Askari Calanka Qaranka dartii u dilay askari kale & Garmaqalka Maanta Maxkamadda Ciidamada.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 30

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @ExmanarovaExmanarova
    @ExmanarovaExmanarova 2 หลายเดือนก่อน +24

    𝗜𝗻𝘁𝗮 𝗼𝗚 𝗜𝗻 𝗔𝗹𝘀𝗵𝗮𝗯𝗮𝗯 𝗚𝗮𝗯𝗮𝗹 𝗞𝗼𝗱𝗶 𝗞𝗮 𝗗𝗵𝗮𝗰𝗮𝗬 𝗟𝗜𝗞𝗘 𝗗𝗛𝗔𝗖 𝗞𝗨𝗦𝗜𝗜.😂😂

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 2 หลายเดือนก่อน

      Hhhh 😅😅 maxaa gabal dhacaa legend 🙌 waay ka awood badanyiihin dawlad kusheega lol 😆 😂 🤣 😄

    • @Capone-MX4
      @Capone-MX4 2 หลายเดือนก่อน

      @@MukhtarIsmacil-b1y Afkagaa Gus lagu qabaY😊

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 หลายเดือนก่อน +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 2 หลายเดือนก่อน +7

    Qof.bareer.lo.dilay.xaqiis in diyo laga qaato waa dulmi laga gaalay marxuumka

  • @shuceybhirsi5771
    @shuceybhirsi5771 2 หลายเดือนก่อน +10

    Doolada dadkaa cabsan askari ahaan u wadata iiga daran

  • @samiradan2
    @samiradan2 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qof qof dilay sidee u noolanaaa hortaa ilahy qof ha nagu sababiin😂

  • @Somali12222
    @Somali12222 2 หลายเดือนก่อน +6

    Dhibaatada eey lee dahay ilmaha marka la askareeyo waa tan 😂😂😂 22 jir askari laga dhigaa maxuu yaqaana ??! Askarta rag waa weyn oo 30+ ah halaga dhigo fadlan kuwaan naftooda ayeeyba halis ku yihiin maxey dal difaacaan 👀🤔🤔🤔

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaa u dheer waa wada cabtooy iyo caasi miiran waxa ciidanka looqaatay.

    • @shiinebeatsofficial1597
      @shiinebeatsofficial1597 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@sayidka6911
      Adi Maa naga dhigtay weligeena wax maanan cabin waalidkeena Baari baan u nahaye Weliba Askari waa sii ahay dadku isku wada mid ma aha sida bulshada caadiga ah u kala dabeeecado iyo dhaqan duwanyihiin bay Askartuna U Kala Duwanyihiin.

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 หลายเดือนก่อน

      @@shiinebeatsofficial1597 waad ogtahay % 70 ciidamka waxay isugu jiraan cabtooy iyo qaar caqli ahaan u liita oo ay aheyd inaan bulshada la hor keenin. Waan kugu raacsanahay askarta qaar wanaagsan way jiraan.

    • @shiinebeatsofficial1597
      @shiinebeatsofficial1597 2 หลายเดือนก่อน

      @@sayidka6911
      Anaa kaa aqaan ciidanka iiga sheekayn mayside adeer inta quman baa badan Sida Bulshadaba Inta xun u yaryihiin bey ciidankana Inta xun u yaryihiin horta waxaan kaa Hubaa 1 guuto oo Danab ah Iyo 2 Guuto Oo Gorgor ah 70% inay Rag aan balwad lahyn yihiiin Dhaqan ahaana ka wanaagsan ciidamada kale xitaa Haramcad Ku dar badanaa waa dhalinyaro waxbaratay oo La ciidameeyay

  • @Memers125
    @Memers125 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mar hduu Shuute ku dhaho maxkamada mxaaka codsane haga shakin dil lee wye micnaha cml😂😂

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 2 หลายเดือนก่อน +3

    Shabaab.caalanki soomaali ayay inkireen caalan madow o AL qaciid le dahay ayay surin meelaha ay ka taliyaan kuwaas aya u Bahan in la qabto

    • @MukhtarIsmacil-b1y
      @MukhtarIsmacil-b1y 2 หลายเดือนก่อน

      Hhh 😅 adiga wax kaqabo meesha ka ooyinee 😅😅😅😅 wllhi waad daalantahay

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dowlada dhexe eSomaliya iyo maxkamada qaranka shaqo ad u fican ayay qabata

  • @DaahirYuusufyare
    @DaahirYuusufyare 2 หลายเดือนก่อน

    Wallahi askarta wan layabaa aniga meeqo ayee arkeen latooganayo maku waano qaadanayan miyaa😢😢

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan cml intey askar tahay whi dowladnimo arki meyno

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 หลายเดือนก่อน +2

    dhalinyarad shaqa halo yelo,iska wax u qsbso halagu shaleyseyo xogan meley ku beciyaney u bahanyehin,dowlada xal ha u keento sedan talo mahe

  • @SayidSiciid-q2k
    @SayidSiciid-q2k 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ciidan daragis dilay markasa duur la geynaya waa waxa uu al shabaabku u baacsado

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 2 หลายเดือนก่อน

    WAA CABTOOY HADII AAN CIIDANKA SARAAKIISHOODU AYSAN KALA DAGAALAMIN DAROOGADA WAXAAN WAX KA DARAN BEY SAMEYNAYAAN

  • @Badmaceye
    @Badmaceye 2 หลายเดือนก่อน

    Nin calaankii difaacanayo dadkina wuu difaacan kara 😂😂😂😂kkk

  • @AYUBSalah-l9u
    @AYUBSalah-l9u 2 หลายเดือนก่อน

    Askari aan wax baran markii qori loo dhiipo

  • @guuleedmohamed6925
    @guuleedmohamed6925 2 หลายเดือนก่อน

    Dawladii ayuu sharafka qaaday sharafkiisii ayuu deldelay ,marka in waxaas oo kale dadka loo sheego ma fiicno in lala aaso midka uu dilay ayey aheed

  • @adnanfarahhashi3300
    @adnanfarahhashi3300 2 หลายเดือนก่อน

    Waa doowlad wada sarqaansan

  • @AbshirSeaman
    @AbshirSeaman 2 หลายเดือนก่อน

    Ani waxan layabanahay ninkan abukataha lagu sheegayo ee difacaya ee deysanaha maal adunyo ayuu waxanu marag iyo marqati kahayn been uga shegeya qof dhintay ayuu kiidilay udulminaya uu leeyay isaga qori usoo qatay naftisanu difacayay wale aqiro maxa warkuu yaal

  • @Degaliah
    @Degaliah 2 หลายเดือนก่อน

    Askar tuugo ah iyo dhiig dadka waxba la aheeyn

  • @AbdirahmanOsman-ze9uo
    @AbdirahmanOsman-ze9uo 2 หลายเดือนก่อน

    Juhalo iyo muqayiliin baa askar lagadhigaa markaas baa laguleeyahay amni baan sugaynaa Nacalaa dowladiina kutaalo

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 2 หลายเดือนก่อน +1

    Garab calan lagu xiranay ma arkin xafisyada iyo melah bulshada tagto sida dagmoyinka alif xidig xirigle lamaqli jiray oo laguarki jiray dharkooda yasohindisay dharka lagudhajiyo bila nidam kala danbeen sheko wiil waal maro daraf goan