Ninkan isagana waa la xidhayaa barihiisa bulshada | Jordan Peterson | wuxuu ku xigaa Tate!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Twitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/...
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.

ความคิดเห็น • 97

  • @gacanwiish3777
    @gacanwiish3777 2 ปีที่แล้ว +16

    Nabi Maxamed scw 🖤

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 2 ปีที่แล้ว +20

    Masha Allah, wiilkan yar Allah ha xafido waxan ku jeclahay hadalkiisa aqliga ku dhisan, Allah ha ku xafido mama
    Xayaakallah.

  • @lilmonsterz2086
    @lilmonsterz2086 2 ปีที่แล้ว +20

    Nabigeena suubanaa ku saliya scw

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 2 ปีที่แล้ว +29

    Ninkaan Ugu danbayn Wuu muslimi doonaa Insha allaah Markaam arkay Aqoonyahanada Islaamka isagoo Wareesanaya Su,aalo Cajiib ahna uu waydiinayo

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 2 ปีที่แล้ว +21

    So much thanks, Adam Sahan.

  • @dalqoshow4318
    @dalqoshow4318 2 ปีที่แล้ว +7

    Ustaad aadan sahan waan ku salaamay .

  • @yuuhassan3235
    @yuuhassan3235 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh ustaad allh haku xifdiyo xaqiqdi waxad thy qof sidagan dadka wax ugu sheegta xaqiiqdi

  • @yahyehazan7155
    @yahyehazan7155 2 ปีที่แล้ว +7

    masHa allH
    wllky Aadan (sahan)

  • @laaska0014
    @laaska0014 2 ปีที่แล้ว +5

    ilaahay hakuxafido wll ilaahay haqa iyo baadilka waa uu kalasaaray

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 2 ปีที่แล้ว +3

    Wcmz, mahadsanid Aadan Khadar Cali
    XAQA ayaa ah in la taabto xataa ha lagu dhinteee

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid macalin

  • @mohayare1515
    @mohayare1515 2 ปีที่แล้ว +7

    The legend of TH-cam Adan Allah kudhowro🌹

  • @zakiali2236
    @zakiali2236 ปีที่แล้ว

    JAZAAKALLAAH masul, nin diyaarsan ayaa tahay MAASHA ALLAAH.

  • @louztam4162
    @louztam4162 2 ปีที่แล้ว +1

    illaahay haku xitiyo aadan khadar cali aadan sahan

  • @khalidmaxamed2434
    @khalidmaxamed2434 2 ปีที่แล้ว +2

    Adeer xaqu uu soo daahirayaa, si uu usoo daahiraba

  • @zirhamsa
    @zirhamsa 2 ปีที่แล้ว +3

    Adan sahan manshallh

  • @apdiaziez4778
    @apdiaziez4778 2 ปีที่แล้ว +17

    Jordan Peterson Qudbadiisa Wan Dhagystay in bdan wanan U Bahna Inad Kaso Hadasho Ninkan wana Dadka wax fahmay siday wax Usocdaan....

  • @kariezuper5956
    @kariezuper5956 2 ปีที่แล้ว

    Aadan sahan horumar wacan

  • @qamarali3523
    @qamarali3523 2 ปีที่แล้ว +2

    Noocaga oo kale alle ha ku badayo bulshada somaliyeed

  • @FPT326
    @FPT326 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa nin cajiib

  • @mohamedosman3218
    @mohamedosman3218 2 ปีที่แล้ว +2

    Wow it's amazing. Didn't know that a lot of Somali knows who Jordan Peterson is.

  • @nastehoabdirazhid1281
    @nastehoabdirazhid1281 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah wlll

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 ปีที่แล้ว +3

    Adañ sahan waa xirfid hadal philosophy wxaa qof qabta waxa Ku fiican yahay tusaale qof codkar ama qof quruxbadan oo noqda kuwa dharka cayasiioya tusaale kale qof gaaban police laga dhigay ama mahadsanid kaaape mudo Ku xiran sadex sano Ka badan inta muqalkeda dawan jiray Ku xirnaa

  • @abdirizakahmedhussein7979
    @abdirizakahmedhussein7979 2 ปีที่แล้ว +3

    Noo soo badi itiisa wanaagsan

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 2 ปีที่แล้ว +2

    Somali legend Aadan khader

  • @cabdiraxmaanfantastic4471
    @cabdiraxmaanfantastic4471 2 ปีที่แล้ว

    Adan sahan barnaamij inooga soo diyaari qisada yajuuj iyo majuuj

  • @jacfarmouse7181
    @jacfarmouse7181 2 ปีที่แล้ว

    Barnamij aad aan uga heley weeye fadlan noo soo badi

  • @cumaraxmed9206
    @cumaraxmed9206 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc.. Aadan.
    Xage lagala so xidhidhi kara wllo?

  • @micorphanageagontakenya5177
    @micorphanageagontakenya5177 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal OnePath Network oo TikTok laga xinab kaso hadal

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan fidradi ilaahay ku abuuray ayaa ku jirta, wakhti ayaa lagu jiraa xaqiiqda la daboolo

  • @nuradinshukri4997
    @nuradinshukri4997 2 ปีที่แล้ว +9

    Wl adigo wax fcn soo gudbiyo Hadane views badan iyo like ma haysatid Taas macnaheda dadka wanag jecel ayaa aduunka ku yar thanks zxp

  • @suhuurcabdirahmanmaxamed7294
    @suhuurcabdirahmanmaxamed7294 2 ปีที่แล้ว +2

    Coming soon 300k

  • @akzhariif7937
    @akzhariif7937 2 ปีที่แล้ว +3

    Aadan sahan xarabaad socda🤣 Taageeraha ugu weyn ee hargeisa kuu joga waa aniga

  • @rooblexirsicabdi2289
    @rooblexirsicabdi2289 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal

  • @xikmad_zamemedia7841
    @xikmad_zamemedia7841 2 ปีที่แล้ว +2

    Acs wllka 🦁 🦁 🦁

  • @buukax9475
    @buukax9475 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlle buug ayaan rabey sideen ku helaya?

  • @abdirahmanosmanibrahim6607
    @abdirahmanosmanibrahim6607 2 ปีที่แล้ว

    Boogaa 12 waan akhriyaya

  • @jamesalpha463
    @jamesalpha463 2 ปีที่แล้ว

    Walalo doodaha dhaadheer mxa usoo turjumi wayday?

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 ปีที่แล้ว

    U welcome king ♡

  • @abdimajidsaedadam9490
    @abdimajidsaedadam9490 2 ปีที่แล้ว

    GO to Rumble Platform.

  • @rashidafarah3220
    @rashidafarah3220 ปีที่แล้ว

    Aad ayan udhageystaa arimaha galbeedka

  • @lenommahamoudhassan3812
    @lenommahamoudhassan3812 2 ปีที่แล้ว

    Bien

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 ปีที่แล้ว

    Anigu kolleey waxaan aaminsanahay in runta iyo beenta ama xaqa iyo baadilka lakala garanwaayi sidaa awgeedna dadbadan ay bareegga goosandoonaan waayo waa calaamadaha haddadan iimuuqda waana fidno tan uguweyn.

  • @TAREESO
    @TAREESO 2 ปีที่แล้ว

    Adan sahan wlle waad mahadsantahy waxaad tahay ruux nool casrigaan dhalinta barkeed ruuxda ayaa kadhimatay

  • @muhamedsamater3863
    @muhamedsamater3863 2 ปีที่แล้ว

    Sxb buugaagtii taxanaha ahaa maxaa ku dhacay waxyaabo badan ayaan ka faaidi jirnay ee hadaad awoodo noosoo diyaari bro

  • @qamarali3523
    @qamarali3523 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan is iraahdaa raga sidaan wanaagsan u fakaraya oo hadana dhalinyarada ah haday talin lahaayeen koofur iyo wuqooyi way isu keeni lahaayeen somalina way midayn lahaayeen ordugaan oo kalana way noqon lahaayeen malaha ee Yaa waxaan naga hot wareejiya raga AAN sheegayo waa aadan iyo tiimka asaga la midka ah

  • @realtrendingtreasure
    @realtrendingtreasure 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan in bdn ayaan daawan jiray runtii waa dhiirigeliye nololeed dhanka wax barashada dhamaan nolosha

  • @ladanladan8461
    @ladanladan8461 2 ปีที่แล้ว

    الحكمة ضالة المؤمن
    Weeyaan meeshi xigmad taalana lama dhaafo

  • @TheReal_Man
    @TheReal_Man 2 ปีที่แล้ว +2

    TH-cam-kiisa ma xidhna sxb halkaas ku noqo

  • @BOPSi_0
    @BOPSi_0 2 ปีที่แล้ว +1

    AdNo Aragtida shirqolka

  • @munaahmed7500
    @munaahmed7500 2 ปีที่แล้ว

    Aad baan udawaday showgiisa boogesa 12 rules waan aqriyey me Anderson wuxuu kahadlaa sidaa western udhaqmaan oo runta ayuu ka sheegaa

  • @somalianopinion
    @somalianopinion 2 ปีที่แล้ว

    Islamic Republic of Somalia
    Somalian Revolution

  • @Sadiq-bulshawi10
    @Sadiq-bulshawi10 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @fatumaadam3067
    @fatumaadam3067 2 ปีที่แล้ว +3

    I don't think so that would happen to JP he has some big kahunas backing him up.

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 ปีที่แล้ว

    AADANOW KASOO HADAL DADKA INVESTMENT GAREEYA MAXAY KA FAA,IIDAAN WLL KASOO HADAL

  • @gicilo386
    @gicilo386 2 ปีที่แล้ว

    Nabi maxamad ayuu dhiig'ya cab kutil maamy ayaan dhaweedna waa kii yiri muslimiintaa fariin udiraa lkn muslimiin badan ujawaabtay fariin tiisa xumeyd

  • @abdirahmanali10
    @abdirahmanali10 2 ปีที่แล้ว +2

    Dodihii mohmed hijab iyo isaga wxu umuuqday inuu wxbdn ka fahmay diinta islamka isgoo aaminy iny diinta ugu runta bdn diimaha tahy wxn rjyn inuu siiwado baaritaankiisa rja fiicn bnu ka qbna qadashadiisa

  • @adandhgey
    @adandhgey 2 ปีที่แล้ว

    hhhhhhhh, si aan la'inoosirmin iga dheh... wlhi waa iga qosliday.

  • @zaki_h8393
    @zaki_h8393 2 ปีที่แล้ว +2

    Jordan Peterson waa Clinical Psychologist ah aad na loogaga dhambeeyo cilmigan.
    waxa xusid mudan inuu waa dhawayd NABIGA SCW u gafay kuna tilmaamay WARLORD (DAGAAL-OOGE).

    • @sayidii1
      @sayidii1 2 ปีที่แล้ว

      Wuu kasoo cudur daartay, raaligelin ayuuna ka baxshay.

    • @zaki_h8393
      @zaki_h8393 2 ปีที่แล้ว

      @@sayidii1 rasuulka gefkiisa raaligalin kuma dhaco, xataa hadduu islaamo waa lagala xisaabtamayaa walaal.

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 2 ปีที่แล้ว +1

    War inti horee dhan waabuu wacna ee barnamijkiisii udanbeeyay iyo sidii islaamka ugu fogaadan nacay
    Ay_ay dhalay weeyi

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 ปีที่แล้ว

    Waxaan La yaaba Ninka Leh Nin Nin Ha fuulo Ma qof waalan baaa

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 2 ปีที่แล้ว

    Wcs

  • @bilaal-ugaaska
    @bilaal-ugaaska 2 ปีที่แล้ว

    Qof kasta oo wax fahma ama si fiiro dheer wax u arka waa la iska qabanayaa si lo so saaro umad Wada anshax ahaan iyo akhlaaq ahaanba aad u liita

  • @maryamaabokor9967
    @maryamaabokor9967 2 ปีที่แล้ว +2

    Horta Femanisamkan la Sheegayo Maxa Keenay

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy 2 ปีที่แล้ว

    Waxey u muuqataa in xaqu banaanka imaanayo.

  • @berya-samo5227
    @berya-samo5227 2 ปีที่แล้ว

    Matt Walsh iyo dokomenteriga What’s a woman waa muhim iyaguna

  • @xogahasayniska6566
    @xogahasayniska6566 2 ปีที่แล้ว

    Twitter soo Ellon Musk ma iibsan? Waa maxay Xuriyad la'aantu

  • @sakhaaweaxmed8897
    @sakhaaweaxmed8897 2 ปีที่แล้ว +2

    Muuse biixi wax u sheeg

  • @zakariyemaxamed5501
    @zakariyemaxamed5501 2 ปีที่แล้ว

    Jorden peterson "wan nin xaqiiqada iyo wa qica bulshada rer galbedka fahmay naftis iyo nafaha kala donaya inu ka badbadiyo isir tir iyo afmerka adanaha "jorden wn la socdad dodihisa ibta badan wna cilmi iyo fahanba isku darsadey

  • @cawaleyareibnufaarax4628
    @cawaleyareibnufaarax4628 2 ปีที่แล้ว

    Waxan dawaday laba doodod uu lagalay Xamse yusuf .islam kristan&yahuuda iyo Maxamed Xijab. islamka& nabada runti waa qof waxbadan fahansan

  • @naajmasalah4436
    @naajmasalah4436 2 ปีที่แล้ว +2

    Adigu maxad ka qaban kartaa markaa hadalbaad meesha ku haysaaye

  • @maxamedcabdishakuur1921
    @maxamedcabdishakuur1921 2 ปีที่แล้ว

    WLL MCN WAN KU TAGEERA BALSE WXN KA COD SANAYAA MUSICA YAR EE QIIRADA AH INAAD VIDIO YADADA SOO GALISO

  • @raily6824
    @raily6824 2 ปีที่แล้ว

    Everyone has rigth to do what they want with their body and he did wrong attacking her/he publicly cause he is higth profile in media and should be quite such isues we have to accept this is ending times and the hell has been made for some of us in this world let nature take it's course we shouldn't judge that is for God 🙏

  • @karamali2198
    @karamali2198 2 ปีที่แล้ว

    Feminism anigu ma diidani lkn masculine toxins of Somali men baaan diidanhy taasa dalkeeena rogtey

  • @inaelayeh
    @inaelayeh 2 ปีที่แล้ว +4

    Jordan peterson muuqaalo af soomaali ku turjuman ayaan kasameeyay ee soo daawadaa th-cam.com/video/QJpPwukM9Rk/w-d-xo.html

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 ปีที่แล้ว

    Kkkk

  • @abdiabdullahi
    @abdiabdullahi 2 ปีที่แล้ว

    Inbadan baan ku taxnaa ninkan, waa nin gaal ah, Lkn eraykasta oo afkiisa kasoo baxaa micno ayuu samaynayaa! Wuxuuna ka hadlaa mowduucyada xasaasiga ka wadamada reer galbeedka

  • @DARKGAMING-yo2un
    @DARKGAMING-yo2un 2 ปีที่แล้ว +1

    emotional damage 😂

  • @Mosman47
    @Mosman47 2 ปีที่แล้ว

    Aad ayaan u dhageystaaa odaygan
    Wuxuu yidhi waxeey muslimiintu igu yidhaahdaan adig muslim ayaad u dhawdahay

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 2 ปีที่แล้ว +2

    Jordan peterson, cognitive psychologists, ninkani waxba kuma sameyn karaa, hadda ka hor ayuu ka hadlay arrimaha transgender ⚧, waxba lama dhihin.

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 ปีที่แล้ว

    Runtii Imika waali xaragoonaysa Ayaa Jirta

  • @iimaanbare8559
    @iimaanbare8559 2 ปีที่แล้ว

    Sidii nabi Soo daahirey hhhh wxn jeclhy qaabkaad wax usharaxdo

  • @iloveallah8454
    @iloveallah8454 2 ปีที่แล้ว +2

    aadan sheekadu waa qawda maqashii waxna how qaban bal fiirso videogan xaalna arag halku marayo masoniyada ayuu la shaqeya ninkan th-cam.com/video/JuvP7XPnMn8/w-d-xo.html

  • @actors_of_India
    @actors_of_India 2 ปีที่แล้ว +2

    Aadan fiidiyowgan dawo adiga oo mahadsan th-cam.com/video/Rxs2WtGeAgQ/w-d-xo.html

  • @mowli420
    @mowli420 2 ปีที่แล้ว +2

    Cabdimalik mouse coldon ayaa hada ka hor ka hadlay arimahaan oo lagu arkay Somaliland waana la xeray sax

  • @abdulrazaq2302
    @abdulrazaq2302 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhaas waxaa ku aqaanay film-ka taxanaha ah ee caanka ah x-men
    Akh🤮 waa ka yaqyaqsooday

  • @zirhamsa
    @zirhamsa 2 ปีที่แล้ว +1

    Aadanow wll hal vedio nooga soo same maxay tahay ama maxay ka faa idan xumanta iyo waxyalaha LGBTQ iyo feminist dadka maal galiyey maxay ka faa idaan

  • @najiibalfa6173
    @najiibalfa6173 2 ปีที่แล้ว

    Ogsonow inu ninkan in badan duray diinta islaamka yo nabigena suuban so baar asaga yo maxamed xijab xata wa uu la hadlay suaalo ayuna weydiyay mrks neh wa uu ka cudur daartay cayda nabiga mrka dhinaca wangsan kaliya dadka ha u soo gudbin ee dhiniciisa xun nah usheg si ey dadka uga digtonadaan mise wadan garaneyn adu oo wad iska so qadatay un

  • @Haykal5
    @Haykal5 2 ปีที่แล้ว

    The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️th-cam.com/users/shortsD7Ax4sDQm2I?feature=share