Puntland waa meesha ugu kaluunka badan soomaaliya number one waaye waqtigii siyaad bare markiibta kaluunka waxey siin jirtey warqad ay ku shaqaystaan maraakiibta kuligood puntland ayey aadi jureen waxaa ku xiga goobweyn oo jubaland ah
Taas kaliya yaan la fududeynee qofkastoo wadanka wax qabaad raba ha Lalla shaqeeyo pls dadka dhul siiya qofkii gobalka dhisaya si dhaqalo iyo horumar loo helo.thnks.
Maasha Allah inlakala iibsado oo dadkii ay helaan shaqo waa waxa aduunku uu ku hormary ee aytahay 3kiilahaa warshada kii malayga keeney ,kii kashaqeynaya waa maasha Allah kuhormareen. Illaahay ha idiin BARAKEEYO guulaysta
Maasha Allah ❤❤❤❤❤❤ guulaysta walaalayaal.
Mzha alah guulaysta
Puntland waa meesha ugu kaluunka badan soomaaliya number one waaye waqtigii siyaad bare markiibta kaluunka waxey siin jirtey warqad ay ku shaqaystaan maraakiibta kuligood puntland ayey aadi jureen waxaa ku xiga goobweyn oo jubaland ah
Mansha alla
❤❤❤
Taas kaliya yaan la fududeynee qofkastoo wadanka wax qabaad raba ha Lalla shaqeeyo pls dadka dhul siiya qofkii gobalka dhisaya si dhaqalo iyo horumar loo helo.thnks.
Afkeeni wa badalmay cajiib ,bal maad tiraahdo Aqoonyahano ama kaluumaysato afka ilaasha.
Guųleysta
War gudoomiye af soon ku hadal maxaa ka khaldan dadku ma wada fahmaan.