DEEQSAN ABDINASIR | HAKA QUUSAN QOFKAAGA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Thank you for watching! :)
    ━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
    Don't forget to subscribe! - / @moha_pro10
    ━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 195

  • @YusufAhmedsaid
    @YusufAhmedsaid ปีที่แล้ว +31

    Bisinka maxay Qaar waashay way Qaawan tahay lakiin deeqsan.. No mar danbe hadhow baad ka laydhin wax baad soo wadataa malaa joog.. aabe allaa yaa raxmee dhimay.. Nin baa ku Qaba ogoow ❤ sidaadaa laguu jecel yahay.. Ku Qurux badan tahay cod kaaga noo ma rabno jidhkaaga noo ❤hooy

    • @WarariyoWarbixinno
      @WarariyoWarbixinno ปีที่แล้ว +3

      ahey ah !!!!!! aabaheed haddaaney duco u badinayn, inay dhibaatada ka dayso uun bay ahayd, maanta waxa wax u taraysa ducada ay duceyso, waxani waa dhib, Alle ha u naxariisto C.Naasir M. Caydiid.

    • @ladiifoahmed5612
      @ladiifoahmed5612 11 หลายเดือนก่อน +1

      Ninka waba kn music utumya

  • @maxamedciro1927
    @maxamedciro1927 11 หลายเดือนก่อน +26

    Subxaanalah wllo ilaahay ka baq dadkan keep going ku leh aakhiro ku bad_baadin maayaan itaqulaaah wll 😢😢😢

  • @somalione6095
    @somalione6095 ปีที่แล้ว +46

    Allow adunyada shartedana na garab mari khyrkedana na waafaji 🤲🏻🤲🏻

  • @motigger
    @motigger 8 หลายเดือนก่อน +14

    wax walba waxa ka macaan quraan ka alle yaa igu raacsan

  • @Ahmed2857-j6x
    @Ahmed2857-j6x 7 หลายเดือนก่อน +3

    What a melody Meykal Ali Shaah 🐐

  • @faraxali8534
    @faraxali8534 10 หลายเดือนก่อน +10

    Subhanallah😢💔

  • @SumayoSiman-uv3ui
    @SumayoSiman-uv3ui ปีที่แล้ว +13

    Abaha shafartiisa dhulka ku jiday 😢😢 allah unaxariisto 😢😢 hadu kula jogi laha kama ogalan lahen wyo waxa tahay sharaftiisa

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +21

    Allow noo naxariiso aamiin Hala dhaafin 😢

    • @xamdasiciid1290
      @xamdasiciid1290 10 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaa rabbi dhamaantenb Allah ha inoo naxariisto

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@xamdasiciid1290😊❤😊❤😊❤❤

    • @RakiyaAbdirisaak
      @RakiyaAbdirisaak 3 หลายเดือนก่อน

      Aamiin Aamiin ❤❤❤

  • @ShamisMaxamed-n2k
    @ShamisMaxamed-n2k ปีที่แล้ว +13

    Aabhaa sharftiisi Melba Kaga dhcdey Ala haw naxriiste c/Nasir macalin caydiid 😢

    • @lbdelima6201
      @lbdelima6201 ปีที่แล้ว

      Aabeheed muxu ahaa

    • @maymunnur8036
      @maymunnur8036 ปีที่แล้ว

      @@lbdelima6201fanaan uu ahaa

    • @XamdiXamdi-rs5ti
      @XamdiXamdi-rs5ti 9 หลายเดือนก่อน

      Fanka unbuu shaqa kahayay ma shiq ama imam masjidbaa😂😂😂😂

  • @ShukriMaxamed-wi5no
    @ShukriMaxamed-wi5no ปีที่แล้ว +4

    Illahow na astur yaa rabi

  • @maandhr8218
    @maandhr8218 8 วันที่ผ่านมา

    Codmacaan baaloodhiibay❤❤❤❤❤

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial ปีที่แล้ว +2

    oo deeqsan ma intuu aabaheed dhimanayey sugaysay Alle ha u naxariiste, maxay sidan ugu labisatay subxanallaah maxanku dhacay

    • @najaahhuseen237
      @najaahhuseen237 8 หลายเดือนก่อน

      Laga yaaabaaa😂😂😂😂😂

  • @AbdiAbay
    @AbdiAbay ปีที่แล้ว +21

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 Abdi Nasir macalin caadiid Soo xasuutay Aabahed t sorry my sister ❤️

  • @HiboMohmed-v9q
    @HiboMohmed-v9q ปีที่แล้ว +6

    Walaalo ilaahay kabaqo 😢😢😢😢😢😢😢

  • @Xamseisko-x3t
    @Xamseisko-x3t 8 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyadaa sharafteda haku ciyaarin wll😢😢😢😢😢😢

  • @HaboonAxmed-k8o
    @HaboonAxmed-k8o 5 หลายเดือนก่อน

    Keeping dumaashi quruxdeydiih deeqsan hassan macalin axmed

  • @SaynabEreg-ql5ec
    @SaynabEreg-ql5ec 9 หลายเดือนก่อน +1

    allow aduunyadan gabdho ma joogaan allow gabdho fcn ka dhig😢😢

  • @meymunshirwa2951
    @meymunshirwa2951 ปีที่แล้ว +6

    Walaahi qabfhahii waa kadoo daraayaan subxaana allaah saan ayeey gabardhan oo marwaa ku tahay ilaahoow xaqa iyo xishoodka nugu dil dhamaanteen 😥😥😥

  • @fatxaelmi9860
    @fatxaelmi9860 ปีที่แล้ว +4

    Ala najmay wll hablihii waa naga waashy dee 😂 hablihiba yaho sadkoda iska xidhan top u bilowdey khalaaz😢😮😅

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 ปีที่แล้ว +3

    Waraa kabarta xushmada ragaan 🥰🥰💓💗💗💜💙💙💖🌺💗🎊👋👋✌️

  • @HodanMahad-m1r
    @HodanMahad-m1r 10 หลายเดือนก่อน

    Wooow isday music ula haystaa keep going sister ❤❤

  • @Abwaan_Qarayare
    @Abwaan_Qarayare ปีที่แล้ว +4

    Hooyadiini maskaxda baarku ka wada furnaa sidaa bash u daawaneyseen 😂😂😂😂 waryaa naagtu surewaal bay xidhantahee orod indhaha xafada iska bii 💥💥💥

    • @Cayni123
      @Cayni123 ปีที่แล้ว

      Anigaba gadaal ka arkay 😂

  • @cabdirsaaqmahamoth-rq4jc
    @cabdirsaaqmahamoth-rq4jc 5 หลายเดือนก่อน

    Queen Street 👸 👑 deeqsan 🫡

  • @MumtazAhmed-x4x
    @MumtazAhmed-x4x ปีที่แล้ว +1

    Sidaa ban isku kujinaa viva douriyada ❤🎉

  • @ikraanhussein9685
    @ikraanhussein9685 ปีที่แล้ว +11

    Reer comment gabadha surwaal jirka u ek ayee wadata sifican u fiiriya qeyli halasoo bodinee 😂😂😂😂😂

  • @HadiyaIsmail-r9k
    @HadiyaIsmail-r9k 10 หลายเดือนก่อน

    Waan ka helay❤🎉

  • @AbdirahmanHassanApdilahi
    @AbdirahmanHassanApdilahi ปีที่แล้ว +3

    Gabdhan waxa Like Aha maba seen kartan wayo way ka sii daraysaa ina ilahaa wa ina ilayhi rajuuceen 😢😮😮

  • @Maahira12
    @Maahira12 ปีที่แล้ว +1

    Ishcalaa hes wag waah ❤❤❤😊

  • @hamsemohamed-kj4dz
    @hamsemohamed-kj4dz ปีที่แล้ว +3

    Deeqsan Boqorada codka 2023💪

  • @mohammediprahim1776
    @mohammediprahim1776 ปีที่แล้ว +6

    Zubaxanallh 😢

    • @IfrahXiita
      @IfrahXiita 6 หลายเดือนก่อน +1

      😂😢maxa kudare

  • @hamdaadem935
    @hamdaadem935 ปีที่แล้ว +10

    Dadka modaya inan qawantahyy ma qawane surwalbay sidata jidhka u eg 😂

  • @hafzaismail5978
    @hafzaismail5978 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhii mxa helay.bsinkee😮

    • @Nastehonabad
      @Nastehonabad ปีที่แล้ว

      Surwal wada ma aragtii miya😅

  • @NimcoCabdiraxmaan-he5sc
    @NimcoCabdiraxmaan-he5sc หลายเดือนก่อน

    سبحان الله 😢

  • @FaaraxCaato
    @FaaraxCaato ปีที่แล้ว +1

    Maftuux cadced gacmo dahab 💪

  • @carfooney
    @carfooney ปีที่แล้ว +1

    Way ka waleen wlhi 😢😢

  • @amiidMoha
    @amiidMoha ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay kabaq wllo

  • @asmamohamedmahamoud7393
    @asmamohamedmahamoud7393 ปีที่แล้ว

    Bisinka wxy deeqsan wad ka dartay nafta ka xishood oo reerkina sharaf baad utahay ee wxno kle ha samyn

  • @CarafoArafo-f2b
    @CarafoArafo-f2b 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going sister ❤

  • @Ibrahimluka10
    @Ibrahimluka10 ปีที่แล้ว

    Heestaan waa ka fadhidaa 🔥

  • @DrRoble
    @DrRoble ปีที่แล้ว +1

    sideee ugu camiraayan heer waqooyigu qalpi ficanaa

  • @ShariaShariki
    @ShariaShariki 9 หลายเดือนก่อน

    Really love your smart voice 😊

  • @saadahoussein9993
    @saadahoussein9993 ปีที่แล้ว

    Deeeqsan wlllo ❤ ya wa ok

  • @simanomar9131
    @simanomar9131 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @zackmohelmi8502
    @zackmohelmi8502 11 หลายเดือนก่อน

    Music cadceedka🔥

  • @AasiyaAadan-j5l
    @AasiyaAadan-j5l ปีที่แล้ว

    Malaa wey soo waalanaysaa

  • @MursalhassanMursalhassan
    @MursalhassanMursalhassan ปีที่แล้ว +2

    Wey hees dhaaftey tani❤❤❤

  • @adanadow5376
    @adanadow5376 ปีที่แล้ว

    Chafu sana

  • @KhadraAyan
    @KhadraAyan ปีที่แล้ว

    Hey tana ma qawisen 😢 subxan allah

  • @NajmaismacilNajmaismacil
    @NajmaismacilNajmaismacil ปีที่แล้ว

    😢😢 talow heestan ma aney igu socotaa ax😢😢

  • @RodaYousouf
    @RodaYousouf 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasa

  • @hodanmohamedcaare6066
    @hodanmohamedcaare6066 ปีที่แล้ว +1

    Naa is astur waxyay waalani 😢hana ceebayne

  • @NajaxNajaxmohmud
    @NajaxNajaxmohmud ปีที่แล้ว +23

    😢😢😢😢subxanallah

    • @HooyoHinda-x9y
      @HooyoHinda-x9y 11 หลายเดือนก่อน

      Suxanala😂❤

  • @Mukhtaarmaxamed-oz9ex
    @Mukhtaarmaxamed-oz9ex 28 วันที่ผ่านมา

    Maanta oo ah Maalin isniin ah oo ay Taariikhdu tahay 09/09/2024 oo Uu Dhulbahnte ka Go’ay Somaliland Doorashadii Madax weyne Cirrana ay ka dhiman tahay 62 Cisho kaliya isha allah

  • @dowladofficial7434
    @dowladofficial7434 ปีที่แล้ว +1

    Keep going sisyer jaxiima😂😂😂❤

  • @Saabriin-c7c
    @Saabriin-c7c 11 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahykacbso🤲🤲🤲

    • @Sucaad.65Muuse
      @Sucaad.65Muuse 6 หลายเดือนก่อน

      Aduguna illahay kacabso

  • @leylocali5630
    @leylocali5630 11 หลายเดือนก่อน

    Subaxanlha

  • @HooyoHinda-x9y
    @HooyoHinda-x9y 11 หลายเดือนก่อน

    Walal ilahay ka baq

  • @dorga1432
    @dorga1432 ปีที่แล้ว +2

    Somali maryooley dagdaga iska joojiya inantu surwaal jidhka u eeg bay xidhantey 😅fududa dadku ma Ana dhalay 😅

    • @NaiaMohamoud
      @NaiaMohamoud 11 หลายเดือนก่อน

      Way is yeeelyeelayan😂😂😂

  • @TripleAGD
    @TripleAGD ปีที่แล้ว +1

    Deeqsan Oo kin Jaamac iska bareejeysa .

  • @NajmaismacilNajmaismacil
    @NajmaismacilNajmaismacil ปีที่แล้ว

    Xanuun kulu jaceylku 😢

  • @amelyazin1776
    @amelyazin1776 11 หลายเดือนก่อน

    Wow 😮😮

  • @suhuurhassan1699
    @suhuurhassan1699 ปีที่แล้ว +1

    Naa is astur shib lagaa dhig oo shamiito lagugu shubye

  • @abdiraxmaanmaxamed159
    @abdiraxmaanmaxamed159 ปีที่แล้ว +1

    Naa xishoo oo wax isku fal😅

  • @dowladofficial7434
    @dowladofficial7434 ปีที่แล้ว

    Top song

  • @user-jt7jg9pq2r
    @user-jt7jg9pq2r ปีที่แล้ว

    Hore uso wlshy

  • @istahilaragzan8843
    @istahilaragzan8843 ปีที่แล้ว +3

    Deeqsan maxa ku helay 😮

  • @saynabxawaareye9981
    @saynabxawaareye9981 ปีที่แล้ว +1

    indr mxa kugu dhacay qof reer laho masuula tahe 😮

  • @abdiyare1216
    @abdiyare1216 ปีที่แล้ว +2

    Wow this song❤🍁

  • @SahroCabdi-tl3ze
    @SahroCabdi-tl3ze 7 หลายเดือนก่อน

    Hestan macnaheda yaa ifahansiiya ismakuu qarqaraya waxay😮😮😮

  • @Hassanabdi-io9lb
    @Hassanabdi-io9lb 9 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaah

  • @Abwaan_Qarayare
    @Abwaan_Qarayare ปีที่แล้ว +1

    Aryee habarjeclooy, yoolka naga dul qaada nacalaaye 😂😂😂 orda 4taa kun ee Muuse dabka saarayo is qora hadaa doontaanoo laydha noo baneeya walaahi hadii kale macaa deeqsan buurta ayay kusoo laydhsaneysaa 💥💥💥 niyaw inader wax kale maahee huurka ayaan necebnahay...

  • @nazali5183
    @nazali5183 ปีที่แล้ว

    0:52

  • @AsmacabdiDalmar
    @AsmacabdiDalmar หลายเดือนก่อน +1

    25/8/2024😢

  • @yuruphaype1423
    @yuruphaype1423 ปีที่แล้ว +1

    Alla maxad sowtu raxma tahy m.a ❤😢

  • @ismacilyuusuf5892
    @ismacilyuusuf5892 ปีที่แล้ว

    Naa lugaha qari waalagaa naxayaaye foolxumaa

  • @AlmaasAli-eo3iu
    @AlmaasAli-eo3iu ปีที่แล้ว +1

    Remember

  • @AasiyaAadan-j5l
    @AasiyaAadan-j5l ปีที่แล้ว

    Naa xishood oo alle ka baq oo maroons xisho

  • @farhiafarta6500
    @farhiafarta6500 ปีที่แล้ว

    Naxdeeda iyo sakada ey wadato shaqa iskuma laha foolxumo ku dishay , xishoodkiina meel bey ku tuurtay markaasbey Candhadeedi bar na tuseysaaa, ninka qabana waa danyuus

    • @xaawoGeele-t2g
      @xaawoGeele-t2g 8 หลายเดือนก่อน

      Surwaal jirka u eg bay wadataaa inanta ka leexo

  • @ZNOP_ZADIK
    @ZNOP_ZADIK ปีที่แล้ว

    Wow

  • @FilsanHabi-cg3lu
    @FilsanHabi-cg3lu ปีที่แล้ว

    Fanaanin isfahanse dheh

  • @barwaaqoqalanjo9393
    @barwaaqoqalanjo9393 ปีที่แล้ว

    SUBXAANLAAH😢

  • @Ahmed_kamil88
    @Ahmed_kamil88 ปีที่แล้ว

    Keep going ilaa jahanaba anagu wn ku dhagaysanaynaa uun lkin qaar aan oghy baa wx qaldan ka fahnsan video ooku tuuranaya machkoodii😂😂😂😂😂😂

  • @NasteexoKeerow
    @NasteexoKeerow 9 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢

  • @zihammohamedjama
    @zihammohamedjama ปีที่แล้ว

    ❤️😭HeestaN

  • @SaamiyaipraahimSaamiyaipraahim
    @SaamiyaipraahimSaamiyaipraahim ปีที่แล้ว

    Ayan darana wiilkay hooyada uthy😏

  • @shukriabdi4378
    @shukriabdi4378 ปีที่แล้ว +1

    War inantu maradu way ku dhagn thy waa sx lkn lugaha walal surwaak jidhka u eeg bay wadataa waad dareemi kartaan idinkuba ee ka fuqa madaxa uun io djarko ku dhagan mooye

  • @KhaalidFaysal-wn6ix
    @KhaalidFaysal-wn6ix 3 หลายเดือนก่อน

    ilhoow nastur Yara bi😂😂😂😂😂😂😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅

  • @suhaybfaysal5525
    @suhaybfaysal5525 ปีที่แล้ว +1

    Deeqsan khayrkaa halkoo.maray waad marasaa😂😂maanta

  • @NimcoAbdilahi-j5v
    @NimcoAbdilahi-j5v 11 หลายเดือนก่อน

    mandibul🎉

  • @RaxmaMaxamad-pe8rk
    @RaxmaMaxamad-pe8rk ปีที่แล้ว

  • @aymanjirde1547
    @aymanjirde1547 ปีที่แล้ว

    Ilka dheer yaa kasoo waleyyyy 😂😂

  • @bahja_apdiqadir
    @bahja_apdiqadir ปีที่แล้ว +3

    ❤😭this song

  • @mr.aydarusmohamed6696
    @mr.aydarusmohamed6696 11 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @ZaraaAaQiL
    @ZaraaAaQiL ปีที่แล้ว +1

    yaa 🙄nayaa wllo maxaa kaa khaldan na isma baad eegin show 😂😂😂

  • @mohaabdi3534
    @mohaabdi3534 ปีที่แล้ว

    Inay dharka dhigatay wax dhaafsiisan may la imaan shaydaanadu

  • @AbdilahimahamudAbdilahimahamud
    @AbdilahimahamudAbdilahimahamud 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊ok

  • @KamaalupdihQaraztah-tw9fo
    @KamaalupdihQaraztah-tw9fo ปีที่แล้ว

    Dadka mah il baxayaan Hala yaabin
    Iyadaah garateeeh dakinan layaban gabartah😂

  • @8_iuhz
    @8_iuhz ปีที่แล้ว

    Subaxna Allh qoftn soma xijaban maxa sas ka digya wax ficn bay umalysa hada yaab Somalia dinata maxya u taqan😂

  • @NaiaMohamoud
    @NaiaMohamoud 11 หลายเดือนก่อน

    Ma idha laydin hayaaa🧐🧐waa surwaal jidhka u eeg😒😒

  • @istahilaragzan8843
    @istahilaragzan8843 ปีที่แล้ว

    Ooo intii la qarinayay sawdiga baneeyey bisinka

    • @macaaneeyahmed
      @macaaneeyahmed ปีที่แล้ว

      Surwaal ayay gishan tyy wll lkn sidan ma wacna