Qeybta 12 ee Sheekadii Amina Al-Mufti

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 302

  • @taswiirtaanqalbigajeclayst530
    @taswiirtaanqalbigajeclayst530 5 ปีที่แล้ว +21

    Sheekada waxaa xiiso u yeelay wiilka soo jeedinaya codkiisa ayaa macaan ❤

  • @ibnhassaan5674
    @ibnhassaan5674 5 ปีที่แล้ว +16

    Falastiiniinta caadi maaheyn Rag rag dhalay
    Allaah yaa Raxmaha cali Salamah iyo intii kaleba waxay ahaayeen mujaahidiin naftood hurayaal ah.
    Mahadsanid walaalkey waan dalbaday Khamiista ayaana la,ii keenayaa in shaa Allaah.

  • @djshakra4383
    @djshakra4383 5 ปีที่แล้ว +110

    1 ilaa 11 si xariir ah yaa u dhagaystay qisadan like ii saar hada ano kale tahay

  • @naadiyonalka8858
    @naadiyonalka8858 5 ปีที่แล้ว +9

    Sheeekadan siden u jacelahye wlhi markan dhageysanayo ma jaceli xit dadka naftedo inan maqalo 😍😘😘

  • @hafsakabdirahman4854
    @hafsakabdirahman4854 5 ปีที่แล้ว +4

    Waa cajiib wlhi NAGTA wey iga yabisay allow yaan diinteyda ibsaniin jacely rux allow islanimo igu diil iyo intii Muslim ah

  • @suldaanmohamedosman1592
    @suldaanmohamedosman1592 5 ปีที่แล้ว +39

    Comment waxa lagu qora wixi fikrad oo aad kuso kordhinayso waxad ka aragti dhibanayso.
    Sabiskareeb isaar ayad arkaysa qaar badan oo Comment kaleh

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban8990 5 ปีที่แล้ว +8

    Alx.falestiinta Taagta Daran Allow Talo sii Ameen ii dhaha Azxaabey

  • @abdirahmanhasan7781
    @abdirahmanhasan7781 5 ปีที่แล้ว +23

    Nin dheer o madow baan ahee like hyla dhaafin somali original

  • @maxamedyoonis7343
    @maxamedyoonis7343 5 ปีที่แล้ว +5

    Faladtiibiyiinta waa horeeyaa walee israaiilba iyagaa ka horeeya
    Like ta inta ila aragtay

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 5 ปีที่แล้ว +41

    Qisadan ano dhameystay dhageysigeda iyo akhronteeda bn hadana sugaa xalqadkasta oo uuso galiyo #Maracade xiisaha aan uhayo awgeed yaa ilaa mida culimo

  • @cabdiraxmaandaahir2950
    @cabdiraxmaandaahir2950 5 ปีที่แล้ว +5

    Bismillaahi wllhi caadi maaha sirdoonka Filisdiin waan la yaabay.
    Waxaan ad ugu mahad celinayaa Maracade oo runtii codkiisa dahabiga ah nagu socodsiinaya, aad bad umahadsantahay saaxiib qaali.

  • @kaysesahalofficial7226
    @kaysesahalofficial7226 4 ปีที่แล้ว +2

    Bilaw illaa dhamaad anigu waan dhagaystay qaybaha macluumaadkan falan like

  • @somalisan3935
    @somalisan3935 5 ปีที่แล้ว +3

    sirdoonka falastiin caadi ma ahan; Maashaa Allah; caqli baa ku dhammaaday

  • @mulkiibrahim5719
    @mulkiibrahim5719 5 ปีที่แล้ว +25

    Sheekadan sideey xiisaha igu heyso.
    Hormar wacan abwe sides wanaagsan no-go so gudbiso codkaaga fasiixa ah

    • @ahlulwanaagmedia9425
      @ahlulwanaagmedia9425 5 ปีที่แล้ว +1

      Walal SUBSCRIBE igucaawi please Allaha hakusharfo 🙏🙏

    • @aadamyasiin5665
      @aadamyasiin5665 5 ปีที่แล้ว +2

      Wariye haybad u leh so gudbinta qisoyinka tarikhiga ah hore u soco

    • @MOHAMEDIBRAHIM-gu5zf
      @MOHAMEDIBRAHIM-gu5zf 5 ปีที่แล้ว

      Markaan ayey dabin ku dhacday mesha ay ku dambayso aan aragno

  • @daarualkhayr2117
    @daarualkhayr2117 5 ปีที่แล้ว +12

    First ayan ahay like ha ila dhaafin hada manta dhan sheekada sugayay

  • @abdikarimmoha
    @abdikarimmoha 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaba qeybtii u danbeysaan u maleyn fadlan hadaad kuwii hore soo wada daawatey, like ii dheh saaxiib.

  • @sharmaarkemohamedhersi5202
    @sharmaarkemohamedhersi5202 5 ปีที่แล้ว +8

    Wlh waa sirdoon caqli bdn guuul falastiin u rajenayaa

  • @khalidhassan2870
    @khalidhassan2870 5 ปีที่แล้ว +14

    Thanks qayabta 13aad soo dadaji brother

  • @haruungure3038
    @haruungure3038 5 ปีที่แล้ว +4

    I was waiting so anxiously I listened today part 11 thank you for part 12

  • @FluffPetsTV
    @FluffPetsTV 5 ปีที่แล้ว +4

    aad ban ugu bogay Sirdoonka
    iyo siyaasada Falastiniyiinta 👊💪

  • @omaraweismrlii8621
    @omaraweismrlii8621 5 ปีที่แล้ว +10

    Thanks man your suggesting what an interesting history

  • @khaalidgadhka7004
    @khaalidgadhka7004 5 ปีที่แล้ว +5

    Allah ha ku dhawro wllo time ka noo kordhi hadii aadan laba jeer nooga dhigi karayn aad baad u mahahdsantahy wllo

  • @yousufrabi832
    @yousufrabi832 5 ปีที่แล้ว +6

    Ali salaama sirdoon adag ayuu ahaa wale

  • @naftaqalbi6125
    @naftaqalbi6125 5 ปีที่แล้ว +7

    jazakallah akhii maracadde 🌘🌘⛱🌋

  • @mubarakmohamed9331
    @mubarakmohamed9331 5 ปีที่แล้ว +4

    Sheekadan schoolkaygii ayaan u jaray xalay sidaan u daawanayay qaybta 1 ilaa 11 aad saacado danbe ayaanay igu qaadatay caawa se 12 aad daawaday sheekada naga dhameeya fadlan

  • @kingmohaxamuudi5874
    @kingmohaxamuudi5874 5 ปีที่แล้ว +2

    Waw waw mansha alaah walhy shekadan wan lasocdaa san usugaayy wan noogy ane way keep going noosoo badi

  • @cabdiqani9441
    @cabdiqani9441 5 ปีที่แล้ว +6

    Qaybtii 13aad fadlan noo soo dedejiya. Kuwii horenna waan idinka Mahad-celinaynaa....

  • @cabdirisaaqfoodare1467
    @cabdirisaaqfoodare1467 5 ปีที่แล้ว +8

    asc dhamaan inta qisadaan lasocta iyo maracade si gaara aan usalaamayo ?¿? waxaan sugnaaba waa qeybta 13 %% insha,allaah allha naga aqbalo soonga iyo salaada

  • @IMCCHANNEL9448
    @IMCCHANNEL9448 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal aqoon badan iyo tarikh aan weli maqlin ayaan kaa faaidey walal جزاك الله خيرا جزا

  • @BulshaaleNewsMedia
    @BulshaaleNewsMedia 5 ปีที่แล้ว +2

    Wad mahad santay adiga iyo kamaal al marjaan ana waxan ahay mid kugu xidhan iyo sheekada amina mufti

  • @kobciye3504
    @kobciye3504 5 ปีที่แล้ว +4

    Wlhi qeybtan waa qeybtii ugu darned

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah thank you for New

  • @Saidosmanjama
    @Saidosmanjama 5 ปีที่แล้ว +1

    aaad baa ugu xiranahay barnaamijkaan taxanaha ah mahadsanid wall maracadde

  • @CabdiJamal-h4s
    @CabdiJamal-h4s 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jazaakallah wll❤❤

  • @walaalkawayn2248
    @walaalkawayn2248 5 ปีที่แล้ว +4

    Qofkii ogu hor dawday ahay like waa dhanrkiina

  • @xamseabdikarim3783
    @xamseabdikarim3783 5 ปีที่แล้ว +4

    Sxp so dadaji bal waan sugayanaa qaybta xiigtee waad mahadsanthy

  • @rahmamohamedomarsalixi3276
    @rahmamohamedomarsalixi3276 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh wllkey guul ayan kuurajeyna adun iyo aakhiro

  • @abdirashiidbilaale7abdiras177
    @abdirashiidbilaale7abdiras177 5 ปีที่แล้ว +2

    Sheekan Waxa ,aan anigu shaqsiyan Ka fahmey,Xeelada Xograadintay iyo xirfadaha ama Habka wax loo basaasa inay ubaahan yihiin Maskax bad naan, Dhiiranaan,iyo Kal sooni Nafeed.
    waad ku Mahadsantahay Walalkay
    maracade Inaad Sheekhadan sijoogta aad noola wadaagto.

  • @hanahappymaxamed4782
    @hanahappymaxamed4782 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waa sheeko iga yaabisay wax badana aan ka ogaaday thanks maracade show

  • @imraanzaki3390
    @imraanzaki3390 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh ala hakubarakeeyo wllo wad mahdsantahay sida fiican aad noogu soo tabiso qisadan iyo kuwa lamidka ah

  • @MaxamedCabdi-n8c
    @MaxamedCabdi-n8c ปีที่แล้ว

    Aad baad umahadsantahay❤❤❤

  • @axmadfartaagte4427
    @axmadfartaagte4427 5 ปีที่แล้ว

    Lkn mar mar shaki makaa galaa aminadii qalbiga adkeed oo oo qiraal tuhun keena hora laga waayay in sirta intaan la eg si fudud iyo saacado kooban ku siisay gabdhii godka ugu soo martiday
    Shaki baa i galay halkaas

  • @abdikannizer9522
    @abdikannizer9522 5 ปีที่แล้ว +2

    sirdoonka falastiin wallah gacanbaan utagay

  • @amilaabdirahmanshekh8035
    @amilaabdirahmanshekh8035 9 หลายเดือนก่อน

    Waaw Naaktii xumeyt ee damiirka qaraareet aaqirka gawar umbaa shawaqa kusooruday 😊

  • @rahmakalela7471
    @rahmakalela7471 5 ปีที่แล้ว +11

    1ilaa 10 xariir udhageystey inta hartayna wa sugi la ahy🤩

  • @fardowsocadey4633
    @fardowsocadey4633 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah codkaga fasiixa ah alle hakuu barakeyo walalky

  • @mouktarmsi2321
    @mouktarmsi2321 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaw wandhalcay wlh gacan ayaan Utagay saraakisha sirdoonka falastiiinta geeesiyaal igadheh

  • @ahmedyare7865
    @ahmedyare7865 5 ปีที่แล้ว +8

    Waaa iga codsi waxan aad udanaynayaaa sheekada ninka lagu magacaabo PABLO ESCOBAR 🙏🙏🙏

  • @ayaancr
    @ayaancr ปีที่แล้ว

    They are very smart.

  • @mubarakahmedmaxamed3941
    @mubarakahmedmaxamed3941 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah

  • @ahmedmohamed-yp6un
    @ahmedmohamed-yp6un 5 ปีที่แล้ว +1

    Shekadan balwad cml hadey kuu qabato like ku qabo

  • @mahamedsafi4731
    @mahamedsafi4731 4 ปีที่แล้ว +1

    merci beaucoup marcad

  • @nuurshaacir6989
    @nuurshaacir6989 5 ปีที่แล้ว +4

    Good job francios waa dhacdo cajiib ah

  • @Maazin_Moh
    @Maazin_Moh 3 ปีที่แล้ว

    Buuga amiina almufti ayaan ka akhristaa sheekadan

  • @abdirashidfarah9039
    @abdirashidfarah9039 5 ปีที่แล้ว +4

    Frist one liketa i taaabta

  • @hamseabdi2184
    @hamseabdi2184 5 ปีที่แล้ว +5

    Waw masha allah soo dadaji sxb 13aad soona badi melaha 40 ama 50 daqiiqo thanks bro

  • @jicowabdi
    @jicowabdi 5 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha Allah waan su hayay caawo oo dhan

  • @queenaliyah2676
    @queenaliyah2676 5 ปีที่แล้ว

    Amiina wax sawira ma laga hayaa mara cadow

  • @isahaji6487
    @isahaji6487 5 ปีที่แล้ว +3

    caawa farxad

  • @yaabanaaarkay6950
    @yaabanaaarkay6950 5 ปีที่แล้ว +11

    Walee sirdoonka falastiin caadi ma aha. Cali salaama nin karmeed iga dheh. Sxb qeybta 13aad soo boobsii waan sugi la ahay

  • @suldaanmohamedosman1592
    @suldaanmohamedosman1592 5 ปีที่แล้ว +20

    Sirdoonka Falastiin cajiibsana Oo godka dhexdiisa aya Film impossible ah lagu dhex matalaye 😂

    • @naftayartaa8081
      @naftayartaa8081 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh wlhi mnta kaliyaa inta bilaaby daawaday inaan dhamystana wn rabaa wax aan ku tilmaamo bn garan waayey maskaxdaydii dhan way mqantahy wax la sawiran karo xitaa mhn hhhhh

    • @suldaanmohamedosman1592
      @suldaanmohamedosman1592 5 ปีที่แล้ว +1

      @@naftayartaa8081 Inadeer armaad cidina amini weysa oo qof walbaba in uu Sirdona Yuhuda lashaqeyo moda hhhhhh

    • @naftayartaa8081
      @naftayartaa8081 5 ปีที่แล้ว +1

      @@suldaanmohamedosman1592 hhhhhh wcde qoftas qofkii damca inuu ku daydo waa hoogayaa hhhh

  • @SafwaanGuuleed-c4l
    @SafwaanGuuleed-c4l 10 หลายเดือนก่อน

    Aniga wuxu shaki igalay Inan ta markay tiri way I kufsadeen wabahalo baan daremay inay inanta tahay sirdoon u shaqeya falastiin wllhi waacajiib sirdonka musliminta 1 illa qeybtaan Marna comment masoobixin tan baa igu horayda tabiyaha iyo qoraga alle haka abaal mariyo shaqada ay inoo qabteen aminana cadabta alle haku fogeyo iyo dhaman wixi gaal iyo yahuud iyo kirishtan lahalmaala

  • @Abshir_Naaji
    @Abshir_Naaji 5 ปีที่แล้ว +3

    mulasxado yar : marka qofka kale warkiisa aad shegeysid codka habedelin oo hajilin , maxayely waxa ey uakaaneysa riwaayad , arinkuna taasi waauu kawenyahy .

  • @badriaosman9955
    @badriaosman9955 5 ปีที่แล้ว +2

    bilaawga shekadaan ilaa iyo hada waan dhageysanayaa waa sheeko aad u yaab badan

  • @moha-amiin
    @moha-amiin 5 ปีที่แล้ว

    Intii qqyb aan ka daawaday sheekadaan runtii aad baan ugu helay waad ku mahdsantahay

  • @samadoon3298
    @samadoon3298 5 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad baad u mahadsan tahay sxb waan ka helay taxanahan wuuna igu socdaa horay u soco

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 5 ปีที่แล้ว

    Sheekadaan runtii waxaan kafaaiidey sida ay ushaqeeyaan sirdoonka aduunka, sidoo kalena waxaan ogaadey qaabka waalida ah ee YUHUDU u adeegsato carabta.
    Sxb Maracadde waxaaan kaa codsanayaa inaad sheekada qisadaan min bilow ilaa dhamaad aad numbero soo raacisid, sida tusaale ahaan Q.1AAD, Q.2AAD IYO Q.3AAD.

  • @cksafwanafey1066
    @cksafwanafey1066 5 ปีที่แล้ว +4

    1 ilaa 11 wa lasocda pro hore u sii soco dadaalkaga 👏👏👏

  • @asadkoko6917
    @asadkoko6917 5 ปีที่แล้ว +2

    First ayaan ahay thanks sxb like ta waa xagiina brother's ✌👈

  • @hashimmohamed7785
    @hashimmohamed7785 5 ปีที่แล้ว +1

    M.A....waxan dhagaystay 1......ila 12.....lkn...waxan niga codsanaya in ad si dhaqsa ah boogan noso dhamestira

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 5 ปีที่แล้ว +1

    Hadda Waxan sugaaba waa qeybta 13 💯🙏👈

  • @ismahandahirmohammed6912
    @ismahandahirmohammed6912 5 ปีที่แล้ว +1

    Wll mahadsanid adiga iyo Kamaal ba

  • @Marketmastery-A
    @Marketmastery-A 5 ปีที่แล้ว +1

    cali salaama mahadsanid

  • @samiirsaciid2091
    @samiirsaciid2091 2 ปีที่แล้ว

    Weewee Lengend Lengend DhaleY Keep Going Pro Anolher Level PrO MaraCaDe SHoW 👉👉👉👉👉

  • @nasteexonaruurobilan2327
    @nasteexonaruurobilan2327 5 ปีที่แล้ว +1

    mash allh sheekadan mab ka dhargaysid wllo labo balo xalaqo mad isku kay racisid

  • @saidbashir7647
    @saidbashir7647 5 ปีที่แล้ว +1

    HORTA Dadka Dhaha Anaa ugu soo Horeyey iyo Like isiiya maxay ka Faa idaan waN la yaabe

  • @ahmedkhayr1902
    @ahmedkhayr1902 5 ปีที่แล้ว +2

    Whi waa loo dhigy dabin helis ah oo aysan fahmn ..13 AAD so geli sxp ..we cant wait

  • @drxersiosman6306
    @drxersiosman6306 5 ปีที่แล้ว +1

    mnzha allah wll maracade cashar fcn bd noo soo jeedisey qypta 13aad lasoo dhkhso wy gaajo kululshahye

  • @drxaayoow2105
    @drxaayoow2105 5 ปีที่แล้ว +1

    Maracade waad ku mahadaantahay Adeegaada, Waana Sheeko wax badan laga faaidayo Mar 2ad iyo 3aad waad mahadsantahay

  • @ahmedabdi3149
    @ahmedabdi3149 5 ปีที่แล้ว +3

    Aad bey ii cajabisay qisadaan wlhi thks Bro

  • @abadirofle3860
    @abadirofle3860 5 ปีที่แล้ว +3

    Sxb wd mahadsantahaay wa sheko aad uu macaan ee awey qaybti 13aad soo da

  • @amiinali3968
    @amiinali3968 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid sxb meel wgsn baad noo marinaysaa

  • @macshuuqofficial3684
    @macshuuqofficial3684 5 ปีที่แล้ว +3

    Macalin Arimihii Sirdoonka Soomaliyana Noo soo dhexgali Waan U xiisay

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว

    Nice story more story Insaallah

  • @maxamaddhuuje2177
    @maxamaddhuuje2177 5 ปีที่แล้ว +3

    Bisinka wlhi waa sheko wax laga barakaro m.a

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 ปีที่แล้ว

    wcs mahadsanid sxb

  • @maxamedcabdiqani7020
    @maxamedcabdiqani7020 5 ปีที่แล้ว +4

    Mhadsanid wll qisdan kma cajiso dhgaysigeda ma ahan qisda kliya waa cod gudbintada ayaa klin weyn ka qadate wna sugi la ahe qeybta xigta

  • @adamhassan856
    @adamhassan856 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi awal hore habeen walba filim ayaan daawa jiray laakin hada sheekadaan ayaan ku xiranahay sida cashir tafsiir eh ayaan ula socdaa habeen dambe waa sugi la .ahay wlhi soooo boob sii musuul sare mara cade aad ayaan kuu taa yeeraa allow ku barakeey sxb hormar wacan ayaan kuu rajeenaa

  • @rajoonline2137
    @rajoonline2137 5 ปีที่แล้ว +2

    Tnks a lot bro

  • @dacaroduale8055
    @dacaroduale8055 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid maracade
    Hore u soco

  • @cabdinaasiryusuf8923
    @cabdinaasiryusuf8923 5 ปีที่แล้ว +2

    walaal waxan kaa cotsanaya in aat arimaha sirdoonka badisit

  • @abdirahambashe7009
    @abdirahambashe7009 5 ปีที่แล้ว +1

    Inta saxuurta ku sugta sheekadan like saara

  • @fatheroflove5806
    @fatheroflove5806 5 ปีที่แล้ว +8

    mglds quruxda bdn swrda muqalka la saray ayan ku nolahy wxn jeclan lahay in SAS udhismi donta moqdisho io hargeysa dhulkeyga hooyo jeclhy walaly no so duceya in rideyda no rumeyo shdlkena nalo so saro

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว +1

    Insaallah soon please more please

  • @husseinabdow9187
    @husseinabdow9187 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc ell aaaaad baan u xiseynayaa shekada away qebta 13aa

  • @Hamzehigismotors
    @Hamzehigismotors 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid bro

  • @kheyrullah8573
    @kheyrullah8573 4 ปีที่แล้ว

    Asc Bahda mara cade walaxaan idiin ka codaanaayaa in aad noo soo bandhigtaa tarikhda sirdoonada muusaad iyo kuwii kale fadlan war keeyga tigaliya

  • @aliwardiid3179
    @aliwardiid3179 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaba xiisa kaliya wallhi mahadsanid walal

  • @ahmedlove1095
    @ahmedlove1095 5 ปีที่แล้ว +5

    Buugan wa film. Waxan ku akhriyay 3 maal mood
    Wa sabbga iga cajisi wayyay
    Waxan amin sanhy in dadka falastiin yhin masakiin an sirdoon laheen palse marka bugan akhrido falastiin wax kale ku baraysaaa

    • @xananmediaproductions6795
      @xananmediaproductions6795 5 ปีที่แล้ว

      Beenaale ayaad tahay, ma raga sidaa cajiibka ah uga soo saaray sirtii baad leedahay sir-doon malaha kkkkkkkk cilmaani iyo gaal mid aad tahay alaa oge, dadka waxaa hala dhex iman. Qosol baabad igu ridaye kkkkk I think in aad caruur tahay. Soo barbaar.

  • @kingaaryan3116
    @kingaaryan3116 5 ปีที่แล้ว +2

    Thanks wll