"Berbera Reerka Dega Laba Meelood Baan Cidi Ka Taaban Karin.." Xil Dayib Xasan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 216

  • @yurub5288
    @yurub5288 5 วันที่ผ่านมา +22

    Looma magacabi karo dad baa ilahay ku beeray ciise muuse yaan lugu walan ciro wuxuu isku dirayaa qabiilada somalilaan berbera way ku washeen ciise muuse waa reer berbera cid ugu Talin magaladooda ciise muuse mooyane haday cidiba noolato nabada ceelka Aan kuriday hayad cidi ka soo saarto guul subeer Awal ❤❤❤❤❤✊✊✊✊

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 5 วันที่ผ่านมา +2

      Dekedda ma dawladda ayaa leh mise Ciise Muse? Midda kale ragga Ciise Muse ee meel walba loo magacaabay ciddi kamay hore iman waayo wadanka dawlad ayaa maamusha. Ma ina Cigaal ayaa koonto ugu xidhay dekedda Berbera

    • @nimcocabdilaahi7692
      @nimcocabdilaahi7692 5 วันที่ผ่านมา +1

      Ciise muuse maqolo jirtaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂ma aqaano eehalkay dagtaa😂😂😢

    • @CabdirashiidHalahala
      @CabdirashiidHalahala 5 วันที่ผ่านมา +1

      Ciise Muuse shaqaalaha ugu badan ha yeeshaan lkn xilka maareeyaha ha loo sinnaado.

  • @Rampo-v7k
    @Rampo-v7k 5 วันที่ผ่านมา +6

    Ciise muuse geed labka subeer awal😮

  • @GAAGAAB1
    @GAAGAAB1 5 วันที่ผ่านมา +11

    1993. Dagaalkii ka dhacey berbera ee lagu xad gudbey.
    Ninkii ka gabyay Hargeisana habaaray. Wuu la heley.
    Waar meeshaa berbera ciise muuse mooyee cidkake joogi karimaysee haloo daayo Ayaan ku talinayaa

  • @KaderElmi-u1x
    @KaderElmi-u1x 5 วันที่ผ่านมา +10

    TAABSII RUNTA BAAJUUMA BERBERA C.MUSE AYA ISKA LEH

  • @funny3032-v2g
    @funny3032-v2g 5 วันที่ผ่านมา +5

    Ciise Muuse iskale😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @dojimohammed7796
    @dojimohammed7796 5 วันที่ผ่านมา +12

    Ciise muuse mooye hday cidiba noolato ❤❤

    • @HassanAliAhmed-f2d
      @HassanAliAhmed-f2d 5 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂. Waar xiligii lama joogee, isdeji sxb.

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 5 วันที่ผ่านมา +5

    Barbara goof awal❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @EHLUDIININAXAJI-h8k
    @EHLUDIININAXAJI-h8k 5 วันที่ผ่านมา +2

    Waa. Run dadbaa ilaahey ku abuurey oo xaq uleh labo daasaana ku hadhey wanna dakeda iyo maayorka. Run baad sheegtey thanks thanks

  • @amiina-tb4dm
    @amiina-tb4dm 5 วันที่ผ่านมา +5

    CIISE MUUSE MOOYANE HADII CIDIBA NOOLATO

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 5 วันที่ผ่านมา +5

    Cabdishakuur Ciddin waa ismail X Nuurkii Ceerigaabo oo kale 30kaa sanadood ee odaygaasi fadhiyay ceerigaabo ayuu Ciddina Berbera fadhiyayaa. Wax odaygan Ismail ka hadlaya miyaa aragteen? Habar Awaleey Maanta Madaxwayne ayaa haysaan oo isku xakamaynaysaan ma jirtee dhulkiina iyo khayraadkiina Allah idin dhigay baa duulaan lagu yahay ee difaacda

  • @Osman-vs7mw
    @Osman-vs7mw 5 วันที่ผ่านมา +4

    Billions of dollars we can make we as reer somaliland berbara is for all reer somaliland nation from Arab burco

    • @amalmohamed6987
      @amalmohamed6987 5 วันที่ผ่านมา +1

      Sorry to tell you but at same time I’m not sorry….berbera wa xaamka Subeer Awaal

    • @abdinuur370
      @abdinuur370 5 วันที่ผ่านมา +1

      Halkaaga imaanso adeero berbari wax go.laguqaado kawayne

    • @haboon6195
      @haboon6195 5 วันที่ผ่านมา +1

      Arab gaajo iska amus hadaba

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 5 วันที่ผ่านมา +3

    Ninrageed ninrageed dhalay ilahay haku xafido keep going

  • @cabdixussein2302
    @cabdixussein2302 5 วันที่ผ่านมา +4

    Berberi waa xeer ciise

  • @abdirahmanomar1731
    @abdirahmanomar1731 5 วันที่ผ่านมา +1

    NINKANI MIYAANU GUURTIDA AHAYN ODAYGII LAYDHKA MXA QABYAALADA BARAY WAABA REER HAWD QABRI GOROD

  • @m.khaderadam3478
    @m.khaderadam3478 5 วันที่ผ่านมา +8

    Berbera waa guri ciise muuse adeer leh dadka kale waaa marti

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 5 วันที่ผ่านมา

      Waxayga iyo waxaagaba aan cuno waali sow ma aha?

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane 5 วันที่ผ่านมา +1

    Yaaaa yidhi berbera reeerbaaa leh. umadan horta maxay wada leeedahay

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 5 วันที่ผ่านมา +2

    Waar Berbera dakeda nin carab ah ayaa leh oo dhistay wadankana iyo Somaaliba waa ka dhaxaysaa not Ciise Muuse oo keliya.

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 5 วันที่ผ่านมา +1

    sidaybu dawlad ku noqon karnaa markaa hadaynu sidaa u fakareyno...

  • @fadumocali1407
    @fadumocali1407 5 วันที่ผ่านมา +3

    Adeer ciisa muusa leh

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 2 วันที่ผ่านมา +1

    Berbera xaramka ciisa muuse

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 วันที่ผ่านมา

    Guuuuuuul somaliland somaliland

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 5 วันที่ผ่านมา +3

    Berbera rer gaara ma leh, jojiya afxumada

  • @alitani5045
    @alitani5045 4 วันที่ผ่านมา

    Waayo waayo Lana joogo ee la qabso waqtiga maanta iyo beri inshallah

  • @Cabdi141
    @Cabdi141 5 วันที่ผ่านมา +2

    Hadaanu lahayn maxaa looga soo doortay berber ee looga soo dooranayay berbera ciise muusaa leh

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 5 วันที่ผ่านมา +2

    Ilaa maadeeraday c.muuse wlee waarg wax dhacsada bal S.muusoow tan oodwayne laga keenay ee shacabka hargeisa idiin fadhida waliba reernimo lagu keenay miyaad tidhaahdaan nin awal ah ayuunbaagala madaxtooyada

  • @dojimohammed7796
    @dojimohammed7796 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waa xeer ciise dekadu nio with out 🐒 waxba ka shaqayn maayan😂😂

  • @IlhanMohammed-yj3iz
    @IlhanMohammed-yj3iz 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waxan cadatay in aan soomalilan la wada lahayn

  • @FayselMire
    @FayselMire 5 วันที่ผ่านมา +1

    Daad xoolo ah

  • @Lugooye101
    @Lugooye101 5 วันที่ผ่านมา +1

    Doqonkan Dayib la yidhaa yaa aamusiya.

  • @osmanguled6591
    @osmanguled6591 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waar dadkani siday ufekeran ninba nin ayuu ujawaabaya sidii dumarka ,wax isdhaama maleh dadkani,ceeb subxaanallah

  • @musj21
    @musj21 5 วันที่ผ่านมา +1

    War isbedelka wu wacanyay wa la bedeliya somaliland lawada leyay waa muqadis ✅⚪️❤️

    • @Rampo-v7k
      @Rampo-v7k 5 วันที่ผ่านมา

      Ma imikaad baraarugtay😂

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 5 วันที่ผ่านมา +1

    waar guun caqli malaha ee war yaan loo raacin tolkii lama qabaane waa dameer dadka isku dirayaa iyo warbahinta afuufayssa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤from saylac adiga iyo isaguba ceerigaabo iyo shangeed iska xadiriyaa adaad raganimo leeedihiin intaad isku muqataan ??????????

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 5 วันที่ผ่านมา +4

    Dekedda berbera in jabuuti loo xidho ayay doonayaan ciise muusoow haka yeelina yusra harti inay cagaha soo dhigto

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz 5 วันที่ผ่านมา

      SHAYMA ABAARSO HOOYADAADII OROMADA AHAYD MA LAHA BERBERA WAA LA WADA DEGAA.
      HADII WANAAGU KU DEEQI WAAYO WAA LAGAA ERYI SIDAADII.
      BERBERA HABARYOONIS BAABA ISKA LEH HABARJECLANA WAY DEGTAA WAA LAYDIN KIBRIYAY SHEYMAAY EE SHAQAA LAYDIN KA QABANAYAA

    • @osmaanmunasar
      @osmaanmunasar 5 วันที่ผ่านมา

      hooyadaadii dhilada aheyd ee faqashtaa guskii koonfur baa kugu goan car wataase cidgee dhiladii gaajooneysay was​@@MABDI-nj4pz

    • @osmaanmunasar
      @osmaanmunasar 5 วันที่ผ่านมา

      ​@@MABDI-nj4pzkkkkkk walaahi sidaadii inaad buuraha kuyaaci habar yoonis baad ju xiqotaa jaamac dubad baa ooyeyseen

    • @WARDAABOKOR
      @WARDAABOKOR 5 วันที่ผ่านมา

      @@MABDI-nj4pzkalyo sii barbara hoyadaa male de dhulbaad ledhe Ha ku deeq la wada dagita la wasaa

    • @MarwahusseinAli
      @MarwahusseinAli 5 วันที่ผ่านมา

      ​@@MABDI-nj4pzawoodeedii maleedahay cid makeeni kartaa car car car markasaa laysbaranyaaye car hadad dad jira tihiin faan iyo sokeeye ladagaalan iyo basaasnimo mawax aan ahaynbaad taqaanaan

  • @barkhadcabdi8916
    @barkhadcabdi8916 5 วันที่ผ่านมา +7

    Walee kursi looma soconee berberaa duulaan lagu ahaa. Lkn rogmadkii somaliland waxay ku xidhan thy inta xukumada caanyo cid kale umagacabaso

    • @Mahmed-td2bk
      @Mahmed-td2bk 5 วันที่ผ่านมา

      Sidaadii ayaa lagu eryan hadaad edeb yeelan weydaan

    • @abdinuur370
      @abdinuur370 5 วันที่ผ่านมา

      1993kii kusoo orodkii berbara iyo kasii orodkii yusra xageed joogtay​@@Mahmed-td2bk

    • @barkhadcabdi8916
      @barkhadcabdi8916 5 วันที่ผ่านมา

      Iimaanso xerro dhiigtaada ilaahay kugu beeray hadii cidi soo hunguraysana sidaydoo kale uhadal marsada barbara cidbaa ilaahay mulkisiiyay

  • @starxMm2
    @starxMm2 5 วันที่ผ่านมา +2

    Wuxu dadku uu bahan yahay iinu Qof Walba oo Somaliland Dagan inu Dhulka ilahay Dajiyay inaay Aminaan, DPW si dhayala uu xidhmii mayso ee wixi Jabuuti iyo Xamar uu Adeegayooy wax kale la kalaya.....With Love

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 5 วันที่ผ่านมา +1

    Kani waa doqon waalan oo fidmada ka sheqeeya waar xidha iidoor waxasaa ka buuxa iidoorka waashay cudur xun baa ku dhacay isaaqa qabyaalad xun baa dishey

  • @xidhintamedia3893
    @xidhintamedia3893 5 วันที่ผ่านมา +1

    Isbaldoonkii wuxuu noqday muran doon

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 5 วันที่ผ่านมา +2

    Aduunyo kuma qabno iyo lama taaban karo bal kala saar Awooow

    • @truthinyourface7345
      @truthinyourface7345 5 วันที่ผ่านมา

      Waxba kama badali kartid

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 4 วันที่ผ่านมา

      @truthinyourface7345 maxay kama bedeli kartid

  • @Awliyo3344yo
    @Awliyo3344yo 5 วันที่ผ่านมา +1

    JAWAABTIISI MAAD SIIN KALAY DHEH GUUN MAYDKIISA ANU SOO BACAYNEE

  • @sAb-dq9yc
    @sAb-dq9yc 5 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliland mansab kasta waa loo simanyahy, waa Maxay lama taaban karoo. Ilaa Madaxweynahaa la badalay

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 5 วันที่ผ่านมา +3

    Dekada berbera yaan gacanta loo galin yusra harti lacag bay soqaten si albabada layskugu dekada oo jabutiba so adegsatay xirsi iyo ciraba

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 5 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliland intaas oo dawladood baa soo maray SL baa dooran jirtey cidina wax uma yeedhin jirin waxaa timi mid lacago cadow lagu keenay oo daymaysan oo dekedii iyo ciisamuuse ka dhamaan waaydey ilayn waa awr awr wadee bismillaahi raxmaani raxiim

  • @elmimusa3630
    @elmimusa3630 5 วันที่ผ่านมา +2

    Nasiib darada ina haysta ragna waa inoo midi lisanayaa inaguna inagaa isku midi lisaneysa shaqadeeniiba waxay noqotey reer hebel Shame on you guys

  • @moseskaahin
    @moseskaahin 5 วันที่ผ่านมา +1

    walee in lagu gawri doono
    haddii aad sidaas ku socotaan

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 5 วันที่ผ่านมา +4

    Berbera unukaa leh walee berberi waanay sii jirin cid walba dekad ha samaysato,bal cidda wax kaga xumaanayaan.

  • @SucaadSiciid-g9v
    @SucaadSiciid-g9v 5 วันที่ผ่านมา +1

    Waan kuwan inan gumeedka ahee wada qayli nayaa waa maxay s/land hsla bsa bi iyo berberana halagu kala baxo

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 5 วันที่ผ่านมา

    Berbera guryihii ugu horreeyey
    Waxaa ugu badnaa dhulbahante iyo warsangeli,
    Guryihii nambarada lahaa, no no 2 ---'--------- reer berberadii hore waa wada ogyihiin, iyo
    Xaafaddii Daaroole.

  • @abdullahimohamood7110
    @abdullahimohamood7110 4 วันที่ผ่านมา

    Aduunkan wuu xigmad,guuray

  • @xogtaheesaha530
    @xogtaheesaha530 5 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliland waxay u baahan tahay ciidamo nabad ilaalin ah oo ka socda africa sida somalia ,mar hadday isku haystaan cidii maamuli laheed dekeda ber bera.

  • @abdullahrooble6748
    @abdullahrooble6748 5 วันที่ผ่านมา +1

    Dekada barbera waa hanti qaran reer malaha.

  • @cabdiraxmanjaamac3900
    @cabdiraxmanjaamac3900 5 วันที่ผ่านมา +1

    Caydhay maryaha injirtaleh sita halalaayo ciise muusaw ciro wuxuu wato

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 5 วันที่ผ่านมา +1

    Meelwalb faracay galinayan waxan maxay ahayeen war yaydan ku guban cisamuse sacadmuse oo xaqdhowr wada aragteen

  • @mawlidmohamud9135
    @mawlidmohamud9135 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ninka qabiil ka hadalaya ha waraysan dawlad baa la marayaa

  • @ahmedosmen457
    @ahmedosmen457 5 วันที่ผ่านมา +1

    MAANA ARLADA QAYBIYOO QOOBAD IDIN SIIYEY , MANAA QOLQOLKIINA KU XIDHAY QAALINKA CADHOOBAY .... Waxaan Khaalid Guun waydiinayaa Ma markuu sidaa lahaa cabdi gahayr baad waalaydeen mise imikaad waalan tihiin

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 5 วันที่ผ่านมา +3

    Hadaan nahay Ciise Muse Berbera unukaa iska leh 😂😂😂😂😂😂

  • @ahha7079
    @ahha7079 5 วันที่ผ่านมา

    Berbera waa magaalo Somaliland maaha meel reer hebel iyo reer hebel

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 5 วันที่ผ่านมา +4

    Berbera waa dhul subeer awal ganahan ciise muuse marka Berberi iguso ďag dag maha raggba ilashanaya yusra dhanyareey dib u liq candhuuftada

  • @RidwaanMusa-w2x
    @RidwaanMusa-w2x 5 วันที่ผ่านมา

    Dekedda hooyadda ma leh. Sidaa ciidagle madaarka Hargeisa aanay iyagu lahayn.

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 5 วันที่ผ่านมา

    HJECLO AYAA LEH BERBERE HADDA ISKA ILOW QALADKII YAA KAA ITAAL YAR

  • @AbdisalaamIsmail-l9x
    @AbdisalaamIsmail-l9x 5 วันที่ผ่านมา

    Xaarweyne

  • @AdigaAniga
    @AdigaAniga 5 วันที่ผ่านมา +1

    Xaraanti ku joogeen iyo riwaayadi uu ka iibiye fircoon Cigaal aya iska so dhamaan. Tarikhti Berbera oo dhan 30kan sano ugu dhambeye moyaan Cise Muse weligood mey maamuli jirin. Nuux Ismacil ba buurihi ku ilaalin jiray 🤣 Berbera wax naf leh kumana haysan. Sacad Muse iyo Habar Yonis aya weligood haystay. Xita Habar Jeclo, Warsangeli, Hindi, Arab ya Yahuudi Reer Yemen aya ka haanti balaardhna oo xaqiiq ah 😂 Cala kuli xal dekada Berbera wa haantida Somaliland reer keli ah ma laha. Niicda joojiya 🐒

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 5 วันที่ผ่านมา

    CABDIRAHMAN TUUR INTERNATIONAL AIRPORT

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 5 วันที่ผ่านมา

    WALAAHI INAAN HADUU BEDELIWAAYO NEW POLICE OGAADEEN INAANU KEENI HARGAYSA IYO BERBEREBA MISKIIN YAW

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ma ina Cigaal ayaa reerka koonto ugu xidhay ileyn sidani caqli gal ma aha oo wadanka dawlad ayaa ka jirtee midda kala Ciise Muse sowtan wadanka meel walba loo magacaabay

    • @truthinyourface7345
      @truthinyourface7345 5 วันที่ผ่านมา

      Adeer BerBera cisemuuse ayaa leh
      Somaliland hooyadeed ha wasto

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 4 วันที่ผ่านมา

      @ “waxaaga iyo waxaygaba aan cuno waali sow ma aha”. Ciisa Muse hadday sidaa tahay xilalka ay gobolada kale ka hayaan ha soo baneeyaan

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 5 วันที่ผ่านมา

    Berbera waa magaalo qaran oo reer walba degaan

    • @InaBeegsi
      @InaBeegsi 5 วันที่ผ่านมา

      Lkn dadba degan u Ah 😂😂

  • @ahmedosmen457
    @ahmedosmen457 5 วันที่ผ่านมา

    Dear Dayib, the aim is not Berbera or Isse Mussa, thier aim is to destroy Somaliland, because Berbara is Somaliland's key strategic place ,,,and everu Somaliland enemy will target this but they will fail like 1992 attempts

  • @truthinyourface7345
    @truthinyourface7345 5 วันที่ผ่านมา

    Inaguun taxi leh xun buu ka ahaa CANADA badeecada ayuu meelaha jajabka ku cabi jiray

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 4 วันที่ผ่านมา

    BERBERA KIISHA DHUKA BAAHANTAA LAGA SOO TOSHAYE LAGU QAADO KA WEYANA

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 4 วันที่ผ่านมา

    Labada maayara ma noqona karaana Ceda kale oo Ciisa muuse ahayena

  • @MuniiraAlahi2233
    @MuniiraAlahi2233 5 วันที่ผ่านมา +2

    Saaxil lama tabtaana nin waliba halku ilaahay kugu beeray haku eegkaato ❤

  • @FayselMire
    @FayselMire 5 วันที่ผ่านมา

    Turkiet uk russin uae dhisay

  • @abuujacfarnuur4832
    @abuujacfarnuur4832 5 วันที่ผ่านมา +1

    Jooji Edeb darada waryaa

  • @Alabbvshh339
    @Alabbvshh339 4 วันที่ผ่านมา

    Walaaahay reerka ciise muuse somaliland dheerad bay ku yihin
    War ilaahay ka baqa oo dadka idinla dhashay wax u OGALAADA
    CADAWGII BAD INOO JABISEEN
    CIISE MUUSOW. WLAALAYAL 😩😭😭😭😭

  • @sharmaakecllaahimuuse1377
    @sharmaakecllaahimuuse1377 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkii naga dheer hanag bood

  • @enddaoccupation
    @enddaoccupation 4 วันที่ผ่านมา

    Somaliland caqligan oo kale uma baahna

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 5 วันที่ผ่านมา +1

    Isaaqow Barbara gardaro ayaa isku hestan Ormo ayaa u so socota adinka wa isku diiden somalina wa diiden lakin ormo ayaa qabsaneysa

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 5 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
      Madigaa keenaya😂😂😂

  • @UztadMuxyadiin
    @UztadMuxyadiin 4 วันที่ผ่านมา

    Isaaqa kale

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 5 วันที่ผ่านมา

    SOOMALILAND maaha meel lawada leeyay goboladu

  • @gacanlibaax-q3w
    @gacanlibaax-q3w 5 วันที่ผ่านมา

    XABAALO TUMAALOOD KUWII KU HADHAY WEEYE KANI MA NINKAASAA ISAAQA

  • @Abdirahman-x5c
    @Abdirahman-x5c 5 วันที่ผ่านมา

    Xagaad jirteen markii siyaad Barre...ku dhaantaynayney????

  • @musetafexdahir2032
    @musetafexdahir2032 5 วันที่ผ่านมา

    Qaranka buuqa halaga daayo intaan lays fara saarin ciise muuse waa jifo dakada dawlada ayaa wax reer la baryaya ma jiraan far hadaad dhaqaajisaan tobankaa la idin saari waa xaqiiqa

  • @ariplaysroblox3085
    @ariplaysroblox3085 5 วันที่ผ่านมา

    Gobolada waqooyi ee Somalia

    • @manineima4398
      @manineima4398 5 วันที่ผ่านมา +1

      Hoyada Wass ee naga,dhex bax

    • @InaBeegsi
      @InaBeegsi 5 วันที่ผ่านมา

      Gobolada Bombalia ee amisom iyo xabashidu adoonsato inad Social media Ku nafistid waa Ku Garta waayo Hooyada oo xabashi wasayo marka Lagu Yidhah daawo waa Nasiib Xumo 😢😂😂😂

  • @musetafexdahir2032
    @musetafexdahir2032 5 วันที่ผ่านมา

    Hadaad buuqa la joojin waayo waala kala bixi reerba suu doono ayuu yeeli waa xaqiiqada dhabtaa

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 5 วันที่ผ่านมา

    Guurtidan fadhiidka ah wax alla waxay Somaliland ka qabataa ma jirto aan ahayn in mudo kordhin xaaraan ah kolba u sameeyaan madaxweynaha markaa jooga. Waana aafo Somaliland ku habsatay oo dhaxal ka awoow ka awoow noqotay waxaanay qaataan xaaraan maqdac ah
    Waxaan soo jeedin lahaa in la baabiiyo ama la sameeyo xeerkii lagu dooran lahaa.

  • @musetafexdahir2032
    @musetafexdahir2032 5 วันที่ผ่านมา

    Hadii reer reer ka la joojin waayo dakada dawladaa dhistaye reer aad ka xiniinyo roontiin ma jiro arimaha dakada dawlada halooga dambeeyo intay goori goor tahay from Awdal thanks all of you

  • @jamilajamila-h8v
    @jamilajamila-h8v 4 วันที่ผ่านมา

    Berbera hawada maaha waa magaalo habara awala inana aana iyaga ahayena kama noqonkaro maareeya iyo duqamagaalada ku quuso qudhaayo

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 5 วันที่ผ่านมา +1

    ****Golaha Guurtida?***** dee dhimanaye ina aasa.

  • @ChimcaSulub
    @ChimcaSulub 5 วันที่ผ่านมา +1

    Bal waxa xidhibaan sheeganaya eeg waa xayawaan wuu anbanayaa

  • @mohamedsaadmuse542
    @mohamedsaadmuse542 5 วันที่ผ่านมา +1

    Qof masuul sheeganayaa haduu reer nimo kuhadlo waaloojawaabayaa sida laxdaa khadra guun

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 5 วันที่ผ่านมา +5

    ZUBEER AWAL DAGAALBUU KA XIGAA BERBERA CIDA KUSOO XAD GUDUBTA KHADAR GUUNA ILAAHAY SALAXLEY IYO AWAARE OO BAN CAD AH AYUU KU ABUUREE HA IMAAN SADO

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz 5 วันที่ผ่านมา

      SHEYMA ABAARSO BERBERA WAXA GEBIGEEDABA ISKA LEH HABARYOONIS HABARJECLANA WAY DEGTAA CIISE MUUSE YARE WUU DEGAA WAA MEEL LA WADA LEEYAY WAA SE LAGU KIBRIYAY SHEYMA QUDHUNEEY DHOWAAN SE SHAQAA LAGA QABANAYAA.
      DEKEDDA HOOYADAA MA LAHA WAA HANTI QARAN SIDA AIRPORYYADA U YIHIIN HANTI QARAN.

    • @InaBeegsi
      @InaBeegsi 5 วันที่ผ่านมา

      ​@@MABDI-nj4pzyusra Nijaas Hoyadadi Eydu Futa Ka wasi Jirtay was Meshad Qof ka Tabatan 7 Jeer bu iska Maydha Berbera Xashiishle iyo dhuxulayaal bad Ka tihin Nijasyaya Social Media Hadad Ka sheeganaysan waa idinka iyo alahin Lkn Berberi wata Ninki Raba waa inu Taga

  • @ahmedjama716
    @ahmedjama716 5 วันที่ผ่านมา

    Wara dadkan waa wada xaruursa yihiin

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 5 วันที่ผ่านมา

    Waar Dhulbahante siduu u dagaalamay ama u midoobay inay ISAAQ la dagaalamaan Abti yaashay gar bay u lahaayeen reer Somaalilandna waxa jebiyey qabyaalad.

  • @maxamedmaxamed4472
    @maxamedmaxamed4472 5 วันที่ผ่านมา

    Dadkan wada caqli ciyaalka maxy ahaayeen .waxa harti somaliland kudiiday hadaan fahmay, samaron iyo ciisena waa sugaynaa😅😅

  • @abdinuur370
    @abdinuur370 5 วันที่ผ่านมา

    Yaa looso hanjabayaa
    Anagoo sacad muusaa
    Ayaan hungurayne
    Waaba yusra
    Hadii lajoojin waayo
    Faatabakhda sidiinii
    Ayay badhna toonku
    Idlaan badhna bada
    Lagu guridoonaa

  • @haboon6195
    @haboon6195 5 วันที่ผ่านมา

    Aad iyo aad ciise muse le berbara mareyaha dakada iyaga le

  • @enddaoccupation
    @enddaoccupation 4 วันที่ผ่านมา

    Ciisa muuse wa la so khalday laakin halkaas booswax ka badan ayay ku waayi. Mustaqbalka wa la arki

  • @FayselMire
    @FayselMire 5 วันที่ผ่านมา +1

    Canshur hargeisa ha ku tashan

  • @MadoYare
    @MadoYare 5 วันที่ผ่านมา

    Sanaag Maa loo magacaabo ciisa muuse

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 5 วันที่ผ่านมา

    Dekeda xukuumadu maygaynkarto cidkle ninkalihi,waa inumada somaliland kalaqaybinaya ee aragtidaas gaaban dadka halaga saxo.

  • @Somaliland-l1o
    @Somaliland-l1o 5 วันที่ผ่านมา

    "Waa xeer ciise;
    Maareeyañimada dekeda iyo maayornimada degmeda berbera. Waxa lagu kala hayaa laba guurto,e adeer ha is tusina maayornimo qudhi naguma filnee