DEG DEG: Gungaarka Dilka Nabadoon loogu galay Gurigiisa, Xukunka Maaxi & Khaalid.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 232

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax หลายเดือนก่อน +23

    Mahadsanidiin bahda garsoorka ciidamada qalabka sida shaqo wacan ayaad qabateen guulaysta
    ❤❤❤❤
    ❤❤❤❤
    ❤❤❤❤

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 หลายเดือนก่อน +20

    Nabadoonki iyo Ninki kale
    Eeladiley Ilaahay hunaxariisto Aamiin Aamiin Aamiin

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 หลายเดือนก่อน +28

    Alshabaab umada ALLAHA ka qabto, gacmashisheeye bay u shaqeeyaan

  • @abdirahinabdiwahid7007
    @abdirahinabdiwahid7007 หลายเดือนก่อน +44

    Hargeyso dhibta wd kala so dheeratey xamar ayd laso donatey hala toogto si ay ugu tusaalo qatan kuwa kle e donayo iney dhibta nala so dontan nalacadi haku dhacde

    • @abdihasanwaes349
      @abdihasanwaes349 หลายเดือนก่อน +3

      Cudur hargeysa nacaba hadalkaaga ka muuqda waligaa haku hayo hhhhhhh

    • @Henrick-962
      @Henrick-962 หลายเดือนก่อน +10

      @@abdihasanwaes349Naceyb iyo jaceyl meeshaan matsal only Facts waaye in Hargeisa dhibka kalasoocarartaan

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih หลายเดือนก่อน +7

      ​@@abdihasanwaes349 jihaadka xamar yaalo oo hargeysa oolin maxweey tahay marka la dilaayo xitaa waa in silac loo dilaa 😂😂😂

    • @Abkrmblxn
      @Abkrmblxn หลายเดือนก่อน

      😊 0:23 😅😅😅 0:33 😊

    • @yunez_z
      @yunez_z หลายเดือนก่อน +4

      @@abdihasanwaes349haduu naceyb jiro waxaan arkaa kaliye nin xamar nacayb oo inu dhibaato geesto kaliye u yimaady

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 หลายเดือนก่อน +5

    Asc umada somaliyed dhaman
    Marka hore illahay ha unaxaaristo 😥Marxunka ayey dileyn samir iyo iman qoyski uu ka baxay
    Gungaar mar walba waxan kuu xasuusta wariyihi weyne ee somaliyed illahay aya weynee Marxun Abdiaziz Africa rabi ha unaxaaristo 😥🤲🏼
    Raagan hala dilo abo somaliyed oo waxba kuu sameyn ayey bila macnii kuu dileyn
    From Djibouti somalia oo bash bash iyo barwaqo kuso noqooto ayan rabi kaa baryeey ishaallah 🤲🏼

    • @galadgoley7428
      @galadgoley7428 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin amiin yarabi

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 หลายเดือนก่อน

      Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🇩🇯🇸🇴❤️❤️❤️🙏🙏🙏

  • @adammohamet9817
    @adammohamet9817 หลายเดือนก่อน +25

    14 October 2017 maantoo kale waa maalin sina u hal maameyn 😢 allow ha u naxriisto inta xaqdarada lagu diley 😢🤲

  • @ahmedibraahim262
    @ahmedibraahim262 หลายเดือนก่อน +8

    DILA BALAAYO BEERKA HAKA GASHEE IDAM ALLA

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m หลายเดือนก่อน +17

    Markii horeba kenya umaad soo socon ee raad gadasho ayaad waday, waxaad nooga dhigaysaa inay shabaab kuqabteen, inta fahantay filimkiisa farta taaga 😂

  • @Abdulkadir-bd1tc
    @Abdulkadir-bd1tc หลายเดือนก่อน +3

    Waa WAREEEEEEY, Wiilkan yar ee reer waqooyiga sheeganaya : WAA BEENAALE ILAAHAY KA FURTAY.. WAAYO, BEEN IYO FAATAADHUG AYUU QUFAYAA ..... 1975 Ayaan wada dhalannay, Deris baan ahayn 1983-dii, Muqdisho, Deg. HODAN, LAANTA X.OKTOOBAR, hoose/dhexe Banaadir ayaanwada dhigannay sanad-dugsiyeedkii 1987/88... 😢😢😢😢😢😢😢 , Dila, Shanaabka Dilaa, waayo wxuu QAATAY GO'AAN KA DHAN AH: Dabar-goynta Ummadda Soomaaliyeed.....!! WAA ILMO GARAC, 😢😢😢😢😢, DILA SHABAABKA DILAA
    ILAAHAY KUMA CADAABAYO, INSHA ALLAAH
    Demi Kama Imanayee DILA.AAAAA....

  • @AliALI-fi4rh
    @AliALI-fi4rh หลายเดือนก่อน +3

    Asc sxb AAWAY WIILKIII KALE OO
    CODKA MACAAA????!!!
    Washukran

  • @abukarhappy3000
    @abukarhappy3000 หลายเดือนก่อน +2

    Cibaado beel oo bidaar love ah leh

  • @hashimosmannoor5780
    @hashimosmannoor5780 หลายเดือนก่อน +1

    Jameecada tabliiqa waa jameecada ugu wanaagsan hada wado adacwatu naas illalaah Alloow dhowr Tabliiq

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 หลายเดือนก่อน +9

    Gobolada dadka ka imaday ilahay kacabsada dhibka kadaya re muqdisho goboladiina wa nabade

    • @haadtube2094
      @haadtube2094 หลายเดือนก่อน

      ma midhkaa kalyaaa idin dhibaya

    • @B055SNM
      @B055SNM 23 วันที่ผ่านมา

      waa ay sii marayeen ilaa laga soo qabtay, ma aha qaladkiisa

  • @cabdicasiisismaaciil4517
    @cabdicasiisismaaciil4517 หลายเดือนก่อน +2

    سبحان الله

  • @Liibaankaaza
    @Liibaankaaza หลายเดือนก่อน +12

    Reer waqoyiyow janada aad nagasoo raadiseen maxey tahay koonfur kaliya miyey janadiinu taal wllyaal dhibka managa dhaaftaan wey idiin dambeyn doontaaye

    • @CawaaleIbraahim-f9d
      @CawaaleIbraahim-f9d หลายเดือนก่อน +2

      Wll. Rali. Kama. Nihin. Dhibta. Xamar

    • @saadaqnuurgeedi7777
      @saadaqnuurgeedi7777 หลายเดือนก่อน +2

      @@CawaaleIbraahim-f9d walaal , adiga laaga hadlimaayo ee xukumada hargeysa wax qaseyso oo kitaabka ka been sheegtay, heer dadka la nacsiiyo nidaamka jiha ka ayeey gaarsiiyeen!

    • @dice-y2o
      @dice-y2o หลายเดือนก่อน +1

      hooyadaadi dhilada ahyd wase kuwii kale aaway isaaqnimo ayaad u dilaysaan miskiinka

    • @saadaqnuurgeedi7777
      @saadaqnuurgeedi7777 หลายเดือนก่อน +1

      @@dice-y2o kan kale waa darawal qori mawadan , tankale ninkaan qabiil ayuu soo aaday! haduunna hayaa koley haa manoola daraatoola loo sii waday xeebta si malaygu u arko!

    • @abdirahinabdiwahid7007
      @abdirahinabdiwahid7007 หลายเดือนก่อน +1

      @@dice-y2o hadu isaaq yhy maxa ka galey dagaalka xamar kajiro. Hadu dagaal donayo mu gooja cade ka dagaalamo dadkisiba dhulbahante ku dhegene. Xamar deriis lama ahan mxa keney. Adeer sida donto u qaado isaaqnimo ama argagaxiso nimo wna la dilaya mxa ka bedeli karta. Ha calacalina adinka so dirsadey o ceshan waye

  • @QueenJuuro27
    @QueenJuuro27 หลายเดือนก่อน +10

    Rer waqoyiga waa maxey janada kofurta le taal lo shege 🙄

    • @fahm3d88
      @fahm3d88 หลายเดือนก่อน

      Soomaaliyoo dhan bay ka kalayimaadaan shayaadiintu hal gobol ookaliya kama yimaadaan ma aha in reer waqooyi kaliya lagu shaabadeeyo ayagaaba ugu yar koofurta iyo bartamaha soomaaliyaa ubadan allaha kaqabto umadda shabaab

    • @yunez_z
      @yunez_z หลายเดือนก่อน

      @@fahm3d88reer waaqoyiga waxa lagu yaqaanay madaxda saro inee noqdhaan😂😂😂

    • @ahmedissex8438
      @ahmedissex8438 หลายเดือนก่อน

      ​@@fahm3d88reer waqoyi al shabab ubadan runti allaha kaqabto umadaa🎉

    • @BadridiinCabdirashiid
      @BadridiinCabdirashiid หลายเดือนก่อน

      Kama kala yimaadan soomaali oo dhan daarood kuma jiro alshabab
      Hal oo kuuumade absame iyo Ogaadeen kuma jiro soomalidu waa wada musliim diintana way ku dhaqmaan alshabab waa hawiye iyo dir iyo iidoor iyo raxanwayn

    • @zahrahassan9627
      @zahrahassan9627 27 วันที่ผ่านมา

      ree waqooyi wa badanyihiin reero badan ba ah hal ree ma aha

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 หลายเดือนก่อน +4

    Waa wax lalayaaabo Intu
    Hargeysa kasoodhofay in dadk
    Reer Muqdisho laaayo hala khaarajio kan

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 หลายเดือนก่อน +5

    😢 miyaad yar tahay maxaa kugu qasbay diintani waa sidee dilaysa mulimka ⚠️⚠️⚠️⚠️⚠️😱😱😱😡😡😳😳😳🤠😡😱😱😳😳☢️☢️☢️☢️☢️💩⁉️⁉️⁉️‼️‼️💔💔💔😭😭🚕⚠️⚠️⚠️

  • @yvngshreezy678
    @yvngshreezy678 หลายเดือนก่อน +15

    Intaaan ladilin baby oil kulul futada halooga shubo horta haa arkaaan nolosha qiimaheeda😂😂😂😂😂

    • @reallyg9264
      @reallyg9264 หลายเดือนก่อน

      didy 🤣

    • @lubex3486
      @lubex3486 หลายเดือนก่อน

      Sax Baby MJ oil 😂😂

    • @Mjfarah114
      @Mjfarah114 หลายเดือนก่อน +1

      Adiga miyaa qabanaya oo yaqaan

    • @yvngshreezy678
      @yvngshreezy678 หลายเดือนก่อน

      @@Mjfarah114 shuubadii ku dhashay oo walaaqan jirtay baa qabanaysa

    • @deeroibrahim2709
      @deeroibrahim2709 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂hhhhhhh

  • @sharifmaxamed3649
    @sharifmaxamed3649 หลายเดือนก่อน +4

    Dadkan waqooyiga ka imado fiiro Gaara in loo yeesho waye

    • @Ahmedztar
      @Ahmedztar หลายเดือนก่อน

      Ka xishood Umada tii ku dhashy wasee😢

  • @seed3966
    @seed3966 23 วันที่ผ่านมา

    Maaiiibo imtixaan dheh

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 หลายเดือนก่อน +4

    Ninka Hargeysa ka yimi Inuu
    Koonfir kulaayo dad aan waxba
    Geeysan iyo kakaleba halatoogto

  • @Daauudyusuf-dr5zr
    @Daauudyusuf-dr5zr หลายเดือนก่อน +5

    Tiirka iskuul police 😂😂

    • @dice-y2o
      @dice-y2o หลายเดือนก่อน

      tiirka hooyada

  • @abaanasanka9685
    @abaanasanka9685 หลายเดือนก่อน +2

    Nacalatullah caleyk 😡
    Plz our government haloo dhameeyo shaqsi walbo Ee meel un qawaarijta kaso galo even their wife's.

  • @mohagamingofficial8427
    @mohagamingofficial8427 หลายเดือนก่อน +3

    Ninkan hargeisa uga imaaday inuu dadka reer muqdisho dilo si dhaqso ah haloo toogto si ay ugu quus qaataan dadka kale ee reer hargeisa ee doonaya inay shabab kubiiraan muqdishana dadka ku dhibaateeyaan

    • @siidemidia
      @siidemidia หลายเดือนก่อน +1

      Abbo ninka reer waqoyiga ah isago iisaso dhibay wanad dishen!! Lakin ka hargeisa an ku aragno ee anu uu ga shakino AS dil weye

    • @cabdiraxmaanciise5984
      @cabdiraxmaanciise5984 หลายเดือนก่อน

      ​@@siidemidia aduu nooca aamisan ayd tahay isaaqa anaa hooyadi wasa ka issaqa hala dilo waa anigoo afayenka isaaqa

    • @siidemidia
      @siidemidia หลายเดือนก่อน

      @@cabdiraxmaanciise5984 isaaq af ka kadhig aduunkad uugu siil waynte

  • @abdikarimabduqaadir9522
    @abdikarimabduqaadir9522 หลายเดือนก่อน +3

    Maanta o kale inta kudhimatay allaha unaxariisto inta xubnahooda kuwaayayna miizaanka aaqiro allaha ugudaro

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r หลายเดือนก่อน +1

    Yarka maxbuuska u ahaa waa nin illaah garab u noqday sedex mar ayu badbaaday guriga iyo gaariga iyo biriis alow sidaas noo garab gal anagane 🙏🙏

  • @En.Hassan625
    @En.Hassan625 หลายเดือนก่อน +2

    Kan rer waqooyiga ah wa noga shahiidey 26:06 ayuu dhihi rabey oo iska qabtey sidas darted weli fikirkisa wuu qarinaya ee wuu aaminsanyahy

    • @ahmeddayah1956
      @ahmeddayah1956 หลายเดือนก่อน

      aad iyo aad indhihiisana waa kamuuqataa. kan kalena fikirku wuu kuqancay sababa badan aan aqriyay

  • @saidahmedgaabgaab1920
    @saidahmedgaabgaab1920 หลายเดือนก่อน

    MEEL GOOF OO JUQ.AH

  • @iimaanmaxamuud123iimaanmax7
    @iimaanmaxamuud123iimaanmax7 หลายเดือนก่อน +4

    Ragii meedka ku fariisiye ahaa ninkiin shuute ka yaabiye

  • @Beru700
    @Beru700 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa farqi ah ee u dhexeeya tibliiqa iyo alshabab.

    • @HOSSEINSULDAN
      @HOSSEINSULDAN หลายเดือนก่อน +2

      Tabliqu waa dad ilaahay subxanawatacala dadka kusoo xira , shawaabna waa dhiigdaadiye arxan daran weena kuso dhuuntan tabliqnimada..

    • @Beru700
      @Beru700 หลายเดือนก่อน

      @@HOSSEINSULDAN koox kasta oo sheegata macaga diimeed waa uun koox argagixiso.
      Shaki la,aan waa isku mid uun salafi .suufi .tibliiq. hal fikir ayay wada aamin sanyihiin waana dilka iyo jacaylka ay u qaban qaban dilka umada iyo qadashada xoolaha umada

  • @Aniga-qn9iv
    @Aniga-qn9iv หลายเดือนก่อน +1

    Xaq maaha in labada nin la kala reebo laakin ninkaa Hargeisa ka tagay wuu qaldamay kow maaha oo laba walaloyaal dad islaam ah dhibaato ha ula tegine ee ninkii raba inuu dhinto gacantaad isku dil walaalo Soomaaliya iyada dhibteedi kale haystaa ilaahay ka baqa Alshabaab maaha wax jano lagu helo

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 หลายเดือนก่อน

    MaxaduarkYsay marka

  • @ducaysanetube8424
    @ducaysanetube8424 หลายเดือนก่อน +2

    ku saliya nabiga c.s.w

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL หลายเดือนก่อน +1

    Hargeeysa ayuu bilaa shaqo ku noqotay markaasuu dadka Muqdisho kunool leeyntooda shaqo ka dhigantay CAJIIIB! Ma dadka reer Muqdisho baa shaqo la-àantaada sababay?!!!

  • @abdulog8461
    @abdulog8461 28 วันที่ผ่านมา

    Dhamaan dadka argagaxisada ah waxay ka sidan yihiiin in iskoolada iyo masaajida laga tashkiliyey marka cadawga baananka laga raadinaya wuxuu jooga magaalada ee iyada nadiifaya

  • @bale_ahmed
    @bale_ahmed หลายเดือนก่อน +7

    Tiirka buluziya inoo balana 😂

    • @dice-y2o
      @dice-y2o หลายเดือนก่อน

      siilka hooyada

    • @bale_ahmed
      @bale_ahmed หลายเดือนก่อน +1

      @@dice-y2o illaha kuu jeeda bro

    • @bale_ahmed
      @bale_ahmed หลายเดือนก่อน +3

      Ani hooyo iima noola mana rpo inn kula caaytmo illahy hku soo hnuuniyo🤎

    • @HOSSEINSULDAN
      @HOSSEINSULDAN หลายเดือนก่อน +1

      ​@@dice-y2o oo wll maxaad hooyadii ku caysay 😢

    • @HOSSEINSULDAN
      @HOSSEINSULDAN หลายเดือนก่อน

      ​@@bale_ahmedalle haubaxristo janadatul fardowsa alah ka waraabiyo cafwan wll ❤😢

  • @MrNast4u
    @MrNast4u หลายเดือนก่อน

    Ninkan hada ka hor ayuu waashay kampala qofkasta ayaa yaqanay 2008 ayay ayuu ku noolaan jiray

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 หลายเดือนก่อน +1

    Balaayo $30 kuugu shaqaysay.Miyaad shaqo sharaf leh raadsatid intaad dad aad disho $30 ku qaadan jirtay

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 หลายเดือนก่อน +1

    Waa 40 jir ku dhawaad dad iyo duunyo midna mahaysto markaasuu cimrigaas isagoo maraya alshabaab ku biiray yaahuu dhe cuqubo kugu dhacday shacabka masaakiintaa ee aad gumaadaysaan ilaahay cadaabkiis ha idinku fogeeyo

  • @meerahatobnaad
    @meerahatobnaad หลายเดือนก่อน +2

    qofka waraysiga ka qaadayo suaalo xumaa

  • @ishwaqmahdi
    @ishwaqmahdi หลายเดือนก่อน

    Woqooyi bay idinka qabsatay
    Fakir waxan weeyan
    Qabiil hakuwaregaysanina

  • @CiiseGalbiidsalaad
    @CiiseGalbiidsalaad หลายเดือนก่อน +1

    Qawarijta warkuudo waa dil

  • @NaciimoCali-m5e
    @NaciimoCali-m5e หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MuxuboShikhxusen
    @MuxuboShikhxusen หลายเดือนก่อน

    Nin weyn oo caqligiisu ku filaan waayey
    Lkin in lakla reebo ma ahyn

  • @maxamadqadar3475
    @maxamadqadar3475 หลายเดือนก่อน +5

    Maanta oo kle 7 sano ka hor waa maalin qof waliba oo afkasomalia ku hadlo aana hilmaameyn ilahow unaxariiso inta ku dhimatay😭
    {14 October 2017}
    {14 October 2024}
    💔❤️‍🩹
    14/10/2024 time 11:54 habeennimo isliin ah bari ee thy talaado 😢

    • @abaanasanka9685
      @abaanasanka9685 หลายเดือนก่อน

      Allah ya Rahma 🤲
      We will never forget that was the most bad day 😢

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 หลายเดือนก่อน

      Allah u naxariisto walalahaas iyo walidiindii ku dhinteen qaraxaas 14 Oktober Allahumaa Aamiin Aamiin Aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @abdullahimohamed584
    @abdullahimohamed584 หลายเดือนก่อน +1

    Wuu nooga shahiiday buu dhihi rabay kwrn bidaar weyne nolal waad is dayseen

  • @garsoorkadegmada5983
    @garsoorkadegmada5983 หลายเดือนก่อน +2

    Halkanu leyahay jabhad aya joogta maxay dawladu uweerari wayday wxani mala wa film meshan dawladna kama jirto alleh haydiin sahlo shacabka somaliya dhipka wllhi wa idinla qabnaa

    • @Shardiid
      @Shardiid หลายเดือนก่อน +1

      Mesha ay jogaan waa baadiyaha shabelada hoose waana rag
      Habeenba meel degaaya oo guurguuraya wayna is ilaaliyaan

  • @ahmedyusuf865
    @ahmedyusuf865 หลายเดือนก่อน

    Cadow weeye argagixisadu yaan loonaxariisan kii laqabtaba halatoogto

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 หลายเดือนก่อน

    Maxaalagafaiday marka manoshegikarta

  • @abdullahhussein9638
    @abdullahhussein9638 หลายเดือนก่อน +3

    Njnkaan maxbuuska ah ilaahay ayaa badbaadiyay xabadahii guri lagu riday iyo markii ay gaariga ay soo qaateen oo la xabadeeyay wuu ka badbaaday .waqtigiisa wax ka dhimnaa,alla dile ayaa dhinto.

  • @DonaldClark-p1h
    @DonaldClark-p1h หลายเดือนก่อน

    Davis Scott Young Laura Johnson Charles

  • @Nuurcali1202
    @Nuurcali1202 หลายเดือนก่อน

    Qofkii qof muslim ah dhiigiisa bilaa sabab daadiyaa dhiigiisa hala daadiyo

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 หลายเดือนก่อน

    Taniwamaxay

  • @AbdihafiidElmi90
    @AbdihafiidElmi90 หลายเดือนก่อน +5

    Janada koonfut laga hilo aan laga hilin waqooyi maxay tahay.
    Ciilka siyaad bare may noqabaan wan yaabe😅

    • @MssMugdi
      @MssMugdi 5 วันที่ผ่านมา

      Shabab qabiil malahan dii malahan dadnimo malahan waqoyin wllo wlhi wa la isaso qabnaya xata qofki loga shakiyo waqooyi 90% dowlada gacn kuhysa 10% shacb shacbkuna wa mid qudha iska daa qaraxee qofki hub mindi lagu qabta liin jaqaya

  • @mohaxassan1685
    @mohaxassan1685 หลายเดือนก่อน +2

    isbitaalada uu sheegayo maaladuqeeyo oo laburburiyo

  • @mfarah9231
    @mfarah9231 หลายเดือนก่อน

    Khawaarij faaa,iido malaha nacalad allahaa idin ku rido

  • @mustaqiim1893
    @mustaqiim1893 หลายเดือนก่อน

    Marka hore maxaa idin galiyay markii la idin qabtaa calacalesiin

  • @IsmaanCiilow
    @IsmaanCiilow หลายเดือนก่อน +4

    Lawado dodaba nolasha halagu guwo

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 หลายเดือนก่อน

    Love 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🌹❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️👍🏽👊👊👊👊👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽

  • @cawoxasan9272
    @cawoxasan9272 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu waxaan is idhi kuwa leh somaliland baan ka imid in lacag lagu siiyo si ay yidhaahdaan😬😬😬

    • @abdullahisaleebaan4358
      @abdullahisaleebaan4358 หลายเดือนก่อน +1

      Lahjaddiisaaba reeer waqooyi asal ahe waliba hargaysada

    • @safiahassan842
      @safiahassan842 หลายเดือนก่อน +2

      Oo sideee ugu malaysaa ma lahjada ayaan reer soomaaliland ku hadlin mise ayadana lacag ayaa lagu sii yahay war ilahay halaga baqo qofkasta waxa uu gaysto ayuu ilahay la hortagayaa koonfur ama waqooyi meeshi rabto ka inoow lkn xisaab rabi sugaysa

    • @Shardiid
      @Shardiid หลายเดือนก่อน

      Reer waqooyi way ka buuxaan khawaarijta ninki aasasay wuxuu aha ree burco

    • @cawoxasan9272
      @cawoxasan9272 หลายเดือนก่อน

      @@abdullahisaleebaan4358 saw macquul maaha reer somaliland way joogaan xamer inta suuqa laga soo qabto lagu yidhaa matal inaaad alshabaabtahay oo reer somaliland magac xumo loo galinayo caalamka!!!

    • @cawoxasan9272
      @cawoxasan9272 หลายเดือนก่อน

      @@safiahassan842 lagu yidhaa metal inaad alshabaab tahay caalamka naloo galiyo reer somaliland argagixiso yihiin

  • @Kulmiye-d3d
    @Kulmiye-d3d หลายเดือนก่อน

    Dooladaa lahadlaa dhaliyarada shaqo usameeyaa AS daruuftay dadka ugu faaidaystaan

  • @abdifatahhero1020
    @abdifatahhero1020 หลายเดือนก่อน

    26:06 qof baa noga shahiiday uu dhihi rabay 😂 var

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 หลายเดือนก่อน

    Seduaragta

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 หลายเดือนก่อน

    Soomaalida hadaf la aan maxaa yeelay. Gabdho badan baad ka maqlaysaa ayagoo leh wax barashaan u imid wadankaan lakiin waan iska guursaday, ninkaana hada Uganda ayuu isaga socday waana la bedelay oo wuu iska joogay waryaa HADAF YEESHA.

  • @AbdirashidElmi-v8g
    @AbdirashidElmi-v8g 3 วันที่ผ่านมา

    Midkan madaxa weyn irbado sun ah u wata alshababka dhawacma irbad dhab ku sinaa xita dhawac sahlan xitaa wu ku dhameyna naxaris darada ku jirto qof ilahay galiyey ma jirto

  • @yuusufali1333
    @yuusufali1333 หลายเดือนก่อน

    Dulli waaye kulahaaa

  • @ismanSalatt
    @ismanSalatt หลายเดือนก่อน

    😊

  • @zakarieabdi8239
    @zakarieabdi8239 หลายเดือนก่อน +1

    isaaqu Nacalad Haku dhacdee Gabigood waaba shabaab Balo Idinku dhacdaY Walee dib Dambe nooma Gaadiin

  • @ahmeddayah1956
    @ahmeddayah1956 หลายเดือนก่อน

    police lagudbaayo meyvgubaan gaariga

  • @GuledmohamedAbdi
    @GuledmohamedAbdi หลายเดือนก่อน

    Dhamantood qoorta halagajaro ama haladaldalo kii alshabb eh amaba u shaqeeyo nacalad haku dhacdee war wxan aniga xukun ma lidhaho wllhi aanan aaqro xita ugu baqeynin in la i cadaabo

  • @AbdirahmanShiikh-l3d
    @AbdirahmanShiikh-l3d หลายเดือนก่อน +3

    War maa lawadaa hala geeyo fagaraha cadaaalada no more

    • @MacalinkaBulshada
      @MacalinkaBulshada หลายเดือนก่อน

      Waa Tuulooyin Ku Yaala Koonfurta Somalia

  • @mohamedabdi4603
    @mohamedabdi4603 หลายเดือนก่อน

    Ben ayey shegayan. Mid run shegaya majiro hala laayo khawarij

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 หลายเดือนก่อน +1

    dinta hada rabto inaa barado o noloshada badasho maxa alshabab ayakaba yahud ah ad ka dontay nin bila aqli ah baa thy midkan kle 7 cls hadana dhahayo hospital ayana ka shaqen jire ar adaba aqon lahenee maxa noloshada godka madow u kalise walabo nin o bila aqli ah

  • @ilyaasmaal742
    @ilyaasmaal742 หลายเดือนก่อน

    Waa cawaan kulahaa markaan Diinta sifiican u fahmay kadib ayaan muqdisho kasoo dagay marka horeba wuxuu usoo Aba Baxay inuu al shabaab ku biiro Ayay ujeedadiisu ahayd hala dilo Anaga oo reer hargaysa ah ayaa kule cudkasta oo nimankaa ka tirsan hala dilo iyo cidkasta oo gacan saar la le alshabaab illaahay cidhib tooda ha gooyee Mida kale halka uu diinta sanadka ka dhiganaayay magaceeda iyo masaajidka uu sheegaayo ciidamada Nisa ha waydiiyaan waa halka lagasoo Tashkiiliyay ciidanka sirdoonka domali lan hala wadaagaan si meeshaa loosoo af jaro intaan la Dilin.

  • @Kafirso
    @Kafirso หลายเดือนก่อน

    50$ arinku waa kabadanyahay ee wax baa laqarinayaa bal aadba fhan oo iswaydii oo kumuntiga kucabir

  • @cabdiraxmaanciise5984
    @cabdiraxmaanciise5984 หลายเดือนก่อน

    Waar nafka isaaqa anaa ka wakiile madaxa ka jara oo xabad ha ku dilana

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 หลายเดือนก่อน +1

    Ree hargeesow maxaad soo doontaan .

    • @siidemidia
      @siidemidia หลายเดือนก่อน

      Reer hargeisa mahe waa ninka isaso dhibay ad qalaten lkan kan hargeisa ku aragno oo anu uga shaakino AS oo qudha waa dil

  • @Sunny45553
    @Sunny45553 หลายเดือนก่อน

    Video ga editing xuma , waqti badan macno darra ah ba nagu daaliseen, hargeysa ban ku so korey halka ba ku qabeysan jirey halka ba ku kaadin jirey , iwm maxa uga duubeysiin bakhtiga foosha xun, tiirka ha lada geeyo nacalada wada maangaab ta ah

  • @ShafiOmar-bf2rp
    @ShafiOmar-bf2rp หลายเดือนก่อน

    Qof Malin shabab noqdoy in ladayo waxey masuliyad daro Ku tahay dowladena sharafta leh ki iso sodhibo xita hala dilo Si an u cafimadno

  • @Sisfatimahaji
    @Sisfatimahaji หลายเดือนก่อน

    Meel mukeefle Ku xrnaaa😢😂

  • @redmercury6650
    @redmercury6650 หลายเดือนก่อน

    iidoorkii toogosho kii hawiye xabsi shuute cadaalad xuma

  • @ibrahimabdalaibrahimabdala
    @ibrahimabdalaibrahimabdala หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 mid baa nooga shihiday mow dhahy Misa anaa mooday

    • @Izoooabdi
      @Izoooabdi หลายเดือนก่อน

      Aniga marqatiii kaah 😢😢

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 หลายเดือนก่อน

    Badra iyo Baqdaad maxaa laga😂wadaa dadkaan Ciraaq may joogaan.

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 หลายเดือนก่อน

    Maxaa Taxi 🚕 kusaaray unfortunately xamar dumis stop 🛑

  • @SUBEERDCOSTA-wd2tq
    @SUBEERDCOSTA-wd2tq หลายเดือนก่อน +2

    Ninkan reer hargeisa maaha ee waxa aad cameraman gadaasheeda aad uga sheegsheegaysaan waawax iska cad in aad somcada reer somaliland aad ujeedaa argagaxisado waa Idinka hooyadiin cuqdada kawase 🤷 Somalia no government 😂😂😂

    • @zuhaip9985
      @zuhaip9985 หลายเดือนก่อน

      Sidana inoo fiican inaga wayo dadka somaliya ku nool ayaa laga aminsinaya waxa hargaysa ka yimada waa alshabab gabi goodaba ama waqooyi ama isaaqa siday hadaba muqata wayo halka qof ee inaga qabtan wala bunbuniya markay taas wada aminan waxa iman donta inan laysku gudbin ama laysku tagin inaguna waba taynu rabno oo midnimadii afka ahayd ayunba mesha ka bixi ee daa indr

    • @safiyoaliabdi8765
      @safiyoaliabdi8765 หลายเดือนก่อน

      Lahjada uu ku hadlayo ayaa cadayn ah

    • @zuhaip9985
      @zuhaip9985 หลายเดือนก่อน

      @@safiyoaliabdi8765 ok kay wada socden isaga maxd udili wayden mise waad noo qabyaladaysen xita dilkii ilayn labaduba waa shababe

  • @shakiib68
    @shakiib68 หลายเดือนก่อน

    jamal mahamed osman xayaysiintii uu AS u sameynayay chanel4 laga soo daayay darteed ayuu AS ugu biiray midkaan hargeysa ka yimid

  • @ShaahimaYuusuf
    @ShaahimaYuusuf หลายเดือนก่อน +1

    Bal maxa geliyay nolosha adag

  • @mohamedabakar6370
    @mohamedabakar6370 หลายเดือนก่อน

    Shaqada. Adqabanhayso

  • @suleymanqarniofficial988
    @suleymanqarniofficial988 หลายเดือนก่อน

    23:00

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 หลายเดือนก่อน

    War horta wax la toogtey maxaa loo waayey???warayi uun baa wadaane

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 หลายเดือนก่อน

    manta wa 14ogtobar 2017 wa malin murug walalahen dhinten allha unaxaristo into dhawacantay o ila hada. dhawici sogaray ila hada nafo la ah walalayal allha ni boyo dhayo. an. u duceno walal 14 agosto dhentam

  • @abuu1
    @abuu1 หลายเดือนก่อน

    Dilaayaaasha manaxayaasha maxaa xabsiga logu haayaa waa kaas ayaga qurux badnaadayee meel lagu dilo hadi lawaayey boos kaxda igu yaala diyaar u ahay inaan dowlada ku wareejiyo.

  • @zuhaip9985
    @zuhaip9985 หลายเดือนก่อน

    Cuqdada haysa somalidan ayaan layabay war halka qof ee waqooyi kaso jeeda maxaa idin tusay eed u arki ladiin kuma kunkan kle ee cidkasta leh mise nacayb ayaa idin haya idin tusaya halka qof

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 หลายเดือนก่อน

    Rag khayirkiina ayaa raba inay kursi kuguo fuuulo waaayo dan kale lagaama laha miyaad $200 qaadatid oo xor ah dalkaaga hooyo Ethiopia 🇪🇹 ayaa kadan baysa ash Xasbunallah

  • @nuridinahmed5188
    @nuridinahmed5188 หลายเดือนก่อน

    Nabad doonka wuu shahiiday runti. Wuxuu ahaa nin gurigiisa lagusoo weeraray. Wuna kucibadeystay qawaarijta

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621 หลายเดือนก่อน

    Beena waas wuxuu uyimyi
    Xamar In uudadka Laayo halatooto Inshallaah

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm หลายเดือนก่อน

    Adeer dadkaan xaafadahooda intee ka.imaadaan. xamar.dadka.dagan ineey laayaan.u.soo.baxay hala wada toogto. Hadeey dowlad meesha ka jirto.

  • @deeroibrahim2709
    @deeroibrahim2709 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan in lasii daayo miyuu rabaa xaqa halga oofiyo yaanan lasii daanin

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 หลายเดือนก่อน

    Balaayo haku dhacdo! Shadaadiin!
    Allaah ka furatay!😈😈😈