Alahu akbar mnsha allah waa xukun sax ah ,qoslaaye,qoone iyo liibaan,dil toogasho,inkastoo maskaxdii dhibaatadan ka danbaysay liibaan ahaa,llibaan la,aantiisna ay dhalinyaradan bad baadi lahaayeen
Qoslaye hadiiba umada laga qabtay oo togasho lagu xakumay wa wx lagu frxo wxn xasuustaa sida kibirka badn asiga oo dareska dolada ku ganbanayo shacabka udhibaten jiray tiirka halageyo si kuwa kle ugu cibraqataan
Alahu akbar mnsha allah waa xukun sax ah ,qoslaaye,qoone iyo liibaan,dil toogasho,inkastoo maskaxdii dhibaatadan ka danbaysay liibaan ahaa,llibaan la,aantiisna ay dhalinyaradan bad baadi lahaayeen
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam
scw
Qoslaye hadiiba umada laga qabtay oo togasho lagu xakumay wa wx lagu frxo wxn xasuustaa sida kibirka badn asiga oo dareska dolada ku ganbanayo shacabka udhibaten jiray tiirka halageyo si kuwa kle ugu cibraqataan
Masha Allah 🙏🏻
❤ 0:34 0:35 0:37 0:38 0:46 0:49 0:53 0:54 0:55 0:57 0:58 0:59 1:01 1:03
Kulli dil in lagu xukemay istaagilaan damiir laawaayaal arxanlaawayaal bahaloobay
Dawladu wa iney waxkaqabataa
Maleeshiyada ciidamada leyneysa
Caqli Yarida ugu weyn ayaa ah, Qofbaad Gardaro udishay, adigana in lagu dilo Marabtid, Waalagu Dilaayaa weliba mid kasii xanuun badan taad adigu ugeysatay maskiinka..raganimadaad ku dishay hakaa saarto way ku heysataa adnee
Goormee latoognayaa
Aaway said Ali
HotelkA ayuu jifaa waa laandhero kuwan lama dilayo waa been
𝘸𝘢𝘢 𝘩𝘢𝘺𝘴𝘢𝘢 𝘸𝘹𝘢𝘢𝘯 𝘸𝘢𝘢 𝘣𝘦𝘦𝘯 𝘸𝘹 𝘭𝘢 𝘥𝘪𝘭𝘢𝘢𝘺𝘰 𝘮𝘢𝘭𝘢𝘩😢@@sahroosman2092
Kibir baa haayo qoslaaye iyo qorane 😡 hala dilo nacalada wajiyada saa weeyn
𝗜𝗻𝘁𝗮 𝗼𝗚 𝗜𝗻 𝗔𝗿 𝗚𝗮𝗴𝗮 𝗫𝗶𝘀𝗮𝗱𝗮 𝗪𝗮𝗾𝘁𝗶𝗚𝗼𝗱𝗶𝗶 𝗜𝗱𝗹𝗮𝗮𝗬 𝗟𝗜𝗞𝗘 𝗗𝗛𝗔𝗖 𝗞𝗨𝗦𝗜𝗜.😂😂
Qofki qof dilo in lo dilo alle aya ina array marks wan in deg deg logu filial wuxushtan dhiga dadka baney stay
Dhowr jeer ayan arkayey qaladkaan cml ee iska saxa
Dila kii dad dilaa hadii kale weli way dili dinan maxay tarayaan
Liiban.in lacabo ahayd asagaa waxan isku sooxerxeray maxkamada meshas waa il duuftay dhihi karnaa???
Maxaa loo raacin waayey saaxiibadii
Haddad. Cadaalad ku xukuntaan dalku nabad ayuu. Noqonayaa cadawgiinana waad kaguulaysanaynaa
Warkan marhore ayuu ahaa sxb 10 ka hore waaye bisink
Hoyada usheg
Haladilo wacalka qoslaayo
Waa tuugo
Alx weye mar hadi mujrimiintaas laga qabtay dalka
Liiban waba ninki fidnada kacshay wamaxay xabsiga mala dilo midakale Qoone iyo kuwa 10 sano lagu xukumay maxayku kala duwan yihiin ?
Ragan tuugta o naxeyn maxaa loo hayaa xabsiga weyba ku qurxanadeen qamirii iyo xashiishkii ayey ka reysteen
Ninkan indoor adka inkirad qoslaye ilahna ma ku inkiri dambigaga
Hala dilo wixi danbi leh
sax❤❤waguul❤wen🇸🇴🇸🇴🤲🤲👌🏻🫶🏼💪❤️❤️
Macsunkor