Qiso Cajiib ah, Hibba Siliim Bassasadi udhelatay Egypt 🇪🇬 🤔sabab u noqotay dilka ciidamo badan 😭

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 73

  • @zeinabhajiyassin1654
    @zeinabhajiyassin1654 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa qiso aad u fiican jizakallahi kheyran fadima muna mahadsanid walashey

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 2 ปีที่แล้ว

    سبحان الله العظيم واتوب اليه

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 2 ปีที่แล้ว +1

    Nice qiso

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 2 ปีที่แล้ว +3

    Cajiib
    Waa dhacdo faaido fiican leh 👍 👍 👍

  • @nicmoxaashi4718
    @nicmoxaashi4718 2 ปีที่แล้ว

    Nala soo wadaag qisaska basasiinta masar mahadsanid walal

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah allow yanan nicin wadankayga

  • @shukrihasan5765
    @shukrihasan5765 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid abaayo noo soo samey adigoo mahadsan aad baan u xiiseyaa qisaskan

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 ปีที่แล้ว

    Fatima scw walaalo

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 ปีที่แล้ว

    Fadimo muna waxan dawadey qisan malaha lama tirin karo

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 2 ปีที่แล้ว

    Subhanallah Mashallah jazakallahu khar 🤔🤔❤️❤️❤️😔🙏🏼🙏🏼

  • @sahrafarah3527
    @sahrafarah3527 2 ปีที่แล้ว

    Ma sha allah tabarakallah nosobadii walal

  • @munakhalif9816
    @munakhalif9816 2 ปีที่แล้ว

    Alaaa munaaay sheekoyinkaa soo badi

  • @hamdanuur4091
    @hamdanuur4091 2 ปีที่แล้ว

    Mashallaah waa qiso xigmad leh

  • @sitteyhussein2558
    @sitteyhussein2558 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa'Allaah

  • @sadiaali8767
    @sadiaali8767 2 ปีที่แล้ว +2

    Qofkasta oo khaaima wadankiisa sidaas ayuu istaahilaa

  • @salma5958
    @salma5958 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc abaayo muna qisaskaada waa jecelnahay nosobadi

  • @farhiasaid1974
    @farhiasaid1974 2 ปีที่แล้ว +1

    I liked the video intanan daawan.

  • @emanjama7828
    @emanjama7828 2 ปีที่แล้ว +2

    Hal dilo naagtii wadan keed iyo dadkeed qiyaantay naago badano carabeed baa wadan kood diintood Dalkood unacay yuhuud ilaahay nacaladay waa jib keed baa la mariyay yuhuud waa balaayo Qisad hibo filim cajiib ah baa lag matalay

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 2 ปีที่แล้ว

    So biiri xaqiiqatan waan jeclahay qisoyinka

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 ปีที่แล้ว

    Masar waa hunguri wax walba ka suurtooba

  • @smx111
    @smx111 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa Kahelnay ,12:00 Habeenimo Us Baan ku
    Dhadmgaysanayey ,Waa Qisooyin jajiib Ah

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 2 ปีที่แล้ว

    Jasakallahu khayr kun jeer

  • @hodanibrahim6033
    @hodanibrahim6033 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 2 ปีที่แล้ว

    Asc, maasha’alaah,maasha’alaah xafidaka xabiibti aad baan u jeclahay qisoyinkaga waan kuwa waxtar leh waliba waqtigana waan u baahan nahay

  • @zeynabturksuleyman8206
    @zeynabturksuleyman8206 2 ปีที่แล้ว

    Wa qiso cajiib ah

  • @ayanyaasinmohamed5128
    @ayanyaasinmohamed5128 2 ปีที่แล้ว

    shukran wall noso badi qisaska noocan ookala

  • @shushi7846
    @shushi7846 2 ปีที่แล้ว

    Pls qisaskaasoo kale noosoo badi pls

  • @cswarsame7432
    @cswarsame7432 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Fatima MashaAllah qiso fiicsn
    Lakiin wan ka xumahay duubista editing aya kaa xumaatay

  • @munadhool9224
    @munadhool9224 2 ปีที่แล้ว

    Subhanallah

  • @hudamohamed5310
    @hudamohamed5310 2 ปีที่แล้ว

    الله يعطيكي العافيه

  • @fatumomohamed5871
    @fatumomohamed5871 2 ปีที่แล้ว

    Jakallah khar abayo

  • @zeynabturksuleyman8206
    @zeynabturksuleyman8206 2 ปีที่แล้ว

    Subxanalah

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 2 ปีที่แล้ว

    Yes

  • @kadraanood767
    @kadraanood767 2 ปีที่แล้ว

    Waa Qiso cajiib ah Gabdh dalkeda jaajoosku ah Hadana isla Quman

  • @aminamohamed5406
    @aminamohamed5406 2 ปีที่แล้ว

    Wll musamaxkariina noosoodaa adooraliya

  • @warduud9645
    @warduud9645 2 ปีที่แล้ว

    Noo soobadi ya uqtii adoo mahadsan

  • @mumtazmohamad356
    @mumtazmohamad356 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wllo qali waa qiso macaan no so badi shekoyinkan

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 2 ปีที่แล้ว

    Waa qiso waxa u tares somalida

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc sooda sister qisaska kale dadka khaayimay wadankooda dulinimada u danbaysay. Somalida wadankooda loowakiishay hurburinta wadankiisa

  • @riimhas2432
    @riimhas2432 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 🥀Noo soo badi walalashey🥀

  • @naimaali2737
    @naimaali2737 2 ปีที่แล้ว

    Nosoo baadiy qisaska walalo plz

  • @xamdasaado6874
    @xamdasaado6874 2 ปีที่แล้ว

    Soo badi

  • @ayaansiciid665
    @ayaansiciid665 2 ปีที่แล้ว

    Wllo mahaysaa qisada basaasadii Aamina Almufti ee isreal

  • @anisamohamed3941
    @anisamohamed3941 2 ปีที่แล้ว

    masha alah waa qiso fiican runtii ( fatima muna sweden ma högskolan ayaad ka dhigatay sis ? magaaladee sis ?? )

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdimaalga colodoon ka waren markii uu lahaa galaad ah aamiini

    • @aminaabyan6373
      @aminaabyan6373 2 ปีที่แล้ว

      Adiga ma isagaa kabaratey in aan gaal la aminin hadaa waad danbeysaa

  • @zeinabhajiyassin1654
    @zeinabhajiyassin1654 2 ปีที่แล้ว

    Waxa la marsiiyey ayahii u qornaa

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 2 ปีที่แล้ว

    Waan ubahna wlhi waxbarasho online

  • @xamdiabdi9809
    @xamdiabdi9809 2 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @sahraomar8850
    @sahraomar8850 2 ปีที่แล้ว

    Qisadan aad ban uga helay

  • @fardowsaIsmail
    @fardowsaIsmail 2 ปีที่แล้ว

    Asc walashay subax wanagsan

  • @taymiyaali9131
    @taymiyaali9131 2 ปีที่แล้ว +1

    Yahuud dalkooda Khainaysa noo soodir jaa juusaysa

  • @Najwadro915
    @Najwadro915 2 ปีที่แล้ว +1

    That’s very interesting story

  • @user-vp8wj1fi8u
    @user-vp8wj1fi8u 2 ปีที่แล้ว

    Fatima muna habo basaasadii reer lubnaan ee amiina al mufti inooso fasil plze habo qaali

  • @zakiyare9627
    @zakiyare9627 2 ปีที่แล้ว

    Jasaa ak

  • @ilhaniman7303
    @ilhaniman7303 2 ปีที่แล้ว

    Ino badi wanka helay wll

  • @fadumoabdullah1306
    @fadumoabdullah1306 2 ปีที่แล้ว

    Noosoobadi qisaska noocaana walaal

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 2 ปีที่แล้ว

    Habo qli noosoo badi aad baan uga helay wlhi

  • @deqafarah4039
    @deqafarah4039 2 ปีที่แล้ว

    Noo soo badi

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqatar baye iska so dhigaan maclini iskole

  • @deqamohamoud8916
    @deqamohamoud8916 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jasakallahu khayr waa qiso cajiiba

  • @shamsomuse4708
    @shamsomuse4708 2 ปีที่แล้ว

    Waa qiso cajiib ah walaal.insha allaah noo soo gubi

  • @zeynabturksuleyman8206
    @zeynabturksuleyman8206 2 ปีที่แล้ว

    Soo maalina kawarama qainu wada nin ta

  • @foozia426
    @foozia426 2 ปีที่แล้ว

    Haday caqli fiicantahay dalkeeda maynacdeen

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  2 ปีที่แล้ว +2

      Tacliinta ayeey ku fiicnayd ayaan ka wada qof fahmad badan ayeey ahayd, lakiin waxa hubaal ah caqiligeedu iyo damiir keedu waxa uu siiyey in ay dalkeeda khaayinto
      Caqliguna wa in uu ka bad baadiyo wax walba oo xun.
      Waa runta walaalo gacalooy haday in uun ay caqli leedahay dalkeeda May khaain ku noqoteen

  • @halimasheikh8308
    @halimasheikh8308 2 ปีที่แล้ว

    Habo wiilki ay qiyaantay asagana mala dilay miskinka

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  2 ปีที่แล้ว

      Dil toogasha ah aya lagu dilay waayo wu lashaweeyey

  • @ZeynabshAdansalah
    @ZeynabshAdansalah 2 ปีที่แล้ว

    Sheeko cibro kaqaadasho leh waaye

  • @abdimoe1049
    @abdimoe1049 2 ปีที่แล้ว

    Brain 🧠 wash bay kusameyeen