Dadka Soomaaliyeed ee Gobolada Maamulka Puntland ee Soomaaliya ku nool iska ilaaliya lacagta san shracifa ahayn ee Siciid Dani damacsanyahay in uu soo daabaco iska ilaaliya oo ha ogolaanina,US Dollar ka wax ku gata inta lacag sharci ay dalka Soomaaliya ay yeelanayso.
@@elmiabdullahi1960 Ninyohow waraaq dollar ah ma taal waddanka oo sarrif laguu soo celinayo,meel aan khad lahan ama golis waxba ma kala soconayaan,soomaaliyana uma soo jeeddo lacag samayn dawladda dhexe
@@elmiabdullahi1960 anaga reer xamar iyo ilma Amison wax noola sheeg meesha iskaga ba waxan samaysamayn anaga noo tala alshabab iyo Amison ka soo dhamaday marka hadalka adoon yahay 2024 madaxweye Siciid Abdullahi Dani xifdillah
Hobyo xage ku tala war qaracanka yaan laga dareemin rag tadhaday baa Dhibatada cadawada iyo xiqdigu Waa wax aad 2024 aad humansida ku jirto dhulkiinunqh lama deganka u yahay kudaafad Ciilan ciilan dhalay qalibigu ku holac family bluamakup
guul puntland markasta
Maasha allaah well done 👍🏻 Garacad Port.
Port waa maxay?
Asc salaaaan sare war xasan m qeyb malaga siiyey sadex meeloow laga siiyaa odeyga 🫵😎🫵
Maashaa allaah❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Maasha allah puntland horu mar weyn ayaa ka socdo
Mansha Allah 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
mAasha allaah illaahay haidin barakeyo gulaysta illaahay guuleyso ,habaraariyo balaayo xijaaban shar iyo shaydaan iyo cadaw allaha kaaqabto illaahay illaahay habaraariyo illaahay haidin kaaqabto iljini iyo ilinsi allaha ufududeyo arimaha sahlanaa sakharanaa allahakadhigo illaahay hakadhigo tahay ay soomaali mideynlahaaguul
Manshaa alaaah ilaahy habarakeeyo dakada
Garacad waa iftiinki somaliya waa mashruuc isku tashi ah oo aan horey loo arag waxana ka socda horumaro kale deegaanka garacad waa magaalo dhismeysa masha allh alloow barakee
Guuleysta marwalba inshallah reer garacad horumar iyo nabad iyo dhaman D5 and reer puntland state of Somalia
Mam sha alah
Ambassador kulmiye waa ku salaamay Nin gob ah oo qali ah baa tahay waa ku salaamay longe time
Rer puntland iyo dakada garacad lacagta mdx weyne dani soo sameenayana waanu u baahanahay❤💯💯✊👍
Dadka Soomaaliyeed ee Gobolada Maamulka Puntland ee Soomaaliya ku nool iska ilaaliya lacagta san shracifa ahayn ee Siciid Dani damacsanyahay in uu soo daabaco iska ilaaliya oo ha ogolaanina,US Dollar ka wax ku gata inta lacag sharci ay dalka Soomaaliya ay yeelanayso.
@@elmiabdullahi1960
Ninyohow waraaq dollar ah ma taal waddanka oo sarrif laguu soo celinayo,meel aan khad lahan ama golis waxba ma kala soconayaan,soomaaliyana uma soo jeeddo lacag samayn dawladda dhexe
@@elmiabdullahi1960 Puntland maamul iyo dawlad bay ledahay walal kkkkkkkkkkkkk waana rabnaa lacagtaas wadna mahadsantahay
@@elmiabdullahi1960 anaga reer xamar iyo ilma Amison wax noola sheeg meesha iskaga ba waxan samaysamayn anaga noo tala alshabab iyo Amison ka soo dhamaday marka hadalka adoon yahay 2024 madaxweye Siciid Abdullahi Dani xifdillah
Deep ayey lahayd kk qof kasta ha weynaado ha yaraado wuxuu raacdaynayaa ereyo shisheeye ama gumeyste
Af Qalaad Aqoontu miyaa?
Speak proper somali that is you only could communicate with
I’m disappointed that you have not done updates for C and D construction
It’s still under construction.More work is required on those 2 sections more than A and B .
HOBYO AYAA KA SUUQ BADAN BOQOL JEER
Kkkkkk
😂😂😂😂😂😂
Cidi kama hadlayn hobyo ee iska tag
Hobyo xage ku tala war qaracanka yaan laga dareemin rag tadhaday baa Dhibatada cadawada iyo xiqdigu Waa wax aad 2024 aad humansida ku jirto dhulkiinunqh lama deganka u yahay kudaafad Ciilan ciilan dhalay qalibigu ku holac family bluamakup
MAXAA KA SOO DEGA MAXAASE KA DHOOFA IS NOTHING
Yaan lagaa dareemin szb😂😂😂
Caloosha xagso yaan is adkee tan allaah baa hirgaliyey ee is celi
Reerka waxayeey qaracan weeye ilma Amison tan afka iyo adinbah wax bah kuma yeeli kartid iska qanuud yaa nadal xasidnimo ah horumarkayagu qalbigiinu Gunsta alxmdullah Bisimillah dalimiint allah kabinpersonal reer qaracan