jawaab culus beesha mareexan sisay galmudug, calankii puntland ka surtay dhulkeda, mamul saciid deni

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • #shamistv, #wararka #somaliland ,#puntland ,#villasomalia,#
    FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
    **************MAHADSANID*********************
    / @shamistv
    #hubkii_caabudwaaq, #hubkii, #caabudwaaq
    v

ความคิดเห็น • 7

  • @SalmaAli9290
    @SalmaAli9290 2 วันที่ผ่านมา +3

    Sodah

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka Galmudug madaxdeedu wax fiican ma samayn waayo shacabka in lakala dhex galo ayay ahayd oo nabadayn loo sameeyo maamulka Galmudug wuu kagaabiyay shaqadiisa

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 วันที่ผ่านมา +1

    Imisa jeer Ayuu MD Qoor Qoor Dib u heshiisin usameeyey ee Fitnada waxa wado labo Musharax oo Ka Shaqeenayo iney Dagaalo Galmudug ka Dhacaan Waana Mahad Salad iyo Liiban Shuluq oo Afuufayo Dagalada Qabyaalada

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211 วันที่ผ่านมา

    galmudug uma baahna mareexaan waa inuu puntland kubiiraa madaxweyne kuxigeenka galmudug waa murusade

  • @AbshiroYaasiin
    @AbshiroYaasiin วันที่ผ่านมา

    War calankaasi haduu jiro waa khalad

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu วันที่ผ่านมา

    Galnus looma sameen maamul ahaan galnus waxaa loo sameeyay in lagula dagaalamo mareexaan iyo majeerteen....waa qalad in mareexaan ku biiro galnus....

  • @daudsalah4832
    @daudsalah4832 2 วันที่ผ่านมา

    Ku mashquul suldaankaagii gurigiisa loodiiday.