Jay Shetty Waxaa Bentiisa Soo Fashiliyey The Guardian.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 มี.ค. 2024
  • GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
    Halkaan Ka Iibso Cashirada :courses.hosowpro.com/
    Booqo Website-keyga :
    Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
    My Facebook Page : search/top?q...
    Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com/@hosowpro?lang=en
    Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
    QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
    camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
    wide lense : amzn.to/37J7UrY
    favo lense : amzn.to/3e0X7KR
    camera bag : amzn.to/3mxGWIh
    camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
    lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
    lense 2 : amzn.to/2JashEq
    ND filter : amzn.to/2HDHDAS
    gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
    KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD TH-cam KU BILAABI KARTO
    Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
    halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
    kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
    camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
    COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
    Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
    Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
    miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
    sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
    monitorka : amzn.to/37IOq6P
    macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
    speakers : amzn.to/3oyCLOb
    nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
    hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
    hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
    memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
    memory card holder : amzn.to/34vx3o4
    Qalabka CODKA - AUDIO
    microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
    lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
    USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
    wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
    voice recorder : amzn.to/37KGqlV
    mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
    LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
    softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
    smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
    reflector : amzn.to/37Y0vp9
    light gel : amzn.to/3dZgjsu
    MUUQAALO XIISO LEH
    CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
    FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
    FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
  • ภาพยนตร์และแอนิเมชัน

ความคิดเห็น • 155

  • @sacidbarud1881
    @sacidbarud1881 2 หลายเดือนก่อน +42

    I used to watch jay sheety 2019 when i was form 4 but no one is perfect in this world but his speeches were amazing motivational

    • @Movieclip_2002
      @Movieclip_2002 หลายเดือนก่อน

      Yh fr bro

    • @KOHcrypto
      @KOHcrypto หลายเดือนก่อน

      Lkn gaalnimo ayu dadka baraa... Siday inay naftooda raacan... Iyo dinta ay hoosta ku wadato moke mode... monasticism

  • @abdihamiidhussein5214
    @abdihamiidhussein5214 2 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks Hoosow😇sida wngsn aad waxyabahan ookale nagadabageesid. Horey usoco bro

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 2 หลายเดือนก่อน +32

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

    • @IHAAAP
      @IHAAAP 2 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscwscw

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sallaallaahu Caleyhii Wasalam ❤

    • @MimiAlyarimi
      @MimiAlyarimi หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ramadan Mubarak wlalkey hoorey usoco ❤🙏

  • @UMUWALD1
    @UMUWALD1 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga jay Shetty waan taageeraa waana jeclahay motivational speeches kiisa 👍

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 2 หลายเดือนก่อน +5

    RAMADAN MUBARAK❤❤

  • @Ahmvdov
    @Ahmvdov 2 หลายเดือนก่อน +9

    The guardian iyo Jay oo aan labadaba muddo ku xidhnaa, The guardian ayanan aaminsanayn

  • @sadiayasin1463
    @sadiayasin1463 2 หลายเดือนก่อน

    Nice mansha allah. I like sidan wax usoo gudbisay. As someone who only watch English content . I like the somali version. Halkaa ka wad.

  • @Saadaq.Bandiiro
    @Saadaq.Bandiiro 2 หลายเดือนก่อน +6

    Hosow my brother guleyso

  • @Nawaleyy
    @Nawaleyy หลายเดือนก่อน

    Golden voice❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey ramadaan mubaarak

  • @user-cb3hk2kt1o
    @user-cb3hk2kt1o 2 หลายเดือนก่อน

    Omg I used to do his training classes

  • @AbdullahiMohamed-21
    @AbdullahiMohamed-21 2 หลายเดือนก่อน +1

    First person ❤🎉

  • @nuurajx8602
    @nuurajx8602 2 หลายเดือนก่อน +10

    Wan. Tageera wa dhiiri galiye cajiib ah jey ❤❤❤

  • @safiyomuxudiin3696
    @safiyomuxudiin3696 2 หลายเดือนก่อน +7

    podcast yadiisa ad ugu xiranhy

  • @MohamedAli-xh8vt
    @MohamedAli-xh8vt 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jay shetty best inspired students

  • @askarciid397
    @askarciid397 หลายเดือนก่อน

    Waan dawan jiray inbdn he is perfect motivater.

  • @flastinguled2815
    @flastinguled2815 2 หลายเดือนก่อน +3

    ilaaa 2018 yaaan lasocde ninkaaan lkn anyway waaa nin gadme noloshana waa kadhaqme oo wuu gaare guulo badan waana famous podcasts loogu jecelyahay dadka qabto ayuu kujiraaa before 1or2 months ago marwadii hore ee aqalka cad yaa marti u,ahayd soo wuu sii soconaa marwaliba millions aa ku xiran

    • @mamayao5290
      @mamayao5290 2 หลายเดือนก่อน +3

      Lknse ilaahey ma aaaminsana faaida malahn

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim 2 หลายเดือนก่อน +1

    Team hoosow salaama🎉

  • @abdullahirashid495
    @abdullahirashid495 2 หลายเดือนก่อน +1

    Legend brother ❤🫵

  • @qeysbadmaceeye.8.24
    @qeysbadmaceeye.8.24 2 หลายเดือนก่อน

    Sidoo kale saxiib waan dhawahay waana ku salaamay

  • @suhurcaawil8777
    @suhurcaawil8777 2 หลายเดือนก่อน +1

    Podcast yadiisa aya jecla 😊

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 หลายเดือนก่อน +4

    Jay shetty the best inspired person

    • @farhiyashilaabo6012
      @farhiyashilaabo6012 2 หลายเดือนก่อน

      Jidan walahi💯

    • @abdulkadirsheikh7671
      @abdulkadirsheikh7671 2 หลายเดือนก่อน +23

      Inspiration Gaal Haka raadin ee quranka aqriskiisa badso Asaa insprision ahe

    • @Nutellacilan657
      @Nutellacilan657 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdulkadirsheikh7671 walahi jaahilnimadu wayka muuqata wll ....Gaal haduu yhy ileen arimo diineed kalama hadlayee inta wanagsanun ka qaado ..qurankana inay akhrisato io inkale ma ogid

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ramadan Mubarak 🌙 asxbey dhamantena

  • @engrcasanyo120
    @engrcasanyo120 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hosow waa somaliga youtuberkaa ee update ka dhigaya ninkas qisadisa waa arakay

  • @so4627
    @so4627 2 หลายเดือนก่อน +8

    American ku waa xaasid qof aan cadaan aheen haday ukala kacdo waxay jecel yihiin in ay sumcada ka dilaan ninka soo ceebeynayo waxaa dhici karto in uu waayay waxa uu heesto oo maseeray maxaa qof daba galiyay 1 sano ? Sidoo kale waxay sameeyaan Yahuuda American ka ah qofka famous ka ah in ay ku shaqaystaaan haduu diida in uu shaqeeyo waxay bilaaban in ay qofkaas sumacada ka dilaan waliba haduu brown ama black yahy, Michal Jackson asoo dhintay ayee kasoo daba saareen in lacagtiisa si looga joojiyo family kiisa oo fulin waayay deals kooda inay usoo abuuraan silsilad dheer oo ah in uu ilma fara xumeeyay nin 30 iyo dhawr jir ahaa ayaaba iska soo jaray waa ikufasan jiray markaan yaraa

    • @fardosahassan1555
      @fardosahassan1555 หลายเดือนก่อน

      Exactly wallahi i was thinking the same way…jey shetty is my motivational speaker

  • @CaptainDucaysane
    @CaptainDucaysane 2 หลายเดือนก่อน +4

    aniga aad Baan ugu ciranahaY

  • @drsMaryanFuaad
    @drsMaryanFuaad 2 หลายเดือนก่อน +2

    Productkiisa aa dawan jiray ninkaas 😊

  • @mursalabdifarah4540
    @mursalabdifarah4540 2 หลายเดือนก่อน

    2018 ayaan mar mar daawan jiray,

  • @SamiaAli-yp6ks
    @SamiaAli-yp6ks หลายเดือนก่อน

    It doesn’t matter, waxa aan ka faa’idnay ayaa ka badan ❤

  • @TerrenceGoodrich-wc2om
    @TerrenceGoodrich-wc2om หลายเดือนก่อน

    I use to follow him

  • @KhubaybCad
    @KhubaybCad 2 หลายเดือนก่อน +1

    Podcastiyadiisan dhegeystaa

  • @hayatquruxomar3305
    @hayatquruxomar3305 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @maanifiso2419
    @maanifiso2419 2 หลายเดือนก่อน

    Nin wax laga faidayo wye intaa ka ogahay podcastiyadisa daawadaa

  • @BilaneHassan-us8ct
    @BilaneHassan-us8ct หลายเดือนก่อน +1

    Jay sheety is a humain like us . And what ever was the mistakes that he committed . He achieved his goals . But bro I can't accept that he take the sentences in his book from somewhere. Logically that can't be right 🤌.

  • @SafiyoCabdishire
    @SafiyoCabdishire หลายเดือนก่อน

    Podcastyadiisa jecelhy ani😢❤

  • @farhiyaali5043
    @farhiyaali5043 2 หลายเดือนก่อน

    Omg 😨 I wish this wasn’t the case. I really like almost everything he does and I hope he learns a lesson from his mistakes.

  • @Ayaann3
    @Ayaann3 2 หลายเดือนก่อน

  • @ConfusedBlueMackerel-wk5cn
    @ConfusedBlueMackerel-wk5cn หลายเดือนก่อน +1

    He is my english teacher
    And no one is perfect in this world
    That man just needed attention and he didn't get the perfect place to target 😒 leave this man alone

  • @axamadsaleewan5399
    @axamadsaleewan5399 2 หลายเดือนก่อน

    Ok🎉❤❤

  • @Gabdha____riyada
    @Gabdha____riyada 2 หลายเดือนก่อน

    💗🥰🥰

  • @Abdirahman-Barre
    @Abdirahman-Barre 2 หลายเดือนก่อน

    Hassow ، tabiye wanaagsan baad tahay, si hufan oo kala dhig-dhiganna waad noogu sheegtay dhacdadan. 👍

  • @halimah7164
    @halimah7164 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walhi waa daawadaa podcast giisa xaga caafimaadka ka hadla

  • @dagan12349
    @dagan12349 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jay shetty podcast ayn ka dhageyta yabayey

  • @shukriibrahim749
    @shukriibrahim749 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ramadan mubarak adi ne

  • @Shabeelka75
    @Shabeelka75 2 หลายเดือนก่อน

    Samir iyo salaad.Alhamdulilaah

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 2 หลายเดือนก่อน

    HOSow. #PESTI TH-camR 💯💯💯👌

  • @hananawil
    @hananawil 2 หลายเดือนก่อน

    Wll Wanda ka so Harsha Rayna iyo bertia garn

  • @MohamoudLoolow
    @MohamoudLoolow 2 หลายเดือนก่อน

    Hoosow Belgium ma kusoo noqotey?

  • @mohaalimire2231
    @mohaalimire2231 2 หลายเดือนก่อน

    Hosow Pro dadka ku dawado kadaay era yada qaar oo English ka ah

  • @xuseencabdiraaan4739
    @xuseencabdiraaan4739 2 หลายเดือนก่อน

    We are the seler

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jay shetty instagram iyo TH-cam time dheer baa ku xiirana xigmadahiisa

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x 2 หลายเดือนก่อน

    Allah guuleyo reer palestini 🤲 🙏 ♥️

  • @Cherrie173
    @Cherrie173 2 หลายเดือนก่อน +1

    Markii iu qabanayay meet-and great iyo kulanki waynaa ee europe oo dhan ee uu 500€ ticketkii ka dhigay baan ka quustay anuu

  • @EBYAN5
    @EBYAN5 2 หลายเดือนก่อน +1

    Podcast buusoo dhigaa ninkaan TH-cam ku arkaa

  • @suuualpiii5089
    @suuualpiii5089 หลายเดือนก่อน

    Ninkan jay shetty ladhaho dhoor jer dhageystay lkn kama helin motivationadiisa

  • @Lakimohamed197
    @Lakimohamed197 2 หลายเดือนก่อน

    wr kan wn dawadaaa hindi dhiirigaliye ah u aqan

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 2 หลายเดือนก่อน

    الحكمة تؤ خذ من افواه المجانين
    Waxba ma iga galin negative side kiisa iyo personality giisa podcast yadiisa wan ka helaa

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 2 หลายเดือนก่อน

    Fb ban ku arkay

  • @abdikarim4857
    @abdikarim4857 2 หลายเดือนก่อน +5

    Inta caafimaad ku cuntay
    Afurka lik ii saara❤❤

  • @maryanabdi3494
    @maryanabdi3494 2 หลายเดือนก่อน

    There was something odd about him if you listened keenly or watch his podcast, especially when he ws with celebrities.

  • @geenyoegal1635
    @geenyoegal1635 2 หลายเดือนก่อน

    Aad ban ugu xirnahy ninkaas

  • @Kckcollection
    @Kckcollection 2 หลายเดือนก่อน

    Ku aragtay waa maxay i follow him every platform 😢😅😅

  • @maxameddeeqcali9462
    @maxameddeeqcali9462 2 หลายเดือนก่อน

    Asc
    mr. Hoosow bro
    Ramadaan kariim
    Malaaq waxaa kamid tahay inta yar ee fara kutiriska Somalidu wax kafaaidan .
    Waxaa jeclaan lahaa maadama sand cusub lagalay in Barnaamijo kale kusodartid 1barnaamij ee Fadhiga noogusogudbisid😂😂😂

  • @ramlamohamed3497
    @ramlamohamed3497 2 หลายเดือนก่อน

    Ala wan dhagaystay video uu leyahay 😢😢

  • @muste123
    @muste123 2 หลายเดือนก่อน

    The gardian miyaad rumaysanaysaa markaa,.

  • @zakiyamcabdulahi516
    @zakiyamcabdulahi516 หลายเดือนก่อน

    muuqaalada waa dhaadheeryihiin soo gaavi waa lagu caajisaa sxb.

  • @Qisooyin96
    @Qisooyin96 2 หลายเดือนก่อน

    the guardian wax nin weyn laga sheego meyna sheegin iyagaa fashilan

  • @Aafraax
    @Aafraax 2 หลายเดือนก่อน

    wali wax baa maqan

  • @user-ey6qm6wd4d
    @user-ey6qm6wd4d หลายเดือนก่อน

    Waan fiirsan jiray

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 หลายเดือนก่อน

    Lkn si unbaan xaaladiisa u fahmi waayay😮😮

  • @user-px9gw1ku4t
    @user-px9gw1ku4t 2 หลายเดือนก่อน

    Waan arkey , lkn wax muhiimad ah ma siin.

  • @inisa.ahmett
    @inisa.ahmett 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hor ninkan aqoon badan uma lihi lkn shekadan waxey ila tahy ninkan in laga been abuuranayo sbbto ah ma qofba nolashiisa oo dhan been ku nolan karo waxs waa been lagaya ba in ay wax jiran lkn ninkan lifestylekisa oo dhan waa ben ma dhihi karo

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r หลายเดือนก่อน

    Nin cadaan ah hormar qof uma rabo

  • @Suheliaa
    @Suheliaa 2 หลายเดือนก่อน

    Podcast yadisa wa dawda ninkan

  • @hadillaium
    @hadillaium 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qof Hindus eh qofkii faaido ka sugaaye asgaaba qaldanaay

  • @fardusacolow7120
    @fardusacolow7120 2 หลายเดือนก่อน +2

    Cajiib anigu aad ayaanulasocadaa podcast sidkle way icajabisay sida uu dadaka uwaraysto lkn sorry waxii ku dhacay

  • @super24love27
    @super24love27 หลายเดือนก่อน

    Qof walpa ooo hormar gaaray mid loser baa daba socdo oo aaan rabin gusha qofka

  • @faaisaapshir8595
    @faaisaapshir8595 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkan wa tageraa ilaa 2018

  • @user-ey6qm6wd4d
    @user-ey6qm6wd4d หลายเดือนก่อน

    Waa pudisam

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 หลายเดือนก่อน

    Marar aan tirsi lahayn ayaan arkay

  • @Engib
    @Engib 2 หลายเดือนก่อน

    Koley jariirada article-ka ay ka qortey,maanan akhrininin lkn ninkan inbadan oo dhageystey waa mid hadaladiisu saameyn markaa kugu yeelanayaan.
    Intan imika aad nala wadaagteyna,ilama aha dhaleecayn sidaa u weyn oo aan odhan karro Wixii uu ka sheekeyn jirey oo dhani waa been iyi huuhaa.

  • @abdiaziz1315
    @abdiaziz1315 2 หลายเดือนก่อน

    sxb somalia magatagtay

  • @MaahirBarre
    @MaahirBarre 2 หลายเดือนก่อน +5

    Hosow pro fans 100like igu casuuma

  • @abdinoorahmedbuzuri9521
    @abdinoorahmedbuzuri9521 2 หลายเดือนก่อน

    Alla maxaan daawaday waxbadan beenlowgaan ayaantaan qolooyinkaan budisim waa washewn

  • @caitrouscilmiga6363
    @caitrouscilmiga6363 2 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantay hoosow lkn waxaa dareemayaa in aad u baahnayd inaad videoga kordhiso si aad Macalimad buuxa noo siiyo

  • @driving887
    @driving887 2 หลายเดือนก่อน

    Waba usku ektihinee shetty

  • @abdullahifarah
    @abdullahifarah 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hosow bro fiicnaan laheydaa in muuqaaladaadu 15 illaa 20 daqiio socon lahaayeen
    Mahadsanid bro

    • @ismailabdiaziz45
      @ismailabdiaziz45 2 หลายเดือนก่อน +2

      Ma wakhtigaa aad daawanayso ee maalayacniga kaaga baxaya maa noo badi dhahe bal maxaan ka faaiday Aakhiro iyo Aduun ninkan wllkeena ha israacraacin ninkan waa shaqaysanaya ee shaqayso

  • @DHABAREY143
    @DHABAREY143 หลายเดือนก่อน

    Shuyeb awaay

  • @user-jo4ns8eo8r
    @user-jo4ns8eo8r 2 หลายเดือนก่อน

    HOSOW GULEESO KUSOCO WARARKA

  • @easylife3453
    @easylife3453 2 หลายเดือนก่อน

    Asc kusodawada channel cafimad iyo faida badan leh

  • @AnaAmiira
    @AnaAmiira 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninka waabad isku yara eegtihiinbee😂😂😂

  • @nasraabdrisaq8478
    @nasraabdrisaq8478 2 หลายเดือนก่อน

    ninkaan waa dhegaysan jiraye

  • @Apduum
    @Apduum 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan haysatay kaliya 5 daqiiqo muqaalkaan inaan daawadana waan rabay anigoo waxba isdhaafin min bilaaw ilaa dhamaad 5 daqiiqo oo kaliya baan ku daawaday😂😂

  • @user-lh7vn6ef2z
    @user-lh7vn6ef2z 2 หลายเดือนก่อน

    Buugisa think like monk ayan radinaye mxa qaldamay

    • @Abu_shafici
      @Abu_shafici 2 หลายเดือนก่อน +3

      Haraadin wll buugaas aragti ilxaad unbaa ka faa,iideysa akhri muqadimah ibnu khalduun aasaarta Culimada islaamka laga qoray

  • @yahyoosgym9726
    @yahyoosgym9726 2 หลายเดือนก่อน

    Hindida dad aad uqayanu badan waaye waxwalba kafilo

  • @mamoxabiiba6749
    @mamoxabiiba6749 2 หลายเดือนก่อน

    podcast kiisa on purpose ayaa ku xidhnaa ninka wana indian lkn qof walbo internetka saamyn kule tht is not mean inu perfect yahy cashrkaasa kga qaadankara ninkan

  • @engineerfaaruuq50
    @engineerfaaruuq50 2 หลายเดือนก่อน

    Wanba dhagesan jiree 😵

  • @muhiyodiinahmed1879
    @muhiyodiinahmed1879 2 หลายเดือนก่อน

    L

  • @faisalabdi1187
    @faisalabdi1187 2 หลายเดือนก่อน

    monk ,[ xer]