Madaxweyne ku dhawaqa CONFEDERATION si Somali inta hartay lo badbadsho. UNITED SOMALI FEDERATED STATES (USFS) sidas aan isku kashano ninkasna Siyasadisa ha umadaxbananado
Let’s go Mr president daney i support that opposition because we need good leadership and good people thanks 🙏 the people of put land we don’t support daamu hadiid reer xabaale qode
Lacagta la sameen doono waxaa ku dhib qabo maamulada gobolada kale oo lacagtooda la qaadan doono. Gobolka hiiraan hada ka hor lacagtii wax looga iibsaday kadibna isla lacagtii in dib putland u qaadato laga diiday. Gaalkacyo iyo gobolada kale ee dakadaha boosaaso isticmaalo ayaa dhib ku qabo.sidoo kale ssc ayaa la rabaa sidii looga xukumi lahaa putland maadama maamulka putland uu rabo.
Manta lacag cusub Gaar u ah rer ptlnd,birina gooni isku taag sida somlnd cml aya ku dhawaqi dontaan sida muqato lkn I don't hadi somlida ay u qesanto 10 wadan kabadan, is not my problem
Runtii Xamar waxba nagama jiraan. Dadkayagii waa ka guuray guryihiivqaar waa la dhacay waxna waa xaraashnay. For me Mogadishu is just another African country.
😂😂😂😂😂 Madaxweyne ciyarta nagada lacag ad samaysay meelna ka shqaynmayse iyadoon dalka o dhan laga hergalin tasina adigu ma awoodid dawlada dhexe ba awood sharci u leh hirgalin teda
Waa in qabiilkasta lacag daabaco si faqriga looga baxo Waliba waa in qashinka dalka buuxa lacag loo badalo sida bacaha caagadaha kartoomada iyo digada geela
Haka hordhicin waa arin lagu farxo lacag tii la soo celiyo shilinka wa arin ku dayasho mudan Electronic money dollars waa hawo Khadka ama enter net ka hadii uu tago dadka waa ba'bayaan xukumada iyo shacabka Puntland gulesta
Beenaale Hassan qabuure faagte iyo mooryantisa muqdisho jogta o an dowladnimo ehel u ahayen o an meelna xukumin muqdisho lagu ilaliyo iyo inta maangab ah o an runta aqoon o ad adiga kamid tahay lama sugi doono o puntland way tashani
@ sidan i ad matashan ( hooyadii fadaral) aan dhamad laheyn iyo mucadarad aan dham laheyn iyo inad ku fantan ama adinka uu wax ka noqotan, 15 sano oo ugu danbeyay ayeyna cadatey sidan oo isbadal laheyn sanad waliba ayad u hadashan
Lacagta intey ka shaqey ne putland dhexdeda leha somali inta kale kama shaqey donte munafa madaxwene iyo Reyzal wasare midna heli meysid somaliyana kama noqon don't idin
Waa Arin wnagsn Guul iyo gobanimo puntiand waa dowlad ka facweyn mida muqdisho mana ilaa bur burkii mana ahaa mamulada yar yar ee cashuurta muqdisho afka logu guroo damal jidid bood ama ha boodin waxba kama duwana Bisad yar oo meelahas ka yoowle kama duwana Bisad yar oo meelahas ka yoowle 😂
Guul guul Punland❤❤❤❤❤❤❤❤❤ we need new Money
Lacag Cusub waa in aan sameysano.
Waa in lahelo lacag Somaliyeed.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ well done Puntland.
Guul ilaahey haku soo dhameeyo hawshaas
Maasha alaah waa kugu raacay midaas waa maskiin kaal guuuuul reer puntland halagu dhaqsada sameeynta shilinka soso waa muhiim xasan sheekh waa sida ugu dhaw inuu sameeyo lacagtii soomaali weyn soomaali hanoolaato hamidoowdo ha israacdo Aaamiin Aaamiin yaarabi
Ilaahey ha jabiyo argagaxisada
Soomaaliyeey Dani waa madaxweynaha somaaliya ee beri haduu Lacag noo sameeyo from Hawiye
Sameeya midkaasaa dalka dhan laga isticmaali doonaaye❤
Dalka maxaa ka galay puntland goofkiina utashta lacagtiina ha idinku ekaato
@@ogaaloge3281miskiin puntland waa horumartay adiguna weli saboolinimada kujirtan miskiin 😂😂😂 masary baby 😂😂😂
@@ogaaloge3281
Adiguna goof kaaga ku ekaw inta kale isagaa ka mad uul ah
@@ogaaloge3281 xoolo adigaaba wax ka cuno canshuurta goofkeyna laga soo qaado bal weydii daba dhilif yada madax isku sheegyadaadaa?
Mudane lacag ayaan ubaahantahay Khayr illaahay haku siiyo jir oo joog lacag noo samee
Cadowga Allah ha naga qabto
guul puntland
Gussi ❤guul adeer keep going from jigjiga ❤
Masha Allah md deni guleyso waxad u qalantaa i n aad wadanka madaxweyne u noqoto puntland guul
Haday dawlada federal ka ahi shaqadeedii qaban wayday waa xal inay lacag cusub dabacdan puntland.
Dollar noloshu waxay kenaysaa sixir barar
Mash allah❤❤❤👏👏👏mudane guuleyso
❤❤❤❤❤
Masha allh waa guul iyo shaqo ey gaatay puntland horumarwacan ❤❤❤
I love buntland
guul guul mxd guul
ka dhabeey taas
Guul guul
Lacag waa muhiim
Hore u soco saciid dani ka fogaaw xasan munnaafaq iyo kuwa la jiraba
masha Allah
one love somali
Aduunka dagaalaa socda elektroniga inuu iska istaago waa khatar
I’m jwsiting the Declaration of Independence of Puntland Nation.
Masha Allaahh Arrin muhiim ah ayaad Dadka Buntland ugu bishaareysay Guul guul Buntland
VIVA DANE IS NOT EASY
Really I support him
Waa horumar wanaagsan oo baahi loo qabo lacagta kaashka ah
Mahadsanid Madaxweyne Wan sugaynay lacag aay Puntland leedahay, Waxaa ka sugaya nah passport aan leeyahay iyo Dawlad aduunka ku so birta Puntland.
Anigoo ah siciid maqataariyo aad baan usoodhowayaya lacag samaynta sababtoo ah maalin dhexdaas ayaan rag kula doodaye in la sameeyo lacag marka thnks ayaa eeyahay
Madaxweyne ku dhawaqa CONFEDERATION si Somali inta hartay lo badbadsho. UNITED SOMALI FEDERATED STATES (USFS) sidas aan isku kashano ninkasna Siyasadisa ha umadaxbananado
Somaliland markas hala fasaxo, dawlad gaara ha noqoto waaye sidaasi
Maantaad ugu fiicantihiin.
maxey tahay sheeko raqiiskaan aad latimi.anagu yaad nagu qaldeysaa lol
Adiga meeshaad katimid hagaajiso.
Bye bye somalia, waa lagu guuleystay in lakala diro wax somalia layidhaah
Puntland waa Copy Somalilland😅 maalin dhow wadan gaar ah ayaa nahay ayuu dhihi doonaa😂
Mahad sanid madaxweyne dani waa wax lagu farxo oo loo baahnaa cadowga buurahana waa laga adkaanayaa inshaa alaah
Allow dadkaan nuucaan naga ilaali yaa rabbi war sey wax u jiraan
Dani mar danbe ha ka hadali dal somaliyeed
In shaa allaah
Somliland lacag ayey leedahay
Reer waalan naa orod meesha soomaaliland loogama hadlayee shaqadaa idinjabane maxaa kudhextaagay reer dantooda kahadlaya
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaa Allah❤❤❤❤❤❤❤ lacagta cusub guul
M,a❤❤❤❤
Guuul
❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂
BOOWE. WAA SOODHOWYNEYNAA. BOQOR. MADAXWEYNE. DENIYOW ❤YAANAAN. MARDBE KUGU. MAQLIN. KHAATUMO XUMADA. KUWA. LADHAHO❤BOOWE ❤. LUGAHEENA. HOOSKEEN. BOOWE ❤. HORENA. USOCO. GO QQNKA. LACAGTANA. WAAN SOODHOWEYNEYNAA. MADAXWEYNE. BENI❤ HORE USOCO. BOOWE ❤ VIVA. PUTHLAND ❤POWERS❤❤❤
Masha alah kusoco
Aad ka mid waxa dowlada somalia burburinya dolar wax ha lagu gato yiri
Waa kee dalka federalka ah ee leh lacago kala duwan?
Better in qolo waliba gurigeeda ku ekaato, hadii la Hashiin waayay
Please Show us the sample of currency how is looks like
Dani ❤❤❤iyo lacagta cusub
Waa daahday soco dibre meeqaa lagu baryayey😂😏😏😆
Man shall Allah ilahay hano socesho
Md putland deni guuleyso madax weyne Dani guul lacagta horumarka putland ayey ka qeyb qaadanaysaa
Doladnimada maha in qofkasta dhinac u ordo. waxan yaa dadka ka qabto. dadki ogu doqonsana Ayan ilahay madax noogo dhigey
Sameynta lacagta❤❤❤
Adika waxatahay hogamiye koxet cit kudhageysaneyso majirto warya dadkaka dhinackarac
Siciid Deni yoow Soomaali oo dhan ayaa ku taageereysee shirweeyne qaran inoo qabo iska daa gooni goosad kee reer Muqdisho oo dhan ayaa ku taageeraya Hawiye maahan kooxda Xasan Shiikh
Hawiye wa dad xun iyo dad fiican wa leeyahay shatiga iyo sharafta hawiye waxa ku labistay siyaasi si khaldan u isticmalaa qabyalad
Xasan munafaq mafia da tuugta ah damjadiid waxa uu dhibaato ku hayaa waa hawiye 1 ka ah dhulkii labobaa dadkii shacabka masakiinta la
Barkicina xabalaha maydka lacanshuura iyo 8 canshuur raaxada laga qaaday ganacsatada iyo gadiid leeda
Xamar ilaa jawhar iska dheh ilaa dhul abgaal meelkasta isbaaro u taal baburta ma socoto wado maleh dawlad damjadiid tuug waxba maharin
Iwad sheekada ninkaan haloo sheeko aduunka in u dhamaad yahay isagana qabiil ayaa ku qufulan 😅
Markii Adiga miyir ku kuu soo laabto
Gul
Let’s go Mr president daney i support that opposition because we need good leadership and good people thanks 🙏 the people of put land we don’t support daamu hadiid reer xabaale qode
Hadii qof iyo cod la aado malagu kala tagaaya waayaab
Putland lacag gaara ha yeelato
Lacagta la sameen doono waxaa ku dhib qabo maamulada gobolada kale oo lacagtooda la qaadan doono. Gobolka hiiraan hada ka hor lacagtii wax looga iibsaday kadibna isla lacagtii in dib putland u qaadato laga diiday. Gaalkacyo iyo gobolada kale ee dakadaha boosaaso isticmaalo ayaa dhib ku qabo.sidoo kale ssc ayaa la rabaa sidii looga xukumi lahaa putland maadama maamulka putland uu rabo.
Waryaa alle yaqaana!!!! Lacag dowlad goboleed!!!!? Yahuu!!! Caku madaxda nuucan ah meelkasta oo ay joogaan. Alle hanoogu kiin badalo kuwo idinka kheyr badan. Aamiin!
Orod adeerkaa xasan sheekh xabaalaha ka celi halkani kuu ma baahnee Xasbunallahu wanicmalwakiil laaxowla walaaquwata illaabillaah caliyulcadiim acuudu billaahi mina shaydhaani rajiim
Mar hore ayaa la rabay in lacagta Puntland la sameeyo. DF waxay ku mashquulsantahay dagaal beleed.
PUNTLAND IS INDEPENDENT STATE
When and where!!!?
Dont be silly.
He said it himself . He is waiting for a good federal government(farmajo maybe)
Manta lacag cusub Gaar u ah rer ptlnd,birina gooni isku taag sida somlnd cml aya ku dhawaqi dontaan sida muqato lkn I don't hadi somlida ay u qesanto 10 wadan kabadan, is not my problem
Viva puntland state and his excellency President deni guuleyso marwalba inshallah cadowgina ha jabo
Thanks
Confederation system haa, federal xasana xoolo badalay wixii lagu soomaali ku hishiiiyay oo la isku ogaa,reer
Puntland waa ku dulmanyuhiin,
Haa run jufo kasta waraaqo wey helikaraan ee lacag ha soo daabacdo
Ninkaan xaguu uwadaa dadkiisa. Umad ay kuwan siyaasiyiin uyihiin waa umad lafjabaysa
Runtii Xamar waxba nagama jiraan. Dadkayagii waa ka guuray guryihiivqaar waa la dhacay waxna waa xaraashnay. For me Mogadishu is just another African country.
Waa hadba sidii aad kadhigato. Mustaqbal fiican ayaan kuu rajaynayaa!!
Waxan wax lgu farxo mahan uuff hduu somalinimo kuwenty wuu heeshiiska somalia katliya lactii shiliinka iisagaa conragri ku qaty ilahow aan unguri iga galiin dalkeyga
Waa talaabo lala soo daahay.. lacagtaas..! Sida Somaliland ay lacagtoodu ugu shaqayso bay anagana noogu shaqayn doontaa.. "puntish shilling" doolarkana wn sii isticmaalaynaa...!!
Madax wayne deniyow allaah haku xiftiyo
😂😂😂😂😂
Madaxweyne ciyarta nagada lacag ad samaysay meelna ka shqaynmayse iyadoon dalka o dhan laga hergalin tasina adigu ma awoodid dawlada dhexe ba awood sharci u leh hirgalin teda
Yariisow, wadanku waa fadaraal, dowlad dhexe kama jirto.
Somaleen lacag samesatay waa shaqesaa kawaran taa puntland lacagteeda wa shaqenee .
Puntland hore u soco
Waa in qabiilkasta lacag daabaco si faqriga looga baxo
Waliba waa in qashinka dalka buuxa lacag loo badalo sida bacaha caagadaha kartoomada iyo digada geela
Dowlad nimo iyo hogaan SIDAAN BAY U’EGTAHAY!
Aniga ayaa Xasan Shiikh dowlad nimadii baa biyey!
Allow naga dulqaad nikaan calooshiisa laciyaaraya munaafaq xasan
Maalaayacni & iska hadal.
Farmajo waad ladagalantey hadana xasan maxaa sokordhiseen
Ilkoyar farmajo unbeeey dadka la hooos ordayaaan, xasan shekh iyo farmajo waaa dameer iyo labadisa dhagoood
Lacag in la sameeyo waxaa loo qabaa baahi aad u weyn
Lacag la sameeyo waxaa ka horeeya in aad tiraahdo gooni ayaan u istaagnay lkn adigoo ka mid ah federaalka lagama yaabo inaad lacag kuu gaar ah sameysato waayo IMF iyo WORLD BANK kaama yeelayaan lacag maamul goboleed federaal inuu ka dhex sameysto lacag gaar ah waa shuuruuucda iyo shuruudaha ay ku shaqeeyaan hey adagaas oo iyagaa kantaroola lacagaha dunid oo dhan
Ha sugi waayin marka lacagta la diyaariyo ayaa lagu dhawaaqi doonaa insha Allah.
Saciid Dani wuu waashay
lacagta lasamaynaayo ciyaar ayuu umaleyaa ma ogo miyaa wadan markuu lacag samaysanaayo arimo badan laga rabo ineey jiraan waliba sharuudo badan ayaa laga rabaa wadan lacag samaysanaayo inuu soo buuxiyo
Saciid Dani dadkaan hortiisa fadhiyo ayuu maskaxda ugu dheelaa madaama kaba qaad u yihiin
Haka hordhicin waa arin lagu farxo lacag tii la soo celiyo shilinka wa arin ku dayasho mudan
Electronic money dollars waa hawo
Khadka ama enter net ka hadii uu tago dadka waa ba'bayaan xukumada iyo shacabka
Puntland gulesta
Mudane majerteenaw anoo kuhaslya afkay maakhir Yaa ulajeedda lacag soosara mamajerteen
Tariiqdaa baday. Aalatahay LACAG Majeerteen Soo sameyso waxaan arkaynaa meesha aykaakag shaqeso Iimaan laawe walee Dadkaaga ha qasaarin Calool weyne waa diidnay Waraaqo aad soomaali ku dhacto Tuug
Cey lama rabo pl bay ka shaqeyneysaa.
DANI WAA XASAN SHIKHO KALE LACAGTIHORE BUTLAND SODABICI JIRTUU JOJIYEY MARKU DOLAR KA DHOGTEY OO MASAKINTA GACANTA UGALIYEY HADU RABA INTA YARE USO HADHEY DOLARKA LACAGU MAGICISA KUSOQOREY DADKA KAGA BADASHO HADHOWNA KU DIDO SIDISI YAA KU AMINAYA OOKAQADANAYA HORTA
Puthland iyo somaliland.
Labaduba ha ka go,aan somalia .
Hawiye iyo intii xasan kaluun raacsani koonfur ha u taliyaan
Maangaab!!!!
Dhibaaatadaba waa adiga & kuwo la mid ah. Weligeedba ha sugin.
Xasan waa la bedeli doonaa. Inshallah
Beenaale Hassan qabuure faagte iyo mooryantisa muqdisho jogta o an dowladnimo ehel u ahayen o an meelna xukumin muqdisho lagu ilaliyo iyo inta maangab ah o an runta aqoon o ad adiga kamid tahay lama sugi doono o puntland way tashani
Maya walal meshaaas wadh deratee, Hadi lacag dacad katahai dowlad dexe kalashaqey,😂😂 waxan wa scandle somaliyey fahma
inta adunka ka harey wax baa idinka maqan oo wad cabaneysan mucarad aan dhaman Xamar naceyb gormad ka ilbaxeysan
Anagu XAMAR Hadan necebnahay Maxan DAWLAD FEDERAL ugu dhisnay? Mida kale meshan JACAYL iyo NACAYB ma yaalo DASTUURKI LAGU HESIYEY AWAY?
@ sidan i ad matashan ( hooyadii fadaral) aan dhamad laheyn iyo mucadarad aan dham laheyn iyo inad ku fantan ama adinka uu wax ka noqotan, 15 sano oo ugu danbeyay ayeyna cadatey sidan oo isbadal laheyn sanad waliba ayad u hadashan
Goor-dhow godkaagu biyo weey kugu soo galayaan dowlada federalka ha isku dhererin
Dowladdee?😂😂😂 dowlada USC miya mise!!fiiri Ahmed madoowa 🏃🏿♂️➡️🏃🏿♂️➡️🏃🏿♂️➡️🏃🏿♂️➡️ ilaa iyo kenya 🇰🇪 😂😂😂allah beerka 😂😂😂
Hawiye sharaftiisa shatigiisa waxa gashtay damjadiid siyaasi khaldan qabyaliista ah
Wlhi darood waa dawlad dhulkooda waxa ka socda hormar mashariic laamiyo iyo dhismo
Fiiri Maantana lacag semestahoyan
Anaga damjadiid mafia tuug daniiste noo so shaqatagay
Matkaa qof dhibaataysan tahay waa iska nuucaas, adeer WAA LAGU taliyaa
Kooxda Badar iyo beeso ama dhiiqo guruup Waa lagu habsaamay pl horay hq u socoto yaan loo joojin xamar Waqti badan Lagu lumin
Lol mudane madaxweyne
Aaaway lacagta
U nuka leh iyo Somaliya heshiis ah ama dunida heshiis la ah maxaa kadmbeyey 😂😂
Lacagta intey ka shaqey ne putland dhexdeda leha somali inta kale kama shaqey donte munafa madaxwene iyo Reyzal wasare midna heli meysid somaliyana kama noqon don't idin
Saciid sinzibaarow adi iyo regime geedo naar wax ka halis badan walee ineysan somalia 🇸🇴 laheyn CARADA RABI idinku dhacday daba dhilifyow
Xasan xaraash ayaa soomaali kala diray 33 sano iyo iska daba wareeg. Goofkaaga haku deeqo.
Matkaa qof dhibaataysan tahay waa iska nuucaas, adeer WAA LAGU taliyaa.
Hogaamiya putlend haloo sheego dalka somaliya wuxuu leeyahay Dastuur AY somali heshiis kutahay wuxuna sheegayaa arimaha maaliyada iyo lacagaha WAXAA maamula dowlada dhexe EE faderal.
Marka hogaamiyow dadka cayaarta kadaa lcg aad burcad badeed kumaal galiso kuumahaynee
Qudaarta nuucyaheeda kala maxaa looga iibsanaa kama shaqeyso kalkacyo 😂😂😂 Dani waa waashay 😂😂😂
Qudarta anaga berana ( modern techniques) PUNTLAND dhul beero wa ledahay - Hadan rabno Ethiopia 🇪🇹 ban kalun iga badelan karna.
Waa Arin wnagsn Guul iyo gobanimo puntiand waa dowlad ka facweyn mida muqdisho mana ilaa bur burkii mana ahaa mamulada yar yar ee cashuurta muqdisho afka logu guroo damal jidid bood ama ha boodin waxba kama duwana Bisad yar oo meelahas ka yoowle kama duwana Bisad yar oo meelahas ka yoowle 😂