"Magaca Cigaal Hadda Ka Masax Madaarka" Maxamed Oslo.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV TH-cam Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

ความคิดเห็น • 163

  • @SarahDahir-j6e
    @SarahDahir-j6e 5 วันที่ผ่านมา +14

    FARIID KUSOCO FROM NUUX ISMAACIIL

  • @yurub5288
    @yurub5288 5 วันที่ผ่านมา +5

    Mashalla Allah fariid berbera waxa iska lehe ciise muuse lakiin odoyga inaguun wuxuu ka bixiyay raali gelin marka halaka xishoodo somalilaan cadowgeeda kale Ayaa kabadan ceeb weeye guul somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 5 วันที่ผ่านมา

      Magbaa loo siiyay ciise muuse. 6 months

    • @fatimayassin2049
      @fatimayassin2049 3 วันที่ผ่านมา

      O hada burco maxad ka qabanysan wadanka wa la wada leyahy waleba dakada wadanka leh reer kalya khas uma ahaa wa nedaam dawladed marka laqa hadlyoo .lakin Somaliland jaheel ba ku badaan.

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 5 วันที่ผ่านมา +13

    Dakada Barbara subeer awal baale❤

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 5 วันที่ผ่านมา

      oo xataa ciise muuse m u diideen😂😂

    • @osmaanmunasar
      @osmaanmunasar 5 วันที่ผ่านมา

      ​@@zakirboss143ciise muuse miyaanuu suoer awal aheyn

    • @nimcocabdilaahi7692
      @nimcocabdilaahi7692 5 วันที่ผ่านมา

      Subeer awal car waasha caac😢😢😢😢😢😢😢😂😂😂😂😂naanaacda joojiyadee sawdinkan ooyay ba a😢😢😢cirro noolaw adeer❤❤

    • @osmaanmunasar
      @osmaanmunasar 5 วันที่ผ่านมา

      @nimcocabdilaahi7692 ciro caanyo yaaba usocda isagiiba liita sxp

    • @faadumoaxmed-sr5dz
      @faadumoaxmed-sr5dz 4 วันที่ผ่านมา

      Nux ismaciil malin cad baya ka qadeen cisa muse

  • @sahrahassan3038
    @sahrahassan3038 5 วันที่ผ่านมา +2

    Mahamed Oslo geesi karbaash in guun loser waxba ma ogaa wa qabiilayste wayn Yusra harti iska faana taariikh ma haysan ku daliili taariikhda Super power Awal maanshalla

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 5 วันที่ผ่านมา +7

    Dagaalkiii habar habarta fadlan inagu celiya

    • @Xasmas
      @Xasmas 5 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂 Waa ino Toon iyo Salaxlay😂😂😂

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 5 วันที่ผ่านมา

      @Xasmas Xarshin iyo xagas ban islaha u firdhee😂😂

    • @Haleeleelin
      @Haleeleelin 4 วันที่ผ่านมา

      Ma 94 kii😅😅😅

  • @rashkaoa9521
    @rashkaoa9521 5 วันที่ผ่านมา +8

    Supar power subeer awal viva

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 5 วันที่ผ่านมา

      Dhadiga Isaaq taariikhdaa snm waa 000

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 5 วันที่ผ่านมา +2

    Geesi fariid ah 👌🙏

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 5 วันที่ผ่านมา +2

    Ka maasax dhee Hoyadaa guunxajiis ka wasee who needs it!

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 4 วันที่ผ่านมา

    Dekada ayaan laydinka soo qaadin, ,,5 wasiirna shawaada waa laga qaadayaa. Marka weydinkaa, guuleysta guule haydin garab galo 👍

  • @Araweelo74
    @Araweelo74 4 วันที่ผ่านมา +1

    Damac doqona waa lugu dabar go'aa 😂😂 CM xashkooga amaan haloo siiyo berbera weynu kula dhuuqnaa laakiin Alaa mulkileyaashii berbera ka dhigey wadnaha deegaankooga berbera Sacad muusaa xitaa marti uga aa wixii ka shisheeyina dee waa qaar aakhiro looga yeedhay😂😂 xaafadi xaafad kale waxey ugu wareegtaa waa faduul😂😂

  • @Somaliland-l1o
    @Somaliland-l1o 5 วันที่ผ่านมา +3

    Ciise muuse magac doon maaha ee waa marso doon
    Hada masaxa magaca cigaal

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 4 วันที่ผ่านมา

    HORYAAL TV WAA TUUG IS URUR SATAY

  • @SarahDahir-j6e
    @SarahDahir-j6e 5 วันที่ผ่านมา +3

    YUSRA HARTI MASHAAKIL AYEY KASHAQEYSAA GUUL WIILASHA TOLMOON SUBEER AWAL

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 5 วันที่ผ่านมา

      Dhadiga Isaaq dadkii loo siiyay 6 months berbera

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 5 วันที่ผ่านมา

      Dhadiga Isaaq loo soo dayay makhnuudkii ina askar

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 5 วันที่ผ่านมา +1

    daaxuur sidaadii ayaa awawgaa buuraha ugu tegaysaa

  • @maxamedsamter4185
    @maxamedsamter4185 5 วันที่ผ่านมา +6

    Ciise Muusoow dikada waa xoolo soomaalind

    • @abdinuur370
      @abdinuur370 5 วันที่ผ่านมา

      Haadanu awalnahay waa noo xashkii

    • @Haleeleelin
      @Haleeleelin 4 วันที่ผ่านมา

      Haday isku kaaya waalaan maydh iyo xiis baan samaysanayanaa usheeg

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 5 วันที่ผ่านมา +2

    Wa runtii ka masaxcigaal

  • @CabdirahmanMatan-t9s
    @CabdirahmanMatan-t9s 5 วันที่ผ่านมา +5

    Wataa dawladnimada iidoor kkkk kuwaasaa laascaanood nugu haystay oo lahaaa waa dhul qaran bal iyagiibaa saas isu haysta deked iyo madaar reero sheeganaayo 😂😂😂😂😂 mataas ayaa dawladnimo ah ku biyo caba habar jeclo iyo habar yonis ceeri gaabo la wada joogi maayo

    • @Haleeleelin
      @Haleeleelin 4 วันที่ผ่านมา +1

      iidaale daba cayuun malaha jaadki bay waayeen

    • @CabdirahmanMatan-t9s
      @CabdirahmanMatan-t9s 4 วันที่ผ่านมา

      @Haleeleelin hadee waad iska garan kadhaa inaanu reer dawlad noqonayn balo beentii ayaa ka hor timid ayay iska dhaadhiciyeen

    • @Haleeleelin
      @Haleeleelin 4 วันที่ผ่านมา

      @@CabdirahmanMatan-t9s qayaali cad bay wadaa

    • @Araweelo74
      @Araweelo74 4 วันที่ผ่านมา

      Falastiineey waad ogtahay boohoodlena ninbaala lascanoodna jaamac siyaad balle isku xaar markaa😂😂😂

  • @ajmedabdiesseessa8260
    @ajmedabdiesseessa8260 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ku dar 4aad

  • @SakiAbiib
    @SakiAbiib 5 วันที่ผ่านมา +1

    Guul ciise muuse Ayaa meesha iskale

  • @SaidYahye-pq8zk
    @SaidYahye-pq8zk วันที่ผ่านมา

    Dadkan way hurdanba dagaal ayaa ku socda iyaguna qabyalada ayuu ku jiran 😢😢😂😂

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 5 วันที่ผ่านมา +2

    Yusra harti wllhi cadhadii buurta fuleen ayan kaga jarayna haday dekada madax so galiyaan wllhi dhig baa udadan doona haday ku ekan wayan halku alle dhigay

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 5 วันที่ผ่านมา +1

      Yusra maxaa doneysaa in aad suulasha iiqabsato

    • @user-vlogscountery
      @user-vlogscountery 5 วันที่ผ่านมา

      @saadhussein5466 maxan sulasha kaqabsadaa izzaqnimadiba wad kabxaday imaan la.an dartede

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 5 วันที่ผ่านมา

      @user-vlogscountery marhadan halkii ugu sareysey aan fadhiyo isaaqnimadii waa diyaar.

  • @Iiiiiiiiiiiva
    @Iiiiiiiiiiiva 5 วันที่ผ่านมา +3

    Geesi fariid ❤❤

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 5 วันที่ผ่านมา

      Taariikh 6 months baa loo siiyay ciise muuse berbera

  • @maxamuudxasan261
    @maxamuudxasan261 4 วันที่ผ่านมา

    Hargeysa ka dareera macaa wasiiradiina, inta berbera garxajis joogtana soo saara.
    Isaaq awal uu yaqaan garxajisna uu yaqaan.

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 5 วันที่ผ่านมา

    Anigu midna ma ihi lkn berberbera xabad ayaa lagagga saarey reerka garxajis wlhy goobjoog ayaan ahaa dagaalkaa berberbera inkastoo markii hore reerka ciise muuse cagta lamariyey lkn markii dambe lagu biyo keeney garxajis

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 5 วันที่ผ่านมา

    TV-Beeleedyada Hargeisa Oo Bilaabay In Ay Buun-Buuniyaan Qabyaaladda Iyo Naxliga

  • @ibrahimsarhan2802
    @ibrahimsarhan2802 4 วันที่ผ่านมา

    iminka ma reer sheekh isxaakh baa laka guryaa 😮 waar mid baa tihiinee midooba allaayahdiik.

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 5 วันที่ผ่านมา +1

    Horyaal tv iskudirka dadka ayuu caankuyahay waxan looma baahna dadka cuqdada iyo balaayada kasheekeeya waxan rajaynaya waxan ookale insaxaafada waxhalagaqabto ciyaalkan makarafoonka helay

  • @afnancumer8907
    @afnancumer8907 5 วันที่ผ่านมา

    Ilahayaw wllkayga iga wayn ciise muse noo daa waa geesiyo aan dulmiga q aadan

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 4 วันที่ผ่านมา

    Dekeda Berbera waxaa iska leh oo loo dhisay Soomaali oo dhan.

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 4 วันที่ผ่านมา

    Horyaal tv fidnada joojiya nooc walba lama wareysto

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 5 วันที่ผ่านมา

    DEKEDDA BERBERA HANTI QARAN RIYIHII CIISE MUUSE YARE LAGUMA DHISIN.MANA SHEEGAN KARTAAN

  • @user-abdishakor
    @user-abdishakor 5 วันที่ผ่านมา +1

    ❤🎉😂 siiyaa waxay rabaan iyo shakhsi iyo guud ahaanba

    • @gamemodesecret
      @gamemodesecret 5 วันที่ผ่านมา

      War waxan loo tag lahay waa ciidagale ee maha Gunxajiska kale

  • @sayidahmed5808
    @sayidahmed5808 5 วันที่ผ่านมา

    Marsadaa Berberamaalintii malagu soo jeexay midigtii subeer buu ku dhacay malabkii doocaan....

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 4 วันที่ผ่านมา

    *Xabagle kasta camera haso horfadhiisto walahi waa aakhiro sabaan* 😅

  • @NawalDeba
    @NawalDeba 5 วันที่ผ่านมา

    Afaarahaan cml waxay English ka dhahaan he fired gunshot from his mouth

  • @user-abdishakor
    @user-abdishakor 5 วันที่ผ่านมา +1

    Isoo jawaab

  • @Usur1249
    @Usur1249 5 วันที่ผ่านมา

    Walahay bilahay xoog baa lagaaga qadaya irbad dhuub ma galisan afkuna waydin dheer yahaye

  • @Usur1249
    @Usur1249 5 วันที่ผ่านมา

    Hoyada doqoniinada ka was caqliga habar awal

  • @nimcoaliibrahimnimco9678
    @nimcoaliibrahimnimco9678 5 วันที่ผ่านมา

    Maxaa kaa soo gaadha habalaguu daayee

  • @AbdulAden-w1p
    @AbdulAden-w1p 5 วันที่ผ่านมา

    MAASHA. ALAAH. ISAAQOW. INA. KALA. DAREERSHA. MEESHA. DAWLADNIMO. MA. NAQAANEE. SAMIR. IYO. IIMAAN. S/LAND

  • @Osob_5
    @Osob_5 5 วันที่ผ่านมา

    Asc waar heedhee ma Caruur baad noqoteen waa maxay waxaad ku ariyoonaysaan waa u dhamaatay Somalilander

  • @nathra7351
    @nathra7351 5 วันที่ผ่านมา

    Xaaji cabbi waraabeba. Tuuug gx buu ahaa. Kkkkkk ma reer dukaaan baay moodayaaan Airport hargeysa

  • @IstaahilToon
    @IstaahilToon 5 วันที่ผ่านมา

    Xil Khadar spoke with the diplomacy and dignity 4:16 you sound ignorant and arrogant 4:48

  • @nimcoaliibrahimnimco9678
    @nimcoaliibrahimnimco9678 5 วันที่ผ่านมา

    Waxaa laga yaaba inaan koob shaaha anad kacabinba

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 5 วันที่ผ่านมา

    Ciisemuuse waa 500 oo qof xitaa keeryoone ma buuxiyaan dad iyo duunyo xuni hal fooq oo 4 star ah ⭐⭐⭐⭐ ma laha dhuxulaysato

    • @Haleeleelin
      @Haleeleelin 4 วันที่ผ่านมา

      usheeg way kadhacsanyiine

  • @Osob_5
    @Osob_5 5 วันที่ผ่านมา

    Yaahuu duf ku baxa Aamus baad ku fiican yihiin Waar heedhee Caafimaad ma jiraa waa wada Mentel health.

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 5 วันที่ผ่านมา

    madaarka jamasax cigaal ma waxay moodeen in super awal ku goayo.

  • @AAbdi-q1o
    @AAbdi-q1o 5 วันที่ผ่านมา

    Ka masax oo masax Hargeisa Sacad Muse Miyaanu Hargeisa degenaan

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 3 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 ma ciisa musa hadly .

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 5 วันที่ผ่านมา

    Kkk harti baan ahay kkk ilmo malinba meel ku mataan kkk

  • @TaaroFihri-f9i
    @TaaroFihri-f9i 4 วันที่ผ่านมา

    Dawlada hala ilaaliyo waa dardaarankayga somaliland

  • @warsamekhadari7892
    @warsamekhadari7892 4 วันที่ผ่านมา

    Tani miyay walatay walagaga shekeyey waa beentaa rer shekh isxaq magalo walba waeywada xoreyeyen ee caruurbad tahay

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 3 วันที่ผ่านมา

    ISAQOW NACALAA HOYADA KU YAAL. MIDGO DUCUFAV OO SIDA NAAGAHA GAMBADHYO ISUGU FADHISTA OO YOOYOOTAMA. CADAW GIINUNA MINDIYAHA HA IDIIN SOOFAYSTO

  • @Haleeleelin
    @Haleeleelin 4 วันที่ผ่านมา

    Hadaan garxajis nahay maydh iyo xiis baan samaysanaynaa

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 5 วันที่ผ่านมา +1

    Reer mini af dheerbatay ader adi khadar guunba Walden wasa

  • @Somaliland-l1o
    @Somaliland-l1o 5 วันที่ผ่านมา

    Masaxa masaxa
    Lkn berbera waa intangible

  • @starxMm2
    @starxMm2 5 วันที่ผ่านมา

    HorYaaL horya ma isku firka besha isaaQ aysy ka shaqeysa? Hadalada Xanafta Leh? Maxay Wasarada Warisgadhsiintu waxyabahan oo Kale inay Xakameeyso miyeeyna Habooneeyn ?
    Taladeydu : Isaaq Ha Midoobo
    Wa Bilahi TawFiiQ

  • @Nameless-i5v
    @Nameless-i5v 5 วันที่ผ่านมา

    Waar yaadhaheen sawtan maatidii la is tusay, Ina Guun oo inan gumeed u muuqda ayaa baabkaa furay. Dekeda Berbera waa hanti qaran sidaan u arko, qolyaheena deegaankaas waa inaynaan nimankaas ku sii tiigaalin.

  • @Xasmas
    @Xasmas 5 วันที่ผ่านมา

    🔥🔥🔥SPSA🔥🔥🔥

  • @EHLUDIININAXAJI-h8k
    @EHLUDIININAXAJI-h8k 5 วันที่ผ่านมา

    Garxajis laandheere ayaan nahey ayaad tidhaahdaa laakiin matihidin maanta dowlad nus ah ayaad hogaamineysaan nusna waxa hogaaminaya maxud xaashi. Iyo xirsi soo socda

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 5 วันที่ผ่านมา

    Inan qadar guun ee xanuusanaya maxaa ka galay Barbara iyo dadka degen malaha isaga iyo cadegude labadaba waa la sitaa waana isku reer

  • @Xasmas
    @Xasmas 5 วันที่ผ่านมา

    SHAWORIMA😂😂😂😂😂

  • @Usur1249
    @Usur1249 5 วันที่ผ่านมา

    Reer kan caqliga siilka iyo futada laga galiyay

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 5 วันที่ผ่านมา

    BEENAALE ANAGAA JOOGNAY CIIDANKII XOREEYAY BERBERA WAXAY AHAAYEEN KOODBUUR OO DHEGA WEYNAA WATAY ANAGAA JOOGNAY. CIISE MUUSE YARE MAYGAA CIIDANBA LAHAA.
    BERBERA WAA LAYDIN KA BAXAY MAYDINKAA KU DAGAALAMAY SAW nagii joognay. Beenaale ma been baa taariikh kuu noqonaysa

  • @FadumoJama1-s7d
    @FadumoJama1-s7d 5 วันที่ผ่านมา

    Marba hadii somaliland oo duntaa kula fududay waa bes

  • @yusufjama
    @yusufjama 4 วันที่ผ่านมา

    Waxani kibir ka badan intaa ka badana looma dulqaadan karo

  • @yousufabdi74
    @yousufabdi74 5 วันที่ผ่านมา

    Faataabakh

  • @jaamachussen4899
    @jaamachussen4899 5 วันที่ผ่านมา

    War yaadhheen abti ma naga aamusisan. Kani wa reer cebeey

  • @YaasinMaxamud
    @YaasinMaxamud 5 วันที่ผ่านมา

    War yaa kala. Gaara ragan. googaaleysanaya iyadoo. Cadaw idnku xeeran yahay kadaaya

  • @Basshe-r7y
    @Basshe-r7y 5 วันที่ผ่านมา

    Waxaan oo faatabakha waa maxay inankan iska haraciyay ma heegadiiba

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 3 วันที่ผ่านมา

    Musa tuuq ninka wadanka babeyayy . Dhulbahantena no jabyaay .debjerkan ciisa musa nac nacda ha jojyoo .

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 5 วันที่ผ่านมา

    Ciisamuusow sidaa aa isaga celisan waligiin isaga celiya wayo way idin so aroorayan sacad muse oo u habranaya somaliland way arkeen wayka badbadiyeen so erya musacabdale wamarti hadudagal dhacan yanay idinku so noqon

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa 5 วันที่ผ่านมา

    Ciise muuse goruu ladagalamay dawladi siyaad bare wayab SNM Sadex nin ba uju jiray

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 5 วันที่ผ่านมา

    Dadki laga hadilin jirin baa mikiri foon loodhibaya

  • @faysaldahir8637
    @faysaldahir8637 5 วันที่ผ่านมา

    War wax ku hadli mayside naxliga tolla ka daa

  • @Osob_5
    @Osob_5 5 วันที่ผ่านมา

    Waarheedhee ma sidii Haweenkiibaa wada tirsanaysaa dadka ku wareejiya maantana ma taasaad keenteen

  • @Iiiiiiiiiiiva
    @Iiiiiiiiiiiva 5 วันที่ผ่านมา +1

    Cabuu jawaataadii waa taa😂😂😂

    • @user-abdishakor
      @user-abdishakor 5 วันที่ผ่านมา

      @@Iiiiiiiiiiiva Waryaa sidaan u saxo EHAXKATE markaas waa ay kuu fariisaneee aqoonsi ama ASTAAN aadan marnaba lama ilaabaan ah oo dhaqankaada iyo asalkaadaa aadan marnaba inkireynin sameyso dhaqankaada afkaada iyo deegaankaada iyo ruuxda awooweyaashaa hadaad maanta inkirto beri garac aan dhaxal leheyn ayaa tahay ogoow waayo dhulka iyo bay'ada ayaa ku nacaaya oo ku karaahsanaaya somali ayaa tahay ogaaw. Duriyadaada marnaba ha hilmaamin hadii kale dayday kasta ayaa ku cunaaya

  • @maxamudabdullah8819
    @maxamudabdullah8819 4 วันที่ผ่านมา

    waar xishood dadku toolweyaane hadalxumadu maficne

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 5 วันที่ผ่านมา

    Faan faan iyo dig g ig 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @IstaahilToon
    @IstaahilToon 5 วันที่ผ่านมา +3

    The world 🌎 is not enough. When you believe your own lies.

    • @abdinuur370
      @abdinuur370 5 วันที่ผ่านมา

      This word isenough it true how to talk firt lageng

    • @IstaahilToon
      @IstaahilToon 5 วันที่ผ่านมา +1

      @ but the white man will not understand if I write in Somali. Say walahi 😂

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 5 วันที่ผ่านมา

      ​​@@IstaahilToonwhy you always pleases the white man 😂😂 we talk our language if is this guy or either did you 😂

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 5 วันที่ผ่านมา

    Hhhh berber waa lagula leeyay muuse cabdale kama lihid

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 5 วันที่ผ่านมา

    Dadkii hadalka laga ilaalin jirey ayaa ina heysta , bal channel-kan ka xushoonwaayey iney dadka kala dilaan iyo hadaladan dhiifta iyo ciilku ka buuxo

  • @happyahmad9689
    @happyahmad9689 5 วันที่ผ่านมา

    Magaca magma titan madaxwaynehe Wilkins saved muuse madaxka ah mareeya madarka Odin soo eryayna angina kasoo qaranka hadu civil gale nin walba wuu sameeyu duminaya ma shakhtar idin foray ina kalidin xukuntan

  • @silvermediatv
    @silvermediatv 5 วันที่ผ่านมา

    Baw😊😊

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 5 วันที่ผ่านมา

    War dhirbaxo adag kudhufo cisamusow

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 5 วันที่ผ่านมา

    Dawladan waa dumaysaa ciilqabayaasha

  • @Iiiiiiiiiiiva
    @Iiiiiiiiiiiva 5 วันที่ผ่านมา

    Garxajis waxaa ka dhaadhaxsan awal madvarer ma laha waar dakad iyo madaarma h awal wey haystaan 😮

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 4 วันที่ผ่านมา

    War ninkani muxuu ka hadlayaa
    Iidoor waa kaa

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 5 วันที่ผ่านมา

    Haha haha dadkaasaa dalla ku nool orta baacdan talaabo sharciya halaga qaado
    Berbera in rer yeesho iyo in qaran maamulo waad arkin waar xanuunka idinka dhacay xaguu idinka yimi

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 5 วันที่ผ่านมา

    Macaac bacaac

  • @Abdul-h6f
    @Abdul-h6f 5 วันที่ผ่านมา

    Super power subeer Awal 🫡

  • @SamaDeri
    @SamaDeri 5 วันที่ผ่านมา

    Libaax

  • @Myway3801
    @Myway3801 5 วันที่ผ่านมา

    U sheeg caydha 😂😂😂😂

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 5 วันที่ผ่านมา

    Airportka maadigaa dhistay waa hanti qaran waar SHEYMA ABAARSO WAY KIBIRTAY.

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 5 วันที่ผ่านมา

    Bisinka umadan waalaty waa noocma

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 5 วันที่ผ่านมา

    Hadda waa ninkii futada hjeclo ee qadhmuuneyd ee cidhiidhiga ahayd galay maanta futo aad gashana heli meysid milixda badda ayaa lugu cabsiin buurihii aad 6 bilood saarneyd hjeckadii kaa soo rogatey. 6 biloodna mag ahaan laguu siiyey dekada oo la yidhi ceydhaan oo aan fooq iyo guryo ku la hayne ha loo daayo. Amaah kugu raagtey

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 5 วันที่ผ่านมา

    Waar nimankii magta iyo daaqa idinkala dooran siiyey miyaad ilowdey.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 5 วันที่ผ่านมา

    war qabyaalada jooji shacabow wadanka inaga lehe

    • @axmedyusuf8192
      @axmedyusuf8192 5 วันที่ผ่านมา

      Sawta madaxtooyadii yusra harti ilaaladii muuse biixi xidh xidhaysa xaggay soomaaliland nimadu taallaa

  • @ChimcaSulub
    @ChimcaSulub 5 วันที่ผ่านมา

    Kani waa mid xanuunsanaya

    • @SarahDahir-j6e
      @SarahDahir-j6e 5 วันที่ผ่านมา

      KANI WAA GEESI FROM NUUX ISMAACIIL

    • @ChimcaSulub
      @ChimcaSulub 5 วันที่ผ่านมา

      @SarahDahir-j6e keebaa geesiya makan futada ka hadlaya adeer wixii cid gaarihi masaariifta ka dhiganaysay waala dhaafay goobkasta qaranka ayay hoostagaysaa ama waasha ama cabaada cid loo joojinayaa ma jirto

    • @SarahDahir-j6e
      @SarahDahir-j6e 5 วันที่ผ่านมา

      @ChimcaSulub UMAD AANWAXBA BARAN AYAADTIHIIN LACAGTA LAGAMA HADLAYO TAASI QARANKAALEH OO CIIDANKEENA AYAA LASIIYAA LAAKIIN MAAMULKU WUXUUNOQONDOONAA CIISE MUUSE DAKADA IYO MAYORKA CIDNA UDABAFADHIISANMEYNO WAAYO BARBARA WAA MAGAALO CIISE MUUSE

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 5 วันที่ผ่านมา

    Waar weriye ma tihide ummada ka xishood, ehelu-naar yahow, ilma-xaaraanka ah .