Sirta lamaanaha isqaba ay ku faafiyaan Social media 😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 13

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 หลายเดือนก่อน +3

    Baraha bulshada somalidu inta badan akhlaaqdii baa ka dhuntey sidii dowlad la,aanta somalida inta badan ugu dhacday edeb daradii baa ku badatey waa wax laga xishoodo runtii

  • @ukhtilucky91
    @ukhtilucky91 หลายเดือนก่อน +3

    Subhanallah may Allah guide us all ameen

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน +2

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Fardowso-wh3jg
    @Fardowso-wh3jg หลายเดือนก่อน +4

    Wlhi waa masiibo aduun dadkii way washen nin iyo nagba laysma dhamo shishoodkii waa ka dhamaday alle haso hanunsho

  • @ummosaara580
    @ummosaara580 หลายเดือนก่อน +2

    Wll asc inshallah wxd noso gudbisa barbaarinta carurta roodo maxhaad ah

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 หลายเดือนก่อน +2

    Asc Salallahu Calayhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @user-lt4bl6yb6m
    @user-lt4bl6yb6m หลายเดือนก่อน +2

    Subxaanallah waa wax mucjiso ah dad isqaba oo fadeexo iska dhex raadinaya ilaahay shartooda iyo fidnada ay wadaan naga qabo

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaashey mcn faatima muna aadbaan kuu salaamay

  • @zuzu-eu7uh
    @zuzu-eu7uh หลายเดือนก่อน +1

    Fatima muna iyo hossow pro waa laba youtube ee somalida ugu qiimaha iyo sharafta badan
    Alle ha idin barakeyo
    Fatima sharaf hppti

  • @user-gh1hv5zf3f
    @user-gh1hv5zf3f หลายเดือนก่อน +2

    ❤shukran ❤

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 หลายเดือนก่อน +2

    Asc wll f.muna alaha ku anfaco waanadaas kolay akhiru samaan balagaly hadba waxad layaabto baad arkaysa mahadsanid

  • @user-mx6mm8st6s
    @user-mx6mm8st6s หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤ shukran habo❤❤❤❤

  • @user-uy5gc9fx1e
    @user-uy5gc9fx1e หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤