuu Father Melodies KHAALID KAAMIL yahay ninkaasi waa hiboole cajiiba waa Cabdikariin jiirka Fanka qarnigan one fire 🔥🐐

  • @AkaashSalaymaan79
    @AkaashSalaymaan79 2 หลายเดือนก่อน +123

    Cali haybe:- Maskax Fadhida sugaantii saxda ahayd ayuu Dib usoo nooleeyay
    Khaalid Kaamil:- Fanaan dhan walba kadhisan wyeh boqorka laxamada dareenka
    Ayuub haaruun:- Hadaad Rabto in heestaadu qaraxdo ayuub haaruun utag iitun dheh The 🐐
    C/saaaq Saciid:- Fanaan aan tageero ilaa 2020 Anan ka shakisanayn Cod dahab
    Waqal studio 🎙:- Soo nooleeyaha fanka Team Wada talented ah
    Song ofthe 2024

    • @Zeinabyusuf-d6w
      @Zeinabyusuf-d6w 2 หลายเดือนก่อน +3

      Intuba waxay u sacab tunaya holcina jidhkooda naarta

    • @zackmohelmi8502
      @zackmohelmi8502 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Zeinabyusuf-d6wmarkaa adiguh hdaad ogtahy mxaa kunkeenay

    • @AkaashSalaymaan79
      @AkaashSalaymaan79 หลายเดือนก่อน

      ​@@zackmohelmi8502 maxaa smaysay awoowe😂😊

  • @GuledOmarOmar
    @GuledOmarOmar 2 หลายเดือนก่อน +22

    Waad Ka BaxsataYy wlHi AbdirizaaQ siciid 1️⃣ Goal Baad Ku wadataaH All Waxa Fanaan zheegta Codkaguna Wuu Fadhiyaa Father of melody Khalid kaamiL 🫡🔥

  • @mohamedsiradabdi5176
    @mohamedsiradabdi5176 2 หลายเดือนก่อน +13

    99 laxan uu sameeyay waa isku hal laxan anigu ma kala garto laxamadiisa haa ma kala garto, xita kuwa uu u sameeyo fanaaninta kale waa isla laxamadiisi kasi waa cabdikariin cali shaah, waa hiboole wanaagsan oo laxamo fiicaan anigu waxan aamiinsana inu noqon doono caawale aadanka labad lakiin waan ku dagdagay kadib marku dib ka bariiqday walib xiliyaddu rayaan bajaaj la aqal galay, kahor wuxu ah mar la arag lakiin dib buu ka lumay waad, wada garateen waa qamar suugaani, waxa jira hiboole aay hibadiisa laxani mudh baxday kaas oo ku deeqsi ah hurida laxamada waliba intu naftiisa u hagbaxo in ka badan u hagarbaxa fanaaninta kale laxamadiisu waa jaadgooni, shucuuraha la dareena mid ba, mid ba, mida ka danbeeysa ka daran, waliba wuxu ku guulaystay laxamo aay soomaalidu ku fashilmeen waa laxamada classic melody ah ( laxamada dareenka kiciya ) bal dib u goco heesahan, qalbijabay miyaa qosol lagu dhayaa, boqoraddii jacaylka, qalbigu saaxiib ma yeesho, ila hadda waxan layaabanahay hiboola aha mar la araga ah sababta uuna u heli meeqaamkiisi iyo muunaddi uu inaga mudna, waa khalid kaamil e, waa hibada qudha ee aay maanta haysta, waa laxamaysta qudha ee maanta nool ahna boqorka anshaxa iyo sariigashada, sababta baa loga hormariyay dad aan la kala sooci karin luuqdooda iyo laxamadooda?

  • @muxiidinmaxamed1112
    @muxiidinmaxamed1112 หลายเดือนก่อน +8

    Mar kale oon heesta kusoo laabtay waxan arkay iyadoo 1m taaGan❤

  • @boqorkaraabka329
    @boqorkaraabka329 2 หลายเดือนก่อน +24

    Laxanka khlid kamìl cali haybe waqal ka duula ayub harun wx kle😮

  • @israbintucabdullah9369
    @israbintucabdullah9369 หลายเดือนก่อน +9

    Heestan sidaa tahy ayaaa u jecladay ilaa iyo toban jeer baa ku ceshtay waqti walbo qoralkan xasus baa u rabaan raaba qarabo hadaa so boqtaaa Heestan like haiga ilawiin waaan so boqon donaa markay kala kacdooo ❤🎉😢

  • @cawilkoyla
    @cawilkoyla 2 หลายเดือนก่อน +40

    Khaalidow cid hadan fankan dhageysto laxankeda waa aadi nin aan ku daydo respect✌️🎤🙏🙏🙏laxankana wan sugayay intu so baxayo waaaaaaw✌️✌️🎤

    • @ismaaciilcaaqil289
      @ismaaciilcaaqil289 2 หลายเดือนก่อน

      Laxamiiste kale ee top ah Cawil koyla 🔥
      Fanaan iyo laxamiiste cajiib cajaaib ah baa tahay

  • @najiibcolaad2876
    @najiibcolaad2876 2 หลายเดือนก่อน +10

    Waaryaadhaheen, fannaankan soo baxay mxd iiga qariseen ma nacab baad tihiin😂😂
    Kaamil is also on another level.

  • @Goodir2024
    @Goodir2024 4 วันที่ผ่านมา +1

    Abdirisaq Siciid on 🔥
    Waan ku faraxsanahay in aad One Million Views gaadhay saaxiib. 2017 adigoon fannaan ahayn oo Sagal Mustafe iyo Teamkeeda SummerTime ugu heesaya ayaan ku bartay.

  • @gattuze453
    @gattuze453 2 หลายเดือนก่อน +19

    Ereyada heesta:-
    Casar liiq cadceed galab joogta
    Caad iyo cadceed ku cilaaban
    Ubax midab cas lihi carfinaayo
    Naftii caalamka cabiraysay
    Cadradyahay casuun aragaagu
    Curadii hablaha carigeena
    Ku caleemo saar cindigaygu
    Cajab yidhi intuu la cajiibay
    KUu curiyay ammaan caqligaygu
    Jawi curiya caashaq abuura
    Casharada kalgacal i cabsiiya
    Ku cugtoo intaad i cisaysay
    Carshigii qalbiga ku cawaynay
    Kuna caafimaaday codkaaga
    Tinta culan cabaadhyaha qoorta
    Cududaha gacmaha leh cilaanka
    Ku camiran carfooney dhalaalka
    Curubyahay tin iyo cidhib beela
    Cadla tuuro waa cabirkaygu
    Ku calmade indhuhu kugu ciide
    Cishadaad fogaato cidloode
    Oo cadho tiray in cabaara
    Cidkaloon la qaato ka caagay

    • @SuhaybMohamedadam
      @SuhaybMohamedadam 2 หลายเดือนก่อน +3

      ? Cadla tuuro waa cabirkaygu

    • @gattuze453
      @gattuze453 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sxb aad baad u mahadsan tahay

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska389 2 หลายเดือนก่อน +10

    siciid & cali haybe &khalid kamil🎙️ & ayuub beat🎹 & team waqal fire🔥

  • @mahidhelmi9442
    @mahidhelmi9442 2 หลายเดือนก่อน +20

    Laxanka & Heesta Aniga Cimamada waan Ku turay,waxan Hees way dhaftay Somali wayne magaca kale uu Bixiya 5ta somaaliyeed🤚🏿

  • @ragnarxharma288
    @ragnarxharma288 2 หลายเดือนก่อน +9

    Erayada,Codka,Laxanka,Musiga,Duubista,Jilinka iyo So sarida. intuba waa wax kale!🙌🏼❤️💯

    • @Supr93
      @Supr93 2 หลายเดือนก่อน +1

      The 😂I’m a real artist and a good guy I can be your teacher 🎉

  • @KhadroMaxamedbarre
    @KhadroMaxamedbarre หลายเดือนก่อน +3

    Anigu waxan dhihi Lahaa 🐐 goat ka Laxanka waa Khalid kamiL
    Somali weyn ninkaas Ha Looga Danbeeyo dhanka Laxanka❤

  • @GulledSidiiq
    @GulledSidiiq 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ereyo Lagasoo Shaqeyey Abdirizak Carab Heesta Ku Luqeystay And Other Level Laxameystaha Loo Daba Fadhiisto Khaalid Kaamil,
    Music Sanadaha U Kiciyey Fanaaniinta Ee Dhalinta Soo Kacdey Ayuub Harun,
    Iyo Maxaanan Iloobeyn Iskudubaridka Ee U Haysta Soomaali Oo Dhan Waa,
    Waqal Studio,
    Heesta Intan Kehaley,
    {Kuna Caafimadey Codkaaga}❤❤❤ 100%

  • @cabdikaamilcarab
    @cabdikaamilcarab 2 หลายเดือนก่อน +16

    Khaalid kaamil nin miisaan culus laxamada dareenKa

  • @Cadeh_lyrics0
    @Cadeh_lyrics0 2 หลายเดือนก่อน +18

    Laga yaab khaalid kaamill 🔥✊🏾

  • @muparikcarrapay1608
    @muparikcarrapay1608 2 หลายเดือนก่อน +16

    Laxan haday noqoto khaalid kamil uga hadh🔥🔥

  • @xamdanaasir7436
    @xamdanaasir7436 2 หลายเดือนก่อน +5

    Laxanka khaalid codkiisii ayaa xattaa ka dhex muuqda.
    Khaalidka ❤

  • @Abdij4liil
    @Abdij4liil 2 หลายเดือนก่อน +11

    Khaalid Kaamil Qiimihisa hala siiyo🔥

  • @Sanchinoh-j9k
    @Sanchinoh-j9k 2 หลายเดือนก่อน +14

    Yaa kale oo laxankan sameyn karra oo kaamil ahayn🔥😮

  • @MohZayidOmer
    @MohZayidOmer 2 หลายเดือนก่อน +14

    Wow Laxan Ku Gaadha Goat Kamil Yaa Kamil Codkii Abdirazak Seid 🥹❤️🔥

  • @ApdirashiidNageeye
    @ApdirashiidNageeye 2 หลายเดือนก่อน +16

    Wow gabdhii kowad heesta iyoniyadu isu qalmaan m.a Geenyyyinka isaaq waa gobtay hooyaday kamida tahaye

  • @abdurahmanalves1452
    @abdurahmanalves1452 2 หลายเดือนก่อน +14

    What a melody Khalid kamil ❤

  • @elmi_official71
    @elmi_official71 2 หลายเดือนก่อน +15

    What a melody khaalid kaamil🔥🐐

    • @GaciyeNour
      @GaciyeNour หลายเดือนก่อน

      Rimics song the top

  • @Abokorrrr
    @Abokorrrr 2 หลายเดือนก่อน +18

    Heestan iga wle laxankeedu macqulba maha khalid kamiil❤️🐐

  • @Dhinbiilyareoffial
    @Dhinbiilyareoffial 2 หลายเดือนก่อน +8

    Khaalid kaamil laxamaystahii qarniga waa ❤❤

  • @Tarabimedia
    @Tarabimedia 2 หลายเดือนก่อน +7

    Hees kasta oo aad umcaan laxankeeda waa khaalid kaamil 🔥

  • @HORJOOGPRO
    @HORJOOGPRO 2 หลายเดือนก่อน +6

    Hees uu sameeyay cali haybe khalid kamilna laxan saaray wooow alaab iyo alaab wnka hayna ina siciidow adiyo team waqal 🫡🫡

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 7 วันที่ผ่านมา +1

    Hees iYo Badh 💯🔥

  • @abdullahinur6380
    @abdullahinur6380 หลายเดือนก่อน +2

    waxaan hees ma ahan ee magac kale ma u bixinaa soomaaliyeey!!!!!!

  • @ArahmanDhamal
    @ArahmanDhamal 2 หลายเดือนก่อน +2

    khaalid Kaamil: fanaan hibo gaara leh codka iyo laxankaba haday cidi qaadanyso CAPTAIN iyo GOAT-ka Fanka waa isaga 🙋‍♂️

  • @AbdiasismohamedAbdi
    @AbdiasismohamedAbdi 2 หลายเดือนก่อน +4

    Khalid kaamil hessteyda waan arkaa the true story life really❤ gubaaye7 👻👈

  • @ibraahimmoyer4778
    @ibraahimmoyer4778 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waqal Wstudio the leader somali youtubers 🏆🙋💯

  • @yaasinabdi5977
    @yaasinabdi5977 2 หลายเดือนก่อน +13

    Laxanku maaha wax la khasbo oo layska jibo saaro heesa ee waa hibo khaalid Kaamil waa mujsisida laxanka gacayte iyo abdikariin jiir baan ka dhadhamiyaa naaxiyadiisa

    • @lilkarna5879
      @lilkarna5879 2 หลายเดือนก่อน +1

      abdikarin maxaya khalid kamil magadho

    • @yaasinabdi5977
      @yaasinabdi5977 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@lilkarna5879abdikariin jiir hadaanad aqoon maxaad fan waxba kama taqaanid

    • @yaasinabdi5977
      @yaasinabdi5977 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@lilkarna5879abdikariin jiir hadaanad aqoon fan waxkama taqaanide abdikariin Ku kaad moodeyso maaha

    • @qayovictaa390
      @qayovictaa390 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@lilkarna5879 abdikaren faarax qaarey jiir weeye maha kad moodayso 😂

  • @khadarloveofficial2854
    @khadarloveofficial2854 2 หลายเดือนก่อน +6

    Filinkii kal hona ho ayaan xasuusty hees kaliya mahee waa like best movie❤

  • @abdikaafiabdirisaaq5423
    @abdikaafiabdirisaaq5423 2 หลายเดือนก่อน +3

    𝐤𝐮 𝐜𝐚𝐥𝐦𝐚𝐝𝐞 𝐈𝐧𝐝𝐡𝐮𝐡𝐮 𝐤𝐮𝐠𝐮 𝐜𝐢𝐢𝐝𝐞 𝐜𝐢𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐅𝐨𝐠𝐚𝐭𝐞 𝐂𝐢𝐝𝐥𝐨𝐝𝐞 🎉❤

  • @YusufeyBadhicade
    @YusufeyBadhicade 2 หลายเดือนก่อน +2

    2024 inta dawaneysa 😊❤

    • @Mutas10ap
      @Mutas10ap หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 24 myna ahynpa wx wln

  • @MohamedCawilmuse
    @MohamedCawilmuse 2 หลายเดือนก่อน +2

    Heestaan xaqeedi lama siin 1M ayeey u qallantay waase gaaaraysa iyadda gurguuranaysa Pest hees😢

  • @ZekimohamudMohamed
    @ZekimohamudMohamed 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waxaaan ahaa shakhsi aaad u fikira kana fikira caqabadaha nolosha balse nasiib baan u wayey ciriqa inaan qabto sanadku waa 2024 maalna mahayo jacaylna mahayo waxan hayaa kaliya aqooon igu filan oo illaaa deploma certificate ah kulliyada Aviation programe nolosha waxaan maray jab aaad u tira badan illaaa haddana mahayo jabka aan maray mirihiisiii illaa haddana waxaan diyaaar u ahay halgan nolosha ah
    2017 ayaan school dhameeyey xilliga aaan ahaa form one 2013 waxaan jeclaaday inan aaad u qurux badan illaaa hadana magaranayo meshay aduunka kaga nooshahay iyo melaan kala xiriiro waxaan isku waynay anigaaa waxaa galay safar tahriiba oo libia ah waxaan joogay 3 sano dalka ayaan kusoo laabtay 2021 waana waayey nasiib darro ❤❤❤❤😢

  • @mataanfilms
    @mataanfilms 2 หลายเดือนก่อน +5

    Cabdirisaaq Siciid Xajii Yuusuf Nuur Layaab Layaab 🎉🎉🎉🎉
    Waqal Studio Layaab Layaab

  • @AhmedBeylee
    @AhmedBeylee 2 หลายเดือนก่อน +3

    Hees lamida lama helayo 20sano ee soo socda ax hees laxan+music+cod dabacsan oo macaan cajiiiib🎧❤💥

  • @YaxyeMohaamed
    @YaxyeMohaamed 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Runtii waa hees 100% aad u mcn oo dareenleh❤❤❤

  • @EylaAbdirashid
    @EylaAbdirashid 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cawa dhageysanayaa hestan runtii wan ka heley inkastoo qofkan jeclaa iga fogyey lkn Alx waxan heysta Jaceyl dhaba waxan rajeynayaa malinka dib u kulano so boqdo I.a ❤

  • @dalmarabdirahman3342
    @dalmarabdirahman3342 2 หลายเดือนก่อน +5

    "Kuna caafimaaday codkaaga!"
    Heestu waa dhammays. ❤

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 2 หลายเดือนก่อน +2

    Khaalid kaamiL aabaha laxamada dareenka leh sido kle shpkay Ayuub Haaruun Wxd tuntay wax aynu aragnay maha shp 🔥🐐❤️

  • @Cabdicasiiscige
    @Cabdicasiiscige 2 หลายเดือนก่อน +8

    Great Khaalid.🙏

  • @Jirdehali
    @Jirdehali 2 หลายเดือนก่อน +4

    Muuqaal duubaha iyo editor-ka iyo directorku (GT, Waqal iyo Abwaan Axmed Xaraf) inaba caadi maaha, maxaad sameyseen🔥 Team Waqal Studio🎵🔥

  • @caydaruusxayga
    @caydaruusxayga 19 วันที่ผ่านมา +1

    Khaalid kaamil goat ka fanka

  • @GoalForge1
    @GoalForge1 2 หลายเดือนก่อน +11

    Khaalid kaamil ❤

  • @KaahaSahar
    @KaahaSahar 2 หลายเดือนก่อน +7

    Inta ila sugaysay heesta love dhac ku siiya😂❤

  • @mohamedsiradabdi5176
    @mohamedsiradabdi5176 2 หลายเดือนก่อน +3

    Soomaali baad tahay heestu waa hees soomaaliyeed sido kale fannaanku waa fannaan soomaaliyeed adiguna waxad shaqsi soomaali ah, maxa kugu kalifay inaad afkaaga gumayso ood afkale falaadad ku dhiibato? 😢😢😢

  • @XamdaLuul-wf1wh
    @XamdaLuul-wf1wh 2 หลายเดือนก่อน +5

    Khaliid khamiil nin rageed laxanka waan iska gartaye ❤❤❤❤

  • @Abdikani0225
    @Abdikani0225 2 หลายเดือนก่อน +4

    What a melody Kaamilka fanka
    Team waqal fireeeeeee🔥🔥

  • @ZakiMaxamuud-q3q
    @ZakiMaxamuud-q3q 2 หลายเดือนก่อน +2

    Thnks updy risaq siciid rag badan ❤ oo si ey xasas kooda u amaanan la,aa baad baad ka fujisay😅🎉

  • @suumi-zs1vc
    @suumi-zs1vc หลายเดือนก่อน +1

    Hestan page yar o coming son logu sameyay mrkan arkay bn si oga hestani inay qarxi donoto laxnkeda kliya❤

  • @Yahyozinho
    @Yahyozinho 2 หลายเดือนก่อน +3

    Sanado badan ka dib waxaan aragnaa hees 6 daqiiqo gaadhaysa wooooow 🎉❤

  • @YaxyeMohaamed
    @YaxyeMohaamed หลายเดือนก่อน +1

    Heestani dareemadayda ayey kicisay runtime ❤❤❤❤❤❤
    Very good song wllhi

  • @AsadSicid
    @AsadSicid 2 หลายเดือนก่อน +4

    Lqxanka khaalid kaamil goat 🐐 maanta laga bilaabo isagaaa Ah

  • @mohammedxayo5155
    @mohammedxayo5155 2 หลายเดือนก่อน +6

    Only Kaamil can do it ❤🔥.

  • @samatardiriye1226
    @samatardiriye1226 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wan ogahy ind heeskn mcn ereydisa DIB uso milicsan doonto
    ❤Dhac igu si

  • @AbdouMariam-k5i
    @AbdouMariam-k5i 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xesstu waa laxanka, laxankuna waa macalin Khalid Kamil ❤

  • @FataxFatax-m8r
    @FataxFatax-m8r 2 หลายเดือนก่อน +2

    aaaaar gabadhan ayaaba iga gadan ani yaa ila arkey another leval ❤

  • @mohamedsiradabdi5176
    @mohamedsiradabdi5176 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hiboole hibaddii ka yaabiyay khalid kaamil 😮😮😮😮😮

  • @Hotho-kaaYa
    @Hotho-kaaYa 2 หลายเดือนก่อน +5

    Waxan Hees way dhaaftaY waaba Heeso🥶👌

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi หลายเดือนก่อน +2

    Abdirisaq Siciid
    Carshigii Xubiga
    Directed by Axmed Xaraf
    Ereyada: Cali Haybe
    Laxanka: Khaalid Kaamil
    Music: Ayuub Haruun
    Camera: Ahmed GT
    Editing: Khadar Waqal
    Produced by Afro Waqal Furinle

  • @cabdifataax9686
    @cabdifataax9686 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ereyo kasamaysan suugaan dhamaystiran iyo cod aan waxpa laga qapan Karin ❤Tani hees way dhaftay❤❤❤

  • @Gashaamo
    @Gashaamo วันที่ผ่านมา

    Team reer. Hargysa ❤

  • @maslahmoha5442
    @maslahmoha5442 2 หลายเดือนก่อน +4

    Me Dj Maslah komment for this song heesta codka laxanka jiliinka iyo musicga farsamada xaqiiqdii waa mid laga sobaraandegay oo waliba laga shaqeyay top 10 for 10

  • @KayseSaleeban-r3b
    @KayseSaleeban-r3b 2 หลายเดือนก่อน +3

    inantan ani ayaaba ka helay wllhiyeee masha allah

  • @maxamedyuusuf559
    @maxamedyuusuf559 2 หลายเดือนก่อน +8

    La Yaab La Yaab Laga Yaab Khalid Kamil 🔥

  • @abaadirhuseen4115
    @abaadirhuseen4115 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waxani Hees Waa Dhaftaye Magac Kale Halo Bixiyo🙆‍♂️🎙️😂

  • @dj.rockets
    @dj.rockets 2 หลายเดือนก่อน +4

    Abdirisaak Siciid What A Song

    • @GaciyeNour
      @GaciyeNour หลายเดือนก่อน

      Is song modal remix lyrics meaning happy

  • @Xasancaliaxmad-h7f
    @Xasancaliaxmad-h7f หลายเดือนก่อน

    2025 ayaan sooo eegaa intay marayso I.a🎉 10/10 2024

  • @AbdiAnsaari
    @AbdiAnsaari 2 หลายเดือนก่อน +1

    HEESTANI intay Taabatey like hasaareen😢

  • @RoodaAdan-z6k
    @RoodaAdan-z6k 7 วันที่ผ่านมา

    Inanta sheekh weyn ayaa dhalay ilaahay hasoo hadeeyoo

  • @SadaamDaauuD
    @SadaamDaauuD 2 หลายเดือนก่อน +1

    Nabigeena or hees kee jece shahy❤🎉😢

  • @abdijabar7946
    @abdijabar7946 2 หลายเดือนก่อน +4

    The legend is back after 7 months of break 🙌 ❤

  • @khalidahmed5448
    @khalidahmed5448 2 หลายเดือนก่อน

    This song is literally a masterpiece
    WOW WOW WOW WOW WOW WOW
    Everything about this song is so perfectly complete
    1 million views and more coming soon
    Team waqal top laga yaab

  • @Amiinadam10
    @Amiinadam10 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan hees way dhaaftay ❤

  • @SOMALINOMUSIC
    @SOMALINOMUSIC 2 หลายเดือนก่อน +2

    TEAM NO MUSIC ❤
    WAN SOO DHIGAYA TIKTOK

  • @qoranemursal2109
    @qoranemursal2109 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fadlan heesta kasara carshiga waayo meqamkasi rabiga leh basharka logumatalagalin ilaaa ilahy kuwa u rali oga yahy moye ee isaga u xushay sida 7 carshiga hergalayso

  • @FosiyaJanno
    @FosiyaJanno หลายเดือนก่อน +1

    Cabdirisaaq sidaa kuhay😊😊😊😊

  • @Apwaanka_Duriyadah
    @Apwaanka_Duriyadah 2 หลายเดือนก่อน +5

    The really goat 🐐 Michael Ali tea maku jiraan meeshaH

  • @MohamedJigne17
    @MohamedJigne17 2 หลายเดือนก่อน +1

    Codka fananka☑️
    Acting ka ☑️
    Ereyada heesta ☑️
    Laxanka heesta ☑️

  • @abdigurayguray4789
    @abdigurayguray4789 หลายเดือนก่อน

    TØp wllh!🔥

  • @barkhadabdilahi509
    @barkhadabdilahi509 13 วันที่ผ่านมา

    2024.11.10.habeenimo isnina 😂❤

  • @mohankisma2932
    @mohankisma2932 หลายเดือนก่อน

    Team Waqal always top 🔝🔥

  • @hamzewali4392
    @hamzewali4392 2 หลายเดือนก่อน +6

    Heestan malaha laba bilood baan hayay oo aan iswaydiinayay toloow ragga isugu tagay yay ahaayeen cali haybe iyo khaalid kaamil umadeena maaha

  • @AswaanApdi75
    @AswaanApdi75 2 หลายเดือนก่อน +1

    Laxanka Khaalid kaamil The Goat Laxan unuu yahy ma isku Raacnay ❤😅

  • @AyuubHasan-y3z
    @AyuubHasan-y3z 2 หลายเดือนก่อน +2

    MULAXAN WEYNA ABWAAN KHALID KAAMIL LAXAMSET SAMADU KA YAABTAY

  • @xamda5485
    @xamda5485 2 หลายเดือนก่อน

    Hadhaagi fanka abdirizaq ziciid 💃💃💃

  • @AyanAdan-z7u
    @AyanAdan-z7u 2 หลายเดือนก่อน

    Waa heesta heesaha fanaan c/risaaq siciid go forward

  • @user-Najka
    @user-Najka 2 หลายเดือนก่อน

    jawi curiya caashaq abuura casharada galgacal icabsiiya walee hees waa dhaftay🔥🔥🔥🔥

  • @SomaliComedyChannelhanadali
    @SomaliComedyChannelhanadali 2 หลายเดือนก่อน +3

    Sawirka mesha yaal qeebta kowaad cid ka hadloyso malahan 😢😢

    • @xamda5485
      @xamda5485 2 หลายเดือนก่อน

      War wll sawirka muxu aha meshan ku arkan soo sari waye 🤔

    • @SomaliComedyChannelhanadali
      @SomaliComedyChannelhanadali 2 หลายเดือนก่อน

      ​​@@xamda5485 gaalada waxay dhahaan waa mariam nabi ciisa hooyadii